Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 06. 2021
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#
    Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"Sheekaadii Aduun ikhatal Qabaalkii Habaarnaa "Aadan Galaydh"

Komentáře • 61

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 Před 2 lety +10

    Aduun i khatal buu yidhi aden galaydh

    • @user-kh9mq7hi6s
      @user-kh9mq7hi6s Před 3 měsíci +1

      𝐁𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐜𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐚𝐣𝐢❤❤

  • @AbdifitahHassan-hl7su
    @AbdifitahHassan-hl7su Před měsícem +1

    Ragaasi waa kuwii somali oo halganba aqoon halgamayey cid ka geesisan somali kuma jirto diinta markay fahmeen wakuwii ingriiska cadaabay darawiishna madaxda unoqday wilasha shirshoorre aqoon uma lihidine iska dhafa adeer wanagoda iyo somali axay uqabten kabadan gaal maysan raacin iyago saa jaahil u ahaa 😊

  • @zaragold1058
    @zaragold1058 Před 3 lety +17

    Subxaana Allah waa murugo iyo ciil waxa halkaa ka dhacay ninkaas iyo faraxiisuba faaiido malahan wiilkiisoo wax dilay buu geel kala laxoheclooday Aakhiro war baa yaal

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 Před 3 měsíci

      Waa Awoowgay waxaanu nahay dad Nabad adkaynteeda degaaankaa kaga suntan

  • @abshiraarshe
    @abshiraarshe Před 6 měsíci

    Shalay oo aan tabar hayeyna tala mahayn maanta oo aan tala hayana tabar mahayo.

  • @saidcadceed9388
    @saidcadceed9388 Před 2 lety +9

    Waxaa ka caqli xumaa kuwii 99 halaad isku kenay ee hasha dhiman ku dari wayay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem +4

    Inay hasha ku daraan bay ahayd subxaanalaah qadara laah maashaa facala

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 Před 3 měsíci

      Awowgay wax badan oo lagu daray baa kira oo run ahayn Alle ha u naxariisto

  • @nabadnolol7729
    @nabadnolol7729 Před 3 lety +4

    sheeko jahli iyo qab qab dhaafay baa sababay Dagaalkaa lagu hoobtay

  • @Sahal63
    @Sahal63 Před rokem +2

    Muddo qarni ku dhow ama ka badan baa laga joogaa waqtigaa Idaajaa ka sheekaynayo ee Reer Cali Geri islaayeen, waxase ayaan darro ah in weli caqligaas iyo jahligaasi dhulkii waxaasi ka dhaceen iyo Somali deegamadeeda in badan ay weli ka socdaan.
    In wax laga barto, laga il baxo ayay ahayd mudada intaa le,eg caqligaa liita ee faasidka ahaa.

  • @abdirahmanhuseenduaale8430

    Asc

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 Před 2 lety +4

    Qoorwaa jaamac waa ninkii seyidkii la tashan jirey laakiin waa garan waayey wuxuu kaa kala tashan bela huriska ahaa ee yidhi nin dhintay ma la helayaa

  • @mustafemaxamudjaamacbushaale

    Aduunkan waxa soo maray rag ragaasina waxkasta waa lahaa

  • @barrygolden2953
    @barrygolden2953 Před 3 lety +1

    Man shaa Allah sxb mahadsanid noosobadi

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 Před 2 lety +12

    Dadkii noocaan ahaa wali kibirkii iyo dulmigii ayey wax ku raadiyaan soomaalida ayey ka mid yihii n ..
    Waana sababta soomaali isu afgaran la'dahay.

    • @AymarPoi-vn9vn
      @AymarPoi-vn9vn Před 11 měsíci +1

      Aad iyo aad lakiin dadkaasu dhexdoodey dulmiga iyo kibrku ku astaameysna lakiin hadda shisheeya dulmi inoogu daray oo inakala qobqobay.

    • @hajiali1120
      @hajiali1120 Před 3 měsíci

      Dhashii Adan Galaydh Hada Waa Astaaanta nabada iyo wanaaga ee Buuhoodle

  • @AbdiFitaah-mj6ge
    @AbdiFitaah-mj6ge Před 9 měsíci

    Cabdifitaax

  • @LibaanHassanMohamed-hr6fh
    @LibaanHassanMohamed-hr6fh Před 8 měsíci

  • @salebanciise5123
    @salebanciise5123 Před 2 lety +4

    Somalida hadalkoda wali waa dihin yahay xaqiiqdii.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Waa dad yaab leh

