AX WA OYSAY NIN AYADA JECEL USHEGATAY MA DACAD NIMO KASUGAYSAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Komentáře • 463

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +105

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😢

    • @farehamuhamed5283
      @farehamuhamed5283 Před rokem +3

      صلى ألله عليه وسلم

    • @mrelite9960
      @mrelite9960 Před 11 měsíci +1

      SCW❤❤❤❤❤❤SCW❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 Před 11 měsíci +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

    • @salahadan31
      @salahadan31 Před 9 měsíci +1

      محمد رسول الله صلى عليه وسلم

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 Před 8 měsíci

      الاهم صلي وسلم على نبيناا محمد ❤

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Před rokem +83

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️❤❤❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +124

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝❤❤❤

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 Před rokem +201

    ridwaan issack is working under difficult circumstances and still has more quality videos than those living in western countries ❣️✅

    • @ayupadenismail3196
      @ayupadenismail3196 Před rokem

      😂😂😂😂malaguu tijabina xajigads😂

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Před rokem

      ​@@ayupadenismail3196 ANIGAABA U BAAHAN GABDHAHA SOOMAALIDA EE NAIROBI WAAYO WAA DAACADE RAG DHAQDA AYAY U BAAHAN YIHIIN OO DAACAD AH NOLOSHANA YAQAAMN 💕💕💕💕💕💕

    • @b.l.farnaandes4583
      @b.l.farnaandes4583 Před rokem +3

      Kokobule .......hada tii saxda tahay waan Ku tageraa.....🎉🎉

    • @abdinajibhussein2113
      @abdinajibhussein2113 Před rokem +2

      What ridwaan is doing is not right thing sure .

    • @MustafYareMustafYare-gq2dj
      @MustafYareMustafYare-gq2dj Před rokem

      Legemed waa kutageera horay usoco

  • @al-shaafici
    @al-shaafici Před rokem +119

    Alla dumarku qalbi jilacsanaa!😢
    Waxaa hoogay qofkii ku ciyaara qalbigooda oo ku sababa oohin iyo dhib 😢😢😢
    Allow ino naxariiso 😢🤲

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před rokem +41

    Ninkaan Ridwan runtii waa legend , Waxaan ka helay sida uu ugu fiican yahay in uu dadka waraysto, ninkaan shaqadiisi wuu helay wuuna ka shaqaystay,

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 Před rokem +81

    Allow Cid kasta oo xanusan cafimaad Sii waxkastoo taweyso hortaada Allah ha Ku dhigo insha'Allah Somaliyey waligeey 100 like xitaa ma helin maanta 3k like igaarsiiya
    ALLAH ha Ku sharfee

  • @mahamedamiin8652
    @mahamedamiin8652 Před 10 měsíci +5

    Radwaan gabadhaa gaadhsii fariintaa .....
    Gabadha ugu qalisan ayaa tahay wllshy qali waxaad arki doonta insha allah wiil wanagzan akhlaq ,sharaf ,diin iyo wax kasta oo wanaagsan allah siiyey inuu rabi kaga dhigo boqoradiisa insha allh wanku soo ducaynayaa hn mcan
    Ducada akhriso hno ( allahuma ajirnii fii musibatii akhlufnii khayran minhaaa 😢😢

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 Před rokem +31

    Jeceylo abahaa was 7sano an jeceyl sameynayeey xita xabsii ugaley wan ku guldareystey wanan ugaso tahribeey darteed wadankeygii jigjiga 😢lkn alxm wan ka boqgsadey after 2 years anigon hamiga kuhayn ayaan kadib xidhiidh kalee isku dayeey waxkastanaa wan ushegeey kadib laigu dhahey aniga ka dhayayo i amiin wan amiiney kadib hadana waa laiqayaney hadana alxm 2023 wan ka bogsadeey I'm single single the forever ❤Danhyga iyo familkeyga kumashquley malintey iga qabato wan gursan karaa familka qof igudara dhahaa an noloshaa lawadago o an farxad siyo inta nolosheyda ka dhiman in shaa allha 🙏

