AX! NAFSIGI GALA IGA SO BAXAY SXBKAYGA JACELKI GURI KUBALANSADAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Komentáře • 624

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před 11 měsíci +190

    Subxana Allah Ridwaanoow ninkan aad maanta la qoslayso oo ku fanaya in uu ka sinaystay naag ma kuu fiicantahay caruur miyaad lacagtaad ka samayso ku korin doonta Allah in aad kabaqdo isku day oo aad dadka dhalinyara aad caadi uga dhigto faaxishada waxaan waa faaxisho subxana allah

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man Před 11 měsíci +8

      Waa dayuus ilahay baa ka jaraya hadii uu faaxishadii uu sameeyay ku faanayo

    • @samatarsheikh3375
      @samatarsheikh3375 Před 11 měsíci +4

      Jahil nimada Mel mala tag naagta muusan xoogin ayadaa waxeeda dhiibatay carurta aad shegeyso xagey jogaan carurta ayaka ayabo kaga shekenayo sida la isku cuno

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 Před 11 měsíci

      ​@@samatarsheikh3375naya markay ogoshahay zina la dhaha markii la xoogana kufsi marka maxa isku qaldesa

    • @habibamursal3942
      @habibamursal3942 Před 11 měsíci

      @@samatarsheikh3375 walee adigaa jaahil ah

    • @SumayaSaeed-nq1ci
      @SumayaSaeed-nq1ci Před 11 měsíci +9

      Muhiimada dhan waa in nabsiga uu geysty ee kaso baxdy asna uu ushegayo si ay dadka ugu cibro qatan

  • @sheikhabdinasir8475
    @sheikhabdinasir8475 Před 11 měsíci +103

    Wiilka Zaaniga ah Gabar Zaaniyad ah ayui leeyahy .😢 Wiilka waa naagsan Gabar waa naagsan ayuu leeyahy Allah says in the Quran ❤

  • @mohamedadenabdigangstar8271
    @mohamedadenabdigangstar8271 Před 8 měsíci +38

    Wll illah dartis igu soduceya qof ba iga xanunsane illah dartis igu soduceya 🤲 😭 😭😭😭😭😭😭

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 11 měsíci +205

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🫵🏻🕋

    • @ahmedmohamed-jj9fo
      @ahmedmohamed-jj9fo Před 11 měsíci +3

      Koko horba majoogtaa

    • @RahaAbdow
      @RahaAbdow Před 11 měsíci +2

      ❤❤❤

    • @AbdihakinAbdi-ke3ul
      @AbdihakinAbdi-ke3ul Před 11 měsíci +3

      Wcs

    • @hajiahajiali4188
      @hajiahajiali4188 Před 11 měsíci

      صلى الله عليه وسلم

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Před 11 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 Před 11 měsíci +45

    Cajiib dambiga galay kamuu qiiroonayo lkn gabar qiyaantay wuu uqiiroonayaa😢😢 Allow waxey doqomadu sameynayaan hanoogu caroon
    RIDWAANOW ADNA QOF NOOCAANA INAAD WAREYSATO WAA AKHLAAQ XUMO EE SIDA ISKU DHAAN

  • @suldaansacaytuunofficial9923
    @suldaansacaytuunofficial9923 Před 11 měsíci +17

    Saliga maalinta jimcaha ah wax ka khayr badan majirto aan ku salino nabigena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @S88mustaf
    @S88mustaf Před 11 měsíci +54

    Kusaliya nabi muxamed scw❤❤❤

  • @funnygirl8993
    @funnygirl8993 Před 11 měsíci +21

    Subxanallah Wilku Hada ma Isla qumanyahay waxan maqli jiray Nin Adunyo joogow maxaa aragti ku laaban Allahu Akbar illahow khatumada no wanaaji Amin allahuma amiin 😢😢😢

