AX! 2 NIN OO MID XASLE YAHAY TIJABISAY MAXA UGEYEY KAHA HABI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Komentáře • 539

  • @sulthanterry7620
    @sulthanterry7620 Před rokem +470

    Waxaas oo dhan quraanka ayaa ka macaan yaa igu raacsan 😢❤

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Před rokem +147

    Cawa waa jimcee aan halmar ku salino rasuulkeen Maxamed scw Scw scw scw scw scw ❤

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Před rokem +161

    Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw❤😊

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +285

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤🎉🎉

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 Před rokem +19

    ❤maasha allaah RIDWAAN qaf wanaagsan ayaa tahay nin naag qabo yaan la tijaabin waa qalad weliba family giisa la joga haleys ixtiraamo

  • @nuradinegeh5628
    @nuradinegeh5628 Před rokem +66

    Shp wad ku mahadsan thy sidaa reerka farxada wada qadanaya ugu qalaysay naagtan waalan nin kle raado rag waa buuxane miskiinta reerkeda dhaqanaysa buuq haku furine 😢😢

    • @ridwaannasir4989
      @ridwaannasir4989 Před rokem +5

      Wlhi sax waye intas aniga xitaa wn ka helay dadka In buuq lagu furo ma ficno😢

    • @soso12364
      @soso12364 Před rokem +2

      Waa runtaa wllo😢

    • @amalali6951
      @amalali6951 Před rokem

      Lakin waxan la yaabanhy naagaha dabaal miya ninkeyda codkiisa inta marka AY ka maqasho mey dhar aruursato lugta furto

    • @ilwaadqurux1282
      @ilwaadqurux1282 Před rokem +2

      abyo reerk sida kuburburo sabab loma noqdo😊

  • @nazali5183
    @nazali5183 Před rokem +57

    Aniga nin naag qabo hunguri igama galo walhi hadu ii qariyo mooyee 😂

    • @firdowsahassan4350
      @firdowsahassan4350 Před rokem +5

      wallahi naag walbo waa kula mid lkn Raga waay ku qarinayan waan furi cml ayay kudhahayan

    • @nazali5183
      @nazali5183 Před rokem +3

      @@firdowsahassan4350 tan wey ku ogtahy in uu reer leeyahy hadan raja ka qabta mid kale waxa jira dumar jacel raga xasaaaska ahaaaa

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 Před rokem +1

      Raggii way yaraadeen ee waqtiga hayska luminin.

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Před rokem +1

      ​@@abdihassan4785😂😂😂

    • @istaahilsiciid7484
      @istaahilsiciid7484 Před rokem +1

      Same😂😊

  • @MohamedMoalim-fo7wk
    @MohamedMoalim-fo7wk Před rokem +29

    Bro xabadii hore talo fiican ayaa siiyay ❤ nabadon aya tahay

  • @user-oc7vs8mb3s
    @user-oc7vs8mb3s Před rokem +71

    Xarir imisa qof ila mida ee badas ba galin daacadi waa dhamaty single is the best 😂😂

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Před rokem +1

      Hhhhhhh cidba ha aaminin waaye sxbeyuser dhabankaas xiriirlaan maahan igadhaaf

    • @user-oc7vs8mb3s
      @user-oc7vs8mb3s Před rokem +1

      Kkkkkk badanba ka gala afarahas

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Před rokem +1

      @@user-oc7vs8mb3s uma maleeynaayo hhhhh sxbey dhuudhumashow armad kujirtaaa joog dadka yaan kaburine

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Před rokem +1

      @@user-oc7vs8mb3s adigu ma isku kalsonthy dadka kale daay warkoodee dunida daacadi waa buuxdaa lkn qofna guuldarada ayuu aqbalaa qofna waaba siisocdaa siwalboow uguuldareeysto kawaran isku mid matihiin jirkoodaa dadaa unaafeeyey jeceylka dadna bananka ayeey been been lataganyihiin walhi qofka iigu dhow sirtayda inuu ogaado majecli manta lkn wax qaasa majiraan asxabtayda ayaan lawadaagayaa kuuyeere sharaftii fiyuus lagu iibsanaa adna reera fiyuus kamidtahy saan filaayo

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před rokem +2

      Meesha haku duqoobin guur waa god mugdi ah gacanta geli ok

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Před rokem +26

    Xabadi hore baan 1 dhihi lahaa’
    Min naag qabo oo dharagsan intaas side dish unoqon lahayd’ samayso garoon aad adigu kaliga madax ka tahay’

