Raggii dilay Suxufiyadda Hindiya Xaaji oo la soo bandhigay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 01. 2016
  • SUBSCRIBE to our CZcams channel for more great videos:
    / @dhacdooyinkadunida4656
    Waa warbaahinta madax bannaan oo xor ah, soona tebisa dhacdooyinka xaqiiqada ku saleysan ee dalka iyo dibaddaba ka kala dhaca.
  • Zábava

Komentáře • 46

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Před 10 měsíci +8

    Rabbi ha u naxariisto Cabdulcasiis Maxamuud Guuleed ( Afrika). Janatul Fardowsa Allaha ka waraabiyo isaga iyo intii muslimiin ah oo dhimatay inshaa
    Allaha.

  • @craxiincalimaxamed7822
    @craxiincalimaxamed7822 Před 3 měsíci +3

    Saasoo kale weriye Africa Hindiya ilaahay janada haka waraabiyo

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 10 měsíci +3

    Waan ilmeeyey markaan arkay caruurta yaryar illaahay haw gargaaro umada soomaaliyeed caruurta yaryar ha caawiyaan

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 Před rokem +5

    Malinkaa wan ilmeyay wlhi waxan marayay mel wado ah allaha u naxariisto

  • @guuledcadami7587
    @guuledcadami7587 Před 2 lety +3

    Ala ha u naxariisto wariye cadicasiis africa

  • @cabdikahinshugricali3989

    Allow idin kori wlh waxay dhigeen aabo iyo hooyo la aan Allah ayaga ha dhigo hooyo iyo aabo la aaane

  • @Aloneboy-ex2vi
    @Aloneboy-ex2vi Před 24 dny

    Alshabaab Allaha ha cadaabo

  • @maslaxhaybe3862
    @maslaxhaybe3862 Před rokem +3

    Allaha unaxaristo wariye africa

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 11 měsíci +3

    Allow u naxariisto marxuumada Hindiya kuwii ka danbeeyaayna dilkeeda naarta allaha ku fogeeyo Aameeeeeen

  • @NawalHarbi-zi5uc
    @NawalHarbi-zi5uc Před 2 měsíci

    wariyahaan walahi dhimashadiisa aad ayaa uga naxay ilaahoow janadii geey🥲🥲🥲🥲🥲

  • @apwaanlaabjecayl6959
    @apwaanlaabjecayl6959 Před rokem +6

    Dilaa shabaabka dilaaa

  • @muhammadtoo5514
    @muhammadtoo5514 Před 2 měsíci

    JAHANAMO ALLAHA IDIN GEYO INSHA ALLAH

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem +3

    Dawlada qofkii danbi kagalo oo ah shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 Před 2 měsíci

    Allah unaxariisto

  • @user-cm6je5sy9h
    @user-cm6je5sy9h Před 7 měsíci

    Allah u nexriizto warayada

  • @inahirsihirsi8017
    @inahirsihirsi8017 Před 3 měsíci

    Allah u naxariisto 😢

  • @craxiincalimaxamed7822
    @craxiincalimaxamed7822 Před 3 měsíci

    AUN sxbkay Liibaan Cali Nuur oo aan asxaab hore isla ahayn

  • @Aamino-xl2gd
    @Aamino-xl2gd Před rokem

    Marshall guul dawlada

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem +1

    Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 10 měsíci

    illaahay haw naxariisto marxuumada bal maxay gabadhaa ku dileen

  • @user-kx1pj3lq3v
    @user-kx1pj3lq3v Před 2 lety +1

    Alla haw naxariisto wariye Africa 🌍

  • @user-bv9gz1cf3y
    @user-bv9gz1cf3y Před 10 měsíci

    Xamar uuma socdo adeer anigu ilahay idin baabii shabaabey

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem +1

    Dawlada waain katalisaa Wadanka difaaco wankeyda in oo Ka shaqeyo wadankey da Amar keyda dawlada waain awood uley dahay

  • @AbdixakiimDaahir-lg7um
    @AbdixakiimDaahir-lg7um Před 9 měsíci

    Muqadishmagaloduullaqadbadan

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem

    Wixii shabaab daawadooda waa Dil wixii danbi kagalo wadanka somaaliya dawlada somaaliya gacanta kudigto shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil dawlada waain Ku soo Calisaa napada somaaliya Wadanka shabaab daawadooda waa Dil cafis mala han dawlada

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem +1

    Wixii shabaab sheygto dawlada waain dishaa Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa wixii shabaab sheygto dawlada gacanta kudigto shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil dawlada waain difaacdaa shacabka diigooda dawlada waa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha iyo xuduudadada dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan

  • @mohaxassan7398
    @mohaxassan7398 Před rokem

    Allah haunaxaristo inte dhamitay dhamaan

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem

    Dawlada waain dishaa Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil xabsi hadii gacanta Ku digto dawlada wixii shabaab sheygto daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Před rokem

    Kan in la dal dalo waaye

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 8 měsíci

    Xanuuno dhabarkiisa jid ma maro waa guri keliya jidka keliya waa kan hormara ee laamiga weyn ah bas

  • @libanmohamed4302
    @libanmohamed4302 Před rokem

    225 sh Somali ma dad lo dilaa

  • @rashka2038
    @rashka2038 Před 3 měsíci

    Wlaahi waa murugo io tiranyo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 7 měsíci

    haladilo. maxaa loohayaa

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem

    Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan indageysato habeyn iyo maalinta in dageysato shacabkey wataan waxey ku hadlaayaan dawlada waain lasocotaa dawlada

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před 4 měsíci

    Nimankan hala dabar gooyo toos haloo galo jilib

  • @Khadarcade11
    @Khadarcade11 Před 11 měsíci

    Hadda aniga oo Wariye ah aYaan daremoYa sIyabihii kala duwanaa ee loo dilaY wariYashii qiimaha badna ee dalkena soomaraY 😢

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 8 měsíci

    Nacladih idin ku dhacday mafiyadah waxaa somaliyah u so diray ismacil Omar geleh iyo Argagixisadah snm

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 měsíci

      Argagixiso aan faqash ahayn miyaa jirta uraaye af qadhmuun ka jeedi ismacil iyo snm waa kuwa aduunka kugu ciilaye inaad ku hadrado waa dawgaa

  • @cabdikahinshugricali3989

    Ilmahan halagu koriyo cadaawada alshabab si aysan weligood dambe aysan u ilaawin cadowgii dilay waalidkood

  • @user-xk3mr8wm6u
    @user-xk3mr8wm6u Před 6 měsíci

    Wrtuuxk

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem +1

    Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan talepoonada dawlada