waddani somali tv
waddani somali tv
  • 553
  • 12 179 054

Video

Cisman Yusuf Keenadiid Gabayadiisii Cajiibka ahaa mid ka mid ah "Tabaha Duulaanka"
zhlédnutí 865Před 12 hodinami
Cisman Yusuf Keenadiid Gabayadiisii Cajiibka ahaa mid ka mid ah "Tabaha Duulaanka"
Gabaygii Sabaan Aakhir Waano & Wax sheeg
zhlédnutí 637Před 12 hodinami
Gabaygii Sabaan Aakhir Waano & Wax sheeg
Gabayo Weerar & Difaac ah
zhlédnutí 647Před 14 hodinami
Gabayo Weerar & Difaac ah
Qaryaan Dhoodaan Gabay Cajiib ah Waqtigii Dowladnimada
zhlédnutí 1,2KPřed 19 hodinami
Qaryaan Dhoodaan Gabay Cajiib ah Waqtigii Dowladnimada
Sahanka Suugaanta Murti Saddex lay ah
zhlédnutí 1,2KPřed 21 hodinou
Sahanka Suugaanta Murti Saddex lay ah
3 Naag la'aan baa leh
zhlédnutí 3,1KPřed 14 dny
3 Naag la'aan baa leh
Safarkii Faarax Afcad ee Nugaal & Sheekadii Xamar Cillaan
zhlédnutí 705Před 14 dny
Safarkii Faarax Afcad ee Nugaal & Sheekadii Xamar Cillaan
Saddex Guul daraa u danbaysa !! Saddex Silicooda masheegtaan!
zhlédnutí 3KPřed 14 dny
Saddex Guul daraa u danbaysa !! Saddex Silicooda masheegtaan!
Saluug & Masafadii Ergadeeda Sheeko Xiisa Badan Abwaan Axmed F Cali Idaajaa
zhlédnutí 5KPřed 21 dnem
Saluug & Masafadii Ergadeeda Sheeko Xiisa Badan Abwaan Axmed F Cali Idaajaa
Saddax Baa Dumarka laga Ilaaliyaa !! Waa murti Somalidii hore inooreebtay
zhlédnutí 10KPřed 21 dnem
Saddax Baa Dumarka laga Ilaaliyaa !! Waa murti Somalidii hore inooreebtay
Reeruhu Arrimood midood bay kuwada joogaan murti Hore oo Filwayn
zhlédnutí 2,7KPřed 21 dnem
Reeruhu Arrimood midood bay kuwada joogaan murti Hore oo Filwayn
1987 Sheekooyin iyo suugaan laga Duubay Cismaan Aadan Aar AHUN
zhlédnutí 955Před 21 dnem
#Waddani Somali Tv
3 Baa Ragga Ugu liita Dumarkana Saddex "Sahanka Suugaanta"
zhlédnutí 1,9KPřed měsícem
3 Baa Ragga Ugu liita Dumarkana Saddex "Sahanka Suugaanta"
Werar Suugaaneed Ragg isku arkay Yowle & Samatar Codka Cismaan Adan Aar Dubisti Ahmed Dhegcas AHUN
zhlédnutí 2,2KPřed měsícem
Weerar Suugaaneed Ragg badi isku arkay Yowle & Samatar Codka Cismaan Adan Aar Dubisti Ahmed Dhegcas
Cabdi Axmed Farax Dhega wayne 1987 Sheekoyin & Suugaan Waxaa Dubay Axmed Cali Abokor Dhegcas AHUN
zhlédnutí 1KPřed měsícem
Cabdi Axmed Farax Dhega wayne 1987 Sheekoyin & Suugaan Waxaa Dubay Axmed Cali Abokor Dhegcas AHUN
Gabaygii Kaadso Abwaan Gurey Jimcaale Cilmi Carab
zhlédnutí 1,3KPřed měsícem
Gabaygii Kaadso Abwaan Gurey Jimcaale Cilmi Carab
Ciyaar Dhaqameed Cajiib ah Dhaanto Hoobal Abdullahi Xirsi Baarleex AHU 1987
zhlédnutí 825Před 2 měsíci
Ciyaar Dhaqameed Cajiib ah Dhaanto Hoobal Abdullahi Xirsi Baarleex AHU 1987
Abwaan Maxamed Aadan Maaweel oo waayihiisii ka sheekaynaya & Ragg ay isu gabyeen
zhlédnutí 733Před 2 měsíci
Abwaan Maxamed Aadan Maaweel oo waayihiisii ka sheekaynaya & Ragg ay isu gabyeen
Gabaygii Duca Hooyo ee Abwaan Saxardiid Jamac Hoyadii ugu Duceeyey
zhlédnutí 1,7KPřed 3 měsíci
Gabaygii Duca Hooyo ee Abwaan Saxardiid Jamac Hoyadii ugu Duceeyey
Abwaan Saxardiid Jamac Gabay Cajiib ah
zhlédnutí 793Před 3 měsíci
Abwaan Saxardiid Jamac Gabay Cajiib ah
Subcis Quran Karin Dabayl weyn Malcamadii Macalin cabdullahi 1987 Axmed Cali Abokor "Dheg-cas"AHUN
zhlédnutí 721Před 3 měsíci
Subcis Quran Karin Dabayl weyn Malcamadii Macalin cabdullahi 1987 Axmed Cali Abokor "Dheg-cas"AHUN
Gabaygii 10 Jiile & Tacajabkii Dhooadaan Abwaan Heelaale
zhlédnutí 1,1KPřed 3 měsíci
Gabaygii 10 Jiile & Tacajabkii Dhooadaan Abwaan Heelaale
Somalidii Hore & Dawa Dhireedda Qoraa Idaajaa
zhlédnutí 551Před 3 měsíci
Somalidii Hore & Dawa Dhireedda Qoraa Idaajaa
Abwan Maxamud Warabe Diinta isku xukuma
zhlédnutí 1,5KPřed 4 měsíci
Abwan Maxamud Warabe Diinta isku xukuma
Abwaan Maxamud Warabe Mansadii Is-ilaashada
zhlédnutí 1KPřed 4 měsíci
Abwaan Maxamud Warabe Mansadii Is-ilaashada
Xiddigaha iyo Cunsur-tooda Cilmigan Maxaa kaaga baxay ? Adan Saleban Xasan "Dalab"
zhlédnutí 2KPřed 4 měsíci
Xiddigaha iyo Cunsur-tooda Cilmigan Maxaa kaaga baxay ? Adan Saleban Xasan "Dalab"
Waayo Arag & Somali-nimo Abwan Jamac Kadiye AHUN
zhlédnutí 1KPřed 4 měsíci
Waayo Arag & Somali-nimo Abwan Jamac Kadiye AHUN
Abwan Cali Qamar Sheekooyin Xiisa badan & Gabayo
zhlédnutí 12KPřed 4 měsíci
Abwan Cali Qamar Sheekooyin Xiisa badan & Gabayo
Ololihii Jahliga & Farta somaliga Abwaan Cabdiqadir Xisi Siyad Yamyam 1974
zhlédnutí 507Před 4 měsíci
Ololihii Jahliga & Farta somaliga Abwaan Cabdiqadir Xisi Siyad Yamyam 1974

