Sheekadii Jacaylkii Soo Rafaaday Waa Todobaatanmeeyadii Qaso Ka Dhacday Jabuuti Iyo Cali Qarni Joog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2023

Komentáře • 140

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  Před měsícem +3

    Flow Iso dheh
    facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Před rokem +11

    Sheeko aad u xiiso badan iyo wariye hadal yaqaan ah hore u soco walaal 🤝🤝👍🏽🌴🐪🤝🤝

  • @DuniyoAbukar1
    @DuniyoAbukar1 Před 2 měsíci +2

    😢😢😢😢 wa qisadii igu horesay an la ilmeyo ❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 9 měsíci +5

    Wa qiso cajiib ah
    Guul ayu ku dhamaday

  • @seedcumar5384
    @seedcumar5384 Před rokem +7

    Maash Allah
    Waan ka helay sidaad noogu soo tabisay & sida ruug cadaagu u qoray labadaba way fiicanaan lahayd haday noolaan lahaayeen ama waraysi laga qaadi lahaa.
    Odayga wiilka dhalay ayaan gacan 😂ka taagay macangagsanidiisa.
    Waad mahadsantahay .

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Před 10 měsíci +5

    Soo koobid urursan sheekada waa qaabiirnimo waqti tashiil, beeqaamin taariikh Jaceyl waa hawlahayga 🎉🎉🎉🎉🎉 aad baan kaaga mahad celinayaa AKHRIS WAA AKHLAAQ

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 9 měsíci +7

    Somalidi hore si dacada baay isu cawlin jireen dacadnimo masha allaah

  • @ahmedaidid8075
    @ahmedaidid8075 Před 11 měsíci +5

    Waa Sheeko xiiso badan oo ifinaysa farshaxanimada qoraaga hambalyo

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 Před 10 měsíci +9

    Sawirka waa the Legend Maxamud Cabdalla Jeeri, yaa ila qaba. Sheeko macaan

  • @maryanmxamed7270
    @maryanmxamed7270 Před 6 měsíci +3

    Waxaan ka helay sida daacadnimada leh ee isu caawin jireen somalidii hore🥰

  • @rashkainaabdullahi8624
    @rashkainaabdullahi8624 Před 10 měsíci +7

    Halyayga sheekada qaybta ugu adag iyo garabka lipaax ka geestay waa qumane cajiib jacaylku ha waaro waligiis❤❤❤❤

  • @Alcadaala-TV
    @Alcadaala-TV Před 10 měsíci +6

    Masha allaah walaow qisadan waa cajiib ee qisoyinka nocan oo kal ah ino so badi wana kaga mahad celinayaa in badan thank you mar labaad

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 9 měsíci +6

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ❤

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 11 měsíci +4

    Jacaylku sahan ma laha !!waana neecaw udgoon oo qalbiga degta!!dawo aan dadabgal ahayna ma laha waa loo dhafraa,lala dhuubtaa murugo iyo xanuuno laga dhaxlaa!!ama timo haldhaalay taabtayoo heshay!!ama taahday abidkaa oo dadku ku mood ruux waalan oo asqaysan!!

  • @Kuwea_5
    @Kuwea_5 Před 9 měsíci +4

    War zxp wan kuwataa sheekooyin kaan soo kordhi wall qarni jogow

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 9 měsíci +6

    Maashaa Allaah
    Guulaysta weligiin if iyo aakhiraba.
    Jacaylku waa halis.

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 Před 5 měsíci +2

    Hadhagala wa dhulkayagi cidii Cisse Wayne. 😅😮😅 🎉🎉 ❤❤❤❤

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 Před 5 měsíci +2

    Maashalaah

  • @FariidaXassan-on3xl
    @FariidaXassan-on3xl Před 6 měsíci +3

    M.a qiso derenkeda wdato wye❤😊

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 Před 9 měsíci +5

    Maasha alaah waa sheeko aad umacaan

  • @35faduma
    @35faduma Před 7 měsíci +2

    Wow, masha Allah

  • @AhmedMohamed-oj5qg
    @AhmedMohamed-oj5qg Před 9 měsíci +6

    Buux waa nin farsamayaan ah oo khibrad weyn u leh dhanka jaceylka,guurkana waxaan leeyahay hawaaro.

