Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 14aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 05. 2024

Komentáře • 84

  • @Azma-Alim3l4
    @Azma-Alim3l4 Před 2 měsíci +20

    Inta ila jecel sheekadannn😭❤

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 2 měsíci +9

    Wllhi shekadan qeebtan waan lailmeyay lkn waxan rajeyna qofkan jeclhy inan weynin😢😢

  • @deeqaarka2035
    @deeqaarka2035 Před 2 měsíci +4

    Saxib hawan waba noga dhik sheekada yuusuf iyoo muno

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Před 2 měsíci

    Waa saaray like waana inoo sabtida Qarni joog kkkk

  • @KaltumaXuseen-pp1xm
    @KaltumaXuseen-pp1xm Před 2 měsíci +3

    Cawa aniga ugu horeyo alx❤

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 2 měsíci +3

    Alla shekaadan jecliyaa😂

  • @mutaasmusecabdi5950
    @mutaasmusecabdi5950 Před 2 měsíci +4

    Cawa qofki 5 ayan noqody

  • @user-dn2bl2im4q
    @user-dn2bl2im4q Před 2 měsíci

    Axmdulihaal hadii aysolabatay muno waxaan rajaynayaa ilaa dhamaad inaysa mardanbe iskhilaafin muno iyo yusuf

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 Před 2 měsíci +2

    Mashaallah wan sugayey ❤

  • @homura_chan_
    @homura_chan_ Před 2 měsíci

    asc waala soobdaahdaa qaybaha

  • @ahmedcarab9903
    @ahmedcarab9903 Před 2 měsíci +2

    Saa noogu dadaaleysid alaha kaa ajar siiyo sxb waa dareemi karaa shaqada adag ee aa qabatid ❤

  • @axmad911
    @axmad911 Před 2 měsíci +1

    Sxp haday macqul thy daqiiqadaha noo badi

  • @Hayaamooz
    @Hayaamooz Před 2 měsíci

    Thanks Dariska calaasha sheekadan meel ficn inay ku dhamaata rajeena😢

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 2 měsíci +2

    Thanks zxp 😍🤩 🎉

  • @Al-banuuni
    @Al-banuuni Před 2 měsíci +2

    nyw qaybtan waaba hor dhiciye😂 maxeeta

  • @ShariifDayib
    @ShariifDayib Před 2 měsíci

    Waaw

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 2 měsíci

    Muno wiilka iney washo mey rabta naxdin waye walhi qof adan fileyn hadane qolkagii dhex fadhiyo😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-cu7ep4cw4r
    @user-cu7ep4cw4r Před 2 měsíci +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @masterbiig
    @masterbiig Před 2 měsíci +2

    sheekada qaybtan 15 aad way jabantahay sxb wax waynbaana ka qaldan taxanihii ka horeeyayna kuma xidhmayso

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Mya Waxaa Loolaabana hordhaca Sheekada

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 Před měsícem

      Haa sxb waa runtaa intaas way jabantahay wiilka ay aqbashay, habeenkaas hadalka ay yuusuf kaga nixisay iyo safarkaan ay malaysia kaga daba timid is qaban maayaan lkn sheekada inta kale waa 100% high class

  • @abdikaafi4733
    @abdikaafi4733 Před 2 měsíci

    I’m so confused for this but so interested

  • @TasnimOsman
    @TasnimOsman Před 2 měsíci

    Aboo halasoo daahin noh😊

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 2 měsíci

    Keep going wlloh

  • @Sman8876
    @Sman8876 Před 2 měsíci

    Haddii ay macquul tahay waxaan jeclaan lahaa inaad maalin kasta inooga dhigto sxb ama xitaa aad daqiiqadaha kordhiyay
    Mahadsanid in badan sxb abdisalaan

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    Inta yusuf la murugootay markay muno arkay 😢😢

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 Před 2 měsíci

    Shekada waa isku qasantahay legend see cml

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Ma Qasna Waa Hordhici Oo Lagu So Dhacay

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před 2 měsíci

    Wall la so dhaqso qepta kale

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedCumar-sd6yz
    @AhmedCumar-sd6yz Před 2 měsíci +2

    Kadis ayay nagu nagu noqotey muno

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 Před 2 měsíci +1

    Wallahi sxbow shekadan waba kadhargi la ahay lkn qalbi jab daremaa

  • @user-no6ml5gv1o
    @user-no6ml5gv1o Před 2 měsíci +1

    Mansha all hada munisonoqotay. Kkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @ShamsudiinHassan
    @ShamsudiinHassan Před 2 měsíci +1

    Sxp la soon dhakhso qaybta kale

  • @Masqaniine8
    @Masqaniine8 Před 2 měsíci +2

    First one comment

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 Před 2 měsíci

    Noso badiya bls

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 2 měsíci

    Woow wan kahelay run ahanti shekadan sida ay mrba jawiga u bad badali
    Like 💔 then 😯💝✨

