Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 13aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 05. 2024

Komentáře • 61

  • @user-qw2rt8jj7k
    @user-qw2rt8jj7k Před 2 měsíci +5

    Mahad sanid wllka
    Ani bas waayo sheeko yuusuf kabaxay jacaylka cadaw badanaa
    Alle jacayl guulaystay goormee arkaa
    ❤❤❤❤❤

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 2 měsíci +3

    Ayyyy war waa inaga soo daahisay Abdisalaam haye raali kaa nahay thanks 🙏

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 Před 2 měsíci +5

    Sxbow shekadan xisabadan ayey igu heysay lkn cawa aya qalbi jabay anigaba isu moday wallahi

  • @cabdicalimaxamed960
    @cabdicalimaxamed960 Před 2 měsíci +3

    Saaan filaayay wax Uma socdaan waan kaxumahy in Computer kaahalaabay abwe

  • @user-nb3zm9dc4q
    @user-nb3zm9dc4q Před 2 měsíci

    Mahadsanid Walaal sidaa noogu dadaashey boqolkiba boqol waa mahadsantahey

  • @anasomar5895
    @anasomar5895 Před 2 měsíci

    Thanks bro waa nagu soo dahisay ee shekada meshii ugu wacned ugu macaned marosaa ee hadii aad awodid malinkasta kadhig nh

  • @user-rj9wo8ol7g
    @user-rj9wo8ol7g Před 2 měsíci

    Waad ku mahadsan tahay will Malinga maintain kadanbeysa xiisaheda ayey wadata Hanahan dahinin walalken thank you

  • @ShariifDayib
    @ShariifDayib Před 2 měsíci

    insha alaah🎉🎉🎉🎉

  • @adennurhassen7220
    @adennurhassen7220 Před 2 měsíci +1

    Waayahan walal sheekadii meel fiican ayay mareysa

  • @SadkaPoi-qh9qj
    @SadkaPoi-qh9qj Před 2 měsíci +3

    Qeybta xigta isla bari soo gali Xaal marin ahaaan

  • @AbdirahmaanWardheere
    @AbdirahmaanWardheere Před 2 měsíci +1

    Waa mahadsantahay sxb allah haku barakeeyo

  • @user-dn2bl2im4q
    @user-dn2bl2im4q Před 2 měsíci

    Ha i oran gabadhii sidiibaalagusiiye nin aan yuusuf ahayn😢 aboowe bal lasodhakhso qaybta xigta

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤

  • @IBIOmar
    @IBIOmar Před 2 měsíci

    Shugran ustaad

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid wll

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 2 měsíci +1

    👍👍👍👍👍👍🙏🙏❤️❤️❤️

  • @ziina3
    @ziina3 Před 2 měsíci

    Wad mahadsantahay marka hore aboowe sheka xiiso ayee ledahay tolow muna maxay ku fikiree kan inay ka dhadhiciso iney jamacad aado mise sidaa ayee ku samirtay I can’t wait ❤❤❤❤

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 2 měsíci +1

      Jamamadu Ada Insha Allaah Waa Hal Qeyb Hebeen kadib

  • @mushtaaqcaydiid3833
    @mushtaaqcaydiid3833 Před 2 měsíci +1

    Thnk❤bowe waa naga farxisay

  • @IdmanAbdii
    @IdmanAbdii Před 2 měsíci +1

    Sobadi hee wall macan ❤❤😢

  • @xamdiapdi2646
    @xamdiapdi2646 Před 2 měsíci +2

    Bowe mahad sanid saa kuso raadiyo ilaah baa og ❤ gulayso sheekadada waxa umaleya inaa na hor fadhido

  • @user-cu7ep4cw4r
    @user-cu7ep4cw4r Před 2 měsíci

    Shukrannnnnn wllo

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 Před 2 měsíci

    Mahadsanid bro ❤

  • @BashirBashr-bx6hm
    @BashirBashr-bx6hm Před 2 měsíci +1

    Sxp waan ku taageera balse sheekada hala daahin please
    😊

  • @CabdiraxmaanJaamaccilmi
    @CabdiraxmaanJaamaccilmi Před 2 měsíci

    Sheekadii munaiyo yuusuf buuga booking qaybtii15aad

  • @giirecarab3365
    @giirecarab3365 Před 2 měsíci +2

    Waar waxani qiso maaha wadno xanuunbaan baa Ka qaaday nio, lkn Yousuf iyo MUNA ma ishelayaan.

