Cajiib: Nin Aan La Garanayn Ayaa Madaxweyne Ka Noqonaya Somaliland 2025 Ka, Cirro .qoraal M. Faarax

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • Cajiib: Nin Aan La Garanayn Ayaa Madaxweyne Ka Noqonaya Somaliland 2025 Ka, Cirro, Faysal Iyo Musena Ma Aha"...qoraal M. Faarax
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulsho-tv
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 290

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 Před 7 měsíci +26

    Allah ayaa og waxa soo socda Allah ayaana nagu filan.
    Rajadayaduna waa khayr

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před 7 měsíci +20

    Ilahayow adaa wayne oo waaxida ee run nooga dhig 3 qof waanu dhibsaney ku kharqab noodor aay rabi

    • @abdiqadiraden1335
      @abdiqadiraden1335 Před 7 měsíci

      MUUSE. BAD AYUU IIBIYAY
      KA. XIGA. EED. DORAN. DONTINA. DADKA. AYUU. IIBSAN. DOONAA

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 7 měsíci

      Allaah wax khayr leh weydiiso. Dalka & diintaba u fiican . Ma ogid wax kuu roon

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 7 měsíci +1

      ​@@abdiqadiraden1335Muuse dalku xoreyey oo Hiil & aqoonsiba keenay. Ka ku xigaan Gaalada jebertiga & qdaadweyn & cadowga gidaha ayuu rag ahayen ka dhigaya.

    • @abdiqadiraden1335
      @abdiqadiraden1335 Před 7 měsíci

      @@NOREDIN666 MA. DAGALKII BADAR. AYUU. KA. QAYB. GALAY
      KAASA. MUJAHIDA. DEE
      MAXAAD. LA. CABAADAYSAA
      ABAARSAYAY

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 7 měsíci

      @@abdiqadiraden1335 Adna siilkii walaashaa iyo hooyadaa baad Amison ka ibisay kee daran

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před 7 měsíci +15

    😂😂😂🎉❤khayr insha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga aaammiiin ALLOOW guuuuul iyo gobanimo aaammiiin

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk Před 7 měsíci +9

    guuuuuul soomaalilan waala aqoonsadey maasha allh ilahoow noorumee wixii dhibana naga qabo

    • @s-hayna6421
      @s-hayna6421 Před 7 měsíci

      yaa ina aqoonsaday iyo goorma

    • @user-tu6sj6mz2v
      @user-tu6sj6mz2v Před 7 měsíci

      hhh aqon sigu ma ilahay aya lagu dhawanaya
      AQoon si hoyadi hawaso allow ha nokenin fusuq ayu
      Nagala maqan yahe

    • @user-tu6sj6mz2v
      @user-tu6sj6mz2v Před 7 měsíci

      Jaahil wa sixrantahe Somalia wa LA aqon San yahay
      Maxay ku hayan orado sidu aqon sigu u egyahay
      So eg imisa somali aya donaysa aqon si hhh
      Ader ha ku daline akhiradada ka fikir

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f Před 7 měsíci +8

    Illahay mid khayr qaba haynoookeeno insha Allah guuuuul somaliland❤

    • @user-bk9oe9fy7g
      @user-bk9oe9fy7g Před 7 měsíci

      Aamin اللهم اجعل هذا البلد آمنا ورزق ثمرات يارب العالمين آمين 🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 7 měsíci +5

    Inshall Allah guul qaranka somaliland.

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Před 7 měsíci +6

    Somaliland guul

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 7 měsíci +1

    Waa go aanka jeegaan u taala bulsho tv cadawga shacabka Somaliland ❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 Před 7 měsíci +7

    Allah oo kaliya ayacalimul qayb ah

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 7 měsíci +2

    Insha Allah Guul guul guul SL💚🤍❤️💪💪💪

  • @hah7064
    @hah7064 Před 7 měsíci +7

    Illaahay ha inoo aqbalo 3 na dhibay baa na haysta oo dhiigkar nagu riday ee illaahow 3daa xisbi na dhaafi adaa wayn oo waaxidee.

    • @june6206
      @june6206 Před 7 měsíci

      Muuse un ba idin dhigay maxamed kahin wa muuse 2 wad dhiman muuse uunba dhiig cabey

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 7 měsíci +2

    ILLAHAY BA U SHEEGAY AAMIIN DHEH.
    YA KUU SHEEGAY DUNBAD HAYSAAYE.

