Kulanka Kooxda gacan macaan ee Dallas ee dalka Maraykanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 10. 2023
  • Kulanka Kooxda gacan macaan ee Dallas ee dalka Maraykanka

Komentáře • 80

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Před 8 měsíci +5

    Yaasalaam. Rag culus ayaa is helay Abdi Atam idiris. Qoofaal yare, Cabdala I love Dallas long live kuligiin Mustafa rage

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 Před 8 měsíci +2

    Akhyaar culus ba meshaan isku heshay walahay show gaan adban ugu raxaystay 🎉thank you mr harreri and his team

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Před 8 měsíci +2

    My best watch this month ......Greetings from Kenya.

  • @user-os3vy8yf4h
    @user-os3vy8yf4h Před 5 měsíci

    www mash Allah wa barananmusha ad uu quraxa badan iyo heeso da uu qurxoon intaba

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Před 8 měsíci +7

    Kaban somali culture 🇸🇴💯💯
    Saan isku lahaa bahalku adakaa ayaan feer iyo faralaad ku bartay waa wax fudud runtii ❤❤

    • @user-pb8ms9pk2v
      @user-pb8ms9pk2v Před 8 měsíci

      6 jir ayaan ku bartay kaban aabo laga wali waN wata 37 jir ahay somalidu se qaladan ayay ka faham sanyihiin jamacada indi ku taal ayaan ardayda markay wax barashsda ku daano ayaan odhan jire khalid balay cabanow inogu tuur xidmadi

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 Před 8 měsíci

      ​@@user-pb8ms9pk2v Haa Good 🎻

    • @harunboston9733
      @harunboston9733 Před 8 měsíci

      @@user-pb8ms9pk2vwaa cunto ruuxda lagu quudiyo runtii cuudku

  • @khadroyusuf5912
    @khadroyusuf5912 Před 5 měsíci

    I love that song my mom used to listen ❤

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 Před 8 měsíci +3

    Yasalaam Ruugcadaa Weriye C/salaan hereri
    Lagadaalimayo barnamijkaga masha Allah 🎉

  • @user-tw3fk3ge8u
    @user-tw3fk3ge8u Před 8 měsíci +4

    abtigay Dr ABDI DAHIR AYE , waad noo dhuumatay abti sho fanaan baad ahayd

    • @abdirahmanhussein6230
      @abdirahmanhussein6230 Před 8 měsíci

      Ninkaasi waa nin karameed waxa uu yidhi ma gaadhi karo ragii hore anuunba is cajabiyey waa waxa lagu yaqaano raga gulaha gadha

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 Před 8 měsíci +4

    ❤❤❤ waaw cuud iyo cod .macaan

  • @lugmanhassan2761
    @lugmanhassan2761 Před 8 měsíci +4

    Legendarys of gacan macaan rag culluss

  • @JOKER___980
    @JOKER___980 Před 8 měsíci +3

    Wow masha Allah

  • @user-tw3fk3ge8u
    @user-tw3fk3ge8u Před 8 měsíci +2

    hereri iyo dhamaan waan wada salaamay

  • @oamaer
    @oamaer Před 8 měsíci

    what an amazing culture we have and the music is something else wallahi. Thank you Hereri for Keeping the culture alive.!

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed2012 Před 8 měsíci +3

    Welcome to Dallas Mr Hereri.

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 Před 8 měsíci +1

    Maasha Allah reer Dallas waan idiin salaamay dhamaantiinba iyo C/Salaanba

  • @Iwanttokillu
    @Iwanttokillu Před 8 měsíci +2

    Eng Abdi Atam waa aqqon yahan iyo fanaan labadaba 🎉

  • @cabdisamadmizan6107
    @cabdisamadmizan6107 Před 8 měsíci +2

    Eng abdi Dahir Aye Abtigay ... xagaasaan idinka salamayaa reer Dallas Texas.......

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 8 měsíci

    Mr hereri I’m big fan of your programmer I really like you adeer barnaamijyadaada Walaahi farxad baan ja helaa ❤ilaahow cimriga iyo casfimaadkaba kuu barakee aderro

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo Před 8 měsíci +1

    Waa Qoladii Qodaalka Rer galbeed , Salaan Boqortooyo from Seattle

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 8 měsíci

    Waaw mr Hereri rag akhyaar ah baad soo qabatay Allah ya cizak ilashay haydin xiftiyo somali Aziil ❤

  • @mustafeismail8365
    @mustafeismail8365 Před 8 měsíci

    Cabdilaahi Qoofal adeer allah yaxfidkum & mr hareri 🎉team dallas

  • @zamzamsaraswatii3825
    @zamzamsaraswatii3825 Před 8 měsíci +2

    Golden voice

  • @matmat735
    @matmat735 Před 8 měsíci +3

    Heer sare !

