Warbixin dheeraad ah oo uu sheegay dhagar qabe Xasan Muxiyadin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2014
  • dhagar qabahan ayaa u fududeeyay maleshiyaadka shabaab oo weerar argagixiso oo fashilmay ku qaaday afaafka hore ee madaxtooyadda.
  • Zábava

Komentáře • 624

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 Před 3 měsíci +6

    Ilaahoow u raxmaad wariye c/caziiz Afrika waa geesi shacabka soomaaliyeed kabaxay faataxada u akhriya ❤❤❤❤❤❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před rokem +38

    8 years ago hadaad soo gashay like dhac kusii 👍

  • @ogaalkadunidachannelogaalk3391

    Waraa 2020 hadawanaysa like igu dharbaaxa

  • @tifowraage8949
    @tifowraage8949 Před rokem +8

    Abdi asiis Africa alaha ku naxariisto muwadin ba Naga baxay
    🙄😪😪😪💔

  • @elzunaariofficial1935
    @elzunaariofficial1935 Před 5 lety +171

    Wariyaha qaab wareysigisi hadii kicajabisay like igudharbaax asxpta😍😍

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 2 lety +8

    Allah ha u naxariisto C/Casiis Afrika

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Před 5 lety +11

    Walidiinta soomaaliyed gaar ahaan aabayaashu in aysan ilma hooda maskaxda ka dhisin miraheedii baa meesha ka muuqda . Waxay ahaan jirtay soomaaliya soomaali baa iska leh laakiin hadii saan wax laga badali waayo !!!!!!? ALLAHAYOW soomaali soohanuuni AAMIN.

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 Před 5 lety +14

    Masha alah wariyaha suaalo ow inkiray bu hadana ka keenay inuu ka jwbo dhagarqabahu wariya yaasha sntv qibrada ka barta wariyahaan masha alh waa wax caalamka hormaray ey jaamacado u galaan barashada qibrada ama aqliga wax loo weydiiyo dhagarqabayaasha markii LA qabto guuleysta wariyayaasheena iyo askarteeena

  • @hamsemohamed3699
    @hamsemohamed3699 Před 4 lety +3

    Runtii wariyaha gacanban utaagey suu ninka sirta dhan oga soo sarey wuuna diidana inuu qirto caadi ma ahan wariyaha masha Allaah wa nin sirdoon ku haboon runtii

  • @abdirashidahmed3499
    @abdirashidahmed3499 Před 4 lety +45

    Weriyahani waa very professional .

  • @abdiaziizshidane5992
    @abdiaziizshidane5992 Před 2 lety +7

    Allaah ha unaxariisto Abdiaziiz Africa

  • @cabdibasidanakhlan9821
    @cabdibasidanakhlan9821 Před 2 lety +14

    2022 ayan dawaday ee like digada kaga dhiga

  • @iamkaasimjr578
    @iamkaasimjr578 Před 4 lety +5

    Masha.laaah waaa wax lagu farxo runtii in laga qabto raga muqdisho khal khalka galiyay wariyahaan waxaaan ka codsanayaaa in amnigiisa la sugo ciidanka umada soomaliyeeed shaqo wacam 👏👏👏👏👏

  • @hamsenuhiman6522
    @hamsenuhiman6522 Před 6 lety +136

    wariyahan waraysanayaa waa khatar runtii waa nin si la yaab leh u waraysanaya

    • @sumayomohammed1207
      @sumayomohammed1207 Před 5 lety +6

      Wariyhn saaid ban utageera una jclhy wlhi aqli iyo codkarnimo ilhy siiyey ilhy cadow matuso haduu noolyhy

