Sheekada Muna Iyo Yuusuf Iyo Buuga Boojin Q 6aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 04. 2024

Komentáře • 59

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  Před 3 měsíci +24

    Asaxaab Maalmahaan Waxan Ku Kala Maqneen 10ka Dambe Ee Ramadan ka Allah Hanaga Aqbalee Iyo Soo Dhaweynta Ciida Iyo Maalmihii Ciida Insha Allah Hada Kadib Dhexdeyna Waa Laga Baxay Waa Mahadsantihiin

    • @aamin4632
      @aamin4632 Před 3 měsíci +1

      Sxb waqtiga noo badi xitaa intaa rabtid maqnaawe ❤ ½m i.a sxb🎉🎉🎉

    • @filsanabdi7002
      @filsanabdi7002 Před 3 měsíci

      Mahadi hakaa gaadho walaal.🤎

  • @Saabra-pj9fe
    @Saabra-pj9fe Před 3 měsíci +10

    Part 7 lasoo dhaqso wll sheekada waa mid qurux bdn

  • @hoodojaamac9592
    @hoodojaamac9592 Před 3 měsíci +6

    M.a sheeko xiiso badan. Mahadsanid

  • @AbdirahiimIsmail
    @AbdirahiimIsmail Před 3 měsíci +4

    shekadan xiiso garabay uleday anigiyo cidi ilamidaba ee hadun shukan siga so dhex galayasa 😄😇🤭❤

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 Před 3 měsíci +3

    Daqiiqadaha badi Sxb . Mahadsanid 🙏

  • @Idirisjr
    @Idirisjr Před 3 měsíci +5

    Lbx qaybta 7 bari nooso dhig waxani sheeko way dhaafte❤

  • @Adsc1000
    @Adsc1000 Před 3 měsíci +4

    Sheko aad uu macan wad mahad santay❤❤❤

  • @UsameMk
    @UsameMk Před 3 měsíci +3

    Saxb waa sheeko mcn xitaa meel aan buuq ahen ayaan kudhagestaa ❤ hadii aad awoodi lahayd malintiiba 2 xalqadood ayaa rabi lahayn mahad sanid hore usoco zxb

  • @Inacarale
    @Inacarale Před 3 měsíci +1

    Tan sheeko wey dhaftay pls part 7 laso dhaqso😫😫😱

  • @Sumaya-xv3kl
    @Sumaya-xv3kl Před 3 měsíci +1

    Marka xigta 7 iyo part 8 hal maalin noso wada dhig 🤩 soo dheerdheree lana so dhakhso waan sheeko fiican oon aad ugu haysto, waad ku mahadsan tahay xalqadihii hore

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Před 3 měsíci +1

    qaybta 7aad sooboobsii saxb

  • @ilwaadqurux6132
    @ilwaadqurux6132 Před 3 měsíci +1

    Walal shekada hanaga so daahin plz

  • @user-qw2rt8jj7k
    @user-qw2rt8jj7k Před 3 měsíci +1

    "Faanole far kama qodne "
    Sheekada way sii mscananaysaa
    Wllka ciid mubarak
    Nolasodhaso qaybta xigto
    Mahad sanid wllka qaaliga ah

  • @Ahmedzayit29
    @Ahmedzayit29 Před 3 měsíci +1

    Masha allah sheeko ad u xiiso badan

  • @liibaancumar3014
    @liibaancumar3014 Před 3 měsíci +1

    Mashallah walaalka qarnigoog gacanta ku haayo waad mahatsantahay ayaan ku leeyahay horay usoco

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤🎉

  • @user-ov1tu6hf5r
    @user-ov1tu6hf5r Před 2 měsíci

    Zxb Si fican baa noogu tabisay sheekada hory usoco Wllo ❤❤

  • @mahdiburale81
    @mahdiburale81 Před 3 měsíci +1

    Sxb wad mahadsantahay sxb wad nagu dahisa

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 3 měsíci +1

    Wllkey ado mahadsan shekadii bilan iyo dalal inoso dhameystir Mano ❤❤

  • @abdifitahdahir99
    @abdifitahdahir99 Před 3 měsíci +1

    Shekadaan sidaan u dhararaayo ma,arag wax la mid ah wali...😮🎉

  • @ibrahimosman8922
    @ibrahimosman8922 Před 3 měsíci +1

    Asc sxb xaladl majiree away qeybpti 7 shekatha wey macthahay

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 Před 3 měsíci +2

    Ciid wanagsan ugaas
    Ado mhdsan shekada malin udhaxeysii hdad awoodo
    blse waxan talo ahan kugu darsanlaha bugii ad rabto inad noso gudbiso dhamantiiba duub markad dhameyso habenba 1 inoso daa taasna waxey keneysa anaga inan ku raxeysano bugaas ama shekadaas adne aad dareento nafis iyo hormar oo chenalka kor kugu kaco❤

