Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 12aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 04. 2024

Komentáře • 72

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci +13

    Ayy cawa.anaa.uhoreeyo😊😅

  • @muhumedali2938
    @muhumedali2938 Před 3 měsíci +11

    Aar waa nagu dheereysey hadii aad labadii habeen mar soo galineyso waqtiga uu soconayo soo badi waana codsi mahadsanid

  • @inaciideed3871
    @inaciideed3871 Před 3 měsíci +3

    Alle haku xifdiyo sxp shekadan macankedu wa adiga si dabacsan o niyada u fiican ban nugu tabinaysa , tasina mar walipa xiso jogta ah bay nagalinaysa sxp e fadlan qaypta xigta laso dhaqso mahad sanid bro ❤❤❤❤❤

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 2 měsíci +3

    Saaxiib qeyptii xigtay maadan caawa inooga farxineynin❤

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 Před 3 měsíci +4

    Sheekada iney macan thy waxaa usii dheer wiilka noo soo gudbinaya codkar nimadiiza shalay ban bilowdey mantana prtigii udan beeyey soo garay lasoo dhaqso bowe ❤😂

  • @nawalmahamudhaji6140
    @nawalmahamudhaji6140 Před 3 měsíci +3

    Walalow shekadan aad ban oga helaye mad nogu so dhaqsatid mar walba😊

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 3 měsíci +5

    Wax walba shekadan sheeko udhiganta majirto CZcams dabcan❤🎉

  • @cabdicalimaxamed960
    @cabdicalimaxamed960 Před 3 měsíci +4

    Muno guul u rijeyna

  • @user-no6ml5gv1o
    @user-no6ml5gv1o Před 3 měsíci +4

    Sheeko macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mushtaaqcaydiid3833
    @mushtaaqcaydiid3833 Před 2 měsíci +1

    Wll caawo ma ilowday😢shekadi qarni joog😢😮😊

  • @ilwaadqurux6132
    @ilwaadqurux6132 Před 2 měsíci +1

    Waa sheeko xiiso leh lasoo dhaqso walal plz

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 Před 2 měsíci +1

    Zxp waa nagu daahisay 13naad cawa soo gali

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 Před 3 měsíci +2

    Wcs wll walhi San usugayee leee runtii haderan ciwankaga soegey ww Mahad sanid ❤❤❤❤

  • @user-bb1rt6ul7j
    @user-bb1rt6ul7j Před 3 měsíci +1

    Waad nagala daahday sheekada🎉🎉🎉

  • @Moha20004
    @Moha20004 Před 2 měsíci +2

    Caawo dhan ku soo lalabanoyaa masuul naga garba daqiiqada neh 30 iyo 40 haka soo yareynin waa codsi masuul

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    Sahib❤ ciyarta daa hee muqalka soo kordhi Daqiqadaha😊

  • @deeqaarka2035
    @deeqaarka2035 Před 3 měsíci +2

    Sxib maq tiga noobadi sheekada buuka boojin saxib sare

  • @Sman8876
    @Sman8876 Před 3 měsíci +3

    Dee wll taxane ayay ahayde sheekada wakhtigaan sugitaanka handgun dheeray😅

  • @samsamcrisaq1692
    @samsamcrisaq1692 Před 3 měsíci

    Mahadsanid laakiwad nagaaragtay❤❤❤❤❤❤❤

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 Před 3 měsíci

    Madax aya tahay hab so gudbintadu wa top

  • @IBIOmar
    @IBIOmar Před 3 měsíci

    Ustaad Q 13aad soo bobsii I.a

  • @Qalanjohiiraan
    @Qalanjohiiraan Před 3 měsíci +1

    Thank you boss!!

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 3 měsíci

    Mahadsanid wlle

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @SalebanDabar
    @SalebanDabar Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 3 měsíci +2

    Keep going wlloh

  • @Masqaniine8
    @Masqaniine8 Před 2 měsíci +1

    Sxpow shekada waqtigeda no dhereey, mise habenkasta qayb noga dhig, isbhcan waa nagu dahisay, ee qayta ka le la so dhaqso please

