QALBI JAB! QALBIGA QAC DHAHAY LAKIN WA IS BOOJEYEY QIYANO BADNA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 12. 2023
  • #Subscribe #Like #Share
  • Zábava

Komentáře • 436

  • @caasha93
    @caasha93 Před 7 měsíci +30

    Shan sano ila lixsano ma qur,aan Aya la Aqirinayey🙆war hooy dhalinyaroy xidhidhka Hala yareeyo gurkana Hala badiyo🙏

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 7 měsíci +133

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😢

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt Před 7 měsíci +15

    Reer Nairobi waa fariido xitaa gabdhahii way istijaabinyaan. Bravo!

  • @mohamedabdirisak6279
    @mohamedabdirisak6279 Před 7 měsíci +11

    Maxamed dhan daacad weeye i Aamina ❤

  • @faysamohamed-hp9pn
    @faysamohamed-hp9pn Před 7 měsíci +17

    25/3/2024 waa malinta midobayno noloshydi igu so duceya in ilhy cafimad nagu gadhsiyo

    • @baarcumar7101
      @baarcumar7101 Před 7 měsíci +2

      Hanbalyo illahay nabad haydinku gaadhsiyo wllo🎉🎉❤

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 Před 7 měsíci +14

    Shan sano iska dafe 1 sano xita qof lama shekeysan 😮 waxa dunida ogu muhimsan waa waqtigaga marka qofka hada aragtid in uu hoor uu socod lehen waa laga socda anyway illahey qalbiga haku qawojiyo abowe😢😢😢😢

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je Před 7 měsíci +27

    Cabdirahman sorry brother, stay strong, laga yaabaa mid kakhayr badan inuu Allah kuu wado xageeda, laakin shukaansiga dheer mafiicna markaad aroosikartid gabadh raadi.

  • @Janagale9780
    @Janagale9780 Před 7 měsíci +2

    Kusaliyaaa xabibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 7 měsíci +51

    inta Qur'aanka zhp la'ah ❤
    Gabdhahan kuwa ka horeyay
    Kuwana wa kuwa Yab leh camal LA, aan ba haysa Gabadhahan.
    Wiilk sorry 6 sano Wali weyh 😂😂adiga khaldan isku meel baba jogtine ma gursatid haday diidana Nolashada sii wadatid lkn waa iska sheeken ahmet ba yimi dee😂

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 Před 7 měsíci +1

      Saxb baa malihi ilhy amarki waxuu dono ahado 😅😅😅

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 Před 7 měsíci

      @@fatuushshafeec2536 zhp wa wakhti lumis qof zhaqeeya zhpty maba tabo😂 zidaada ku soco quen

    • @user-wp4us3ro6o
      @user-wp4us3ro6o Před 7 měsíci

      😂😂 supaxban dawaday o mañana Quracana😂

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 Před 7 měsíci +20

    Naag kale majirto ma ahoo naag dhahaysaa 😂😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 7 měsíci +67

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ haben wanagsan ❤️ Team qalbi is Not Easy 😂❤️

    • @anisocadoow6137
      @anisocadoow6137 Před 7 měsíci +1

      Qaadan walal mid la mida waan ku salaaamay😊

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 Před 7 měsíci +40

    Amiish:amino😂
    Mariish:maryan😂
    Adktay qaali😁

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 7 měsíci +24

    Raalin noqo aboowe ❤❤
    Dhib malaha nin raha aya tahay e horey usoco.❤❤❤

  • @anisocadoow6137
    @anisocadoow6137 Před 7 měsíci +13

    Ilahoooow aaan naag saaxiib qaasa ka dhigan aaan eheen hooyadey😅😂😂😂

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Před 7 měsíci +14

    Ridwaanow wll arintan hablaheenu wadaan waa dhaqanxumo hor leh fadlan wllo mardambe haka yeelin inaad usamysayso naag naag loo tijabainayo

