SHEEKADA BUUGA GARBADUUB PART 2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 05. 2024
  • Flow Iso Dheh
    cabdisalaam....

Komentáře • 67

  • @habiiboahmed6307
    @habiiboahmed6307 Před 2 měsíci +6

    Mahadsanid walaal. ❤ wan jeclahey sheekooyinka taariiqda ah.

  • @mohameamohamua4340
    @mohameamohamua4340 Před 2 měsíci +3

    Qarni jog jumca lamid eh sxb marwalbo so gudbiso shekoyinka dhaxal galka ah waxan fa ,ida Hal eray 2,3 o baraxtiran mahadsanid Afka somaliga si dabar go, aayo aya dib uso noleyneysa adiga &. Dadka kula fir eh✌️🙌

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 Před 2 měsíci +7

    Jumco mubarak qani jog

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  Před 2 měsíci +10

    Flow Isoo Dheh facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL

  • @Daarwiish-vl8fe
    @Daarwiish-vl8fe Před 2 měsíci +8

    🥰🥰🥰

  • @mudanecarshe4293
    @mudanecarshe4293 Před 2 měsíci +3

    Guhaaad actor filmi wada

  • @abdilaahifaarax418
    @abdilaahifaarax418 Před 2 měsíci +7

    PART 3 away sxp

    • @Yahye25
      @Yahye25 Před 2 měsíci +1

      Jimcaha aa la soo dhigaa

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 Před 2 měsíci +1

    Like iyo shareba wad naga haysaye qeybta xigta laso dhakhso

  • @Moha20004
    @Moha20004 Před 2 měsíci +2

    Sheekada meel fiican ku dhamaatay inuu huruuse dilee ahee lkn guhaad waa gob inkastoo sheeko faneed tahay waa wax filim laga samey karo oo fiican ninkii qoray waa qoraa wanagsan

  • @mohamudgesey7995
    @mohamudgesey7995 Před 2 měsíci +3

    Sxb waa soo daahaday

  • @Talooyin-lz6tq
    @Talooyin-lz6tq Před 2 měsíci

    Sheegada ni so wada fasax wall❤

  • @MaryanHussein27-oq8nw
    @MaryanHussein27-oq8nw Před 2 měsíci +1

    Part 3 plzz😢

  • @hamzerumaan143
    @hamzerumaan143 Před 2 měsíci +1

    waad la daahday saaan u sugaayay waad yaabaysaa mahadsanid 🙏🙏qarni joog

  • @TasnimOsman
    @TasnimOsman Před 2 měsíci +1

    Zhp qarni joog sheekada yabooh oo uu qoray zakariye cismaan noso gali zhp

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid sxb😊

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 2 měsíci +1

    Aad io aad umahadsantahay sxb qarni joog guleyso inbadan sxv🎉❤

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 2 měsíci +1

    49:47 PPD 34 / PPD 38 / PPD 40
    PPSH wey isku egyhiin qaabkod ✨ PKM = RU
    Lkn dhamntod wa old 👍

  • @user-qr6bc3pz2l
    @user-qr6bc3pz2l Před 2 měsíci +1

    Qarni joog fadlan sheekadii garbaduub qaybta 3

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 2 měsíci +1

    Lkn wlloow muqalada asbuuca nnaga daa walhi hadad si daily uso gudbin laheed anne si malinle u daawan lahay
    Wayo wanku shaqeeya vedio yada-d
    Oo dhamn wxa channel ka kujiro wan wada daawady 😕🙁

  • @majikhero3335
    @majikhero3335 Před 2 měsíci +1

    Walhi zxp wan sugi way part 2 sida fiican aad sheekada uqada dhigeysid waku mahadsantahy

  • @user-ni3ub4lc8w
    @user-ni3ub4lc8w Před 2 měsíci +4

    Jimca Ka Jimco Waa Xanuun Ee Naga Daa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +2

      Insha Allah Wayahy Sidi Hore Ayan Ka Dhiga

    • @aasiyamahmoud7480
      @aasiyamahmoud7480 Před 2 měsíci

      ​@@QarniJoog102lasoo dheery masugi krn fdln😢

  • @NuuxCismaan-rn6ol
    @NuuxCismaan-rn6ol Před 2 měsíci +1

    Sxb laso dhakhso qaybta kale

  • @SHEEKOYIN545
    @SHEEKOYIN545 Před 2 měsíci

    Zxp wangu dhereysay intann ilowin lasoo dhaqso p 3

  • @WalyHassan
    @WalyHassan Před 2 měsíci

    Mashallah hore uu soco saaxiib qisadan ta ku xigta waxaad ka dhigta sheekoyinka hasawaha miyiga iyo coladihi ka dhici jiray ee qabilaysna ee somalida
    Mahad sanid qarni joog waxaad uu qalanta 1M followrs wadaan gaadhaysa mardhaw saxib
    CZcams kana labo nin ayaab aad uu dhagay
    1) qarni joog
    2) ifiye
    Goulaysta

