Abdullahi Qorshe
Abdullahi Qorshe
  • 2 812
  • 4 921 682

Video

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Dabaan oo ka hadlay arrimo xasaasi ah.
zhlédnutí 84Před 11 hodinami
Arrimaha dacwadaha daahay, horumarka maxkamadda,lacagaha maxkamadaha laga qaado, dadka Khawaarijta u eedesan, dadka lacagaha u aruuriyo Khawaarijta.
Abuukaate Warsame oo u doodaya qoyskii Lacagaha badan u aruuriyay Khawaarijta,
zhlédnutí 139Před 23 hodinami
Abuukaate Warsame oo u doodaya qoyskii Lacagaha badan u aruuriyay Khawaarijta,
Koofi Abuukaate Zakariye Waxaa uu ninkii iga difaacay alaabtii Maxkamadda.
zhlédnutí 177Před 2 hodinami
Agaasimahii Hore ee Hey'adda Socdaalka Dr Koofi " Abuukaate Zakariye waxaa uu ahaa Ninkii iga difaacay Kiiskii Maxkamadda ee la isoo Maleegay"
Guddoomiye Shuute Nin aan Dil Toogasho ku xukumay ayaa aniga iyo asxaabteyda na xeray .
zhlédnutí 201Před 2 hodinami
Guddoomiye Shuute Nin aan Dil Toogasho ku xukumay ayaa aniga iyo asxaabteyda na xeray 24 saac ku dhow oo Baahi nagu dilay.
Gabdho ku eedeysan Dil iyo Maxaabiis kale oo ku jira Xabsiga CID ee magaaladda Muqdishu.
zhlédnutí 366Před 7 hodinami
Gabdho ku eedeysan Dil iyo Maxaabiis kale oo ku jira Xabsiga CID ee magaaladda Muqdishu.
305 ruux oo eedeysanayaal ah oo isugu jira gabdho wax dilay ayaa ku xeran xarunta baarista dembiyada
zhlédnutí 46Před 7 hodinami
305 ruux oo eedeysanayaal ah oo isugu jira gabdho wax dilay ayaa ku xeran xarunta baarista dembiyada.
Xeer-Ilaaliye Farxaan Xuseen Muxuu kala soo kulmay Maxabiista ku xeran xarunta Dembi Baarista.
zhlédnutí 36Před 7 hodinami
Xeer-Ilaaliye Farxaan Xuseen Maxamed Muxuu kala soo kulmay Maxabiista ku xeran Xabsiga xarunta Dembi Baarista.
eedeysane Faadumo"Aaabaheey miyaan ka shakinkaraa asagaa ayaa ii diray oo i dhahay soo samee, "
zhlédnutí 104Před 9 hodinami
eedeysane Faadumo"Aaabaheey miyaan ka shakinkaraa asagaa ayaa ii diray oo i dhahay soo samee, Saan maa u maleyneynin"
Odaygeyg man ka shakin kara, maxan u dhahaa Lacagtii away? waxa Martay lacag dhan $2,747,208.5,
zhlédnutí 96Před 9 hodinami
Odayga waaaye, Odaygeyg maan ka shakin karaa, maxaan u dhahaa Lacagtii aaway? Akoonkeeda waxaa Martay lacag dhan $2,747,208.5,
Sidee Qoys aan shaqeynin Khawaarijta ugu aruuriyeen $12,615,109.9.
zhlédnutí 56Před 9 hodinami
Xer Ilaaliye Ku xigeen Farxaan Xuseen oo sharaxaya sida hal qoys oo aan shaqeynin xirfad kale laheyn ay Khawaarijta ugu aruuriyeen lacag dhan $12,615,109.9.
26 jir aan shaqeynin Guri joogto ah oo akoonkeeda ay martay $3,728,399.9.
zhlédnutí 48Před 9 hodinami
26 jir aan shaqeynin Guri joogto ah oo akoonkeeda ay martay $3,728,399.9.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $$12,615,109.9
zhlédnutí 351Před 9 hodinami
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $$12,615,109.9
Mooryaan Rabay in ay dhacaan hooyo waayeel ah iyo dil ka dhashay oo Maxkamadda lasoo taagay.
zhlédnutí 780Před 14 hodinami
Mooryaan Rabay in ay dhacaan hooyo waayeel ah iyo dil ka dhashay oo Maxkamadda lasoo taagay.
