PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 02. 2024
  • #Subscribe #Like #Share
  • Zábava

Komentáře • 4K

  • @cabdimaxameumar272
    @cabdimaxameumar272 Před 4 měsíci +728

    Waabad sogashee Kusali xabiibkena Scw 😢❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Před 4 měsíci +533

    Doowlada Norwey ku dacweey safaarada tag sawirkiisa geey waliba idaacadaha tvyada codkaada gaarsii ilaa oo dhulku ciriiri ku noqdo inshallah guul baan ku rajeenayaa noo soo noqo adigoo faraxsan wllo ❤❤❤❤

    • @abdirizakmohamed9954
      @abdirizakmohamed9954 Před 4 měsíci +40

      Hadiib aay jirto arin in laga hawlgalo u baahan si bulshada khatarta looga badbaadiyo wlhi way tahay meelkasta in lageeyo sawirkiisa ma aha arin la dhayalsan karo waa halis mida ugu heerka saraysa

    • @FarahAbdimuhamud
      @FarahAbdimuhamud Před 4 měsíci +16

      Lkn wll sheekadan beri hore dhacday laga yaaba inuu xataa ka guuray norway Alle hasoo qabto idam Alle

    • @abdirizakmohamed9954
      @abdirizakmohamed9954 Před 4 měsíci +18

      @@FarahAbdimuhamud arinkan mid la fudaydsan karo ma aha waa inaa pageska chanalada tvyada iyo dhamaan melaha somalidu aadka u dawato sawiranatiisa la dhigaa xaasidka ama familygiisaba laga tix raaco madama.ay garanayso.mamadu wa halis bulshada dhax dabaalanaysa iilhay haka qabto dadka

    • @abdirahmaanxalane3676
      @abdirahmaanxalane3676 Před 4 měsíci +18

      Haa walhi ninkaas ninxun buuu ahaa subxanallah gabadhaas waa in garab lagu siiyaaa

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 4 měsíci +15

      Ala hasoo qabto xaasidka inan cafiifada oo sharafleh u guursaday kaliya xanuunkaa ha qaado ileen waakan markuu qabadsiiyay hotel ku cararay ee furid isla soo taagay inantani waa miskiinad iyada iyo adeeradeed ba waa reer galbeed asaa Somalida itoobiya ama reer boorama lahjadeeda ilaahoow ugargaar gabadhan ka dul qaad xanuunkan oo laga waayaa dhiigeeda ka Saar yaa rabi isagana abaalkisa mari

  • @ademzh
    @ademzh Před 4 měsíci +77

    All the women he married or slept with should come out and hold this man accountable. This is wrong in every way!

  • @hodojama1798
    @hodojama1798 Před 4 měsíci +100

    Omg, her father and uncle failed to protect her🥲 she’s sounds so innocent and no one supported her to get justice. This breaks my heart😭

    • @maryanali4555
      @maryanali4555 Před 2 měsíci +1

      I know right, but also she was too fast and desperate to do her checks. 🤷‍♀️🤦🏽‍♀️

    • @s0urbugz837
      @s0urbugz837 Před měsícem

      But they should have slow things down , and made sure . This is the problem with making marriage be all end all for women wallhi

  • @naag-weyn
    @naag-weyn Před 4 měsíci +307

    Wuxuu dhigay Caafimaad la'aan
    Wuxuu dhigay Mustaqbal la'aan
    Wuxuu dhigay awlaad la'aan
    Wuxuu dhigay warqad la'aan
    Wuxuu dhigay shaqo la'aan
    Waxay u shaqeyn jirtay reerkooda
    Waxay is tidhi qayrkaa waa guursadeen ee Adna guurso
    Waxay is tidhi awlaad alle ha ka siiyo💔💔😭ilaahay agtiisa ayey cadaaladu taalaa💔wlhi way iga oohisay maamadani ilaahow u hiili
    Ilaahaw u gargaar😢

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Před 4 měsíci +450

    Plz Ridwan markaad dadka wareysaneyso biyo Iyo cabitan si waayo qofku Markuu xanaaqo ama qiiroodo Waa la dajiyaa

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 Před 4 měsíci +6

      Saxiix 😊

    • @hamdibashir9490
      @hamdibashir9490 Před 4 měsíci +3

      Sax masha allah

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 Před 4 měsíci +4

      Waa run waana talo fiican

    • @safiyadagan7346
      @safiyadagan7346 Před 4 měsíci +8

      Waa arin naxdin leh kaligi maaha dad badan oo dhibta wada Aya jiraaa dadka aqoonta u leh shariciyada Norway ha caawiyan gabadha si musiibadisa addunka looga qabto

    • @idmaah
      @idmaah Před 4 měsíci +5

      Mida kale qofka dhibanaha ah hadalka ayuu ku celceliyaa he doesn’t show any sympathy.

  • @yayafrh8978
    @yayafrh8978 Před 4 měsíci +135

    Wiilkaan gabadha waraysanaya waa bilaa naxariis su’aalaha gabadha siduu uwaraysanayo aadbaa looga dareemaya inuu bilaa naxariis yahay Subhanallah xitaa da’adeeda ayuu xisaabinayaa..
    Illaahoow gabadhaas adigaa awood leh adigaa ku caabudnaa oo illaah noo ah adigaa caafimaad haya adigaa waxbaba ku cajis galin rabiyoow anoo aqoon ulahayn ayaa kuu baryay illaahoow caafimaad sii oo farxad sii illaahoow Adaa adoon kuu ahaye rabiyoow ha igusoo celin yaa allah 😢😢😢

    • @amira5248
      @amira5248 Před 4 měsíci +4

      muhimadisa waa inoo more information ka helo then views ka helo

    • @laylayusuf2209
      @laylayusuf2209 Před 4 měsíci +2

      Muhiimad ma’ahin views ee gabafha u duceeya. In illhey cafimad full ah siiyo.

    • @abuukaryare1215
      @abuukaryare1215 Před 4 měsíci

    • @june6206
      @june6206 Před 4 měsíci +1

      Bila naxaris uun mahee waxba cudur kama yaqan wuxu yidhi hepatitis B ba ka xun HIV wa C ka ka xuni HIV mardanbe buu aids noqda

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 4 měsíci +4

      Sow saxaafaddii fowdo ma noqon,mamo baan fahmi waayey gabadh 50 jirta ma isagay mama u tahay walaashiis buu oran lahaaye

  • @i.o4916
    @i.o4916 Před 4 měsíci +53

    If she gets justice and he gets prosecuted then this woman is saving the lives of many women. The victims of the past and those who he intended to harm.

