Bashir Cismaan Cawad - Wareysi #1/3 - Xaas aan guursaday ayaa igu ridday HIV/AIDS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 12. 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 465

  • @ceynteali
    @ceynteali Před 6 měsíci +30

    Nin alle hiisa yaqaan oo diin leh waye illhy waxaan ugu baryayaa in uu si fudud uga qaado. naxariista eebe lagama quusto adeer waxaan kugula talinayaa in aad joogteyso salaadda alle na aad bariso dawadane aad kala goyn quickly recovery insha allah adeer marna ha is niyad jabin sida hadda wajigaaga ka muuqata iska faraxsanaaw waxaaani waa qadar alle asagaayaana kaa dulqaadi kar.

  • @tawfiiqsanitation9763
    @tawfiiqsanitation9763 Před 6 měsíci +43

    Ilaahay Caafimaad ha ku siiyo nin qalbi wanaagsan oo fiican ayaad tahay

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 Před 6 měsíci +98

    Yarkaani shaqsiyad aad u fiican ayuu leeyahay runtii wuu caafimaadaya Insha allah.

    • @fay6834
      @fay6834 Před 6 měsíci +9

      Illaahow caafi saga iyo intii muslim ah

    • @nabaadali9427
      @nabaadali9427 Před 6 měsíci +4

      Amiin alle ha caafiyo😢 isago xamsn aya igu danby 3sano kahor

    • @aishashiiqqaasim8558
      @aishashiiqqaasim8558 Před 6 měsíci

      ​@@nabaadali9427gt gs4z😊😮n

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 Před 6 měsíci +12

    Ilahayo cafiimad sii wllken amiin waa wllal qalbi fican oo kheeyr no sheegin. Kheerka hadalka wangsan Aya kamida Wad cafimadi inashalh wanan ku duceyneyna adiga dhib ma qabtid tii ku khiyanta dhib kabta dadka kalena tusala uu tahay❤ mahadsanid wll🎉❤❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 6 měsíci +91

    Waxan ku talin 2dii qof oo is gursanaya ha isbaren
    Wa talo muhiim ah
    Mahadsanidin
    🎉🎉🎉❤❤❤

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Před 6 měsíci +9

      Haa aad u weyn wlhi waa ruuntada in la isbaro way fcnthy ❤alla ha inaga haayo 😢

    • @maandeeqahmed2177
      @maandeeqahmed2177 Před 6 měsíci +7

      Kwrn hadii les guursado kadib 2dii qof qof kamid ah sineeysto oo keeeno

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c Před 6 měsíci +3

      Carabta waa is baaraan inteysan isguursan anagana saasaa fiicnaa laheyd in àan isbaarno xataa cuduro kale ee faafa ayey iska baaraan oo xataa caruurta dhalan doono ku dhici kara

    • @AZproductions
      @AZproductions Před 6 měsíci +3

      Waa leesbaaray kasooqaad inta leesqabo bil kasta maleesbaarayaa ileyn marwalba qofku kudhicikaraa waa cudur magaalka kujiraa 😮😮😮

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 6 měsíci +11

    Wlala ilahay hakaa dulqaado adi iyo dhaamn umada muslimka ah ee lanoola xanuunka, Masha allah geesi ayaad tahay horee usoco wlaal cafimaad iyo cibaado suuban

  • @SafaAhmed-vm8gi
    @SafaAhmed-vm8gi Před 6 měsíci +12

    Waa qof muumin ah ilaahay ha xifdiyo ilaahay dartiis u jecelahay ninkaan ilaahay caafimad sariica ah ha siiyo. Qalbigiisa waa nadiif ilaahay caafimad sariica ah ilaahay ha siiyo insha allah ilaahay dhib ma tusayo.