  • @mahadow1
    @mahadow1 Před 9 měsíci

    Alla seedigeey badawsanaayaa 😅

  • @user-es6dr9ch8o
    @user-es6dr9ch8o Před 5 měsíci

    Dhulbahante waligood waatalo xumaayeen
    99 halaad keenay hadii aadan galayr bixin wayay iyagu madari waayeen

  • @zaragold1058
    @zaragold1058 Před 3 lety +6

    Dad ka Aan talada qaadan ee Qabka iyo isla waynidu ku jirto dhib baa u yimaada Ciqaab baa ku tumaada

  • @user-kh9mq7hi6s
    @user-kh9mq7hi6s Před 3 měsíci

    Baliga cumar aji

  • @abdikariimahmed-zm9dy
    @abdikariimahmed-zm9dy Před 7 měsíci

    Ragoow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado

  • @maxamuudbashiir3267
    @maxamuudbashiir3267 Před rokem +1

    Ragow kibirka waa lagu kufaaye kaa hala ogaado

  • @cirjiidhboy
    @cirjiidhboy Před 2 lety +1

    Tasi waxay ajad jahli tolow managa hadhay

  • @abdirisaqabdi5438
    @abdirisaqabdi5438 Před rokem +1

    Hhhh

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970

    Wallee nin i ciilay iguma ciil baxo

    • @abdirahman7178
      @abdirahman7178 Před 2 lety

      Labada reer ee dhibku dhaxmaray ma iisheegi kartaa

    • @aamshahmed2619
      @aamshahmed2619 Před 2 lety

      @@abdirahman7178 waa dhulbahnte reer la dhaho cali geri laba jilib reer gorod iyo reer suubaan sida ay dadka waaweyni noo shgeen

    • @abdirahman7178
      @abdirahman7178 Před 2 lety

      @@aamshahmed2619 mahadsanid walaal

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem +1

    Tolkey i cali geri maalintaa waa isku madheen

  • @cumarmaxamuud5069
    @cumarmaxamuud5069 Před 6 měsíci

    Dadkan waxan kashekaynaya waxba ma oga ragaa dagalamayey waxay ahaayeen ilmaadeer sedexaad qabiil iyo habiilbaana isdilay oo walalo ahaa hadana waxkadaranbaa layskudilaa hadaa ma hadaa caqli lagukalatagaa taas lasoodhaafye

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Před 9 měsíci

    Waakaa caqliga dhulbahante

    • @mohamedamenmohamed6697
      @mohamedamenmohamed6697 Před 9 měsíci

      Muse miscalculation ku dhacday, darawishta aqoon umalahen la hada way isbatteen 😅😅😅

  • @cabdiraxmaanjinoole7248

    Dadbaa waxay ku leeyihiin dadkii hore dad balaabay ahaayeen Ani waxaan dhihikaraa caawaan by ahaayeen

  • @likiepoy561
    @likiepoy561 Před rokem

    Nin kastaba hashi keen mana dhala ka dhacdey caqli laan wayna

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 Před 2 lety +7

    Iyaguba hadday dhaamaan odaygan doqonka may hasha bixiyaan hasha oo beelaha ku kala guntadaan.

    • @nimosuleiman9493
      @nimosuleiman9493 Před 2 lety

      Hasha walaga bixin laha lkn xeerka jira baa qabanayey oo lama ogolayn in laga bixiyo waayo intii kale oo dhanba laga bixiyey

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Před 2 lety +2

      waa sax iyagaba waxba ma caqli dhaamaan,

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 Před 2 lety +4

    Geela meel gee muu odhan aan idin saxee wuxu yidhi war ma uurka hooyadii ba lagu dili jiray war orod geel,fardo iyo shaqaale kaxayso oo oo reer abtigii oo ahaa isaaq ka guurso wuu tagey cumer aji oo hadhsanaya baliga hada loogu magac daray baa waxa usoi muuqday wiilashii uu walalkood dilay oo afar nin ah markaas buu ka hortagay oo la hadlay wayna wada hadleen labo waxay yidhaahdeen an iska dayno labona way diideen ka dib wuxu tidhi i dila waa qaxe kadib warmihi bay ku boobeen kadib isgoo dhawac ah buu yidhi isuga aan dardaarmee markaas buu yidhi hadalkìi laysku madhiyey oo ahaa tolkay waxad ku tidhaahdaan idinkama seexdeene hayga seexanina aabahayna waxad ku tidhaahdaan kaalay i qalo wan buuranahay yaan haadku iga kaa cunine oo uu ka wado wadigìi hasha iga bixin wayee hada wax ka hel

