DAAWO; Faarax Macallin: "Kenya Afgembi Baa Ka Dhacay Waana Laga Qariyey Dadweynaha..."

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 47

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 11 dny +1

    Halyeey geesi faarax macalin isagoo badan baa soomaali ubaahantahey allah barakeeyo soomaali diidka xaasidka xaaqid sakiin liqa oo dhinta

  • @halimab5796
    @halimab5796 Před 15 dny +4

    Faarah Macallin Halyeey Hooyo dhashay, Rabbi haku Xafido hortaa Somali Kenya Maxay ahayd?

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 15 dny +3

    Kuukuuyu ayaa wada lkn somalida muslilmiintu wàa in ay taageeraan Mr ruto iyo qoomiyada laga tirada badan yahay ee Mr ruuto ka dhashay oo la leeyahay ma gayo xukunka

  • @Abdikadirahamed
    @Abdikadirahamed Před 15 dny +3

    beenta dhafa iyo aflagadada iyocayda wayo Wa arin fool xun farax macalin runta ayuu sheegey wana siyaas soomaliyed oo akhoon dheer uleh arimaha siyaasada wanu dhageysana hadalkiisa waanu argnaa geesi namadiisa

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 13 dny

    Dhul aanad lahayn baad dhisay Orod dhulkiina dhista,intaa guryo ka dhisanaysaan dhul aydaan lahayn.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    SHARE

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii Před 16 dny

  • @user-et8ph5ls8s
    @user-et8ph5ls8s Před 15 dny +1

    SOMALIDA TAAGERAYSA IN m/WEYNE ruto l aafgambiyo wuu khaldanyahay.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 13 dny

    CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @user-iu7ck3od5k
    @user-iu7ck3od5k Před 14 dny

    Faraxow ha cabsoon ILaahay aa kulijira

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před 13 dny

    Bujuti 😂😂😂😊

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    LIKEWEACIS

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 13 dny

    Wejigaa gubaye dhaaf Dalka kiiniya.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    LIVES

  • @saynab7503
    @saynab7503 Před 13 dny

    intuu awoowgii ciilay baa af lagaadonaysa waa wax hablahana kaliita war wax run ah uu ka had lay ee sidisa ka hadal wax caqliga gala faarax waa geesi aan libiq sane qolada aad sheeg tayna adaa uga dhow maba ku oga

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 15 dny

    Muuqaalka waa in la turjumaa af ingiriis

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    SHORTS

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii Před 16 dny

    Hi

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw Před 14 dny

    Faarax waa libaax hala taageero

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 Před 15 dny

    Waruntaa

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg Před 13 dny

    Faarax Macalin waa Alshabab. Waa inei Kenya iska qabato.

    • @saynab7503
      @saynab7503 Před 13 dny

      Faarax waa geesi aan baqan runtuuna ka had laaye hadad soo qaadayso marka hore soo luq luqo adeer

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 15 dny +3

    Insha allaah Faaraxmacalinoow kinyanbaa ku gawrici oo kudili oo xataa xabad kuu quudhimayaan sida ugu dhaqsaha badan waan kugu salidnay

  • @KatraMohamed-nq3og
    @KatraMohamed-nq3og Před 13 dny

    Halyey absame,adiga iyo ducale wax nilii sheegi malaha ,waqoyi bari waan isku filanahay

  • @EngArabMohamed
    @EngArabMohamed Před 16 dny

    Asc

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    LEGETA

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před 15 dny

    Oo wax mamucaaradi karaa faarax intuu goini istaago waa may waa inuu isku lamaaniyo dadka taladu kagòdo

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446

    Uhuru kenyata shaley kuwii geeyey kismaayo ee soomaali gacanta u geliyey ee bada soomaaliya u sahley dama kenya waa jaajuusta iyo dawa dhilifta oo ay ka midyihiin faarax mcln adan bare Afeey 😂😂😂😂

  • @kenyangaza5671
    @kenyangaza5671 Před 13 dny

    Waxa uu sheegey dhan wa been. He's ashamed of voting yes and trying to safe by clinging to ethnic politics.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 15 dny

    Farah is alshabaab

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 15 dny

    Farah moalim silent killer 🇰🇪

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk Před 13 dny

    Farxam Macali geesinmo kuna noolow kuna dhimo geesi geesi dhalay ❤

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 Před 15 dny +1

    Libaax geesi geesi dhalay oo kabla lax

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 15 dny

    Faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste waa in kenya laga qabtaa waa argagixiso

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Před 16 dny

    Wariye midkaan waxba ma oga muu.iska yiraahdo doolarka uu horay ooga hadlay mw kenya ayaa kadanbeeya muu iska yiraahdo oo kaliya tanta kenya iyo afrika ha ka.shaqayne tan doolarka iyo.ingiriiska ka.shaqee weeye.micnihu

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 16 dny +1

    Kani waa nacas meelkasta oo xumaan lagawado wuu kujiraa waana biidhiqaate ina ilay baa sheegay waxa uu yidhi Faarax macalin Waa igu shubo madaaharaadka kenya qaybuu kayahay waa munaafaq nacasa

    • @halimab5796
      @halimab5796 Před 15 dny

      Faarah wixii neceb Somali dan uma hayaan, Ma Unukaa leh baa

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Před 15 dny

      Faarax jaajuus silent killer

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 Před 15 dny

      ​@@halimab5796Farah moalim silent killer

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 13 dny

    SHARE