    • @raqiyamohamed8801
      @raqiyamohamed8801 Před rokem

      Sorry😢😢😢😢

    • @ayaan850
      @ayaan850 Před rokem +2

      sorry wll 😢😢😢 adigoon family lagashan ayaad qof wngsan heli insha allah illahay ayaa kusin doona ookuu sahli doona wll🙏 ama 7 years ayan xidhiidh wadaaa insha allah inuu rabbi igu guuleeyo ayaan rajaynaya

    • @user-su4sv8tr3g
      @user-su4sv8tr3g Před rokem

      Srry

    • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
      @AbdulqaniMohammed-ve5vn Před rokem

      Waji xuux miya tahay walalo mise qabka gabdaha lo shukansado aya ka maqan🤣

    • @najmanaju309
      @najmanaju309 Před rokem

      Wad hele qof wngsan wLaL sorry wey jiran gabdhaha qaar xune 😢😢

  • @WARDHEEREABUUKAR
    @WARDHEEREABUUKAR Před rokem +34

    ILAHOW DANBIGENA DHAAF AAMIIN

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Před rokem +90

    Hadad ujeedo magaca allah like saar❤😊

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před rokem +9

    Hablow wan daremi kara dumar baynu nahay qalbigenu wu jilcsanyhy naxaris bka buxda wxksta waynu iska aminayna lkn wx ksta waxa ka fcn inaynu ilahay amino aynan nin somaliyed aminin si an qlbigenu si fudud ugu dhawacmin❤

  • @adandhux1434
    @adandhux1434 Před rokem +15

    No love no stress, believe me

  • @munamukhtar4818
    @munamukhtar4818 Před rokem +22

    Hhh anigh iyo inanataa isku dabeecad nahy 😂😂😂😂😂team raali galin jecel 😂😂😂😂😂🖐

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +9

    Waxas a jecel lagadhahay idinka oo is hayo hadana magacaga bushegay abayo ha iska siday mansh allah

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před rokem +6

    Ala cajiib walhi oo see nin xariir ugu sheego subcaanahlaah walahi xishodka wuuvsii dhabar go ay😢😢

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před rokem +34

    Maskiin wey oysay wllhi😅
    Dhib mlha lkn ayada sidan aa uwngsn inta qiyano lagu sii wadi lahaay ine ogato uficn maskinta qalbiga allha uqabojiyo 😥 inta qalbiga ka jabsan neh sido kleh😥

    • @nawaalkaaba531
      @nawaalkaaba531 Před rokem +1

      Beenta maha walhi barnamijkan waxyalo bdn aa faa,ido u leeyahy aaa jirto Sababto ah qof aan daacad ku ahayn ayaa jirto adna aad daacad utahy kaligi ku koban tahay cidkzta uga so hartay adna daacada tahy waa iska sii jeclaana lkn sidan mrki lo tijaabiyo ayey cadaynta rasmiga ah so baxaysa

    • @saabirosca2627
      @saabirosca2627 Před rokem

      @@nawaalkaaba531 haa wllhi😑

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před rokem

      Oohina sheegiye jilbaha gooso dheh hadaa rabto

    • @khadaribrahim-zi6xq
      @khadaribrahim-zi6xq Před rokem

      Dumarka qalbi jilicsanaa dhabtii raga qaar naxaris mlhn😢

    • @nawaalkaaba531
      @nawaalkaaba531 Před rokem +1

      @@khadaribrahim-zi6xq xaqiiq dadku ma sino naxariista iyo Daacadana kama wada sina Hunno

  • @emem3711
    @emem3711 Před rokem +42

    Waliga gabadh ha waydin
    Xidhiidh ma leedahay kaliya baska dhinacaaga ka raac
    Waa la shaacin doona guulaystaha😂💔❤️‍🩹😂

    • @sabriinaxmed-xs3lw
      @sabriinaxmed-xs3lw Před rokem

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @Aragsan_Cali
      @Aragsan_Cali Před rokem

      oky haweydin walee saa udaba socotid aa zero kuusoo bixi doontaa kadib qalpiga qararac😂💔💔😂😂😂

