Dakhliga dadban faa'idadiisa iyo caybtiisa- Qaybta Koowaad!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 170

  • @codewithdahir
    @codewithdahir Před rokem

    Haa, waan ku dhiirran lahaa sababtoo ah marka hore waa inaad dedaal iyo wakhti badan bixiso adiga oo ku sabraya tamarta kaa baxaysa inaad hadhow faaido ka helayso, hard work always pays off.

  • @wllibros4313
    @wllibros4313 Před rokem +1

    Ustaad sii wad mowducaan soona diyaari qaybta kale

  • @owntime1380
    @owntime1380 Před rokem +1

    Sii wad wlll

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Před rokem

    Sii wad ustaad inshaallaah

  • @jamalriise7548
    @jamalriise7548 Před rokem

    Next be continue passive income teacher

  • @sulexYusuf
    @sulexYusuf Před rokem

    Masha Allah macalin Salman waa cashar faaido leh

  • @Abdallagadudow
    @Abdallagadudow Před rokem +1

    masha allah ani ahn waa ku dhiiran lahaa madaama an xiiso badan uhaayo hadane aan ku jiro hayaankaas alx, wax walba haddi laga fiiryo dhinaca ceebahooda ama (xumantooda) lama arki doona wanaagooda ama ficnantooda marka hore aqbal ceebahooda ka waxa heli doonta wanagoda

  • @alimohamuud72
    @alimohamuud72 Před rokem

    Mowduuca dhaqaalaha soo badi

  • @hassansahal99
    @hassansahal99 Před rokem

    Mahadsanid Saaxiib
    Jazakallah

  • @adanxasan2755
    @adanxasan2755 Před rokem

    جزاك الله خيرا

  • @user-pq5zc3nb9i
    @user-pq5zc3nb9i Před rokem

    Mashallah ustaad qeebta 2aad waa goorma

  • @maanjello80
    @maanjello80 Před rokem

    Sii wad mawducaan macalin

  • @engsuheibahmed4509
    @engsuheibahmed4509 Před rokem

    Sii wad macalin

  • @yuuusfahmed258
    @yuuusfahmed258 Před rokem +3

    Ustaad waad ku mahadsan thy sidaad juhdk u galiso inad wax faido leh no so gudbiso runtii aniGa video walbo aad so dhigto wan dajistaa wax bdn ayad nolosheyda ka badashay mhdsanid ustaad 🙏

  • @Maslah.trader
    @Maslah.trader Před rokem

    Haa waa rabnaa nala wadaag aan ka faaideysanee mahadsanid

  • @jipriilpro5243
    @jipriilpro5243 Před rokem

    Sii wada ustaad

  • @omariinhomoha9410
    @omariinhomoha9410 Před rokem

    So badi mahadsanid

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 Před rokem

    Masha allah cilmigaga alle habarakeeyo ustaad anagana kuwiikafa idaysta hanagadhigo amiin.haaa ustaad aadban ugu bahanahay qaybta labaad ee noosodiyaari

  • @Ayaanle12
    @Ayaanle12 Před rokem

    Macalin qeeblabaad nogasosamee adigoo mahadsan In.a

  • @mokaariye6960
    @mokaariye6960 Před rokem

    Scw scw scw ❤️

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 Před rokem

    Fadlan soo diyaari qeybta labaad

  • @cismangurey5733
    @cismangurey5733 Před rokem

    Mahadsanid ustaad meelaha ugu macquulsan ee laga samayn karro inala wadaag guuleyso walal

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 Před rokem

    Sii wad macalimuu

  • @mohamednoor3722
    @mohamednoor3722 Před rokem

    Haa ustad sii wad sababtu ah shaqaalinimo ayaan dhibsadey

  • @nuurxuseencabdiqaadir731

    Masha allh ustaad Part 2 waa muhiim si uu isbuuxiyo muulaka

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 Před rokem

    fadlan maalgashiga soo faaahfaaahi

  • @abdirizakfooje760
    @abdirizakfooje760 Před rokem

    Laasim inaad liqdo weeye legend 🤙

  • @abdiwahabmiyir7222
    @abdiwahabmiyir7222 Před rokem

    Msha Allah ustaad

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před rokem

    Haaa
    Waaayo waaa guul Mucjiso ah

  • @ahmedabdiwaahid8945
    @ahmedabdiwaahid8945 Před rokem

    Haa ka soo hasal ustaad

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Před rokem +3

    Thank you my brother Kasoohadal oo hanaga denyin culuumta aan faaiidno Insha Allah 👍

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před rokem

    Sii wad ustaad waa nagu socdaaye

  • @abdihakimdeeq7132
    @abdihakimdeeq7132 Před rokem

    Siii wad ustaaaad waxii ku saaabsab lacag

  • @mohacaaqil7363
    @mohacaaqil7363 Před rokem

    Haa ustaad

  • @daacadtv
    @daacadtv Před rokem

    Fadlan qeybta 2aad hore usii wad ustaad
    mahadsanid.