Xeer Ilaaliye si weyn u difaacayay dulmiga loo geystay Alle ha u Naxariiste Luul Cabdicasiis.
zhlédnutí 2,8KPřed dnem
Xeer Ilaaliye si weyn u difaacayay dulmiga loo geystay Alle ha u Naxariiste Luul Cabdicasiis.
Abuukaate Jabriil oo sheegay in Dambiga #sayid_cali Uusan Galin oo aheyd in lasoo xero Dhaqaatiirta
zhlédnutí 127Před dnem
Abuukaate Jabriil oo sheegay in Dambiga #sayid_cali Uusan Galin oo aheyd in lasoo xero Dhaqaatiirta
Rag loo heysto in ay u goosteen Khawaarijta Kadibna Muuqaalo laga duubay ayaa Maxkamadda Saaran.
zhlédnutí 182Před dnem
Rag loo heysto in ay u goosteen Khawaarijta Kadibna Muuqaalo laga duubay ayaa Maxkamadda Saaran.
Doodii ugu adkeyd oo maanta lagu qabtay abuukaatahii u doodayay Eedeysane Sayid Cali.
zhlédnutí 23KPřed dnem
Doodii ugu adkeyd oo maanta lagu qabtay abuukaatahii u doodayay Eedeysane Sayid Cali.
Doodda Eedeysane Zayid Cali oo aan waxba la isku reeeban Maanta.
zhlédnutí 14KPřed dnem
Doodda Eedeysane Zayid Cali oo aan waxba la isku reeeban Maanta.
Ninkii Walaalkood dilay ayey Rasaas ku Jarjareen Balse Maanta ayaga ayaa dil ku ayaa qalqiil ku jir
zhlédnutí 1,1KPřed 14 dny
Ninkii Walaalkood dilay ayey Rasaas ku Jarjareen Balse Maanta ayaga ayaa dil ku ayaa qalqiil ku jir
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah .
zhlédnutí 97Před 14 dny
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah .
Jaceylk Wiilka Cuuryaanka iyo Diidmadii Gabdhaha Xasuusaha Wargeysada jaceylka. Wariye Xaaji Tahriib
zhlédnutí 67Před 28 dny
Jaceylk Wiilka Cuuryaanka iyo Diidmadii Gabdhaha Xasuusaha Wargeysada jaceylka. Wariye Xaaji Tahriib
Xukunka Maxkamadda ay kasoo saartay gabdhahii ugu Caansanaa aaladda TikTok.
zhlédnutí 372Před měsícem
Xukunka Maxkamadda ay kasoo saartay gabdhahii ugu Caansanaa aaladda TikTok.
Bilaal Bulshaawi "Waligay isma laheyn hadal aad TikTok ka sheegtay Maxkamad ku muteysan doontaa, "
zhlédnutí 76Před měsícem
Bilaal Bulshaawi "Waligay isma laheyn hadal aad TikTok ka sheegtay Maxkamad ku muteysan doontaa, "
Guddoomiyaha Maxkamadda oo Su'aalo waydiiyay Gabdhii TikTik qasay.
zhlédnutí 285Před měsícem
Guddoomiyaha Maxkamadda oo Su'aalo waydiiyay Gabdhii TikTik qasay.
Xeer Ilaaliye Ku xigeen Jamaal oo sharaxaya waxaa loo heysto Gabdhaha TikTok.
zhlédnutí 125Před měsícem
Xeer Ilaaliye Ku xigeen Jamaal oo sharaxaya waxaa loo heysto Gabdhaha TikTok.
Maxkamadeynta Gabdhahii ugu Caansanaa Aaaladda TikTok, Maxaa ka dhacay,
zhlédnutí 423Před měsícem
Maxkamadeynta Gabdhahii ugu Caansanaa Aaaladda TikTok, Maxaa ka dhacay,
BARNAAMIJ GAAR AH: KISMAAYO IYO SHIRKA MADASHA CADAALADDA
zhlédnutí 88Před měsícem
BARNAAMIJ GAAR AH: KISMAAYO IYO SHIRKA MADASHA CADAALADDA
Maxaa Kala qabsaday Dacwad oogaha iyo Eedeysanaha loo heysto la shaqeynta Khawaarijta.
zhlédnutí 431Před měsícem
Maxaa Kala qabsaday Dacwad oogaha iyo Eedeysanaha loo heysto la shaqeynta Khawaarijta.
Lacagta Shacabka Xoog looga soo qaaday ayuu akoonkiisa ku haayay.
zhlédnutí 724Před měsícem
Lacagta Shacabka Xoog looga soo qaaday ayuu akoonkiisa ku haayay.