  • @soso12364
    @soso12364 Před rokem +14

    Naa wlley reeraha dhisan kaleexo bisinka adigabo majclaan leheen in sidaas lagugu sameyo midkle maxd uxaasid nimeyne inanta wlshayo kla manin laan baa dunida kadhacdy subxanallah😢😢

    • @nasrocali7771
      @nasrocali7771 Před 5 měsíci

      Nin Nag kalexan maayo Taas hala Ogaado😂❤

  • @zeynabmohamedali3862
    @zeynabmohamedali3862 Před rokem +41

    Aan ku salino Xabiibkeena MUXAMED صلى الله علية وسلم ❤❤❤

  • @hodmanmohaz3931
    @hodmanmohaz3931 Před rokem +11

    500k coming soon ridwan Issack you deserve more🎉🥰

  • @Abdishakur61
    @Abdishakur61 Před rokem +14

    Gabadhan hore wxy tidhi dadku inay daacad wada Noqod baa fiicnaan lahayd, Hadana laba wiil bay tijaabinaysa 😂😂

  • @samadoonchannel4153
    @samadoonchannel4153 Před rokem +5

    Ridwaan wlhi waa nin garaad badan , Masha-Allah

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Před rokem +16

    Haf milyaan 500k coming team riwaan

  • @husseinhassanhassan6782
    @husseinhassanhassan6782 Před rokem +15

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Před 11 měsíci

    Wow Reer Sagal oo wada nin tijaabis ah,
    Amba rreerkii mus salka Laba xaasle qiyaano jacayl.

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před rokem +29

    Allaahuma salicalaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalam❤❤❤ yaa xabiibullaah ilove you

    • @abdulahmed4243
      @abdulahmed4243 Před 11 měsíci

      safiyo haye

    • @AdanabdiRaman-oy4iy
      @AdanabdiRaman-oy4iy Před 10 měsíci

      Iisoo duceeya Walaaliyaal salaada culays iga saaran adiga idaawanayow ale ii bari waa iga codsi waxa la ga yaaba inaad ducodaada agbal ii nogoto waa iga codsi

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 Před rokem +22

    Ayadii ayaan daacad eheeyn dadkale ayey daacad utilmaamee inay noqdaan😂

  • @user-dg3vp2bq1s
    @user-dg3vp2bq1s Před rokem +13

    Team Ridwan issack iisoduceeyo Murad ban leyahay asxabey in uu Aalh iiaqbala lagayabaa ducadiine idinko mahadsan

  • @faadumocabdikaafi1881
    @faadumocabdikaafi1881 Před rokem +13

    Teamkaygii ahaa kuwaan❤idinkaba qiyaanolayaaye😂maxa dad jijabisan😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +25

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-in7xf4mc3c
    @user-in7xf4mc3c Před rokem +4

    Masha alllha ridwan qof wanagsan o dadka ixtiramo wayee sas kusoco ❤❤❤❤❤❤

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 Před rokem +9

    Scw walaaloow anigu talo ma ku siyaa mid aduun iyo aqiro ku afacayisa barmaamijkan aad ku jirtaa ma sahlana base dad isqabo ka fogoow naagtan walaan ku teh nin xaase leh aha ayaan 2015 ilaa hada wax ka sugayaa oo dantiisa wata wuu ka xaraabayisanaya nocaa halis haku gelin

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před rokem +9

    Walaasha ninkeeda udaa 😂

  • @PROFESSOR__SADAM__H
    @PROFESSOR__SADAM__H Před rokem +40

    I KNOW WE DON'T KNOW EACH OTHER BUT TO EVERYONE WHO IS READING THIS NOW,I WISH YOU ALL THE BEST IN LIFE AND GOD BLESS YOU. ❤️ 🇵🇰🇰🇪

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 Před rokem +101

    Love is chemical. When you fell in love with the right person, your brain producers happy chemicals and happy thoughts. Yet, when you fell in love with the wrong person, the love you feel becomes poisonous.Choices have Consiquences

  • @mohamedmatheyhassanow1648
    @mohamedmatheyhassanow1648 Před 9 měsíci +1

    I realy love this channel.......................... Ridhwan keep going

  • @roblefarahhassan
    @roblefarahhassan Před rokem +8

    Ridwan issack boqol mar ka bdn kushegay kajar barnamishka dadka is qabo wayo guuri dhisan ayad duminaysa 👍

