MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 11. 2023
  • #Subscribe #Like #Share
  • Zábava

Komentáře • 531

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 7 měsíci +161

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫵❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 Před 7 měsíci +83

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Před 7 měsíci +165

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

    • @maryancabdule7144
      @maryancabdule7144 Před 7 měsíci +3

      Scw❤

    • @naemamohamed2941
      @naemamohamed2941 Před 7 měsíci +2

      scw scw scw scw scw

    • @SundusGeele
      @SundusGeele Před 7 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Před 7 měsíci

      Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤

    • @user-op6cp2tq9f
      @user-op6cp2tq9f Před 6 měsíci

      Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 7 měsíci +95

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam
    Hadaa heesaha necebtahay oo Qur'an ka jeceshahay like

    • @user-op6cp2tq9f
      @user-op6cp2tq9f Před 6 měsíci

      Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurmustafe
    @nuurmustafe Před 7 měsíci +84

    Nin naag leh maxaa ku daba dhigey mid xor ah raadso wllo o akhlaaq leh hdii kale waad qalbi jabi 😁❤🙏

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci Před 7 měsíci +21

    Ku sali nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 7 měsíci +30

    Hablo raga mnta joga lama amini karo inyaro ilahay u naxaristay moye qalbigina hayskaga cayarina qofka ado xidhidh la leh hadana ilahay tala saarta qlbigina si anu udhawacmin ilahay wx khyr qaba hyna siiyoo insha allah dhamanten❤

  • @binkeyadan1794
    @binkeyadan1794 Před 7 měsíci +29

    Im from sudan but i love somali people

    • @asmoabdi3349
      @asmoabdi3349 Před 7 měsíci

      Thnkz so much we love u too 🌹♥️💪

  • @mahamedabdisalaan4152
    @mahamedabdisalaan4152 Před 7 měsíci +25

    Saaxib ridwaan waan kahelay gabadha saacada qato fartuun ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 7 měsíci +35

    Big legend always ridhwan isaq another's levels answers calls 😍♥️⌛❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 7 měsíci +94

    I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 inta ka heshay like ku booba 👍❤

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před 7 měsíci +17

    Fartuun abaayo gabar qurux badan aa tahay e ha u joojin nin naag qabo iska daa kacaar. Iska xir beentiisa iyo naagihiisa

  • @leylamohamed7950
    @leylamohamed7950 Před 7 měsíci +57

    Found this channel recently & it's so fascinating how Somali women/Men define relationship/love Etc..as someone with a Somali dad and a Palestinian mother based in Egypt.. I've been trying my hardest to learn Afsomali for the past 4 years & now I can partially speak in it( thankfully Alhamdullilah)...I just googled Somali channels & this channel came up immediately & now I'm utterly fascinated by it.... hehehe Somali dating culture is wild NGL..

    • @asiilmahir6072
      @asiilmahir6072 Před 7 měsíci

      Bismilah hablahenu raqisanaa😢😢😢😢

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 Před 7 měsíci

      @@mohamedamiin-zl9fm reer baadiye

    • @UmmSh
      @UmmSh Před 7 měsíci

      😂😂😂😂😂
      Watching too much filim hindi got to their heads

    • @kingkhadar12
      @kingkhadar12 Před 7 měsíci

      So who cares bs

  • @user-ke3zj1pc9w
    @user-ke3zj1pc9w Před 7 měsíci +24

    Ridwan issack always legend ❤keep going brother 🫶💪

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před 6 měsíci +6

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @user-op6cp2tq9f
      @user-op6cp2tq9f Před 6 měsíci

      Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedabdisalaan4152
    @mahamedabdisalaan4152 Před 7 měsíci +12

    Saaxib ridwaan waan kahelay fartuun ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahishariff9174
    @abdullahishariff9174 Před 7 měsíci +14

    No loyalty test for a married man ,,,,,, if he has already informed about his marital status on the onset of the relationship.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 7 měsíci +7

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
    😮❤🙏🙏🙏🥲

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 7 měsíci +22

    team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne

    • @haniismail3310
      @haniismail3310 Před 7 měsíci +1

      Waasidaa qaali

    • @Amiira96
      @Amiira96 Před 7 měsíci

      @@haniismail3310 🥰

    • @allahismylife1206
      @allahismylife1206 Před 5 měsíci +1

      Waa ani hadalkas wali sitaa mumtasey balantenu wa shaqo iyo lcg

    • @Amiira96
      @Amiira96 Před 5 měsíci

      @@allahismylife1206 haa abayo sidaas aan isku oganahay walidka ducadiisana ha ilawin iyo allah swt inaa raali gelisid walashey

