Doorshada Waxa Dabada Haya Mucaaridka Rabshadii Mdaraakana Wadani Ayaa Ka Dambeeyey.xil Cali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024
  • Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 22

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 24 dny +1

    isbahaysigu waa cududa dalka isbadal ayay waddaani waanay guulaysanayaan waddani guul kaah guul balanteenu waa isbadal

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 24 dny +1

    Wa xisbi xaarana lakiin wazydonayan walamarin wisikhda wadani

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 24 dny

    xisbiga rajada shacabka ee waddani wuu guulaysanayaa insha allaah cawrida kala hadha 😂😂😂😂

  • @SuhaybMaxamed-ee2ci
    @SuhaybMaxamed-ee2ci Před 23 dny

    Buhu buhu buhu buh

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 24 dny

    waxba may hadhin ina cumar doolna waa sarkaal sare oo waddani ah haraatida xisbiga sii dhacaya waxba u noqon mayaan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 22 dny

    Where is laascaanood? Where is 400 Somaaliland soldiers whose arrest there?

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 23 dny

    Xildhibaan Qadan Qaran..hal sanno ayuu ka maqnaa golaha wakiiladda????

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 24 dny

    Wariyayal dabadhilifa wadaniga waxqaribaya waxba masualan dabada laysulula akhas

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 22 dny

    Xisbiga Mucaaridka ah oo keliya ma aha ee Somaaliland oo dhan ayaa rabto Down Ehlunaar Muuse biixi iyo Mohammed Kaahin

  • @cabdirashiidxuseen8042

    Isbahaysida duminta iyo kaba qaadka cadawga iyo il doofaarada.

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 23 dny

    Qudhmiye Qaran IYO Somaliland Bal Adba???

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 24 dny

    MALIN WALBA DAD DHAGAX WATO AIRPORT KA TAAGAN DAL LAGUMA WADI KARO MUDAHARADKU MEEL CIDLO AH BU KU FIICAN MEL DIYARADO CALAMIYI KA HADAYAANN AIRPORT KA BER BERAA. AMNIYA MAGALADA KA DURUGSANN

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 24 dny

    MADARKAN DIYARADAHA YAAN HALIS LA GELIN MADARKA BER BERA HALOO DAD GUREEYO RAKABKA IYO FIYARADAHA MADARKAN ILA 94 BUUQBA KA TAAGAN HALA SOO AFJARRO AMNI DARADIISA

  • @cabdirashiidxuseen8042

    Kulaha ibraahim caydiid ayaa caayay dad , wuxuna sheeganayaa wariye , u fiirsada dadka dalka warka u tabiya iyo sida ay u shaqaynayaan .

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 24 dny

    😂😂😂😂yaala xusayaa?

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 24 dny

    maalintii dhawayd hadaanu maayirku joogin iyo suldaanka guud waxa dhici lahaa dhib uu waday kulmiye waa haraatidii kulmiye

  • @abdallaibrahim1684
    @abdallaibrahim1684 Před 24 dny

    wadani lagAmayaabo inuu xukunka dalka qabto waa ayo wuxui lasafanyahay cadowga somaliland kuwan yaryar ee wariyayaasha isku sheegayana maxirsi lacagta uqaybiyey

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Před 24 dny

    XUSBIGA WADANI WAA IN LABAABIYAA WAAYO WAA XUSBI U SHAQEEYA CADOWGA SOMALILAND OO NUJUMA OO INDHAHA U DARAN IN NACNACDOODA TV LAGA ARKO.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 24 dny

    Muuse ayaa siimaaniyadii diiday ee xildhibaan madiidin

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 24 dny

    😂😂😂 caac xisbiga rajada shacabka ee waddani caac uma baahna

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 23 dny

    Wariyayaal aad u liita oon cilmi badan lahay maxaad ibraahim caydiid ugu boodeen waxba islama haysaan iskuulo ku noqda

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Před 24 dny

    Waar ninku indho adagaa markad xaqiiqada dhinac mareyso waa sidan oo kale kulmiye ma quusto miyaa waar ninyohow hays mashqulin waad ogtahay iney kulmiye iyo somaliland is barteen