Dhacdo xanuun badan oo kooxda shabaab ay u geesteen Qoys soomaaliyeed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 08. 2014
  • Dil loo geestay hoyo iyo wiil ay dhashay kadib markii lagu weeraray gurigooda oo ku yaalay degmada karaan sanada 2010.

Komentáře • 520

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 Před rokem +29

    Dhacdadaan oo kale qof muslim ah illahey lama kulmiyo wlhi waa dhacdo xanuun badan 😭😭sabti 4/2/2023 dawanayas

  • @enggaabow3801
    @enggaabow3801 Před rokem +20

    Maamadaam xanuun waa aragtay laakiin waa qof sabir badan dadkana sabrana Alle ayaa jecel😢

  • @fardowsaomar7121
    @fardowsaomar7121 Před 3 měsíci +5

    27 mar 2024😢😢😢😢 wlhi so pain full 😭😭 ilaahey dalkena nabad ha kdhigo 😢 waan daalney

    • @nuurmustafe
      @nuurmustafe Před 3 měsíci

      Ilaahey haka qabto daalimiintaa dadkeena 😢😭🤲

  • @MohamedAli-mi9qp
    @MohamedAli-mi9qp Před 8 lety +99

    AL-shabaab iyo inta taageerta naclatu Rabi ALLAHA ku rido, marxuumkaana janatul iyo hoyadiina Fardowsa ALLAHA ka waraabiyo inta uu ka tagayna samir iyo iimaan ALLAHA ka siiyo. wallahi waa naxdin aaad iyo aad u murugo badan.

  • @wardamohamoud8475
    @wardamohamoud8475 Před rokem +10

    6/9/20 22 baan dawaanaya dhacdadan xanuunka badan😭ilahy umda haka qabto habaar qaboyinkan umda dhigoda ku mayra naysa

  • @ruudvanistelrooy1088
    @ruudvanistelrooy1088 Před rokem +6

    Wlahi waan ka naxay 2023 baan daawnayaa Qisadan naxdinta leh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @faizomahamed6475
    @faizomahamed6475 Před 8 lety +36

    ilaahey walaasheen macaan samir iyo iimaan saadaq ah hasiiyo walaalkeen C/casiis iyo maamadana allaha naxariistiisa ugu deeqo aamiin aamiin.

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 Před 5 měsíci

      Amin abayo maxay udilen ma dowlad bu ushaqenayay

  • @cayuushahmed1243
    @cayuushahmed1243 Před 5 lety +33

    2019 yaaa daawanayo 😭

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 Před 4 lety +31

    8/1/2020ayaa dawanaa dhacdadaan xanunka bdn 😭😭

  • @xasanxudayfi7150
    @xasanxudayfi7150 Před 4 lety +7

    اللهم خذ علي شباب أخذا وبيلا كما اخذ فرعون يا ربي

  • @abdirizakjama8574
    @abdirizakjama8574 Před 4 lety +3

    Mr Wariye shaqo fiican ayaad qabatay balse gabadha inaad tirahdo ka waran dareenkaada IYO xasuustaada ma ficnayn - qof dadkiisi Lagu hot laayay Kuma haboona - si kale inaad hadalka u dhigto ayay ahayd adigoo ilalinaya boogta inaadan danqin. MashaAllah gabadha waa qof qalbi adag, waana aftahan Allahàa u fududeeyo xalada ay ku sugan tahay

  • @factsview5991
    @factsview5991 Před 8 lety +10

    ( ونضع الموازين القسط ليوم القيامة فلا تظلم نفس شيئا وإن كان مثقال حبة من خردل أتينا بها وكفى بنا حاسبين ( 47 )

    • @maryamhassan9752
      @maryamhassan9752 Před 5 lety

      صحيح

    • @abumuscabassalafi9233
      @abumuscabassalafi9233 Před 4 lety

      صحيح جزاك الله خيرا بارك الله فيك

    • @abumuscabassalafi9233
      @abumuscabassalafi9233 Před 4 lety

      صحيح جزاك الله خيرا بارك الله فيك
      وقال تعالى يوم تأتي كل نفس تجادل عن نفسها وتوفي كل نفس ماعملت وهم لا يظلمون 😭😭