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 8 měsíci +3

    Reer Waqooyi gacanbaan utaagay Meel walba Fan bay lajoogaan Asal bay uleeyihiin.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 8 měsíci +2

    Ninkaa Mr Aye waa lagend heesaha classic ahaa yaqaan labada heesood midna uu kufuray midna uu kusoo xidhay isku dookh baan nahay heesta Miyaad tallo kawayn tahay ee axmed mooge iyo baydhabo ma aadnaa ee cumer dhuule lahaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před 8 měsíci

    Gacan macaan iyo weriye Hereri waad 👋sare Hereri waa wariye aan marna laga xiiso dhicin Program yadiisa.🙏❤️❤️❤️🎉.

  • @mubaarigcabdiqadir992
    @mubaarigcabdiqadir992 Před 8 měsíci +1

    Herari saxafiga kaliya ee Ka madhan qudhunka iyo qabyaalda
    Guulayso suxufi

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 Před 8 měsíci +1

    Waa old school

  • @GUUleed
    @GUUleed Před 8 měsíci

    Mashaa allh

  • @adeed42
    @adeed42 Před 8 měsíci +2

    Kooxda gacan macaan dallas
    Waa kooxad soocelinneyso dhaqan keeni hore oo aad kuxasuusanayso
    Dhaqankeei somaalinimo
    Waa kooxad aan mamid ahay
    ❤❤❤❤❤❤
    😂😂😂😂😂

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Před 8 měsíci

    Dhalinyarta cuslaatey waa asal from Germany 🇩🇪 😊

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 8 měsíci

    Wooow🌹

  • @zakisoft1676
    @zakisoft1676 Před 8 měsíci +2

    Please shanakaroon axmad sagal Soo wareeso tarikhda Abwaan maxamad Cali kaariye maduubna

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 Před 8 měsíci +1

    Marra waaxid Abdi waxa aad la ddhigtay Raggi professional ka ahaa.
    Aad ayaad u mahadsantihiin kooxda Gacan macaan iyo Hereri.

  • @Ahmedismail-fy9pe
    @Ahmedismail-fy9pe Před 7 měsíci

    Yes waa runtii 1986 wxii ka horreeyey ba anigana ii tirsan

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 Před 8 měsíci +1

    Dhlinyarda cuslaatay❤️

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 Před 8 měsíci +2

    one of the best programs that made us our hero Abdisalam Ibrahim Mohamaed, thanks camoow.

  • @niyasan5241
    @niyasan5241 Před 8 měsíci

    Gacan Macaan Dallas❤❤❤❤❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 8 měsíci

    ❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před 8 měsíci +2

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 Před 8 měsíci

    Nafarkaas abdi Malaha wa 4aad

  • @naasiribrahim2786
    @naasiribrahim2786 Před 8 měsíci

    Ya slm 5. 11.2023

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 8 měsíci +1

    Walaahi c/salaan herari waa nin qaaliya waxa uu soo helay rag anbaday hhhh waa kaftan
    Lkn waa rag wada tafa
    Anaga oon kala qaadayn dhamaantood waxaan leeyahay alle haydin ilaaliyo fanaankaa cabdi waa maxamed meege iyo cumar dhuule
    Oo dib u dhashay ninkaa waan saxay walaahi halkeeda ayuu dhigayaa
    Heesta iyo kiintaarkaba codkiisu waa absuludle waan saxay
    Waxaan joogaa new hargaysa
    Waxaan idin leeyahay farxad ku noolaada

  • @kamaalmaxamed5209
    @kamaalmaxamed5209 Před 8 měsíci

    Culumada shalaadaay waa culustihin

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Před 8 měsíci +1

    Cajiib

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Před 8 měsíci +18

    Minnesota is always the best!

