Dib isku habayn (Axmed vs Mayow)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 106

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 Před rokem +17

    Ustaad waad mahadsantahy waxaan ku caajisi jiray markan qura,aanka akhrinayo hadana waan ku raaxaystaa ilaahay fadligii Alxamdulilaah

    • @nemojama8015
      @nemojama8015 Před rokem

      M.a Mahaad samaysay wll anaa kucaajise

  • @hamdamoha8153
    @hamdamoha8153 Před rokem +6

    In aan isbadalo oo akriska joogteyo dhib bay igu tahy lkn waan isku dayin waagii hore wxa dhib igu ahaa in aan dawado muqaal faido leh ila qosol un ban dawnjiry lkn tartiib ayan wxn isku badaly mid xii sesa muqalada faidadaleh kumana cajiso imka
    Ilahay wxaan kabaryaya in uu dib udhiga wahsiga cajiska iga ba biyo 🤲

  • @khadarthalathowkhadarthala9891

    Qofka ugu horeeya ee komentiga soo qoro waa aniga like ii saar nabigana aan ku salino maanta waa jimcee
    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Před rokem +20

    Dhalinyaro wax yar baa nooga dhiman
    Guusha kowaade
    Na gaarsiiya oo cimaamadiidana nagu sharfa Alle ha idin sharfe
    Insha Allah ❤

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003

    Waan ku salaamay wall nin wax laga faaiidaa tahay from Hargeysa

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 Před rokem +6

    thanks teacher 100% aad baan muuqaladaada u xiiseeyaa 🙏

  • @maxamuudcabdirisaaq
    @maxamuudcabdirisaaq Před rokem +6

    Mahadsanid ustaad muuqaalka qiimaha badan ee aad inoo soodiyaarisay

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Před rokem +3

    Mahadsanid Macalin Salman Allaha Kaa Abaal Mariyo Dadaalkaga Ameen

  • @najmonajuu2170
    @najmonajuu2170 Před rokem +3

    Thanks Ustaad muuqaaladaada xiiso aan u qabo dartii kiiba 3sex jeer fiirsadaa
    Waxaan is caahisi jiray aqrinta casharada haddana waan ku taa xeystaa markaan daawaday muu qaalkii ahaa
    Waxyar aqri wax badan ha fahan.

  • @Fatima-vj1bz
    @Fatima-vj1bz Před rokem +1

    Alxamdulilaah ugu dambeyn wan helay. chanel kan maalin jimco ah baa igu horeysay dhoowr bilood kahor dhowr muqaal ban kadawaday oo aan wax badan ban kafa'iday balse kadib wan waayay in badan baan raadiyay

  • @kuredema7
    @kuredema7 Před rokem +1

    Runti aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan arko qofki ugu horeeyay ee soomaali ah hadana muuqaalka+tixraac+mowduucyada isku soo dabariday isla markaana daawadaha u fududeeyay.
    Sababta aan u leeyahy waa wali ma arkin youtuber soomaali ah oo sidaan sameenyo.
    Salmaan Maadow mahadsanid waxaa tahay qof aan in bdan wax ka faa'idy horumar wacn iyo meel saraa kuu rajynaa.
    Jazakallah Akhouya :)

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 Před rokem +2

    Mahadsanid mcln waan kugu faanaa sida aad cashirada iyo barnaamiyada mustaqbalkeena muhiimka u ah aad noosoo gudbiso

  • @ukaashae
    @ukaashae Před rokem

    Ustaad wlhi aad baan kaga faaideestay alaha ku xifdiyo 🙏

  • @muhamedahmedmeyow6445

    Allaha unaxariisto aabahay iyo awoowgey iyo islaamka dhammaantii

  • @maxamedabuukar9940
    @maxamedabuukar9940 Před rokem +1

    Ustad tnx

  • @saacidahmed797
    @saacidahmed797 Před rokem +1

    Thanks sir

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA Před rokem

    MAASHA ALLAH MR MAADOW!!DADAALKAGA WAXAN KU GUDOONSIYEY!! BILLADA"KAMADAALE DANTAGUUD!!"

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 Před rokem +1

    Haa way jirta macalin wan akhiriska.
    Waxa kaa codsannaya macallin in aad noo soo diyaariso sida loo diyaariyo thesis book jaamacd as depth and also how presented a great presentation.

