#Gabayada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 87

  • @guuleedcumar3230
    @guuleedcumar3230 Před 3 lety +8

    Taar Thanks for your gabayadaasi noo soobadih

  • @kadrafuaadismaeil9492
    @kadrafuaadismaeil9492 Před 3 lety +7

    Habarj jeclo waa dahab waa loo ooyey ragu waa rag waa layaqaan 👍👍💪💪👌👌💪💪

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 3 lety +10

    Masha Allah
    Waa Qurux Aan Laga Murmayn
    Edaab
    U Illahay Subxaanahu wa Tacaala
    Ugu Deeqay Hablaha iyo Inamada Yada Oo Aanu Asal U Leenaha.
    Kuwa Imika Dhafoorka Xiirtah ee Yedhaahda
    Waa Reer Miye Ha Arkaan
    Quruxda Reer Miyiga iyo Edaabtoda.
    Alxamdu lilah

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 Před 3 lety +5

    MACALINKA AFKA SOMALIGA

  • @asiaosman4130
    @asiaosman4130 Před 10 měsíci +1

    Jeeenicaddde wiiiil hoooog ciise muusaa ❤

  • @maxamedducaale2954
    @maxamedducaale2954 Před 3 lety +10

    Caawa waxaad kahadlaysaa barnaamij muhiim ah

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Před 3 lety +6

    War ka daa Gabayada aan is lahayn " Allah dumaye, gabdhahooda waa u daran yihiin dagada reer Nuux, Dadabkii naloo waabi jiray daarjiraa galay," cabdi gahayr ma lahayn ee XUSEEN XASAN ayaa lahaa

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp Před 3 lety +10

    Wow good old days 💝💐💐🤗🤗🤗🤗

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Před 2 lety +1

    Horta intaas Abwaan Cali Duulduul Inoo mariyay mooye miyaynaan inta dhiman dhankale Ka raadin karin,
    Maanta Ka dib Wixii dhiman ee suugaan ah Ilasoo socodsii

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 3 lety +2

    Aad iyo aad Baad u mahad santahay Weriye
    Mr. Mohamed Adam Derer
    Allay lehe waa Tixo Rag Gabay Yahano Ah Oo Kaftan Yahano
    Ahi Isu dheeben Marka Laga
    Reebo Inanka Afadiisi
    Abahed Caayay.

    • @abdullahiyusuf4543
      @abdullahiyusuf4543 Před 3 lety

      Gabayo Katan ubadan
      Weyaan Mohamedow Adamow
      Marka Laga Reebo Ninka
      Xaaskiisii Abaheed Caayay
      Oo dhamaan Keena Ku Xun
      Oon Dhaqan Islaam Ahayn

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 3 lety +1

    THANKS YOU BROTHER

  • @awsalaad8567
    @awsalaad8567 Před 3 lety +3

    Bartaas ka gan!

  • @nurabdi3918
    @nurabdi3918 Před 2 lety

    BISMILLAAH Lamasooqaato Gabayada Intooda Xunxun Ee,ah Cayda Iyo Aflagaadada Ookasiidarane Caydi Dumarka Ayaadsootubtay Dibada

  • @amiindaacad9626
    @amiindaacad9626 Před 3 lety +2

    Tolow waxanoo gunima ah iidoor maku jirtay ( aabaheed wastada maanigaa inamba moodaayay )

  • @maryancabdi8861
    @maryancabdi8861 Před 3 lety +5

    Xabaal lagu hamsiiyay maxaa habar jeclo u geyay 😂😂😂

  • @sheekooysheeko7122
    @sheekooysheeko7122 Před 3 lety +3

    Walee waxbaa ka dhacay

  • @asliabshir3770
    @asliabshir3770 Před 3 lety +2

    Asc waxan kusasusina gaby elen dawa gelsohesha heesta kama deyso ma avesta kagalay rgisohelwda