  • @Geelle754
    @Geelle754 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @sadaamxuseen5273
    @sadaamxuseen5273 Před rokem

    profisional man Guuleyso walaal

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Před rokem +1

    Mashallaah muuqaal & cod wanaagsan oo arin wanaagsan ka waramayo

  • @khaliilxiiray3921
    @khaliilxiiray3921 Před rokem

    Sii wad ustaad waanu kaa sugeynaa hadii alle idhaah

  • @liiama6296
    @liiama6296 Před rokem

    Ustadii mahadsanid

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Před rokem +1

    Mahadsanid mudane, qaybtisa ²aad soo diyaari adigoo mahadsan

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 Před rokem

    Masha allah macalimuu

  • @Liban-17
    @Liban-17 Před rokem

    Sii wad walaal salmaam.

  • @Kullan-sheeko
    @Kullan-sheeko Před rokem

    Noogusodar qaybta 2aad

  • @shacraawi
    @shacraawi Před rokem

    Soo diyaari wallaal

  • @Abuimranchannel
    @Abuimranchannel Před rokem +1

    Runtii khudbaddu aad ayay feejignaan teydoo usoo jeedisay
    Ilaa aan iska dhaho allah maxay korontadu utagtey si ay mutcada noogu sii socoto
    Ilaahay wanaag hakugu abaal mariyo ustaad
    Qaybta 2aad aad iyo aad ayaan u doonaynaa inad noo soo diyaariso

  • @maxamedsuldan698
    @maxamedsuldan698 Před rokem

    Please part 2

  • @amalmaax6536
    @amalmaax6536 Před rokem

    Sii wad

  • @Iftiinshe7
    @Iftiinshe7 Před rokem

    Sii wad walaal

  • @khadarabdi7395
    @khadarabdi7395 Před rokem

    Waa daneyneynaa ustaad

  • @sharmaakeabdiqanisharmaake3158

    Siiwad ustaad
    Thanks

  • @DuniMedia
    @DuniMedia Před rokem

    Ustaad mhdsnd

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Před rokem +1

    Faaidadiisa ayaa badan markaste sababtok ah sida aad sheegtay madamaanada qaadi karno in aan shaqada Nalaga ceerineynin🍀☘️

  • @maxamedabuukar9940
    @maxamedabuukar9940 Před rokem

    M.a teacher salman madow

  • @bella_luula7516
    @bella_luula7516 Před rokem +2

    Mahadsanid ustad sida waqtigii ugu so galisay vedioga

  • @Ogaaltube
    @Ogaaltube Před rokem

    Ugu horayn Teacher salmaan soo diyaari

  • @suleymaandaahir
    @suleymaandaahir Před rokem

    M.a ustaad noosiiwad

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Před rokem

    Maasha Allah ustaad aad ayaad u mahadsantahay ee soo diyaari qeybta labaad

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Před rokem +1

    Mahadsanid alle haku ciseeyo freelance waxdhaama lawaa!❤🤗😋👏✊

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 Před rokem

    Mahadsanid muqaalka quruxda Leh iyo aqoonta aan nagu Soo biiray.

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Před rokem +1

    Masha Allah wax badan oo anfacleh ayaad usoo gudbisaa umadeena mahdsanid

  • @Hajji-abdalla14
    @Hajji-abdalla14 Před 7 měsíci

    haddii aad doneysid adigoo jiifo in ay lcg kuso dhacdo
    marka hore wa in dadka oo jiifa ad soo jeedo.🙌

  • @najiip9264
    @najiip9264 Před rokem

    So same qeybtisa 2aad

  • @crizaaqhaldooradandirir6183

    Ustaad waad mahad san tahay
    Wllhi ustaad aan wax badan ka faa iiday ayaad tahay

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 Před rokem

    maasha Allah tabaarakallah ustaadii ilaahay ha ku barakeeyo noo soo samee qaybta 2aad waad mahadsantahy ustaad

