SNTV BARNAAMIJKA GUNGAAR 20.09.2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 09. 2019
  • SNTV BARNAAMIJKA GUNGAAR 20.09.2019

Komentáře • 318

  • @sowdoabdinor8548
    @sowdoabdinor8548 Před 4 lety +57

    Nolashu idin nacday UGUS guul iyo gobonimo ciidankeena NISA💪💪💪

    • @jamisa3668
      @jamisa3668 Před 4 lety +1

      Tayo darro haba nahaysee way dadaalaan iyo ciidankeenoo dhan. Waan kusoo laaban waddankeyga inshaallah.

  • @apdulahiomar6218
    @apdulahiomar6218 Před 4 lety +71

    Cabdi Cazis Africa Legend Waye Si Nadiif Ah buu U Soo diyaariyaa barnaamijka

    • @farxiyoaadan4290
      @farxiyoaadan4290 Před 4 lety +1

      Dad balwadleh saan uma egee beenta iska dhaaf afrika

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 4 lety +1

      Farxiyo Aadan dadakani uma eka dad balwad leh subxanallah

    • @adnoasad2996
      @adnoasad2996 Před 3 lety +1

      Waa nin ada adag m.a waaa wariye legend ah m.a

    • @boqraddagalmudug482
      @boqraddagalmudug482 Před 2 lety

      Allaha u naxariisto wariye Africa halyey qaran ayuu ahaa

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 Před 4 lety +29

    *Ugus way jabaanee*
    *Eegga haatan dabadeed*
    *Iwaydiiya anigoo*
    *Abidkoodba way go'i*
    Inashaa allaahu

  • @lamaanahanolosha1690
    @lamaanahanolosha1690 Před 4 lety +23

    Subxana Allah alshabaab ad bay uqaldan yihin wayo waxay diid nyihin nabada IYO gobanimada allow Somali 🇸🇴 cadowga kaqabo

  • @jacfarmaxamed2493
    @jacfarmaxamed2493 Před 4 lety +9

    Yaa rabi naga qabo waxa dadkeena baabi iyay yaarabi naga qabo inta soomaalia cadaw ku ah

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv Před 4 lety +16

    Wlhi waxan ku farxa sanahay inla qaabto eyahii nalayeey😭😭inta ila ah like isaar ilaahey dartiis😭😭Somali guul wacan insha Allah

  • @mohamoha9420
    @mohamoha9420 Před 4 lety +36

    Wax barasha kasocday 12:0 duhur nimo alle iga badbadiye الحَمْدُ ِلله
    waxan kaxumahay asxabtii aan kuwaye
    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

  • @zaciimhassan4824
    @zaciimhassan4824 Před 4 lety +64

    Sxb igu weyn maxamed deq aboreste iyo hooyo ayaa ku waayay qaraxa dhamadki 2018
    Allow idin naxariso😭😭😭😭😭

  • @imbandawi4142
    @imbandawi4142 Před 4 lety +8

    Hayeey istin boy 💣🔥

  • @muuseaxmedmuuse2900
    @muuseaxmedmuuse2900 Před 4 lety +23

    Hambalyo ciidanka qaranka sida waxbadan ka Barta shayaadiinta nooc walboo ey yihiin

  • @kalgaceylboy1174
    @kalgaceylboy1174 Před 2 lety +4

    Allah unaxristo C/casiis Africa

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 Před 4 lety +18

    Wale waayaab cid la aamino maleh'meesha ayax badan bay ku daadiyeen

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 4 lety +35

    Subxanallah!!!
    Dhiiga dadku ma sidaas buu raqiis u yahay!!!

