SHEEKADA BUUGA GARBADUUB PART 3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 05. 2024

Komentáře • 67

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  Před měsícem +6

    Flow Iso Dheh facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL

    • @zahalcade
      @zahalcade Před měsícem +1

      Waxaa nosoo badisaa sheekoyinka nocaan oo kale ah

  • @EngrAbdulkareem89
    @EngrAbdulkareem89 Před 2 měsíci +9

    Sheeekoyinkan oo kale waan ka helaa mahadsanid sxb. Waad naga haqab tirtay buugaag aanu akhrintooda wakhti badan galin lahayn. 🎉

  • @user-cu7ep4cw4r
    @user-cu7ep4cw4r Před 2 měsíci +7

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před 2 měsíci +5

    Waad mahadsantahay wall waanu ku suganay lkn xoogaa daqiiqadaha noo dheeree haddaad awoodid thank you❤

  • @Saabirinismailabdalle
    @Saabirinismailabdalle Před měsícem +2

    Buugagta sirdoonka iyo dagalada dowladaha kahadla noosoo badi sxp waan kahellaa shekoyinkaga iyo buugta aan laga caajisaynin waan kaga mahadcelinayaa taasna 😊 ❤

  • @umumaxamedofficial6694
    @umumaxamedofficial6694 Před 2 měsíci +3

    Thanks sxb waan kugu xidhnahay inta badana sheekooyinkaga waan sugaa waxaan kuu rajaynayaa guul iyo horumar sheekooyinkana kuwan soo badi taariikhaha wadankena ka hadlaya👍👍👍

  • @user-ee2gt6py3e
    @user-ee2gt6py3e Před 2 měsíci +3

    Walaal waan kaaga mahad celinaa sida,aad sheekooyin uqaadaa dhigto laakin waqtiga,aadsoo deeyneyso waa fogtahay 2badi haben .ar soodaa mahadsanid❤❤❤❤❤

  • @mohamedaliahmed1968
    @mohamedaliahmed1968 Před 2 měsíci +3

    Mahadsanid zxp waa sheeko dhageysigeeda iyada oo kugu socoto dhamaaneysa lasoo dhaqso qeybta 4 aad mahadsanid mar 2aad zxp

  • @HusseinOsmaan
    @HusseinOsmaan Před 2 měsíci +3

    M.a aad baad umahadsantahay.

  • @abdirizakiccanjeex3895
    @abdirizakiccanjeex3895 Před měsícem

    Bro Wan kaga mahad celinayaa waqtiga aad gelisay shekadaan dhowrka xalqadood ah
    Waxana ku leyahy codka iyo afsomaligaada qaniga ah allaha ku barakeeyo

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 2 měsíci +1

    ❤ Wadlasodhakhsatey shukrqn

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 Před 2 měsíci +1

    Shukran waxad sawirkeeda
    Dib usoocelinaysaa
    Xaaldo la ilaaway

  • @IdmanAbdii
    @IdmanAbdii Před 2 měsíci +2

    Thanks walal saa nooga aqbashay ❤❤ ❤❤❤

    • @AbdikariimSheikh
      @AbdikariimSheikh Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 Před 2 měsíci +1

    Martial law I like the way you precent the story. I wait for the next part and see what will happen to Ubax when she discovers that have previous husband is still alive...

  • @user-qw2rt8jj7k
    @user-qw2rt8jj7k Před 2 měsíci +2

    Mahad sanid wll buugaagta aad noduubayso waa dhaxal kaa Hari doono ee wll horay uwad waa kaalin umada kamaqnayd duubida bugaagta kuwa Ani aan kamid ahayne way kafaa'idaysteen
    Mahad sanid markale wllka
    "Waari mayside war hakaaharo"

