SHEEKADA BUUGA GARBADUUB PART 4

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 05. 2024

Komentáře • 100

  • @AbdikariimSheikh
    @AbdikariimSheikh Před měsícem +24

    In adeeroow c.salaanoow waa inga codsi hadii aan nahay reer qarni joog sheekada iyo qisada soo dedeji ha inaga daahin oo waqtiga uga yaraan ka dhig 1 saac war soo saas ma ahan dhalinyaro

  • @MahirDagjar
    @MahirDagjar Před měsícem +5

    Wlhi waxn ka xumahy guhad oo so halgamay ino Mel cidlo ah nafta kaga baxdo asago wali reerkisa la midowin 😢😢wa adun iyo xalkisa wlhi

  • @user-iu1fx2kq2z
    @user-iu1fx2kq2z Před 27 dny

    Wallahi qoraaga sheekadan waxa uu cabirey dhahashii burburka dalka soomaliya waan ku mahadsan yahay sida uu u asabiiyey dhacdooyinkii la somarey

  • @KaltumaXuseen-pp1xm
    @KaltumaXuseen-pp1xm Před měsícem +6

    Aniga ugu horeyo cawa inkaston sugitanka igu dheraday

  • @codkakalsonida
    @codkakalsonida Před měsícem +3

    Walal muqaladada mala iibsan kara wayo wakhtiga ku bixisay uma qalamo in bilash lagu dawado👏

  • @mohamedabdallaahmed3911
    @mohamedabdallaahmed3911 Před měsícem +1

    Dhibka wadankena ilaa hada heysta wa waxa u sabab ah , waxa ino harsan ilaah ba ka warhaya , isaga ayaan tala saaranay. Idam alle.

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před měsícem +2

    Walahi qisadan qiso kahanunbadan waligey ma arkin
    Tedakàle wadanka muhu uburburey aya ayan is weydina so ma aragtan ragi gesiyasha aaha oo dalkoda uso xalgamen aya wadan
    Shasheyey kudhimanaya ayago tahrib ah wale nafsigoda aya manta sidan nogaley
    Ilahow unahris qofkasto qRankan uso xalgamey amin

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Před měsícem +1

    Waa qiso aad Uxanuun Badan runtii Tanookale ilaahay ayaan kamagan galay

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před měsícem +5

    Muuqaalka SAARA LIĶE ❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Před měsícem +4

    Caawa waxaan filanayey guul iyo ubax iyo guhaad oo noloshu dib u midayso balse nasiib darro sidaan rabay wax umay dhicin ilaa haddana waxaan ka qoomamaynayaa sababtaan u dhagaystay sheekadan qaybta ugu dambaysa,balse waxani waa wax tegey oo aan waxba laga qaban karin muhiimaduna waa inaynu wax ka qaadano, ugu dambayn aad iyo aad baad u mahadsantahay qarni joog waxaana inoo ballana sheekadan ta xigta oo aan rajaynayo aqoontaanu tan ka faa'idnay mid ka badan inaanu ka faa'idi doono

    • @IbraYer-zr8kz
      @IbraYer-zr8kz Před měsícem

      Wllhi guhaad Allaha unaxariisto 😢waan kanaxay ubax iney Dib umadoowaan rabay ax madhicin

    • @degelkhayr
      @degelkhayr Před měsícem +1

      Ma run baa sheekadu

    • @IbraYer-zr8kz
      @IbraYer-zr8kz Před měsícem

      @@degelkhayr haaa waa saax

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 Před měsícem +1

    Allaha u naxariisto Guhaad 😭

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 Před měsícem +5

    Dhamadka shekada wlahi ilma isku celin wayey waxan islaha way midobi doonan guhad iyo ubax😢

    • @zahalcade
      @zahalcade Před měsícem

      Waa dareemy sidii in ay ani igu dhacdy

  • @awkeismail7167
    @awkeismail7167 Před měsícem +2

    Mansha alah wariye lahubo

  • @Daarwiish-vl8fe
    @Daarwiish-vl8fe Před měsícem +5

    Sheeko waacn❤

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před měsícem +2

    Runti farqi aad uweyn ba udhaxeya marka sheykadan bilaway io hada Oo dhamesatay Allah yaraxma guhaadow Adika kuwa kula mide dalka Uso heliyay

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před měsícem +2

    Saxiib shekadaan 😢waa shekadii iigu xanuunka badneyd ee maqlo

  • @Inacarale
    @Inacarale Před měsícem +1

    Ala xanun badanaa waxan islaha guhaad iyo ubax wey midobayan lakin meysan dhicin qaracan iyo idho xumo badana guhad ilahy how naxariisto😭😭😭😭😭😭

  • @xamdiapdi2646
    @xamdiapdi2646 Před měsícem +1

    Alla bowe ma sheekadii macaneed baa qiiro nagu dhamatay ilinta waa ceshan wayay intaa dhagesanayay tabiye waxaan kala socdaa qardho puntland Somali