  • @filsanabdi7002
    @filsanabdi7002 Před 2 měsíci +1

    Wuu soo daahay tookadan, anyway mahdsanid. 🤎

  • @user-no6ml5gv1o
    @user-no6ml5gv1o Před 2 měsíci +1

    DHIBMALE SXB❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimasahra7169
    @fatimasahra7169 Před 2 měsíci

    Walal shakada wey nagu socotaa lakin hanagala sodahin

  • @Masqaniine8
    @Masqaniine8 Před 2 měsíci +1

    Inta sheka aan la socday waa shekada igu xisaha badned. Wlhi aniga jecel oo hadana ad u danenaya aye qaybkasta dhamata markasan, qaybta kale inta an lagarin dhararsada. Mahadsanid @qarni Joog

  • @salmamaxamedsalmamaxamed621
    @salmamaxamedsalmamaxamed621 Před 2 měsíci

    Waxan si xiseleh ugu dherera inta ad la maqantay sheekada ee wllo kuso dhakhso❤🎉

  • @Ciisenews
    @Ciisenews Před 2 měsíci +1

    Zxp maanta ayaa qalbiga kugu haayay❤

  • @samiaofficial1206
    @samiaofficial1206 Před 2 měsíci

    Mahadsnid wllo please qaybta kale cawa nosogali maadama dhow haben naga baaqatay

  • @SagalMaxamed-gm3zi
    @SagalMaxamed-gm3zi Před 2 měsíci

    Wll buuga kore dadab ayan u baah na waxn jooga hargaysa ❤

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 2 měsíci

    Caawa sheekadu waa niyad jabcaadiya😢

  • @cabdikeed2111
    @cabdikeed2111 Před 2 měsíci

    Ok zxb 😊

  • @user-bz3os2gi2y
    @user-bz3os2gi2y Před 2 měsíci +2

    Sxbow shaqo tag ma tihid sheekada habeen walbo noosoo daay

    • @xamdiapdi2646
      @xamdiapdi2646 Před 2 měsíci +3

      😂😂😂waa ka xiiso dhacaysaan si aad uxiisaysaan ayuu rabaa walalkay idaa

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 2 měsíci

    Wan kahumahay walal Dhibka kusogarey Xadana wakhtigaga noohuetey
    Mahadsanid

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 2 měsíci

    Odaygas gure aha oo gaalka aha kulaha rer sandhool iyo rer xirane laba dhibadan qaban wana xasey iyo samsam😂😂😂😂😂😂

  • @watchchannelone6970
    @watchchannelone6970 Před 2 měsíci

    Ina abdi xiiranow awow sheekada yaanay imikaba nustafe iyo muna ku dhamaan blhi calyk hadii kale chanelkaaga ayaanu buujin

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před 2 měsíci

    xaseey wa funny 🤣

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 Před 2 měsíci

    ❤❤

  • @user-cl2qe1bc4j
    @user-cl2qe1bc4j Před 2 měsíci

    Mansh allah wllka❤❤❤❤🎉🎉

  • @foziaosman503
    @foziaosman503 Před 2 měsíci +1

    شكرا

  • @user-ed8zp9ik7v
    @user-ed8zp9ik7v Před 2 měsíci

    Wll sehkada inola do daqso14

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 Před 2 měsíci

    Walwal cusub ayaa bilabmay

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP Před 2 měsíci

    Awaw waxa isku daba qabo nio hanaga walin

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 2 měsíci +1

    Dhib malaha sxb

  • @deeqaarka2035
    @deeqaarka2035 Před 2 měsíci +1

    Sxib sixun Ayan nokashey e hanocelinini

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 Před 2 měsíci +1

    Sorry 😔

  • @mattan3578
    @mattan3578 Před 2 měsíci

    Sxb buuga koora dadab siden ku helaa mida kale wad ku mahadsan thy soo gudbintaada shekoyinka sbbto ah wxy wehel iigu noqdeen waqtiga shaqada

  • @user-dn2bl2im4q
    @user-dn2bl2im4q Před 2 měsíci

    Ha i oran gabadhii sidiibaalagusiiye nin aan yuusuf ahayn😢 aboowe bal lasodhakhso qaybta xigta

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 2 měsíci

    Mahadsanid wllo

  • @FhFyg-ku7le
    @FhFyg-ku7le Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