    • @Rooraa01
      @Rooraa01 Před 5 lety +2

      @@sumayomohammed1207 waa sarkaal Dambi baadhe ah wlshy {{ C.I.D }}

    • @mohaxiir10
      @mohaxiir10 Před 5 lety +5

      NINKAAN WARIYAHA AH WAA NIN KHABIIR KU NOQDAY QAABKA SUAALAHA LOO WEYDIIYO DANBIILAYAASHA, WAA WARIYE HELI OG SU'AALAHA MUHIIMKA AH, NINKAN OO KALE ADUUNKA HOR MARAY KHIBRADIISA JAAMACADO AYAA LOOGA BAXAA, LAAKIIN ISAGU SI PRACTICAL AH AYUU KU BARTAY WAANA UU KU TAKHASUSAY,WUXUU WARIYE KAYAHAY DAL BURBURAY WUXUU MAR WALBA WAREYSTAA DHAGARQABAYAASHA ARGAGIXISADA ALSHABAAB. WUXUU U QALMAA IN BILLAD LA GUDDOONSIIYO LANA ILAALIYO NAFTIISA SI UU WAX U BARO JIILKA DANBE.

    • @hodanabdinasir1745
      @hodanabdinasir1745 Před 5 lety +1

      @@Rooraa01 walalo manolyahay a,africa mar ayan maqlay wu dawacmay

    • @abdirahmanyarisowbaayey1560
  • @playstore111
    @playstore111 Před 9 lety +25

    Masha allh aad iyo aad ayaan oogu faraxsanahay waxii islaamka dhibaatadooda usocda insida loqabqabto

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před 5 lety +10

    Subxan Allaha nin sharaf leh ayuu ba iska dhigaa Somali ninka dhameeyay waaye

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 Před 4 lety +8

    Waa doqon kan saydigaa in uu waso waad u ogolan kartaa lkn maha inaad u ogolaatid qalbigaga in uu waso😉

  • @caliarmed1247
    @caliarmed1247 Před rokem +2

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo koleey waad galeesaanee

  • @abdallaabdirisak2621
    @abdallaabdirisak2621 Před 4 lety +6

    Wlh cabdiaziz afirica ku arag habar waye luuq kugu so jukeyna kadib interview an cadi ahe ka qadaaaa nice job

  • @Bashi869
    @Bashi869 Před 7 lety +422

    seedigaa u ogoloow inuu walaashaa waso laakiin marnaba hakayeelin inuu caqliga kaa waso.

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 Před 5 lety +5

    Xamarey alle hakuu gargaaro

  • @xaawocusmaan9919
    @xaawocusmaan9919 Před 4 lety +5

    اللهم اهدنا

  • @boldbaatarbatireedui5545
    @boldbaatarbatireedui5545 Před 8 lety +6

    cabsi ayaa ka muuqato allah ha unaxariisto

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 Před 5 lety +33

    Wariyahan rageeda ayuu ahaa shaqo fiican ayuu noo haaye ee intuu ku danbeeye, nacaskaan aaqira loodiray seedigeey ayaa igu qalqaaliye haka saarto.

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar9726 Před 3 lety +4

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @afnaanhoosh3575
    @afnaanhoosh3575 Před 10 lety +2

    suaalaha saida uu af ka ugu galinaayo fiiri nin kawariyaha ah waa ay wlh

  • @xikmad7
    @xikmad7 Před rokem

    Allow kuu naxariiso Wariye Abdiaziiz afrika Waxa uu ahaa wariye ilaahey heybad usiiyay inuu xogta kasoo saaro dhagarqabayaasha Nuucwalbooyihiin.

  • @HassanAli-zd3oh
    @HassanAli-zd3oh Před 6 lety +3

    Qadra ismaciil waa runta abaayo

  • @yuusufmuumin2002
    @yuusufmuumin2002 Před 8 lety +73

    xasan muxidiin bistoolad weyne oo ku mag dheer xasan matarazi wlhi hal xafad ayaan iskula soo kornay qof xuna ma aheyn lkn nasiib daro waxaa ii muqata in la qayaanay sxb good luck

    • @bulshaawimedia9711
      @bulshaawimedia9711 Před 6 lety +3

      yuusuf muumin hadaaba matterazi u taqaano waa taqaanaa wlh

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 Před 6 lety +2

      yuusuf muumin waa.run aboowe waa la isticmaalay

    • @bluefacebaby3393
      @bluefacebaby3393 Před 6 lety +1

      yuusuf muumin s

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 Před 6 lety +2

      yuusuf muumin kan waa kanaxsy teybka xun uma eka

    • @mahadow1
      @mahadow1 Před 5 lety +2

      Good luck maxaa u dhehee bro?
      miskiinka waaba la cuni rabaaye!