  • @atika5785
    @atika5785 Před 7 měsíci +1

    عَـٰلِمُ ٱلْغَيْبِ فَلَا يُظْهِرُ عَلَىٰ غَيْبِهِۦٓ أَحَدًا,
    Allah ayaa og waxa Maqan, umana muujiyo waxaa maqan Ruuxna
    Qaybka ilaahay swt ayaa og

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před 7 měsíci +1

    Mayor Mooge Yes ninkaas baa uqaalma hogaanka Somalilland this the right guy for the Country's leadership

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Před 6 měsíci +1

    Ninkaan dambi wayn buu ku dhacay waa in uu ILLAHAY u toobad keenaa waxa qaybkaa ILLAHAY oo kaliya baa og,
    قال الله تعالى :- وعنده مفاتيح الغيب لاْ يغلمها إلا هو

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 7 měsíci +5

    Shacabka jumuhuriyada somaliland. Waxaan usheegaya waa in wadangina habeen iyo maalin uso jeedan oo nabad gelyada heegan u ahaatan .cadawka somaliland waxaa udiidan yahay hurumarka jumuhuriyada somaliland ee barageysan. Hadii lomidobo wada jiirka qaranka somaliland. Hurumar aad ubaladhan ayaa sosocda.

    • @user-fo4hi9cr2n
      @user-fo4hi9cr2n Před 7 měsíci

      cadaw wax layidhaa majiraane waxkale sheeg

    • @bulsho2796
      @bulsho2796 Před 7 měsíci

      @@user-fo4hi9cr2n Sidaanu cadow u jirin Somaliland waxay leedahay cadowga ugu badan Dadkaygoo Digtoonaada oo dalkiina ilaashada khayr badan baa idiin soo socda nacabkiinuna waa badanayaa. Dantiina shakhsiga aha ka hormariya danta guud .

    • @user-fo4hi9cr2n
      @user-fo4hi9cr2n Před 7 měsíci

      @@bulsho2796 cadaw aan muuse ahyni majiro khar soosocda daaye inta yarayd meeday qiiro japaanta laysku fahn nio.

  • @ahmedsahardiid1683
    @ahmedsahardiid1683 Před 7 měsíci +2

    Mahamed Kahin

  • @HalimoMohamed-ph5pr
    @HalimoMohamed-ph5pr Před 7 měsíci +3

    Sirdoonki ma sir sheeg bu isku bedelay . Madaxwaynaha Somaliland security haa Ia ilaliyo ,dhaxalka xukunka madaxtoyada ha la Iska jiro.INCHALLAH KHEIR.

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 Před 7 měsíci +1

    Caafimaadaa wallo nin qurux udhashey baad tahay war wannaagsana wada lkn ilkaha soohagaaji wallo waa igatalo adigoo iga raali ah .Guul waxaan aheynini umasoosocoto umada Somaliland ee Alle barakeeyey🎉❤🎉❤🎉❤

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před 6 měsíci

      Ilkaha jaad baa ka dilay wax kale maaha

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 měsíci +1

    Khayr Ayaanu Alle Kasugayaana

  • @cabdirazaaqcumarrashiid3265
    @cabdirazaaqcumarrashiid3265 Před 7 měsíci +3

    Sheekh BeeNaaLe

  • @user-vh7do5lp8n
    @user-vh7do5lp8n Před 7 měsíci

    Ilahay cid aan ahayiin .cidi aaminta wa shirki

  • @user-xu7qq1gj5t
    @user-xu7qq1gj5t Před 7 měsíci +2

    Waa oof wareen maxed xasan kayd

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Před 7 měsíci +4

    CID walba way waraysanayaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 7 měsíci +5

    Lafta nagaa baa soo socda next president

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 7 měsíci +2

    Illahay ba oog subxan Allah

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 Před 6 měsíci +1

    Waan ku raacsanay ninkaa bari hore ayaan ku riyooday anuu walina waa lays qab qabsanayaa marka hore deedna ninaan sadexdan midna ahayn ayaa la dooranayaa