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 Před 7 měsíci +3

    Ridwaaan dhib badnaaaa abiheda waydiyey kkk kk ridwaan illah hakudhaafo

  • @ibrahimali4796
    @ibrahimali4796 Před 7 měsíci +16

    So sorry brother Abdirahman i feel your pain .... please start attending Professor Haliye's class ASAP ...
    We pray that God will wipe away all tears from your eyes😢😢

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 7 měsíci +5

    🥺 🥺 🥺 ~~ ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @Mumtaaz33
    @Mumtaaz33 Před 7 měsíci +8

    اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد عدد ما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون

  • @Duca954
    @Duca954 Před 7 měsíci +11

    Mexey dad badan qalbiya wanaagsan soo mareyn balse eey dayalsadeen😢

  • @aaminamoha61
    @aaminamoha61 Před 7 měsíci +3

    Gabdhan, magaca Ina ayaha ,jirka , labiska ,codkaga Wa iga egtahay Amish nolol qurxon ku rajayn❤❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 7 měsíci +7

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne

  • @SaamiAbdiSaamiabdi
    @SaamiAbdiSaamiabdi Před 7 měsíci +4

    يا رب العرش العظيم ارزقني زوجة صالحة دات جمال ونصب وارزقني رزقها وتكالفها إنك إنك حميد مجيد

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Před 7 měsíci +6

    Unaxariiso si guud, una niyeeso Alle dertiis,🕋😔

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 7 měsíci +45

    gabdha saaxiiba ah waa another level 😂😂😂😂

    • @ibrahimahmed749
      @ibrahimahmed749 Před 7 měsíci +1

      Walax walax leee jiraaa gabar to gabar😂😂😂

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 Před 7 měsíci +5

      @@ibrahimahmed749 marki qalbiga ka wasaq santahay wa sidan

    • @ibrahimahmed749
      @ibrahimahmed749 Před 6 měsíci

      @@sumayaaxmed6445 hadalka kafirso gabar

  • @OmarAhmed-tn5xq
    @OmarAhmed-tn5xq Před 7 měsíci +4

    Bro nin rag ayaa tahay wxwlbo qiyaano ah oo laguu sameeyo ad adeeg ayumbaad ka qaadey marnaba ha quusan dumarka oo idilna iskuwada mid ma ahan midkaloo ka qeyr badan ayaa laga yaabaa in alle kuugu tala galay marka wxd dhahdaa alxmdllh

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 7 měsíci +12

    Ax ax 6 sano ka dib sana.
    Dumarow illahy ka cabsatay o wiilsha saan ha ugalina😢😢😢

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 Před 7 měsíci +4

      6 sano dhan maxaa la sheegaya mida kale long relationship is boring

    • @zakariyeabdirahman9885
      @zakariyeabdirahman9885 Před 7 měsíci

      Hadii eey bil ila dhaafto ha i qiyaanto sababtoo ah waxaa macquul ah iney jirtay xili ey jecleyd kadib eey boring ku dareentay

    • @tajudinbayaan2700
      @tajudinbayaan2700 Před 7 měsíci

      Yes

    • @inabashey8973
      @inabashey8973 Před 7 měsíci

      @@zakariyeabdirahman9885no true love never eind

    • @legendyuska7182
      @legendyuska7182 Před 7 měsíci

      Asaga mel sari wey 😢

  • @aboubakersadiq-zn2qw
    @aboubakersadiq-zn2qw Před 7 měsíci +2

    Nio horta meeshan Nairobi la dhaho ma jacayl cusub ayaa ku dhashay. Dad is jecel kuwa isqaba unban maqlayaaye.