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 6 měsíci +4

    Bashiiroow Waad Caafimaadi Bidmilaahi Kariim Waa Lagaa Waayidoonaa Insha Allaah Bishaareyso Alloow Kaadulqaad oo Lagaawaayaa Cudurkaas Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi

  • @nuurajaamac7309
    @nuurajaamac7309 Před 6 měsíci +3

    Bashiir waa qof wangan oo qaliya wallo rabi hakaa dulqado insaah aadbanu kuu jeclehy hdaanu nahy reer somllinda from burco

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 Před 6 měsíci +4

    Sir/taliye/you are very brave man and may Allah gives shifa

  • @ayaancabdiraxmaan4974
    @ayaancabdiraxmaan4974 Před 6 měsíci +9

    Dadku intaynan is guursan hays baadhan oo caafimadka Ha ogaadan ilaahay inaguma rido inaga iyo muslimkoo dhan subxaan allh alle haku Caafiyo wllo caafimad deg dega alle haku siiyo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 6 měsíci +4

    Alle ayaa mahad leh kalsoonida ku siiyey Waxaadna ogaataan naf waliba waqtigeeda ayey qaadan ama aydhis ama qodax ama shil sidaad doonto u dhimo waa waqti ayaad leedahay ❤❤ nooloow ina abti ❤❤❤❤❤

  • @Shacraawi-
    @Shacraawi- Před 6 měsíci +10

    Allah ha ku caafiyo wllkey aad baan uga xumahay dbibta ku soo gaadhay kollayto Samirka kaasho insha Allah wll😢
    Waa mahadsanyahay wll sida quruxda badan aad isugu kalsoontahay😢

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Před 6 měsíci +12

    Allah SWT ha ku caafiyo walalkay. Waxwalba way qoronyihiin.

  • @Miidan5
    @Miidan5 Před 6 měsíci +6

    ilaaheeyoow adigaa qafuuru raxiim ahe ka caafi adoonkaas muuminkaa

  • @IqroAliolad
    @IqroAliolad Před 6 měsíci +13

    Allaha ku cafiyo insha Allah cafimad tam ah allaha kusiyo amiin amiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib Před 6 měsíci +2

    Illaahay hakucasfiyo wll mumin mutaxin illaahay jano hakuugubedelo qurux iyo iimaan baa kaamuuqda wakhtiguna waasajalanyahay cimriga alle hakuubarakeeyo daalimadbay ahayd runtii nabar qaqdaro alle hakaagadhigo

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 Před 6 měsíci +9

    Alhamdulilaah hadayba badqabto reerka weyn. Adna Allah ku caafiyo❤

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 Před 6 měsíci +9

    Waaa iga talo wll saliga nabiga badi aakhiro iyo aduunba arimahaagu wayku hagaagayaan si uu fayrasku ugabaxo jidhkaaga waa inaad nabiga kumaamkun jeer kusalidaa maalintii

  • @user-hy3je2gg2n
    @user-hy3je2gg2n Před 6 měsíci +6

    Allah ha ku cafiyo wll qof aad qlbi wagasan yaa tahye

  • @calimaxamedwarsame
    @calimaxamedwarsame Před 6 měsíci +4

    Bashiir cismaan cawad sxb ilaahay caafimaad ayaan kuu waydiinayaa

  • @user-vg6vb3eu2q
    @user-vg6vb3eu2q Před 6 měsíci +14

    Waxaad tahay qof iimaan leh .
    Allaha kula jiro walaal .

  • @suadgabayr4291
    @suadgabayr4291 Před 6 měsíci +3

    Thanks weriye qiimo badan ❤❤

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow Před 4 měsíci +2

    Ilaheyo waxan ku weydisana inad ma dul qado cudirka haeyo musliminta ilaheyo ducadeyada aqbal amin ya rabi

  • @NimoAbdullahi-yo3en
    @NimoAbdullahi-yo3en Před 6 měsíci +8

    ❤❤❤Alaw cafimad siii. Inta Xanunsan eee lajifto Cudurada daran inta cafimadsana Xasbunulaah wa nimal wakiiiil🎉

  • @faysalabdimohamed4810
    @faysalabdimohamed4810 Před 6 měsíci +4

    War nio ninkan waryaha ah khibrad waryanimo ma leh qofka sidii u waraysanayo isagaaba niya jabinaya la waraystuhu wuxu leeyahay alxamdulilaah isna wuxu la soo taaganyahay inaalilaa si qof ka uu waraysanayaa inuu hoogay oo kale 😓😓

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 6 měsíci +11

    Allow inaga haay intii la xanuunsana ka caafi 😢walalayaal aan is baarno labadii is guursaneyso waa iga taalo

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq Před 6 měsíci +1

    Maashaa ALLAAH wa nin iimaan leh kana fikiraya cafimadka bulshadisa ka dambaysa,ALLAAH isagana ha ugu naxaristo fikradisa fican.

