Somaliland Ma Dal Beey Ahayd 1960kii Iyo Taariikhda Xiligaas ee Lasoo Bandhigay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Komentáře • 257

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před měsícem +5

    Masha allah Horufadhi media waa warbaahin Soomaaliyeed oo lahubo guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalmohammed5944
    @amalmohammed5944 Před měsícem +6

    Sax warku waa cadyahay afku kuma go .
    Soomaliya soomaali baa leh

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Před měsícem +3

    Maashaa allaaaaaaah
    Waa taariikh dhaxalgalah.
    Loonabaahnaaaa 🌳🤝🤝🤝🌳

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem +5

    Somaliland waxa la yiraahdo majirto ee buunbuninta joojiya

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 Před měsícem +1

      Hooyada iyo dhulbaanta tahay was ... waale aniga ayunbad na hoos joogi ama qeyli ama joog... faqash fooqal faqaash

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      ​@@wiilkagarxajiisstate6872ooynaye

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Hadii ay saacada midooban somaliland iyo somalia aniga uun baa dhulkaa xukumaya oo sharciyadna u haysta.

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem +2

    Intaa waaqoye Daarood daago Muqdisho Jigjiga Garisa Laascaanood Laasqoray qabadan 😊🇸🇴🇸🇴❤❤️❤️
    Isaaq wajaale Hargeysa xashin gaashamo mideysta 😊😊😊
    Fr sanaag Somalia hanolato
    Warsangali ah😊

  • @user-bd8ps5nk3l
    @user-bd8ps5nk3l Před měsícem +16

    Wa run wax mamul majirin dowladna daa hadalked huuuhaada siyasi isku sheega SNM WEY DHMATAY

    • @youtubeqadaafedegane6651
      @youtubeqadaafedegane6651 Před měsícem

      Yaa wax kaa way diinaya inay dalal midooben iyo inay maxmiyadu midoobeen adeer hargeisa ayaa utalin jirtey dhamaan somaliland 1885-ilaa1960kii ina cigaal ayay lascaanood amar kaqadan jirtay

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před měsícem

      1960 26 june somaliland independence country

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Před měsícem

      @@user-uf1ih4uf5zma qarwaysaa xagee lagu arkay laba wadan oo laba calan leh umadd dagan baa cadow soo galay waan iska saareen ee dhulka ayaa lugaha laguu dhigay is

  • @MOHAMEDMOHAMED-lp7hm
    @MOHAMEDMOHAMED-lp7hm Před měsícem +1

    ماشاء الله ❤

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu Před měsícem +5

    War sawtii usaxeexay xornimada ina cigaal in giriisku mawaxa unuguyidhi konfur lamidooba waamayaa ee hadaanu midawgii iskadaynlahayn dal sida jabuuti oo kala ah ayaanu noqon lahay

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před měsícem

      Alle ayaan ka sugaynaa in uu maalinta aynu rajaynayno ina siiyo 🤲

  • @mustaphaaar9734
    @mustaphaaar9734 Před měsícem +16

    Waligaa qof Daarooda Taariikh ha waydiin wax walba Doonistooda ayay ku saleeyaan Ciyaal iyo ciroole waa isku mid 😂😂😂

    • @Siciid-Somaliland
      @Siciid-Somaliland Před měsícem +4

      Been maaha wllhi

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Intaa darood daago Muqdisho meeshay rabaan adayaan

    • @UhideSloww
      @UhideSloww Před měsícem +1

      Somali oo dhan baa saasa dhagayso waraysiyada kooxaha oo dhan

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 Před měsícem +1

      ​@@Siciid-Somalilandwaxan ku waydiiyey, muxuu ahaa wixii ay salaadiinta reer woqooyigu ingiriiska ka soo qaadeen, ee ay xamar geeyeen, Ma Cambuulay ahayd😂😂😂

    • @khadareid104
      @khadareid104 Před měsícem

      excatly

  • @maxamedyaremaxamedyare9772
    @maxamedyaremaxamedyare9772 Před měsícem +7

    Gobanimo runtii wadadkas wa aqoon yahan somaliyeed ee mawadin ah❤❤❤

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Maxaa muwaadin ah caadifad iyo nacaeyb baa hayee mxuu muwaadin ku yahay bal I sheeg ilayn qofka title anuu lahayn lama siiye🤔