    • @selmayosuf1145
      @selmayosuf1145 Před rokem +1

      War ficn wye albabda iska soo laladiya😭😂😂😂kadib ridwan u taga adinko kalsoni qabtan😅😂

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 Před 8 měsíci

      😂😂😂😂😂

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +41

    Gabadhaha Yaan Laga Ooysiin 😢Waan qiirooday 😩😂

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 Před rokem +14

    Gabar aadlasocoto majirta kulaha wiilban garabka is heysana he so funny af Somaliga wa noocyo badanyahey hadal nin si uyiri nina si uqaadey istaqfurunlah qofka kujecel ama aad jeceshahey tijaabintiisu macno kusameyn mayso hadi adanba adigu kadareemin calafka kawayn jacelkasta ogow taas❤❤ marka hablow calafkiina kusuga Guryihiina wadooyinkan cidi Nin idinku siinmayse stop cheap inad iska dhigto sumcadiina iyo sharaftiina please dhowrta gabar laso dooney gurigoods loogu yimado it’s best culture and diinba ok❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +15

    Inta wax jecel ismuujiya ❤❤❤❤❤
    Jaceelku ha jiro ❤❤❤❤❤

  • @abdihakimabdullahiissack410

    Waa iska jiclaadi hello rer Mandera and Wajir, those ladies qalbi jilec i am sorry for the heartbreak 😢😢

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 Před rokem +4

    Siwezi lia kwa ajili ya mwanaume,i will break his heart before he breaks mine alaaaa

  • @abdimfarhan
    @abdimfarhan Před rokem +8

    2023 qofka jacel u oyaya waa qof aan aduun mel u maraya aan ogen waye

    • @IqlasAbdullahi
      @IqlasAbdullahi Před rokem +1

      Runtaa waye 😂

    • @cayuushxusen122
      @cayuushxusen122 Před rokem +1

      Anigina 2023 lee jcl igu dhacy see wax uwadaa wllky😅

    • @abdimfarhan
      @abdimfarhan Před rokem

      @@cayuushxusen122 ma xumo walal lkinse qofki ku rabo rab. Qofka ku rabina vwaqti yusankagalumin waa intaas uun

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Před rokem +8

    Kamid noqo ardeyda nagu xiran oo baro qaabka loogu dhawaaqo ereyada English-ka ah mahadsanid, cawa vedio ayaan soo dhigey ❤

  • @suldanmaxam3d681
    @suldanmaxam3d681 Před rokem +7

    Ilmahan yar yar oo jacelka kuhayan mxey ahaayen, war guryahiine jooga nimanka daba ordeysan iska daya😑

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před rokem +5

    Hablahan 2023 jacaylka u ooyaya waayo aragnimo badan ba ka dhiman ee anaa taloyin badan sinaye hayla soo xidhidhan😂 Fifa Dumarland.
    Farah inu isagu kuu ooyo mooyane waliga looma ooyo😏 noloshuna sidasay ku qurux badan tahay ninku inu ku raadsado oo uu rafaad badan ku maro si uu qiimahaga u garto oonu dhayal kaga tegin❤

    • @NimcoMohamed-vs1jk
      @NimcoMohamed-vs1jk Před rokem +1

      Talo nasii maxaa talo ah😅

    • @salmamaxamed8336
      @salmamaxamed8336 Před rokem +1

      Talada aweyy😭😂😩

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 Před rokem +1

      😂😂😂😂saas waaye fiifa dumarlan😂

    • @kaldeeqa2363
      @kaldeeqa2363 Před rokem

      @@NimcoMohamed-vs1jk 1:Waa inad Farah darensisa inanu isagu ahayn محور الكون yacni darensi inad ka maarmi karto oonu prioritygaga isagu ahayn hadi uu damco inu malin uun ka tago.
      2:Caring ka/إهتمام ku wa inu mar walpa dhankisa ka imada si xidhidhkasi u noqdo mid waara.
      3:Callka wa in isagu kaaga bato yacni adigu noqo qofkan mar walpa uu raadinayo ee uu xiisaynayo waayo raggu waxay jecelyihin waxa mar walpa ka maqan eenay si fudud ku heli karin lkn hadad noqoto miss available adigiyo cidla is leh inan ahan kuma fiicna waxasi be like a diamond 💎
      4:Raggu waxay jecelyihin gabadha ka oohisa ee lkn ma jecla ta u oyda.