  • @user-pf9gp2fe9u
    @user-pf9gp2fe9u Před 7 měsíci +6

    Waxan ku faraxsanahay inaan ahaatho commentiyaasha ugu horeeyaan cml

  • @habiibohassan8440
    @habiibohassan8440 Před 7 měsíci +10

    Walaalo seetahay Ridwan ❤❤❤

  • @xamdishMuse-qc9nb
    @xamdishMuse-qc9nb Před 7 měsíci +1

    Asxabey manta hadan hadlo wilkan barnamijyo xikmo leh ayu kenaye ee 1million kabadhan wuu qalma wlhi aniga kaligey ahay moyee share,like waan saraa wanjeclehe parnamijkisa runti keep going walalkey nolow abiid

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz Před 7 měsíci +10

    Manoow meshaan mxa ku kenay gantaal baaa kgu hapsadayeee😂😂

  • @lazyanimal1341
    @lazyanimal1341 Před 7 měsíci +9

    Caqli xuma,naagta 6sano sugaysa ma asaga sameystay😂Ader ninki wakhti lumis wada walaga tashta ee cadi iska dhig.6sano maxa lashegaya

  • @Nazrri
    @Nazrri Před 7 měsíci +16

    5-6 years jmcad ma la dhigana 😂

  • @IimaanCade-sn5we
    @IimaanCade-sn5we Před 7 měsíci +18

    Gbdhaha kenya joga waa funny wllhi😂

    • @Jikadayna.Somalia
      @Jikadayna.Somalia Před 7 měsíci

      Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 👍

    • @IimaanCade-sn5we
      @IimaanCade-sn5we Před 7 měsíci

      @@Jikadayna.Somalia wcs wa iska bixi karta marka wll reply ina iso gasho le rbe

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 7 měsíci +44

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Před 7 měsíci +1

    Aqaaaaaaaas caleek. Naagaa naag wan ku jecelyahay isdhahayo

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 Před 7 měsíci +16

    naagahaan becoming weird walee, sheekadaan Africa lee haku ekaato, xaasid kwrn, naag kale uma ogola 😂

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před 7 měsíci +8

    A. Raxman dumarka ha u gefin wll hal gabar baa ku khiyaanteye... Dumarkaa khitaano bdan baad turi waadna ogtahy ragaa kaga daran taas oo xaas dhan iyo ilmihoosa xitaa inkira mrkuu mid kale helo.😢😢

  • @ramadanfarah1190
    @ramadanfarah1190 Před 7 měsíci +2

    Cabdi raxmaan waxaa fiicnayd inaad tan isga tijaabisay huray usco Sxb waad guulaysan insha allah

  • @user-go9fx8uw6r
    @user-go9fx8uw6r Před 7 měsíci +9

    Ridwaan isaaq isn't not easy 😂😂😂

  • @mohamedsaidabdille2719
    @mohamedsaidabdille2719 Před 7 měsíci +2

    Dr Ridwaan 😊 question to much 😂😂 which love in women

  • @kheirayussufosman6583
    @kheirayussufosman6583 Před 7 měsíci +5

    Asc Redwan issaq Maxan raba walal qisa eku dacthi oo ad eyoo ad uxanunbathan an inan kashegeyow raba walal sethen kuarka inatan kala soxarira plz 😢

  • @user-fp4qm2ch4d
    @user-fp4qm2ch4d Před 7 měsíci

    Mr xaliye 🎉 happy birthday,

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před 7 měsíci +4

    Waxaas dhaqan xuma waayo subaxanallah waxaan ceeb waaya walaahi naa xishooda

  • @user-ju5bj3gv6f
    @user-ju5bj3gv6f Před 7 měsíci +3

    Sorry abowe Dhib malah horey usoco❤❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Před 7 měsíci +23

    please ridwaan inaga dhaaf gabdhaha wa dhaqan xumo wax micnana ma samaynaso 😡🤭

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 7 měsíci +12

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 Před 7 měsíci +4

    Zxb horay usoco Xalimo always Xalimo😊

  • @ramlohassan2395
    @ramlohassan2395 Před 6 měsíci

    Gabar iitijabi yaa😂hadana i love u aaa
    Yaab wa iidhiman yahay

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe Před 7 měsíci +6

    Wll qof ayaan rabaa in lay tijaabiyo 7 sano wada soconaa halkeen kaal soo hadlaa😢