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 Před měsícem +1

      Wuxu muwaadkn ku yahay taariikhda uu runta ka sheegay
      Ee dad indhaha ka ridayen
      Qofki taarikhda soomalida saxaa waa muwaadin xalaala oo wadaniya

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      @@farduusmohmud975
      Hadaba waa yahee waxaad iso wacdaa maalintu waxaaso dhami ay noqdaan jaaanta rogan,ilayn anigu waxaan aqaana wixi aan wax ku jaan goynayo ee caalamiyeysan, waxa la jooga duni sharciyadii luntay oo la isku joojinayn.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem +2

    That’s true waa qaybi oo xukun run buu sheegay jzk khayr 😢

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před měsícem +5

    Ilmafadhatoy baar lamaanka maxalaba kadhigay

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před měsícem +3

    Waxan anigu dhageystay codkii Xaaji Ibrahim Nuur oo ka mid ahaa waftigii xorriyada ka soo saxeexay Ingiriiska. Waxa uu sheegayaa in Calan Somaliyeed uun doonayeen soona mareen Italy kaddib markii ay London ka soo saxeexeen, haddana waxan soo marnay buu yidhi Xayle Salaase si qaybta uu hayo noogu wareejiyo.
    Ninkani waa nin wax badan soo akhriyey.

  • @nastexocumarsiciid8430
    @nastexocumarsiciid8430 Před měsícem +10

    Xayawaan iyo jaahil iswaraysanya

  • @user-im9dw3hy8p
    @user-im9dw3hy8p Před měsícem +7

    Waa nin waalan oo aan iimaan laheyn sababtoo wuxuu hadalkiisa ku bilaabay hadaan aakhiradeyda utudho sumcadeyda runteyda intaa markaan eego xaqiiqdu waxay ayuu leeyahay oo duunida ugu sheekeynayaa ciladuna waa ka wareysanaya oo isna tuug qarsoonah ismanuu odhan waa lagaaga oqoon badan waxan aad ka hadleyso waxaana taraartay cunsuriya uu qabo beentoodii ey naftooda ku maaweelin jireen waanuu u badheedhey markhaatigii illaahii abuurey uu gashdey isagaana ku dhib qaba

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 Před měsícem

    Waa ninkii ugu macquulsanaa oo arintan riyada goonigoosadka si waaqici ah oo mangalore ah uga hadlay. Mahadsanid

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před měsícem +3

    Illhayow kuwan ishooda naga leexi waxan xasuustey kii yidhi gobolada waqooyi waxa loo ogolaadey iney somalia ku biiran dadkan tariikhda lawada ogyhy beenta ka shegaya tolow imisa beenod ayay shegan malintii rer somalilnow bal quran isi saara kuwii cawri iyo been ayay itaal bideene 😂😂😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Aqoonsi keen😅darood kuumaa bahna

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      ​@@superfun1819
      Adu yaa ku idhi dadka u jawaab oo commentiyada u gal qof walba hooyada wase ey yahow eygu dhalay,cuqdad baa ku haysee bal oradoo dhulkaaga nabad kasoo dhigo.

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Před měsícem +1

      @@abdirahman6263 iska yuu inkaarine dadkii cawrida caanka ku ahaaye😅

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      @@kaaha1233
      Kkk🤣
      Mayee eygan yari shalay oo dhan commentiyada eegayo qof walba uu u galay oo caayey.
      Adiga kaaha ninkan wareysiga bixinayaa maa qof caafimad qaba ayuu kuula eeg yahay🤔???

