Daawo;Dhagarqabe Cabdisalaam Sahal & Sahmiyihii Gaalkacyo La soo Qabtay Wareysi..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 09. 2023
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 110

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 3 měsíci +1

    Koonfur Somalia Hunguri bay u dhimanayaan yaanuu Haynagu soo Fasixina Somaliland Illahayow u gargaar iyo dadkeeda Nabadana u siyaad I aamiin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 9 měsíci +10

    War hada kadim hadad aragtaan qof meel kasta jooga oo wareegaya hala qabto bal fiiri ninkan meel kasta wuu tagay

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před 9 měsíci +2

    Umada oo dhan ma hunguri uun Xasbunallah Xasbunallah Laaxawla walaa quwata ilbillah bisinka bisinka

  • @user-lz6bs8uc8e
    @user-lz6bs8uc8e Před 7 dny

    ALKHUSHAASH

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 9 měsíci +2

    Umada soomaaliyeed waa baday inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Subaxaanallaah iimaanka beel jahanbo Alle kugee Alle kucadaab

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 9 měsíci

      Xamze maxa lo la yaabay hada dadkan wa dad nool Miya la dhihi Kara dadki xamze sheegayay miyuna Ka mid ahayn
      Waxa xaqiiq ah in dadkan dadnimadi Ka dhinteen imaanki Ka dhinteen dareenki u Ka dhintay damiirki ay Ka dhinteen
      In la so nooleeyo ay u bahan yihin
      Noolaneyna lagu sheegayana bulshada wacdigoda Kaso dhiso damiirkodi dhintay la nooleeyo shaqa abuur lo sameeyo akhlaaqda iyo diinta laga dhiso

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před 9 měsíci +3

    Allaha Naarta ha ku fogey Alshaydaan iyo Kuwa la shaqeeyo iyo Kuwa taakuleeyo. Damiika ka dhintey. Kan iyo Kuwa la mid ka ah ha la googooyo iyagoo nool. Allaha damaro.

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Před 9 měsíci +8

    Age kiisa iyo shaqada uu hayay ismaleh wale akhiro war baa kuuyal tan aduunku way fududahay hadii lagu dilana waa daqiiqad hadii lagu daayana wakhtiba kuuma harin allow khatumada hanaga halayn aamin

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 Před 9 měsíci +3

    Da'adee le'egyahay oo fiir fiiri ku soo shaqeyey oo dad aan wax dambi ah ka gelin soo mishimay.. Belaayadii ku qaadatay kuma dhigto...

  • @homeh3455
    @homeh3455 Před 9 měsíci +12

    ilaahay naarta kugu fogee dad badan baad laysay

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Před 9 měsíci +1

    Rabbow Shiffaa dhinacaga ka soo goday nagu soo deeq-ABTILAA aad nagu dajisayna naga dawee- WALAA XAWLA WALA KHUWATA ILAA BILAAH

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Před 9 měsíci +1

    Subxaanalah, dadka laascaanood dadka ku leyn jiryna kama dheera kooxdan.

  • @abdullahibulhan9050
    @abdullahibulhan9050 Před 8 měsíci +1

    Waa cawaan subaxanallah 🤔🤔

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 20 dny +1

    Ala ninkan maxan la yabay war maxa howlaha galiyey miskiin lacagaha uruurya shirkad U shaqeeya ayuu aha Hala dilo Kan nocaan WA bila caqli

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před 9 měsíci

    Qof wayn oo caqli ku yarayn oo haddana leh dad baan tilmaami jiray iyo qaraxyaan dhigi jirnay, miyuusan ogayn in Allah daalacanayo oo aakhiro lala xisaabtamayo ka dibna NAARU JAXIIMA la galin doono.