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 11 měsíci +63

    Waa ceeb in wiil yar oo garaad xun oo aan xishoonaynin aad waraysato hadana wajigiisa furan. xataa waalidkiisa kama xishoodo.
    DUMARKA HADAAN IS ILAALIN, Rag way ku adagtay in gabar dayacan iska daayo ee dumaroow is ilaali❤

    • @hamdiqoje172
      @hamdiqoje172 Před 11 měsíci +4

      Tnks abyoh

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 Před 11 měsíci +3

      Ninka waxaa laga dhadhiciyey adigu xuman ma lihid oo nin baad tahay

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 Před 11 měsíci

      @@aminaabyan6373 Qurux, Nin walba waxaan ma sameeyo. oo ceebtiisa banaanka ma keeno

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 Před 11 měsíci

      @@hamdiqoje172 ❤️

    • @maryanabdi5865
      @maryanabdi5865 Před 11 měsíci

      ​@@aminaabyan6373💯✅️🥺

  • @Samiaahmed-b3j
    @Samiaahmed-b3j Před 11 měsíci +20

    Ku sali nabi maxamed scw scw scw

  • @fatumahassan4381
    @fatumahassan4381 Před 11 měsíci +97

    Cawa waa jimco xabiibkeena Anku salino❤

  • @aboubakersadiq-zn2qw
    @aboubakersadiq-zn2qw Před 11 měsíci +19

    Cunug yahawn tawbeed keen jacayl kuma hayee cuuqubo ayaa ku haysee wa iga talo thanks 👍

  • @RakiaAbdillahi
    @RakiaAbdillahi Před 11 měsíci +38

    Dislike iyo unsubscribe qof wlba ha yirahdo wilkani xuman bu ku dhacay wuna ka shekayn meshi tobad ken iyo inu dib iskugu labto ahyd bad adiguna ridwanow si faafin xumnta meqa da'Yar kugu xiran Alle ka cabso oo wxn ka saar dad badan ba wax fican modaya cabsida Alle hakugu waynato

  • @AHMEDSIYAAD-hs1vw
    @AHMEDSIYAAD-hs1vw Před 11 měsíci +61

    Aduun Sino lagu Faanayo baan joognaa ilaahow Khaatumadda noo Hagaaji. 🤲🤲🤲

  • @HamdiadanXamdiadam
    @HamdiadanXamdiadam Před 11 měsíci +16

    Gabdow is ilaliya dunidan raag majogan raga wakuwi hore abayashena cml waxan cmla raga kujira oo dumurka sharaftoda banaka kenayo aqashay😒😠😎

  • @ahmedkhadar1721
    @ahmedkhadar1721 Před 11 měsíci +50

    This story has a moral lesson which is never hurt someone's heart and if so expect that your heart will be damaged .May Allah protect our hearts

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 Před 9 měsíci +1

      Aamiin yaa Rabi
      he deserve that because, he is player.

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 11 měsíci +8

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před 11 měsíci +12

    Subxana Allah subxana Allah qaxii ,xeryihii xaqootiga dhibay keenen

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 Před 11 měsíci +57

    Allow qof walbo Muslim ah muradkisa usahal yarabi amin 🙏 🤲 ❤

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Před 11 měsíci +8

    Soomaalida maxaa ka qaldan,bal fiiriya waxa lagu faanaayo oo wanaag moodayaan,heer waxaa la marayaa xumaantii ( senedii ) oo mediaha lala soo fadhiistey,wuxuu ku faraxsan yahay wiilkaan denbiga weyn uu galey inuu ku sheekeeyo ayuu ku faraxsan yahay !!! Allaah aynu ka cabsoono.

