Abdisalan welcome back to Minneapolis, I like your programs you recorded last time Herreri iyo America, looking forward to your new stories from Minneapolis and Minnesota in general.
Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay l
Abdisalan welcome back to Minneapolis, I like your programs you recorded last time Herreri iyo America, looking forward to your new stories from Minneapolis and Minnesota in general.
What a Talent Man Dalmar Is a Legend❤️💧
Dalmarow wallahi ana is moday qofka prank ga lagu samenayo marka codkada maqlay😂🙌
Dalamar yare iyo deeq darajo funny aa tihiin walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🙏
THIS IS WHAT U CALL REAL #PRANK
FUNNY MAAHA SIDAN SOMALIDU AY U SAMEEYAAN EE DHIIGKARKA AH
I like that "haaye haaye haaye haaye" 🤣🤣🤣
Kkkkkk Ar dalmar umadena ma ahan 🤣🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Abdisalaan hareeri ilaa yaraantydii wan jeclaa wlhi, Illahow cimriga kuu barakee 🥰
Markaad lahayd Dalmar ii soo kaxee waxay ahayd dalmarow in aad tidhaahdo heestisaasaan jecelahay oo islaantaydaan u qaadaa oo aad qaadaa bay ahayd
Abdisalan waa legendary I really love his programs
Masha allaah dalmar👌👌
Video yadan oo kale soo badi Deeqow!
First❤
Mashalhhhh wlhi dalmar waxad moda oday caaadi♥️♥️♥️♥️
Legend harere wlhi waaa dacad sheeekuu lahaa kasamee odayga 😂😂😂😂
abdi salaan hereri legend weeye weldone guy's
Wlh dalamar oday reer muduga ayaad moodaysaaba amazing Wlh maansha alaah👍👍👍👍🙏🙏☑️☑️☑️🙏
Kkkkk codka ahmed madoobe ayuu Lee yahay
Walhi baan ku dhaarte ma jiro wariye aan ka tageero C/salaan herari oo dunida ku nool cami alle cimridherer iyo cafimaad dunida hakugu siiyo.
Hhhh Aar dalmar caadi maaha ma nooli🤣🤣🤣
Kkkkk c/salaan hareri mashalah waa oday somaleyd wlh
🤣🤣🤣🤣dalmar iyo deeq umadaane ma tihiin
Second person😂😂🤔
OMG! I can't stop laughing laughing.😆😆
Muzalzalkii noola soo dhaqsada plz and plz
Mash allha
Lagends baa is helay 🥰
That was crazy 🤣, abdisalan is a classic, mashaAllah
WAR NACASNIMADA KALA TAGA ABDISALAN HERERI legend weye
🤣🤣🤣🤣Dalmar umad maaha🤣🤣🤣wlhi wan qoslay
Kkkkkkkkkkk walee fani ayaa tihiin
Cadi mahaa haye haye haye haye kkkkk
Kkkkkkkk haaye haaye waa lagu gaaday
Cadi mahan so badiya
Manshallah akhayaarta 🥰
Abdisalan hereri Wariye ween oo ruug Cadaa eh i like him
ماشاء الله 👏👏👏👏👏👏
Kkkkkkk waan idin salamay all
Hhhhhhhh. walhi. Dalmar
4:11Am. Rain Dayo. Kampala. Iyo. Bad. Days Dhafarkeeda. Ayuu. IGA. Qosliyay. Long life. Herri.dalmar.iyo.saxibkis. Thanks
Dalmar dhibadanaa, qoslimaayo xittaa hhhhh
Waxaba lagu dhigay c.salan🤣🤣🤣
dalmar and deeq wxa tihiin labo mixno 😂
Argu waanaa 😂😂😂😂
War dadkan dhib baddana....Abdisalan miyad prank ku sameysen yakhee. Ar kuwan dhib baddan 🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅
Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay l
Wariye Cabdisalam😂😂😂
Masha allah ❤ ♥ 🤣🤣🤣
Hhhh dalmar waa itxaan🤣😁
dalamr dadkeen maah🤣🤣🤣
dalmarku umadeena maaha 😂😂😂
Ala codka aya iga gadan 🤣🤣😅
Hay hay😂😂
Waa prank xalaal ah kan ciyaal you tube pranka maahan
Haa wllhi😂😂😂😂
Dalmar yare Ummadeena maaha
Wow Waan Sugi La ahay Barnaamijka Hareri Io AMERICA season 3
Dalmar legend
War dalmar yare adeerkeey ayaaban mooday codkiisa 🤣🤣🤣🤣
waxaaso dhan iguma socdaan😭meeshay gaariga ku wada wan qurux badana ii kaxeeya 😭
Buufis ku dilay
@@deeqoahmed2353 Minnesota waa qurux bro anoo jooga mareykan ayaa jecel Minnesota highwayka. Waa meel lakes badan oo aad u qurxoon summerka.
Nebraska hooyedey ya ku nool igu salam
dalmar legend waaye neefka haa u qalo odoga
Codkiisa in a second ayu ku badale 🤌
War kadaaya raga waawyn prankiga
Waagii jigjiga maad cabin caanageel
Dalmar legend🤣🤣🤣💔
Waaaaaw waaaaw
Dalmar caadi ma aha codka siduu u Badalay 😂
Ala dalmar dhibadanaa😂😂😂😂😂🤦♀️
hhhhh meesha maxaa ka dhacay
Beentii yaa prank loo baxsaday
Alaha nabadbaadsho.
Aad iyo aad dadku mafahasana
Waliba dalmaryare walaahi waxuu uhedel egyahey axmed madoobe kataliya juba laan markuu odayga dalmaryare mataleyo runtii waana reg meel kawada yimid ama isdhala madoobiyo dalmar waa isku cod walaahi
something else Hhhhhh
haaye haaye
#6:20 Abdi Hereri Muqaalka uusawirtay waa real documentary Ga uu ujelyahy. Inuu kawar bixiyo Dam? . Walhi. Waa hero. Dalmar. Sida. Uu usameeyey. Filmka prank Ga ah. Like Hollywood.
wcs salan sare kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Alla dalmar umadeena matihid see codkiisa ku keentay
haaaaahaaaaaa. funny
waaba codkii riwaayada iga ilaali namber 4
Funny wllhi
BABUURKA( RENTAL 🚗CAR) WAAYE SXB HA LA ILAALIYO...
Hhhhhhh mucjiso
Codka iga gadan hhhhh
😂😂
Alle ma nooli
Kkkkkkkkkk
❤
Abdi hareeri waa legend waa taageeraa
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Kurus iyo beer!!!!
Kkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Deeq darajo ma 2 nin baa hal arkey midka Nairobi joga midka America joga
Anaa yaabay Horta maxay ahayen labadan nin 😂😂
Isma lahan
Waa lawa shaqsi
TRAFFIC POLICE- KA HA IDIN KU SHITO..YOU ARE DRIVING 🚗BEYOND THE SPEED LIMIT.
😂😂🤣😅
Kkkkk armanooli
Kkkkkkk
😅😅😅😅😅😅
😀😆😆😆😆😅🤣
Dalmaryare codkaakii 60 jirka waad qadimayee waqtigaa codkuima yaalee waad boobtee cod keed ku hadli ama jili
ahmed madoobe ayuba isu cod egyihiin
Filimkii mee waa sugikari la nahaye
Kkkkkkkk