  • @SALMAANBurhaan-wp6vv
    @SALMAANBurhaan-wp6vv Před 9 měsíci +2

    Subxaanallah

  • @abdikadirabdullahi811
    @abdikadirabdullahi811 Před 9 měsíci +2

    Sirdoonka puntland ciyaar ma ahan, mashaa Allah

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 9 měsíci +4

    Waxad mooda inuu kambani uu leeyahay kaheekaynayo ama mushruuc kacay

  • @fuaadbuuwe7727
    @fuaadbuuwe7727 Před 8 měsíci +4

    Allow unaxriisoto sxibkey bashiir baafaax wllhi wuxuu ahaaaa qof wanaagsan❤❤❤❤❤❤

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Před 9 měsíci +4

    Soomaalidu malaha ibn Adam maaha, dhiiga dadka ma qiimeeyaan, Waa iska dil bilaa sabab, Caruurta qurba haddii la yiraa wiilkaa soo dil Waa dilayaa, why ma dhahayo, gabadha guriga joogta haddii Adeerkaa dil la yiraa way dilaysaa,waakan ina adeerkii uu u jeclaa dilay.
    Xanuun maskaxda ah ayaan qabnaa ee dhakhaatiir caalami ah ha lanoo raadiyo.

  • @ubahabdulahi6927
    @ubahabdulahi6927 Před 9 měsíci +2

    Subxanallaah dadku calool adka 😢😢😢

  • @fuaadcaabijimcaale8253
    @fuaadcaabijimcaale8253 Před 9 měsíci +1

    Alle ku ceebey intuu arinkaan ku dhex jiray wuu ka baxsan karay hadii uu san ku qanacsaneyn

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 3 měsíci

    Innaa lillahi wa innaa ilaahi raajacuun..
    Qofkan xaguu ku noolyahay hadda.yaa ku shaqaysanayey.

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 Před 9 měsíci +5

    Subxaana allaah. Maxaytahay maskaxda Kujirta Shaqsiga Noocan -ah ?
    Bisiq Sarmaan

    • @abokersharif9812
      @abokersharif9812 Před 9 měsíci +3

      Odaygan wuukharibanyahay dag dag halootoogto muslimka asaa dhameeyay

  • @hindofaarah2096
    @hindofaarah2096 Před 9 měsíci

    illaahaay umada muslimiinta ah haaydin ka qabta

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf4494 Před 3 měsíci

    Reer Puntland iyo Reer Baydhabo caqligooda weeye

  • @farhiyamohamad5738
    @farhiyamohamad5738 Před 9 měsíci +4

    Hadaad tustey iyo hadaad disho waa isku mid arxan darnaa sumxaanallaahi adne waxan alla kaaga baryey inlagu toogto waliba dagdag aad xanuunka aragtidee bi.idnillaahi kariim rabiyoiw naga qabo shayadiinta qawijtaa baar adkaa balo idin dhufsatey sumxaanallaahi

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 9 měsíci

      Waxaa cajaaib ah kama ahayn moowqif qawaariij ee waxaay ka eheeyd dhaqaalo raadis shaqo calaashaa 300 dollar bishii “daruuf baa ii geeysay “ waana oday oo waya aragnimo ma haayso Alaah meeqo rag masaakiin ah family leh indhihii shacabka buu si fudud u dhibaateeeyay asagana sidoodii buu mowdka dhafhami indhahii soo shan ah Alxamdulilaah ilahoow cadaab dhamaan tood sharwada yaasha una naxariiso masaakiintii eey dileen Amin Yaarabi

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 3 měsíci

    Iimaanku da malahan illahay haynoo gargaaro waa wax bilaa Damiira

  • @Nuusdayr
    @Nuusdayr Před 9 měsíci

    Waa muujriim qaatiil wayn wayn is dhaafiiya deg deg

  • @user-me3tp4pc1z
    @user-me3tp4pc1z Před 9 měsíci

    Mujrim

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b Před 2 měsíci

    Waxaan dil aheyn ma geeyo, ha la dilo ninkaas axmaq da'weyn ah

  • @maxamedcabdicasiis4840
    @maxamedcabdicasiis4840 Před 6 měsíci +2

    Wllahi ninkan wa nin c.maxamuda oo ibarahim cumara
    oo rer galkio aha carurtisa sxba nahay lkn dadku waxy ka aminsanayen nin masula shaqadan laguma aqon
    lkn hala dilo Ayga ayga dhaly

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 měsíci +1

      Sawirkaaga waa haynaa ee adaa ka jawaabi doona aflagaadada galkacyo joogis Bay kaa rabta