    • @lionheart3567
      @lionheart3567 Před 4 měsíci +5

      This story needs to be documented & forwarded to the Norwegian justice system, im sure they can find him & prosecute him.

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 Před 4 měsíci +3

      It’s too late he already infected enough so sad

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 Před 4 měsíci

      @@lionheart3567he lives in here Uk

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 Před 4 měsíci

      The man moved to london I will look for his HIV ASS

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 Před 4 měsíci

      @@iloveallah3519never too late HE CAN EFFECT MORE THAN HE DID ALREADY😢😢😢 AND I HOPE THEY COME FORWARD INSHALLAH🤲🏽

  • @Ultramirror-kf7dw
    @Ultramirror-kf7dw Před 4 měsíci +149

    This is one of the saddest story I’ve ever heard. May Allah reward her with jannah tul firdaws.

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 4 měsíci +264

    Aynu ku salino nabiga inta jecla scw scw

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 Před 4 měsíci +53

    Deeqa is a brave woman for sharing this we need to post awareness

  • @faryadmohamed2779
    @faryadmohamed2779 Před 4 měsíci +22

    Akhlaaqiyada iyo naxariisto waa muhiim markaad dad sidan oo kale waraysi ka qaadaysid Ridwaanow. Ilahay ka cabsood walaalo aakhiro waa lagu suaalaya dadkan aad bahdilayso. Wayfiican oo basal ayaad samaysa lkn joojii suaalaha khaldan aad waydiinayso iyo kuu adkaynta. Adigoo fahmaaya waxyaabo badan ayuunbaad hadana suaalaha kuu celcelinaysa. Thank you ❤

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 4 měsíci

      Mamda marku dhhyo maxad isga furiyday way oyigartayba mskin wu ogyhy in mustqblkedi ubabiyey ki inu kawregay ahyd baye

    • @MustafaAhmed-vs7kg
      @MustafaAhmed-vs7kg Před 4 měsíci

      Kan waa xayawaan stupid!!! Waa bilaa naxariis...sidan wax looma wareysto

    • @user-di1tb3ud8h
      @user-di1tb3ud8h Před 2 měsíci

      Ak

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 Před měsícem

      He is not journalist and he don’t Ethics of Journalism.

  • @somaliqueen521
    @somaliqueen521 Před 4 měsíci +93

    Wall gabdhan iga gadhsi inay aad u akhriso saliga nabiga iyo tasbixda😢 ilahay hacafiyo dunidu wa malmo lkn akhadar faras kadhigan wall samoir

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 Před 4 měsíci

      INTAAS WAXA UGA SII FIICAN INAY HABAARKA KA DAYSO NINKA CAAFIMADKA QABA EE LACAGTIISA U DIIDAY

    • @drshafsadugsi5150
      @drshafsadugsi5150 Před 3 měsíci

      ​@@qalpinuura9091ilhy ma la hortagtaa inay been ka sheegayso oo uu ninkaasi caafimaad qabo

  • @mohammedshukri8358
    @mohammedshukri8358 Před 4 měsíci +114

    Salatul Leyland iyo saliga nabiga scw iyo sadaqatha batso inshallah wat cafimathi

  • @rodaaydidali6458
    @rodaaydidali6458 Před 4 měsíci +17

    Si akhlaaqleh gabdha u warayso abaayo ilaahay ha ku caafiyo saliga nabiga aad ugu celceli

  • @hamzawalieh6806
    @hamzawalieh6806 Před 4 měsíci +22

    Asc, I feel soo sorry for this lady, she hasn't moved on since this incident! She's clearly still traumatised, she needs to get help to heal mentally & emotionally😢

    • @aminaabdi2129
      @aminaabdi2129 Před 4 měsíci +4

      How can she move on, he destroyed her whole life maskinta😢

    • @hamzawalieh6806
      @hamzawalieh6806 Před 4 měsíci +1

      @@aminaabdi2129 Wll getting justice is one part of the recovery, but she needs to heal from this traumatic ordeal.

  • @aadamosman4641
    @aadamosman4641 Před 4 měsíci +74

    Maadaamaa quraanka taqaanid waa Alxamdulilaah Aqri Quraanka
    Habeen iyo .maalin Allaha ku caafiyo Aamiin

    • @mohamedomar799
      @mohamedomar799 Před 4 měsíci

      Hussein isack why dont ask her how he get medical paper for marriage?! in othe words both of them they made medical chek before marriage and they showed to the sheikh and confirnmed!

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 4 měsíci

      Qurnka wa lagu cafimda siba surat baqara digrigna sidokle istiqfarta slaiga nabiga xawqalda ducada slatulylka iyo marwlbaba duco jogtah aniga mudo buknjif aha o lidhhay ilba kuhysa wnakuna cafimday qurnka alx alow iydna wa faji mamda

  • @sadikimakutimakuti9478
    @sadikimakutimakuti9478 Před 4 měsíci +94

    Dini ya haki mbele ya mwenyezi mungu ni uislamu (Quran 3:19) like hadi Quran jeceshahy

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 Před 4 měsíci +11

    I am so sorry, I hope she gets justice. She’s very honest lady and still sounds innocent.

  • @abdulciise6989
    @abdulciise6989 Před 4 měsíci +22

    Waa gabar sabar badan waan ka xumahay waxa ku dhacay . Abaayo allah dhibka iyo imtixaanka martay kugu bedelo kheyr iyo waxaad kufaraxdo kaana qaado xanuunka ilaaheey wuu awoodaa . Sabirka kaa muuqda ayaa daliil u ah qof wanagsan inaad tahay

  • @BalqiisaH.1
    @BalqiisaH.1 Před 4 měsíci +145

    Aan ku salino suubanaheeni scw ❤😢

  • @NajmoCudoon-hi6iu
    @NajmoCudoon-hi6iu Před 4 měsíci +138

    Anuuu hada kabacdi nin anaaa
    Baarin caafimadkisa wlhi ismalihi guurso hablo is ilaaaliya 😢😢