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 3 měsíci

    mahadsanid sarkal Qarnijoog 🙏
    big respect Jaale🌹

  • @ismailibrahimharare280
    @ismailibrahimharare280 Před 3 měsíci

    Sxbow Hbn kasto noga dhig shekada 💯

  • @Bilanjet
    @Bilanjet Před 3 měsíci

    Ku dhakhso qaybta kale

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan Před 3 měsíci

    Mahadsanid

  • @anasomar5895
    @anasomar5895 Před 2 měsíci +1

    Ar 3days ayaa lamaraa sxbow qeebta 13 aad away hee wah

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci

    Abowe noso dhaqso hada kadib sheekadu waa qstar😊😊😊

  • @user-oy9uk8vn1k
    @user-oy9uk8vn1k Před 2 měsíci

    War heedhe noo sogsli malinkasta shekada xiisa macan ayeey maresaa mahadsanid ❤qarni joog

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 3 měsíci

    Ayyy way i dhaaftay wlhi hadda ka soo gaaray❤

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Před 2 měsíci +1

    War walaal lasoo dhaqso

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk Před 3 měsíci

    Wow. Ku dhaqso macalin

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 3 měsíci

    Mahadsanid saxib qarni joog

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 Před 3 měsíci

    Mashaallah shekadii wacneyd ❤

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalebanDabar
    @SalebanDabar Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @Abdinor8
    @Abdinor8 Před 2 měsíci +1

    Away he 13 lama hayo 😂😂😂

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 Před 3 měsíci +1

    Kadaroo dibi dhal aya maqli jiray wallahi heskadan xisa badan ayey igu heysaa aydo dhamato ooo ay isgursaden yusuf iyo muna itus

  • @abdikaafi4733
    @abdikaafi4733 Před 3 měsíci +1

    Asc ustaad shekadan malinle khadhig xoogaa waad dhereysay
    Midii dalalna ninyahow xagee kudambeysay

  • @Sh.m26
    @Sh.m26 Před 3 měsíci

    Ayy thanks wll🎉

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 3 měsíci

    Waad mahad santahay zxp❤❤

  • @ayaanmohamed5255
    @ayaanmohamed5255 Před 3 měsíci

    🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Před 3 měsíci

    Sxb logo gadii hore soo celi fadlan

  • @SaidAdedhussein-et5gs
    @SaidAdedhussein-et5gs Před 2 měsíci +1

    Asc Saan kusugena dalne scml

  • @user-oy9uk8vn1k
    @user-oy9uk8vn1k Před 2 měsíci

    Qqebta 13xaad gormaan heli donaa sogalin dontaa

  • @eng.mohamedali4922
    @eng.mohamedali4922 Před 3 měsíci

    Xiisaha sheekadan darted ayan isaga dhaafa ina dhagysto gorfaynta ama so koobida booga aad ka so diyaari say ee buujin oo u so Jedinayo qoragu siciid markay dhamato aan summary book dhgaysana ia.

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Před 3 měsíci

    Nio laso dhaqso sheykada sxbow sa ku sugeynay xalada nagu xumatat

  • @J_roble
    @J_roble Před 3 měsíci

    Sheekada habeen walba noosoo gali sxb

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Před 3 měsíci

    wcs saxb waakumahadsanthy sidaad marwalba sheekooyin wanaagsan oo xiisaleh noogusoogudbiso

  • @user-kd6jk1qo2l
    @user-kd6jk1qo2l Před 3 měsíci

    Habeen dhaaf miyaa mise 3habeenba mar waan ku khalkhalnee😂

  • @deeqaluula2958
    @deeqaluula2958 Před 3 měsíci

    Qarni jogow walalow se wax uwada maxa san dhan nogu silcineysaa shekada ciyow noso dhameyn yqy😢😂

  • @SadkaPoi-qh9qj
    @SadkaPoi-qh9qj Před 3 měsíci

    ugaas Qeybta xigta bari so gali malinle kadhiga shekada inan ka cajisno ayan ku dhow nahy

  • @mucaadaxmed4392
    @mucaadaxmed4392 Před 3 měsíci

    Sxbow qaybta xigta habeen dambe noosoodhig

  • @Qalanjohiiraan
    @Qalanjohiiraan Před 2 měsíci +1

    Asc😂

  • @user-ig3sm7pe6b
    @user-ig3sm7pe6b Před 3 měsíci

    Qaybtan wabo sugi la AAA ❤ sheko xamasad iileh waayo waa qisadaydee

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Před 3 měsíci

    Waadnagu dheeraysey ina adeer
    Plz balanta kale hanagasoo daahin saw habeen dhaaf uun ma ahayn

  • @user-wo7fr4jr6g
    @user-wo7fr4jr6g Před 3 měsíci

    السلام عليكم هاي يا اصدقائي ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalebanDabar
    @SalebanDabar Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @FhFyg-ku7le
    @FhFyg-ku7le Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