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 3 měsíci

    😱😱😱😭😭😭waxaas ka waran subxana allah

  • @sahraluul5339
    @sahraluul5339 Před 9 měsíci

    Wallaalihiis ayuu dhaafsaday 3boqol allahayow naqa qabo shadaadiinta dadkeenii dhameeyey

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e Před 9 měsíci

    cawaan weyaan kani waa xoolo

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Před 3 měsíci

    Waa 80jir towbad seeg Ah

  • @user-vo2xm5th3k
    @user-vo2xm5th3k Před 9 měsíci

    😢😢😢😢 balaayo alle idinku rid alla Gobolka ha idinka qabto😢

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7o Před 9 měsíci

    Kan ha la dilo waxuu dilay rag Badan waxaa ka mid ah ragas maxamed Faarax Muuse cowl oo ahaa adeerkeey Kan Naarta Alaha geeyo Mudug wuu naafeeyey Walaahi

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv Před 7 měsíci

    Dadkan wa dad habarane Somalay habarka iska daya illahey cafimad Hana siiyee.

  • @axmadmaxamad4526
    @axmadmaxamad4526 Před 7 měsíci

    ilaahay.naarta.ku.gu.fogee.dad.badan.baa.laysay

  • @MaxamadYuusufCould-sg1ws
    @MaxamadYuusufCould-sg1ws Před 9 měsíci +3

    ilaahow waxaan kaa baryaa puntland oo nabad eh natus adawgeeda hajabo

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Před 9 měsíci

    Manaxayaal aqoon isu laheyn oo midba midka kale ku maqan yahey oo iyagoon is ogeyn wada shaqeynaya,

  • @deka_yw9860
    @deka_yw9860 Před 9 měsíci

    Odaygu damiir xuma marka uu dadkisa farfiqayo. Allah ha ka jaseeyo

  • @user-ii7ed5cr6u
    @user-ii7ed5cr6u Před 3 měsíci

    Walahi wan qosal waxan iswayad dada maxay ku akhariyn bal daadu yahy

  • @musemuse417
    @musemuse417 Před 9 měsíci

    Subxaanallah, bal eeg inta uu le eg yahay ,wuxuu afkiisa ka qiranayaa in uu masuul ka ahaa dilal qorshaysan oo lagu fuliyey dad aan waxba galabsan, isagoo income yar uu kala weynaaday dhiiga dad Soomaaliyeed oo muslim. Dhiiga bini aadamku ma qarsoomo mar uun baana Allah soo qabtaa sida axmaq an oo kale.

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 Před 9 měsíci

    Ha laayo shabaabkii la qabto yaan la sii haysan

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 Před 9 měsíci

    Arxanlaawayaal weeye aragagaxisadu hala tookto cadowga umada soomaliyeed weeye ugus

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Před 9 měsíci +2

    Subxaanalaah 😢 wax aan ku idhaahdo ma aqaani

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 6 měsíci

    Argagixisadu sharaf maleh. Kan soo lamadilin? Cafis maleh wuxuu sameeyay

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Před 9 měsíci

    Al sheydaan naartaa utalo hoos egalayan ciilbadana bil ramadaan buutusay

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Před 9 měsíci

    Shaqada ugu cun uj qabilsana waba nin weyn njnkan jaajus alaa maxsneda rasuuldlahi swc dugsi yarabii dadki wa dhameyey waa ehelkisi uudhameyey jaajuus faido malaha alxmd lagu soo qabtay dad waa agoomesay

  • @shariif25
    @shariif25 Před 9 měsíci

    Fircoon Dadkii lala Xasuuqay malinka Khiyamaha Oraahdooda ayuu Hada Leeyahay
    "Maskiin Duruuf iyo Mustadcafiina Dad laga adag yahay laga sareeyo awoodiyoHanti"
    Fircoon wuxuu ku Gabagabeynayaa hadalkiisa Ahlu Naar ayaanu wada nahay Nagaliya Naarta
    Ha ilaawin Fircoon tolkiisa Dad wanaagsan ayaa ku jiray Qur'anka ayaa Kheexay
    Balse Ninkan weyn Daruuf iyo Hanjapad
    Damiirkiisa in uu waxas ka weynaado ayey aheyd
    Dhulku waa waasac Adeer waa kusidee
    Sorry Hitman
    Aqoonxumidu iyo Damiirxumidu waa Ardaalnimo
    Allhayow Masiibooyinka dhacaya Ha nagu salidin
    Amen 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 9 měsíci +2