  • @zakariyeahmedmohamed8006
    @zakariyeahmedmohamed8006 Před 4 lety +3

    18/1/2020 10:42pm ayan firsanaya dhacdadan xanunka badan subxanallah ina lilahi wa ina ilehi rajicuun dhibaato kaween majirto qof dumar ah in ninkeda iyo sodohded lagu hordilo waliba bilaa sabab wlh xanuun qof walba o muslim ah u la ilmeen doono hadu firsado 😭😭😭😭😭

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 5 měsíci +1

    Waa dhacdo xanuunkeda wadata😭lakin dad iimaan & sabar badan weeye.. ilahay Umada haka qabto agteyda Naxariis idinma taal Nacala idinku taal Alsheydaan

  • @naasircabdicali4794
    @naasircabdicali4794 Před 5 lety +12

    C/casis iyo shamso deres ayan eheyn 13sano guriga kudhegan ayan deganayaan dadwanagsan deris fican allow unaxariiso

    • @sabrinamohamed6608
      @sabrinamohamed6608 Před 3 lety

      Numberkaaga ma heli karaa walal

    • @abdirahindahir4614
      @abdirahindahir4614 Před 3 lety

      Ma heli Karnaa reerkan meel aan kala xiriirno please?

    • @abdirashidcatalonia8708
      @abdirashidcatalonia8708 Před rokem

      wll waa sanadkee reerkana war iyo wacaal xage bay ku war danbeyeen

    • @maqdiscali8229
      @maqdiscali8229 Před 3 měsíci

      Anaga xitaa wllhi cidii kaso horjede ahen mamadii cawisay gawadheda😢😢habiin xanun badan eheed.runtii mailaawin wllhi😢 allah yarahma

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 Před 7 lety +2

    allow ugar gar gacan kaxaqdaran aya dishay wa mid lama hilmaman ah walahi waa qof iman leh allaha uziyadiyo allaha lakoriyo carurta

  • @mohammedcyc4401
    @mohammedcyc4401 Před 10 lety +41

    Nacalad ilaahay haku dhacdo Al shabab musliminta aan wax Galabsan ayay iska iska dilaan hoyoyin badan ayay Asaay uu saren ilaah haidinka qabto misliminta

    • @najmahashim2240
      @najmahashim2240 Před 6 lety

      mohammed Cyc ASc

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 Před 4 lety

      Hawiye imsa micno laan ku layeen bur burkii wxey sameyen baa manta alle dib ugu so celiyey godabtii ay galeen

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 Před 4 lety +1

      Abdirahman husuen waad aqlaaq xuntahay waryaa xayawaan aa tahay dad muslin ah oo dhibaato ku dhacday aad ku farxee duli aatahay isku xishoo subxaana laah qof wallaalkaa ah aad ku farxee dhibaatadiisa intaad ka murugoon leheed qabiil neceybkiisa aa madaxa kaa galay

    • @qadarcabdulahi774
      @qadarcabdulahi774 Před 4 lety +1

      @@abdirahmanhussein1899 walal Allah kacabso hadalkan waalagu weydiindonaa Muslim Allah ugargaro iyo umada somaliyed

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 Před 4 lety

      @@xamdi8775 horta guriyaha kujiraan haka bxaan alle ha u laabta marka wx hagagayaan xaq islaamed inaa heysto raaxeysto waa hawenkii xali tagey

  • @aminaahmed3779
    @aminaahmed3779 Před 4 lety +3

    Allah dhacdadaan gormay dhacday xanun badanaa oh waxan daawnaya 1.25.2020 Allah kaweeen kuwaaaa

  • @qadarcabdulahi774
    @qadarcabdulahi774 Před 4 lety +1

    Wlhi dhiigi umada somaliyed waaa labaneystay Allah idiin gargaro aniga waan uduceyey umada somaliyeed waan idinla xanuunsaday alshabaab Allah naga qabto waaa cadawgena iyo cadawga Allah