  • @HusamNawaaf-ik7ou
    @HusamNawaaf-ik7ou Před 6 měsíci +5

    Subxaan allaah allaah ku cafiyo waxad tahay qof samir badan ilahay kuwa samra ayuu lajiraa insha allaah ilahay waa ka kaxaynaya xanunka cafimaad ayuu kugu badalaya insha allaah

  • @NavjotKaurrs
    @NavjotKaurrs Před 6 měsíci +43

    He's a strong man with morals
    Respect 🙏 for this man

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 Před 6 měsíci +6

    Quruxda kamuuqata maansha allaah Ruuxkasta oo cabsida alle kuweyntahay kaalmeyana walalaha kale waxkasta oo kudhaca allaah aya ufududeeya horey ayaana udhageystey waa dadka dunta fiican waan ruux shaqsiyad leh aaminsana allaah aya kaalmeeyo waxan ajashada ahayna looma dhinto.

  • @MaryanAxmed-lq5xr
    @MaryanAxmed-lq5xr Před 6 měsíci +4

    Ninkaan waa nin iimaan leh hadana aan xaasid eheen ilaahay caafimaad hasiiyo insha alaah caafimaad ayaan kuu rajeeynayaa

  • @sacdiyoabdi916
    @sacdiyoabdi916 Před 6 měsíci +1

    Mansha allah iimankaga alle haku siyaadsho allena haka cafiyo xnunka

  • @hamdi9313
    @hamdi9313 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah wa nin ehlu khayr ah

  • @naimasahal9414
    @naimasahal9414 Před 6 měsíci +6

    Masha allah waxaa tahay quf samir badan alaha kaa cafiyo walal

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 Před 6 měsíci +21

    First, I'm so sorry for what happened to you 😢- 2ndly, your reaction to what happened shows your superior wisdom & fortitude !Allah ha ku xafido.

  • @hawaahmed9106
    @hawaahmed9106 Před 6 měsíci +3

    ❤❤❤❤ wallaakay illahay cafimaad taama haku siiyo ilmaha aad dhashay baari hakaaga dhigo

  • @khadhar.99
    @khadhar.99 Před 6 měsíci +9

    Allah grant shifaa to all

  • @hassanahmedburo131
    @hassanahmedburo131 Před 6 měsíci +2

    Allah hakucafiyow wll qali

  • @ahmedtoronto4790
    @ahmedtoronto4790 Před 6 měsíci +5

    Guuleyso walaal qof shaqsiyad Fiican weeye Ninkan Guuleyso walaal alahana ku Cfyo 🙏

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Před 6 měsíci +5

    Inta guursaneysa haiska baran rag Iyo dumar,hadaa naago badan qabto wakadarantahay dhowr qof cudur haukeenin.

  • @ayanomar3945
    @ayanomar3945 Před 6 měsíci +4

    Ya Allah naga bad baadi inta la xanuunsana caafi😢

  • @hiboabdillahi400
    @hiboabdillahi400 Před 6 měsíci +4

    Ninkani wlhi waaa gob alle haku caafiyo idamka rabi

  • @akm4480
    @akm4480 Před 6 měsíci +19

    Wiilkan Waa wiil qalbi wanaag iyo iimaan ku suntan.. Allow caafimaad deg deg ah Oo sareeco ah dusha uga tuur.. xanuunka lagu sheegayana Eebow si dhib yar uga kaxee oo ka yeel wuxuusan waligii arag.. Aamiin

  • @abdirahmanmohamed7981
    @abdirahmanmohamed7981 Před 6 měsíci +2

    Alle haku caafiyo wll.

  • @ubah555
    @ubah555 Před 6 měsíci +4

    Alla haku caafiyo wll

  • @ibraahimxasanibraahimxasan2768
    @ibraahimxasanibraahimxasan2768 Před 6 měsíci +2

    Allah caafimaad taam ah haku siiyo wll insha Allah wad caafimadaysaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 6 měsíci +3

    Mansha allah
    Ilaahay baa marwadaada sharafta leh kaaga badbaadiyay

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 6 měsíci +2

    Allah haaku caafiiyo wll

  • @user-yh8de4ww7s
    @user-yh8de4ww7s Před 6 měsíci +1

    Allah haku caafiyo wll..

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Před 6 měsíci +3

    Amaana ale
    Illaahey haku caafiyo.
    Qayaano laguma libaano qofti kuqayaantay ayadane qalbi raaxo leh kuma noola ee illaah ha inaga qabto dadka nucaas oo kale ah.
    Subxanallaah.