  • @abdifatahahmedabdiali9656
    @abdifatahahmedabdiali9656 Před měsícem +2

    Wanbslamay Qarni Joog chanel.
    Fdl aonday Q 5naad

  • @sulaimanmuhamud5028
    @sulaimanmuhamud5028 Před měsícem +1

    Sxb waan ku salamay anigu waxan ka mid ah jamhadi snm qaybo badan oo ka mid ah sheekada buga waxay ka dhcday gobolad woqoyi somalian sidaa diradi shicibka duqaysay jabuuti la fadhisiye waad mahadsatahay hadio tacadigi dalka ka dhacay bugaag lag qoray thnksa

  • @user-cu7ep4cw4r
    @user-cu7ep4cw4r Před měsícem +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته wllo sheekadii doob gaamuray qaybteedi labaad meeday ama qaybaheedi kale ❤

  • @mohamedsiidali1449
    @mohamedsiidali1449 Před měsícem +2

    Sxb sheeko Mac soodir sida taariikhda soomaaliyeed

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před měsícem +1

    Aad io aad umahadsantahay sxb qarni joog guleyso inbadan Best CZcamsr somalia 2024🎉❤

  • @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
    @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk Před měsícem +1

    Sheekada

  • @habiibaqallad
    @habiibaqallad Před 5 dny +1

    Qarni joog sheekadan ma runnaa hadey run tahay sawiradooda mana tusi kartaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 5 dny +1

      @@habiibaqallad Maya Balse Waxa Lashegayo Oo Dhan Sida Badan Wa Wax Dhacay

  • @zakariyamahamud9990
    @zakariyamahamud9990 Před měsícem +1

    Qarni joog aad baad umahadsantahay bro waa sheka xiisa badan

  • @Okash.h.odowaa
    @Okash.h.odowaa Před měsícem +2

    Wllhi waa sheko mudan in film laga matalo wxaase ka xumahay in ninkii dad jaceylka io dal jeceylka lagu koriyey uu dhibaatadaaz umaro rag dangaar ah leh

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh Před měsícem +1

    Waa laa ragtay saxiib ❤

  • @AbshiroXassan-is7yd
    @AbshiroXassan-is7yd Před měsícem +1

    Sheekadii cishqi iyo colaad halkaas miyeeku dhamaatay

  • @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
    @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk Před měsícem +1

    Waan ka xumahay sheekada meel xunbaad kudhamaysay

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Před měsícem +1

    Shekada waxay kudhamatay 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @azmaaabdiaziiz5706
    @azmaaabdiaziiz5706 Před měsícem +1

    inalilahi wa ina ileyhi rajicun si xanuun bdan by ku dhamaaty walllhu😢😢😢

  • @AxmedJaamac-bt9hi
    @AxmedJaamac-bt9hi Před měsícem +1

    Isma lahayn saan Bay ku dhamaneysaa Zxp sheekoyinoa noola soo dhaqso waa codsi

  • @AnumaaMohamed-tp9mc
    @AnumaaMohamed-tp9mc Před měsícem +1

    Aaad umahad santhy❤🥰

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk Před měsícem +1

    Alah unaxriisto guhaad. Wuzuu ahaa geesi garab waayey😢😢

  • @Shabcaan2009
    @Shabcaan2009 Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢

  • @codkakalsonida
    @codkakalsonida Před měsícem +1

    Sharaf korkada ha ahato sxb

  • @user-qw2rt8jj7k
    @user-qw2rt8jj7k Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Somaaalaaaay
    Isdilnay isdhacnay hormarne kagaari waynay lkn
    Waxaan layabaa in aan damiir Bina aadam lahayn waaa la is dilaa lkn wax bartaa dalal badan ayaa soo maray arinkaan lkn wayka waan sameen oo iswalaashadeen
    Balse somali lagawaa damiirkaas
    Rabow adaan ku baryee
    Hogaamiyo hankaa leh nasii oo umada somaliyed walaaleyo
    Wll
    Qarni joog mahad sanid
    Waxaad nofurtay indhaha
    Wll
    Buugtaan waa dhaxale horay uwada umadaada wax ma aqrisee ballse wax bay maqashaa /dhagaysataa

  • @user-bu4yr5yo3x
    @user-bu4yr5yo3x Před měsícem +1

    Wll sawiradaan xge kahelaw

  • @Muusegarow06
    @Muusegarow06 Před měsícem +1

    Waa sheeko xanuun badan wlahi😢

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 Před měsícem +1

    Waad ku mahadsan tahay tabinta shekada waxanse ka codsanaya inad so badiso shekoyinka sidano kale ka hadlaya dhibta wadanka so martay

  • @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
    @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk Před měsícem +1

    Niyawni soo dadaji sheekada

  • @user-ee2gt6py3e
    @user-ee2gt6py3e Před měsícem +1

    Wll waan kaaga mahanaqaa sida quman aad noogu soo gudbiso❤❤❤❤❤

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 Před měsícem +1

    Guhaad allle ha kuu naxriisto😅

  • @JaamacAbdulaahi-ee5sx
    @JaamacAbdulaahi-ee5sx Před měsícem +1

    Sxb sheeko kale baan kaa sugaynaa hala soo daahin waana mahad santahay❤

  • @adennurhassen7220
    @adennurhassen7220 Před měsícem +1

    Mashaallah waa sheeko aad mac

  • @hoodojaamac9592
    @hoodojaamac9592 Před měsícem +1

    Qarni joog Hanbalyo ayaan ku leeyahey dedaalkaga wlloh.
    Balse buugii guure ahaa aawey?