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤😂

  • @NadiiraDahirmahamed-ve1ne
    @NadiiraDahirmahamed-ve1ne Před 2 měsíci

    Qabtan makucelisba wan soodhgysane taliye

  • @user-ni3ub4lc8w
    @user-ni3ub4lc8w Před 2 měsíci +2

    👌 😂❤❤

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 Před 2 měsíci +1

    Waligaa naag ha isku halayn

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 2 měsíci

    Libax solabasho wanagsan laakin xeeee mahadsanid 30

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Před 2 měsíci +1

    Waaba dareemey habeenki uhoreysey e maqashey yuusuf inu malesia usocdo inay qaraar cusub qaadatey lkn dhiiqadan muktaare lugahavlagashey sey uga bixidoonta inay yuusuf hanjabiso wxa dane igu jirto wxy ahayd in yuusuf kadaayo raadinti badneyd dadkuna aaminan inay kalahadheen dabadeedna qorshaheegu ufulo oo malesia uga daba imato lkn dhiiqada muktaar sidey uga bixi

  • @Kingilyaas1
    @Kingilyaas1 Před 2 měsíci +5

    Masha Allah

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein Před 2 měsíci +1

    SHEEKADAAN HOREY AYAAN DHAGEYSANEYE MA SIDAAN BEY SAX KU TAHAY

  • @mnuuranitube5021
    @mnuuranitube5021 Před 2 měsíci

    Part ga ayaa qaldan libaax ku noqo oo.sax

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Waa Sx Ee Waa Hordhici Oo Lagu So Dhacay

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk Před 2 měsíci

    Nio musasal cadi noosameysay😂😂😂

  • @anasomar5895
    @anasomar5895 Před 2 měsíci

    Mahadsanid lkn maad Mali kasta ka dhigtid sheekada hadaleeba xiise kale igalisay inkasto yusuf u San faraxsanen sidey ugu sheegtay ninkalan heshiinay

  • @AbdirahmaanWardheere
    @AbdirahmaanWardheere Před 2 měsíci +1

    Thanks

  • @btakar2520
    @btakar2520 Před 2 měsíci +1

    Waxay shekadaan markaa isleedahay waa dhamaatay hadana dib ubilaamatay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Buuga Hada Ayuuba Kala Bar Gaari Rabaa

  • @user-wo7fr4jr6g
    @user-wo7fr4jr6g Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před 2 měsíci

    Wow ❤❤❤

  • @BashirBashr-bx6hm
    @BashirBashr-bx6hm Před 2 měsíci +1

    Tnx

  • @abdullahiibrahimshabeele8235

    Sxb walaahi caawa waad iga farxisay markii aad noo sheegtay in ay muuna maleeshiya ugu timid Yusuf ee sxb Bari noosoo hormari qaybta xigta maadaamoon fasax kanahay Bari waxbarashada

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 Před 2 měsíci

    Rajjo cusu

  • @GhootamAbdi
    @GhootamAbdi Před 2 měsíci

    Sheekada markee meel fican mareyso maxaa inoogu jartaa ☹️☹️

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 Před 2 měsíci

    Shekadan dalcad iyo daadag badanaa

  • @maidawarsame1259
    @maidawarsame1259 Před 2 měsíci

    Sheekada bobsii 😢 inaa kabadi maba sugi karnee😢

  • @mohamedjamaomar2379
    @mohamedjamaomar2379 Před 2 měsíci

    Habeen danbe suurta gal matahay oo codsigeena tixgali
    Aad baan kuugu xiranahay

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 2 měsíci

    Inader qeybtan waanu dhagaysane see wax tiri

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Hordhac Aan Idiin Soo Hormariyay Ayaa Laso Gaaray

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel Před 2 měsíci

      @@QarniJoog102 waa Ku noqday si an u dhamaysto marki hore waxan is dhahay wad dhagaysatay ooWaka cararay ahed😅 mise wax cusub ayaaba ku jira oon maqlin mar hore

  • @YuusufAdamMohamed
    @YuusufAdamMohamed Před 2 měsíci +1

    Horta meeqa barri lasoo daayaa sheegada

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 Před 2 měsíci

    Waar qarni joogow walwal kan🎉 maad igasoo gabagabeysid

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz Před 2 měsíci +1

    Waar sxp lasoo dhaqso

  • @watchchannelone6970
    @watchchannelone6970 Před 2 měsíci

    Qaybtan maxa ka qaldan hore ayay ahayde awow waa reupload ee hubso awow

  • @Sman8876
    @Sman8876 Před 2 měsíci

    Eraykasta oo aad afkaaga soo marisay wuxuu ixasuusanayaa wixii dhacay laba sano ka hor balse ma rabo inaan xasuusto sxb

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci

      Sorry 😞

    • @Sman8876
      @Sman8876 Před 2 měsíci

      @QarniJoog102 it's OK brother way dhacdaa markasta 😅

  • @EidJesto
    @EidJesto Před 11 dny

    Zxp anigu gadal ayaan shegada ka bartay balse wan so dhamaystay qayti 1 ilaa qaybti 14 ayaan so dawaday wa sheko samayn igu yeelatay marka maxa khaldan qayb 15 ma jirto miya 😢