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 Před 6 lety

    c.aziiiz africa sida filimaanta
    loo jilo wad taqaanaa dadka
    aan waxba galabsan beenta
    ka daaay blaayo madoow badnaatay 💪💪👊👊👊

  • @mohamedhussein1782
    @mohamedhussein1782 Před rokem

    Allah ha u naxariisto wariye cabdi aziz Africa
    Wuxu ahaa geesi dalkiisa jecel .....waxan jeclaan laha in uu joogo maanta oo kale si u cashiro lama ilaawan ugu dhigo kooxaha qawarijta al sheydaan

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před rokem +1

    Halalaayo qofkasto looga shakiyo inu dad dilikaro doqomada

  • @dose143
    @dose143 Před 5 lety +21

    I like this interviewer, so smooth with his words.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 7 lety +5

    hadii aadan u naxariisan umadda oo raali ka noqoto in dad ladilo ,adiguna ha welwelin ileen waad ku tala gashee laakiin hala laayo aniguna waan noolaanayaa masoconayso

  • @IbrahimAli12345
    @IbrahimAli12345 Před 10 lety +14

    qabiiloow xaal qaado war ninkaan dhahayo yaa dili karo ninkaan ma waalanyahay sxb ninkaan in la dilaayo we caddahay ee isku day in aad adiga ka celiso sxb qabiil hadii uu wax ka celin karo waa la arki doonaa sxb imisa qof ayu naftooda galaafsaday dilaayoow waalagu dilaa dool yaxaasba ku qaadyeeee

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 5 lety +6

    illma Xaaran fataal Allshabaab Calaamo kugu dhacday Subxanallah Dhiigya Cab Doofaar Kalab naarta Alle kugu fogee Abahaa iyo Seedigaaba Was Uf

  • @enahmowlitt9712
    @enahmowlitt9712 Před 5 lety +12

    Dharka calanka kasiiba wclka

  • @AdamGurey
    @AdamGurey Před rokem +1

    2023 ayaan daawanayaa

  • @baazijama1945
    @baazijama1945 Před 5 lety +4

    Tariikh di umada somaliyed way babadey wlhi 😭😭😭

  • @HhHh-cz8ls
    @HhHh-cz8ls Před 6 lety +2

    Afriko ilahey haku iqabo

  • @ismahanina8586
    @ismahanina8586 Před 3 lety +1

    Wariyahani waacajiib was best weriye

  • @HODHAN0
    @HODHAN0 Před 10 lety

    Walee waa arin layaaaaaaaaaab Leh allah Raxmaanka ayaa nasahan baaraka allahufeek

    • @HODHAN0
      @HODHAN0 Před 10 lety

      Maxaa FAA Ida ah in goob shaqu nin Muslim AMA domar xitaa gaal hadoo ku Jero goobtaas shaqu in laweeraro tallow dheegaas ma banaanyahay, xitaa caroorta Islamaka hadaad waydisiit

  • @naimabbeofficial9881
    @naimabbeofficial9881 Před 4 lety +5

    Wariyahan wlhi waa Geesi Geesi dhalay shaqo tag waaye wlhi🤣🙏

  • @marufyusuf9594
    @marufyusuf9594 Před 5 lety +5

    Ninkan walashii ayaa ka ficneyd. Waayo isagii ayaaba laga laacey.