  • @adnamohamed2498
    @adnamohamed2498 Před 6 měsíci +3

    Might Allah make it easy for you and heal you, love you Abti Bashir!

  • @Kafi2610
    @Kafi2610 Před 6 měsíci +1

    Abtigay Bashir Allaha dhowro, cafimad iyo cumri dheer na Allaha siiyo. Ameen

  • @mohamedarale5656
    @mohamedarale5656 Před 6 měsíci +2

    Allaah ha ku caafiyo❤

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 Před 6 měsíci +4

    Eebba mahadle Bashiir waa Qof Geesi ah Oo illahay aaminsan, way yar yihiin Dad ku dhiirada Oo geesinimadaas sameya Oo ka hadla Xanuunkan Oo kale.

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 Před 6 měsíci +1

    Alle haku caafiyo qof wanaagsanbaa tahay wllo

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 Před 6 měsíci +2

    Maasha allaah Illaahay ha ku caafiyo

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 Před 6 měsíci +4

    Allah caafimad siiyo xanuunka Allah kaa korqaado
    Xanuunka

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před 6 měsíci +7

    Ahlu janah weeyi ninku qalbiguisu wacanaaa mashallah......

  • @faadumocabdilahi8589
    @faadumocabdilahi8589 Před 6 měsíci +3

    Alle haka korqaado xanuunka kuhaya adiga iyo dhaman umada muslinka ahaba insha llah waad cafimaadi doonta

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 Před 6 měsíci +2

    Alle haku caafiyo abti

  • @ridwaanxaaji1939
    @ridwaanxaaji1939 Před 6 měsíci +1

    Nin kan waa very simple and understandable guy m.a

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 Před 6 měsíci

    Alle ha kaa dulqaado wllo wanaagaagu sidaad u hadlayso ayuu ka muuqdaa alle kuma hoojin doono inzha allah

  • @mahatmustafa7041
    @mahatmustafa7041 Před 6 měsíci +4

    You don't have problem until your health is compromised

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 Před 6 měsíci +1

    M. Allaah ninkan wa nin iimaan leh alle haku caafiyo wll

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 Před 6 měsíci +2

    Bashiir waa geesi wllhi allah ha caafiye qadarta rabi qoray cid badali karta ma jirto

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Před 6 měsíci +1

    Ilahay ha ku caafi wll

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 6 měsíci

    He is strong men give advice the young generation mashallah I hope you become health inchallah 👍🌷🌺 miskine

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 Před 6 měsíci +2

    Allaha caafiyo bashiir
    Aaamiiin
    Yaarabii
    🤲🤲🤲🤲
    ❤❤❤❤

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r Před 6 měsíci +29

    الهم احفظه وعافيه 😢

  • @hawaahmes61
    @hawaahmes61 Před 6 měsíci +1

    Ilahay haku cafiyo wll yarabi cafi bashir 🤲🤲

  • @gogolmadoonchannel9029
    @gogolmadoonchannel9029 Před 5 měsíci

    Ilaahay haku caafiyo

  • @aishaabdullahi611
    @aishaabdullahi611 Před 6 měsíci +1

    Ilahay hakaa caafiyo wllo qof iimanleh oo qalbi fiican ayaad tahay

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před 6 měsíci +2

    Allah ku caafiya walaal geesi baa tahay runtii

  • @aminaliiban1780
    @aminaliiban1780 Před 6 měsíci +4

    Nin guur badan necbiyaa ilahay haduu gabadhii hore ka badbaadshay waa alxamdullilah

    • @dhana7566
      @dhana7566 Před 6 měsíci +1

      Aad iyo aad

    • @Maryama_cabdillahi
      @Maryama_cabdillahi Před 6 měsíci

      Haa Nimanka guurka badan iyagana halis ee ku jiraan bulshadana dhibe u keeni karaan.
      Allow Na amaanso.