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile Před 7 měsíci +1

    Illaahaw mid khayr qaba ayaanu baryaynaa hhh

  • @cabdirazaaqcumarrashiid3265
    @cabdirazaaqcumarrashiid3265 Před 7 měsíci +2

    BeeNaaLe

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 Před 7 měsíci +1

    Mohamed Mooge❤

  • @user-xr9mk3kf3h
    @user-xr9mk3kf3h Před 7 měsíci +1

    Madaxweynaha waxaa keenaya abii axmed

  • @amiinmohamoud2173
    @amiinmohamoud2173 Před 7 měsíci +2

    Cilmi Dhagool Bay ku neeraysanaysaa 😂

  • @munaxaamudcismaan1292
    @munaxaamudcismaan1292 Před 7 měsíci +1

    Subxaanallaah kuhaan waa xaaraan ninka ha loo sheego

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n Před 6 měsíci

    Waa Runtii 3dan Midna Inagu Soo Noqon maayaan ,Waa Nin Dadku U Yeedhan Doonaan Oo Kitaabka Quraanka Sita ,Calankan Ayaa Cadaaladiisa Heleya

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 7 měsíci +1

    Subxan Allah .Allah akbar.

  • @muhiyadiinahmed8514
    @muhiyadiinahmed8514 Před 7 měsíci

    Waa saddex mid uun
    1.maxamed kaahin
    2.maxamed cabdi gaboose
    3.maxamed nuur caraale duur

  • @bulsho2796
    @bulsho2796 Před 7 měsíci

    Waa Runtii ninka wadankan madaxwaynaha ka noqonayaa waa Dr mohamed Abdi Gaboose.

  • @MaxfuudMohamed-tk3fl
    @MaxfuudMohamed-tk3fl Před 7 měsíci

    Wareysi fiican

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Před 7 měsíci +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naftan mirqaasani inu meesha ku nefiso ayuu rabaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @jimaleali8379
    @jimaleali8379 Před 7 měsíci

    Dr maxamed abdi gaboose

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 Před 7 měsíci +1

    Weriye qor dee hadalada ninkaa aad wareysanaydo

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile Před 7 měsíci +1

    Waa waxba kama jiraan cilmi dhegool ka ninkan hhhhkkkkkk

  • @popular7493
    @popular7493 Před 7 měsíci

    Muuse caqliga ka shaqaysii
    Dhalinyarada ha dhaxal seeji. Fadlan mudane

    • @hamsirr6551
      @hamsirr6551 Před 7 měsíci

      Maxaa la yidha dhaxal seejin ma caruur gaara uumba dhaxap seegaysa waar ta aad qaadataaan ayuumba la idi la qadanaya hadi lakala xoshoon waayo waa la kala adkaan.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 7 měsíci +1

    Ciro horta Fartayada ma siinayno waayo dadka iyo dalka waxba kumuu darsan. Faysal Abaal baanu u haynaa.

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 7 měsíci

    Axmaar la xabaarsan yahay Aragnay. Awdal baa iib ah maqalnay. Isaaqbaa dhulkii somali ka guuray baa ku xigi:2025

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 7 měsíci

    IMIKABA WAR FAAFIN SOMALIDU WAA ARGA GOXISO 70%
    OO CUNAHAY U ADEEGAAN
    ILEEN 3O% CAADI AHE.

  • @advyser
    @advyser Před 7 měsíci +3

    Sheeko baralay
    Cid kasta intaa waa odhan kartaa

  • @AbwaancabdijibaarSh.ibraahim
    @AbwaancabdijibaarSh.ibraahim Před 7 měsíci +1

    Kkkkkk Isagu ma ilaahay buu wax la ogyahay
    Oo waad u war doon tagtaan?

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 7 měsíci +1

    Somalia 😱😱😱😱😰😰😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩 faqaasha 😈😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CabdiraxmaanCali-bc9ke
    @CabdiraxmaanCali-bc9ke Před 7 měsíci

    Cilmi dhagodku ma faalbaa sub xaanalaah

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před 7 měsíci

    Allah ayuun baaa og qaybka, inshaallah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 7 měsíci

    Waa intii Ibrahim caydiid inoo sheegay kooxihii ictisaamta, argagixisada warbaahinta soo dhex maraysa cadawga gudaha, bug socoa weeyaan midh garan maayo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 6 měsíci

    CILMI DHAGOOLKAYGA. SOMALILAND MUUSE KAMA DANBAYNAYSO. WAAD RIYOOTAY.