  • @fardowsacali3377
    @fardowsacali3377 Před 7 měsíci +6

    Abayo waxba hakufalin nin naag qabo gabar qalbiwanagsan oo tahay mcnto go forward

  • @user-yr6vd3px8w
    @user-yr6vd3px8w Před 7 měsíci +30

    SORRY BAAYOH GABAR QALBI FIICAN AYAAH TAHAY KOLEEY WUXU KUUGUH DHURAY AYAAH LAABTAH KU DAGAY KUMAH QAZAARIH DOON TIDE DAACAD NIMADAADAH HA U JOOJIN QALBIH
    JAB WALBOH 💔👈 FARXAD BA KU XIGIH
    INSHA ALLAH❤👈

  • @user-qf4bf3bh6x
    @user-qf4bf3bh6x Před 7 měsíci +36

    Waxaan qac way dhaafta dumarlan meed kaan jiita😂😂😂😂😂

  • @istaahilbarre410
    @istaahilbarre410 Před 7 měsíci +11

    Gabadhu qosol badan iyo xishoood badan masha alllh ❤

  • @dekhaabdullahi3997
    @dekhaabdullahi3997 Před 7 měsíci +12

    Gabarta maxa saas ugu qosashay 😢ayado walashed lashegi waye she is hurt

  • @abdiraxmaaninahooyofarduus9836
    @abdiraxmaaninahooyofarduus9836 Před 7 měsíci +18

    Saaxiib dadka magaca u badlo marka wacayso 😅😅 ridwaanka waa la bartee

  • @inabashiir2024
    @inabashiir2024 Před 7 měsíci +20

    Waligey gabar jabked maku farxin gabdhan ka hor 😂dofr dheh mxa reraha dhex galiyay😂

  • @cabdiqanimaxamed4068
    @cabdiqanimaxamed4068 Před 7 měsíci +10

    hablahayga inta aan caanka ahyn ee qurxoon wn Idin salaamay

  • @user-cy2eh2xd2q
    @user-cy2eh2xd2q Před 7 měsíci +4

    Anigu labada hablood siday isku fahansanyihiin baan ka helayba
    masha allah

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 7 měsíci +11

    Fartuun faduul jeclidaa quruxeey 😂😅

  • @alibillowkhalif4387
    @alibillowkhalif4387 Před 7 měsíci +30

    Naagahan io nimankan an kalsoonida isku Qaawin Maxey halkan kaso doonan 😂😂😂

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 Před 7 měsíci +8

    ALLA MANT QOSOlka iga dhmade😂nasro iyo apdikrem waa funny wllh😊

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 Před 7 měsíci +28

    Fartuun wlhi qalbiga ayey ka jabtay fikir iyo amakak ayey gashay sorry 😢 iyada hda way iska qosleysa moyane qalbiga iyo niyada way ka jabtay sorry sorry 😢😮

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před 7 měsíci +2

      Xata midb keeda isku badaly dhaqso walhi ileen qurxda laa sheegaa wa faraxdaa

    • @maryanroonAbdullahi
      @maryanroonAbdullahi Před 7 měsíci +1

      Saax wlhi cadhi jawi kale gashayba

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 7 měsíci +3

      Wey qaldantahay ninka haduu la dhafri jiray taas macnaheda maahan inuu xaaskiisa ilaaway xaaskiisa iney maqasho marabyo

    • @Taraagle67
      @Taraagle67 Před 7 měsíci +3

      ​@@hawohosh9198 asiga muxu nagtisa u qiyanay awelka hore tan kle adiga xge ku xanuneyso wyed 😂

    • @Saara88
      @Saara88 Před 7 měsíci

      Weey u qalantaa murugta sababtoo ah gabar dhanee gurigeeda iyo qalbigeedabo ku dheeli laheed

  • @user-nt9no4me7o
    @user-nt9no4me7o Před 7 měsíci +32

    Tani xagay ugu qoslaysaa qofta😂

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 Před 7 měsíci +6

    Gabadha lagu dadiyay makarafonka uga dagtay miskiin

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 Před 7 měsíci +26

    Ala ridhwan you so funny nin nag qabo miya tijabinesa kulaha 😂

    • @MJ-gg4je
      @MJ-gg4je Před 7 měsíci +8

      Waa runtiisa , mareerkiisuu dumiyaa markaa!. Nin naagleh hadaad doonaysid waa inaad qarsoonida ogolaato, midho dhabtaada saaran kuwa geed saaran looma daadiyo, dumarow ninku hadii uun ixtiraamin uuna dareenkeeda ilaalin naagta uuqabo Adana wax ba kuumahayo. Markaa wuu saxanyahay ninku❤