    San dheere iikeena ciil badanaa

  • @getdonegetdone3872
    @getdonegetdone3872 Před 9 měsíci

    Cadowga Shabaab hal meel ha looga soo wada geesto waa waxuu shisheeye noo keeney cadow ah ayagoo loo soo maraaya ismaciil gelle iyo somaliland

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 měsíci +1

      Hhh sidaas nabad daro waxa idinku wacan waa xasidnimada midhaa ileen cuqdad baad buuxdaane 😂

  • @hahahahaheh
    @hahahahaheh Před 4 měsíci

    mujrim duqoobay oo ehelunaar ah

  • @Itzmojii
    @Itzmojii Před 9 měsíci

    Subxanalaah daruuuf ku haysata miyaad dadka u dilaysaan

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 9 měsíci

    Yuu yahay khayr ma arkahaan

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Před 2 měsíci

    FULEY FULEY DHALAY, INA ADEER OO AQOON LEH AYUU CARUUR U LOOGAY…. NAAG NAAG DHALAY

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Před 8 měsíci

    Alow caruurteena noo badbaadi

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 9 měsíci

    Waryaada reer gaalkacyo shabab nimadooda caadi mahan subxana laah maxa ku dhacy dadkan waaweyn

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Před 3 měsíci

    Maxeytahay durrufta kuugu kalifi karta in aad dhiig xaq dara kudaadiso

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 9 měsíci

    Khaatumo xumo ayuu ku dhammeeysan ayaa kanoo kale da'daanjira jahliga waa mugdi

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 Před 9 měsíci

    Asc walleee khawaarijiinta waaa khawaarijiiin hala toogto oo tiirka LA geèyo,sababta loo sugaayo oo waqti loo siinaaayo ma garanin

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 9 měsíci +1

    Dhaqaaluhu meesha uu kasoo jeedo ma laraaco

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Před 9 měsíci

    Waba sheega masjidyada welee ninkan waa nin weyn mayaro lagusok qabto alxmd ilahoow kuligood soo aab qabo

  • @muusemaxamuud8027
    @muusemaxamuud8027 Před 8 měsíci

    Balaayo alaah idinku rido

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk Před 9 měsíci

    Asc walee waa yaab qofkaan inta uu le eg fiiriya laadar wayn waaye wax badan ayuu qarinaayaa ala maxay labeentii laayeen waxaan wajigiisa na dhaafiya

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 9 měsíci +1

    Qofkasta markuu 3 arko qof halabto.wa .snitch.

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 8 měsíci

    Warsandheere .isooqabta told hadii layahay

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 9 měsíci

    Majeerteenow dadka nool meesha Ku ogtihin sheega Xamze dadka dhintay u sheegayay kana Ka mida ileen dadkan hada Wa dad nool lama dhihi Karo nin ina adeerki kuleh dilkisa Ayan Ka shaqeeyay

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 Před 3 měsíci

    war kan see layeelay
    wali malahayaa mise aakhiraa loo diray

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 Před 9 měsíci +2

    Odaygu muxuu la daacdaacayaa ma qofbuu soo cunay illahay naarta kugu fogee

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před 9 měsíci

    .masiibo.ku.heshay.axamq.

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 9 měsíci

    Khasab raali buu ka ahaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 4 měsíci

    Miyuu noolyahay mise waa la dilay

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Před 9 měsíci

    War nin ku xumaa illahow umadada ugargaar

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 Před 7 měsíci

    Ninkaan abaalkisa malamariyey

  • @ahmedjama859
    @ahmedjama859 Před 3 měsíci

    Kani waa xoolo bini aadamba maaha

  • @nunuibra9861
    @nunuibra9861 Před 9 měsíci

    xasbunalaah ninkan oo kale noloshu ku noolyahay maxaa waaye

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 9 měsíci

    Subxalaah bal maxay u dilayaan dadka waxgalka ah😂😂😂😂

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před 9 měsíci

    Kani habaar weyn buu qaba,raga wuu baadbaaddin laha wuu utigi laha sii eey ubaaxsaddan belo kumarteey