  • @Jooko2
    @Jooko2 Před 3 měsíci +2

    M.a sheeko xiiso badan❤❤❤❤❤❤

  • @mahamudhussein2617
    @mahamudhussein2617 Před 3 měsíci +1

    MY favorite waaye Wariyahan Masha Allah, Allah ku barakeeyo walalkay.

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Před 6 měsíci +2

    m. a raafad padan alx

  • @user-yg2sv5kw4b
    @user-yg2sv5kw4b Před 5 měsíci +2

    Asc allaaah hadhagale waa casimadi rer abtigay mansha allaah wan kufarxay maqalka hadhagale cidina ilama garanayso halkan aan jogo 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @farhioabdi5307
    @farhioabdi5307 Před 9 měsíci +4

    Wadmahadsanthy kuwenaa naga badan

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 9 měsíci +3

    Sawirkaani wiilka aad sheekada aad usoo qaadateen waa fannaan Caan ah magaciisana layiraahdo(M Abdallah Jeeri)

  • @AfraAbdi-rt4me
    @AfraAbdi-rt4me Před měsícem +1

    Mashallah waxa farxad ah in qisadu guul kuso dhamatay❤

  • @asmadaher8793
    @asmadaher8793 Před 7 měsíci +2

    Sheeko qurux badan mansha allah

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq

    Buux iyo cambaro docteur meraneh ali iyo qpsleye gafanef abwan idriss ali magac hayjadan hadha. Gala /hooyo geelka

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 5 měsíci +2

    Hawaaro jacaylku❤

  • @maryemxaji3060
    @maryemxaji3060 Před 8 měsíci +2

    Maanshalaa

  • @yasinadan2179
    @yasinadan2179 Před 8 měsíci +2

    Wan la dhacay shekada
    Thank you

  • @hoshowtravelagency9611
    @hoshowtravelagency9611 Před 8 měsíci +2

    waaa sheego xiisa badan lkn sheekadaan ninka qurxiyey waaa qumane

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 Před 9 měsíci +4

    Sheekadu waa cajiib

  • @madcade5686
    @madcade5686 Před 9 měsíci +3

    True history

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 9 měsíci +2

    Familyyy REero.taltuumEeeey qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba Runrun saxsax

  • @cabdullahisakuurad5334
    @cabdullahisakuurad5334 Před 6 měsíci +2

    Sheekadaanfilim waalaga matali karaba nio waana usugu hmbalyeeynayaa markeeyga madame eey hada siiogaartey aniga

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 8 měsíci +1

    Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤ wa sheeko cajib shiib iska dhah 🥰♥

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 Před 8 měsíci +2

    Wiilkii tareenka demised ayaa qisada ugu wacdaro badan

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Před 7 měsíci +2

    Soomalidi hore daacad be ahayen rag iyo dumarba kuwa hada joga qofka wax usheegatid o saxibka kadhigatay qofki ba kufashilaya 😂😂😂😂

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 Před 5 měsíci +2

    Anoo sariirteeda jiifa ayaan lagalay safaradoodiii oo dhan😢😂😂😂

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 5 měsíci +2

      Laga Lagal Cilmi Iyo Hodana Waan So wadaye

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 Před 8 měsíci +1

    Sheekadan waban iga gadan tahay runtii❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 9 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yusra_N3jib
    @Yusra_N3jib Před 6 měsíci +1

    👏🎉

  • @ifrahabchir4223
    @ifrahabchir4223 Před 9 měsíci +3

    Mashaallah wa jaceyl dhaab ah ❤

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 10 měsíci +3

    Nowad sheekada

  • @abdulkadirismailyusuf
    @abdulkadirismailyusuf Před 10 měsíci +4

    Xasna ayaaba aad ushidan cambaro Oo waalidkeed udiiday muu ka sii yaaaco 😂😂😂😂😂
    War jaceylku xumaaaa balo ku heshay hhhh😂😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 9 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤ 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @maryan3765
    @maryan3765 Před 9 měsíci +3