    • @seed3966
      @seed3966 Před 4 měsíci +4

      Rag iyo dumar is hubiya waa sax 😎

    • @ManagingAcount
      @ManagingAcount Před 4 měsíci +3

      Labada qof ineey is fiiriyaan wye caafimaad ahaanba dhibaatada allaha naga haayo

    • @kiinnuur3724
      @kiinnuur3724 Před 4 měsíci +1

      Amiin amiin 😢

    • @khada917
      @khada917 Před 4 měsíci +5

      Nin kaliya maahe gabdho jiran oo raga ku faafiya ayaa buuxa waliba sida Raga loo dabaa dhib yar

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw Před 4 měsíci +4

      Go'aan baan ku gaadhay gabadh aan is baadhin in aana guursanin sikasta oo qooq ii hayo😂

  • @user-vu9es1we8y
    @user-vu9es1we8y Před 4 měsíci +20

    SubhanAllah this is pure diabolical. May Allah Azawajal grant you steadfastness and reward you abundantly for your endurance in this life and the life hereafter. Allahumma Amin

  • @user-jw4fn4fm8z
    @user-jw4fn4fm8z Před 4 měsíci +16

    I’m so lost for words 💔 we should do anything we can to bring that evil man to court.

  • @amishamoha6423
    @amishamoha6423 Před 4 měsíci +71

    Alla xasid sanaa miskin allaha kucafiyo alle bari saliga nabiga scw 3000 jeer ama kabadan aqri oo waliba yaqiin kuaqri oo cafimaad alle kuwediso wlhy waad cafimadi wyo saliga nabiga scw wuxu fududedeyaa wax kasta oo oqfka hesta waa laga qadayaa plz aqri oo tijabi saliga nabiga scw 1000 bes aqriyo cajiska dhan waa kacafimaday 23:54

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 Před 4 měsíci +3

      Saliga nabiga scw see lo aqroya walalo wabdhan yahaye ola 3000 jeer hadi saliga dheer qadato

    • @amishamoha6423
      @amishamoha6423 Před 4 měsíci

      Wll waa fudud yahay marka aad subixi aqriso 500 habenki 500
      Barqadi 500 saas baad kuwadesaa ilaa aad kagarto 3000 iyo wixi kabadanba wana lasamen karaa wll qali waa wax noloshada kubad badinaya cafimaad iyo wlhy naxaris intaba kahelesaa

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 4 měsíci

      Xqiiq ana kucfimday digriga mudo bukan jif aha ilba kuhysa lidhhay wxan lisimay istiqfarta xawqalda sliga nbiga 1000 ama kayar surat baqara saltulyl iyo duco marwlba jogtah alx wn ka cafimday xnunki idhul dhigay😢 dawo weye intasi qofki yqin lyimda

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 měsíci

      Shugran wllo❤

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 Před 4 měsíci +64

    Masiibo ku dhacday illahy xaguu ka gali hadii uu adi kaa dhuunto illhy kama dhuuman karo umadana ilhy haka qabto 😢adina ilahy haku caafio mamo😢

    • @user-ss9fb2zk7c
      @user-ss9fb2zk7c Před 4 měsíci

      Amin Amin Amin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 Před 4 měsíci

      MASIIBO KUGU DHACDAY NINKA HABAARKA KALA TAG XANUUN MA QABEE NAAG DHILO AH OO LACAG DOON AH WEEYE WAXBA MA HAYAAN

    • @hodanabdilahi9090
      @hodanabdilahi9090 Před 4 měsíci

      @@qalpinuura9091 qaxbad baa tahay nacala abaha kuayaale maxad ka ogtahay dhilanimadeda iyo inay lacag rabto nayaa afkaaga edeb uyeel shuubo

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 měsíci

      ​@@qalpinuura9091SubxanaAllah. Allah wuu ku jeeda. Maalintada ay imaani

  • @akn7640
    @akn7640 Před 4 měsíci +2

    Walaalayalow i have never been to this channel, it’s my first time, thank u brother for giving this honest well grounded educated lady a chance. All i wanna say is that that evil, monster, cruel and highly self centered to bring justice and get off the streets so he doesn’t harm any other sister and closure for our sister. For those who can help let’s make fund raising to our sister PLEASE specially this channel. We can do this and put this guy behind bars. Soomalida iska hadal un ban jecelnahay no action. I will the first to pay decent amount honestly. Let’s help our sister. It could happen to u, ur family member, ur neighbor or even you she’s no different.

  • @asmaaabdirashid-kn3dh
    @asmaaabdirashid-kn3dh Před 4 měsíci +5

    She's very innocent,he cut her life short. She needs justice both locally and internationally....May Allah see her through.

  • @kawsarfarah8403
    @kawsarfarah8403 Před 4 měsíci +70

    Ilaahay waxba kuguma cusla ilaahayoow caafimaad addoontaada sii yaa rabbi.

  • @jannaatmd6314
    @jannaatmd6314 Před 4 měsíci +58

    Anba Somalia tagay wan arosgalynay wilki wan ku kariwaayay kaalay isa soo baadhnee Wuu diiday bilbay igu qaadaty inan diido ilaa aan katagnay hosbitalka isago xanaaqsan wa isbar nay alx 2 deenubo wa ficneen bulshada somaliya halaga dhaadhiciyi in laysbaaro arooska hor✌️

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před 4 měsíci +3

      Masha allaah allaha idin ziyaadiyo cafimaadkiina allaha idin barakeeyo ❤

    • @fardowsamohamud9701
      @fardowsamohamud9701 Před 4 měsíci +2

      Allahuma barik. Feriid

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 4 měsíci +6

      Marba hduu baarista diido ama uu ka xanaaqo isaga carar meesha😂.

    • @hallad598
      @hallad598 Před 4 měsíci +1

      Maashaa'Allaah fariid Caqli badan ayaa tahay ee Rabi ha ku barakeeyo

  • @sadiyomohamed
    @sadiyomohamed Před 4 měsíci +10

    Please have empathy, Walal. She's a victim, for God's sake.xaq uma lihid ina weydiisid sualaha qaar. May Allah give you a quick shifa abayo 😢

  • @aifasudinabdalla9627
    @aifasudinabdalla9627 Před 4 měsíci +6

    Take her to Norway embassy nd file the case against him. inshaAllah you will get ⚖️ justice

  • @abdirahmanahmed8154
    @abdirahmanahmed8154 Před 4 měsíci +117

    Niinkas gabadhan xaq ayu kagalay lkn 2009 ila hada meeqo kale ayu dhibateyay sida gabadhan. Allaha ku cafiyo wll