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Před měsícem +3

    Soomalind waa dal kiidii lahaa iyo kii doonilaahaaba

  • @MaxammedMaxamuud
    @MaxammedMaxamuud Před měsícem +4

    Daaroodku marwalba oo ay isku dayaan inay kahadlaan taariikhda somaliland waxay u Maraan wada qarda jeexa iyagoo aan xaqiiqda kahadlayn, waxa arinta ku sababayana waa inay cadaawadi kala dhaxayso beesha isaaq ee hormuudka u ah jsl!!!😂😂😂

    • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
      @CabdirashiidAxmed-lx3qu Před měsícem +1

      Afkaga cana lagu qabaa halkeedaad ugutagtay

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      😅😅😅 bal Isaaq ooynaye Harti Waqooyi la goo ah😊

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      ​@@superfun1819
      Adu bal banaanka is keen kaaganow

  • @axmedmaxamed3713
    @axmedmaxamed3713 Před měsícem +8

    Dameeraa ciya cii caa

  • @mustafecabdi913
    @mustafecabdi913 Před měsícem +1

    33 Parliament
    PM
    4 Minsters
    3 political parts,
    Waxaas oo dhan ayuu sheegay, hadana wuxuu ku leeyahay wadan ma ahayn, isagaaba is burinaya, iska hadlow ina igare

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Před měsícem +3

    Ma taariikhda 26 june 1960 ee xornimadii somaliland ayaa xanuun iyo cudur aan daawo lahayn idinku noqotay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem +1

      Nothing called somalinder 😊 good 👍

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

  • @aabs
    @aabs Před měsícem +1

    getting desperate 😂😂😂😂
    No one can hold somaliland bk with fake propaganda

  • @cumarxussen2114
    @cumarxussen2114 Před měsícem +2

    Wxaad ku bilawday ee Allh ka baqa ahaa iyo beenta aad sheegaysaa isma laha. Taariikh ayaad beenka sheegasaa.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

  • @InjineerApdi
    @InjineerApdi Před měsícem +1

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem +1

    Isaaq harti waqooyi wuu iskuu diirey wlhi😅

  • @Moyou562
    @Moyou562 Před měsícem +1

    Jaahilow dhulkaad gashay😂😂 beentaada markay dadkii ka yaabeen way kaa yaaceen mana daawadaan muuqaaladaada

  • @user-ui6fv4ew4n
    @user-ui6fv4ew4n Před měsícem +1

    Beenaale waar hortu kan aad somaliland kawaraysanaysaa maaha nin dhexdhexaade waa nin wax cad daah saaraa munaafaq hawaraysane qof taariikhda haya warayso

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Dadka daarood Taariikh Waydaynaa ayaan kayaavay waliba dhulbahnte waraysanaya
    Beenaale kadaab

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Aad meelahas hadan darood jeclan😊

  • @Sayidismalure
    @Sayidismalure Před měsícem +1

    Out of topic
    Jahli
    Qabqab iyo boodbood
    Aqoon la'aan

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 Před měsícem +1

    Afsomali taariikhda somaliland badali maayo ee hays wareerinina .hargaysa laydinka xukumayaa xata hadii xamar lala midoobo

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Oohinta yareey 😊

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      ​@@superfun1819
      Dee waa run maa been baa,hargeysaa lagaa xukumayaa hadii saacada ay midoobaan somaliland iyo somalia🤐 you know bro 🤕

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre Před měsícem

    ASC waa arin iyo taariikh loo baahan yahay iney ogaato da'yartu si aaney ugu daba lumin siyaasiyiintan wada hunguri doonkaa kuna adeeganaya dhalinta soomaaliyeed,kala geynaya,cunsurinimada iyo qabiilka faleebo uga dhigey awlaada soomaaliyeed waliba intii ku dhalatey burburkii kadib, waa mahadsan tihiin waana ubaahanahay inaad dhalinta bartaan taariikhaha saxda ah oo aasantey Allaha idiin fududeeyo wixii kheyrku ku jiro kana raali noqda inta caadifeysan wa billaahi towfiiq 😊

  • @ahmedosman8401
    @ahmedosman8401 Před měsícem +1

    Somaliland waa dal.jiray oo.Ruun ah sxb

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před měsícem

    Bal Nacaskan la waraysanayo. War Ingriis iyo Talyaani ka hor Allah dhul ma ku siiyay kaas oo ahaa dhulka Somaliyeed ee Gumaysiga Saan Cadalaha ugu yimid.