  • @zackmohamedyusuf8918
    @zackmohamedyusuf8918 Před 2 lety +2

    Alle Haku Naxaristo Africa

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH Před 4 lety +6

    Number 1 wariye

  • @Xuseen_Afrika
    @Xuseen_Afrika Před 4 lety +29

    Waxaan ka shalaayaa inaan somali ahay intaad qabiiil ku jrtaan this is your result

    • @Adam-rg2gt
      @Adam-rg2gt Před 4 lety

      Husseemow qabiilka, dhaqan xumada ayaa ka daran. Qabiil waligii waa jiray heerkanna lama gaarin.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 4 lety +3

    Abdicasiis africa good reporter long life brother

  • @ahmedali-yg9be
    @ahmedali-yg9be Před 4 lety +2

    c.casiis. africa. well done bro

  • @mariamali5207
    @mariamali5207 Před 4 lety +2

    Mahadsanidin cidankeena dhaptii inbadan ayaan dartiina u hurudnaa sinabada guryaheena❤🙏🇸🇴❤

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 4 lety +1

    wadaniga nolaaw cabdi cazis Africa 📺📺 cod nadiif ah guuul badan ayaan ku rajeynaa

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 Před 4 lety +7

    Marka dawato macalin ilkacase.wilkan i qarso noqonaa

  • @mohamedabdi3153
    @mohamedabdi3153 Před 4 lety +11

    MashaAllah cidankeena Allah idhin ka awal mariyo shaqada umadda Soomaaliyeed uheysan..walal wariye barnaamijka nodameystir

  • @tellthetruth2809
    @tellthetruth2809 Před 4 lety +1

    Walahi Shabaab Nuuc kasta weey ku soo dareen squad kooda tuug laadar Shaikh iyo mooryaan ciyaalka xaafada macalin wax kasta weey ku soo dareen kooxdooda
    Ilaaheey ha inaga qabto

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 Před 4 lety +10

    Ciyaalkaan waa laduufsaday Cimri xarig haa laxiro koleey lakin kadhaafa dilka toogashada aabihiin wasee

  • @mohamoha9420
    @mohamoha9420 Před 4 lety +6

    Waa xafadeyda godey
    سبحان الله

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia1434 Před 4 lety +2

    Muqdhisho waxan u malaynaha xataa hadii sheikh Cali suufi loga dhigo madax Wayne dilka Kama joogsadeen wayo eeg Somali ilaa 1991 illaa manta dhiig ba baa ku daadanayah xataa dowladaha Somalia cadowga ku ah oo ugu horeeyo emarate ka iyo suadulig iyo dowladaha yurub iyo America xaatah Somali dagi mayso qofkii passport kale qatay xataa waa laba joogah hada waxay maraysah in Somali dii qurba joogtahayd lagu diro dowladaha ay ku noolayen oo la dhaho Somalida passport lama siinkaro dhaqalo bixiyo waxaan idiin sheegayah Somalida waxaa meesha dhigay waaa siyaasi cada qatah oo codoqga u sheqeeynayah

  • @farhanmotto8698
    @farhanmotto8698 Před 4 lety +3

    Muqdisho intii ugu xumeed Ee dhiig cabayasha ahaa isku aruursaday alla ha u sahlo masakiinta iyo Xamar

  • @ayubhassan9563
    @ayubhassan9563 Před 4 lety +18

    22:26 magacyo aan laga filayn UGUS

  • @ciisenur4310
    @ciisenur4310 Před 4 lety +2

    Cadalaad Majirtoo Inta La Xukumiin Niin .Dilaay wasiiir Jamaal

  • @kh_nazrivlogs3854
    @kh_nazrivlogs3854 Před 4 lety +2

    Subxanallah

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 4 lety +4

    cabdi cazis africa nolaaw walaal

  • @singamcade8617
    @singamcade8617 Před 4 lety +4

    Subaxaanallah Rabi ha inaga Qabto

  • @spmoha1539
    @spmoha1539 Před 4 lety +20

    U fiirso marka uu leeyahay isma dhahenin abtigey baa kuqarxinayo indhihiisa uu kugubaa waana nooc minal hajabaad ah oo ah jirka laga hadlo markaa abtiga wuu kubeen abuurana indhahana wu uga hajabaa