  • @faysalabdi1915
    @faysalabdi1915 Před 11 měsíci +37

    Ridwan Isaaq Wan Ku Salamay Marka Hore Tan 2aad Qashin Kaan Oo Kale Ha Soo Qaadan Channel Kane Ha Iska Haleen Ilmahaan Baadiyaha Ku Dhashay Waxaani Faan Buu Moodaa Shekadaan Hadey Run Tahay Wan Ku Farax Sanahay Coz Sxb Kiis Ayu Qiyaanay Asigane Waa Laga Aarsaday Midakale Cawa Waa Jimco Qashin Kaan Kasaar Meesha Or Washamsi Iska Ilaali Maalmaha Soo Socda Salaam

  • @khadarhassandahir389
    @khadarhassandahir389 Před 11 měsíci +23

    Subxanala Xuman aad samaysay oo ilahay ku asturay miyaad kufaanaysaa ilahay ulabo

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před 11 měsíci +14

    Subxanallah gabadha mustaqbalkeda aya ku ciyartay Allah u towbadken

  • @abdikadirmuse1505
    @abdikadirmuse1505 Před 11 měsíci +61

    Wilkan yar wuxu isoo xasusiyey qiso ka dhacdey guri nagu dhegnaa oo iskabulo laheyd😂ragu waa bahalo iska ilaaliya 🙏 gabadha malintaas xijabkeeda ayey kacaraetay maskinta😂kii sidaas ku sameyn rabay manta waa naga hoseyaa alaya raxma😢
    Gabadhii 2 sano kadib nairobi ayey nala jogtay iyadoo shaqaalo inoo aheyd..
    Ma anan dareen siin waan kaxishooday inaan wareysto,inkastooy is difaacdey xumaan sameyn hadana wxn isdhahay yey qalbiga kajabin.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 Před 11 měsíci +9

      Nin wax fahmayaatahy maashaa allaah

    • @safiyoxaajicusmaan1846
      @safiyoxaajicusmaan1846 Před 11 měsíci +5

      mashallah allh qalbigaga ilaaliyo sidad u ilaalisey qalbigeeda aaamiin yaa allh

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před 11 měsíci +1

      MashaAlAh

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 Před 8 měsíci

      Maxaa ku dhacay gabdha kiniin miyuu siyay iyadana? Maxana isku guri kenayna

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 Před 8 měsíci +6

    Dhalinyarada qoxotiga ka imanaya dhaqan xumo dhibta waa burka UN ta lagu soo koriyay lkn Ridwan sxp Waxaan waa dhaqan xumo qof sinaystay inad faafiso shekoyinka nocan ah 🙏🏽

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 Před 8 měsíci

      Dhaqan xumo iyo Diinxuma laysku darsaday. War wuxu walid malahan miya

    • @OmarMaow
      @OmarMaow Před 7 měsíci

      Qofkasi hadlaYo inad wax dhantid camal uhadal ee kumanan qof aadan aqon ulehen wexey marayan oo culmo iyo dad waalid kaga camal eh kujiran hacaayin hana usawabsan maalin an manta eheen in lagu weydiiyo sawabta aad usintay dad aadan aqoon (Qaxotiga dhan).
      Mhdsd.

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 Před 11 měsíci +34

    Bisinka gbr oo wiil guriges imaneyso 😢 adduun ka doon wye

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 Před 11 měsíci +13

    Qofku marku xaarmi yahay wuxu jeclanaya qof xarami ah subxanlh
    Waxa gaysto walaga jaraya lasoco😢

  • @abdireshidahmed4592
    @abdireshidahmed4592 Před 11 měsíci +21

    Oo Hada Waa Sinaystay buu Ku Faraxsan yahay Miyaa So sad 😭

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 11 měsíci +10

    Kan ma xishoonaayo gabar mala dhalanin,ma dhalin mana dhali doono
    Waa aqlaaq xunyhy gabdhaha ha aflagaadeynin dheh
    Waa is cajabiyey

  • @maxamedcabdicumar9075
    @maxamedcabdicumar9075 Před 10 měsíci +3

    Ridwaan sumcada soomaalida,,tan gabdhaha,,tan diinta ah,,dhalinyadada,,tan diinta waa in aan ilaalisa

  • @andulahihirmoge5826
    @andulahihirmoge5826 Před 10 měsíci +4

    kusali nabiga mahamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dr.sh.cabdikarimcalirafle7116
    @dr.sh.cabdikarimcalirafle7116 Před 11 měsíci +14