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    Shakadan waa loo bogey😊😊

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 Před 3 měsíci +1

    Sxbow wn kadhaharay eee sibob siii qebta 7 aa Sxbow

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 Před 3 měsíci +1

    Zxp shekada wan la soconaa habeen walba nosoo dhig

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Před 3 měsíci +1

    ❤Xaa Dhabcan Waa Siddqa🎉🎉

  • @user-wo7fr4jr6g
    @user-wo7fr4jr6g Před 3 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-wb3hj4nk1i
      @user-wb3hj4nk1i Před 3 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @mucaadaxmed4392
    @mucaadaxmed4392 Před 3 měsíci +1

    Sxb buugaan intaan kahelayaa

  • @AbdikarinMohamed-yk2cj
    @AbdikarinMohamed-yk2cj Před 3 měsíci +1

    Wllo plz qof sojeedin fiicn baadtahye plz tariikhda wadankii burbury aa somalida iyo tariikhah mihiimka aad barigii hore so jeedin jirtye inogu noqo think you huno

  • @xabiibaxuseen-vi6uq
    @xabiibaxuseen-vi6uq Před 3 měsíci +1

    Bogi dhibane Adhlan Awi igasojibaab 🙂

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Před 3 měsíci +3

    Number 1 caawa❤

  • @user-kx2yt9ct6b
    @user-kx2yt9ct6b Před 3 měsíci +1

    Zhp waa lala so dhereyaa plz

  • @Azma-Alim3l4
    @Azma-Alim3l4 Před 3 měsíci +1

    Wll adoo mahadsan soo boobsii part 7😊

  • @user-bz3os2gi2y
    @user-bz3os2gi2y Před 3 měsíci +2

    War sxbow sidaan maxaa inoogu gashay waqti badan ayaa sugeenay sheekada adigane waa Nagu soo daahisay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci

      Ciid Ciid Ayey Ahayd Iyo Sidoo Kale 10ka Damabe Ee Ramadanka

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oy7de5cp6x
    @user-oy7de5cp6x Před 3 měsíci +1

    Waar maxa laqbanays waan dalay saan usugaye😂

  • @abdifataaxfaysal7509
    @abdifataaxfaysal7509 Před 3 měsíci +1

    Sheekadaan mcn keeda jacaylbaaba igalay😢😂

  • @mohamedaliosman6731
    @mohamedaliosman6731 Před 3 měsíci +1

    PART NOSO BADI WLL

  • @mahamudhussein2617
    @mahamudhussein2617 Před 3 měsíci +1

    Qarni joog Asxaab ayaa lanoqonay Ciid wanaagsan walalkay?

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Před 3 měsíci +1

    Muna waaba dhaan xumaydee ninbay guuri cidlaa la aaday oy macawiis shadh u dhibtay kadibna gacanta mac kasi io madax u salaax isago dhabtis ku jifaa film miyaa somali mahee

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +2

      Waagii Hore Been Been Leyskuma Haweysen

    • @yi436
      @yi436 Před 3 měsíci

      Aad ayey u adkeyd in gabar jirkeeda lagu xadgudbo waagaas.

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel Před 3 měsíci

      Taasi kama badbadinayso Inay aheed inan dhaqan xun oo jidh ka ajanabi ah iska tatabatay bati licdeeda soo sarayane u xidhatay xumaanti ay wakhtiga u gogol xadhayeen imika ayay dhalin yaro badan Ku nolyihin

  • @CabdullaahiSakuurad
    @CabdullaahiSakuurad Před 3 měsíci +1

    Sxbkeey horta waa mahadsanthy waana kaaga mahad celaa sudeedana soomalido wax maqridee waxeey dhageeysataa
    Waxaadna kujirta dhalinyada dhiftaa ee fahmtey arinkaas dadbadan ayaad hada dhagahooda hanatey oo kudhararsaayo marka kafaaiideeyso ayunkana ufaa iideey oo sheekooyinka dhaqanka sirdoonka iyo jaceeylka dagaalada iyo diinaga iyo ganacsiga iyo arimaha bulshada aan kugula talaa inaad soobadiso midakale Book aadan dhameeyna haka gudbin mudane uguyaraana hadaadan malinle kadhige karin malin dhaaf ladhig
    Macahsanid
    @Cabdullahi sakuurad

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 3 měsíci +2

      Waa Diyaar Sxb Hada Ramadan Waa Naga Idlaaday Malin Dhaaf Ama Maalinle Ayaan Ka Dhigaa Insha Allah