AX NIN KALE SHEGTAY DHAAR KABIXI WAYSAY KULAHA ADA KUJECLAHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SUBSRCIBE #LIKE #SHARE

Komentáře • 351

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 10 měsíci +129

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🫵🏻🕋😢

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 10 měsíci +29

    Asagaa luuq ku jirah markaas ayuu rabaa in daacad loo noqdo maskiin xiriir iyo waqti lumus waa saaxiibo sida cada .
    Gabadhaan waa baxsatay Allah isku kiindaayo waayo dadka daacada isku ah waa leyskugu duceeyaa🤲💯👏👏

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 Před 10 měsíci +52

    Prophet Muhammad peace of Allah be upon❤❤❤

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před 10 měsíci

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli Před 10 měsíci

      Salalahu calayhi wasalam

  • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
    @AbdulqaniMohammed-ve5vn Před 10 měsíci +25

    Kusaliya rasulkena mohammed scw scw

  • @deeqocali1146
    @deeqocali1146 Před 10 měsíci +10

    Alla naagtu Damiir xumaa oo bahdil jeclaa sey u dhaarataaba layaabay oona looga aqbali wayay waligàaa nin xun leskuma bahdilo kaa sheegta jeclahee byy aa ladhahaa adoo jecel kureejo waa loo dhashaa waliga bahdil lama qaato 9 bila lagugu dhalay adne 9 taa ogow😳👀

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz Před 10 měsíci +72

    Hadaanba xiriir sameeyo lee moho 😂 single is the best 😊

  • @user-xf1xj4gt7i
    @user-xf1xj4gt7i Před 10 měsíci +11

    Alx dhaho hadis xariir laheen sababta oo ah dadka qar ayaa lagu haysta maxas isowaci waysi wilkasna waxan kuleyhay gabadha way dharate aamin walahi ciyaar magasho aamin

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola Před 10 měsíci +55

    Jacelkiina wasa ani jacel maba aminsani yaila mid ah qarabo😂😂😂😂😂😂😂

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Před 10 měsíci +20

    wiilkan yar muxuu mustaqbilkiisa ugu ciyaarayaa gabdhaha magaalada mdba mar lashukaansado aaway iskuulkii jaamacadii xirfadii uu dadka iyo dalka uga faa idayn lahaa

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 Před 10 měsíci +35

    Allah is one ☝️ ❤

  • @user-cd2le1sj9j
    @user-cd2le1sj9j Před 10 měsíci +29

    Waar ridwaan waxan nagadaa oo soo sameeee kiii gabdhaha iyo wiiilalka😊

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf Před 10 měsíci +73

    Ilaahay ha inoo danbi dhaafo dhamaanteen ❤🎉😊😢

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Před 10 měsíci +20

    Let first be honest for ourselves before the others, this life is balance if you make one mistake the rewards will be 10 mistakes don't afraid ,that is fact on the ground 💯

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 10 měsíci +48

    Amran baan is jecelnahay iyo 2kale ayaan la sheekaystaa 😂😂😂😂jacayloow aabahaa was

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 10 měsíci +26

    Weligaa qof baniadama layskuma xidho laysmana raciyo noloshada normal lo wata ilahayba laga barya inusan noloshada ka xumayn mrwlba khyrba la fisha insha allah ❤❤

    • @AbdullahiMohamed-yn8cl
      @AbdullahiMohamed-yn8cl Před 10 měsíci +1

      Saxiix xaawo

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj Před 10 měsíci +1

      Sax waye hadalkaga wiilkan waa argaty markii ladhahahy abdiftah niyada kajabtay xataa wu hadliwaye indhisa firi ohin so istagtay calosha kaoyay Marka waxaas okake waa waxa malinaksta dhaco awe dacadnimada waxeyba kuwanshantahy qofba xariir halasameynin sidaa qalbigaga u ilalaliso iyo kan dadkakale

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 Před 10 měsíci +2

      @@faisal-iv6hj haa wll niyadada gali mrwlba khyr bad helaysa mrnaba guul daraysan maysid