    Waa caaqibada xumaanta qofkii sinaysta dayn buu galay dayntaasna waa la bixin doonaa waliba gurigiisa ha noqotee😢😢

  • @abdisalamabdullahi1142
    @abdisalamabdullahi1142 Před 11 měsíci +17

    Wlh wa qisa xanun badan raga Kan oo kale Aya kujira gabdhana somaliyad fadlan sharaftina ilashada please 🙏🙏

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Před 11 měsíci +15

    الله هو العادل ❤

  • @user-uv2rk5eb7m
    @user-uv2rk5eb7m Před 11 měsíci +8

    Waxaa la dhahay qof walba wuxuu beertay ayuu goostaA

  • @user-cl5xd3bv1p
    @user-cl5xd3bv1p Před 11 měsíci +10

    Kusaliya nabi Mohammad ❤❤❤Scw

  • @maxamedcabdicumar9075
    @maxamedcabdicumar9075 Před 10 měsíci +2

    Ridwaan sheekadan oo kale in aad soo dayso maaha dhaqan somali ahaan iyo diin ahaan

  • @user-nq6vu6zx8z
    @user-nq6vu6zx8z Před 6 měsíci +1

    Wallhi xanuun waaye lkin ilaahy qalbiga haku qawoojiyo sxb 😢😢😢

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 Před 11 měsíci +10

    Qof walba waxuu sameeyo waa laga jarayaa taas haogaado haba kaasoo daahdee hada waxa arkan ninman kufaanayo waa sinaystay ilaah adaa noomaqanaa dambiga noo dhaaf oo yaan xishoodka katagin tan waa aduunyee qof walba hais ilaaliyo hadaa ogaan lahsydee naar idin sugaysa waxa kumaad dhawaateen kumana dhacdeen😢😢😊

  • @Unseenstar963
    @Unseenstar963 Před 11 měsíci +4

    Subxnlh waxay zamankan xumanti qisa laga dhiga managa aqira ku marqati fureyna ilaahey hakuso hadeyo wllo danbigagana hadhafo anakana ilahey nama fidneyo

  • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
    @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc Před 11 měsíci +23

    Wilkan shekadisa wxa kaga cad in gbran la rabin lagu ciyarayo mustaqbalka gbdha yaga is dhiga mesha nin hdu kurapo kuma hunguriyeynayo wllhi 😭😭

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 Před 11 měsíci +3

      Waaben waxas ninkste wa isku mid hadu jaanis kugu helo😢

    • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
      @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc Před 11 měsíci

      @@drsayaanmohammed4725 horta marksta wa meshan is dhigno lkn nin ankurabin wukhuso dagdagin

    • @AhlaamMohamedAbdullahAbdullah
      @AhlaamMohamedAbdullahAbdullah Před 11 měsíci

      @@drsayaanmohammed4725runtaa abyo

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 Před 11 měsíci +1

      walhi been mahan anagaa waxkasta naloo qaban jiro oo sidii nag laqabo naloo biilijira wax barsho iyo hospital iyo kiro iyo biilb iyo dalxiis iyo xataa hooyaday in lacag la iigudiro la isku kaayadara damac daafe waligy hdal xun nalama dhihin marka nin kujecel xumaan kuuma quuro

    • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
      @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc Před 11 měsíci

      @@ayanabdirahman9654 haa abyo wasax nin marku kurabo wd ka adagtahay mrka raptana wuka adagyhy

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 Před 11 měsíci +5

    God ha qodin haddaad qoddana ha dheerayn ku dhici doontidnee ma ogide
    Gabdh hadii damac kaa galo ka feker mustqblkaaga iyo midka caruurtaada iyo midka aad mustaqbal wadaageysiin waxkstaa waa dhici karaane.
    Any way alle qalbiga hkuu qaboojo pro

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 11 měsíci +7

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @user-xj1ql1sd7k
    @user-xj1ql1sd7k Před 11 měsíci +7