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před měsícem

    Free somaliland

  • @InjineerApdi
    @InjineerApdi Před měsícem +1

    Rna

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Před měsícem

    Maya

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 Před měsícem +1

    Wa shooko raqiisa adeer 35 country maxay ictiraf feen beenta hada runteda arkidontan

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 Před měsícem +2

    Waa hadalkii badhya culusta ayuu noo sheegaya xata qaabka uu u hadlayo body aya u eeg yahay nin waalan
    Xabka u dhaw in uu weriyaha feedho waar wixina iska walaaqda
    Idinka oo miyir qaba ayad noo iman doontaan

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

  • @googale-tube22
    @googale-tube22 Před měsícem +2

    Daaroodba run sheegaya 😂 kan janalkaleh ee waraysanaya xitaa waxaba dhaamo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před měsícem

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před měsícem +1

    Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed waa muqadas in la ilaaliyo taasaa sax ah soomaalaay ❤

  • @nuurosmanosman2550
    @nuurosmanosman2550 Před měsícem

    Wll markad hesho janis iso wac warkaa war kasi fog ban ku hayaye saxib waa nor osman osman

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 Před měsícem +1

    Dhulba- Hante occupeid territory & isaaq protectorate baa la kala odhan jirey shuqul iskuma lahayn.

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh Před měsícem

      Oo maxay ku kala duwan yihiin

    • @abdirashidshikh3205
      @abdirashidshikh3205 Před měsícem

      @@XamseXashi-ht6wh wxay ku kala dwanyihn qolona xog ba lgu qbsaday qolona waa lgumaysanyey oo dusha lga fuuli jirey macnha ninka cad dushay ku qadi jireen.
      Marka wxa dalka lgu wareejiyey ku la dagaalamay

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe Před měsícem +1

    S/land waxay tahay uun JABUUTI waxay tahay 😂😂😂😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Sheeko

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      ​@@superfun1819
      Haaye adu hooyada wase maa waxa lacag laguu siiyey inaad dadka usoo jawaabto,dadka fikirkooda u daa cuqdad baa ku haysee

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Před 19 dny

    Orodoo tariikhda dhulka ingiriiska iyo reer yurub ay gumaysteen waydii afrika iyo dawladihii gumaystayaasha ahaa may jirin taako afrika mida marka laga reebo ethopia inta kale waa la soo gumaystay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem +1

    Aqonsiga somalia u hysa kulaha haday e hyso maxay igu qaylinysa somalia aqonsiga itopiya e sinyso haday wax e hyso may e siso ayduba bal beenta sheegyo daawo ninka weyni 😂😂😂

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad Před 19 dny

    Anagoo calan wadana xamar ma tageen reer waqooyigu mise talyaani ayaa xoriyad wada siiyay waqooyi iyo koonfur

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op Před měsícem +1

    Cidla.hakqaylinanie.kusoo.dhawaada.soomaalilaand.

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Před měsícem

    Ninkaa markii Somaliland ma dalbay ahayd markuu weydiiyey, ayaan wajigiisa ka arkay inuu been sheegi doono. Ufiirso😂😂😂

  • @osmanhussein6563
    @osmanhussein6563 Před měsícem

    Waad dhamaysay bro hadalkani waa xog kooban oo aad kusoo koobtay beenihii hore ee faafay mahadsanid mahdi xaaji maxaamuud

  • @abdiroble9668
    @abdiroble9668 Před měsícem

    The former president of the Republic of Indonesia is Suharto,

  • @khalifhisri3067
    @khalifhisri3067 Před měsícem

    waaa ooohin waxani

  • @Kabtansuleimaan-kv1lz
    @Kabtansuleimaan-kv1lz Před měsícem

    iska daaba 2 Gobolee 5 Gobol Ee Soomaaliyeed 🇸🇴 Ayaaba Muqudas in la Mideeyo oo Saddexda kalle la doono (637,657km²🚫1,115283km²✅)

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před měsícem

    Caawaad udarnaydoo nin waalan noo keentey aad suudh usoo xidhey oo ciil iyo cuqdadi ka buuxdo 😂😂😂😂

  • @SaynabElmi-w2z
    @SaynabElmi-w2z Před měsícem

    Somaliland Dhulbahante ma Soomaalinimo awgeed buu u diidan yahay mise qabyaalad darteed?