Komentáře

  • @user-ng3em8jc5z
    @user-ng3em8jc5z Před 21 minutou

    Salaasa haben habeenada iiga duwaan Allah haku. Naxariisto Allah goodka haku nuuriyo 😭😭😭😳 23 Jul 2024 sacadu 3:24mn

  • @user-nd8lq5gk2p
    @user-nd8lq5gk2p Před 5 hodinami

    Dad waa kuwi hore❤

  • @XassanyusufibrahimAllale
    @XassanyusufibrahimAllale Před 6 hodinami

    Manshaa allah allah ha u naxariisto abwaanada somaliyed

  • @CaashaAxmed-sx8vl
    @CaashaAxmed-sx8vl Před 8 hodinami

    Awoowag cilmi goole

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Před 8 hodinami

    Taariikhda uu abwaanku tiriyay maansadan waxay ahayd 1998 kii maansadani waxay ka mid ahayd maansooyinkii ay adeegsan jireen jabhadii SNM ee ka dagaalami jirtay goboladii waqooyi iminkana loo yaqaano somaaliland ereyo badan oo ay lahaayeen Hadraawi iyo Gaariye waxaa lagu qori jiray gidaarada ama darbiyada magaaloyinka burco iyo Hargaysa.. Jabhadihii snm iyo kuwii ssdf waa ay qabsadeen goboladii ay kasoo jeedeen hase yeeshee jabhadahaasi markii dambe ayagaa dib isugu noqday oo dib ugu dagaalamay waxaana dhex maray dagaalo sokeeye oo aad u qadhaadhaa gaar ahaan gobolada waqooyi iabhadii snm dib ayay isu dileen ayaga oo ku dagaalamayay xukunka iyo maamulka

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Před 14 hodinami

    QARANIMO IYO WADAN JACAYL IYO HUFNAAN INTABA LOOGA DAYDO YUU MUDANYAHAY AUN CABDULLAHI SULDAAN ( TIMOCADDE).