  • @kiat987
    @kiat987 Před rokem +11

    I love your programme ♥️♥️♥️🥰🥰

  • @cabdallaciise-xk3od
    @cabdallaciise-xk3od Před rokem +7

    Indha adeeg xabada koow lkn ridhwan Odaynimo muujisay SaaS ku soco legenoow

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj Před rokem +6

    Ridhwaan Allah kufududeyo hool adag hasaaa ❤

  • @user-db9es8ms9w
    @user-db9es8ms9w Před rokem +2

    ❤❤❤ love your videos

  • @sahrohumble
    @sahrohumble Před rokem +6

    War gabadha hore indha adaga maxa daba dhigay nin gabadh kale qabo walaley nin wad helaysaye iska dhaaf gabadha ninkeda yahuuu

  • @user-oc7vs8mb3s
    @user-oc7vs8mb3s Před rokem +24

    Axlaam naftada been ha u sheegin ninkan wlh waa dharte daacad maha ee hada isbar qabo dhadhan yhy 😂

  • @ilkacaseqayes8969
    @ilkacaseqayes8969 Před rokem +17

    Labada naag ineey hal qof yihin Ma Ala moda 😂

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf Před rokem +15

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉

  • @hanad1408
    @hanad1408 Před rokem +3

    Good job ridwaan family dhisan waliga ha isku dayin inad dumiso

  • @abdullahiabbey
    @abdullahiabbey Před rokem +22

    Respect to the girl testing the man with wife ❤🎉

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Před rokem +4

    Walaal gabareey reer dhisan ha duminin ee mid Madax banaan raadso waa iga talo waxaan adigaba qaadaneynin Alf kale ha u quurin

  • @BishaaCaas-zl4qb
    @BishaaCaas-zl4qb Před rokem +4

    Lkn 2015 qaangaadh maan ahayn lkn hada alx guri baan leehay❤❤

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 Před rokem +31

    Nayaa naag wayn ayaa tahe nin ku dhaqan kale heli gabadha ninkeda u daa plzz 🙏 gabadha ninkeda udaa nag qurux badan tahay naag wayn tahe nagihi sanadkan washen

    • @rayanhassan6389
      @rayanhassan6389 Před rokem +2

      Ma aragty Nin naag leh maxay ku falayan mid kaligiisa ayayba helayan

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před rokem +1

      ma kaagad u baqday mise wa u malaysay😂😂😂

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Před rokem +1

      35 Kor u dhaafta ninka maba jecla Ayadaa daba Ordaysa 😂kalsoni maleh waa Guumays sorry

    • @indhouroon2213
      @indhouroon2213 Před rokem +1

      Maxa loogu dayna ma ayada dhashay mise ayada lo gude 😂ninka afar u banan asagane utala wajibad kisa su u gadan laha nina hal naag Loma gudin berjileca dhada gabdho ninka kaliga maso gadana 😂

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Před rokem

      @@indhouroon2213 Maskiin Jac sooluma Dhajin mise adiguna xanjo taha Sorry 😢

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před rokem +11

    Codkeeda ayaa gartay waa safiya ku mataleeysay musalsalkii khiyaano jaceel ee asad la dhalatay 😃😃

  • @asmaahmed5744
    @asmaahmed5744 Před rokem +9

    naagta wareersan inay familka dhisan dumiso rabta

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Před rokem +9

    Ninka xaaska leh iska daaya
    Qoooq is not ease 😂😂😂😂

  • @abdiqaniahmed2070
    @abdiqaniahmed2070 Před 9 měsíci +1

    The second girl is beautiful

  • @khadarkeywiilkariyada6934

    Ridhwanow waxa noqotay wadno kurkurka jecelka 😢😂😂😂

  • @sacdiyoabdinur5524
    @sacdiyoabdinur5524 Před rokem +4

    Dulqad badanaa gabadhu ilmihii dhashay waqtigaa ayaaba 9sano galay

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před rokem +6

    Axlaam baan u jeedaa sagal minyaradeedii🤣🤣🤣

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před rokem +19

    Ahlamey ninkan daacadi ka dheere intad dhowdahay ka tasho😂😂😂 hadii kale waliga sidaa qoyanta u ahow 😂

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před rokem +2

      abyo qoyanta imicnee pleez mxaa lagawadaa wamaqlaa lkn wafhmi waaye

    • @kaldeeqa2363
      @kaldeeqa2363 Před rokem +1

      @@aminaamish242 wll malaha idinku waxad u taqanan damiin hadanan khaldanyn
      Qoyan waxanu nidha qofka jilicdasan ee sida inantan oo kale iyado arkaysa lagu dul shaxo