  • @maxamed_deeqsi.1
    @maxamed_deeqsi.1 Před 20 dny

    Anigaa haya in somaliland waddan ahayd 1960 cadayn

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 Před měsícem

    Beenaha aan raadka lahayn. Wadan inay Somaliland ahayd waxay ku cadahay Montevideo convention. Shuruudahaa wadanka hadii la buuxiyo ayaa xoriyad la siin karaa. Ma waxaad leedahay dadkii shuruucda dhigtay ayaan garanayn oo meel aan wadan ahayn xorriyad siiyay?

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 27 dny

    TAWXIIDKA ALLE IYO. MA INGIRIIS. BAA. GUMAYSTAY. KKKKKKKK. WAA SHEEKO RAQIISA.

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 Před měsícem +3

    Adeer somaliland in ay wadan ahayd, cadayn iyo wax walba waa loo haya. Adiga waxba laga waydiin maayo.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před měsícem

      Waxa aan la hadlayaa dadka reer somaliland ee commen-tigan eegi doona.
      Waxa aan idiin sheegaya iyadoo inala xasuuqay oo la ina baabiyey oo dhulkeeni laga dhigay waraaba dareeren 1980's,ayey halka ay ka hadli lahaayen oo ay odhan lahaayen analysis kale oo ah waar dadkani wey ina naceen inama rabaan oo dawladnimadii ayaa lagu dhibaateeyey ee aynu ixtiraamno go'aankooda gooni goosadka aynu u ogalaano oo dalnimo aynu siino ilayn iyaguba wey og yihiin inaynaan kusoo noqonayn hadil la waashane,ayuu iyadoo dhibta intaa leeg la isoo mariyey oo aanu xal u hayn weli ku tookhayaa in sharciyad loo haysto in la igu soo duulo mar 2aad oo dambaska la iga dhigo sidii 1988 bal ilaahay baan idinku dhaarshe eega idinku caqligaa,isagoo aan maanta ka awood badanahy ayuu ku fekarayaa reer koonfur in la isoo weeraro isagoo tiisi xalin kari la' bal idinku cadaawada eega.
      Waar reer somaliland aynu adeer dhulkeenan cadowga ma xishoodayaasha ah ka gawdhino🤔

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem

    Somalia waa cadowgii somaliland

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 Před měsícem +1

    Been inu Shegayo wxd ka garanaysa afka ayuu cunaya iyo dibnaha hadana biyo cabaya. Body Physical neeftuna way qabanaysa😂😂😂
    Allah karim

  • @yussufosman9427
    @yussufosman9427 Před měsícem

    Waakaa dhulbahante isaaq ku waashay Garaadkii lahaa 1960 xoriyad lama qaadan waar tuulihiina qaata anaga taariikh cusub noo samayn maysaane goojacadde ka bilaaba taariikhdiinna

  • @Nuura-kb7vz
    @Nuura-kb7vz Před měsícem +1

    Waxad qabato ee dooda somali waqooyi iyo somali confused kusahabsan dhinaca ayaad ka taagersantahay marka kolba hay waraysan nin ku cadawa somaliyne waqooyigana aqoonahano ayuu leeyahaye warayso markas ayaad u eeganaysa somali dhexa lakin want dhagaysana warakage miyanu iska dayna lakin adan kudhibe dalka ay isku dhibayan hawiye iyo daarod wax malayeelanlahayd

    • @Nuura-kb7vz
      @Nuura-kb7vz Před měsícem

      Dalka maxa loowayay somali kale omadaxwayna hadi lawad leeyahay

  • @AbdirashidmohamedAbdiras-df1os

    Somaliland dawlad la aqoonsaday ayay ahyd oo somalia lamidawday lkn waxy u qoran wayday shuruud ayaa ahyd somali oo ay si ficil iyo kalsooni ku Qabeen