    • @ahmedfarah7779
      @ahmedfarah7779 Před 2 lety +2

      Sadexda dardaaran anigu waxaan umaqlay inuu kula dardarmay walalkii iyo abihi iyo inaderkiis
      Wuxuu yiri abow kalay iqalo Waan buranahaye
      Walalkiisna wuxu kuyiri hilibkayga hacunini hilibkaga ma cunene oo uu ula jeedo xaaskayga hadumaalin
      Inadeerkis wuxu kuyiri hayga seexan kama seexdeene oo uu ula jeedo ii aar

    • @abdulrahmanadan
      @abdulrahmanadan Před 5 měsíci

      Maxaad badashay intaa Nimo way sheegtay

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 Před 2 lety +4

    Caqli xumo tii u waynad ayaa haysey

  • @zaragold1058
    @zaragold1058 Před 3 lety +4

    War Ragow kibirka waa lgu jabaa iyo dulmigee taa Hala Ogaado

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Před 2 lety

      waa sax walaal

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 Před 2 lety +2

      WAX GABAY AH MA LAGA TIRIYEY
      KIBIRKII IYO QALLOOCII IYO DOQONIIMADII AFWEYNE KULA KACAY DADYOWGA AF-SOMALIGA KU HADLA IYO JABKII ISAGA KU DHACAY UGU DANBAYNTII ????
      AFWEYNE KIBIRKIISII IYO QALLOOCIISII IYO TALO-XUMADIISII WAXAY SABABEEN INAY GURYOHOODA KA QAXAAN DADKA AFRIKAANKA AH EE AF-SOMALIGA KU HADLA EE KU DHAQAN GOBOLLO KA MIDA GEESKA AFRIKA SIDA SOMALIA IYO SOMALI ETHIOPIA IYO SOMALILAND.
      WAXAA KALE XUMMAANTII AFWEYNE SABABTAY IN UU ISAGII AFWEYNE AHAA KU BAKHTIYO MUSQUL KU TAAL TUULO KA MIDA DALKA NIGERIA !!!!!
      KIBIRKII IYO QALLOOCII AFWEYNE WAXAY KA MID YIHIIN DACDOOYINKII UGU WAAWEYNAA EE KA DHACAY DHULKA AY DAGAAN DADKA AFRIKAANKA AH EE KU HALA AFKA LOO YAQAAN AF-SOMALIGA MUDADII U DHAXAYSAY 1890 ILLAA 1990.
      BOQOLKAAS SANO WAXAA DHACAY:
      1- GUMAYSIGII REER YURUB EE AFRIKA QABSADAY
      2- HALGANKII DARAAWIISH
      3- DHALASHADII DAREENKII SOMALINIMADA
      4- GOBANIMADII IYO IS-DHEXYAACII 1960.
      5- AFGAMBIGII AFWEYNE
      6- KIBIRKII IYO DHAGARTII IYO XASUUQII AFWEYNE
      7- HALGANKII SNM
      7.1 -- XASUUQII UU AFWEYNE KA GEYSTAY DHULKII WAAGAAS LOO AQOON JIREY GOBOLADA WOQOOYI, HALKAAS OO AY CIIDAMADII AFWEYNE KU XASUUQEEN DAD SHICIB AH OO TIRADOODA LAGU QADARO ILLAA 500, 000 QOF.
      8- BURBURKII FAQASH
      9- KALI-TALIYE AFWEYNE OO DALKA KA CARARAY
      10 - LA SOO NOQOSHADII JAMHURIYADDA SOMALILAND
      10 - KALI-TALIYE AFWEYNE OO KU BAKHTIYEY MUSQUL KU TAAL TUULADII UU LAAJIGA KU AHAA EE DALKA NIGERIA !!!!!!!
      RAGOW KIBIR IYO QALLOC AFWEYNAA KU KUFAYE KAA HA LA OGAADO.

    • @husseinalibk8476
      @husseinalibk8476 Před 2 lety

      Hada waxaa casri jaahiligaa ka gaabsada inaad da yarta maqashiisaan

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před rokem

    Qofkii tol yar baa tawaawacayee xaare muuse biixi cabdi maxaa xashin ka soo raray oo laascaanood caaqaan isku yaacay u soo dhigay

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Před rokem +1

    W nasiib darro, laakin Dadka Goobta daga caqli-xumo iyo macangag-nimo dheeraada oon Somalida kale lahayn ayay leeyihiin. Dhacdooyin kibir iyo nacasnimo sabab u tahay aya wali Deekankaasu Caan ku yahay.

    • @mahirabdirahmandirie9490
      @mahirabdirahmandirie9490 Před 7 měsíci

      Adeer nacasnimo maahee ninka raga ah waa inuusan wixii aan u qalmin yeelin wxii kibir ah waa messheeda oo ma ficna lkn in lagu quudhsado ama kibir lagula soo aado marna ha yeelin.