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 Před 10 měsíci

      Wllshey hadalkaga wa sax. Inta xiriir an sameeyey wxa ku duceysan jirey oo ilaahey ka baryi jirey haday khyr I leedahay I wanaaji hadey khyr I lahyn I dhaafi oo qalbigeyga ka masax.
      Alx single is the best❤intan gbdho xiriir la sameeyey magaalka ila jogan

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 Před 10 měsíci

      @@Ibnuahmed678 haa wll aniguba inbdn tijabiyey alxm ilahay qlbigayga u iga dhwray wxas khyr bdn insha allah

  • @MalyunMahamett
    @MalyunMahamett Před 10 měsíci +16

    Dadka dacada mxa mar wlpo qalbiga loga jabiya 😢😢 wlhi xirir an 3 yrs waday ayaan waye waxana ku waya qofka lashakaysanya ayan ogada inuu nag kle ila wado wlhi malinta xaqiqda xanunka an darema Allah ayaa og wlhi wilasha waxan layhy aboyal gabdhaha wlashina ah qalbiyadoda ilaaliya 😢😢😢

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 Před 10 měsíci +15

    Qoftaan xariif waye wlh kkkk magaca leen qalday kulahaa😂😂

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5l Před 10 měsíci +10

    Legend kaan wa wata 3 xaliimoos hal qof hada isku koobto dhibwaaye😂

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 Před 10 měsíci +17

    Amran Naga mid mahan hdaa nahay team dumar land,No jaxan jax😂😂helow likta gabdho👍

    • @MohamedYussuf-fc7he
      @MohamedYussuf-fc7he Před 10 měsíci +1

      Wlhi tan dumas laid ah mabaarkin uf deh weba igayawisay😂

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Před 10 měsíci +7

    Wlhi xabada oohin caadi kakeenay xariifka calaalcal kabixi waysay asna legend waaye ku'adkeeyay😂

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Před 10 měsíci +19

    Mesha donto igu imw hada dhahdo wn ku imana kulaha nagahan ilmaha yar yar ku calaclya mxa ka qaldn 🤣

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před 10 měsíci +1

      Xalimo hasugiwayin waxba dầdka ha ufaanin

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Před 10 měsíci +1

      @@Kingofcity-we4gp Hh nocs alle igama dhigo huno adi ma farx bathy mise xalimo wnku garan la ehe

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 Před 10 měsíci +16

    Good program bro ridwaan bring many such videos

  • @user-el2ns3xh3h
    @user-el2ns3xh3h Před 10 měsíci +9

    Abdi fitax😂😂😂😂
    Qac katerty wlhi kan yar😂😂😂

  • @abdulwalalo4460
    @abdulwalalo4460 Před 10 měsíci +23

    Wale adunyo waa waregto remember 🚫 what goes around comes around 😰💔

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 Před 10 měsíci +29

    Nin isku bahdil waa nasiib xumi wlhi Naa Waliga nin layskuma bahdilo maxa ka qaLdan 😎

  • @user-bc8td5us2z
    @user-bc8td5us2z Před 10 měsíci +4

    ❤ barnaamij aan daawado kan ugu jeclahy wlhi weye ❤😢 wax badan ayan kla dhex baxay xidhiidhadan meesha yaacaya . Pro Rudwaan keep going wlhi big fan ayan kuu ahay

    • @FadumaHasan
      @FadumaHasan Před 9 měsíci

      Anig xiite love ku Ahaay barnaamijkan

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda Před 10 měsíci +32

    asanba dacad eheene sidee daacad,loogu noqdaa ???? 😊

    • @ladnagurayo9442
      @ladnagurayo9442 Před 10 měsíci +3

      WA run asigaba dacad maha masu raba in dacad loo noqdo

  • @CanabmaxamedGeedi-pp9eg
    @CanabmaxamedGeedi-pp9eg Před 10 měsíci +6

    Ridwanow gabdhii ni iyo ninkii c.ftax ahaa usku soo celi wllo

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 Před 10 měsíci +15

    Abdifatah ay ka dhax arkee ku lahaa 😂😂
    Marmarsiiyo uu u radinayey maskiinta 😢

  • @filsanabdi8191
    @filsanabdi8191 Před 10 měsíci +6

    Mac sokor😂😂😂 asgaba 3 nag xirir la wada😂😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 10 měsíci +11

