Calow Qalad & Qori Dadka Haku Dagaal Galin,Waxaba Dilimaysid,wadadi Snm Samaysay Ayan Marayna"Gahayr

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • Calow Qalad & Qori Dadka Haku Soo Dagaal Galin,Waxba Dilimayside,wadadii Snm Samaysay Ayaa Nalagu Xukumay,madaxwayne Biya Shinaha Soo Gaadh"Axmed Gahayr
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 20

  • @CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq

    Axmed WAANKU salaamayaa Cali xaqal ilaahay ha garan siiyo

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 Před měsícem +1

    Maasha Allh Axmed gahayr alle cadawgaaga Hajabiyo Beertana Adaale

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem +1

    Subxana Allah illahay baa ciqaaba qofka dhul uysan lahayn ku murma😱😱😱

  • @AyMeeNM0haMeD
    @AyMeeNM0haMeD Před měsícem

    AKHIRO WA CADALADA RABBI

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Před měsícem +1

    Wa Salaam

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem +1

    Indha uu sheeganayo oo dhan inta la soo jaro ayaa qoorta loo galinaya Qiyamaha Walal u daa illahayna talo saaro barakana ha kuu galiyo aamiin

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před měsícem +1

    Wa dad been iyo xaq daro ku boobaya xilka dawladda ay u hayaan, Ilahay wu idin arkaya

  • @malhassanjama1314
    @malhassanjama1314 Před měsícem

    AXMADOW QOFKA QAADICU DARIIQA EE SIDA KAN WADADII UMMADDA U DHAXAYSAY IYO BEERIHI KU XIGAYBA BOOBAYA DIL WAXAN AHAYN KUMA JOOGSANAYE. WAA IN LA TUMAA MARKAAS AYUU EDEB YEELAN DOINAA

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem

    Halawada Fadhiisto Markhaatiyadii Alle Hortiisa Ugamarakacayey Halooyeedho dadka Xaqaiskalehna Halooceliyo wabillahi Towfiiq Dawladuba Haydinkalasaarto

  • @YASMIN_32022
    @YASMIN_32022 Před měsícem +1

    Adeer qayramuusul ayaa uu hadlaysa ee runta maxkamaad baa kala sartaa dadka. EE iyar sug Kanada maad duul kaa shaqaysatiid. Sida doneysiid maha adiga iyo intaa kuu qoor taybaa. 2 care your business maxa kagalay dulkisa kalay xiishoo oo waaa lashaqaysta hadii kalay iisii kuday Cali.

  • @YoussoufAliYoussouf-g2o
    @YoussoufAliYoussouf-g2o Před měsícem

    Beenta joojii axmed Gahayr

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před měsícem

    Beenta jooji adaa gardaran

  • @YoussoufAliYoussouf-g2o
    @YoussoufAliYoussouf-g2o Před měsícem

    Beenta joojii Axmed gahayR

  • @YoussoufAliYoussouf-g2o
    @YoussoufAliYoussouf-g2o Před měsícem

    Beenta joojii

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před měsícem

    DEE ISKA CELI MXD LA CALAACALAYSA

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Před měsícem

      Celi who???

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Před měsícem

      Namiimka Alle Ayaa Aadugahadlay

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před měsícem

      Meesho maha xamar

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 Před měsícem

      Odaygu ma calaacalayo ee gartiisu marsaday, gudi marka hore labadoodu ku qanacsanyihiinba loo saari kooda diida Illaahay iyo adooomahiisuba way arki xaquna wu kala cadaan. Adiguse dabbaad hurinaysaye ka joog yaanad ku gubane.

  • @YoussoufAliYoussouf-g2o
    @YoussoufAliYoussouf-g2o Před měsícem

    Beenta joojii Axmed gahayR