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před měsícem

    Snm waa marqaantay marka marqaankaa tusay waxaan jirin ee ha caqli ceshato

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry Před měsícem

    Ha waalanina

  • @mohamedyusuf3418
    @mohamedyusuf3418 Před měsícem

    Mid xayawaana oo mid jaahilaa waraysanaya suber loogada soo qato kaala SL wax ka dhexsameeya deee riyaad kujirtaane

    • @Bareh607
      @Bareh607 Před měsícem

      Orod adu adunka usheg inaad dal ahaydeen 😂😂😂😂 rer riyo cay iyo afxumo iskuwada tagera xita koga sheekha habar awal aya lagu ogyahay

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Wadani WA af carabi dhul WA somali

  • @Kabtansuleimaan-kv1lz
    @Kabtansuleimaan-kv1lz Před měsícem

    Wax laga doodaba Ma'Aha Walaalayaal hadal gaal yidhi iyo Gobolada Waqooyi Ee Soomaaliya 🇸🇴 _Cid gaaraa 1960kii gaal Xoriyad ku Siiyey inay Wadan Noqdaan ( Soomaaliya 🇸🇴 Soomaalibaa leh Soomaaliya Waa Mid 1 Mana Qaybsanto)

    • @mustafekiiko9550
      @mustafekiiko9550 Před měsícem

      Hadii ay caynkas tahau oo somali aanay qsybsamayn oo gaal iska hadlay dee sheego oo ku soo dar gaarisa iyo jigjiga oo qabiilkaagu dago

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před měsícem

    Jahliga jira 1884 kii ayaa Somaliland ahayn Dal

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf Před měsícem

    Nfd iyo somali galbeed waa dhul somaliyeed gaalka ha aadaha sameysatay baa siiyay

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem

    Federaalka Somalia lasameyay markii Cabdullaahi Yuusuf Axmed joogay Sool pl joogtay 😊.
    Ee isaaq 2008 uu yimii sool isaago liicayaa waliba abtii nimo ku yimii .

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Isaaqow hadaa oog baa joogta😅😅😅

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před měsícem

    Huuro Taymoorta Barri Markey ka Goaiysay indooniisiya waxa madax ka ha 😊.arto Jaaheel baad tah

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Waar yaabkan eega

  • @user-qg1gr9ud2n
    @user-qg1gr9ud2n Před měsícem

    Sxbiyaal koonfur smaliya maxay ahayd 1960kii
    Mise calan malahayeen,???!!!!!!!!!!!!!!!

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před měsícem +1

    Yes aqoonyahan waa runtaa

  • @daus4315
    @daus4315 Před měsícem +1

    33kii xildhibaan ee midnimada koonfur ula tagay maxay ahaayeen? Beenta dadka ka daaya beenlowyahow.

  • @xareed1
    @xareed1 Před měsícem

    Oo shaw waxad tihiin marfuucul qalin😮

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 27 dny

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 ADEER. SHEEKO RAQIISA. OO. DAWLADNIMO. KU. SAABSAN. CID. BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA. MA JIRTO. MAXAA. LAGA. SHEEGAA. INGIRIIS. IYO. TALYAANI. DAWLADII. SOMALIA. WAXAY. KU DUNTAY. XUKUN KA. OO. LA ISKU. HAYSTO IYO. MILITARY. BAA. XOOG. NAGU QABSADAY. HADANA. INGIRIIS IYO TALYAANI. BAANU. ADOOMO U HAAN JIRNA. BAY. KU BUUQA YAAN. CALAN KA WAXAA LAGU. QORAY. TAWXIID KA ALLE OO. BEEN LAGA. SHEEGAYO. IYO. DIIN TA. OO. BEEN. LAGA SHEEGYO. IYO. AQOOSI. BAAN RABAA. WAALIDA. ISAAQA

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Před měsícem

    Qof degan oo xaqiiqda ka hadlaya ayaa wax la weeydiiyaa lkn nin xanaaqsan oo wejigiisa caadifadi ku jirto ayaad waraysanaysaa,run hadaad sheegayso oo taariikh ka hadlayso caadifada iyo qabiil nacaybka jooji oo si wax garada u hadal

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 Před měsícem +2

    Kadaab beenaale ah

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 Před měsícem

    Hooyadiin anagaaa wasna adiga iyo horufadhiba waxad doontaan sameeya wligay sidaa uma caytamin lkn kaa xunee horufadhi la dheho ayay aragiisaba cadho iga qabataa bahal cuqdadi buuxisay weeye tana ma ogola taana ma ogola xaguu ku socdaa la wasenka xumi

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 Před měsícem +1

    Adeer maya majirin wax dawlad ah oo ay ahaayeen
    Waxaa xornimo rabitaanka layimid (SYL) iyagaa xafiis ka furtay xafiis hargaysa
    Xubnihii SYL ????