    Somali Lee Ka Arkay Ayagoo Daacad Aheyn In Daacad Loo Noqdo Rabaan kkkkkkkk

  • @user-jg3ht8iu4t
    @user-jg3ht8iu4t Před 10 měsíci +7

    Qofta darbiyada madaxa kugaraacday dumarka haleeyska ilaaaliyo waligaana ha aaminin😀😀😀😃

  • @alibillowkhalif4387
    @alibillowkhalif4387 Před 10 měsíci +21

    Single is the best walahi no stress no worries Halimo Somali been aan Ku naacay 😂😂😂😂😂😂

  • @Tayba283
    @Tayba283 Před 10 měsíci +14

    Gbrta waa jeceshahy lkn wiil yar baa helay oo wax fahmeynin ismacnees ka aheyd lkn run buu uga dhigay 😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 10 měsíci +18

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

  • @KhadraAbdi-gy6fo
    @KhadraAbdi-gy6fo Před 10 měsíci +12

    Nyaaa mxaaa isku bahdileee oo nin xun ugu dharaneee uff😏😏😂

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 Před 10 měsíci +8

    Amran waa naag nool wlhi bagah khayinkan ka tashatey😂😂😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 Před 10 měsíci +3

    Maasha allaah ashraf wa fariiid nooloow

  • @nura8724
    @nura8724 Před 10 měsíci +10

    Salawatulah wasalamu caleyhi ❤

  • @abdimfarhan
    @abdimfarhan Před 10 měsíci +2

    Qofka haddu magaca alle u ku dharto waaa qasab ina aminto bilaa shaki

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 Před 10 měsíci +21

    What goes around comes around try to be honest for yourself first then you will find someone who’s honest to you otherwise never expect someone to be trustworthy while you’re a cheater 😜😜😜😜😜 Niin aad Adga oogeen iin oo dacaad yahaay ayaad Wlhi billahi ayaad kuu heysaaa cajaaib sheqoow 💪💪

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 10 měsíci +10

    Amran Number 2 Option Ee Aheyd Markii Horeba Rayaan Markii La Waaye Aala Wacay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @muftafcalibashi5018
    @muftafcalibashi5018 Před 10 měsíci +6

    Aniga qof ii dheertay waan aa minihi lahaa waayo dhaarto dheel dheel magasho

    • @saidizakido6846
      @saidizakido6846 Před 10 měsíci

      Sax wlahu gabarta runtees waye magaca kas bey udeysa lakin asaga qofta rabin

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 Před 10 měsíci +4

    Cawo kale na madaxa nafuran hadan nahay ree Arsenal ❤❤❤

  • @bossladyilwaad182
    @bossladyilwaad182 Před 10 měsíci +3

    Naa doqon yahay miskiin sanidaa waa maxaya dhaarta😏😏😏😂😂

  • @drqalidahir8270
    @drqalidahir8270 Před 10 měsíci +5

    Cunugan yar mee san ugu dharane na asgaba wu ku qayamaya 😂😂

  • @user-kr5su9gu7k
    @user-kr5su9gu7k Před 10 měsíci +6

    Naa dhiiqo waaba gashee maxaa udharanee war tag dhe😂😂

  • @adanabdiqadir4800
    @adanabdiqadir4800 Před 10 měsíci +2

    Qofbaa qof jeclaaday
    Qofbaa ka jeclaaday
    Qofkaas wax jeclaaday
    Qofbaa jecel maanta
    Qiyaas bal aduunka
    Qaribka ka dhextaagan

  • @cristiano-m1u
    @cristiano-m1u Před 10 měsíci +13

    ```True love naver end``` ❤

  • @MohaanHassan-tb4ri
    @MohaanHassan-tb4ri Před 10 měsíci +1

    Ilaahow hdaa xalimos meel uso istaago aan hooyo mcn ahayn ikala gooy we love only momy 😭 single live matter 😢😂

  • @user-kg3dy2dt3z
    @user-kg3dy2dt3z Před 10 měsíci +9

    Jaceyl ma jiree jirka isku bahan😂

  • @jaamachussein6101
    @jaamachussein6101 Před 10 měsíci +6

    Yarka Hore 3 sedex baa ijecel buu kuso galaY
    Eber buuna La baxay 😂🤷🏽‍♂️
    Wax badso wax beel beeY Lee dahaY 😂
    Wax qiYaan inta aad is dhaheYso adaa Lagu QiYaamaYaa 😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 10 měsíci +2

    Yaab badan gabdhan
    Malayo ahku jecelato kulah bismillah.
    Maskin wiilka waa daacad
    Lakin ayada ma aqaani.