    • @abdisalanmuhumed6135
      @abdisalanmuhumed6135 Před 4 měsíci +6

      Tii ugeysi halaso qabto

    • @abdirahmanahmed8154
      @abdirahmanahmed8154 Před 4 měsíci +6

      Dadkiisa ayaba raba inu dadka ku talalo maxa yelay hotel bu leyahay ayey ledahay

    • @iqracabdilaahi8559
      @iqracabdilaahi8559 Před 4 měsíci +1

      Nacalad kugu dhacdey

    • @sahy_aakhiro
      @sahy_aakhiro Před 4 měsíci

      @@abdirahmanahmed8154 been jooji labdoda wan aqaana waa beented 2008 ilaa 2009 asga sixir ay siisy laga daweynyey naagta iyo 3 gabdhood ay dhashyna waa la wayey oo way dhuumty

    • @MariamAhmed-vz3fk
      @MariamAhmed-vz3fk Před 4 měsíci +1

      Ilaahay ka cabsada oo arinkaas ka fiirsada ninkaan reera culimaa ayuu kadhashey waana ruux ehlu diin ah waxaan ay akhrineyso waa been walaahay in uusan cudurkaas qabin subxaanalaah khamribuu cabaa kuteh

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před 4 měsíci +118

    Ridwaan ciwaanka badal inaa da,deeda ku qorta oo aad ugu yeerto mom 50 jir ah maaha maamadaaada waana sii dhaawacaysaa gabadha tankale gabadha waa misaakiin ku kortay qurbaha oo aana aqoonin soomaalida qaacinimadooda miskiin ilaahay haku caafiyo abaayo

    • @lazyanimal1341
      @lazyanimal1341 Před 4 měsíci +8

      Warunta si qurxon uma qorin ciwanka

    • @mohamedbashirmuse9995
      @mohamedbashirmuse9995 Před 4 měsíci +19

      walahi ninka waxan aqaana 6 sano baan oslo isla degneen waxan xasuusta 2016 isaga oo qoori noqday Gabadhan waa miskin wuna khalday alle haa ka duulqado wana majeerten omar mohamed kasi aah reer mahad kasi aah inaanta maagteda haa loga soo qaado haddi somali la yahay

    • @kuseylamohammed2379
      @kuseylamohammed2379 Před 4 měsíci +3

      Waa nin xun

    • @Saarah184
      @Saarah184 Před 4 měsíci

      Allaha cafiyo ​@@mohamedbashirmuse9995

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před 4 měsíci +4

      Waa sax ciwaankaan ma haboona inuu ka badalo allaha waa fajiyo
      Xitaa kow markuu wareysanaayey wuxuu dhahay (maamo) maa ku dhahaa mise (gabar) waxey ku tiri gabar idheh maxaa ka qaldan ninkaan

  • @user-fs7rt3qe7c
    @user-fs7rt3qe7c Před 4 měsíci +17

    Maya, Maya Maya Ridwaan, you are not well skilled to carry out this type of interview. This lady was eloquent in the way she narrated her ordeal and very clear; you asking clarity on some instances and asserting your own comprehension was uncalled for as it made her second guess herself so as to match your way of understanding.

    • @abdiazizelmi8156
      @abdiazizelmi8156 Před 4 měsíci +5

      I agree , no empathy no compassion he should do some research before interviewing someone who is going through such trauma.

    • @user-qj2yu4ht8t
      @user-qj2yu4ht8t Před 4 měsíci

      U right

    • @yussufibrahim2160
      @yussufibrahim2160 Před 4 měsíci

      This guy has poor understanding he keeps on repeating some obvious questions

  • @Manchesterunited99.98
    @Manchesterunited99.98 Před 4 měsíci +10

    When you don’t understand the questions, please ask in a politely way, like adigoo raali ha halkaas kuma celini karta si aanu u fahano anigaiyo daawadayasha😊

  • @MubarikMubarik2
    @MubarikMubarik2 Před 4 měsíci +78

    Walaahi walaal walaahi gabdhan walaahi waan ka naxay waana maskiin ilaahay bay hoos joogtaa alle wll qalbiga hakuu adkeeyo wll😢😢😢

    • @raxmuuni12channl84
      @raxmuuni12channl84 Před 4 měsíci +3

      Wllhi qof alle hoos jooga ma ku khasaaraayo. Nabi daa uud siduu u awoodey inuu halmar ka dulqaado ayadana wuu u awoodaa inuu sikin gudaheed kaga qaado. Miskiinta waan ka naxay dadkaa uduceeyey in alle u aqbalo waa wax dhici karo kaga qaado. Xanuunka

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 Před 4 měsíci

      Nabi Ayuub dheh

  • @Min-zk2rd
    @Min-zk2rd Před 4 měsíci +28

    This is a literal crime.Sick individual . He needs to be caught . Knowingly infecting people. Ruining countless amount of lives . May Allah make it easy for her . And may Allah bring her swift justice .

  • @user-hc5sq4bj1z
    @user-hc5sq4bj1z Před 4 měsíci +11

    Cafimad Tam ah Allha siiyo insha Allh🤲
    Tasbixda io Qur'an aqriska ku dadaal

  • @user-ex9rj3qb2p
    @user-ex9rj3qb2p Před 4 měsíci +16

    لا حول ولا قوة الا با الله العلي العظيم
    اللهم اشفها شفاءا لا يغادر سقما اللهم أعنها😢

  • @raaqiyaabdirahman1364
    @raaqiyaabdirahman1364 Před 4 měsíci +89

    Yaa Allaah subax soo kacdaa iyadoo caafimaad qabta Alle haku caafyo wllshy runtii waan ilmeeyay waa qiso xanuun badan😢

  • @Somalidhab
    @Somalidhab Před 4 měsíci +150

    It is illegal in Norway to not inform people/partners about that disease. He also falsified papers to seem ok, it means he knew and wanted to hide while on medicine even. So I recommend you to tell the government where you are, then they will work with the Norwegian government to catch him here . He cannot travel or spread that anymore if he is still alive. If they take the passport from him and take to court. I live in Norway and work with the government, this is serious.

    • @saabiryare665
      @saabiryare665 Před 4 měsíci +5

      Yes good 👍

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 4 měsíci +3

      That's true well said wll.

    • @moetv_94
      @moetv_94 Před 4 měsíci +10

      If your in Norway please report this guy to government authorities

    • @sumayaegal7537
      @sumayaegal7537 Před 4 měsíci +2

      Kun reports ka qor dowlada Norwey horay wiilkaan wax ugu wayday.been la dhoodhoobay cid laguma xiro.