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 Před 7 měsíci

      Nin nag leh se lo tijabaa😂😂

    • @NasroCumarOsman-wm6of
      @NasroCumarOsman-wm6of Před 6 měsíci

      Wuu layabay aqli xuma deeda

  • @SafiyoAdan-wy3co
    @SafiyoAdan-wy3co Před 6 měsíci +1

    wallahi gabdhaha qarkod wey qalbi adak yihiin weyna damir xun yihiin runtii wayo gawadhan ayado ok in.ow xas leyahay eyba sirabta in.ow ushego jacelka ow uqawo subxaanallaah 🤲 gabadha ey qalbiga ka dhawa ceyso ayada oo kale ma ahano gawadhas ow qawo wilka raga qarkod wey yab badan yihiin lakiin waxanka yaway gabdhaha gabar walasheda oo kale ah dhawa cayso an ka yaway oo diyar u ah in ey dumiso guriga gabar walashed oo kale ah wallahi wayab 😢😢😢😢😢😢

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 7 měsíci +40

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada wada dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @alinuurmahamedyusuf2233
    @alinuurmahamedyusuf2233 Před 7 měsíci +4

    Ridwaan sxb qali ah wan kuwataa ugas 🥰🥰

  • @barwakoabdikadir2532
    @barwakoabdikadir2532 Před 7 měsíci +4

    Warya Ridhwan ankuweydiye Athi Asalama caleykum hadad dahdo maha kaga hita Ajir bad kaheli Maogi iskadaf wooy wooy Aqli maaha

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 7 měsíci +1

    War waa idin salaamay Saaxiibayaal

  • @AbdimalikAbdullahi-hh8mi
    @AbdimalikAbdullahi-hh8mi Před 7 měsíci +2

    Maxaa rabaa inaa Hal fareen ayaan udiroo damaan hablaxaa Somali kaar ahaan 2 kabdoot xortaa markaa xore Allah xalabaaqo markaa hiktee xijjab dabolee jirkaadhi oo Daan waxaan qamaar ladexee xiijab maxaa ee hijjab sax halaxirtoo hafadhaa halajokoo kee Allah kuu qoroo waad kursaan dontaa balsee halaiselaliyoo shukran❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před 7 měsíci +8

    Nin naag qabo ayay tijaabinee sidii kaafi cirbad haku durokkkkk

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 Před 7 měsíci +10

    Alla fartuuneey abaayooy go,aan xumidaa ma qabtaana maxay ahayd😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 7 měsíci +3

    Fartun my Samii ❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 Před 7 měsíci +11

    Kkkk ridwaan Dadka way ku barteen way ka caraayaan

  • @2daysago_
    @2daysago_ Před 7 měsíci +7

    Oo mxa xanaaqa keenay hadaaba ogtahay inuu naag qabo oodna kujeclaatay sidaas. Mxaaba utijaabinee caqli yaridaa sooo naagtii kale ma xanaaqeyso oo rerka burburaayo. War tanoo kale

  • @IbrahimSiyad-tr4oz
    @IbrahimSiyad-tr4oz Před 7 měsíci +4

    Cawa suqa garoobada shidan barrakallah

  • @Ya_an200
    @Ya_an200 Před 7 měsíci +15

    Nin ali la dhaho marka horeba wa geel jire wlhie codkisa ka boday ba😂😂😂

    • @munaxasan3114
      @munaxasan3114 Před 7 měsíci +2

      Wlh been maah aniga laba cali aqaana waa geeljirayaa😂😂😂😂😂wali ali haisku aaminina😂😂😂

    • @hanicabdulle5341
      @hanicabdulle5341 Před 7 měsíci

      bis ka dhaha plz magac ali ma wada xumee waa saaygayga an 8sano isla jogno alx😂😂😂

    • @user-cq3ds5xt5g
      @user-cq3ds5xt5g Před 7 měsíci

      😂😂😂

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před 7 měsíci

      😂😂😂 been Maha Cali waa waxkle

    • @SacredQuranHub
      @SacredQuranHub Před 7 měsíci

      😂😂😂😂 runtad ka hadashey odaygega Aya Cali la dhahaan lkn caliyasha kale ma Oggi 😂😂