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 Před 10 měsíci +3

    Xarfaanka inu qorshe soo dage ila tahay, aboow fan fanka😅

  • @khadarhayi1975
    @khadarhayi1975 Před 10 měsíci +5

    Gabadhu say wax u wadaa 5 bilood miyaa long time ah 😂

  • @muusa-rabiic1473
    @muusa-rabiic1473 Před 10 měsíci +3

    Jacyl ma jiree jirka isu baahan Meeshaa Rabto kuugu imaanayaa kulahaaa😂😂

  • @muxtarimmohazalaad705
    @muxtarimmohazalaad705 Před 10 měsíci +1

    Haldhagax paY rabta lapa shinpirood inay kudisho aysan ar dumaraa😅😅😅😅

  • @abwaan.suudiyare
    @abwaan.suudiyare Před 10 měsíci +4

    Ninkaan ridwaana muxuu laba isku wacna Kala geeyy war waxaan iska dhaaf sxb barnmij kle laimow😂😂

  • @MaxamedsaleebanMaxamedsa-ff1uq
    @MaxamedsaleebanMaxamedsa-ff1uq Před 10 měsíci +5

    Xaliimo kuusey is not easy😂😂

  • @kiat987
    @kiat987 Před 10 měsíci +15

    I love your show 🎉🎉🎉❤😊

  • @user-hk6pz7zn1x
    @user-hk6pz7zn1x Před 10 měsíci +2

    Dumarka 100/1 aya daacad noqoto ama run sheegto weligaa ha aaminin raggow

  • @MaxamadXuseen-wf9eh
    @MaxamadXuseen-wf9eh Před 10 měsíci

    gabadha iyo ninka familka ha ku taageeran guur degdeg ah hana ka dhexbaxaan wallahi waa codsi

  • @ShamsoHappy-vf9wz
    @ShamsoHappy-vf9wz Před 10 měsíci +6

    Naa nin layskuma bahdile hais liidin boqol ku dhowrata baa dunida joogte🙄😎😅

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 Před 10 měsíci +4

    Xiriir wax jiro ma ahan😢😂

  • @Ayaan.moha12
    @Ayaan.moha12 Před 10 měsíci +3

    Waa kuwaa ciyalkii yar yaraa wax badh badhaya ana wnba so taganhy mala waba lay taag🧍‍♀️ yaab😂😂😂😂😂

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Před 10 měsíci +2

    Xariif dhaar iyo kitaab ayey ku leedahay haku adkeyn gabadha

  • @haliimogobaad5271
    @haliimogobaad5271 Před 10 měsíci

    Subaxana allh. Kan. Jecelll. Wxba. Kama. Yaqaaano. Waayo. Qalbiga. Hal qof buu kaaaqaadaa

  • @user-wj8rl9cd5e
    @user-wj8rl9cd5e Před 5 měsíci

    Allah is one❤🎉

  • @Rashka17-nn3xg
    @Rashka17-nn3xg Před 10 měsíci +5

    3 naag inan lashekesto jacayl uma aqaano
    Ciyaar ciyaar umaleya

  • @mohammedabdimuse5876
    @mohammedabdimuse5876 Před 10 měsíci +4

    Gormee ogaate CZcamska inii zoom ladihi karo😊

  • @issacksheikh4
    @issacksheikh4 Před 10 měsíci +4

    A man of checking loves
    💕 s

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 Před 10 měsíci +1

    Amish waa.kusalaamay you friend

  • @yahyeabdirahman3692
    @yahyeabdirahman3692 Před 10 měsíci +4

    Canugan waxjiro mahn we ugu talgshy lkn wa isaga shekty lkn canugan ciyal waye waxe shekty wuxusan asga shegin macqul dad wax garda ku jedo sory abyo