  • @adanabdirisack3035
    @adanabdirisack3035 Před 6 lety +1

    Maserka wanagsan

  • @yusufhassan5174
    @yusufhassan5174 Před 6 lety +1

    Weriyayaashu waa siyaasiyiin aakhirkana waxay noqdaan siyaasiyiin weliba qolyaha baadhista

  • @kowzerali3228
    @kowzerali3228 Před 4 lety +6

    Kani woxoga wuu naxsanyahay lakiin macalinka dilaga ilka case wadnaha meel ayuu so dhigtay😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 Před 4 lety

      Kowzer Ali @ haa kowzer ali laakiin kala saar. Xariifkaan Shaqo kale ayuu hayay laakiin Ilkacase Waa halis tababar ku soo dhex qaatay oo fikrad ahaan taageersanaa

  • @rahmaabdi2183
    @rahmaabdi2183 Před 4 lety +2

    Miskiinka allah ha gargaaro

  • @kaalayiskaaragthestoner5638

    War 2021 aa firsoo yaa yailamid ah

  • @fahadfanax1401
    @fahadfanax1401 Před 6 lety +6

    wixi shabaab ah oo saan o kale ugu arko hala dili nacalada cunugaan dgara qabaha ah baastarka dil ayu mudanyahay wlh

  • @warsame9203
    @warsame9203 Před 5 lety +4

    Xariif degan ayuu ogyahay laakin waxa kuqasbay waa un in uu waxkahelo iyo cagajugleyn iyo cabsi uu kaqabo ayaga.

  • @QueenQaali-pn6md
    @QueenQaali-pn6md Před rokem

    Allaha unaxariisto cabdi casiis Africa suntii kooxda ugus suntibkaga ilmaynsin jirtay

  • @ceeyniihaji9107
    @ceeyniihaji9107 Před 7 lety

    a. aziiz Africa waa xaraaan saqajaaan ah oo gabar Somali ah kufsaday waline xaqaas laka jarin then ninkane waa al shabaab mana la qasbin wuxuu shegaayane waa run waa sida xaqiiqda ah

  • @maxamedbujeti8623
    @maxamedbujeti8623 Před 5 lety +2

    Wllahi aniga somalia waan la yaabanhy shacab nooce weeyan shacabka Qaar ayagaaba alshabab ah wllahi nacuudu billah

  • @hdlo4244
    @hdlo4244 Před 4 lety +1

    الله أكبر

  • @mumtazthedimond7666
    @mumtazthedimond7666 Před 10 lety +45

    walee dad badan maxaa maskaxda laga qaatey rabiyoow wiilasheena soomaliyeed nooga bad baadi dhibaatada iyo musiibada soomalida heesata

    • @mazcuudvanz7793
      @mazcuudvanz7793 Před 5 lety

      Nio wziirada ayaa ka danpeya hoyadiin wzee ninka dila mxaa ka dawanazaan eyga eygu dhalY khniiz wye

    • @caabidigaale6670
      @caabidigaale6670 Před 4 lety

      Dhagar qabe waayee

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 Před 4 lety +5

    weird interview aar waxan waa doqon wariyuhuse waa best

  • @dr.fathidaher8186
    @dr.fathidaher8186 Před 6 lety +12

    Africa ,ilaahay ba kula xisaabtami,dad badan oo dhalinyaro la qasbay ba war ka so qaaday. walahi wa ooyaa, xata wa ay ka muuqata wejiyada dhalinyarada la qasbaayo . in shaa Allah gar Allah yey taqaana.

    • @sr_capitals7300
      @sr_capitals7300 Před 5 lety +3

      waxa uu kaso saraa ksliya runta Waana mawadin dacad ah illahay hala garab galo

    • @islamsom4286
      @islamsom4286 Před 5 lety +2

      Argagixiso ayaad tahay fathia adoo miidhan in ladaba qabto weeye oo laga hortagaa

    • @maslahbarkhadle952
      @maslahbarkhadle952 Před 4 lety

      Kaalay aniga iqasab dhalinyaro ayaan ahay xataa 40 jir miyaa la qasbaa anaga oo ayaaba nala qasbi karin

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 Před 5 lety +1

    tedkle ninka walshey qaba maqasaba inan sidurabu uyelo hadan siil seyay ma anu igudarsanya doqon doqondhalay kuye sediniman waxs ugusameyay ma anu iqaba mise walshaybu qaba hadan gabrseyay muxu igraba mu ayda waso aniga igdhamdo

  • @queenmuqdisho4921
    @queenmuqdisho4921 Před 4 lety +4

    Dadkaygow gaalada dalka inooga saara intii Muqdisho jecel one love❤

  • @ademaalikh.1461
    @ademaalikh.1461 Před 5 lety +6

    Caqligaaga marka lagula yeesho waa kaas.