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 Před 6 měsíci

      ​@@Maryama_cabdillahiNaagaha cudurka Keena oo meelaha ka qadhabta

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Před 6 měsíci +1

    Alle ha ku caafiyo wll caafimaad taama inshaalaah 🤲🥰

  • @Mhamuud
    @Mhamuud Před 6 měsíci +1

    Allha kucaafiyo wll 🤲🤲

  • @arafathassan9756
    @arafathassan9756 Před 6 měsíci +8

    Allow caafimaad ku sii Allahuma Amiin 🤲

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 Před 6 měsíci

    Bashir ismaan Cawed walaal xanuun oo dhan Alaah baa keena ee Walaal sida wacan ee aad u hadlayso ee aad Alaah ugu xidhan tahay ee samirka wacan Alaah ha kaa dulqaado ogoow hadii aad saa u egtahay nin calool wacan baa tahay Walaal hada America 🇺🇸 ayaan jooga oo xanuuno uu ugu hareeyo jooniska oo lahelay daawadisa in kastoo aan dawada wacan Dhul keena soo gaadhin ha welwelin Walaal dawada waa lagu dabo jiraa in lahelo tan Alaana ka daawo badan noolow in badan oo sharaf leh bashir Walaal 🎉🎉👋👋🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️

  • @ubaxcali8914
    @ubaxcali8914 Před 6 měsíci

    Allah caafimad taama hasiiyo wll Bashir xanuunkana ilaahy haka dulqaado

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Před 6 měsíci

    Allah cafimaad hakusiiyo wll

  • @faniabdullhi3538
    @faniabdullhi3538 Před 6 měsíci +3

    watch many I hope you feel better 🎉

  • @user-hf6nc4rz4g
    @user-hf6nc4rz4g Před 6 měsíci +2

    Ilaahay ha ku caafiyo wllkay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi Před 6 měsíci +2

    Ilahay ha ku caafiyo aamiin yaarabi yaarabi

  • @maxamedbille1799
    @maxamedbille1799 Před 6 měsíci

    Alle haku caafiyo inshallh waad cafimaday just morall 😢

  • @user-gq5hq8oi7s
    @user-gq5hq8oi7s Před 6 měsíci +1

    Ilahay cafimad hakusiiyo Wll qofwangsan ayatahay

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 6 měsíci +1

    War Intaad ilahay ka cabsataan hadii aaad xanuunka qabto qof bilaa aadmi ah haa galafan cafimaadkiisah 😢 waxn leyahy dadka is guursanaayah is baara oo dhaqtar mara inta aaydan is guursan waaa talo muhiim aad uu ah allh haka cafiyo wiilka iyo inta xanuun kalebah laa dhiban allh haka cafiyo 😢

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p Před 6 měsíci +2

    Allaha kuu dhib yareeyo sxb

  • @Amal-qf2hx
    @Amal-qf2hx Před 6 měsíci

    Alle ha kaa caafiyo wllo

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 Před 6 měsíci +1

    Ilahay ha kucafiyo walal nin qalbi wanagsan ayad rabaye

  • @user-bu2yt4ij9v
    @user-bu2yt4ij9v Před 6 měsíci

    Allha caafiyo waa qaf naxariis io garsho alle ugu deejay ilaah caafimaad ha ku siiyo wll

  • @ZakarieAbdilatif-np6mi
    @ZakarieAbdilatif-np6mi Před 6 měsíci +1

    Allah ha ka dulqaado xanuunka wll

  • @user-tx4yq3ws4j
    @user-tx4yq3ws4j Před 6 měsíci

    Allaha ku caafiyoh walal i'm so sorry for what happened to you rabbow anagana ha na soo gaadhsiin inta qabtanaha uga sahal

  • @najmamanshaallahabdirahman8768

    Allha ku caafiyo wlle

  • @user-vs8rj5mw8m
    @user-vs8rj5mw8m Před 6 měsíci +1

    Allh ha ku xiftiyo ❤❤❤❤😢😢

  • @user-rh7iu1vb8i
    @user-rh7iu1vb8i Před 6 měsíci

    Masha allah alle cafimad haku siyo

  • @user-rc5dv7kz1j
    @user-rc5dv7kz1j Před 3 měsíci

    Asc, waa nin niyad fiican. In Sha Allah, horaad u caafimaadi.

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Před 6 měsíci +3

    Mashaallah waa qof wanaagsan

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 6 měsíci +3

    Subxanallah 😢😢raga somalida iman la’aan kolba gabadh cusub sey uguursanayaan xanuun qadayaan ish😮

  • @ahmedelmi1730
    @ahmedelmi1730 Před 6 měsíci +3

    Allaha caafiyo walaal Bashir dhibkana ka dulqaado