  • @hoshomar223
    @hoshomar223 Před 7 měsíci

    Waa xeedho iyo fridhaan oo la waraysanyo

  • @user-nw3xn7fu6i
    @user-nw3xn7fu6i Před 7 měsíci

    Madaxwaynaha cusubi waa maxamed xaashi cabdi

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Před 7 měsíci

    Falka iyo Faaliyaashu waa ehlu NAAR.

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 Před 6 měsíci +1

    Waar aaniga maxamedku😂😂😂😂

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před 7 měsíci

    Nin oromo ah ayaa madaxweyne noqon doona.

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 Před 7 měsíci

    Ninkan waa nin madhan gawaadhida aan shidaalka ku shaqayn hada ayey socdaan mudana way socdeen.. ta doorashada nin buu rabaa kii buu inoo xayeysiinayaa .

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před 7 měsíci

    BAABUUR LA JAAG GAREEYAA IMINKABA ADUUNKA WAY KA JIRAAN

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 7 měsíci

    Tolow maanigaa

  • @user-ob9mk1tt9g
    @user-ob9mk1tt9g Před 7 měsíci

    maxamed faarax qoti

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před 7 měsíci

    Nin Qaad wale ah 00 marqaansan ayaa imika lagu meeraysanayaa haday Doorasho dhici weydo Dawadeeda meel fog ayaa laga doonayaa Bal ninkan beenta isla soo Jacfeerinaya Eega .

  • @dalmaradan6361
    @dalmaradan6361 Před 6 měsíci

    Ader baabuurtu imkab waxaa jira electric cars oo la charge ninkan wuu iska ciyaaryaa

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Před 7 měsíci +1

    Cilmi dhagood...waa wax uu maqlay...markaa tallow yaa u warami kara....khatar wayn...waxa laga yaabaa inay shayaadiin u warameen..نعوذ بالله من الشّيطان الرّجيم

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS Před 7 měsíci

      Islaan baa jirta Dalka masar laguna magacaabo LAYLA CABDILATIF xidigiska iney ka hadasho ayey sheegataa Lakin dabcan xog ayey heshaa oo 109 qorshe oo dagsan baa 1&2 loosoo dhiibaa sida qiyaastu tahay oo dad badani aaminsan yihiin, waxaa layaab noqotay iney sanad kahor sheegay bilowga 2024 iney kala tagi doonaan 2 jilaa oo reer masar ah imikana 2 cisho ayaa laga joogaa goortey iclaamiyeen furiinkooda.
      ولكن لا يعلم الغيب إلا الله

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před 7 měsíci +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 kani ma faaliyaa??
    Ilaahay uun baa og waxa qarsoon waxa soo socda 🥹🥹

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 Před 7 měsíci

    Odorsna mahaysidi mise waa murqansanyahay

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Před 7 měsíci

    odoroskiisu wax cilmiya kuma saleysna waa rabitaankiisa waana faaliye cidjeclaysina ku jiro

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh Před 7 měsíci

    Warbaahintu mawaxay isubadashay qaabkii suufiyada oran jiray '' KACBADAAN KUSOO TUKADAY'' Islaamuhuna iska aamini jireen!? Miyiidnaan ogayn umad qadarta iyo Cilmul qaybka Allaah u tiiriya inay idin daawan doonaan, Mise aqyaartiii riyoon jirtay baa maalin cad riyoonaya doonaysaana inaan aamino. Waa yaab! Allaah baa og wixii naga qarsoon cidkaloo ogaan kartaa ma jirto.

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 Před 7 měsíci +1

    Kkkk ma faaliye aya tahay salamaad!.

  • @cige3636
    @cige3636 Před 6 měsíci

    3 SADEXDAN MADAX WAYNE DADKU WAY NECEEN
    KU ISRAACIYA AYAA LOONAAHAN YAHAY

  • @khadarmahdi2293
    @khadarmahdi2293 Před 7 měsíci

    Mooge Ana xukuumadaasi xil baan ka qabanayaa insha Allahu

  • @UAM37
    @UAM37 Před 7 měsíci

    Mohamed abdulahi farmajo. Insha Allah wey rumobeysa ileen san kuma Nolan karno over 33 years