  • @nimcaandaahir5377
    @nimcaandaahir5377 Před 3 lety

    Wllahi waa cajiib weriyahani

  • @fartaxaaji9690
    @fartaxaaji9690 Před 6 lety

    Subxanalah

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 Před 9 lety +2

    WAAY FIICAN TAHAY
    IN DHAGAR KHABAYASHA LAA DIILOO MEEQOO QOOF AYUU DHARQABAHAN DIILAY ASAGO LAA AMIINAAY

  • @anasahmed6903
    @anasahmed6903 Před 4 lety +1

    Seedigaa kaama uusan fakarin
    Midda kale adiga seedigaa hadda wax hakuu qabto

  • @axmedali783
    @axmedali783 Před 6 lety +27

    Soomaali waa wada walaalo oo waa wada islaam ayay ku leeyihiin noocan oo miidhan baa somaali sheeganaayo
    Waxaasi waa wuxuu waqooyi u goostay dugaag foqal dugaag

  • @shaaficiyuusuf6950
    @shaaficiyuusuf6950 Před 2 lety +4

    Alaha unaxaristo wariye afrika😢

  • @saciidamaxamuudaxmad3527

    Waayaab wllhi sideebey damiirtu kuu siisay inaad la shaqeeyso dad aananba ogoleen in la arko, la barto, lalakulmo amaba halkey kusuganyihiinba la ogaado o maanta meel aad u raacdaba lahyn.
    Mee caqligii Allow na badbaadi.

  • @hdlo4244
    @hdlo4244 Před 4 lety

    ياالله

  • @maryanali9156
    @maryanali9156 Před 4 lety

    Ninkan wax badan aqrinoya wlhi

  • @musemo01
    @musemo01 Před 3 lety +2

    Seedigaa walaashaa haqaato naftaadana ku darso waa cuqubo. Maskiinkan intee laga heystay?
    Ani seedigay xataa hadoo idhaho bax qolkaas 100 dollar kala soo bax ma aadi lahayn. Macnaha no business with seedi. Salaan haku ekaato.

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 Před 5 lety +6

    Seedigay haka saarto hadad siilkii walsha uquudhay hadana mawaxad uquudhay inu adiga kugalaafto midakale ninkan waraysiga laga qaadayah wa waraysi qasab ah kan lawaraysanayaana xog badan ayuu qarinayaah marka xamar cadaladi maba taalo runtii

  • @abdikariimmohamed9519
    @abdikariimmohamed9519 Před 5 lety

    cabdi casiis maxamuud guuleed afrika AJAR AAN LASOO KOOBI KARIN illaaahay haku siiyo waxyaabo badan ayaa kaa faa'idnay

  • @hadalwaadhehiyodhagayso7166

    lina xaji xaji waa runta wa maskin la so qasbay ish ish ish::::

  • @ilhanjecel3540
    @ilhanjecel3540 Před 7 lety

    Alaha unaxaristo maskinka alow unaxariso

  • @mahamedmahamoud587
    @mahamedmahamoud587 Před 8 lety +3

    allah kuu naxariisto marxuum Hassan muhudiin aloow qatumada khayr noogu qatim

  • @noorsiraje9286
    @noorsiraje9286 Před 5 lety +2

    Lacag maqaadan jirin iyo waan qaadan jiray lama shaqayn jirin iyo waan lashaqayn jiray nacas nacas dhalay

  • @maxamud469
    @maxamud469 Před 5 lety +2

    waaa miskiin oo baari ah lkn baaarinimadiisa iyo miskiinimadiisa kafaaaaideysteen alla xaaasisanaaa kuwaaas maxey baxar ugalinayaaan