    Dayuus ayad tahay saqajan ayad tahay Amin magashid hoyadaa wase

  • @abdiazizabdalla4675
    @abdiazizabdalla4675 Před 11 měsíci +3

    Ridwanow barnamijkagi laga bartay manta mowduci wa kabaxday nin kawaramaya inu macsiyeystay ayad dadka hortoda kentay adna wa u camiraysa labadinuma Allah kabaqa

  • @yussufomar3446
    @yussufomar3446 Před 11 měsíci +10

    Alle haku soohanuuniyo subxanallah

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 Před 8 měsíci +1

    Subhanallah, walal Ilahaay kacabso bukshada hafasahaadin. Ninka sinada kufaanaya umada haso hordhigin.haadi Ilahaay uceeb asturay muxu isukeeney shirka. Dadkasa ugu cadaab xunva layidhi denbiyadi Ilahaay uqariyeey ayagu sheegsheega, Allahu manajeyna.
    Ridwan wa ig nasteexe sidan waxka badal oo llaahay kacabso.

  • @user-wh2zc9xp5u
    @user-wh2zc9xp5u Před 10 měsíci +9

    Allh is one❤

  • @khadarjamac680
    @khadarjamac680 Před 11 měsíci +3

    Wlhi waa aduunyo macaankii kadhamaday😢😢😢😢😢sumxaanalaah

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 Před 11 měsíci +31

    Ridwan waxan kumodiii jireey niin wax garad ah lkn mantaa lagaa bilawo and fellow kudhahaa kumanaa dawan dono niin gabdh xumeyeey ayad wareysaneysaa wtf 😢😢😢😢

  • @SaadiyaAbdirahim-vx9nu
    @SaadiyaAbdirahim-vx9nu Před 11 měsíci +13

    Ridwan aboowe don't post videos like this markale💯💯

  • @farhanmoho5905
    @farhanmoho5905 Před 11 měsíci +13

    Waryaaheen lambarka rudwan issack iso raadiya qofkii haaaya heyso qaabto guys Inshallah wan idin sugaya

  • @user-kx3lp5nz3d
    @user-kx3lp5nz3d Před 10 měsíci +2

    Waxad samesau le lagugu sameyay ALLAH ha ku cafiyo qaladkanh waxu ka imana waxa yalaha an ALLAH raliga ka ahen o laska samenayo 😢

  • @user-pt7yb4ry5x
    @user-pt7yb4ry5x Před 11 měsíci +9

    Horta wallalkayow ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo Hana kusiiyo badal khayr qabo inshaa allah waad heli ee bishaarayso
    Ilaahayna waxaan kabar yayaa inuu iidaayo 4 libaax ee ilaashanaya ee iladhadhay ❤

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 Před 11 měsíci +9

    shekadhan weyigusooctah wlhi ❤❤😮 from tiktok😊 to the legend ridhwan isack ❤🎉

  • @RuqiyaUgaassaalah-xp9qt
    @RuqiyaUgaassaalah-xp9qt Před 11 měsíci +5

    Subxaana Allah ninyahow ilaahey u toobad keen

  • @abdiali651
    @abdiali651 Před 11 měsíci +29

    Subxanallah ninkan macsida iyo fisqiga kufaanaya walaalow maxaad wareysanaysa dadka waxa ogu xun qofka inu macsidii uu galay kasheekeyo

  • @AbdiqaniXakar22
    @AbdiqaniXakar22 Před 11 měsíci +13

    Macuno WaloCunaa Kashekey🙌😂😂

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali Před 11 měsíci +2

    Subxaanalah ilaaheey ha soohadeeyo sinada waa wax aad uxun qof xun wuxuu helaa qof xun

  • @muhiimjalato440
    @muhiimjalato440 Před 11 měsíci +2

    Ninkan waa ay ay dhalay waa noca wajiga ina laga garaco mudan dhilaygu😏 uf fidwankan la qoslayaba igaga daran🥺

