Maxamuud Xaashi Wadani Waxba Uma Soo Wado,aniga Aqaan Waqtilumisa Ayuu...."Bogi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • Maxamuud Xaashi Wadani Waxba Uma Soo Wado,aniga Aqaan Waqtilumisa Ayuu...."Bogi
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 39

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před měsícem +1

    Habar-Jeclo waxay ku midaysan tahay in S/land gooni isu taagto taana waxaa qaba Xisbiga Kulmiye,Gudi H/jeclo u talisana ma jirto,Ictisaamna H/jeclo ma aha,waxa aha Sh.Umal,Shibile iyo Ururo diimeedyo,kan aad waraysanaysana waaba qof waalan.

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Před měsícem +2

    That’s not true habre joelc waa kulmeiy

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Před měsícem +3

    Badbaado kuye.
    Car cirka soo dumi.

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Před měsícem

    Bogi waa ragii hore
    Keep going brother

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před měsícem +1

    Maalinta afka wax loo geliyo ayuu hadlaa, waa maxaan cunaa, reer buura fuul Ilaahay dalka ha ka qabto

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 Před měsícem +1

    Ilaah baad been u sheegtay!! Xaggaad ku haysaa H/J waddani ah? Waddani qarankaba wuu kasoo horjeedaa oo cadawga S/L buu la shaqeeyaa..Kulmiyena waa kii jebiyey ciidanka weliba in Kaahin..ummaddu ha fekerto oo labadanba halaga jeesto oo Faysal haloo codeeyo..

  • @MohammedHassan-gq8cp
    @MohammedHassan-gq8cp Před měsícem +1

    Waa benaale weyn. Igu shubu

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 Před měsícem

    Habarjeclo codkeeda ugu badan waxaa gacanta ku haya mudane Maxamuud Xaashi Cabdi.
    Ciddii ay heshiiyaan isaga ayuun baa codkaa is ka leh.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před měsícem +1

    Wadani waxa kusoo baxaya Insha-Allaah Ururada Kaah

  • @mudiali719
    @mudiali719 Před měsícem

    Reer Allah gabalka uridey noqdeen kuwan Somali Allah haka qabto

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Před měsícem

    KULMIYE IYO UCUD ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před měsícem

    Xaashi noocaagaa ma soo dhawaysto foostooy

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před měsícem

    Ninkani wuu iska Hor iyo Daba imanayaa.

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Před měsícem

    Ninkani qof caadi ah maaha ceeb bay ku tahay wadani inuu nikani xubin ka yahay
    Waa qof u eg qeyral masuul

  • @user-ie6zm3ze9u
    @user-ie6zm3ze9u Před měsícem +1

    Badbaadadu waa wadani habar jeclana dalka waybadbaadinaysaa

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před měsícem

    kkk Cabaadweyne meeshan Kaah uun baa soo baxaya Cirrona wu soo baxayaa ee maxaad ka bedeli kartaa Xirsi baa taa oge.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem

    Dictator Muuse biixi Doorasho ku tegi maayo ilaa xabad lagaga saaro wadanka waayo Shan sano ayaa la Doortay waxuu marayaa Sideed sanadood waa xaaraan mushaharka uu qaato.

  • @NurGacan
    @NurGacan Před měsícem

    Waaa runti maxamuud xaashi waa beenaale balan ma yaqaana

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    Wadani wuxu noqday TIMIR XABAAL TAAL.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před měsícem

    Dr Cirro waa in uu mekerifoonka kaa qabtaa 😂

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 Před měsícem

    Bogi, maxamed kaahin miyaad ka baqaysaa maxaad calan casta ugu dari weydey, fuley baad tahay.

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Před měsícem

    Habar jeclo been ha ka sheegin, wadani baad tahay, adigu, wadani cidi dooran meyso, ama qayli ama ooy.
    Lacagtii xirsi ayaa kaa hadlinaysa

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před měsícem

    Wabeenta habar jeclo wadani uma socdan

  • @user-of8ty4cu9v
    @user-of8ty4cu9v Před měsícem

    Xishooda

  • @AyanAbdi-hc3re
    @AyanAbdi-hc3re Před měsícem

    Wallahi hadalkaas waa saxeex, talo H/jeclo ayuunba lagu codaynayaa taladaasina , shir guud la qabto iyo gudi cusub uun oo reerku doorto. Garxajis hawada beenta ah ha ku jiraan. H/jeclo waa mid 😂😂😂😂

  • @user-cp7mi7te3j
    @user-cp7mi7te3j Před měsícem

    Haddii lagu kala yaaco biixi reerkooda run baa isku filan
    Habarjeclo dajuuma iyo sablaale
    Ka sokayn mayso

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Před měsícem

    Warkaa iska hubi

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem

    Waxanla odhan buumala awalaya ilaynbeni matosto ilahaybad lahortagi denta

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Před měsícem

    Waxaan so jeedin lahaa Habar-jeclo iyo Habar-awal maanta ha tashadaan oo ha dhisaan Faysal Cali Waraabe haddii la doonayo in Somaliland la bad baadiyo. Haddii kale Habar-awal iyo Habar-jeclo dib iskugu iman maayaan...

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před měsícem

    Dadkuba kaah bay wataane maxaa ku daaray muraayada xumow

  • @user-fh3vd8bm7x
    @user-fh3vd8bm7x Před měsícem

    Inlagaabadbaadiyo xaq

  • @Jscali263
    @Jscali263 Před měsícem

    Wax hubso bogiyow

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před měsícem

    KULMIYE KADEED IYO MAR KALE TAAS QOFKII RABA HADABA YUU WAKHTI KA LUMIN TIGIDHKA NAARTA QUFULKA IYO SANDUUQA MAYDKA SII GOOSO😮

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před měsícem

    Waa nin waalan. waa jaahil dantiisii seegay

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc Před měsícem

    Waalida meesha kala aamuus

  • @NurGacan
    @NurGacan Před měsícem

    Waaa runti maxamuud xaashi waa beenaale balan ma yaqaana