  • @sharmakeali5391
    @sharmakeali5391 Před 5 lety +3

    Walahi walayab

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 6 lety +5

    Miskiin weeye walaaheey waan ka naxay

  • @khalifaas1104
    @khalifaas1104 Před 5 lety +4

    Maskaxda laga xaday markasu dad waxba galabsan dilkooda ka shaqeeyay

  • @user-lj3rv5dt8s
    @user-lj3rv5dt8s Před 5 měsíci

    Barnaamijkaa waan daawanaayey habeenkii la soo daayey waqtiga dheereeyaaa.

  • @farhansandhere3886
    @farhansandhere3886 Před 5 lety

    Weriyuhu waa khatar wlhy wuba kusaxay

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Před 4 lety

    Waa naxzan yahay hsyeey dhimasho aadiyar kuu ah ninba waa markis
    Walahi weriyaha hadal uka dhalinayo hh

  • @mohamedabdi536
    @mohamedabdi536 Před 4 lety +2

    Gaadhiga anigaa gatay, kala bar ayay iga dhiibeen 😛

  • @federicadibartolo1189
    @federicadibartolo1189 Před 5 lety +1

    ok

  • @hassanabdi2772
    @hassanabdi2772 Před 8 lety +12

    alshabab ha lalayo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 4 lety +1

    Maxay u ad duleyeen sediga a waa cadow

  • @axmedcabdi2830
    @axmedcabdi2830 Před 5 lety +4

    Hhhhh wariyaha cadi mahn wa sakurad Saxa waw

    • @thecaptain8324
      @thecaptain8324 Před 3 lety

      😂😂😂😂 dambi odoo gale hadii kan lagu horkeeno caadi aa u qiraneee wlhi

  • @zakariyayaxye1791
    @zakariyayaxye1791 Před 5 lety +8

    Kan wax qarxiyo iyo kan warka gudbiyo waa isku danbi asagaabadaran wa basaas

    • @abuuafnan5818
      @abuuafnan5818 Před 3 lety

      Absolutely very true wadila diig Muslim xalashadeen

  • @warsame9203
    @warsame9203 Před 5 lety

    Hadii masiirkii umada meeshii lagamaamuliyay iyo calooshii dalka ay masas kaqaraabanayaan maxaa haray? Hadii qabiil iyo 4.5 waxlagusooxulo plus 29 years oo dagaalsokeeya ah,waxuu dhalay arimahaan ookale ee sidee Loogunoolaadaa meeshaan bahalgaleenka noqotay?

  • @abdiqanihassan3639
    @abdiqanihassan3639 Před 5 lety

    JAADHEER

  • @sadiqhaji1564
    @sadiqhaji1564 Před 4 lety +1

    Dhagar qabe

  • @abdimohamed2034
    @abdimohamed2034 Před 2 lety +1

    2022 Watching 👨‍💻

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall Před 5 lety +2

    Subxanallah

  • @sunilshetty6682
    @sunilshetty6682 Před 6 lety +3

    Kaaan 1000000xabadod halaku dilo hawartis fulaha

    • @oma2635
      @oma2635 Před 5 lety

      diilaka ha jojiiyan aradaayad la so diiray oo ah jz jiisi€ngilsh stop school Alaaha shabay waxaah ababuulo JZ biiritish inagiilish ka dabeeyo aragagixiao wayoo waxaah raba obasiib cusuuba cabiiro waxaah rabaay

  • @maryanmuqtar5087
    @maryanmuqtar5087 Před 4 lety

    Koronto halagu qabo 100000 asaga wax walba shegayee all ashaydaan

  • @user-qb6pb6tw7d
    @user-qb6pb6tw7d Před 4 měsíci

  • @abdullahimohamed627
    @abdullahimohamed627 Před 5 lety +1

    Caadi matihid

  • @omernoor
    @omernoor Před 4 lety

    Ninkan waxaa lagu yidhi hadal laakiin mujrimka ugu wayn waa ilko case