  • @user-jz8lm8iy6d
    @user-jz8lm8iy6d Před 10 měsíci +2

    Naa max uga calaaa caleeee😂

  • @feisalabdikadir5395
    @feisalabdikadir5395 Před 10 měsíci +2

    😂😂 qoftan Waa master plan 😂

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 Před 10 měsíci

    Waa barnaamij meeshii laga rabay la dhigay... Keep going bro

  • @adeshmursalin2647
    @adeshmursalin2647 Před 10 měsíci +5

    This is clear evidence that she is lying but don't wonder most of ladies are like this

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 Před 10 měsíci +2

      Wlh tani way calaacashay dhaarbadanaa bisinkee maxay dhulka iskugu dhigee tag may dhahdo

  • @abdurahmanmaane2360
    @abdurahmanmaane2360 Před 6 měsíci

    Fartuun ibrahim mohamed ❤🥺

  • @saadiaali9735
    @saadiaali9735 Před 10 měsíci +1

    Yoo inta dihi lehed asc iska dheh wall kher Allah hakusiye

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Legend weye wuu is dhafiyey ismusan dareensin

  • @achrafapdalla6656
    @achrafapdalla6656 Před 10 měsíci +6

    Barnamish aan dawado kan u jeclahy wlhi kan wye😂😂3 sano been eh iska arkaa

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 10 měsíci +3

    Wa ciyalaa suuq isaga marbo gabdhaa

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před 10 měsíci

      Naya caqli yaridena adoo manta zxbka naag kle lashegay miyu kuraba anku weydiye nacasadyhy caqli misadaha lahe

  • @MahamedMuhumed-ct5sk
    @MahamedMuhumed-ct5sk Před 10 měsíci

    Taliyeh ridwan shekada qisoyinka walahi more and more views views maraka soo badi taliyeh

  • @ZeeyMohammed
    @ZeeyMohammed Před 10 měsíci +4

    Amran is not easy 😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 10 měsíci +1

    Still I don't understand about this program 😮😮😮😮

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Před 10 měsíci +6

    Qofta maaskiga xiran ridwan gacane kuqaadi rabtay farxad darteeed TaaS Wilka wey jeceshahay 😂😂😂😂

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 10 měsíci +2

    Single life good weeye no walwal😂

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Před 10 měsíci +1

    Kwaraan hadii dawato gabdihii kale oo dahaayay ifiriya weykusugtay naa kayac midkan😂

  • @user-yt5uf3ey3c
    @user-yt5uf3ey3c Před 10 měsíci +2

    Shekade alfatah mss unsi prt 3 ayn so gainan mxa jiro xeee so bubsi❤❤❤

  • @user-zk4lt1fp3s
    @user-zk4lt1fp3s Před 10 měsíci +3

    Uf nagtan mxey la daraneysaa bisinka😮

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před 10 měsíci +2

    Xidhidh hadan sameeyo qacdasi hayga yeedho😂😂😂

  • @user-kd1hh7zi4x
    @user-kd1hh7zi4x Před 10 měsíci +3

    Scw saw scw scw scw scw scw

  • @user-wq1zr3qd3w
    @user-wq1zr3qd3w Před 10 měsíci +2

    Naaa amran asigaba daacad ma ahan 2 kale ayuu kula wadaa hush dheh

  • @jama253
    @jama253 Před 9 měsíci

    Wiilka waa nin go’aan leh.. Waxaaba iigu daran dhaarta beenta ah…. Dhaarta ilahay ku qabatay..

  • @user-Aney22
    @user-Aney22 Před 10 měsíci +4

    Kan daacad ma aha asagaba😂

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 Před 10 měsíci +2

    Waa sheko adg warka jira yohyoh

  • @zakiyacusman1442
    @zakiyacusman1442 Před 10 měsíci +4

    Hush nayaa maxaa isku bahdilee 😏😂😂

  • @lakixassan-yz3lr
    @lakixassan-yz3lr Před 10 měsíci +1

    Asagaan dacad ahyn ayuu raba in dacad loo noqdo 😊

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 Před 10 měsíci +1

    Cabdifitax markedhahday ayaa igudambesay videoga jaw😢😢😢

  • @KoronteXaange-se7cf
    @KoronteXaange-se7cf Před 10 měsíci +2

    Ridhwanow. Sacdiyo iyo apdifitaah isku raaadi