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 Před 7 lety +6

    Alshabaab Hadii ay Shacabka Faraha Kaqaaadi lahayeen oysan dili leheyn Waan taageeri lahaa Lkn dad Anan kalagaraneyn Maati&Cadow wlhi Lama taageeri karo BALAAYO Allah kurido Alshabaab. ..Indho xumada ay Shacabka udileen wlhi itopiyaan &Ugaandhees umadulin.
    Wxa kaliya ee aan kunacay ayaa Ah ehelka ayey iskuhordilaaab😭😭

  • @gacalyare47
    @gacalyare47 Před 7 lety +20

    Nacladii Alle iyo midii Rasuuulka Hakudhacdo In Allaala Intii Kadambaysay Dilkani Qorshaysan ee Lagu Baabi yay walaalaheena Alle Hakajaaiziiyo Maalinta Qiyaamo

    • @salmaanjookar4876
      @salmaanjookar4876 Před 6 lety

      Allaah u naxariisto mamo iyo wiilkeda janatu fardowso allaha kawarawiyo

    • @hawaabdi8725
      @hawaabdi8725 Před 5 lety

      Ala yaa arxam waa fal naxdun leh yaa rabi aloow naga qabo

  • @salmanyare1438
    @salmanyare1438 Před měsícem

    Alla xanuun badana dhacdadaan waxan dawanaya 21/6/2024

  • @xasancalimaxamed7739
    @xasancalimaxamed7739 Před rokem +2

    Wan xasusta waqtiga ey dhacday dhacdadan waxeyna ka dhacday xafadeyna wajer e degmada karan cidamada dowlada iyo kuwa yugandha waxey ku sugnayen isgoyska karan ama jira wacbuudhan allaha u naxariisto gacan ka gardaran aya dishay

  • @farhanomaradaweh7760
    @farhanomaradaweh7760 Před 2 lety +2

    Allah ha unaxaristo marxuumka xaqtarada lagu dilay iyo maamadi 😪 dhamaantood Allah janadul fardawsa aclaa haka waraabiyo

  • @MankaBozz
    @MankaBozz Před 6 lety +1

    Qalbiga l ruxmaday ah kuwaas islam laguna sheegi karo wlhi samir io iman ala ka siiyo wlhi waan ilmeyey waa qiso xanun badan xitaa waa dhamesan wayey😭😭😭😭

  • @mohamedabdullahinuurarab160

    9.1.2020 Ayaa la joogaa walina ugus dadkiii waa dilayaan dadka muqdisho oo ku hoos nool dowlada ilaahay ha u gar gaaro waxaan is weydiinaa ilaahay haduu nolosha nagu simo 5 sanno kadib xamar saan miyay sii ahaan😢😢😢?????????????

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Před rokem

      After three years still no change😢😢😢

  • @cabdiladhiif2261
    @cabdiladhiif2261 Před 2 lety +5

    26 / 4 / ee mach 2022 Ayaan dawanaya dhacdadan xanunka badan 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @samiradek5987
    @samiradek5987 Před 7 lety +11

    Wlhi wan oyay. Kawani muslim ma ah wayo waxay xalashaded dhuga musliminata iyo dadkan waxba glbsn. Allh waxanka baryaya inkuwas magacoda la wayo. Alla cilbadana.

  • @nafisaqueenyusuf196
    @nafisaqueenyusuf196 Před 8 lety +11

    inalilaahi wa ina ileyhi rajicuun this brings tears to my eyes may his soul rest in peace

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 Před 7 lety +21

    Allah uu naxaristoo c/asisi mama madino
    Familkaa wa familkiga

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭😭yarabi adaa u maqan umadeynii musliminta gar ahaan umadeeni somaaliyeed allahuma aaamiin