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 3 lety +2

    HADII DIRIRKA CAWLEED DA'UU Dunidda maansheeyo.~GAHAYR

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Před 3 lety +2

    Waxa nin maxamed abokor ah so qoray Cali duulduul raga reerka

  • @cabdikhadarshukri7133
    @cabdikhadarshukri7133 Před 3 lety +3

    Laba gabay buu isku qaldayaa xasan tarabi iyo cabdi gahayr buu isku qalday

  • @Aqoonguud489
    @Aqoonguud489 Před 2 lety +4

    Nin dabeer xun iibsaday marbuu dibu xaraashaaye 😂

  • @user-gj9jb6hg7t
    @user-gj9jb6hg7t Před rokem

    Guul wacan😢😮

  • @khadarabdulaahi1417
    @khadarabdulaahi1417 Před 3 lety +3

    Soobadi bar namujka

  • @saahidsaahid5629
    @saahidsaahid5629 Před 3 lety +2

    Damalkii naloowaabijiray daraajiraagalay waa xasan tarabi

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 Před 3 lety +2

    Hadan raga sxb dheri karis nabsigi

  • @user-zf4xr2kp6p
    @user-zf4xr2kp6p Před měsícem

    ana haya tarow

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před 3 lety +5

    😂😂Abeheed wastada ma anigaa inanba moodaayey😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @WARAN-KALYALE17
    @WARAN-KALYALE17 Před 8 měsíci

    BEENAALAHAN DADKA HALAGA QABTO😊😅

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 Před 2 lety +2

    Mansha Allaah 💚❤️💚

  • @moussaalimoussa4072
    @moussaalimoussa4072 Před 3 lety +2

    Asc

  • @dhagaqoolaadan8773
    @dhagaqoolaadan8773 Před 2 lety +1

    sxb qabiil bada haysiinaya

  • @sadheeresale8850
    @sadheeresale8850 Před rokem

    6:4

  • @calicaawiye4591
    @calicaawiye4591 Před 3 lety +2

    Taar-tiv.waxankuleeyahay.wxalaodhanjiray.ninka-kagabyay.oodwayine.muuse-kidiye.oo-badhulbahantoah.eeiskahuso.kacabdigahayir.waadqaladay.eeiskahuso

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Před 3 lety +2

    War waxan yaku dhiibay ma Kai Cali duduul waa ceeb waxan

  • @axmeddhacaar4254
    @axmeddhacaar4254 Před 3 lety +2

    Www

  • @munacali8156
    @munacali8156 Před 2 lety +1

    Halkaaga iska joog naag gobaan soo hor kacayaye

  • @nimcojaamc9036
    @nimcojaamc9036 Před 3 lety +2

    🐆🐎

  • @nasrudinmohamud7546
    @nasrudinmohamud7546 Před rokem

    Jeenicade wuxuu ahaa ninkii habar jeclada kaftanka ka xidhi jirey
    waxaan hayaa Gabey aad u fool xun oo uu karaamada kaga qaadey reerkas oo ahaa waaga reer hablaa la xifaaltama oo la kaftama tusaale cadna ay u ahayd hure iyo canbaro

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před 3 lety +4

    Xabaal lagu hamsiiyey maxaa habarjeclo ugeeyey

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 Před rokem

    Waar iska hubi waxanaad daldalayso Gabaygii Cabdi Gahayr sidaad u waday ayaad soo dhexgalisay tixo kale oo Xasan Tarabi lahaa

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před 3 lety +3

    Kkkkkkk

  • @daudabdirashidawil4419

    Daahadii naloo waa bijiray daaljiraa galaye

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Před 3 lety +1

    Ninakn caysta wa akhira

  • @cabdiclaahicabdixaliimclaa358

    هههههههههههههههههع

  • @abiibcumarcali4817
    @abiibcumarcali4817 Před 2 lety

    Yaar tv

  • @AMO00165
    @AMO00165 Před 3 lety +1

    Naagyahay carmali naaxday oo coodilla tahay intuu farowgu cankaas yahaa lagu cad goostaaye oodwayne aan cidi fadhin yaad ku caaridine
    Ceelkii burcaa lagu ogaa ciidan farawayne ka caraw wadadanaa gashoo laga carabaayee cel xume u sii hoyo hadad caato yari moodo
    Isagaa kun wada caaqil ah iyo culimo joogtaaye cugaaflaha shaqaystaa waa ciida oo kalle cagta hore hargooluhuba waa ku cokin doonaye

  • @mohamedabdi5705
    @mohamedabdi5705 Před 3 lety +2

    Kkkkk

  • @user-yh1jn5yt1q
    @user-yh1jn5yt1q Před 5 měsíci

    Sax

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 Před rokem

    Dabku kama bahkiyo hablaha reer nuux ismacile

  • @saahidsaahid5629
    @saahidsaahid5629 Před 3 lety +2

    Sxb sookalabaro

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan Před 2 lety

    nacas buu ahaa ciidagale ah, inbtidii oo reer sugulle ah ayuu sidaas ugu gabyay. sidii adoon naag cad guursaday ayuu ciidagale kun raadiyaa islaamaa sacad muuse.