Komentáře

  • @FaTxiZiciid
    @FaTxiZiciid Před 7 hodinami

    Wlhi waxa tahay wariye kalsoni leh vuisku wu qarxi dona zxp

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Před 17 hodinami

    😂😂😂😂

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před 2 dny

    Ninkan abukaata ah akhiro ma ilobay

  • @user-wp6vw7ys7n
    @user-wp6vw7ys7n Před 6 dny

    Allaajj kamabaqum abuukatahznn wa qa iin ee halaga qabto umada sid cali qabriga adiga kaliga yaa lagu xisabina besada aad qadatay kuma badiindont allaah waa ku arkaya wana ku maqlay

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q Před 7 dny

    War ninkaan qaacinka gerka cadleh halasoo xiro meelxun hakabaxee balaayo ale haku rido

  • @hassanherro943
    @hassanherro943 Před 7 dny

    Cadaalada rabi xakiisa ayy ahaaty Allow unxariso Kuwii dulmiyeyna allah hka abaal mariyo

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z Před 9 dny

    Waxan la yaabay qareenada siid cali intey ka doodi lahaayeen qofka soo wakiishay waxey ka doodayaan maxkamadihii hore ee dilka ku xukumay siid cali iyo dhaqaatiirtii daweeneesay marxuumad luul cabdicasiis subxaana laah

  • @ullasuutari313
    @ullasuutari313 Před 12 dny

    War Abokaatahan maka badbaadinkaraa Maxkamadda Aakhiro?

  • @ullasuutari313
    @ullasuutari313 Před 12 dny

    Ninkaan lacag ayuu kaga doortey Xakhii Allaah na farey oo noo soo dejiyey Kitaabkan qoraayo

  • @ullasuutari313
    @ullasuutari313 Před 12 dny

    Horta hore waxaa maqan su`aasha sababta uu shidaalka u soo gatay una shiday asigoo guriga joogo?????????????????????????????????????????????????????

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 Před 12 dny

    Beenaale tuug alkacabsi ma lihid xisaabt ilahay iyo maxkamadiisu way dhawdahayform hargays

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Před 12 dny

    Ninkaan qareenka waa isaga la maxkamadeeyo

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 12 dny

    KANI MADAXA DAYUUSAA LEH OO CALOOSHA WEEN LEH WAXBA KAMA YAQAAN QAREENIMO DHUUNTA AYAA WADATA EE WAA KUWII DALAAL KA AHAAN JIRAY SUUQA XOOLAHA

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 12 dny

    JAWAABAHA UU BIXINAYO CALI XALLANE AYAABA KU FILLAN MAXKAMADDA AAY KUXUKUMI KARTAA

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 12 dny

    SIID CALI MACLIN INUUW MUJRIM YAHAY AAN ARXAN LAHEEN WAJIGIISA AYEEY KA MUUQATAA

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 12 dny

    SIID CALI MACLIN INUUW MUJRIM YAHAY AAN ARXAN LAHEEN WAJIGIISA AYEEY KA MUUQATAA

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 12 dny

    DHEGAHA DHIIG KASII DEEY CALI XALLANOW EE MEESHA CIYAAL SUUQNIMO LOOGAMA BAAHNA CIYAAL SUUQ BAA TAHAY OO DHUUNIRAAC AH DHUUNTA ALLA KU QABAY WAXAAD DIFAACEESAA NIN AAY NACALADDII ILAAH KU DHACDAY OO DILAA AH OO KA CARARAY XAASKIISII GUBANEESA OO UUR LEH XAARAANKIYOOW