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Před rokem +1

    thabks bro

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Mash allah ustaad

  • @deeqowxuseen4371
    @deeqowxuseen4371 Před rokem

    Mahasanid macalin hor usooc

  • @armaanhussein6401
    @armaanhussein6401 Před rokem

    Thanks ustad maadow

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 Před rokem +1

    Waleeee kama xiiso dhaco daawashadaada madown🥰 waxbadna waan kaa faa,idaaa 👍👍 noosoo badi video yadan wll
    Alle hakaa abaaliyo wll

  • @maariaclraxmaan5340
    @maariaclraxmaan5340 Před rokem

    Haa runtii wakh akhriska
    Aad ugu raaxaystaa hada🤗

  • @cabdullaahicali8439
    @cabdullaahicali8439 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před rokem

    Thanks teacher clipkaan qeybtiisa saddeexaad soo Gali!

  • @ayuubpoi9571
    @ayuubpoi9571 Před rokem

    Mahadsanid

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Masha allah

  • @aminasheekadam7607
    @aminasheekadam7607 Před rokem +1

    Haa run Ahantii way jirta o waxan ka cajisi jiray in itan fadhisto an wax akhrio
    balse manta wan ku raxaystaa🤑🤠

  • @cabdicasiismaxamedaskar5639

    Daawadihii ugu horeeyay ee Mantay jimco wngsan Ustaad Maadow

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 Před rokem +1

    Haa afka ingiriiska hada lkn waan ku raaxaystaa markaan baranayo iyo markaan ku hadlayaba🎉

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Před rokem +2

    Wll waad mahadsan tahay sida aad u dedaashay inaad soo samayso mawduuc aad u muhiim ah @Salmaan Maadow
    Mahadsanid markalr

    • @user-on1ns8es9s
      @user-on1ns8es9s Před rokem

      INTEE LAGA HELAA NEH CASHEIRADA UU BIXIYO SALMAAN MADOW

    • @CabdikariimMaddaale
      @CabdikariimMaddaale Před rokem

      @@user-on1ns8es9s wll waxa laga helaa PLATFORM la yidhaahdo AFOOGY

    • @user-on1ns8es9s
      @user-on1ns8es9s Před rokem

      @@CabdikariimMaddaale OO XAGEE LAGA SOO DAGSANA NEH WLLO

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před rokem

    M.a ustaas

  • @abdirahman5020
    @abdirahman5020 Před rokem +1

    ha wey jirta wax aan ka caajisi jiray lkn hada aan ku raaxeysto alx
    tusaale waagi hore salada inaan masjidka geeyo culeys badn baa iga saarna lkn hada alx wan. ku raaxeysta oo wan geeya🥰

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Před rokem +2

    Haa wll wey jirtey wax aan aad u badsan jirey isticmaalka iyo iska dhex fadhiga FACEBOOK lknse maalintii aan go'aan saday inaan yaraysto isticmaalka FACEBOOK iyo ilaa maanta waan ku raaxeystaa maalin aanan isticmaalim facebook.
    Waxa aan bulshadayda kula talinayaa mid kasta inuu iska yareeyo isticmaalkan BARAHA BULSHADA EE XAD-DHAAFKA AH.
    Mahadsanid Macalin Salmaan maadow