    • @Gabdoon2
      @Gabdoon2 Před rokem

      walee waad iska hadashay c.gahayr iyo nacasnimo kaladheer geel qaad buu ahaa geesiya Jacaylkuna Qasab maahan Ciidagale iyo Sacadmuuse waa oodwadaag taasaa keeneysa ee ma ahan inuu kahiiliyay ina adeertii

  • @caliyousuf2620
    @caliyousuf2620 Před rokem

    .
    What

  • @ninizparkhad4916
    @ninizparkhad4916 Před 2 lety

    Dadka wxa lo shegaa wxd garanayso bal beentaad no zheegayso eeg halkan aad leeday inan maryo matdhaysa ayaa gabay lo tiriyay maryo may maydhaynine ninbaaa naagtisa u tiriyay

  • @saahidsaahid5629
    @saahidsaahid5629 Před 3 lety +1

    Beenaale suugaanta haqaldin

  • @nuurclaahi-ot6mc
    @nuurclaahi-ot6mc Před rokem

    Daolod

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před 3 lety +2

    @Abdihakim Ahmed jamanuur ina todobogoogaradleeyow waad og tahay daarood la'aanti inaadan waxar gawracan karin oo erayga iidoor wuxuu ka soo jeedaa human exchange oo ka yimid lahaagaagii ingiriiska ahaa markaad kala badalateen dad isaaqa oo adoon uu ula wareegay iyo dad ka mid ahaa adoontuu watay oo uu isaaqa ku dhex daray oo ah ku yiraahda maanta ingiriis ayaa hargaysa na siiyey sida adiga oo kale adoon injirow oo ku faanaya inaad tahay adoonkii ingiriisku keenay somaliya inaad tahay oo iidoortu oo ah magacii ingiriisku kugu suntaday oo kugu adoonsaday uu wax weyn kugu yahay oo ogow dhulka aad ku dhuusdhuusto daarood ayaa iska leh oo waa adigaas markaad waxba noqon wayday aad ku waalatay daarood iyo dhulkiisa in iidoortu baarabujisow ioo taas iidoortu u baahan tahay daarood iyo kaalmadiisa oo iidoortu baryeyso daarood oo habeen iyo maalinba war yaa daaroodeey ay iidoortu ku oydo oo hadana ismoodsiiyey in faratoon, iyo ina baashe iyo ina kore iyo ina canbaashe iyo barasaabka laascaanood dhabaha muuse biixi cabdi mr. Lgbt uu makhnuutkiisa uu u dirsaday sool, kuwaasoo aad og tahay inaysan waxba ka ahayn beesha daarood agteeda oo taanooyinka aad qurbaha ka soo baridaan oo aad ka soo dawarsataan aad dhuruuruqyo ka siisaan oo iidoortu waa og tahay iyo adiguba sanku neeflaha dalqamaayow oo jaajuusiin u ah xoogaga daarood oo sirta iidoorta u soo tabiya hogaanka dhabta ee daarood oo aan waligiis iidoortu wax ka ogaan karin iyo kaba qaadyadooduba oo ogow liitow wadaad tolki kama janato oo naf kasta oo daarood oo la joogta iidoorta waa sirdoon daarood oo iidoortu waa majnuun falan ee iidoortu markay isku taagtay cabdikariin cali nuur afhayeenka beesha daarood oo iidoortu waa og tahay siday isugu xaareen oo iidoortu waa iyadii shib wada tiri markii shacabka daarood siiriyasli si dhaba ugu hanjabay iidoorta oo hadaysan iidoortu wax ka badalin dhaqankooda edebta daran ee ay hadda wataan ee kooxo qurbaha ka timid oo gaalo iyo khaniisiin (lgbt) iidoor ah oo xaalada iidoorta somaliya sii xumaynaya amaba sii xumayn doonta mustaqbalka ay ku yeelaan doonaan somaliya waayo iidoortu carrada ay ku nooshahay waa dhul daarood oo waad og tahay iidoortu meeshay ka timid iyo sababtii uu ku yimid shiikh isaxaaq raximahullaah iyo iidoortuba dabo daloolow (lgbt-yow) oo waxaan og nahay daarood badan inay tababaro ugu jiraan sidii sayid maxamed xasan inay iidoorta qiiq ka kiciyaan oo dhulkooda ay ka cayrshaan