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 Před 4 lety +1

    Thank you Africa

  • @AbdirazhidomarAbdirazhidomar

    Yaaanla siidayn

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 Před 4 lety +1

    Bismilaah kuwan Somali Uma eega

  • @hodancali1740
    @hodancali1740 Před 4 lety +3

    Dalkeena waxa ragad sheey dhalintiii larabey iyagu isbedel keenan 😭😭😭

  • @samiirshiine4787
    @samiirshiine4787 Před 4 lety

    Guuul ciidanka xooga nisa💪💪💪💪💪💪

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 Před 4 lety +1

    *Shabaaaab shayaaadiiin waaaye*

  • @justnow7263
    @justnow7263 Před 4 lety +3

    Alshabaab dhamaantood shabeelada hoose may ka yimaadaaan

    • @maankayarechannel9990
      @maankayarechannel9990 Před 4 lety +1

      Maila aragtay

    • @justnow7263
      @justnow7263 Před 4 lety

      @@maankayarechannel9990 haa wlhi

    • @queencaisha9836
      @queencaisha9836 Před 4 lety

      Waa mida maskaxdeeyda qaadan la.dahay🙄

    • @najmonalka9032
      @najmonalka9032 Před 4 lety

      Haa walal waxey kaa buxan jamame jilib kamsum Oyo sakow

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 Před 4 lety

      Beelaha yaryarkaa o la.liido waaye,kaalaya ku aargutaa la dhahaa magaca Alshabab ,qaar. Badana gaaja u geeysa iyo si ay quutal yoom uga haleen..

  • @cadarali4704
    @cadarali4704 Před 3 lety +1

    Ninkeyga mustaqbalkaan ku wayay qaraxyadaan dhacayah😢

  • @osmaannuur3658
    @osmaannuur3658 Před 4 lety

    Subhanallah

  • @AbshiroFarah-nb1wb
    @AbshiroFarah-nb1wb Před 2 měsíci

    100 percent in charge

  • @mahadyuusufcali3251
    @mahadyuusufcali3251 Před 3 lety

    Subaxanalah Allah hanaga qabto kuwaan😅
    Somali nabad ilaahay haga dhigo

  • @user-ni6zh5vz4v
    @user-ni6zh5vz4v Před 4 lety +1

    Subxana Allah waxa ila yaab ah kuwaabo difaacaayo ama qiil u sameenaayo kuwaas oo dowlada ku jiro calooshiisa u daran dadka wexee sameeyeen woo iska indho tiraa

  • @abdallanoor8390
    @abdallanoor8390 Před 4 lety +1

    Waa cadaw aan aqoon xitaa waxa ay udagaalamayan iyo cida ay ladagaalamayan,ilaahow umada kaqabo kuwan manaxayaasha ah

  • @qarandonsomaliyed8524
    @qarandonsomaliyed8524 Před 4 lety +3

    Kawa godey dagmada dharkenley

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před rokem

    Wixii sheygto alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa dawlada

  • @naanaismaan4722
    @naanaismaan4722 Před 4 lety +1

    Wlhi waa yaab dhalin yarta yar yar siiba beesha jareer iyo elayda iyo reer xamarka ayaa lagu shaqesanaa raga waa weyn hala soo qabto ilmaha adegsanayo wabillaahi towfiiq

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před 2 lety

    Gugaar iyo w beenta iska dhaaf ee gabadhii aad canteen ikraan tahlil

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 Před 4 lety +9

    wariyaha aba kashakiyay ninman sir ayay hayaan waa in warkooda sifiican looga faidaysto

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 4 lety +3

    Kolaye alshabab comments waad akhrineysan waxaan idin sheegay umadda maskiin taha iska dhaaf raga hada tihin banaanka u soo baxo wax iska dhiciya drug dealers miyaa tihin

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 Před 4 lety +1

    Istiin booy hada Muqdisho Good Teilent ayuu katirsan yahay kaqabta bilaahi

  • @asadyare7088
    @asadyare7088 Před 4 lety +7

    Kuwan aniga ha ley dhiibo madaxa inta u furto hawada marka galo ku taba bartee

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před rokem +1

    2022 yaadawonoyo

  • @xasangadaa6916
    @xasangadaa6916 Před 4 lety

    Wllhi wxan ka naxay caruurta yar yar ee Somalia intay iyadu waqti galin wayday immikana ay leeyihiin waa alshabab.. Hooyadiin alshababta ka wasa

