SHEEKADA BUUGA GARBADUUB PART 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 05. 2024
  • cabdisalaam....

Komentáře • 71

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  Před 2 měsíci +12

    FLOW ISO DHEH
    facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 2 měsíci +7

    Qarni joog Best CZcamsr wlhi wa ku sugay sxb mahadsanid

  • @user-bb1rt6ul7j
    @user-bb1rt6ul7j Před 2 měsíci +6

    Jibco waa nagu dheertahay asbiicii 2 mat noo sogale 🎉🎉❤

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 Před 2 měsíci +3

    Dadki hore dad fcn aye ahayen wena midesnayen🥺 Happy 18-May🟢⚪🔴

  • @khalif_47
    @khalif_47 Před 2 měsíci +2

    CZcamsrka keliya an taageera sxbkey Qarni joog wad mahadsanthy sxb mcn❤

  • @anasomar5895
    @anasomar5895 Před 2 měsíci +2

    Sheekada waa mcn tahay lkn malinkasta hadii aadan ka dhigeen malin cayiman u samee si dadka ugu tashtaan malintaas qasatan jumcaha habeenkey soo galeso ka dhig thank you very much brother ❤❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤

  • @mohamedosman4586
    @mohamedosman4586 Před 2 měsíci +2

    sxb aad ayaa ugu mahadsan tahay xikmadada iyo murtidaada

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 2 měsíci +1

    Maan sha allah Chanel kan waa ubaahnayn qisooyin adunka kale ah ba dhagaysana ❤❤💯💯💯

  • @mohamedcali9204
    @mohamedcali9204 Před 2 měsíci +2

    walhi waan oyay markay kulmeen guhaad iyo taliye shirwac ax ax ax

  • @ZafwaanGavo
    @ZafwaanGavo Před měsícem +1

    Sheekadan waxay ku wacneyd in film dheer laga sameeyo wanka xumahay wixi guhaad ku dhacay😢

  • @NuurdeeqNuurdeeqc
    @NuurdeeqNuurdeeqc Před měsícem +2

    Wasaa waa aad ayaa umc dahay

  • @cllaahikeykey4138
    @cllaahikeykey4138 Před 2 měsíci +2

    Zxp waa sheeko xamaasad leh qeybta 2 noo so degdegji adoo mahad san insha Allah

    • @anasomar5895
      @anasomar5895 Před 2 měsíci

      Hhhhhhhhh shekada bilow kii ayeey xiisa yelatay qeebaha kale kwrn waa kadarnyihiin

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před měsícem +1

    Tabiyaha iyo qoraaga buuga waad mahadsantihiin runtii waa buug cajiib ah

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před 2 měsíci

    Waa sheeko xiisale aad iyo aad waxaana u ban baxay wiil baxdaw ah mansha allah

  • @maxamednuur9376
    @maxamednuur9376 Před 2 měsíci

    ❤❤❤ ku sali nabigeena Scw ❤❤❤

  • @mattanismail
    @mattanismail Před 2 měsíci +1

    Sheekadii hore oo kale ma tahay tani 😅😅

  • @djamahassan8366
    @djamahassan8366 Před 2 měsíci +1

    Bro hore usoco lkn qaybti 2d ban sugaynaa😮😮😮

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 Před 2 měsíci +1

    Dantada udhaqaaq ama meelaha dhukus wa fulay iyo alabkisiye itasa idishay😁🤣

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 Před 2 měsíci +1

    aaway part2 wll 5malin ba sugaynaye😢

  • @abdifitahdahir99
    @abdifitahdahir99 Před 2 měsíci

    Qarni jog sxb mahadsanid

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 2 měsíci +1

    ❤walalka maha dhacey qebta 2 bad

  • @NuuxCismaan-rn6ol
    @NuuxCismaan-rn6ol Před 2 měsíci +1

    Qaybtii labad medy sxb

  • @user-mk9dl7zt3v
    @user-mk9dl7zt3v Před 2 měsíci +1

    Sheekooyinkii dhaqanka noogu dadal

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 2 měsíci

    Saxib waxaad keentaa buuga hadimo jacayl ee mustafa iyo maryan MAHADSANID.