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před rokem +1

      @@kaldeeqa2363 haa wafhamay asantee qaaliyey haa waa qofka miskiinka zaaidka eh

  • @Hugoyyyyyyyy
    @Hugoyyyyyyyy Před rokem +1

    Gabdho 1year hadhaafinina xariirka qof aan diyaar aheen wakhti haku luminina fadlan

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před rokem +12

    Taxile marka horeba dacad ma ahayne iga qalee kulaha Ridwan wuu iga qosliyey😂😂😂😂

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Před rokem +1

    Come soon 500k i.a❤❤❤

  • @user-uv4lb8uo7z
    @user-uv4lb8uo7z Před rokem +4

    Nin nag qabo hakudalina gabdho waqtiga lee askadumina

  • @suldanosalat
    @suldanosalat Před rokem +6

    Legend keep going bro 🥰

  • @aliabdiqaliiq4556
    @aliabdiqaliiq4556 Před rokem +1

    Keep going my brother ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 Před 5 měsíci

    Waaaw tiim sagal ayaay caawa ushidantahay safiyo axlaam waanka xumahay lakiin safiyo

  • @adowadan5650
    @adowadan5650 Před rokem +3

    Ridhwaan is not Easy

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Před rokem +9

    Ridwaanow barnaamika kala bax doqaag sosamey yQey😂

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před rokem +2

    Inanta koobad walaal ka koowad ka fogow han kaaguna ha dhaafo minyaro wax khayr qaba Allah ha ku siiyo

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Před rokem +5

    Gabdhahan filimka laba xaasle oo sagal channel keeda ka soo gala bay ku jiraan 😂😂😂😂😂😂

  • @Abusafwan
    @Abusafwan Před rokem +4

    ❤❤❤jaceyl ka hawaaro legend xamar one weeks 😊nagu sobooqo dadbaa qoorta iska galaaya wllhi

  • @SuheyraMuhumed-od8rg
    @SuheyraMuhumed-od8rg Před rokem +1

    Safiyo mesha maxaa ku kenay away filmgii ad jilijiren adi iyo sagal asad abdiqadir film qaybtii dabe nosodayaa sheekadan naga dhaafo

  • @MrBulle252
    @MrBulle252 Před rokem +2

    Ninyahoow gabdhaha maxaa ka qaldan, ayadoo laba nin shukaansato ayeey rabtaa in daacad loo noqdo. Walba may laba maalin kala tijaahiso😢

  • @istaahilsiciid7484
    @istaahilsiciid7484 Před rokem +5

    Cade bes aa u aqaana kulaha😂naa ninka aan ilaa awoowihis hadaanu ii shegin maba i jeclo😂

  • @ShamsoHappy-vf9wz
    @ShamsoHappy-vf9wz Před rokem +5

    Nin naag qaba maba ii cuntamo waa duqoobi karaaa😂😂

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz Před rokem +20

    Tan kowaad doqonsana 😢gabar maskiina haday ninkeda ka shukansatay maxay hada utijaabin

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 Před rokem +1

    Reer islaam ah gurigoda ha dumin ee nin aan naag qabi iska doono waxan ka hadla Gabadha 1aad

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj Před rokem +4

    Axlaam hanpalyo waa gulestay ❤

  • @JaceelowAbashakiih
    @JaceelowAbashakiih Před rokem +2

    Ano fiirsanin like big bro so badii 🎉🎉🎉❤

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136

    Taxiile daacad ma aheen kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před rokem +18

    Maanta Barnaamijka Waaba kooxdii khiyaano jecel asad xaaskiisii labaad 😃😃

  • @maryanyare673
    @maryanyare673 Před rokem +4

    Ridhwan walagakala cararoya war warkn jojii wryah😂😂😂

  • @shamsaomar9076
    @shamsaomar9076 Před rokem +2

    Daanyeeradaas waan slaamayaa.
    Walaleey ninka Naagta qaba ka hadh pllllz. Bedel khyr qaba Alle hku siiyee,walashaa hka Oohine.😂

  • @isabellaali7835
    @isabellaali7835 Před rokem +1

    In aan xiriir la heen wn idinsalamy

  • @sainabdahir3829
    @sainabdahir3829 Před rokem +1

    War intee laga helaa wallo wnku baagnaay qof baad iitijaabinesaye😢

  • @faizaabdulrahman7905
    @faizaabdulrahman7905 Před rokem +3

    Dumarka qaar waa cawano wlhi nimanka xasideen maha mana wada xumo lkn dumarka cadaw isku ah