  • @duniyomacalin503
    @duniyomacalin503 Před 11 měsíci +2

    Ridhwan washamsi halagu qado somaliyey xumanta bu fafinayaaaa

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 Před 11 měsíci +11

    Nacala xaranka aa tahay war nio ninkan riwadn qashin ayu noqde wlhi waxan cml inu so daya ma ahan uuuf

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 Před 11 měsíci +3

    Ku xisabtan gabar iney kula dhalatay Wiilkaan waa wiil yar waxa ku dhacayna waa arin xanuun badan lkiin shekadiisa waxan ka bara karnaa naag iyo ninba midna habarin hana siin qofka aad mustaqbalka karabtid wiil iyo gabarba telka lamanahaga in kastoo wiilku uu qalad ka soo galay saxiibkiisi nagtii u baray inta balan saday oo qol cidlo ah dhex geestay oo wuxuu rabo ka samestay lkiin Tana waa dhigaalkii saxiibkiis allh qalbiga haku qabojiyo wll allhna u Tobad keen intaasna denbi dhaaf allh hakaga dhigo xanuunka aad darentay😢😢

    • @DeeqoAlihassan
      @DeeqoAlihassan Před 11 měsíci

      Farxadaada lama sheeg sheego 🙂 waxaa jira dad kaa bur burinaayo

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 Před 11 měsíci +10

    Dhaqan xumo another level eh waaye tan 😂😂😂😂

  • @SirathoSuleiman
    @SirathoSuleiman Před 11 měsíci +34

    Jumca Mubarak To All Muslims 🙏❤️

    • @sabarin1999
      @sabarin1999 Před 11 měsíci

      Jumca Mubarak

    • @Abdicalanle
      @Abdicalanle Před 8 měsíci

      Maxz jumca mubarak ah meshan balayada ka dacdqy

  • @Wadani924
    @Wadani924 Před 11 měsíci +2

    Saxardiidow saaxiibkaa baad naagtiisii ka wastay, adna saaxiibkaa kale baa kaa wasay. Labada Xaliimo na shuubooyin bay ahaayeen markaa saaxiib hore uga soco ee ha ilmeyn.

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 Před 11 měsíci

      Isaguna waa sharmuud

    • @Wadani924
      @Wadani924 Před 11 měsíci

      @@kafiyaabtidoon4043 ninku ma noqdo sharmuud ee isaga baa ka dhiga wax sharmuud.

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 Před 11 měsíci

      @@Wadani924 wuu noqda labadoodu waa isku danbi

    • @seynabahussein8776
      @seynabahussein8776 Před 11 měsíci

      😂hadalka aad soo qortey waa iga qosliyey nio

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Před 11 měsíci

      😂😂😂😂macuno waa loo Cuna Aa maqli jira 😂

  • @quendeeqa2930
    @quendeeqa2930 Před 11 měsíci +15

    Waxaa ogtaaa nin waliboo gabar xumiyey walshii ama gabdhis bay u dambeysaa😢😢😢

    • @zihaamzhiike
      @zihaamzhiike Před 9 měsíci

      Ad io aad abyo

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 Před 8 měsíci

      Waa been Qof ayaa khalad ka galay qofkaas ayaa alle ka jadhayaa lkn Qof aan dulmi galin alle dhib matusinmayo lkn somalida baa iska. Dhahda

  • @hamdiaahmed2603
    @hamdiaahmed2603 Před 11 měsíci +11

    Waxan jogna funi macankii ka dhamadey wllhi wa zaani ku faraxsan wuxu sameye kana shekeynayo 😢 ridwanow wil sharaf leh thy mar dambe hano kenin qof zinada ku fanayo,imagine hadii familkisa dawadan qalpi jabaka ku dheci dono xasbunallh

  • @mumtazhasan-le9es
    @mumtazhasan-le9es Před 11 měsíci +10

    Horta dadka nayroib ku noli dhaqn xuma wanka yape😂😂😂 dad an is qabine o hadn guri isala galya wayapnhy ano😂😂