  • @SagalMaxamed-gm3zi
    @SagalMaxamed-gm3zi Před 2 měsíci +1

    Oow mahdsanid wll❤

  • @user-gf2kk4le6c
    @user-gf2kk4le6c Před 2 měsíci +1

    Wcs sxb wan kaan day sxb qaali wan ku salaamaya sxb

  • @hassanegeh7232
    @hassanegeh7232 Před 2 měsíci +2

    Finally lakin saxib waa gaaban tahay manshalah

  • @barkhatabdi1248
    @barkhatabdi1248 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @mohaxikam4452
    @mohaxikam4452 Před 2 měsíci +1

    Mhdssnd sxib design baan sameeyaa markaa shaqadaas qabanayo intaa sheekooyinkaaga shito baan dhagaystaa
    Allah haku dhowro sxib.😊

  • @DeruloSabri-xx7nj
    @DeruloSabri-xx7nj Před měsícem +1

    Thanks bro 🙏

  • @abdirahmanabdi3618
    @abdirahmanabdi3618 Před 2 měsíci +1

    Sxb mahadsanid Sheekadda Inno Sariif Sxb Jimaco Weey Fogtahey Ee Sarifkan Innogu Waad Mahadsanid

  • @suhaybmohamed396
    @suhaybmohamed396 Před 2 měsíci +1

    Sxb tani sheeko way dhaaftay walhixalay 11.habenimo Ayan bilowday mantana wan dhamaysty qaybtii sadexaad . Part 4 na wan sugayna i.a. waxan helay shekadan anigoo chanelkaga iska dhex wareegayo waxa dawadana gran la' Sababto ah wan dawaday dhaman videoyada chanelka hargaysan kaso salamaya Nin qiimo leh ayad tahay sxb ❤

  • @mahaddahir6833
    @mahaddahir6833 Před 2 měsíci

    Sxb walahi waxad u qalanta 1m
    Keep going mate

  • @abdulaahiabdisalam6163
    @abdulaahiabdisalam6163 Před 2 měsíci +1

    Ugaas qarni joogow sheekadaan madhabaa

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 Před 2 měsíci +1

    Zhp. Lasoo dhaqso sheekadaan

  • @abdirashidabey831
    @abdirashidabey831 Před 2 měsíci +1

    Sheeko sheeko Waa sheeka xariir

  • @HigadIsmail
    @HigadIsmail Před 2 měsíci +1

    war ninyoho sheekadu ciil bay nugu dishay ee madhabaa balse noo soo dadaji

  • @SHEEKOYIN545
    @SHEEKOYIN545 Před 2 měsíci +1

    Zxp tnx lkn p 4 laso dgaqso

  • @user-no6ml5gv1o
    @user-no6ml5gv1o Před 2 měsíci +1

    Wooooow❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-no6ml5gv1o
    @user-no6ml5gv1o Před 2 měsíci +2

    Woooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdiapdi2646
    @xamdiapdi2646 Před 2 měsíci +1

    Wlhi saa usugo video yadada ilaah ba og bowe gulayso bosaso baa kala socdaa aabahay oo dhagesanaya ayaa kado arkay 4bil ka hor sidii baa kula socdaa ❤

  • @MaxamedAadam-qw2pt
    @MaxamedAadam-qw2pt Před měsícem +1

    Horta reerkaas dowladu caburinaysay ayey ahayen

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan Před 2 měsíci

    Mahadsanid

  • @Shabcaan2009
    @Shabcaan2009 Před 2 měsíci

    Thunks sxb

  • @iphaanqurux
    @iphaanqurux Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤❤

  • @IbraYer-zr8kz
    @IbraYer-zr8kz Před 2 měsíci +1

    Wcs wll lkn naga soogawagawey waan Sugi la.ahay😢😊

  • @filsanabdi7002
    @filsanabdi7002 Před 2 měsíci +1

    Mahdsanid.

  • @AbdirashidCadaado
    @AbdirashidCadaado Před měsícem +1

    Sxb qaybtì 4 ila soogaar pls..