    • @kaldeeqa2363
      @kaldeeqa2363 Před rokem

      @@salmamaxamed8336 1:Waa inad Farah darensisa inanu isagu ahayn محور الكون yacni darensi inad ka maarmi karto oonu prioritygaga isagu ahayn hadi uu damco inu malin uun ka tago.
      2:Caring ka/إهتمام ku wa inu mar walpa dhankisa ka imada si xidhidhkasi u noqdo mid waara.
      3:Callka wa in isagu kaaga bato yacni adigu noqo qofkan mar walpa uu raadinayo ee uu xiisaynayo waayo raggu waxay jecelyihin waxa mar walpa ka maqan eenay si fudud ku heli karin lkn hadad noqoto miss available adigiyo cidla is leh inan ahan kuma fiicna waxasi be like a diamond 💎
      4:Raggu waxay jecelyihin gabadha ka oohisa ee lkn ma jecla ta u oyda.

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 Před rokem +10

    Ridhwan don't say your name people knows your name 😢😂

  • @user-kq9pe8pl3g
    @user-kq9pe8pl3g Před rokem +8

    Gofkii aan naftiisa karaameyn cid karaameyneyso ma lahan❤😂😊😢

  • @mohamedsalat1896
    @mohamedsalat1896 Před rokem +2

    Ridwanow Qofta taraxada cad qabta usheeg naftada xushmee kudheh illahy baa kukaraameye wllo 🙏🙏

  • @IamQueen24
    @IamQueen24 Před rokem +9

    Gabadha hore legendmad waaye ayadoo jecel bay isku adkaynee😂😢

    • @falastinfalastin6916
      @falastinfalastin6916 Před rokem +2

      Haa danta ku kalifeysa somahan sawabto ah wax hadi adan heleynin laisku dhegijo waa laga si socda😊

  • @SamiiraAadan-ye8kn
    @SamiiraAadan-ye8kn Před 5 měsíci

    Ala wll lambarkaaga saa ku radinaayay waa dalee qofaa raaba inaad i tijabiso biliis lambarkaaga❤

  • @abdulahiabdiahmed-jx8wb
    @abdulahiabdiahmed-jx8wb Před rokem +1

    OH! My God, Everything is Possible Coz Look This Condition, don't Worry Just Move on you Will get Another Chance, When you get That chance Keep it up Okey ❤

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 Před rokem +5

    Gabdahaha kadaaf su a alaha badan but wayo wey xishonayan

  • @nachipalpha4999
    @nachipalpha4999 Před rokem +2

    100Kii qof ba wax 20 kayar ayaaa daacad izku noqda inta klena mhan taazi waxy ku tuseysaaa inaaan waligaa qof kalsooni xaddhaaf ah aadan siin xitaa hdii uu ka mudan yahy ha siin kalsooni badan😮

  • @caliyahqurux
    @caliyahqurux Před rokem +11

    Xijab gadudka waba aniga cml😂😂😂Hada qaldanahay iyo hade kale in Aniga la e rali galiyo jeclahy

  • @UnasSuleiman-qc5gh
    @UnasSuleiman-qc5gh Před rokem +4

    In my straw vote he didn't love her but she love him and he is also not loyalty that is why he rejected to mention her ,anyway am sorry with her😊

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴

  • @user-hi5kp7mz8w
    @user-hi5kp7mz8w Před rokem +6

    Keep going wllky ❤

  • @user-qx1bk1gz7r
    @user-qx1bk1gz7r Před 6 měsíci

    💔💔💔Non walal a Cette arrête mon frère Envoyer

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +5

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @user-qc6ue1bf6x
    @user-qc6ue1bf6x Před 10 měsíci