    • @gulwadeadan689
      @gulwadeadan689 Před 11 měsíci

      Daqan xumo Nairobi keliya maahan ee waa mel kasto wll 😂😂

    • @mumtazhasan-le9es
      @mumtazhasan-le9es Před 11 měsíci

      @@gulwadeadan689 kaliya waxy sameyan dadkle ma sameyn sory cid lam qabto dhaman xumad

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 Před 11 měsíci

      Mel walbo oo nin iyo nag jogan san waye Nairobi bis maahan🤔nin iyo nag melkasto wey kukulman runta rabi aya igu jcl

    • @mumtazhasan-le9es
      @mumtazhasan-le9es Před 11 měsíci

      Al mayne hadba aniga xagyaga lagma yaqan xita kamn maqla maxd ka dudi wa la ogayhe

  • @mohamedaden2083
    @mohamedaden2083 Před 10 měsíci +1

    Ridwanow Sxb wan ogahay in ay waxani shaqadada tahay lakin wall dee ciyalka xafada hanagu soo badinin waxani Waa malayacni iyo labo labo

  • @lifeistooshortbehappy4227
    @lifeistooshortbehappy4227 Před 11 měsíci +4

    GURI NIN HADAAN U RAACO HABA IXOOGO DAAYE HA IDILO DOOFAARKA MIDA KALE THEY DONT HAVE SIS MIYA NIMANKAN WALEE NINKII GABAR XAARANSASO WALAAAHI AA U MAQAN

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 11 měsíci +12

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro #Sahantoosan

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Před 11 měsíci +4

    Wuu isla qumanyhy subxanllh intuu macsi ku dhacy si fcn bay kuyeeshy taas 😂nabsigii sxbkaa kaasoo bxy

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc Před 11 měsíci +6

    Subxaanllha waa adunyo gadi waxan maqalaya hadalo dhagahayga ku cusub shukaansigu waajiray waa lays gursan jiray lkn yaab 🤦‍♂️🤦🏻‍♂️

  • @HusseenAfrah
    @HusseenAfrah Před 8 měsíci

    Subxanallah miyey gabar kula dhalan maba isla quman tahay yahuu ridwan lacagta meel xun ayo kagaley welibo waa iska qosleysa mana wanineysid

  • @sihaamiftiinmuxamed5676
    @sihaamiftiinmuxamed5676 Před 11 měsíci +3

    Riddwan wxan oo kle kaman filanen wilkan wxan Allh swt oga baryaya inu nafsiga io xumanta uu gesty Allh kaso if bixiyo 😢

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw Před 8 měsíci

      Walaahay waan yaabay.ruux noocaan ah in Umadda lahor keeno.

  • @haawosalaad9456
    @haawosalaad9456 Před 11 měsíci +8

    From tiktok to the legend ridhwan isack😂😢

  • @user-fy5gp4rt3f
    @user-fy5gp4rt3f Před 5 měsíci

    Wiilka ridhwan laleeyahay ha faafin xumanta ilaahay dartiis meesha uga. Saar

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 Před 11 měsíci +6

    Subaxanallah waa arin layab leh wlh😢😢😢

  • @user-ni8os9lr3u
    @user-ni8os9lr3u Před 11 měsíci +1

    ولا تقربوا الزنا إنه كان فاحشة وساء سبيلا

  • @zuldanahmet6711
    @zuldanahmet6711 Před 11 měsíci +5

    Ninkan maoga miyaa inladawanaya 😂😂😂

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 Před 7 měsíci +1

    Suxaanka iyo alkaaf waamaxay guri ku sheekaysiga shukaanisi qol la isla gelayo

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 Před 6 měsíci

    Waa wiil qurun ah marqaati umada uga dhigaayo inuu zineystay maalinta qiyaamaha dadkii ku dhageysto ogoow iney ilaahey hortiisa kugu marqaati furi donaan