  • @XassanyusufibrahimAllale

    Dilkii raga reer zubeer miya sayid lagu noqon

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye Před dnem

    Adke

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 Před 2 dny

    Cilmi Raage waxay isu gabyeen Xaaraama Cune kahor. Cilmi carab waxay isu gabyeen Jabkii Dayuuradaha kadib

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 Před 2 dny

    Cilmi carab weeye dee ninka Sayidku u jawaabayo

  • @abdinour
    @abdinour Před 3 dny

    Genius weye cali dhuux madaxa dhibta weye 😂

  • @AbdiAdan-h8g
    @AbdiAdan-h8g Před 3 dny

    Ale unaxaristo 2024😢 soo boqday

  • @Muxammadamiin
    @Muxammadamiin Před 3 dny

    Walee aakhiro Illahay umbaa kalasaari raga soomaaliyeed ee muslimiinta ah ee kitaabkooda iyo diintooda un raba, iyo soomaalida gaalo kalkaalka ah ee saan cade iyo saan madoobe ilaa iyo maanta udurbaan tumeesa. Ala shalay iyo maanta isu ekaa.

  • @user-kh2gf5gw1h
    @user-kh2gf5gw1h Před 4 dny

    Gobaygan malahubaa in sayidku leeyahay duwaanka aw jaamac kuma jiro

  • @Adke-Dubbad
    @Adke-Dubbad Před 4 dny

    Gabygan wuxuu Sayidku ugu jawaabay Cilmi Carab Cabdi ee ma aha cilmi raage iska saxa.

  • @muscad61
    @muscad61 Před 5 dny

    Dhaqanka somalida yaa ila xiiseeya

  • @Saki-Omer
    @Saki-Omer Před 5 dny

    Wll barnaamijyadan Playlist u samee sida ay usugu xigxigaan si aan u helno. Thanks.

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 5 dny

    Waxaa jira nin aragaaga jecel kuuna iman waayay Oo eed sokeeyiyo ka baqay uubatiyo qaylo Oo ay oodi kaga meersantahay aqalka aad joogto Eray saad ukala laasataan adiga un baa og Daldalaad ha iisoo baxdiyo dowlad xadhigeed'e Cirka dadani daaraha gudbani hana dillaameene Baxsaney halayguna dilo'e daaha mar i dhaafi✍

  • @idirisdiiriye5252
    @idirisdiiriye5252 Před 5 dny

    Cali aadan gorayo iyo sayidkaba alle swt labada ha u naxariisto

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 Před 5 dny

    Akh akh maxaa jirka kuu geeyay

  • @Zoro-lm4rb
    @Zoro-lm4rb Před 5 dny

    😭😭

  • @JabaneRomatic
    @JabaneRomatic Před 6 dny

    Sakhdada dhexe habeenkii hurdada waan ka salalaa sortana ma cuno awada saami saaan ahay sadex goortan qado ayaan subax quraacdaa saraawiishii waa iga bateeen igu samaysna salaan qura hadad Soo dirtoo subax la ii keeno adigoo sariir ila fadhiya kama so kayseen sidii wili ma samrin waan ku sugayaa

  • @Saedcrypto1
    @Saedcrypto1 Před 6 dny

    Buugga Taariikhda Daraawiish bogga 31aad ayaan ka akhriyay maanta. Waa shirqool cajiib ah yuu ajaa.

  • @CabdifitaaxAxmed-hj9ok

    Maansha Allah wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sanbaloolshehussein9256

    Masha alaha ❤❤❤

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 6 dny

    Wajji gacalku way sugu taraa shay kastoo wacan💯 A.U.N Salaan carrabey Fav Poet🙏

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2q Před 6 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-zn5lk2iv5e
    @user-zn5lk2iv5e Před 7 dny

    ❤❤❤❤

  • @user-sp5er6us9y
    @user-sp5er6us9y Před 7 dny

    Masha allah geesi geesidhalay oo somaali ah bu aha jidwaaq absame ayu aha form br