  • @ubaxliina7435
    @ubaxliina7435 Před 4 lety

    Kuwa udoodayo wallle idimna cafino hadiii jeebkiina la idin buxiyo nimankas dartiina loosi daayo allah' ha idin ciqaabo afuun iyo akhiro dad dadkeena dhibya dilyaaa u dodeysaaan meshaad Naga celin lahydeeb imaanka Allah idin sugo subxbanallah

  • @FarhanAli-ru8qj
    @FarhanAli-ru8qj Před 4 lety

    Guuleeyta ciidaanka laaye horerka umada somaliyeed

  • @diiffarah3663
    @diiffarah3663 Před 4 lety +1

    Good job NISA

  • @nihaal1434
    @nihaal1434 Před 4 lety

    mida muqadisho ku dhashay kuma jiro waxa na dhameey waa kuwaan balayo Allh ku ride oo masibo ku dhacaday hala dilo

    • @geelegeedi2948
      @geelegeedi2948 Před 4 lety

      Nihaal Cadey xaraan oo dhan muqdishu ayay ka bilabata. Muqdishu soo tii ma aga Dadka masajidka lagu dhexdili jiray .

  • @cabdishaakir6871
    @cabdishaakir6871 Před 2 lety

    Waa sheeko dambe waa Chanel cusub ee fadlan halagu soo yaaco

  • @qaalidumar7745
    @qaalidumar7745 Před 4 lety

    Ciidanka dalka somaliya guul 🇸🇴

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před 4 lety +2

    Subxaanalaah yaa Soo dirsadey Maxaase Shicibka sameeyeen oo loo Qarxinayaa?????????? Waa Su’aal jawaab u Baahan

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 Před 4 lety

    Wa jarer wa elaay warer xamar kuyaryihin cidaha kale ufirsada shekadaan ayanta dhalinta wax qarxisa shabaabnimo maahin

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 Před 3 lety

    Shababka wxa u bdn jareer &eelaay walaso ogaday wa dad cuqdad bdn siiba jareerta

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j Před 4 lety

    Baahidaa lagu gaadayaa dhalinyarada waa in shaqo abuur loosameeyaa

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash Před 4 lety +3

    Wiilkan ha leeska daayo run ayoo sheegayaa dhib ayaa u geysay Qof dhalin yaro ah oo shaqo heysay dhib keed ayee lee dahay. Shaqo abuur ha loo sameeyo 😢

    • @Minagamzel
      @Minagamzel Před 4 lety +4

      Hos ayow kala shaqeyna hadana yaah hala dayo dadka ow dhameyay away dhigoodi wllo miyadan somali eheyn hadow adiga qofka dili laha waxad oran lehed ani aya midi ku dilaya lakin la soco somaligi dhinta wa walllka la soco taas hana hilmamin

  • @seynabmilaano1936
    @seynabmilaano1936 Před 4 lety +3

    Aniga Qareenada ayaan la yaabanahay Alshabaab miyaa?

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 Před 4 lety +1

    Sirdoonka.aad buu u shaqeynayaa lkn waxaa aad u daba taagan qolo.aan rabin in alshabaab laga adkaado

  • @sjhsuh
    @sjhsuh Před 4 lety +1

    Dadka cadcadka ma noqdaan is lahaayee yaahuu iimaanka iyo islaamka ku so noqda...

  • @YusufIsse-ok7cz
    @YusufIsse-ok7cz Před 8 dny

    Economic support

  • @simanmohamed1421
    @simanmohamed1421 Před 4 lety +3

    Kan shadka cas indhihiisa ayaba laga cabsoonaya yaahu

  • @najmamohamedahmed7165
    @najmamohamedahmed7165 Před 3 lety

    Wllkey mxamed deeq abooreste iyo hooyo xaawo aan ku waaye qaraxaas allow u naxariiso inti ku nafweysay😪😪

  • @axmadcalaswcabdala6796
    @axmadcalaswcabdala6796 Před 4 lety +9

    cadalad majirto aabaha qaraxyada istinboy see loguxukumay. xabsidain waxaqdaro ama lacak ayashaqeysa