    • @Shakiib99
      @Shakiib99 Před 8 měsíci +2

      After London 😂

    • @AlladiiPodcast
      @AlladiiPodcast Před 8 měsíci

      lolz @@Shakiib99

    • @Niikomacan2
      @Niikomacan2 Před 8 měsíci +2

      Yes, Minnesota is the best

    • @samatarahmed9282
      @samatarahmed9282 Před 8 měsíci

      True

    • @waitme3519
      @waitme3519 Před 8 měsíci +1

      Sxb miyaad iska qiireysan tahay mise Minnesota waad aragtey? Gobolkan baraf iyo qaboow ayaa dadka baabi'iyey. Seattle, San Diego, Dallas, Columbus, Atlanta dhamaan Soomaalidu degto ayaa ka fiican Minneapolis

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Před 6 měsíci

    kooxda gacan macaan DALAS 2bilood kadibaan dhagaysanayaa

  • @aminfaycal2502
    @aminfaycal2502 Před 8 měsíci

    Prof peut-on nous donner le test de langue en ligne

  • @haydar378
    @haydar378 Před 8 měsíci +2

    Waa rag talent leh

  • @museadan9335
    @museadan9335 Před 8 měsíci +1

    Odayaashu caadi maaha

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 Před 7 měsíci

    Ragg culus baa isku arkay

  • @odaybaashe7851
    @odaybaashe7851 Před 8 měsíci +1

    Alla Ya Cisak Cabdi Yare Is Not Easy 😅😅

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 Před 8 měsíci

    Barnaamijkaan caadi maha dhaqanka iyo sheekada odayaasha kama dhergo mr Hareri oo aan codkiisa BBC ka dhegaysan jiray😊

  • @harunboston9733
    @harunboston9733 Před 8 měsíci

    calayk calayk

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 8 měsíci +2

    Kuwan leh 40 sano ayaanu joognaa oo home sick baa nagu dhacay waa kuwii isku ilaaway usa ee aad moodaysay inan cid ka maqnayn waar 30 sano ayaan joogaa minneasota 2 sano kasta waan dhoofaa oo soomaliya tagaa iyadoo weliba reerkaygii minneasota ila joogo ee khayaaliga ka baxa oo dhulkii ku noqda

    • @abshirabdilahi6978
      @abshirabdilahi6978 Před 8 měsíci +1

      War boqol jeer bay tageen wadankii dadkan oo ganacssiyo ay ku leeyihiin qaar ee waxkale ayaad sawiratay adiga

    • @abshirabdilahi6978
      @abshirabdilahi6978 Před 8 měsíci

      Masha Allah gacan macaan soo dhawoow c/salaan hereri❤BIG D❤

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před 8 měsíci

      Home sick ay ka sheekaynayan bana fahmin kolay rag badan oo iga soo horeeyay ban ogahay oo weli dhex fadhiya usa

  • @mursalabdi6563
    @mursalabdi6563 Před 8 měsíci

    mooge yare barnamij ka so diyaari abdiyow plz

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 8 měsíci +1

    🥺🥺🥺 🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo iyo allah darti ah. ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Před 8 měsíci

    xusuustii cumar dhuule iyo baydhabo ma aadna inkabadan toban jeerbaan ku ceshaday

  • @AbdirahmanOsmanabdullah
    @AbdirahmanOsmanabdullah Před 7 měsíci

    Alaybaday not eassy,i remember caano loaad magalo ganiya

  • @user-qr6iz2pe3l
    @user-qr6iz2pe3l Před 2 měsíci

    Warasame cabdi jamac
    Madhab Ameerikan Baad Habeenka Calashatay
    Kaftan😂😂😂

  • @waitme3519
    @waitme3519 Před 8 měsíci

    Hereri mar hadaad Dallas timid garaabada usoo doono xaafada Arlington. Tolkaa kuma gabee afkaa yaanu ku gabin

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 7 měsíci

    Barnaamij wanaagsan oo Taaba gal ah ayaad Noosoo Gudbisay, aadbeey umahadsan yihiin dhamaantood..

  • @Bn99757
    @Bn99757 Před 7 měsíci +1

    Nimanku siday uu qaylayeen ayay VAMPIRE uu eekaadeen kkk

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 7 měsíci

      Dadka Markeey Kaluunka Cunayaan Sanka isqabta ayaad Noqotay, Barnaamijkoodana waad ku raaxeysanaysaa, hadhoowna sidii islaan doqoowday ayaad xan lasoo dhexfadhiisataa umada... dhaqankaas iska badal.. rag shaqaystay oo baashaalaya ayaan anagu aragnaa waxa kuu muuqda ma aragno