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před měsícem +1

    Ax guhaad sidu udhintay waa xanuun runti tollow ma runba sheekadan

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před měsícem +1

    😭😭😭

  • @MaryanAxmed-eb1ws
    @MaryanAxmed-eb1ws Před měsícem +1

    Allah mahad sanid

  • @maxameddiiriye7945
    @maxameddiiriye7945 Před měsícem +1

    sxp barnamijka aay noowaditit hanagasodahin sxp

  • @user-zb1qc7om3b
    @user-zb1qc7om3b Před měsícem +1

    GABA GABO xanuun Badan Bay Ahyd

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před měsícem +1

    Waa sugi la aa qaybtan lkn dhamadki ilmadaba ceshan wayayay 😢😢😢😢😢😢

  • @ajmadka5429
    @ajmadka5429 Před měsícem +1

    Sxb waxan kaa codsaa shekadii cishqi iyo colad qaybtii 3aad iyo 4aad iyo waliba in aad inoo dhamestirto wayo waa sheko muhim ah

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Před měsícem +1

    xanuunwaaye wlh

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom Před měsícem +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 abwaankena maxaa madoobe caadi mahin 🇸🇴

  • @shamsa_0
    @shamsa_0 Před měsícem +1

    Wan sugayaa sheekada cusub

  • @user-jx5mf1uq1m
    @user-jx5mf1uq1m Před měsícem +1

    Waxaan kaa rabnaa aanadiu geedi

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před měsícem +1

    ❤❤maxadsanid wallaka😊

  • @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
    @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk Před měsícem +1

    Niyawni soo dadaji

  • @Carbdi-mc5gq
    @Carbdi-mc5gq Před měsícem +1

    Telegaram noo samee

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 Před měsícem +1

    Manshala great 🎉🎉

  • @TasnimOsman
    @TasnimOsman Před měsícem +1

    Maxee u midoobi waayeen😢

  • @layloabdulaahi492
    @layloabdulaahi492 Před měsícem +1

    Qeybta xigta lasoo dhaqso

  • @AbdirashidCadaado
    @AbdirashidCadaado Před měsícem +1

    Runtii waa sheeko tiiraanyo leh

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před měsícem +1

    🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @KaltumaXuseen-pp1xm
    @KaltumaXuseen-pp1xm Před měsícem +1

    Muxuga lab saday maskinka asigo ladul miyy dhib walbo maray hadana kudhin tay Dal aad dalkisa ehen xita wax dugo anhelin sorry wll guhad Alle naxaris jano haka warabiyo😢😢😢🥹

  • @user-pz8hc2ki3y
    @user-pz8hc2ki3y Před měsícem +4

    sxb qaabka ad buggaagta nogu so xushid innaba caadi ma aha buuggani wax badan ban ka garaadsaday wlh mahadsanid sxb.

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před měsícem +1

    Sorry guhaad 😢❤

  • @zahalcade
    @zahalcade Před měsícem +1

    Qarni joogow maalin kasta soo geli hal sheeko

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před měsícem +1

    miskiin dhe

  • @Hamdimaxamed-ix6cc
    @Hamdimaxamed-ix6cc Před měsícem +1

    Waa so dhahde yaqey😂

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Před měsícem +1

    Ubax ayaan nacay anu mxy ubadbaadin weydey nolasha jacaylkeeda marba hadey xaqiiqadii ogaatey waxay ahayd inay farxadiisa usooceliso ookataliso nolashiisa ilaa inta uutahriibayy mxay qabaneysey mise mxay uraacdey dadka may ninkeeda uhadho ama markey hooyadeed kaxaysey may dib ugusoo noqoto may cajalkala usoo duubto may usheegto inay garabkiisa tahay may niyada udhisto nadhaaf kadheh yaakhey

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před měsícem +1

      Nolosha Qof Walba Garab Masiiso

    • @user-zu3sh7xz1o
      @user-zu3sh7xz1o Před měsícem

      @@QarniJoog102 waaruntaa wll lkn ma wxaad ujeeda waayahan usaamixi karin daruufa jiro awgood way ogtoho taleefan kumahelayso way ogtoho gayigu waa colaad mardanba ma arkeyso iyada hadaan ahay xagiiban ugu hadhilaha hooyadey iyo inta ilasocoteyna waa iska fasaxilahaa

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před měsícem

    qalbijab ba ku dhamatey

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk Před měsícem +1

    Ala. Sheekadu macaaanaa😢😢

  • @mohaBondheere
    @mohaBondheere Před měsícem +1

    Mhdsnd wll waa qiso cajiib ah runti waxa cajiib ah habka aad u aqrineyso ilaalinta afka dagananta

  • @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
    @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk Před měsícem +1

    Waan ka xumahay sheekada meel xunbaad kudhamaysay

  • @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
    @Abdiwahidmohamedosman-sg9tk Před měsícem +1

    Sheekada