  • @kassimahmed9736
    @kassimahmed9736 Před 11 měsíci +5

    Kusali nabiga❤ solalahu calayhi wasalam solalahu calayhi wasalam

  • @sacdiyo7971
    @sacdiyo7971 Před 10 měsíci +1

    ruufiyan xaasid baatahay lkn atadane waa doqon

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 Před 11 měsíci +8

    Nafsiga galay waa mxy sujuuga nairobi joga afsomali way ka dhinteen war nabsiga dhaha bismilahi Nafsi mxd ugu so qorteen😅

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE Před 11 měsíci +1

      War isku lahajad manixin nagadamatha reer colathoow

    • @sagaldahir9382
      @sagaldahir9382 Před 11 měsíci

      @@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE hal kelmad kma fahmin afsomali xumo yan laydin ku cadaabin somali kenya Amba magaca no dhiga iyo luqada somaliga ama si wngsan ugu hadla ma ceebaa 😂🤣

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE Před 11 měsíci

      @@sagaldahir9382 hadii ifahmin maxaa igagali? Tethakeli hadii fahmi weysi in somalitha kala daqan,lahajad, iyo degaan taxay doqonimathatha lee natusti, athi iyo kuwa kulamid aqliga ninkuyar. Qofka kaa duwan waxbaa lagabartaa ee lamacaya.

    • @Shamuurecabdi
      @Shamuurecabdi Před 11 měsíci

      Dadka qara dhahan nabsiga nafsi😂

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE Před 11 měsíci

      @@Shamuurecabdi usheeg cunsuriyintaan sujuuu sujuuu lee kuxaya

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 Před 11 měsíci +9

    Sxb saxibkada hore u gaadey adigana sxbkada kle ayaa ku gaadey hada
    😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 11 měsíci +1

    Doqon baa tahay sxb ee camerada ha hor imaaanin mar dambe waxan oo kale lama sheego

  • @thehiddenpearl9776
    @thehiddenpearl9776 Před 11 měsíci

    War waxad caadi kadhiganeesan kafiirsada wxi laxaarantinimeyey ayad inad cadi kasoo qadan kdbna umadda laso horfariisanesan subhanallah

  • @YacinMoumina-nt1gb
    @YacinMoumina-nt1gb Před 11 měsíci +3

    Samankan wax walba wad arkaysa wlhi waxa wajib kugu ah inad ka tobad kento maha inad ka shekeyso

  • @hassanmohamud5470
    @hassanmohamud5470 Před 11 měsíci +3

    Nabsi hadaad qof ku gasho adn wuu kaa soo bahaa 😢

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf Před 11 měsíci +4

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉

  • @rahmokaid5009
    @rahmokaid5009 Před 11 měsíci +4

    Keep going may bro 🥰🥰💪

  • @user-ww7zo9gz4z
    @user-ww7zo9gz4z Před 11 měsíci +3

    Wn Ku salaamayaa lpxygi 🎉

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Před 11 měsíci +9

    Xariifkaan waaaa Mauro Icardi nagaha laqabo halaga ilaashado 😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanguure9080
    @ayaanguure9080 Před 11 měsíci +5

    Ciyalka yar yarka ah jacaylka. Madax maray orda wax barta balaya idin qira jaban laysye😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 11 měsíci +2

    Nin nagtoo Rabo Ciyar Ciyar kumalabtooo😢😢😢😢😢

  • @user-ey6pj1wm1f
    @user-ey6pj1wm1f Před 10 měsíci +3

    Subxaanalahi wll wax yaabaha xun xun dadka halawadaagin oo Alle ka cabso

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 Před 11 měsíci

    Wow jaceylkii dambe waa la yabey. Iyada kajari donta nabsigu ka gley saxibkis😎👌

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Před 8 měsíci

    Walaalow adiga iyo isaga iyo iyadaba aniga waan sheegey dadka jooga kenya 🇰🇪 waa kuwa ugu xaaranta badan uguna zinada badan Subxaanalaah ilaahaan ka magan galey inaan imaado dalkaas 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