  • @Bashka001
    @Bashka001 Před rokem +1

    M. A horay usoco Ustaad madow

  • @yuuusfahmed258
    @yuuusfahmed258 Před rokem

    Mhdsanid ustaad si wangsan oo caqliyan aya wax nagu fahansiisay 🙏🏻🙏🏻

  • @lixleonline8135
    @lixleonline8135 Před rokem

    Mahadsanid ustad salmaan madow keep up go forward and never give up

  • @wizzcamaan8571
    @wizzcamaan8571 Před rokem +1

    Wku slamy ustaad madow 👋

  • @xildhibaanismadhibe3731

    Shukran Ustad Allah haku sharfo

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Před rokem

    Mahadsanid walal madaw

  • @maxamedkayze
    @maxamedkayze Před rokem +1

    UztaaD luuqada
    English napar
    Please please ♥️

  • @Mustafeilkacase
    @Mustafeilkacase Před rokem

    Masha Allah zxb Salmaan Madow Mahadsanid

  • @Darularqam2024
    @Darularqam2024 Před rokem

    Appkii khatmah waa ku faa iday ust Mahadsanid

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před rokem

    M.a mahadsanid ustaadi

  • @updallaupdy4327
    @updallaupdy4327 Před rokem

    Allaha ku barakeeyo teacher

  • @mohiidiinadan4834
    @mohiidiinadan4834 Před rokem

    Mahadsanid macalinkayaga

  • @Hanadcade9956
    @Hanadcade9956 Před rokem

    ha wa wx akhrin ta

  • @wizzcamaan8571
    @wizzcamaan8571 Před rokem +1

    Haa wee jirta ustad awal wxan ka cajizi jiray dib ugu celinta cashirkeyga jamacda hda alx

  • @YTGROWING1
    @YTGROWING1 Před rokem

    Mahadsanid salmaan maadoow

  • @yaxyecalimaxamed4395
    @yaxyecalimaxamed4395 Před rokem

    Thanms u

  • @MohamedAhmed-pt5ev
    @MohamedAhmed-pt5ev Před rokem

    Mahadsanid.

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 Před rokem +1

    Asc Aad Baan kusalame Italy 🇮🇹 yaan kasosalami sxp

  • @shucaybsalad2889
    @shucaybsalad2889 Před rokem

    Caajis iyo hawlqabad la'aan ayaa muddo i haystay lakin muddo kadib adayg badan waan ka gudbay hadda inaan wax akhriyo waan ku raaxaystaa

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Před rokem

    Masha Allah

  • @babaxaragorj9950
    @babaxaragorj9950 Před rokem

    M. Asc

  • @maxamedismaciil3676
    @maxamedismaciil3676 Před rokem

    First viewer and first comment I.a markaa dhameysto fikirkeyga ka dhiiban doona

  • @c.c.536
    @c.c.536 Před rokem +2

    videoyadaada qaabka aad u diyaariso waa lagu wareerayaa wll.

  • @abdirahinhaji
    @abdirahinhaji Před rokem

    Ustaad Notion Jimcada danbe noo soo daa
    Walipa qaabka aan ugu isticmaali karo sida book casharada lagu qorto oo kale(note)

  • @nuuradiinismaaciil820

    Walaalo sidee loo isticmaalayaa afoogy iiga soojawaab

  • @hodanibrahim6761
    @hodanibrahim6761 Před rokem

    Hadaanba ku suganahay wlh thnks

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 Před rokem

    Adbaad umahadsantahay ustaad salmaan .noosodiyaari qeybtii 3 aad passive incomeka insha allah

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 Před rokem

    Haa wll wey jirtaa cibaadada alle iyo gym ka hada waa ii caadi alxamdulilaah

  • @dr.hassansalli8483
    @dr.hassansalli8483 Před rokem

    Waxaa jiro wax aan Dareemi jiray markaan samaynaayo caajis hada lkn alx waan kuraaxaystaa in aan Buuga Qabto aad baan ujeclahay

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 Před rokem

    Ustad Madow Runti Video yashada Nolosheyda wax badan bay ka badalen runti

  • @mohamed.Rahmed
    @mohamed.Rahmed Před rokem

    This one is pointless 😒
    Thanks for your Effort

  • @abdirashidahmed8888
    @abdirashidahmed8888 Před rokem

    Wow ustaad mnta waa ku gaadaayay wlhi shalay mrkaa arkay inaa dhahday biri 13:07 video soo gilinaa waxa is dhahay macquul maaha ee ka war sug waana ka soo baxday
    Waqtika waa ilaalisaa m.a

  • @mastermind.252
    @mastermind.252 Před rokem

    Allaha kaa anjirsiiyo wllo

  • @halimasaid673
    @halimasaid673 Před rokem

    waxaan kaa faaiday wax badan mahadsanid

  • @ishaamabdinasir
    @ishaamabdinasir Před rokem

    Ustaad Goorma Aya Ino So Fasaxaysaa Notionka.?