  • @CaliSiimbe
    @CaliSiimbe Před 2 měsíci +1

    Alla maxaan sugayey🎉

  • @dudumacadechanel1141
    @dudumacadechanel1141 Před 2 měsíci +1

    sheekadaan qaarkeed waa ka Bad badis ciidanki qaranka ayaa hooyo dooxayo iyo jamhadihi dadka furanaayay ayaa naxariisleh isma laha teeda kale buuga waxaa qoray qolo dockaliya kararan ee ninki goobjoog u ahaa dawladi iyo wixi kadanbeeyay ayaa garanaayo waxaan ahayn iyo waxay jamhadihi faleen sikastaba dhaliyarooy yaana la idin khaldin mahadsanidiin

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci

      Janhadaha Naxarris Malahan Ee Guhaad Ayaa Ka Dacwaaday Inaan Masaakiinta La Layin

  • @MahirDagjar
    @MahirDagjar Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid wll lkn hal malin kadip noga dig mahadsanid mar kale

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 2 měsíci +1

    Madama codsigena no yeshy channel ka wan share garayn group to groups post.s
    Insha allah

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @Yahye25
    @Yahye25 Před 2 měsíci +1

    Legen waa ku wataa🤚🏻

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 2 měsíci +1

    ❤❤aad iyo aad zxp❤

  • @hu5367
    @hu5367 Před 2 měsíci +1

    Gooood pro❤

  • @user-bj9oq4cb7l
    @user-bj9oq4cb7l Před 2 měsíci +1

    Wad Mhdsnidty ❤

  • @Abdijabar21
    @Abdijabar21 Před měsícem +1

    Comin son part 4

  • @SalmanCxakiin-lw3cx
    @SalmanCxakiin-lw3cx Před 2 měsíci +1

    Halmalin kasodhig video pro

  • @hamzerumaan143
    @hamzerumaan143 Před 2 měsíci +1

    fadlan 1saac nooga dhig. sheekadu waxay ku wacan tahay oo ay xiiso leedahay ugu badnaan marka aad habeen walba xalqad la socoto ama habeen dhaaf lkn 1usbuuc xiiso ma laha. fadlan hala daahin qaybaha danbe wakhtigana noo dheeree thankz qarni keep going 🎉

    • @Moha20004
      @Moha20004 Před 2 měsíci

      Hadii saas la yeelo wey dhamaanee wax uu asiga sameynaayo ma ahan wll shekada wey yar tahay

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 2 měsíci +1

    Sxb qarni joog ad umahadsantahay sxb lkn Hal dhib aa jiro sxbow hada jimco ka jimco an sugno sheykada wey dhertahay an dahna Hadi an dahnana so dhaqso yacni 2 Malin muqal dhaqiiqadaha maku yarana marka nio maxa xal ah?😮😅

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +2

      Nio Tabarta Inta Ah

    • @mr.seegaro7871
      @mr.seegaro7871 Před měsícem +1

      ​@@QarniJoog102 Aad io aad sxb CZcamserka An jeclahay thy sxb horay usocod wanagsan ima

  • @deeqaarka2035
    @deeqaarka2035 Před měsícem +1

    Sxib qeeb afarad malahan miyaa

  • @MahamudDiite
    @MahamudDiite Před 2 měsíci +1

    Sxbkay Salaan Sare

  • @Yahye-
    @Yahye- Před 2 měsíci +2

    Hal sac nogu dhig 36 daqiqo wy yarthy

    • @Moha20004
      @Moha20004 Před 2 měsíci

      Sheekada yar wll

    • @Yahye-
      @Yahye- Před 2 měsíci +1

      Kuwi ka horeyey hal sac io lawatn ahayen

    • @Moha20004
      @Moha20004 Před 2 měsíci +1

      @@Yahye- hadii isbaac 1sac waa laga dhigi karaa lkn habeen dhaaf macquul ma ahan