  • @user-my7my5yr6c
    @user-my7my5yr6c Před 7 měsíci +9

    wallahi gabada hore nasab wayo sxbow ridwan nambarkeda igu caawi ❤

  • @Sharmaabdi-fe9ex
    @Sharmaabdi-fe9ex Před 7 měsíci +1

    Sxp legend baa tahay

  • @almaasibrahim1556
    @almaasibrahim1556 Před 7 měsíci +8

    Doqon sanaa naagta nin naag qabo tijabsa neyso 😂😂😂😂😂

  • @user-yr6vd3px8w
    @user-yr6vd3px8w Před 7 měsíci +14

    SORRY BAAYOH HORAY U SOCOH FARTA❤

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 Před 7 měsíci +4

    Fartuun she is buetifull girl keb going 😊

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 7 měsíci +10

    maasha allaah mark horb waxab kumaa soo wado
    ee sikag hadh gabadh yar baad tahil
    waayo marne kugum akaanay adiga
    bari bu dagdayi midka
    hayska lumin waxtiga😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 Před 7 měsíci +9

    Nin naag qabo MAAD tijaabini kuye waruntaa ridhwaan 😂😂😂😂

  • @abdimalikmowlac5366
    @abdimalikmowlac5366 Před 7 měsíci +10

    Garoob inaa salanTa kaqado waa dambi awowe😂😂😂

    • @Leylo266
      @Leylo266 Před 7 měsíci

      Garoobada nin xaas leh jecelaa kkkk

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 7 měsíci +10

    Ridwan wax fahan wax horaa soo dhexmaray qofta yarka 😂😂

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 Před 7 měsíci +5

    ridwanow magacayga Maxa Ugu dhagan thy Mise dumashi Ayan Isku Magac Nahay Tolow 🤔

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 Před 7 měsíci +4

    Naahedhe hasbahdin badilaney nin aad utaliso raadso yaahuuda kahar reerka isqaba qoyaney mafakarto naameel fog kafakar nin wuubuuxaye

  • @Everythingmunish
    @Everythingmunish Před 7 měsíci +8

    First viewer😂❤

    • @adiyani274
      @adiyani274 Před 7 měsíci +1

      no it's me😂😂😂😂

  • @safiayusuf6762
    @safiayusuf6762 Před 7 měsíci +1

    Fartuun waa qaldantahay runti subxanallah

  • @Maanka155
    @Maanka155 Před 7 měsíci +3

    Waan ku salaamay ridwaan waxaan ka sugaynaa hazaal iyo kaafi please no keen

  • @rahmag.g314
    @rahmag.g314 Před 7 měsíci +7

    Riwaanow war jeclidaa "ka qabo kor uqaad kulahaa" 😂😂😂
    Lkn qosolka Nasro iyo Ridwaan ilama wacnayn inay maskiinta ku qoslaan

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 Před 7 měsíci +1

    ilaahay gabdhaha soomalida ha xafido

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 Před 7 měsíci +5

    Fartuun igu Soo xiriiri ridhwan please

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 Před 7 měsíci +13

    Maskin intey ka qabato mey ridwan uugu dhiibto Cali mia qofta jeceshahay magaceed wadna istaag haku dhace😂gabadha kale qosol maxa wyy yaahu dumar hada nahay waxba naga si ah fartuun waad qaldaneed ewalba nin naag qabo maxu ku sheega😢dumarland meedka noso jiida aan asturane 😢

  • @ahmedfarhan8636
    @ahmedfarhan8636 Před 7 měsíci +2

    Salalallahu caleyhi wasalma❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashir4725
    @bashir4725 Před 7 měsíci

    Fartun manshallah wa gabar qurux badan dacad eh may bee sidaas ayee kheeer ugu jiraaa, aniga diyar ku eh 🤙pls

  • @rahmaeise3617
    @rahmaeise3617 Před 7 měsíci +15

    Nin naag qaba see loo tijaabinaa xaaskiisa lee tijaabin kartee😂

    • @hamdiahmed7761
      @hamdiahmed7761 Před 7 měsíci +1

      Indha adeeygey kamid tahy😅😅

    • @rahmaeise3617
      @rahmaeise3617 Před 7 měsíci

      @@hamdiahmed7761 😂😂xad dhaaf wye noocaan

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 7 měsíci

    Gabdhuhu maxay uqariyen wajigood ❤❤❤❤❤tolow

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Před 7 měsíci +4

    Anoo dhiman raba xaTaa waa rabaa😂

  • @waxkaleyawaye9109
    @waxkaleyawaye9109 Před 7 měsíci +4

    Mashallah I like the sisters connection they so funny 🤣

    • @ajamaliette3872
      @ajamaliette3872 Před 6 měsíci

      I wish i had such a sister! Mashallah tho I'm happy for them ❤🤟

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Před 7 měsíci +5

    Gabadha khamarka madaw WAA funny😂😂

  • @user-zc6ll6dd9q
    @user-zc6ll6dd9q Před 7 měsíci

    Keep going brother

  • @anahara317
    @anahara317 Před 7 měsíci +12

    😂😂😂 nasro wlloh hanaga walin qosolka intana

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 Před 7 měsíci +4

    Waxan muqaal dhameystiran Tiran kaso sameyey koko bulle pls soo daawo #MasagoEnglish