  • @liibaanliibaan
    @liibaanliibaan Před 2 měsíci +1

    Welcome

  • @MahirDagjar
    @MahirDagjar Před 2 měsíci

    M.a waa sheeko cajiib ah qeybta lawad so dadaji wll

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 2 měsíci

    ❤eyes Waa Sidan 1 Sac yuu san kayatan muqalka

  • @NaasirIrbad
    @NaasirIrbad Před 2 měsíci

    Waa sheeko xiiso leh

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 Před 2 měsíci +2

    Away qabti 3aad

  • @abdirahmanabdi3618
    @abdirahmanabdi3618 Před 2 měsíci

    Waa Sheeko Shidan Shiib Iska Dheeh

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 2 měsíci

    Waaw❤

  • @ozamagaraat1940
    @ozamagaraat1940 Před 2 měsíci +1

    1:35:30

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 2 měsíci

    Wlloh plz qaybta kale nola so dhakhso

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi7570 Před 2 měsíci

    Mhdsanid wll

  • @khadromaxamuud3126
    @khadromaxamuud3126 Před 2 měsíci +1

    Aaway qeybtii 2aad ugaas?

  • @Hoolkarka
    @Hoolkarka Před 2 měsíci

    Baalcad waa xagee

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci

      Baarcad Waaye Waa Magacyo La Bedelay Tusaale Burco Oo Kale Magaceda Lama Shegayo

  • @ismailganeey3001
    @ismailganeey3001 Před 2 měsíci

    Lasoo dhaqso qeeybta kale waa sheeko iyo tariikh qiimo badan

  • @ozamagaraat1940
    @ozamagaraat1940 Před 2 měsíci +1

    1 1:35:21

  • @abdulaahiabdisalam6163
    @abdulaahiabdisalam6163 Před 2 měsíci

    Aaway qaybtii labaad sxb

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 Před 2 měsíci

    Mhdsanid sxb

  • @mahadyare6945
    @mahadyare6945 Před 2 měsíci

    Jimco ka jimco waa fogtahay sxb

  • @fahadalbasrawie8779
    @fahadalbasrawie8779 Před 10 dny

    degell-aqooneed iyo fasal ma isku mid baa talow. Haddii aan adeegsado ma qalad baa? Maanta wixii laga billoow waxaan leeyahay: "Ardayaay soo gala deg
    el-aqooneedka" Haye Qarni-joogoow ka warranba.

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 10 dny +1

      Sug Qoraaga Ayaan Kasoo Saxaa He

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 9 dny +2

      @@fahadalbasrawie8779 Degel Aqooneed Waa Fasal Class

    • @fahadalbasrawie8779
      @fahadalbasrawie8779 Před 9 dny

      ​@@QarniJoog102waan adeegsan karaa sow maha, waad iga soo hubisay? Haddii ay dhacdo in lay weyddiiyo isha aan ka keenay, waan ku soo aadin doonaa haddii Eebbe yiraaho. Muuqaalkanina waan ku daaraa.

  • @maxamedlakiman7775
    @maxamedlakiman7775 Před 2 měsíci

    ugaas Shekaddan Waad noogu soo celisay sow ma ahaa?

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci

      Mya

    • @maxamedlakiman7775
      @maxamedlakiman7775 Před 2 měsíci +1

      Ma Jimce Kaliyaa sugnaa Mise Habeen dhaaf sxb???

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      @@maxamedlakiman7775 Jimco Iyo Muqaal Dheer Waye

    • @maxamedlakiman7775
      @maxamedlakiman7775 Před 2 měsíci +1

      @@QarniJoog102 Wayahay Ugaas inkasto ficnaan lahayd sidaadi Habeen dhaaf ama Boskaas sheeko kale ku baddasho intu Janaalka faaruq ahaan lahaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +2

      @@maxamedlakiman7775 Mashquul Yar Ay Jira

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 2 měsíci

    Wiilkan sheekoyinkisa jacayl dhaqanka ah sidaan u dhagaysanayay 😅 wiil jarkeena oon isku ag kornay ayaaba malmahan qurux qurux ilaa noqday 😂😂 istaghfirullah wa'atobu'illehi☝️

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +2

      Waad Iga Qoslisay Nadima

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel Před 2 měsíci +1

      ​@@QarniJoog102 wiilkas sidaa guhaad hadi u noqon waayo adiga lagu haysta inaderow 😁😅

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci

      @@NadimaMiel Insha Allah Wa Noqaa

    • @QanacXayi
      @QanacXayi Před 2 měsíci +1

      Hhhhh sas miyaa

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 2 měsíci

    😎😎😎😎❤️🤍❤️❤️

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 Před 2 měsíci +1

    Hal saac iyo bar yaa kuu shaqo la war dhawr bari u kala qaybi sheekadu waa heersare

    • @Anbaro.
      @Anbaro. Před 2 měsíci

      Hadadan rabin ha dhagaysan ama adigu kala qaybso