    • @hamashqulin3553
      @hamashqulin3553 Před 4 měsíci

      ​@@sumayaegal7537Oo miyaa taqaanaa ninka?

  • @husseinbuul7146
    @husseinbuul7146 Před 4 měsíci +5

    Take his passport to the Norwegian embassy and narrate the story to them, am sure you'll get compensated atleast,. Sad story he ruined her life and that of her family members.,So sorry of her I wish i could help her in one way or the other Please Ridwan sharre with her CONTACTS

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Před 4 měsíci +2

    Asc abaayo samir illaahay waa raxmaanu raxiim ee ha kaa dulqaado oo caafimaad ha kuugu badalo aamiin yaarabbi Aamiin yaarabbi Aamiin yaarabbi

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 Před 4 měsíci +37

    Cudurkan anagey nalaweyntahaye Ilahey xagis waxba kama aha inkasto ey dada shey oo isbartey 😢 ya rabb abal mariin ey filanen iyo dambi❤dhaaf intey noshahay❤aduun iyo aqiraba uga dhig

  • @user-dv3yy8bo1m
    @user-dv3yy8bo1m Před 4 měsíci +60

    Subaxunalaaah 😢😢😢😢 Qofka HIV ku dhaco naxarista baa katagtah ooo xasid buu noqdaah wuxuu jceladaah qof kasta inuu ku dhaco 😢😢 ilhey hakuu fududeeyo wll 😢tasbiixda badso iyo sadaqada ilheynah isku xir byo 😢😢😢

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Před 4 měsíci +1

      Cadaw waaye

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 Před 4 měsíci

      NINKA AY SHEGTAY DARIS BA NAHAY XANUNKA MA QABO WAA BEENLEY LACAGTIISA DAMACDAY INAY DHACDO WUU CAYRIYAY

    • @amalaweis
      @amalaweis Před 4 měsíci

      @@qalpinuura9091aaqiro suashaas waa lagu weydiinaa

    • @mkaqyar8868
      @mkaqyar8868 Před 4 měsíci

      ​@@qalpinuura9091How do you know his HIV status?

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 Před 4 měsíci

      Ooyintu waa shaqada Dumarka
      Ee wax hubso

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 4 měsíci +2

    Walal ridwan culumada uge gabadhan
    Wa jahilad ninka wa dambele wa in maxkamad lageya
    Allaha cafimadsho amin
    ❤❤❤❤❤❤❤
    Mahadsanidin

  • @khadramohammad5495
    @khadramohammad5495 Před 4 měsíci +6

    I'm so sad for what happened to this lady. She one of the most kind people I saw them in my life. I worked with her back in UAE. I'm sorry to hear your story . ALLAH will never for give him.
    حسبي الله ونعم الوكيل. إن الله يمهل ولا يهمل. الله معاك حبيبتي و الله يسترك دنيا و آخره

    • @themoonlight3889
      @themoonlight3889 Před 4 měsíci +3

      هيه والله باين عليها انها وااااااايد طيبه مع اني ما اعرفها😭😭😭😭😭😭 الله يعوضها خير يارب عاجل غير اجل.

  • @user-po1cp1er5e
    @user-po1cp1er5e Před 4 měsíci +59

    Abaayo ilmo saylan gaalkacyo bey dagan yihiin hotelkana saylan baaa ladhahaaye rerka dhan hala dacweeyo😢

    • @user-hs9lp5pp9m
      @user-hs9lp5pp9m Před 4 měsíci +2

      Ilhy calaamo hkaso if bixiyo waa xaasid😢😢

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 Před 4 měsíci +1

      Waa jafidayda hoose nimankaa lkn ninkaa gabadha sixun buu ugalay. Waala calool xumaaday gabadhaa miskiintaa wlahi

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 Před 4 měsíci

      NAAGTAN MEEL WALBA LACAG BAY U MARTAY XATAA XASAN AA LA HADASHY LACAG ISII HADI WAKU SOO SHARAF DILAYAAA KU TIRI 😮 LACAG SIDAAS LAGUMA HELO NAAGAHA HARGAYSA KASO SHAQA TAGAY INTAY GAALKACYO TIMID BAY RAGA DHAN DACWEYSAY MARKI XOGTII LA BAARAY AYADAA DANBIILE NOQOTAY CARARTAY INTAN LA XIRAN

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 Před 4 měsíci

      @@qalpinuura9091 isku xishood walaale ilaahay kabaq gabadhaa waala dulmiyey waa gabar adoo kalaa reer mahad anaa oo ladhashay nimankaa waana kaxumaaday gabadha miskiintaa dulmiga loo gaystay.

    • @QueenMalika-bd1or
      @QueenMalika-bd1or Před 4 měsíci

      Gabadhu run miya waxay shegayso ​@@qalpinuura9091

  • @yassinhashi1045
    @yassinhashi1045 Před 4 měsíci +30

    She is a very innocent lady, looks like he took advantage of that.

  • @user-ty6wo5xp2j
    @user-ty6wo5xp2j Před 2 měsíci +1

    Pole Sana Mama. May Allah Subhana Wataallaa Give You A Quick Recovery.

  • @aishamohamed8831
    @aishamohamed8831 Před 4 měsíci +9

    yaarabi caafimaaad sii ilaahow wax walbo waad u awoodaaye ilaahow ninkaas meel xun ka bixi ilaahow anagana naga bad baadi😭😭🤲

  • @user-gs3mf4eg9u
    @user-gs3mf4eg9u Před 4 měsíci +60

    Ilaahey haku caafiyo abaayo isku samir aakhiro ayaad xaqaadi ilaahey kaasiinayaa

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před 4 měsíci +177

    I'm truly sorry to hear about your situation. It's important to prioritize your health and well-being. Consider seeking legal advice to explore your options, including reporting the case to his country's embassy. Document any evidence you may have and connect with local support groups or organizations that specialize in HIV-related issues for guidance and assistance. Remember to take care of yourself both physically and emotionally during this challenging time.

    • @saadiacodey9847
      @saadiacodey9847 Před 4 měsíci +6

      Exactly that’s what I thought wlhi she should have reported him

    • @fadumadahir6011
      @fadumadahir6011 Před 4 měsíci +1

      @@saadiacodey9847 I am nurse healthcare worker if I am in Norway I will be able to report. He can live with the virus but he can’t spread the virus it’s illegal he can end up jail.