  • @IfraahApdirahmaan-wi6bo
    @IfraahApdirahmaan-wi6bo Před 7 měsíci +4

    Soo funny gabdhaha😂😂

  • @mustafebaradho9261
    @mustafebaradho9261 Před 7 měsíci +6

    Tani waa doqon nin rer eh ayay daba socotaa😅

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 Před 7 měsíci +1

    Masha Allah nasro waa ganjibo

  • @maxamedaaden4218
    @maxamedaaden4218 Před 7 měsíci +4

    Haddiiba ay ogtahay inuu xaasle yahay, ma waxay rabtay inuu xaaskiisa oo daawan doonta qofkle sheegto?

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 7 měsíci

      Ka waran aqli daradan

    • @hanicabdulle5341
      @hanicabdulle5341 Před 7 měsíci

      waba taan la yabay nin ad ogtahay inu singal yahay aya la tijabiyaa why adoo og inu xas yahay u tijabinee waa caqli xumo wlh

  • @sabrinahajihassan6129
    @sabrinahajihassan6129 Před 7 měsíci +7

    Cali uraayeee😅😅😅😅😅😅🐐🐐🐐🐐🐐🐐

  • @farduuscbdilhi8476
    @farduuscbdilhi8476 Před 7 měsíci +2

    Allah maxaan necebahay
    Ridwan issk🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @user-xd3fi7xq7p
    @user-xd3fi7xq7p Před 7 měsíci +4

    Nasro hore u soco ❤fartun mac bey kugu tahay😂😂😂😂😂

  • @mccofficial133
    @mccofficial133 Před 7 měsíci +4

    Waa agkaayey😂

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před 7 měsíci +7

    😂😂😂😂 I like how she said thank you for him, because absolutely is moment to say that that makes sense❤

  • @abdullahmahamud3908
    @abdullahmahamud3908 Před 7 měsíci

    Asc ridwan barnaamishka aad soo siidayso xiiso ayoo leeyaxay thanks. Mida akale gofka aad barnaamishka aad ka gabanayso magaciisa afar ilaa shanjeer aad waydiisaa ilaa gofka hataa ku dareemo galin iyo warag gaado waydii magaciisa kadib waragda ku gur waa intaas sxb waa iga talo murmar wacan

  • @mohamedhussein3977
    @mohamedhussein3977 Před 7 měsíci +6

    They’re so entitled 😂

  • @Ahmeire
    @Ahmeire Před 7 měsíci +8

    Muqaalkan qosol midhan weyan 😂😂😂😂

  • @Najax-tp4uw
    @Najax-tp4uw Před 7 měsíci

    Ina. Isaq. Keen goin

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Před 4 měsíci

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 Před 6 měsíci

    Ridwaanow abwe xagee kala soo xirira qof igu weyn ayaan rabaa inaa tijaabsado😢🙏

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Před 7 měsíci +1

    Wlhi nasro fani waye masha Allah qusul ley waye 😂😂😂

  • @user-xi3mb9pr7l
    @user-xi3mb9pr7l Před 7 měsíci +9

    Ubax is chilling😅😂

  • @zuhayraabdi751
    @zuhayraabdi751 Před 7 měsíci +3

    Subxanallah 😂😂😂😂

  • @Carfad24
    @Carfad24 Před 7 měsíci +6

    Ridhwanow qoftas iguqawo hee😂

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z Před 7 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @shukrikorow5797
    @shukrikorow5797 Před 7 měsíci +8

    abayo gawada hakuqoslin qalbi jab ayeydaremoysa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 7 měsíci +4

    naaga qurux badan weeyo. somali waxay ubaahantahay cashiro dhanka guurka ah. lugooyadaa kubadan kkk

  • @fardawsdayib-mx4kd
    @fardawsdayib-mx4kd Před 7 měsíci +8

    Allaa maxaa dadbadan canka dhigatay runwaanow anaa ku hadhay😂😂😂😂😂😂 maqal majiraaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 7 měsíci +9

    Qoftaan Wee Soo Shaqo Tagtay Hadee Nin Naag Qabo Wax Ka Raadisay kkkkkkkk