waayo uma qalmaan inay dhulkii awowe daarood jooggaan oo kufur iyo fusuq ku sameeyaan iidoortu oo taasoo caradooda durriyyadii daarood sii kordhisa markay iidoortu keentay multi fate oo ah dimo kala duwan iyo gaalo iyo dariiqooyin xaraar oo muslim sheeganaya oo ogow iidoortooy daarood waa muslim ahalu bayd sunniya ah oo diin iyo dariiqo kale aan somaliya ka doonayn oo hadda iidoortu somaliya keentay fusuq iyo lgbt oo ah khaniisnimo dalkoodii hooyo ee daarood oo ka caaganaa gaal iyo khaniis iyo dhilo iyo dariiqaysi oo ogow hada iidoortu somaliya kuma haysato somaliya ingiriis difaaca ee yaa kuu hiilin doona iidoortooy majnuumiinta falan aheey markii gumuca daaroodku ku gumaado oo dalkiisa kaaga sifaysto fidnada iidoortu keentay oo warmo dhiigle iyo waa wareey kaa dul yeerto iidoorow, ma waxaad moodin sidii faroole, iyo gaas iyo dani ingiriisku lacagta ugu sasabay inuu halyeeyada daarood oo xukun dawli ah ka madax baan sidii wiilwaal iyo maxamed cabdulle xasan iyo axmed guray oo kale oo meel la qabto aan lahayn sida talebaan iyo sayid maxamed abdulle xasan iyo wiilwaal iyo axmed guray in iidoortu helayso cid ka celisa oo weerarka daarood iidoorta wuxuu uga imaan doonaa sool iyo sanaag iyo puntland beesha daarood ee degan iyo galgaduud iyo daaroodka galbeed sida kablalaxa somali galbeed iyo jubbada hoose iyo gado oo xaaqi doonta ilaa kenya iidoorta ku sugan iyo goldooxa dhabayaco oo caruurtoodii ay jaamadaha ugu dirsadeen deegaanada fulayga gudobiirsi iidoortu ku shabaaxtameen oo Hoogow hada iidoortu waxay ku dhuusdhuustaa dalkii awoowe daarood ee deegaanka looga ogolaaday wakhtigii shiikh isaxaaq raximahullaah uu noolaa oo xittaa iidoorta aan laga aqoon dhulkaan maanta khaniista iyo gaalada iidoortu ku qooqsan tahay oo waa og yihiin inay waqooyiga samaliya marti ku yihiin ibnu xaaraantu oo markii aan iidoortu joogin waqooyiga somaliya gudobiirsay iyo ciise iyo daarood degsiimo u dhaxaysay ma jirin tuugyahow tuugu dhalay ee iidoortu xaartay oo hada waxaa ceeb iyo tabarxumo iidoorta ugu filan cabdikariin cali nuur afhayeenka beesha daarood oo maanta noqday boqorkii iyo madaxweynihii beesha daarood oo kuwii daarood ku sheega ahaa ee jagooyinkaas daarood u idmaday gabeen shaqadoodii oo maanta cabdikariin cali nuur u soo sarokacay sharaftii iyo tayadii awoowe daarood ismaaciil jabarti lahaan jiray ee ay meel uga dhaceen bakhtiyada daarood ee ku haliilsan hogaaminta beesha daarood oo ha noolaado cabdikariin cali nuur afhayeenka beesha daarood (daarood beelo ma aha oo taasi waa eray bixinta bakhtiga daarood) oo saw iidoortu kama argagixin sida laascaanood daarood ugu soo dhaweeyey ee aan waligeed madaxweyne iyo isin toona loogu soo dhawayn magaaladaas. Doqontii iidoor ahayd wax yar mooyaane waxaa ka haray dhilo iyo khaniis (lgbt) iyo gaal iyo dawarsi iyo dariiqooyin fitnaysan oo galo iyo khaniis daba jooga marakan aan joogno. yaahuu yaahuu yaahuu. End

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 Před 3 lety

      waxad ku hadlayso magaranaye reerkad amanaysana cayi maayo lkn dhulkayga xoog iyo xiniyan ku jooga isku xaar de lax foqol lax

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 Před 3 lety +2

      Daaroodka ayaa qaar midgaha lagu masaalaa