    • @ahadinabdi13
      @ahadinabdi13 Před 4 měsíci

      ​@@saadiacodey9847
      Is she still+ve

    • @TheNooraplays
      @TheNooraplays Před 4 měsíci +10

      He is from Oslo Norway. People use to say he had HIV but it was only xaan. OMG abaayo so heart breaking. Where can I contakt her?

    • @saadiacodey9847
      @saadiacodey9847 Před 4 měsíci

      @@TheNooraplays I have no idea wlhi

  • @nasriinmaalin3654
    @nasriinmaalin3654 Před 4 měsíci +4

    Allah ku caafiyo abaayo qaali xanuunkana allah danbi dhaaf ha kaaga dhigo ❤❤❤

  • @marishduale7858
    @marishduale7858 Před 4 měsíci +7

    Alle dartii ba u aamintay inshallah alle ba ku caafinaya wll🤲

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 Před 4 měsíci

      ILAAHAY MA TAQAANO DHILO WEEYE LACAG DOON AH NIN AAN XANUUN QABIN BAY HABAARAYSA BISMILAAH😮

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 Před 4 měsíci +35

    Norway Government needs to arrest him for life - for wasting youths lives 😢

    • @abdiazizelmi5886
      @abdiazizelmi5886 Před 4 měsíci

      Lkn afar beri see bay ugu dareentay armay horay u qabtay

    • @istarhassan2030
      @istarhassan2030 Před 4 měsíci

      Waxa Laga yabaaa ilhy inuu u Soo tatajiyay 😢😢😢😢

    • @ruundirir74
      @ruundirir74 Před 4 měsíci

      4 berri jirkaa virus in u so galo sheegin lkisaa ma cadaaa noocaa yahay virus ilaa 3months lagu ogadaa wlaale ​@@abdiazizelmi5886

    • @BahjaAbdinasir
      @BahjaAbdinasir Před 4 měsíci

      ​@@abdiazizelmi5886 4 bari may dhihinba bilo ayay qaadatay sheekada maad dhagaysane

    • @umuamir466
      @umuamir466 Před 3 měsíci

      4 cisho sideey ugu dareentay?3 bilood sideey sheegeen dhaqtarada,hadana 16 sanaa ka soo wareegtay ,caafimaad baana ka muuqda, hadalka walaasheen qilaaf baa ka muuqda hadaladeen

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 4 měsíci +29

    Diyadada halaga qado adiga iyo inta gabdhod oo uu dhibateyey ba hadii kale hala togto aaway walidkii iyo walaalihii la dhashay ninkas shaqo halaga qabto RABBIYOOW kaas iyo kuwalamidka ah muslimiintada kaqabo Aamiin yaa Rabbi.

    • @maysamohamoud5754
      @maysamohamoud5754 Před 4 měsíci +1

      Talo Fiican Waaye Lkn Iney Awoodin Ayaa Macquula

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 Před 4 měsíci

      Aamiin yarabi

    • @sumayaegal7537
      @sumayaegal7537 Před 4 měsíci

      Wax aadan hubin wax ha ku xukumin.

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 4 měsíci +1

      Dumr weye maskina garbna mahysto😢 ilhow xaqeda uga soqd

    • @drshafsadugsi5150
      @drshafsadugsi5150 Před 3 měsíci

      Sida ay sheegtay reerkoodu isagay u raaceen waxay ku dheheen hana sheegan😢😢😢😢

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 4 měsíci +3

    Allahu akbar Illahayoow caafimad samir keeda kusii gabadhan Ameen 🤲🤲🤲. Ninkaasna Illah hanagabadbaadiyo Ameen. Gabdhaaw ninkaas haliska ilaaliyo, marwalbana halaisbaaro insha Allah.

  • @kayy5516
    @kayy5516 Před 4 měsíci +2

    Is is so sad and heartbreaking. May Allah heal you from the trauma and pain.
    My Somali sisters please do premarital test please and please

  • @Salma-Ibra
    @Salma-Ibra Před 4 měsíci +42

    Dacwad ahaan waxaad taktaa safarada Norweig ee Nairobi, unageey results-ka baaritaanka iyo all Documents oo asaga leeyahay. Ilaahay waxaan kaagatugay caafimad. Runtii waa arin laganoxo islamarkaana gabdho badan ay mustaqbalkooda kuwaayeen 😢

    • @ikranismail9823
      @ikranismail9823 Před 4 měsíci +1

      Xnun waa wlhi😢

    • @samirabilan1971
      @samirabilan1971 Před 4 měsíci +1

      Ax😢 ilahay ha caafiyo amiiin yarabi

    • @hamdiyusuf5374
      @hamdiyusuf5374 Před 4 měsíci

      Allaha awooda leh ee wax walba gaarka u awooda hakaa dulqaado isagna abalkiisa allah marin doonee iska dulqaado

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 Před 4 měsíci +494

    Ridhwan am going to stop you in some things with your interview abit walal show empathy when dealing with sensitive traumatic experiences- for instance when you asked her “ma isledahay wa fududatey marki hore ee waka jogi lahayd” that’s harsh! To ask “why can’t you move on and marry another man do you want to just have his xarig” “ma isledahay waa isxanibtey!?” She said no and you replied yes- don’t you understand that this is a criminal case - this is classed as life sentence. She needs justice and we have to post him everywhere!

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate Před 4 měsíci +16

      Agree sweety

    • @ahmedmahamud3989
      @ahmedmahamud3989 Před 4 měsíci +14

      Absolutely it was unnecessary

    • @gobaysanetailor5550
      @gobaysanetailor5550 Před 4 měsíci +8

      Ii turjuma engilsh ka wan fahmi la,ahaye

    • @mahmoudsabeeyee
      @mahmoudsabeeyee Před 4 měsíci +15

      Yes he doesn't know how ask questions

    • @Otfyanka
      @Otfyanka Před 4 měsíci +14

      Just look at the caption on the interview it’s wild Walhi never do an interview with a professional people.. too many wrong questions . Ik she went there cuz she might think this gonna b viral and help her some type away that’s true but auntie should went to a pro interviewer like cowke or better one then this bs . I swear ever question.
      He asks is bs . He doesn’t even know how to ask. There no script. Nothing at all . He doing it on the top . That’s not right mann

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Před 4 měsíci +2

    Wall ilaaahay caafimaad degdeg ah haku siiyo ninkaana ka dacwee safaarada Norway ee imaaraatka
    Sawirkiisana tvyada kasii daa
    Waa inaad fadeexadaysaa si aanu u baabi,in hablo kale oo somaliyeed

  • @user-vu9es1we8y
    @user-vu9es1we8y Před 4 měsíci +10

    52:57 You are permitted to request a divorce from the Islamic shariah court under Fasakh Nikah if he refuses to divorce you and you have a valid reason. I think it’s essential to educate ourselves the basics of the deen of Allah to protect ourselves by any means necessary.