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Před 9 měsíci +1

    Sneech putland. Ninkan malinba cad halagooyo

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Před 9 měsíci

    Inkaari kugu dhacdey adigiyo intii kula shaqayseyba

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Před 9 měsíci

    Tolow dadkan maxay siyaan anigu yaabaye 😢😢

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 Před 3 měsíci

      Waxba ma siiyaane si yar bay ku galiyaan Qof adag oo hush yidhaahda mooyee, matalan waxay ku odhanayaan waxba hanoo qabane qofkaa hotel gee uu seexdo lacagtaana iska qaado dhwr bil markay ka soo wareegto hadana wax yaroo aan macne lahayn bay u dirayaan lacagtaana qaado, mudo ka dib qofkiiba isagoo dhextaagan buu is arkayaa mar hadaad hawl u qabatay oo lacag ka qaadatayna waa bes hanjabaad iyo khasab baa ku xigta marka hore uun buu qofku diidi karaa aan is nabad galino uun bay odhanayaan hadaad diiday inaad nala shaqayso cid qudha hadaad u sheegto adaan ku dilaynaa bay dhahayaan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před 12 dny

    Masiibo dadka loo so diray

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 Před 9 měsíci

    War heedhe ileyn reer puntland doqon wuu ka dhashaa, kan nin ma'aha ee waa doofaar afsoomaali yaqaan/ku hadla.

  • @RoobleAwed
    @RoobleAwed Před 9 měsíci

    Waar reer galkacyooy qofkan cid garanaysaH ma idinku jiraaah

  • @RashiidJaamac-cl2ov
    @RashiidJaamac-cl2ov Před 8 měsíci

    Waxani ma waali mise miyir qab

  • @khdar8369
    @khdar8369 Před 9 měsíci

    ninmaka lawarasanaa weydarogasanyihiin amwaasirxadiyhii

  • @user-vk7zg7cm8k
    @user-vk7zg7cm8k Před 6 měsíci

    Baladi kuqadatay kumasodhigto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 9 měsíci

    puntland hayska xaaqan reer koonfur saani si maahe war wax dhibka wada waba reer koonfur yaab

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t Před 3 měsíci

      Ninkan waa majerten cumar maxamud oo reer gaalkacyo

  • @user-wh6yg2lw8q
    @user-wh6yg2lw8q Před 6 měsíci

    Idinkaa ka daran dhagar qabahaa waayo cabsi gamin ayaad ku qaadeen

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 Před 8 měsíci

    Belaayo kugu dhacday

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 9 měsíci +1

    beenlow tuuga mujirima isaga ubadheedhay hadi u raali ku ahayn dilalka mu cararco oo meel kale tago

  • @ananSheikh-pc8il
    @ananSheikh-pc8il Před 9 měsíci

    Qawaariij

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 9 měsíci

    Dhabayaco SINJIGA aabihin wase maxa Xamze ula yaabaysen Marka uu laha dadki wa ay dhinteen in dib lo nooleeyp ayey I bahan yihin
    Dhimada u xamze sheegaysay Wa nin Kan oo kale wa nin damiirki Ka dhintay Wa nin si walba u dhintay
    Dadka somaliyeed wxa ay u bahan yihin in dib lo so nooleeyp
    Noolaneyna la idin sheegayso Wa damiirka dhintay la so nooleeyo

    • @abdijama3767
      @abdijama3767 Před 9 měsíci

      Walaal qabiil dhan haceyn

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 měsíci +1

      Xamse waa doqon ogaadeen oo dacay dheer dulli weeye xamse doqonkii ogaadeen 😂

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 9 měsíci

    Xamze maxa ula yaabaysen dhimashada uu Ka hadlayay Wa ninkan oo kale Hada nin Kan miyu nool yahay nin ay ilma adeer yihin marna sxb yihin dilkisa Ka shaqeeyay
    Majeerteen afsomaliga ayu ilahay Ka habaaray
    Xamze hadalkisi ma ay fahmin ileen Wa qoom ilahay duleeyay oo wax kale u muuqdo
    Xamze hadalkisa wa sax in dadka damiirkodi dhintay la so nooleeyo ileen dadkan hada dad nool ma ahe