Cabdi Jaliil Axmed Shire Darawalkii Shabakadii Argagexiso Keeni Jiray Magaalada Gaalkacyo.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 10. 2023
  • Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔si aad u hesho wararkii ugu danbeeyey ee Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed
    #CODKACIIDAMADA

Komentáře • 10

  • @asadaden
    @asadaden Před 6 dny

    Ninkan waa geesi ku dayasho mudan

  • @sirKhaliiv-tx2ke
    @sirKhaliiv-tx2ke Před 9 měsíci

    7:29

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 Před 9 měsíci +1

    Waxba kalama oga ungurigiisa baxar galiyey

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Před 8 měsíci +1

    Aryaa ninkaan ciidamada xooga dalka hagalo ama wadanka haka baxo 2daas wadaa u furan hadii kale waa dil😮. Potlaaneey beesana habar gidir noo soo daaya in kastoo waxa oowsan ogeen Qalad Ku galay

    • @muminofarax56
      @muminofarax56 Před 5 měsíci

      Pp⁰⁰p00000⁰⁰⁰⁰⁰⁰😅⁰⁰00😊😊😊😊😅

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 Před 9 měsíci

    War kan maskiin waaye wlhi

  • @MahadSahal-mr5dz
    @MahadSahal-mr5dz Před 9 měsíci

    Kan waa dacad hadalkisaa laga fahmaa dacadnimadisaa baxar gelisey caafiyo markow xabsiga kasoo boxow caqli yelanaa

  • @MohamedDakane-dp3hz
    @MohamedDakane-dp3hz Před 8 měsíci

    Alaa ninkan wadan halagabixiyo hada sobaxo wadilayan ee

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw Před 4 měsíci

    Waar kan iskadaaya

  • @SamiraXussen-lb5ln
    @SamiraXussen-lb5ln Před 9 měsíci

    Ayagii baaba isfashilayah reer butlaan waxeey kucaanbaxeen sida alshabaab lookarsadoh. Meeyd uleeye iyo dhaawac karsade iyo magafe baa kabuuxa gaalkacyo