  • @abdifatahmustafshoble2657

    *WAAD KU MAHADSANTHY USTAD QAABKA WACAN AAD INOOGU SOO GUDBISEY*
    *WXAA BADAN FAAIDADIISA, WAANA KU DHIIRAN LAHAA*

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Před rokem

    Mashaa allah ustaadi qaybta koowaad wax badan ka faaidnY qaybta labaad noo soo diyaari

  • @abdikadirQulle
    @abdikadirQulle Před rokem +2

    Haa waan ku dhiiran lahaa sababtoo ah kuma kalsooni shaqada aan hada ka shaqeeyo inaa sii joogi doono iyo in kle ,
    Mahadsanid ustaad👋🦁💙

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 Před rokem

    Magacaygu waa salmaan madhoow 😍👍part 2

  • @maahircade2047
    @maahircade2047 Před rokem

    Good video ✨️✨️✨️

  • @m0stf33
    @m0stf33 Před rokem +1

    Siiwad mawduucan😊

  • @a-hafidabdi3587
    @a-hafidabdi3587 Před rokem

    Qaybta xigta waa kaa sugaynaa Ustaad. Mahadsanid in badan.

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Před rokem +1

    Mahadsanid Barbaarshe

  • @maxamedsuldan698
    @maxamedsuldan698 Před rokem

    Part two

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před rokem

    Mahadsanid ustad👍❤
    Noosiiwad ustad qybta kuxigta ee mawsucan❤

  • @qaanso641
    @qaanso641 Před rokem

    Prt 3 meadow

  • @muscabyare33
    @muscabyare33 Před rokem +1

    siiwad mowduucaan walaal

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 Před rokem

    Wallaahi wllkey waxbadan ayan kaafaaidnay kheyr & tacliin & dhiiragalin badan app badan sida kan aad ka iigu muhiisan khatmah app Quranka ayaa ii fududeeysay jisaakallaah qeyr wllkey 🙏illaahay haku barakeeyo

  • @sadaamxuseen5273
    @sadaamxuseen5273 Před rokem

    Haa waan kugudo jiraa habkaas muddo ilaa 2 sano kabadan waan waday samirka midho dhalkeedana waan sugaya idam alle

  • @abdisamadabdiraxman9181

    Noo Soo wad sxb

  • @cabdikaafi8566
    @cabdikaafi8566 Před rokem

    Noo soo dhameystir walaal

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před rokem

    Allaha ku barakeeyo ustaad noosoodaa qaybta labaad

  • @fadumo6993
    @fadumo6993 Před rokem

    Noo sii wad

  • @beezaanicade5675
    @beezaanicade5675 Před rokem

    Fadlan waxaan kaa codsanynaa inaa Sii wado Mawduucan Waa naga Codsi Ustaad maadow

  • @waxtarkawalaalkamedia1400

    Shukran akhii insha Allah qeebta 2aad Waage ka sugeeynaa

  • @axmedali2325
    @axmedali2325 Před rokem

    Soodiyaari wllo

  • @cismaanmaxamuud8525
    @cismaanmaxamuud8525 Před rokem

    خيرالناس انفعهم karamow ustad♥

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 Před rokem

    Wll noosii wad mawduucan

  • @sakhawi0
    @sakhawi0 Před rokem

    شكرا

  • @abdulahiiszaq4780
    @abdulahiiszaq4780 Před rokem

    Ustaad salmaan! Muqaalka wuxuu igu qasbay inaan qoraal soo qoro!.
    Mahadsanid. Waan ku guda jiraa.!
    Mahadsanid

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 Před rokem

    Haa

  • @masteryare8110
    @masteryare8110 Před rokem

    Mahadsanid ustaad waxaan kaa codsanayaa mowduucan in aad siiwaddo fahfaahin dheeri ahna nagasiiso

  • @Abubakar-Ismail
    @Abubakar-Ismail Před rokem

    Haa waanu sugaynaa inshallaah

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Před rokem

    Mahadsanid ustaan

  • @abdimaalikmohamuud725

    2aad

  • @xafsawarsame7470
    @xafsawarsame7470 Před rokem

    Ustad qeybta labaad waanu kaasugeynaa

  • @xoghaye6
    @xoghaye6 Před rokem

    M.a siiwad mclin

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Před rokem

    Haa wan jeclahay wll mahadsanid

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 Před rokem

    Mahadsanid ustaadow