  • @abdisamadabdullahi6720

    Ninkaan aaqiro ma leh miyaaa

  • @SeynabAbdirahman-lr7xk

    Dil toogasho

  • @cabdulahifaras7655
    @cabdulahifaras7655 Před měsícem

    masha allaah

  • @UbaxKhadar-gg1pq
    @UbaxKhadar-gg1pq Před měsícem

    Wllhi dudeeye cadih maha 😅😊

  • @TamateetaToo
    @TamateetaToo Před 2 měsíci

    Jecliyaa jabka khawaarijta alshabaab weyjabeen jabaa kudhacay allahu akbar 😊

  • @user-bp4yp5ow3q
    @user-bp4yp5ow3q Před 2 měsíci

    Hurdo kahor waa la jiftaa

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 Před 2 měsíci

    Laandheereyaal weeye wlhi reer hiiraan

  • @user-bk4ym5xg2s
    @user-bk4ym5xg2s Před 2 měsíci

    Halalac ❤

  • @AhmedMahad-pv7zk
    @AhmedMahad-pv7zk Před 2 měsíci

    😢😢😢 allha ka sabar sieyo abayo

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 Před 2 měsíci

    Maslaxo qayr qabta Allah dhex dhigo wa dad somaliyed

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Saalaan sare Silcis gorgarte

  • @zadaqde
    @zadaqde Před 2 měsíci

    24/6/2024 aya dawanaya dhacdadaan xanunka badan wlhi ilinta wa ceshan wyy allow qalbiga u qabooji mamada 😢😢

  • @zuhaybxasan387
    @zuhaybxasan387 Před 2 měsíci

    Afkaaga caano lagu qabay ustaad

  • @salmanyare1438
    @salmanyare1438 Před 2 měsíci

    Alla xanuun badana dhacdadaan waxan dawanaya 21/6/2024

  • @NaasirAxmed-uj3wd
    @NaasirAxmed-uj3wd Před 2 měsíci

    DhlL😂😂

  • @user-xs9vu5ue4q
    @user-xs9vu5ue4q Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @user-op6ty6ck3h
    @user-op6ty6ck3h Před 3 měsíci

    Dsl hn 😭😭😭

  • @Qorshe2023
    @Qorshe2023 Před 3 měsíci

    doorasho Cajiib ah ayaa ka socota

  • @user-bj8xi2bd9p
    @user-bj8xi2bd9p Před 3 měsíci

    Wa ladiley hala fàtasho

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před 3 měsíci

    waxani waa ruwayaad uu matalayn waxaad moooda flim hindiyah

  • @selefiiiiiiiiiiiiiii
    @selefiiiiiiiiiiiiiii Před 3 měsíci

    كافر

  • @user-ek6tu7bv7k
    @user-ek6tu7bv7k Před 3 měsíci

    Yaa

  • @BilaKhadar
    @BilaKhadar Před 3 měsíci

    😂

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 Před 3 měsíci

    Waa Qiyaas Xukunkaasi.....Qofna lagumadilikaro

  • @ZakiXasan-cm2nf
    @ZakiXasan-cm2nf Před 3 měsíci

    Like ta ha ku ciyaarin waraaa hhhh

  • @AbubakarKaroto
    @AbubakarKaroto Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @khadraeh
    @khadraeh Před 4 měsíci

    Washaci yaqan abkate duduye walah wan kaylay difacisa sharci kusoco dudaye t

  • @user-uu4ry1yi5m
    @user-uu4ry1yi5m Před 4 měsíci

    Sxbow dowlada south africa sharci nasiiso please tell them dowlada

    • @Safiirka09
      @Safiirka09 Před 4 měsíci

      Sxb waqtigan mala imaan karaa meesha

  • @DrAbdullahi_omar
    @DrAbdullahi_omar Před 4 měsíci

    Wa midkamid ah abukaatayaasha ugu wanagsan , uguna xirfada badan magalada muqdisho

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Před 4 měsíci

    Walale Wahan kuwedina maxafisa UNHCR eledaha jira mise email unba lagalahadla

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Před 4 měsíci

    Asc walale Waha kuwedina kofka rabo qahotiga inu iskadibo seisku diba UNHCR Yan raba inan bush gareya inten kabilawa

  • @mawliidyuusuf-nd3dh
    @mawliidyuusuf-nd3dh Před 4 měsíci

    Adoo lacag iyo shaqo kawata malaga yaabaa inaad dhig muslin adqorta sudhato.

  • @motivumotivunbktv4409
    @motivumotivunbktv4409 Před 4 měsíci

    Mashallah