    Manshalh

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 8 měsíci +1

    Duli Diintu waalidkaa bixiya Gabadha waa la samraa oo Ilaahaybaa la baryaa markuu xumeeye soo Waalikeed uma baahna

  • @user-cp3qr6nq3v
    @user-cp3qr6nq3v Před 9 měsíci +2

    Of❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 9 měsíci +3

    Exusemeeeeee dumaaaaaaaar iyo Rag gabadha khatraaaay qarantaan cadayyareey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad , yaawaayE

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 Před 5 měsíci

    Wallahi ,anigo cisse ah oo rer Djibouti ah weligey maba anan maqal qisadani hahaha 😆 masha Allah ❤❤❤❤.

  • @abdirashidismail5939
    @abdirashidismail5939 Před 10 měsíci +2

    Guul khatar teeda leh ayey ahayd

  • @HamdiSaid-ue7yn
    @HamdiSaid-ue7yn Před 9 měsíci +2

    Waa qiso aad ucajiib ah waxan farxi lahaay inaad noosoo gudbiso qisoyin kale

  • @nagatbazaher1878
    @nagatbazaher1878 Před 9 měsíci +1

    Xeer crise isaku maqorine

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 Před 5 měsíci

    Bayo ! wa qaybqayb ta oo isugu xidhxidhan yahay .😊😊😊

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 9 měsíci +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @hafifa4837
    @hafifa4837 Před 8 měsíci +5

    If this history was translated in English it will be a hit

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g Před 6 měsíci +1

    MashAllah

  • @ahmedosman8790
    @ahmedosman8790 Před 9 měsíci +2

    Sheekadan waxaa ku dhex muqdo in ducada ay muhiim tahay

  • @user-ul3ow9gc7d
    @user-ul3ow9gc7d Před 6 měsíci +1

    Yei 1:56

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 Před 9 měsíci +4

    Mansha Allah

  • @user-ux8iw8xb8o
    @user-ux8iw8xb8o Před 9 měsíci +1

    Waa arafo galib giiree iyo saiid

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Před 7 měsíci +1

    Ama qofka sheeko wadaagta ahaydeen ba dhexdiina laga shaqeynaya si munafaqnimo ah 😂😂😂😂😂

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +4

    Share

  • @sahraabdi8630
    @sahraabdi8630 Před 9 měsíci +5

    Maansha allaah ha noolaato jaceyka iyo wixii jacelba

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před 9 měsíci

      Zahra hadad Allah hadad jeclato qabigaga cidkasta qiimo badan ugamafadhido marka lagareebo jacelka dabiiciga ah.

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 Před 9 měsíci +4

    That's a true love❤❤❤

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 Před 8 měsíci +3

    Great love story ,deserve to be appreciated the teller..thank up

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +2

    Like

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    LikewiseLS

  • @MohamedHassan-dt1ci
    @MohamedHassan-dt1ci Před 20 dny

    Guuuuuleysta baaan ku idhi

  • @abdillahiibrahim2845
    @abdillahiibrahim2845 Před 19 dny

    Alla macaana sheekada cabdala xaagi

    • @abdillahiibrahim2845
      @abdillahiibrahim2845 Před 19 dny

      Magaaloyinka ku xusan sheekada wan walla garanaya waxan daganahay xaafada Balbala

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    Sefe

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    LiveS

  • @Rahiilah
    @Rahiilah Před 7 měsíci +1

    M.a Sheekada Dhadhankeda Adiga Na Darensiyey Hadal Yaqaan Balaaqa Leh ba Thy Kuwo Badan Ban Ka sugeynaa Da'yar Hada sokacayso Shekoyinki Hore Xiso kuhayo Ban Nahye😁✊