  • @AxmedJaamac-bt9hi
    @AxmedJaamac-bt9hi Před 2 měsíci +1

    War ni0 waxaan buug maaha ee waa isku dir dadka kadaa

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 2 měsíci

    ❤ Sahiib mahadsanid

  • @adoonalleh7615
    @adoonalleh7615 Před 2 měsíci

    Guulayso if iyo akhiiraba wllo codsi lakiin jimco ilaa jimco naga dah wa dheertay insha allh 1m dhawaan❤❤

  • @AhmedSalah-qy2om
    @AhmedSalah-qy2om Před 2 měsíci +1

    Sxb away qaybti 3

  • @hashiisse7387
    @hashiisse7387 Před 2 měsíci

    Masha allah

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 Před 2 měsíci

    Mhdsanid sxb wa sheeko sitoos ah inoogu so koobeysa waxa qarankeena lasii dumay asigo awalba qaar ka maqnaay

  • @dardargaliye5261
    @dardargaliye5261 Před 2 měsíci

    mahadsanid sxb 🫡💯

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 2 měsíci +1

    1:19:13
    Alx nin dhirir iyo xoog leh ba ilahey iga dhigay
    Aqonne > self education waqti walbo jecel iyo waxkasto oo labarto
    Wait 🤣 sida dabiciga ah dadka waxy dhihi karan adiga waxad reaction ka bixi neysa mansadi u dambeysa ee uu isku difacy nibki gabnay
    sax wan oghy >wa inad ku qanacda aburkaga jaabi iyo dhirir b
    Hana ogolan wad gabanti wax yar oo sa looturikaro ayad iyo hadalada kale ✨

  • @Shabcaan2009
    @Shabcaan2009 Před 2 měsíci

    Sxb sadaxdii maalin noo soo daa jimce waa nagu fogyahay

  • @abwaantawakaljanal8066
    @abwaantawakaljanal8066 Před 2 měsíci

    Wakhtiga dheer eed lamaqnaanayso kadaa sheekada

  • @hassanegeh7232
    @hassanegeh7232 Před 2 měsíci

    Very good sheeko saxib soo badi

  • @user-zb1qc7om3b
    @user-zb1qc7om3b Před 2 měsíci +1

    Sodede ji Oday Qarni Wadna Mahad San Tahy

  • @user-cu7ep4cw4r
    @user-cu7ep4cw4r Před 2 měsíci

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @user-hk1on5xy1t
    @user-hk1on5xy1t Před 2 měsíci +1

    Sxb waakuwataa waxatahay

  • @SagalMaxamed-gm3zi
    @SagalMaxamed-gm3zi Před 2 měsíci

    Wll Sidii hore noga dhig jumca ilaa jumce ma yaree🥰

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 2 měsíci

    🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😊

  • @xasanwarsamesamatar7968
    @xasanwarsamesamatar7968 Před 2 měsíci

    SXB SHEKA HANUGOFAGEN NAGADAA ISBOCA

  • @AhmedSalah-qy2om
    @AhmedSalah-qy2om Před 2 měsíci +1

    Maxa nah kalifayo in aad ladahdid?

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Wali Shaqda CZcams Ma Bilabin Uma Go In

  • @KhaderOmar-wc4dg
    @KhaderOmar-wc4dg Před 2 měsíci

    Waad naga raajisay 😢

  • @user-hl9oz8nd3k
    @user-hl9oz8nd3k Před 2 měsíci

    Waan ka xumahay inaad halkaan nagu jarto

  • @hashiisse7387
    @hashiisse7387 Před 2 měsíci

    Mudane waa kaga mahad celinaa shekadan qiirada leh

  • @Moha20004
    @Moha20004 Před 2 měsíci

    Jimco la mid ah lpx lkn jimco ka jimco xanuun waye ee malin dhaaf ama asbuucii 2 mar ka dhig lpx

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 2 měsíci +1

    Sxb abdisalanow jimco kale masugi karno ee 3 Malin ka dhig

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci

      Wa Sidaas Wayahy

    • @mr.seegaro7871
      @mr.seegaro7871 Před 2 měsíci

      Malin waliba wa dalay sxb sida profile CZcamskada ugu so orday nafahan sxb qaliii❤️‍🩹

  • @user-qr6bc3pz2l
    @user-qr6bc3pz2l Před 2 měsíci

    Good 😊

  • @Omarhussein-
    @Omarhussein- Před 2 měsíci +1

    Asc

  • @Bilanjet
    @Bilanjet Před 2 měsíci

    Soo boobsii musalslalalda waanku taageeraa

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 Před 2 měsíci

    Hada ma jimcada kalan sugayna

  • @foziaosman503
    @foziaosman503 Před 2 měsíci +3

    ما شاء الله يا اخي في الله