  • @user-zh2eh9vr3c
    @user-zh2eh9vr3c Před rokem +2

    Ridwan wlhi ha aska dhish xumado lkn waa waxkarad wuu kaqaleye marku dhahay nakda lajokaaa

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 Před rokem +2

    wlh wa runted sax masha allah xikmad aye ku hadashe

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 Před rokem

    Ay sanaa naagtu dadkaa isku diroosa kulaa ninka cabaar uu warwareegaye ridwan isak wa dacad o narnamijkisa dacad ayu u waresanaya de ninka cabaar u ka war wareegaye. Kalaha dadkaa isku dirosaa❤

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Před rokem +10

    Barnaamijka dhameyt yaa comments loo soO ordine 😂😂😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 Před rokem +3

      Adi yAa ku baneyy comment inaa soqorty yab😂😂😂

    • @sjexchange-je1hp
      @sjexchange-je1hp Před rokem

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sjexchange-je1hp
      @sjexchange-je1hp Před rokem

      ​@@nishapep1517😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ar adiya gacan Ku tagay lugna wan kugu daray

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 Před rokem +4

    Gabdhan aday kugu so baxaysay rudwano axlaam😅😊

  • @fihiimacabdi6980
    @fihiimacabdi6980 Před rokem +1

    Manta anaa ku jira kulahaa gabadhu ma intaabay ku qanacadayi sorry dhe ninkaasi inuumagaceega sheego duruuf baa kulalifitayi ee ani raygayga ha jecelaadee waa godadle😂😂😂😂😂

  • @khadarkeywiilkariyada6934

    Qoftan danbe quruxlay waye Wlhi m.a 😢

  • @mohamedali4884
    @mohamedali4884 Před rokem +1

    Maxamed Hadaa maqasho👑 Marwalbo Waa Boqor Waa Romantic Caadi Mahan

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Před rokem +2

    Naa safiyo 2015 ilaa hada maxa lagu shegihayi tan kale adaabo qiyanoley ahee maxad😢daaacad karabtaa😅😅

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Před rokem +2

    Ohadaaa maada shaqo fiican qabta ridwaanow markuu isgo tagsiile yahay😂😂😂😂

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 Před rokem +5

    Wiilal inaa iitijabiso kulahaa😂😂

  • @user-xh1yz6bo4v
    @user-xh1yz6bo4v Před rokem

    Safiyo axlaam San wamaxe is barqabta niyey😢❤

  • @aishaismail5626
    @aishaismail5626 Před rokem +2

    Ahlaam from househelp to asads wife😂😂😂😂

  • @user-if1el5ov4d
    @user-if1el5ov4d Před rokem +2

    Safiyo io axlaan nocaan ma tihin 😂😢

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Před rokem +2

    Gabdhahan wlhi Kenya joga khater waye

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před rokem +1

    Caawa dadka ruwaayada jilaayay ayaa caawa iskeenay axlaam iyo safiyo❤
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FathiaHassan-dr1hm
    @FathiaHassan-dr1hm Před rokem +3

    Kaape mida kaa maqan shaqo aa sharaf leh, Yarka taksiilaha sida inuu liito ayad kasoo booday ha iloobin adigu meesha nolosha ka biilato waa in dad ku daawadaan ood wadada istaagto xumaan maahan lkn waa shaqo xususnow marka dadka kale haku digan
    Tan kale barnamish daadihiye ayad tahay dadka faallo ama comment haka bixin adiga ridwaan ah taa u daa daawadayasha iyo qof lamaanaha la ah oo dadka hakala dilin

  • @UmulkhayrAhmed-wo9pr
    @UmulkhayrAhmed-wo9pr Před 6 měsíci

    😂😂😂😂ridwaan reaction ka wajigiiso kaliyaba iga badan

  • @ubaxxasan1218
    @ubaxxasan1218 Před rokem +1

    Walee inaana nin tijaabineeen hhh

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Před rokem

    NAAGTA AAN KAHADLAYO WAA SAFIYA AXMED WAA DOQON

  • @user-zh2eh9vr3c
    @user-zh2eh9vr3c Před rokem +2

    Scw

  • @quenzahraa5055
    @quenzahraa5055 Před 6 měsíci

    Meel lagalo soo xariiro majirdo aboowe mcn😢😢😢