  • @qatraqaali5723
    @qatraqaali5723 Před 7 lety +10

    aduunka qisadaaa ayaaa iigu xanuun badneed walahi waaa geeri fool xun

  • @maxamadqadar3475
    @maxamadqadar3475 Před 6 měsíci

    Dhacdadaan cml ilaahey uma geesto qoos muslimiin ah ilahey ha.unaxaristo maalin qamiis 😢11/1/2024 saacada 5:18 galab nimo😢

  • @ridwaanabokor8452
    @ridwaanabokor8452 Před 4 lety +1

    Inaa li laa hi wa unaa lilaa raajicuun
    Kuwan Diin ta way ku ciyaareen
    Alla ha ka muujiyo
    cuqabadeeda inta Ay cad ceedu soo bA xayso

  • @hindamohamed2786
    @hindamohamed2786 Před rokem

    Illaahay ayaa yidhi iyagaa Isa soo hooyn umada Nabi muxamed 😭😭😭

  • @motecheoo4
    @motecheoo4 Před 10 lety +5

    ilahay ha unaxariisto hoyada iyo wiilkeeda alshabaab ne ilahay naar hakufugeyee

  • @zamzammursal1018
    @zamzammursal1018 Před 8 lety +8

    inalillahi wa inaa ileyhi raajicuun illahay hawnaxaristo marxumintaa

  • @umumuscabjoogdheer640
    @umumuscabjoogdheer640 Před 7 lety +6

    waka xumahay inaa lilaahi waina ileyhi raajicuun abayo shamso allaha ka samarsiiyo adunyada wax walbo wala arka adigana allaha kula sacido korintoda

  • @abdiraafacabdimajiid3996
    @abdiraafacabdimajiid3996 Před 2 lety +1

    Habenka waan joogay sxbkey abdicasiis dhibka kudhacay iyo hooyadis Allaah unaxariisto

  • @kadirawadjr9288
    @kadirawadjr9288 Před 10 měsíci

    16 09 2023 Geesi ayuu ahaa ilaah ha u naxariisto isaga iya hooyadii inta uu ka tagay alle ha xifdiyo allow yaa og manta imisa xilibaan oo fuley ah ayaa al shabaab lacag u dira sida ninkaas runta u sheegin waayay 😢

  • @umaayubumaayub445
    @umaayubumaayub445 Před 8 lety +11

    mcnt illaahey ha u naxaristo wll iyo hoyo

  • @dreamgirlchannel967
    @dreamgirlchannel967 Před 7 lety

    wlh waaa qisoo xanun badaaan oo aaan laa oyey ilahayoow intaa Muslim dhibkaa kaa qaabo gawadan ilahayoow ninkedaa iyo hoyadisaa jannaadaa gacaantaaa midiig kaa si

  • @maxamedqadarhusseinibraahi6579

    Subxana allh allow nagarqabyaasha dalkaana ka badbaadi dhacdaadan oo kalana allow qof muslim ah ha la kulmin waa 3/4/2023😢😢

  • @mohamedamohamed3880
    @mohamedamohamed3880 Před 8 lety +29

    reekan dhibka ku dhacay xagee lagala xariiribkaraa plz cinwaan noo sheega

    • @yasincadawe5714
      @yasincadawe5714 Před 5 lety

      illahow unaxarizo mamada iyo inankega al zhabab alle ha babiyo

  • @mbms-1146
    @mbms-1146 Před 5 lety +1

    Rabbi waa uu ku hiiliin hooyo somaliyeed xaq darada ay ku dileen aabo somaliyeed ax ax

  • @abdiazizkule7933
    @abdiazizkule7933 Před 7 lety +25

    shirqool caadii ah waaye sabaabtu ah niimanki lajogeey aweey waay isogaayeen niimanka laajogeen iyo moriiyaanta weerarka soqaaden siirdonka fiicaan majiiro somali niimanka soqaabta

  • @maxamadcabdi11maxamadcabdi11

    5/2/2023 daawaday waana xanuun saday wllhi 😓🥺

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 Před rokem

      Ani xitaa 15:07 aan daawanaayaa ilaahey how naxaristo intii dhimatay

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭wll dadka was loo qariyaa wajiyadooda illaahay ha ka Qanto oo Aduun iyo Akhiraba ha duleeyo manaxayaashaas naxariista Alle illaahay ha u diido 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zadaqde
    @zadaqde Před měsícem