    • @Qasaac55
      @Qasaac55 Před 7 měsíci

      Isku meel maad jogtaan

    • @Ceelaabe
      @Ceelaabe Před 7 měsíci

      @@Qasaac55 haa

    • @hazard300
      @hazard300 Před 7 měsíci

      Shaqeeyso ii guurso naagta niyow 7 sano daan maxawa

    • @Ceelaabe
      @Ceelaabe Před 7 měsíci

      ​@@hazard300zxp shaqo wan haystaa markaan tijaabiyo inan guursadaan raba

  • @fowziahuseeinwehliye4356
    @fowziahuseeinwehliye4356 Před 7 měsíci +11

    Ani ninkeyga in li tijabiya raba wana ila jifa😂😂😂

  • @abdijabarmohamedabdikadir3035
    @abdijabarmohamedabdikadir3035 Před 7 měsíci +7

    Legend ❤

  • @haidermohammedkeir6185
    @haidermohammedkeir6185 Před 7 měsíci +5

    Aabahey magaciis xifdi❤

  • @Naxarizlay
    @Naxarizlay Před 7 měsíci +30

    Ridwanoww qof ayan rabaa inan tijabiyo an wada socono 24 hrs ee hlkeen kala so hadlaa😂😊

  • @abdiaskar4699
    @abdiaskar4699 Před 7 měsíci +5

    Qofka markuu jabo... Qosolka aad kudufaneyso daaf ridhwanow

  • @haawoluul7630
    @haawoluul7630 Před 7 měsíci +3

    Yaab anaa aragney gabdhihii maa is tijaabinayo aduunkii maa macaanka ka dhamaadey😂

  • @hafsoabdiomar6912
    @hafsoabdiomar6912 Před 7 měsíci +8

    Keep going pro

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 Před 7 měsíci +1

    Keep goin pro

  • @abdiyassinnurie3039
    @abdiyassinnurie3039 Před 7 měsíci

    First comment

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 7 měsíci +6

    SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️

  • @Aaaaaaaaaa487
    @Aaaaaaaaaa487 Před 7 měsíci +4

    Gabar saaxibo tihiin xaa laga tijaabina sheekadan fahmi wayay 😂😂😂

    • @Ahmadissak
      @Ahmadissak Před 7 měsíci

      Minyar lee mooho😂

    • @Aaaaaaaaaa487
      @Aaaaaaaaaa487 Před 7 měsíci

      @@Ahmadissak minyar lee mooho xaalaga wadaa 😁😁

    • @Ahmadissak
      @Ahmadissak Před 7 měsíci

      @@Aaaaaaaaaa487
      Ninka laqabeysa noh😂😂

  • @user-gj7dt3mj3f
    @user-gj7dt3mj3f Před 7 měsíci +6

    Nio ragga qara layapapo wayo nagay cunen ayy iska jeclanayan wlhi waynaga cilmi bdn yhin kwas😂😂

  • @abshiryaree
    @abshiryaree Před 7 měsíci +2

    Anigu ardayda ridwan ayaan ahay hala iga war haayo😮😮

  • @sumaycadey2747
    @sumaycadey2747 Před 7 měsíci

    asc ridwaan wll waxaan saacid sanaa lambarkaaka qadka fadlan

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 Před 7 měsíci +5

    Gabadhan indha adaga gabadh itijabi kulaha yaàab 😂😂😂😂

  • @user-pf9gp2fe9u
    @user-pf9gp2fe9u Před 7 měsíci +1

    Ragoow dhumarka qayaanatha haladaayo plz

  • @seed3966
    @seed3966 Před 7 měsíci +2

    Kkkkk Cajiib mariisha 😮 amiisha waa sheego cajiiiiib kkk

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 7 měsíci +1

      magacayadii ba ilbax maray amiina maryan 😂😂

  • @user-ps8xu2qz2h
    @user-ps8xu2qz2h Před 7 měsíci +3

    Waan uxisnaybe tijabi jacylkgee Qisooyin Uun naQabsaday baryahn

  • @muhiimcabdicasiis531
    @muhiimcabdicasiis531 Před 7 měsíci +2

    5 sano kuye ala dadku iga Samir badana Waliga nio wakhtigaga Qof haku lumin jaceyl leyne😂