    • @wm9669
      @wm9669 Před 4 měsíci

      He said verbally and that is enough.
      Please listen to the talk.
      She wants a paper but in the conversation she said that he has divorced her verbally

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Před 4 měsíci +23

    Subhanallah ! 😮😮😮
    Hasbunallah Wa Nicma Wakiil !!!
    Ninkaas waa nin xun oo xaasid ah
    Qof dhan ayuu noloshayda aasay
    Yaa Allah caafimaad sareec ah
    Allaha ku siiyo samir iyo iimaan.
    Way kuu qornayd waa qadar Alle
    Alhamdulillah calaa kuli xaal
    😪😪😪😪😪😪😪

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Před 4 měsíci +42

    Ridwaan caawi gabadha si ay ugu dacweyso safaarada kenya ee norway.

  • @user-en6if8gs9y
    @user-en6if8gs9y Před 4 měsíci

    Congratulations ridwan 700 subscribe ❤❤❤

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Před 2 měsíci

    He is asking questions like Larry king .i like the style and gesturing communications and microphones and background very beautiful and super nice

  • @MulkiYusuf-br6lj
    @MulkiYusuf-br6lj Před 4 měsíci +45

    Qof walbo dacad ah illhey ba lajiro cafimad taam ah allha kusiiyo mama

  • @sulegaabubakar9740
    @sulegaabubakar9740 Před 4 měsíci +12

    Here in the US an Italian guy who was very handsome and most of the women followed him like flocks apparently he knew that he was HIV positive so when the women found out which was too late he was hold accountable and is serving life in prison. Sister work on posting this guy every where possible

    • @mubarakabdirahman6037
      @mubarakabdirahman6037 Před 4 měsíci

      This is not well trained for this kind of interview plz stop this interviews

  • @soso2044
    @soso2044 Před 4 měsíci +8

    Shows you how many men hide behind religion to appear good to others but evil is inside them.

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 Před 4 měsíci +3

    Waa cabsi cabsi walhi Wlle alle haku cafiyo wlle alle haku caafiyo asagaa awoodleh waxkastaa asaga keena qaada cudurka yaa rabi yaa shafi yaa mucafi ilahow dadka xanunka dadka uu qariyanaya noolosha ku ciriri ilhow naga qabo ilahow naga qabo

  • @abdullahiabukarfiqi3299
    @abdullahiabukarfiqi3299 Před 4 měsíci +46

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay waxa ku dhacay gabdhaan, duligaas halaga qaado diyada gabadaan oo mustaqbalkeeda tiray.

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 Před 4 měsíci

      NINKU XANUUN MA QABEE NAAGTA NINKA MARKI LABAAD MAGAC XUMADA LACAGTA UGA RAADINAYSA IYADA MAXAA LAGA QAADAYAA

  • @seed3966
    @seed3966 Před 4 měsíci +64

    Asc ilaahayoow waan kaa magan galay xanuunadaas khatarta ah iyo intii islaamaba ka badbaadi inta qabtana ka caafi adaa waaxidee 🤲🤲🤲

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 Před 4 měsíci +1

    Illahay naxaristiisa haku siiyo caafimaad deg deg Allaha ku siiyo Abaayo janadii Fardowsa ayaan Illahay kuu weydiyo

  • @sulekhahaye9866
    @sulekhahaye9866 Před 4 měsíci +5

    Ilaahay haku caafiyo abaayo mcn

  • @amirakasim6167
    @amirakasim6167 Před 4 měsíci +15

    Yaa allah illahow cafimaad sii gabadhaas somaliyeed ee xaasidku helay🥲

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 Před 4 měsíci +17

    😢rabbiyow ma maqnid mana illowdid mana awoodi weysid wax kasta rabbiyow caadil cadaalada ina faray baa tahay allow waad aragtaa waad awoodaa wax kasta waxaan cizzigaaga iyo sharaftaada kugu weydiisanaa qafka intaa oo gabdho soomaaliyeed ah noloshoodii iyo hamigoodii lumiyey allow soo qabo weliba intuu ciqaabay hurtooda iyo weliba tii danbe oo u dheer allow cadowga ugaarsadaha ah adigu soo qabo koley aakharo wuu shalaynaa hadaadan u gar gaarin Subxaana laah yaa waaxid yaa axad yaa manaan yaa bidiicusamaawaati wal ardhli wuxuu tusay awoodiisa iyo daciifnimadeeda allow tusi awoodaada iyo asagane daciifnimadiisa aamiin aamiin aamiin 😢

  • @lionheart3567
    @lionheart3567 Před 4 měsíci +1

    Its a sad story, this is a needle in haystack comparing to the millions of untold victims. Subhaanallah. May Allah swt reward her jannah.

  • @user-xb7ly5ee2h
    @user-xb7ly5ee2h Před 4 měsíci +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Gabadaan walasheen waa in daqaalo loo aruuriyo oo ninkaas na laga dabo tago waaye SubhanaAllah

  • @maxamedcaabi9429
    @maxamedcaabi9429 Před 4 měsíci +48

    Alle ha ku caafiyo wl isagana alle dadka haka qabto shaydanka ibilise

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 Před 4 měsíci +10

    Walaal Illahay nolol quruxbadan ayaan kuu waydiinayna Xanuunkana Ilhay hakaa dul qaado Illahay hakaa suuliyo abayo❤

  • @DegganMohamed
    @DegganMohamed Před 4 měsíci +1

    Reerkaan waa reer caan ah Reer Saylaan allah ummada ha ka qabto xaasidka dhibaataynaya Gabdhaha islaamka ah 😢😢😢😢😢😢😢 Allah ha caafiyo Gabadhaan

  • @hooyomacaan9744
    @hooyomacaan9744 Před 4 měsíci +3

    Miskiin mamo allah haku caafiyo allahuma ameen dadku dulmobadanaa allahayow naga nabad gali

  • @omariabdinur621
    @omariabdinur621 Před 4 měsíci +161

    This issue cannot be taken lightly. His pictures should be posted on the pages of TV channels and in all the places where somalis people watch the most. His family or even his parents should be followed 😢😢

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 Před 4 měsíci +6

      Exactly

    • @Somalidhab
      @Somalidhab Před 4 měsíci +24

      We will inform Norway as well .