    24/6/2024 aya dawanaya dhacdadaan xanunka badan wlhi ilinta wa ceshan wyy allow qalbiga u qabooji mamada 😢😢

  • @marialovebabyasdfg2939

    Alaah naxdin wey aragtay walahi ilahey samir iyo imaan alaha kasiyo ayagana alaha unaxariisto

  • @halimahashim1948
    @halimahashim1948 Před 4 lety +1

    Wallahi wan ilmeyay allah haunaxaristo wilka iyo hoyathi😭😭😭

  • @sacdiyodaahir4606
    @sacdiyodaahir4606 Před 4 lety +1

    Allaha unaxariisto walaalkeen iyo hooyo aad ayaan u ooyay xaqiiqdii allaha Naga qabto alshabaab

  • @haniabdala2912
    @haniabdala2912 Před rokem

    Ax alla xanuuun bdanaaa qofkaaago hortaada lagu dilayo si xaqdara ah wlh maaamada xanuun iyo murugo aduun wey aragtay yaarabbi unaxariiso marxumka iyo hoyaddii waxan daawadayyy 16/2/2023😭😭😭😭😭😭

  • @sacadhassan9184
    @sacadhassan9184 Před 8 lety +8

    ax xanuunbadana.illahaw u naxariiso.wiilka iyo hooyadii

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 Před 4 lety +5

    Wllhi wan ka xanunsaday dad aan isku fiicanhy waye 😭😭😭

  • @fartahaaji7857
    @fartahaaji7857 Před 8 lety +8

    ilaahow waan dhimaneynaa oo adaa na oofsan dono sacadeenana ma dhaafi dono waxkasta dhaca ee geeridena kadhig mid xaq ah mid aadka raali tahay oo soo labadkayagana kadhig mid qeyr qaba insha alah

  • @nasteexaladan5996
    @nasteexaladan5996 Před 10 lety +18

    Subxanallah
    Walhi Ilin deeyda waan celin waayay
    Alshabaab diin malahan islamka neh waa ay u kafeen
    Yaa rabi kaqawo umada adigaa awood lahee
    Waa sida israil oo kle wax kle oo aan ku sheego magaranayo walhi
    Alle samir iyo imaan haidiin kasiiyo
    Insha Allah somali waa ay Kuu leysa neysaa
    Dowlada neh waxaan kacod sanayaa in ay soo qabato ragii
    Arintaani fulxumada badan keestay plz

  • @cayuushahmed1243
    @cayuushahmed1243 Před 5 lety +3

    Allah xaada i istaagte allaya raxma dhamaan inta dhibka sogaray😭😭

  • @abrahammo760
    @abrahammo760 Před 5 lety +3

    inshallah maalin aan mnta aheen baad ka arsan doonta inshallah 😥😥😥😥

  • @awoweismail
    @awoweismail Před 4 lety

    Wallahi waa wax aad looga noxo in leeska dilo umadda aan waxba galabsan alshabab dadbadanee layaan allaha kaqabto umaada somaliyed intii ku dhimatay allaha unaxariiso 😭😭😭😭😭😭😭

  • @hatiimowad9961
    @hatiimowad9961 Před 9 lety +6

    subxanllaaaaaaaaaaaaaaaaaaah arxan darnaaaah balse maxay samay doonaaan caruurtaa goortey waynadaaan xanuunka luga dhigay
    maxay sameen donaaan

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 Před 6 lety

    Ax alla xanuun badana Nolosha dhibaatiyo dhacdo cusub ma weydo Allah u naxriisto

  • @lovemaker9309
    @lovemaker9309 Před 9 lety +7

    waa wax ad loga xumado waxan baq udiraya umada somaliyed war kaca oo la dagala al shabab oo umadi somaliyed musliminta ah laynayo war midan damir la ahen somali intii ay qabil iyo waxdaran ay isku haystan war istaga wlh hadan manta gacmaha is qabsan sidan ayaa ku jirena