  • @abchirabdillahi3036

    ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn YAMYAM ❤

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 Před 8 dny

    SOORY WAAN KHALDAY MAGACA ABWAANKA. Aadan Cabdi Cawke 《Toisi Luqunta》

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 Před 8 dny

    Axmed Cabdi Cawke《Toosi Luquntaada》

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 Před 8 dny

    Anigoo somalilander oo ah nin isaaq ah oo Arab shiikh isaxaaq ah baan qirayaa dhoodaan inuu ahaa Abwaan qaran oo somali dhab ah indheer garad ah oo Aanu jirin Abwaan la Aragti ah oo somali ahi Alle jannatul firdawsa haku casuumo e Ninka Daarood isagu qof isaaq ah uma Qiro inyar oo wanaag ah Taasaan Aaminsanahay 100% e walaalayaal daarood ismailaw mar uun na qira inuu jiro qof wanaagsan oo somali dhab ah oo isaaq ah

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 Před 8 dny

    Alle haw naxariisto nin qaran buu ahaa cabdilahi axmed cismaan (dhoodaan)

  • @user-cq4vk1zs7x
    @user-cq4vk1zs7x Před 8 dny

    اللهم اغفرله وارحمه

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 Před 10 dny

    Dartaabuu harraad iigu dilay ,hilin abaareed. Alleylehe waa xaqiiq uu ku suganyey qofkaste oo laasimay balwadaa jaadka layidhaahdo

  • @Saddamahmett
    @Saddamahmett Před 12 dny

    Alle hauwada naxariisto abwanadii somaliyeed iyo halyeedadiiba

  • @ismailgalbeed7385
    @ismailgalbeed7385 Před 12 dny

    Awowgay maxamuud cali beenaley alow ku naxariiso

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 13 dny

    NIMANKANA KAWARAN NAAGAHAKELIYA HASAARAANE

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Před 13 dny

    Bal ogaadeenow xagee baad ka socotaa adigaa la hayste ah soomaaliya ma shaqo kuma lihid,mana degtid kenya iyo Ethiopia na basaasku waa adiga ka dhinaca kale ka soo jeedaa waa adiga (Home les)baad tahay kaan u dhintay ee u dagaalamay baad tahay kii (1954)kii yidhi Anaga Ethiopia Ayaanu raacnay,ee,ku wacad furay siyaasiintii Ay ka midka Ahaayeen (maykal maryama ,m ibraahin Cigaal,Axmed keyse x ducaale iyo waftigii ay hogaaminayeen,kuwii yidhi,xayle saleese iyo Ethiopia ayaanu raacaynaa baad ahaydeen,(1977kii)kuwaanu xoreyneyney ee hadana basaasiinta ahaa ayaa ahaydeen maantana weli sidii baad tihiin,indha adayga iyo xishood darada Aad Arin soomaaliyeed kaga hadlaysaan maad idinku sharaf ku yeelataan,dhulka Aad beenta ku fadhidaan ayaa laydinka kicinayaa jigjiga iyo kismaanyo ugu horeeyaan,run ayaana lagu kala baxayaa

  • @husseinahmed8771
    @husseinahmed8771 Před 14 dny

    P

  • @mohamedabdi1888
    @mohamedabdi1888 Před 14 dny

    awoowgay sahid allha unaxariisto

  • @user-kh2gf5gw1h
    @user-kh2gf5gw1h Před 14 dny

    Sifiican baan kuugu taxana walaal ❤ halkaa kaga hay khayr allaah haku siiyo

  • @mohamedindho8012
    @mohamedindho8012 Před 16 dny

    Soo raadi Gabaygii Aden mahad

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow Před 16 dny

    Wiilwaal inuu aniga ahaa mas iskudiidanahay walaalayaal

  • @samirr546
    @samirr546 Před 16 dny

    Yaa xoraynaya dadka la gumaystay hadii dagaal sokeeye la waayo Laascaano miyaan laga xorayn gumaysi?

  • @darwiiizhhawd9856
    @darwiiizhhawd9856 Před 17 dny

    Awowgay Xashii ilahay cimriga Garashada Hàku Barakeyo

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 Před 17 dny

    Yaa cali dhuux tiktok kaso maqly hadhowna so raadiyey

  • @layloabdulaahi492
    @layloabdulaahi492 Před 17 dny

    Alle ha u naxaristo awoowe sayid maxamed cabdile xasan

  • @hassanwanaga8627
    @hassanwanaga8627 Před 18 dny

    Masha allah