Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 10aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 04. 2024

Komentáře • 59

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine Před 3 měsíci +4

    wawareey tan sheeko lee miya 😘

  • @mahdiburale81
    @mahdiburale81 Před 3 měsíci +10

    Sxb qali wad nagu rajisay

  • @user-qm8ic1tx4o
    @user-qm8ic1tx4o Před 3 měsíci +6

    Noo la soo dhaqso wll ❤❤

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 3 měsíci +7

    Mahadsanid walalo saa u sugo ma ogid waa igu socota 😅

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +7

      Mahadsanid Adna Channel ka Legand Ayaad Ka Noqotay

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 3 měsíci +3

    Saa u sugaaye legend mahadsanid ❤

  • @cubeydcabdisheikh1857
    @cubeydcabdisheikh1857 Před 3 měsíci +3

    Sheekadaan waa kahelay Qarni joog sxb horey u soco juhdiga aad ku bixineysid waan kaaga mahadcelinaa .

  • @FhFyg-ku7le
    @FhFyg-ku7le Před 3 měsíci +6

    Laso dhaqso qeybta kale❤❤❤❤❤

  • @zadiqdoller4976
    @zadiqdoller4976 Před 3 měsíci +3

    AFmaal aan aad ula dhacay hab tabintiisa Ha Naga Daalin ustaad...

  • @safiahassan842
    @safiahassan842 Před 3 měsíci +5

    Wlhi sheekada waa igu socotaa qarni joog jir oo joog legend ❤❤❤

  • @Sh.m26
    @Sh.m26 Před 3 měsíci +4

    Wll away part 11 manta so gali masugi karne intaan ka badan

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    Run ahanti marki an dhageystey mar xaladihi wadankena somarey iyo Dhibka walahhi Waxan qoabiga kadha goormad wadankaga u halgameysaa maxad wakhtigas ujogi waydey scan wakhtiga Aya luhusialaha Wale qariinkan Dhib Aya lalasomarey oo rag Aya usoxalgamey Waa kuwa kudeyasho mudan walahhi tarikhaha qaar qofka muwasinka qalbigisa samen ayey galiyan
    Anaga madama aynu nahay Jilka hada jiro Waxa nola gudbon in an qarankena ilashano iyo cinema gacmaha an isqabsano kafogana qabiil iyo quranlisa an midowna Waa arahdi mudame mohed Abdulahi famajo mar uu kahadlayey Aya yiri
    Anaga Waxa Lana gudbon in an kafogana qabiil iyo kalatag Somalia xanoolatooo❤❤❤❤❤❤❤

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 3 měsíci +1

    Qarni joog Best CZcamsr of the year❤

  • @ZakiaFarahmadey
    @ZakiaFarahmadey Před 3 měsíci +1

    macalin shekada wa laso dahdey anyway thanks❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 3 měsíci +2

    Masha allah waad mahadsantahay wall noo soo wad insha allah❤

  • @Hayaamooz
    @Hayaamooz Před 3 měsíci +2

    Saa ugu dhararaaye qeybti 10 aad mahdsanid yaqay walaalky rer labo dhagax waa salaama 😅

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 3 měsíci +1

    mahadsanid wll Qarnijoog 🌹🥰
    Plz kuso dhakhso qaybta 11aad 🙏

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 3 měsíci +1

    Wllhi waxan soo xasustay maalinii igo horeysay oo guri walalahey iyo hooyadey mcn joogin aan dhex imaaday alaa citlada xanuun badana ilin iga imaday wllhi😢😢

  • @user-hy3je2gg2n
    @user-hy3je2gg2n Před 2 měsíci

    Ax yaa sheko waa sheko aad u macan thanks wllo ❤❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před 3 měsíci +3

    Wall qabtakl lo so dhaqso❤❤

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    ❤ xaa Maxadsanid wala manta Daqiqado ayad kusodartey

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid wll

  • @zakariyamahamud9990
    @zakariyamahamud9990 Před 3 měsíci

    Waa mahadsantahay bro shekada xiisa gooni ah ayay ledahay

  • @user-qs6fv7kg7i
    @user-qs6fv7kg7i Před 3 měsíci +4

    Wlhi wa iga qoslisey 😂😂 shagagax aaa

  • @user-no6ml5gv1o
    @user-no6ml5gv1o Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤ washer macan

  • @filsanabdi7002
    @filsanabdi7002 Před 3 měsíci +1

    Qeybta xigta la soco markii la yiraahdo ayaan ugu necbahay,😂
    yeysan dhamaan baa ku qabanaysa waxaan sheeko waa dhaaftay.