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 7 měsíci +1

      Hada Midan Kuso Turay Oo Hore Hore

    • @Rahiilah
      @Rahiilah Před 7 měsíci

      @@QarniJoog102 No Dadaal Anaga Viewska Ka dhisenaa I.a🥰

  • @cabdiraxmanmaxamud9011
    @cabdiraxmanmaxamud9011 Před 3 měsíci +1

    Qaybta siliga iyo Bombads markay maraysay waa naxay oo waxaan is idhi gabadhii bomba la kacday oo dishay runtii wan ka xumaaday sheekada intaas dhexe lkn gadaal baan farxada ka helay markay buskii xuddudka dhaafeen ta labaadna waa markay buska labada kursi ka qabsadeen islaamaha afka laga fulay arkeen ee buska la so raaacay markaana waan cabsado waxan is idhi khalaas wata buskii lagala dagay haddana waxay rajadu ii so gashay marka gaadhiga ka dageen runtii labada jeerba naxdin iyo shaki bay igu beertay waxan jacaylku ha waaro oo ha guulaysto adiga markee ayay kugu darnayd sheekada dhexdeeda dhegaystayaal?

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    ShortS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    Legeta

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Před 9 měsíci +3

    Jaceylki cambara iyo buux wa Rafaaaday Guul bu gu danbeeyay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-li7cw2bz2g
    @user-li7cw2bz2g Před 5 měsíci +1

    Mahad sanid

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Před 9 měsíci +2

    Away sheekadi ninki kubanka ahaa ma dhameyn

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 9 měsíci +1

      Qeybta U Dambeysa Xalay Ayaan So Gàliyay

  • @ahmedhaibe1756
    @ahmedhaibe1756 Před 8 měsíci +1

    Halkeen Kala soo xidhiidhi karaa
    Qarni joog

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 Před 8 měsíci +2

    Merci beaucoup me la MOURE TE fout

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 9 měsíci +1

    CaanahEEdu

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 Před 9 měsíci +1

    Sheekadaan cajiib waye

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 9 měsíci

      Tan Caawa Ku Darso Iyada Ka Cajiibsan Insha Allah

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Před 6 měsíci +2

    m. a ❤ al naxdin badan allaah ha iskubarakeyo casharo badan laga labaxaya cidii dhuqmo leh

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    LefitS

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 Před 9 měsíci +2

    Félicitations À.Hajii continue

  • @alonsoabdalle
    @alonsoabdalle Před 5 měsíci +1

    Afyar huure dhib badana

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 5 měsíci +1

      Islaantaas Magaceeda Ha Isoo Xasuusin

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 Před 5 měsíci

    Rue du Nasser wa stanka bus ka cali-Sabieh ka imada uu ku so gebagebaymo oo Logana wada dego.

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 Před 10 měsíci +2

    Hawaaro jacaylku afyar hurre dhib badnaydaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 10 měsíci

      😄😄

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 Před 10 měsíci

      @@QarniJoog102😂😂😂❤ sxb sheekadii nin kii 🇨🇺 cuban ka ahaa qaybtii 5 aad goormaad soo gelin yadaan raadinayay dabeeto tan baan helay oo aan hada dhegeysanayaa

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 Před 5 měsíci

    Bilig-biligtu wa tour ku yala belbeela waxana hortisa ku yali jiray geed ki gacalka ged la odhan jiray ,anigu wan ku hos ciyari hiray abota oo hoyaday dhashay ba daris la ahad . 😅😅😅😅 😂😂😂 .

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 5 měsíci

      Abooto Miyad U Taqaanan Hooyo Hoyaded

    • @omarabdillahiibn7481
      @omarabdillahiibn7481 Před 5 měsíci +1

      @@QarniJoog102 Non macoyo an u kasayna ee aniga wilashayda somalie ah o wa wacdan cisman aniguna cissan ahay oo mamassan an ka si ahay . 22/05/76 Q6 an ku dhashay Djibouti 🇩🇯 republic.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 9 měsíci +2

    What is Love To Do For You What Mean Laascaanood Libdhimayso Maamulka Hargeysa Viva Shacabka ssc Of Soomaalia

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci +1

    LizardS

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Před 9 měsíci +15

    No I don't live somalia mea know love 😢

  • @DuniyoAbukar1
    @DuniyoAbukar1 Před 2 měsíci +1

    😢😢😢😢 wa qisadii igu horesay an la ilmeyo ❤❤❤