    Wan kuparya ridhwan issak idhaf kulaha😅😅😅ridhwan wan kiwata wlx keep going

  • @RahmaMahdi-hp2xj
    @RahmaMahdi-hp2xj Před 2 měsíci

    Walal Na bark aga isuter Radhwan issack

  • @farxiyobalcad4236
    @farxiyobalcad4236 Před rokem +5

    No more wax jeceyl ladhoho 😂😂😂

  • @RuqiyaUgaassaalah-xp9qt
    @RuqiyaUgaassaalah-xp9qt Před rokem +2

    Wasaq wax aan damiir leheen waaye ku ciyaaraa gabdhaha

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před rokem +6

    Baxsan waxaan leenahay hambalyo 😂😂

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před rokem +1

    Raagoow ALLE aan idiinku dhaariyo gabdhaha kadaay qiyaanada iyo besta qof mu'minka ah ben masheego ama qofma muslimka ah please please please daadkeygoow

  • @selmayosuf1145
    @selmayosuf1145 Před rokem +1

    Mshallh🎉gabdha gulestay😊

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Před rokem +5

    Wah wlh waa qoslay xabada kowad😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 Před rokem +1

    Barnamij. Fican.waye❤

  • @fardowsamohamed7850
    @fardowsamohamed7850 Před 10 měsíci

    Baxsaney nin fican aya kujecladay ama ad jeclatay ilhi haiskukindayo aqlilow wayo hadalkisan kadaremaya❤❤❤

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 Před rokem +1

    Gabadha ugu horeyso xanaqeda waba fooda hore wiilka waxu dhahay waxayga ine iqarsanadan an rabaa hadu qofkale shegi laha haba ooyso

    • @hidan268
      @hidan268 Před rokem

      😂😂😂hoola aan heeso dumarka qaar war bax dheh nin jilec haumujin wan bartay ani raga ujaakir waayo dumarka kuadgeyo ay jecel yihiin raga

  • @nuruzizania5806
    @nuruzizania5806 Před rokem

    People are there Love onces but am wondering myself i dont get someone to Love ...nag haliradhiyo

  • @user-ou2nw9kz8t
    @user-ou2nw9kz8t Před rokem +13

    😂😂 qof aan jeclado illah haa ii sahlo

  • @user-eu8fd5ty3y
    @user-eu8fd5ty3y Před rokem +7

    Naagtii nin aminta way hoogtay😂😂

  • @salmamaxamed8336
    @salmamaxamed8336 Před rokem +3

    Ala walhi waqosleyy qof garabka is hysana kulha🤭😭😂

  • @bb_family21
    @bb_family21 Před rokem +1

    Inta nabigena SCW jecel isorac❤

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před rokem +2

    GABDHAHA SOOMAALIDA EE REER KENYA WAX BAA KA SIYA ❤❤❤❤❤❤❤
    WAABA BADHAYSE ANIGU KA YAABAYE MA GABDHAHA LA SOO HABAAREY BAA NAIROBI KU NOOL😂😂😂😂😂😂 العشق ما يتم REAL❤❤❤ 💕💕💕💕 NEVER END

    • @badriyasalaad
      @badriyasalaad Před rokem

      ❤❤❤❤❤

    • @fatumamoulid9983
      @fatumamoulid9983 Před rokem

      Maxad no cayesa saxib aniga ku nol nairobi mana habarniye nag walbo meshe isdigto waye

  • @MarianYussuf-sw7gy
    @MarianYussuf-sw7gy Před rokem +4

    Ilaahi amarkii qalbi jaab markaan maqlo farxad dareema sidii halima kuseey igatagtay😂💔 waankusalama halimo lugahaa alaaha kajaroo

    • @amalnuura4789
      @amalnuura4789 Před rokem +5

      Isku bax 𝚏𝚊𝚛𝚊𝙷 qasare xasid 🤌🏾ala naaagtas fariidsana ka tagtey😂

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 Před rokem

      ​@@amalnuura4789magaca day😂😂😂😂marian Yusuf 😂😂

    • @amraabdi3240
      @amraabdi3240 Před rokem

      Waar inte noo habare 😂😭

    • @MarianYussuf-sw7gy
      @MarianYussuf-sw7gy Před 10 měsíci

      @@amalnuura4789 lkn wan kaqabaa
      Waan cuunay iin badan

  • @sapriinapdiqani8794
    @sapriinapdiqani8794 Před 4 měsíci

    Sallahu callayhi wasllam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hanaaxmed34
    @Hanaaxmed34 Před rokem +3