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 Před 7 měsíci

    Ina moose inshallah

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Před 7 měsíci

    Imaankaa. Alle. Kaa qaad. Ku. Yee. Waay. Hirgaliin. Yaaab. War. Waxan. Maxad. Kaa waraysan

  • @Wakhtiga
    @Wakhtiga Před 7 měsíci

    Ani maxamed la idhaha tolow maanigaa waanan sharaxnaa yeee😂😂

  • @abdiazezhassan-on3jx
    @abdiazezhassan-on3jx Před 7 měsíci

    Nin murqaanku wax u sawiray oo ninkale oo murqaansani waraysanayo 😅

  • @abdiiabduosman4746
    @abdiiabduosman4746 Před 7 měsíci +1

    😂😂😂 allow bin iyo ninkiid...

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 měsíci

    Qax ‘aaa😱Alle Namaqixiyo Marlabaad💔💔💔

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k Před 7 měsíci

    Ma faaliyii qarankaa war waxbaa soo cusboonaaday

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 Před 7 měsíci

    Waryahee danbiga nikaas cida dawanisaa waxa iska leb bulshow tv war am ka qada dag dag vediogan

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Před 7 měsíci +1

    Waa saadaal fiican dad cusub ayaanu rabnaa 😂😂😂😂😂

  • @seyd-ahmedfarah636
    @seyd-ahmedfarah636 Před 7 měsíci

    Marqaanki Oo toos loo wareysanayo 😅

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy Před 7 měsíci

    M. Mooge Ckriin

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 7 měsíci

    Marqanko iska badiyey ima malin bu qayilayey

  • @aliismael585
    @aliismael585 Před 7 měsíci

    Haddii doorasho dhici waydo 2024 somaliland ldanbe ma jirto maamul goboleed diyaar ha loo noqdo

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Před 7 měsíci

    Hada somali land waxey bilaabeen iney wareystaan dadka waal waalan walee irirsamaalihii waxbaa kadanbeeyey

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u Před 7 měsíci

    Weriyayasha waqooyi qadka waalan aheeyn wareestan waxaa kaqaldin kin waaba kirishtaan shaqligiisa

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před 7 měsíci

    Ninkan waan aqaanaa waa nin wakhtigiisa Ku bixiya wax akhris iyo qoraal inta badan wuxuu qorijiray qoraale dhaareer

    • @idirisadde
      @idirisadde Před 7 měsíci

      Ubaxay keen bunkaa ugu yaraan ilaa shan saac ayaa kaga baxa meeshaasa anigiyo isagaba 😂

    • @MukhtarOmer-xr4pu
      @MukhtarOmer-xr4pu Před 7 měsíci

      magaciisa iisheeg

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 Před 7 měsíci

    Waa falashow niinkan waxas lama amiino

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 měsíci

    Sidii Najaashi Asxaabtii Wada Ugufuray Miyaa Inaguna Jiiraanku Nololcusubay Noobilaabmi Bidnillah

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před 7 měsíci

    Cilmi dhegoolkayga :
    Xuuraan iyo Nuuraan,
    Abu-gadhaa baa u waxyoodey.

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Před 7 měsíci

    TV- ga Faaliyayaasha😂😂😂😂😂

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq Před 6 měsíci

    Dhinbir baa hayee dhakhtar geeya kan ina kaahin u dhakhlaynaya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 7 měsíci

    Miyaa Loowaxyoodey Ninka😅

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 7 měsíci

    Calanka Tawxiidka leh ninka la dagaalansan Allah ayuu dagaal la galaye Ka fogaada yaan laydinku darine.

  • @ahmedmustafe794
    @ahmedmustafe794 Před 7 měsíci

    kii walna ee Lascano dadka ka gubaabinayay dhaba

  • @abdurahmanomer3061
    @abdurahmanomer3061 Před 7 měsíci

    La qayb ilalaah

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Waar Runtii Mudane Cirro,,madaxweynaha dhaw ee ummadda ka dulqaadi doona dhibaatadii uu abuuray. Ninku wuu inoo dhuuntay ee waa Orooomadii qodaalka u dhaxeeya Gabiiley iyo Wajaale u dhaxeeyey ee lagu sheegay taariikhda.

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb5170 Před 7 měsíci

    cilmi dhegool? waa Arrin Cusub. kani cilmi dhegool kaliya maahee waa cilmi indhool.