  • @zamiiraahmed1698
    @zamiiraahmed1698 Před rokem

    Ustaadkenna❤

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 Před rokem

    Haaa wax aqriska ayaa necbaa jiray lkn hada waa aqriya Alxamdu lilaah

  • @santa_0045
    @santa_0045 Před rokem

    Gulayso wll ❤

  • @mohakhadar2403
    @mohakhadar2403 Před rokem +1

    Bil kahor waxaan iska daaya shaaha caadigaa waxaana bilaaba cabida shaaha cagaaran (green tea) oo bilaa sonkor ah walaahi xiligaa waa dhib sanaya lakin hada waan kuraaxaystaa walliba anigoo udag daga cabidiisa waa sheekada igu soo dhacday markaan dhagaystay walal salmaan madoow

  • @Beyraad
    @Beyraad Před rokem

    mahadsnid ustad cashirka xiga noga so dhig SOONKA DOPAMINE

  • @maxamuudcabdirisaaq
    @maxamuudcabdirisaaq Před rokem +1

    Casharada iskuulka inaan aqristoo oon diyaariyo ayaa kamida kuwa aan sameyntooda kuraaxeysta awalne waan ku caajisi jiray

  • @Maama-pu6rh
    @Maama-pu6rh Před rokem

    Asc wll notion ka soo hadal

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před rokem

    Asc ustaad xisaabta meesha aad ku bixiso waa halkee

  • @abdalasaid8927
    @abdalasaid8927 Před rokem

    Isla sonkarta tusaalaha usoo qaadatay baan Iska daaaye dhoor bil Ka hor, familka waxii Aan macaan u arko wuula qaraar yahay, ama waa sonkor la'aan bay Oran. Alxd,

  • @Darularqam2024
    @Darularqam2024 Před rokem

    Ustd waxbdan kafaa iday

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před rokem

    Wlhy inaad aniga ila hadlayso baa la moodaa.

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Před rokem

    Wcs wll

  • @ahmedabuukar730
    @ahmedabuukar730 Před rokem

    Macalin iam The First

  • @Xaamid
    @Xaamid Před rokem

    ANAGU WAN CAFIMAD QABNAAYE ADIGU PRO SE THY 😍😍😘

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před rokem

    Mahad sanid
    Su,aasha: haa waajira arinkaa
    Cibaadad (salaada) ayaa waayadii hore igu adakayd balse dadaal badan iyo dirqin joogta waa la qabsaday alle mahadi haka gadhee waana ku raaxaystaa imika runtii waana wax lasamyn karo hadaad go,aan leedahy allena talo saarato wax walba oo kuu dan ah akhiro iyo aduun yaba inaa kadhigato wax aad ku raaxaysato.

  • @saidsharmake4886
    @saidsharmake4886 Před rokem

    First One. 😁

  • @cabdulaahicabdulkariim6731

    Instead WXN daba inan you tuber cusub noqdo maxad iga caawin kartaa

  • @hodanibrahim6761
    @hodanibrahim6761 Před rokem

    Mayow figradiisa ayaa ii caada ah. waxaan isku arkay wax wlb oo faa'iido iigu jurto gadaal ayaan udhigaa mana kunoqdo caajis iyo Hurdo nah waan dareemaa qalbiga nah woo ihuraa in aan wax kafaa'iideysanin aa ii muuqado ismanabadalo mar wlbo Go'aan aan qaataa mana rumeeyo Time table aan sameeyaa mana ku dhaqmo dhib aa iheysto wlh

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Před rokem

    Aad ayad umahadsan tahay Bare
    ALLE hakaa abaal mariyo

  • @QAAJE_CHANNEL
    @QAAJE_CHANNEL Před rokem +1

    Mahad sanid ustaad

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 Před rokem

    Maya
    Caajisba iidiiday 🤣🎉👍

  • @user-hb2up1jf6h
    @user-hb2up1jf6h Před rokem

    waxan ahay arday f4 Dopamine kane waa iga dhamade 😭

  • @mohacaaqil7363
    @mohacaaqil7363 Před rokem

    Passive income aad bilowday awy ustaad

  • @footballerpio6672
    @footballerpio6672 Před rokem

    Sidee dibuhabeyn layskugu sameeyaaa

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe Před rokem

    Mayow is my name Maaddow 😁

  • @Xaamid
    @Xaamid Před rokem

    AQON YNHN

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Před rokem

    Mayow

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před rokem

    Mahadsanid

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid ustaad