    Wadhadhaq oo ma hooyadeed baa dhimatay maxay la oyni Dee jaceyl ka ayad dumaraw qalad ka fahanteen Dee kii kula jooga lajoog dee kii kaa tagana ka tag🤨

  • @nuurmaxmae8429
    @nuurmaxmae8429 Před rokem +1

    Legend 🎉

  • @Hodan3lmi-mo7ep
    @Hodan3lmi-mo7ep Před rokem +7

    Wlhi ani cid qalbigayga ma sin Alxm waxana shukansada niman badan mid walpa jecel iishegta wan aqbala 😂😂😂😂

  • @UmuuRayyan-cz9ij
    @UmuuRayyan-cz9ij Před rokem +3

    Gabdaha hindigigey badsadern bal nin sheeka bes kadaxeysa ay bal mexey sameyn leheed ninka qabo haduu magaceda shegi lahayen show weyba dhimanlehen😂😂😂😂😂😂

  • @herssowle19
    @herssowle19 Před rokem

    I love this kind of vidios

  • @mahamedamiin8652
    @mahamedamiin8652 Před 10 měsíci

    Ree Nairobi jacayl kooda waa cabsi cabsi goorma lagu soo qaracaya uun baad is dhahaysaa

  • @user-jh3sn3sh8y
    @user-jh3sn3sh8y Před rokem +4

    Hadaa saliga nabiga aad ujeedo ku sali waalal

  • @Khalidyuusuf-ep8kx
    @Khalidyuusuf-ep8kx Před rokem +2

    War ninka waxay raganimadiisu dhimtaa markuu gabadh kaga oohiyo .

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zzddffgggh
    @zzddffgggh Před rokem +2

    Ilaahow faarax aan u oynin

  • @maryanshariff5508
    @maryanshariff5508 Před rokem

    Am the first person

  • @foozia426
    @foozia426 Před rokem

    Subxanallaah mawanagsana nin inay gabadhu raadsato.

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Před rokem +2

    Gabdhaaha yaan niyada Lagadilin qofka hadaadan rebin halugooyn

  • @AxmedAxmedXuseen
    @AxmedAxmedXuseen Před rokem

    Wiilashu haday gabadhu jacaylka kaga hormato oo iyadu marka hore wiilka soo raadsato, weligoodba ma jeclaadaan. Ragu wxy jecel yihin qofky iyagu raadsadaan

  • @user-jb3xr8pf8u
    @user-jb3xr8pf8u Před rokem +3

    Ragow sidaan wax kabadala rabi kabaqa 😮😮

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 Před rokem +2

    Alla gabdhihi wey waasheen markan iyaga uunbaa wax tijaabinaya naa ninka ku raba tijaabo kagama baahna isaga ku daba ordiye meel fariista subxanalh nin imaanaya arki meysid barnaamijkan bal maxaa idin Howlay adinka anigu yaabayee

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před rokem

      Ale qosal weyna nin imanaya malahn kulaha raga mxd isla barbardhigeysan😂😂😂

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 Před 5 měsíci

    meesha nin la, aan ma jirtee
    nin diyaara bil wax ku dhamayn karaa la raadsadaa
    shaki iyo xanuun waxa ah sanadadan la isa sugayo

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 Před rokem +1

    The is no one to trust the main reason why am single alx

  • @abdirizaaqsheikhaliofficia570

    Raga Somaliyed Waxaa Ceebeynayo Oo Dumarka Ka Ooysiinayo Waa Kuwo Nacasiin Ah Oo balwad Leh, Iyo Kuwo Aanan Garaneyn Dumarka Qiimaha Eey Leeyihiin,