    • @AbshiroArale
      @AbshiroArale Před 4 měsíci +10

      What he did was horrible poor lady may Allah make it easy for you they have to report him he’s going to do something to the other please save others what he did was not good and pretend as a victim whoever you love before getting married go check.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 4 měsíci +12

      Sharciga Norway 8 sano ayaa la xirayaa lacag mag dhow bdana wuu bixin anagaa joogna oo waa sidaas.

    • @ubahyusuf9629
      @ubahyusuf9629 Před 4 měsíci +10

      This is pure evil 😢😢 why she waited that how many other girls he infected 😢15 years and she didnt heard from him this is sick laa xawla walaa quwata illaa billaah

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday Před 4 měsíci +10

    Allaha waa kaaqaadi insha allah ee tasbiixda iyo saliga nabiga scw iyo quraaanka akhriskiisa badi wall anaga waan kusoo duceeyneynaa

  • @drshafsadugsi5150
    @drshafsadugsi5150 Před 3 měsíci

    Waa bil ramadaan qofkasta oo qjsada gabadhan daawaday ha u duceeyo in ilhy xanuunkaas ka dulqaaado
    Aad bn uga murugooday wlhi wlshen way samir badan tahay
    Ilaahayow raali bay ku tahay qadarkee ilaahayow awoodaaada kaga qaaad🤲🤲🤲

  • @barlinabdullahiahmed9597
    @barlinabdullahiahmed9597 Před 4 měsíci +2

    Safarad Norwey e Kenya kuu talo kadacey xaqag wad hele pls safarda tag walshey aniga waxan daga nahay Norwey wan qalad wayan ina qof xanun qad siso Allah kuu cafiyo abaayo😢

  • @hawaibrahimjailani5128
    @hawaibrahimjailani5128 Před 4 měsíci +23

    Abaayo walaahi waan kula damqaday waa xanuun qisadaada Allaah caafimaad sariic ah oo aan cudur ka dambeyn ha kugu deeqo Allaah waa awoodaa asigaa xanuunka keena xanuunkana qaada adigana samirka badi Insha-Allaaah waad Qeyreysaa qoomamo asigeey u dambeyneysaa Insha-Allaaah

    • @najmayusuf4871
      @najmayusuf4871 Před 4 měsíci +1

      Bayo waa beenteed wlh blh gabdhas howl kale bay wadata

    • @ayaancabdi5244
      @ayaancabdi5244 Před 4 měsíci

      ​@@najmayusuf4871naa ma ninka walashis bathy mxd gadha kuledhy alle kaga wareji insha

    • @Anfa-99
      @Anfa-99 Před 4 měsíci

      @@najmayusuf4871 maxaad ku cadaynaysaa wll inlaa ayadu waatan leh waa laidhibaateeyaye cadayn mahaysaa

    • @adoonti-Alle-12
      @adoonti-Alle-12 Před 4 měsíci

      ​@@najmayusuf4871
      Ma adigaa aqoon u leh
      Qoftan ma ahan qof u eg in ay been sheegeeyso.

    • @user-mq6fz4nu8b
      @user-mq6fz4nu8b Před 4 měsíci

      ​@@najmayusuf4871ma isaagii oo tahay adigu

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 Před 4 měsíci +69

    Am so sorry 😢😢 may Almighty Allah SWT heal her health 😭😭..

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 Před 4 měsíci +2

    Waa gabadh Daacad laakiin qadarta ilaahay la dhaaf maayo ilaahay hakaa kor qaado ilaahay
    Baa soo qaban inshaa alaah

  • @DaudKorow
    @DaudKorow Před 4 měsíci +2

    Very painful indeed may Allah SWT heal your heart.

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 4 měsíci +25

    ilhw waan kaa magn galy xanuundaaaa khatrta ha intiii islaaam ka badbaadi 🤲 ilhy ka kaa qaaado yaa rapi

  • @Saden06
    @Saden06 Před 4 měsíci +75

    Most of the time, I don't watch his videos just because of how harshly he talks to the guests. Ridwan, you need to understand how to communicate them psychologically. Please, consider emphasizing communication techniques when dealing with sensitive matters.

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Před 4 měsíci +4

      I don't think there's a problem with Ridwaan

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 4 měsíci +9

      he’s so pathetic and disrespectful!

    • @dawoodabdille8075
      @dawoodabdille8075 Před 4 měsíci +7

      He needs to take a phycology course to better handle such cases.

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Před 4 měsíci +3

      Very true indeed

    • @balqisaosman5479
      @balqisaosman5479 Před 4 měsíci +12

      Ridwaan needs some education , he got no sympathy empathy, please get some psychology courses, stop smiling and using harsh words. Acuudu Billahi

  • @munaosman8405
    @munaosman8405 Před 4 měsíci +2

    Walaashay alle ha ku caafiyo ninkaasna safaarad norway ka dacwee insha allah😢😢

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 4 měsíci +2

    Ayada saxsan qof xanuun qaba inay guursato ma ahane hadaa ma qof cafimad qaba ayey cudurvubgaynaysa way sax santahay Allah asaga xaqeeda ha ka SIIYO Aamiin

  • @farhiyoabdi7015
    @farhiyoabdi7015 Před 4 měsíci +23

    aduunka qof aya wuxu u nool yahay inuu dhibaateyo ilahay samir haku siiyo abayo mcn

  • @zakiyamohamed2937
    @zakiyamohamed2937 Před 4 měsíci +12

    Subxaanalah subxaanalah wlhi waa qisadii an dhagaeysty waa tii igu naxdinta badnayd Alle ha ku caafiyo wllo isagana ilahy qucubo ha ku rido yaa Allah

  • @nashaadmohammud9567
    @nashaadmohammud9567 Před 4 měsíci +3

    Abaayadeen si niyada aan fataxada ugu marno , iyo in wixii fitan wada Alle naga qabto , 😢😢😢

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 Před 4 měsíci +1

    Qof kasto oo garleh ama qamiis wato shiiq umaleey😢 she is so innocent😢