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 Před 4 lety +1

    Waxan layabey hdlka sida looga keenayo wayo qof warshegayo majiro xita hdi uu dadilee whi wayab Allle aya nomaqan

  • @mahmett9373
    @mahmett9373 Před 4 lety +10

    Dowlada iyadaabo kala taalo wlh wa inee meel kasta wax lagu baranayo awodeeda heysaa hadane hala xiro meshas laleyahay baburta ku bartay sido klane hala wada xiro xaruun walbo wadida gawarida lagu barto waana inee meel gaar usamesa oo dowlada gacanta ku heyso

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety

    Waa ciyaal

  • @nasteexocabdullhi6343

    Waa wax Qatar ah kafgow

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN Před 4 lety

    Dhamaad kii aaway? Maxaase lagu xukumay xoolihii maxakmada la saaray?

  • @dr.m.shafi18
    @dr.m.shafi18 Před 4 lety

    Benale waye ninkas, he knew what he was doing

  • @anahara317
    @anahara317 Před 2 lety

    Umadan wan ba ka cabsaday si aanan biniaadam uga cabsan baashalka iyo dilka maxaa isu kenay wan iska bashalynay kulahaa😭😭😭
    🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🥰

  • @deeqoali3277
    @deeqoali3277 Před 4 lety

    Xasbunalll wanicmal wakiil

  • @abdaleahmed9718
    @abdaleahmed9718 Před 4 lety +8

    Waxaan layaaba qareemada udoodaya

    • @farxiyoaadan4290
      @farxiyoaadan4290 Před 4 lety

      Afkaka uraayo kada carabtaa alkuliiste adika ah

    • @abdaleahmed9718
      @abdaleahmed9718 Před 4 lety

      Afkayga urkiisa maxaa kutusay godkii xumaa miyaan kaa dhuuqa 🖕

    • @studyingermany9925
      @studyingermany9925 Před 4 lety

      @@farxiyoaadan4290 carabta mxa oogu doodeysaa naagaha ey wasaan maa ku jirtaa ee dabada shiishada ooga shubaan iyagoo video ka duubaayo naayaa?

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 Před 4 lety

      @@studyingermany9925 carabta nabi mxmed scw alle sharf u yeley askulistahan an dukan warkisa muxuu yahy

  • @nuneycabdulahinuneycabdula87

    😭😭😭😭

  • @AbshiroFarah-nb1wb
    @AbshiroFarah-nb1wb Před 2 měsíci

    Our weapon is last

  • @sra3918
    @sra3918 Před 4 lety

    Kuwan udodhayan mxey kudodhayan

  • @mahdibarre3739
    @mahdibarre3739 Před 3 lety

    Ciyalkan yan wakhti idin jagalumin
    Kuwii suntan ku shabey ayad culimo u taqaanan
    Wahaabi walbo maahan Argagixiso
    LknArgagixiso kasto Wa Wahaabiyo

  • @aichajocker3133
    @aichajocker3133 Před 4 lety

    qarenkan waaba shabaab aanba umaleynaa

  • @shakirabdirahman5968
    @shakirabdirahman5968 Před 4 lety

    Ilahay umaddan haka qabto cadowgan kudhex milan e shacanka lamidka iska dhigaya

  • @jamalhusen9600
    @jamalhusen9600 Před 4 lety

    Wuxu saxafad maha

  • @noway3238
    @noway3238 Před 4 lety +5

    Maxaa loo soo qabtaa qabiilada yaryarka aaway alshbaabkii qabiilada waaween kadhashay, mase kuwaas maloo dhawaan karo🤔

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 Před 4 lety

      Aahey sheko cusub ama qabiil wayn ama mid yar maba aminsani qabiil kawayn balse saad udhigteyba ugus urayso il iyo aragti weye malaha dhagarqabayasha tashaha

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 Před 4 lety

      Warunta weli lama arag qof hawie ah o la tooganayo,waxaugu badan o dadka ku dila xamar wa ayaga.