  • @CabdiraxmaanJaamaccilmi
    @CabdiraxmaanJaamaccilmi Před 3 měsíci +1

    Qaybii 11aad eesheekada Munaf iyoyuusuf

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci +6

    Walhi wad iga qoslisay.shamitada ladhacdy shagagax kulhi😂shekadu wey igu socta walhi lakin labo habeen dhan no ganbusey😢😢

  • @x5caano938
    @x5caano938 Před 3 měsíci +3

    Sxb saaid baad usoo dahday

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 3 měsíci +1

    Waad mahadsantahay sxp qarnijoog lkn sheekada soogali habeen walba haddiikale sidii wan wayraxsan baan kuu dili😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 3 měsíci +1

    Thanks zxp ❤❤

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤🎉

  • @CadnaanAlawi07
    @CadnaanAlawi07 Před 3 měsíci +1

    Bro lasodhaqso qeebta kle

  • @deeqaarka2035
    @deeqaarka2035 Před 3 měsíci +1

    Sxib shekadan sacado nogadhik saxib sare

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk Před 3 měsíci +1

    Plz. And plz

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Před 3 měsíci +1

    InshaAllah qaybta xigo la so dhaqso

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    Waan Dhameyatey muqalka anigo jawidagan kukira
    Run ahanti qisdaan Waa mid cajiib wihi hore Sida Dheeho Dhashane iyo cilmu Bodhari iyo Shoyin an xalkan Ku sokobikarin kuwaso an Chanelkan ka battery Inta odhan Qisdaan Aya kafican kana ma an.
    Tankale Sahib Xorey usoco Sabbato ah wa Badan Ayan kabartey Ku sabsan
    Taarikhda Somali iyo ithopia sidi Kuban
    Iyo kuwakale oo an xalkan kusokobikarin qormo kuma sokobikari wall manta Waxan ahay Qof Qarniyal jogey
    Ayan lamid ahay
    Mahadas ilah Aya iskaleh Kadib Adiga Aya iskaleh walal maxadsanid guuleyso❤❤❤❤❤

  • @Utangackizguzel
    @Utangackizguzel Před 3 měsíci +2

    Mhdsanid wllo✨️🪐

  • @Innaugaas
    @Innaugaas Před 3 měsíci +1

    Shamito maaxawye cay mode😂

  • @user-oy7de5cp6x
    @user-oy7de5cp6x Před 3 měsíci +1

    Sxp waad nagu rajisay

  • @SalebanDabar
    @SalebanDabar Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @user-sr6zk9sl6y
    @user-sr6zk9sl6y Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-wo7fr4jr6g
    @user-wo7fr4jr6g Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk Před 3 měsíci +1

    War lasoo dhaqso. Qeebta

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 Před 3 měsíci +1

    🎉 thank you 😁😁 I was eagerly waiting for this part

  • @cabdicalimaxamed960
    @cabdicalimaxamed960 Před 3 měsíci +1

    😢😢😢😢muna waan.unaxsanhy maxaa udambayn dona

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 Před 3 měsíci +2

    Sxbow wd mhd snd thy lkn sodadaji Sxbow

  • @muhiimmaxmuud1390
    @muhiimmaxmuud1390 Před 3 měsíci +6

    Sheekadaba codkaaga macaaneya ❤

  • @AbshiroXassan-is7yd
    @AbshiroXassan-is7yd Před 3 měsíci

    Doob gaamuray qeebtii 2 aaway

  • @user-wo7fr4jr6g
    @user-wo7fr4jr6g Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 Před 3 měsíci

    Sheekada buruto ayeey noqot markaad guri sharmuuto geeysay atariisha