  • @NimcoNunow-kz2ho
    @NimcoNunow-kz2ho Před 8 měsíci

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @hamzaabdullahimuqtar3887

    Wa wel koga hirin oo rawu in oo kulawadagu arin kamt ah arimahada ah

  • @ckhadaraxmadkhaliif596
    @ckhadaraxmadkhaliif596 Před 9 měsíci

    Kafi nio ani waan lasocon jiray ilaa iyo prank yadi aad samayn jirtay waxan halkas kafahmi jiray in jacylku inanta ku yahay kolay wakhti xun way marty inantan anyway. Hadii aad hada mustaqbl kaledhy afka waxba hakaga shegin balse habdhaqan umuuji taas bay iyadu doonaysa nasibka haday go ankeda badasho. Abaal wayn bay kamudanthy oo ay dhibki hore ku ilobikarto

  • @Ramlo-
    @Ramlo- Před rokem +4

    😂ilaahow faarax hda jecel u shegto sas halii galo😏😂🙌🏻💔

    • @naaleeye575
      @naaleeye575 Před rokem

      jacayl la aan waa nolol la aan intaad qarsan lahayd inaad sheegtaa kuu fiican

    • @Ramlo-
      @Ramlo- Před 11 měsíci

      @@naaleeye575 😂Yaahu

  • @Lil_Monkey_toons
    @Lil_Monkey_toons Před rokem +2

    Ridwaan isack legend ❤😅

  • @Queen_Hamdouch
    @Queen_Hamdouch Před rokem +8

    Ridwan waxan leyahay hno noo tijaabi mid halkan jooga oo kibray😂😂😂😂😂

  • @user-fv7uz6uu8x
    @user-fv7uz6uu8x Před 8 měsíci +1

    Hoyaday ba agfadhiya

  • @garaadabdi6661
    @garaadabdi6661 Před rokem +3

    Xalimo waxaan waa filin😂😂😂😂

  • @abdihamidmohamed98
    @abdihamidmohamed98 Před rokem

    Xaaax Gabdhaha oohinta kuma fiicna 😢😢

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před rokem +1

    Magacaga ina shekin aya fican hada kadib ridwan aya kula so hdla wa qof samenaya barnamij dadka isjec sas fican

  • @user-pj3gt2ht1h
    @user-pj3gt2ht1h Před rokem +2

    Gawarta single ah isii😢😢

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd Před rokem +1

    Qofkas qof kujecel ma ahan abayo aisha ok ma uusan kudhihi lehen

  • @Hobolow
    @Hobolow Před rokem

    Waa kanaxey really

  • @hamzaabdullahimuqtar3887

    Ridhwan issaq wan kusalami niyow Inan kulasoharera Ayan rawa sen Kuga hilikara

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec Před 9 měsíci

    Gabdhow raga lama jeclaado waayo wax raqiisa ayey kumodayaan ha dhowna cidley kaaga tagayaan in today badan

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 11 měsíci

    naagtaan caasha ibrahim layiraahdo iyadaa sheekada xumaysay hadana ooyeyso waa hasha iyadaa cabaadayso geelana cunayso.

  • @HibaSiyat
    @HibaSiyat Před 8 měsíci

    Waxi qisoyin oo dadka sanadkaan dhan laso gudbiyay gabadhan shekadeeda ugu xunun badan 😢sorry wllo

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7x Před rokem +3

    Xiyab gadud wllhi isku dawecad nahy😢😂

  • @DayNoura
    @DayNoura Před 5 dny

    Radwan jabouti ayan kaaga bahanahay

  • @MaanoAbdukadir-kx9om
    @MaanoAbdukadir-kx9om Před 7 měsíci

    Ridwaan raga waad kar karisey wlhi shaqo wacan😂😂😂

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před rokem +1

    Gabadhaha waxaan leeyahay xidhiidhka 1 ilaa 3 ah maaha Mid mustaqbal keenaya ee gabadho waqtiga Ha iska luminina xidhiidhka dheer ma uu guulayso ee yaan xidhiidhku idinkaga badan 6 bil wixii intaa Ka badan waa been e iska ilaaliya