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 Před 4 lety

      @@abdrizakabdalla8884 shekadaa makenta walashey

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 Před 4 lety +1

      @@qalanjomoha1833 wll anigaa reerkaa ka dhashay lkn waa xaqiqo,cadaalad darro badan ayaa jirta lkn shabaabka wax dilaa badanaa waa reer koofureedka sida digil iyo mirifle badnaa

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 Před 4 lety

      @@abdrizakabdalla8884 qaliyey runta hadi lashego waxa wax dila wa somalo dhan waxa ubadana wa dadka mesha dagan siba dadka hawiyaha manaraban nabad dadbadan anaa arkey oo leh marki dawlad dhalata dhib nogu horeysay dadka aqonta leh ayana ubadan anu waxan kamaqley wa ardeyda anu jamacada wadanahey wana wax niyad Jan igu abura in somaliya nabd yeelato wa waxan kuhamiyo balse dadka fikirkoda markan arko wan isciila

  • @abiimohamud402
    @abiimohamud402 Před 4 lety +3

    Xiligi dinta laso dejin kahor makkah waxa kajirtey waliid bin muqiir iyo abiilahab iyo abii sufyaan iyo kuwo kale oo qureshta ugu landhersana xiligas badi waxa madax loga istagi jirey dadka adoonta ama (.5 ) hadana waxa moda xamar ama somaliya sidi cml aya kajirta qaraxa iyo ragga isku xira awey masuliyinta waweena awey oo aqonta laha kuwas maba la arko mana lashego landheere waye ee wxan dhihi laha dowlada dhalintan naftoda aku ciyarina xananeya madaxda ala qabto ila hada waxan arka marekanka waxa uqabtey madxda ugu wawena asaga duqeyo Somali ma arko nin wen ay dishey ama xirtey only roowo abu mansur wa isdhiwey kulaha iyo xasan dahir awes oo xafiskoda ufadhiya ceeb xishoda ilmaha yar yarta dhafa

  • @ashounknown2281
    @ashounknown2281 Před 4 lety +2

    Ninkaan indhihiisa inuu wax badan qarinaayo iyo inuu xanuunsan yahay

  • @AbshiroFarah-nb1wb
    @AbshiroFarah-nb1wb Před 2 měsíci

    Last option

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Před 3 lety

    Jareer cadaawad weeyn ayey u hayan somalida waa dad asalkoda aan somali ehen

  • @kubaroluqasomaliga5322

    Waa rag lajir dilay marka oo hadlayo iyo marka kale ee maxkamada lasarayo fiiri bal wll

  • @aawowjinaay3264
    @aawowjinaay3264 Před 4 lety +11

    Wariyahan waxa duleeyey qabiil aawey mar walbo wuxu ka hadla kaliya marka laso qabto dad masakin ah aawey kuwii asaga u ekaa. Kuwas daaqada laga saaaraa kama hadlo.

    • @khalidabdullahi1346
      @khalidabdullahi1346 Před 4 lety +1

      Wlh anigaba mida aan la yaabNahay illaa hada wa midan masaakinta jareerta ah ayuu soo bandhigaa lee aawa dadkii kale ee somaliyed

  • @omar_yare
    @omar_yare Před 4 lety +3

    Kale sual hadaan idin weeydiiyo reer marko lee maxay uwada yihiin Kuwa Alshabaab ee lawada qabtay?

    • @Theblues1992
      @Theblues1992 Před 4 lety +1

      Omar Ali Argagixisada Dhan Xamar Dhibka Ku Haayo Gobolada Ayee Ka Imaadaan Haba Ugu Darnaadan Shabeloyinka Juboyinka Iyo Bay Iyo Bakol.

  • @gobonimodoon8601
    @gobonimodoon8601 Před 4 lety +1

    Wariyaha been badnaa ciidanka sirdoon aa qabtay oo ku dabo joogay kulahaa ninkaan gaari uu shil lagalay asagoo dhuuman aa ciidanka jidka taagan qabteen

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 4 lety +5

    HUF ha la dhigo qashinka indhaha qalloocan 😡