  • @diriyemaxamed5839
    @diriyemaxamed5839 Před měsícem

    Beenta cad kilinka shanaad iyo nfd tolow muxuu ugu doodiwaayay tan uu ka sheekaynaayo way cadahay way tagtay Somaliland cirka soo dumi

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Před měsícem +1

    Weligeyga Dawlad baanu noqon 5 Maalin miyaa Dawlad noqondaa Dalkaygu waa Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Maamulkaygu waa SSC khaatumo

  • @InjineerApdi
    @InjineerApdi Před měsícem

    Paneer of savour paneer detail the tharromal khadi tukura

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k Před měsícem

    Intaad sheekada suuqa iska dhaafto. ingriisku Xuduudaha Somaliland ma xaqiijiyay mana waafajiyay xuduudaha Africa. Kkk lol. Sheeko iyo sharci alla fahan.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Kii Daarood Maxaa Samalilnd kasoo
    Galay Sowotay ka bexeen kani waa
    Kuwa Aadinoo Beceb
    Yaaaaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuuuu

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Před měsícem

    Somaliland dal ma ahen wyo dadkaan hada lakari laayahay miyaa dowlad ahaa mayaa sida saxdaa somali dhaan dhal ma aheen jaliyal

  • @abeali-sk4hb
    @abeali-sk4hb Před měsícem

    Khalkhal iyo Fahan la’aan Shuruucda Caalamiga ah ayaa haysa.
    Hadii aynu waydiino Dawladii ugu horaysay ee Somali Republic goorma ayay dhalatay wuxuu noogu jawaabayaa waa kacaankii siyaad bare.

  • @apdirizakxino2338
    @apdirizakxino2338 Před měsícem

    in hal baar lamaan lahaayeen reer waqooyi hadana wuxuu leeyahay waxba laguma midaysnayn😂😂 qabyaaladii idin qaaday idima dhigto 😂

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 Před měsícem

    Caadifad ayaa labadan haysa waxaanay taariikh u ahayn ayay ka sheekayssnayaan😂😂
    Somaliland iyo somaliya hadaad qirsan tahay inay laba dhul oo la kala guumaysto ahayd, maxaad ula yaabaysaa inay somaliland dhulkeedii goosato,
    Waxba ha is xiijinana somaliland iyadaa ka talinaysa dalkeeda iyo xuduudkeeda Yoocada ilaa Lawyacado

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před měsícem

    Hooyada u sheeg huuuro

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam Před měsícem +1

    ALa.been..badanaa

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp Před měsícem

    Ninkan muxuu ka garanayaa 1960 xitaa abihii ma jirin 😂

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Před měsícem

    Haddaa ma Somalia ayaa dal aheyd 1960?
    Isku darsankii ayuun baa koonfur dal ku noqotee!
    Midda kale koonfur waa maxay xoriyaday qaadatay, ileen Talyaanigii gumeysan jiray waa tii la jabiyee lagala wareegee?
    Qaxooti UNtu hayso siday hadaba u heyso ayuun bay koonfur aheyd.

  • @user-dg2fq8yg5u
    @user-dg2fq8yg5u Před měsícem

    Afka alle kugoo

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 27 dny

    DAL KA SOMALIA 🇸🇴 DADD KA. KU NOOL WAA. QABIILO. DAWLADII. KA DHAXAYSAY. WAY. DUNTAY HADANA HADII. LA SII MURMO. CID KU FAA IDAYSA. MURAN MA JIRTO. KKKKKKKK. DADD. CAWAANA. OO. AAN DIIN LAHAYN. BAA. WIXII. LARABO. LOO SHEEGAA