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 Před 4 lety +3

    Waxan dhawaday 1/15/2020 alshaydhan iyo waxa tagaraba nacaladha allah haku dhacdo

    • @fardosafardosa5679
      @fardosafardosa5679 Před 4 lety +2

      22/1/2020 at3:56 ayanfirsade inalilah waina ilahy rajicun Allah haunaxiristo wadacdho xanunbadhan

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370

    waa qiso xanun badan ilahoow unaxariiso Aamin

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 Před 6 lety +2

    allah ha u naxariistoo

  • @idrissismail8665
    @idrissismail8665 Před 8 lety

    ina lillah wa inaa lheyhi raajicuun , illahow uuu naxarisoo gooska iyo caruurtay ka tageena samir ka sii uuna gargar adiga aya aawoodleee ya rabi. suubxaana allah

  • @xabeebchannel1419
    @xabeebchannel1419 Před 5 lety +2

    wlh waan LA ilmeeyay xanunka

  • @nawalcadey7484
    @nawalcadey7484 Před 7 lety +10

    intaas sabanka dhacaya aaway dowladi wllhi shacabki haladhameeyo aa imaatay ilaahay aa noomaqan

  • @quenzapela2930
    @quenzapela2930 Před 4 lety

    Alaha unaxaristo dhacado xanuun badan waan kaxunahay xasuuqa halkaas kadhacay

  • @munoabukar665
    @munoabukar665 Před 5 lety +3

    Inaalilaahi wainaa ileehi raajicuun allaw inoo gargaar

  • @cabdifataax8654
    @cabdifataax8654 Před 8 lety +1

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicun alow unaxariso waanala laayey alaha Nagu wada kulmiyo janatul firdos

  • @maryanqaalimaryanqaali2000

    inaa lilaahi wa inaa ilahy rajicun illhy u naxariiso wiilka iyo hoyadis sheydiinta illhy musliminta haka qabto

  • @fatumaahimed5819
    @fatumaahimed5819 Před 8 lety +1

    balaayo allaha ku rido wixii ilnahaas agoonteeyey hoyada iyo wiilkana aala u naxariiso

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 Před 3 měsíci +1

    14 April/4/2024 😢
    Ayan dawaaa hada iga dambeyso uducey family kaan😢

  • @faizomahamed6475
    @faizomahamed6475 Před 8 lety +1

    waligeey tanoo kale ma arag mana maqal waa wax ii dhinnaa intaa aduun joogay Laaillaaha illalaahu Muxammaddu Rasuulullaahi Sallalaahu caleeyhi wasalam.

  • @faafintakheyrka8590
    @faafintakheyrka8590 Před rokem +1

    2023 ayaan dawanayya allah haunaxariisto meydka

  • @mohamedamohamed3880
    @mohamedamohamed3880 Před 8 lety +1

    allah unaxariisto inta dhimatay

  • @ubahabdullahi9634
    @ubahabdullahi9634 Před 5 lety +2

    Wlh calosha ixanuntay waan murugoday nolasheyda dhacdo kaxanun badan maanh arkin allow kuwasi nolasha kucadawa

  • @ramlushali5446
    @ramlushali5446 Před 5 lety

    Ilah ha unaxaristo wa dhacdo xanun badan samir iyo iman alha siyo

  • @muktaartaaru6109
    @muktaartaaru6109 Před 5 lety

    Allah unaxariisto in alle in tii ka gacan ka xaq daran ey dishay in umamada islaamka dhib ugaysatayna allah baa laxisaabtaaya

  • @shamsoraage5719
    @shamsoraage5719 Před 6 lety +1

    ale ha u naxaristo masakinta cadowgana ale ha ka dulqado umada musliminta

  • @abdinazirisakh5112
    @abdinazirisakh5112 Před rokem +1

    ina lilah wa ina
    iley hi rajucun
    Alaah ha unaxariisto 😭

  • @liverpoolclub5239
    @liverpoolclub5239 Před 4 lety +1

    Ilahay Amar kis waye dibmalah lakini ilahayow haliigacazuma dilka dadka alshabaabka 🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭

  • @muqtaarxajicumar1171
    @muqtaarxajicumar1171 Před 5 lety +1

    Allaha uu na1xaristo

  • @hatiimowad9961
    @hatiimowad9961 Před 9 lety +1

    arxan xumaa ALshabaaaab nacalad haku dhacdeeeeh yuhuuuud way kadaran yihiiin

  • @abdikadirmuse512
    @abdikadirmuse512 Před 4 lety +2

    March 29/2020
    Saacadu tahay 1:42pm duhurnimo ,qaarada US.
    Allow unaxariiso.markan dhameystay muqaalkaan wan ilmeeyey,wxna ii Soo baxday in walalkeena gurigiisa lagu shirqoolay,nimanka lajoogay ayaa kadambeeyey taas waa hubaal.
    Gabadha reerka leheyd waa ehelu jano ala samir badanaaa ilahayoow nasii samirkaaga okale intii ku wax yeeloowday musiibooyinka dalka ilaahey ha u boogo dhayo samir iyo imaana allaha kasiiyo.

  • @abdullahibaadidon4539
    @abdullahibaadidon4539 Před 4 lety

    alaaha unaxariisto wilka iyo hooyadise cadow aan naxaris lahen waye alaaha kajaseyo

  • @beerfaleofficiella1068

    Aniga daawanaayo 2020 wilina somalia dhibkii waa haystaa

  • @najaxmaqsuud1374
    @najaxmaqsuud1374 Před 3 lety

    Allah unaxariisto qawaarij lacnatulah hoog iyo ba'usugnaatay

  • @heplahepla9224
    @heplahepla9224 Před 4 lety

    Illahay samiirka hakuh diyadiyo amiin yaganah janatuh fardowsa ha geyo amiin

  • @shaafihaybe7016
    @shaafihaybe7016 Před 4 lety +1

    Allah how naxariisto qabrigana Allah how waasiciyo jannatul far-dowsana Allah hawada geeyo
    Laakiin Xabadda intaa leeg ee dhacay say dowladdu mamaqlayn miyaaa
    Suur-tagal maaha 😭

  • @maxamedcarab9203
    @maxamedcarab9203 Před 6 lety +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 yaaaa aaaaaalh ilaaahow ada jogo wxbo noma harin hda nahy somli bl cidan sida logaly firi

  • @quruxdumarwaaxishod7949

    Alla calol xumo badanaa ninkaaga iyo sodoh daada hor taada lagu dilaayo allow unaxariiso yaa rabi

  • @iqramohamed2781
    @iqramohamed2781 Před 7 lety

    Ilaaheey ha unaxariisto dhamantot iska samar walasheey

  • @princesszuuzuu6215
    @princesszuuzuu6215 Před 6 lety

    Dhacdo Ka Xanun Bdn Tan Horteed Ma Maqlin illahow Uguz Umada Ka Qabo Yaaa Rab

  • @maryannoor6964
    @maryannoor6964 Před 7 lety

    waa arin aad u naxdin badan oo aad aan ula murgooday Somaliya waxa ka dhacayo waa wax aan aduunka Horey uga dhicin Subxanallah, Alshabaab waa cadawga shacabka somaliyed inta ay Alshabaab somalia joogaan ilama ahan in nabad lahelayo

  • @moulayhamidi2786
    @moulayhamidi2786 Před 7 lety +1

    walahi wa murogo aduun inalilaahi wa ina ilahi rajicuun ilah samir iyo iman haka siiyo

  • @khadarmahamed7060
    @khadarmahamed7060 Před 8 lety

    allaahu Akbar yaa rabi allow wax Ka qabo dadkan SomAlidii xasuuqay adaa malik ah ogsoon wax walba yaa xakiin

  • @Imoo5
    @Imoo5 Před 4 měsíci

    Allah u naxaristo kuwa arxanka daran Allah naga qabto😭😭