  • @husseinabdimohamed3062
    @husseinabdimohamed3062 Před 7 měsíci +1

    Brother Kani nafteday ku amini weyday gabadha

  • @Shamnaz608
    @Shamnaz608 Před 7 měsíci +3

    Keep going wllkey mcn 🥰

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad Před 7 měsíci

    Caleyahi salaaam❤❤❤❤🎉🎉🎉❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před 7 měsíci +5

    Mac isii kulaha abaayo Hadhow ba lagu siin🤣🤣🤣

    • @anisocadoow6137
      @anisocadoow6137 Před 7 měsíci +2

      Indha adka inanta bisinke asago aabehed garan wayey ayey aamintey😂😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 7 měsíci +4

    R I P Abdirahman Meelaha Banaan Buuxi Uu Noqday I'm Very Sorry.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 7 měsíci +2

    WUXUU DHAHAY AMIISH IYO AAMINO DAACAD BUU U AHAA LAAKIIN AABE MAXAMUUD WUU KAYARE GAABSADEY INKASTUU SHEEGAY MARKAY ABAHEED SU AASHEY HHH 👍

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Před 7 měsíci +1

    Ania waan laqabaa laba dumar ka badan saxiib lala noqonin waayo wey warbadanyihiin ee meelkale ha u rarina ma jecli saxiib fara badan😊

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir Před 7 měsíci +2

    Second yaa ii og lkn😂😂😂

  • @madmadafrah5635
    @madmadafrah5635 Před 7 měsíci +1

    Gabadha barnamijka qalad ayee ufahanty😂😂😂

  • @user-qb8dj1oi7g
    @user-qb8dj1oi7g Před 7 měsíci

    صلى الله عليه وسلم

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane Před 7 měsíci +3

    Wow 😂😂❤🎉

  • @NimcoALIShaaciye
    @NimcoALIShaaciye Před 7 měsíci

    Niyow ridwan barnamijkan wan kuheysanaye noso badi qisoyinka marabne

  • @Sakariye140
    @Sakariye140 Před 6 měsíci

    Ridwaanoo dadka haka nixin abti mcn 😢

  • @user-is5lz6ps4q
    @user-is5lz6ps4q Před 7 měsíci +1

    Rid waanow zhp inaad i caawiso ayaan rabaa meel aan kala soo hadlo ma haayo zhp 😢

  • @husseinluqmaan4299
    @husseinluqmaan4299 Před 7 měsíci

    Dhaqan xumaa gabar gabar kale baroobeyneyso

  • @umucilmi3197
    @umucilmi3197 Před 7 měsíci

    Mac ma I siineysidne maxy eheyd yaa rbii so.hadey dhalintena

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 Před 7 měsíci +2

    Waxay noloshan akhtar jabiskii 😂❤ naag kle ma jirto maaho 😂😂😂 ridwaanow nacalaye dadka haku qoslin 😂😂

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před 7 měsíci +2

    Xishood dhimay nin ay hada iska barten oo qabin baytiri mac ma isiinaysidoo duf kubax

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 Před 7 měsíci +3

    Shukaasiga dheera waa lagu kala yaaca waliga hadaa shukaas guurso ama iskada shukaasiga dheer lagu caajisayo😮😊

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 Před 7 měsíci +2

    Ridwanoow gabar 7 week la socdaa ma itijabinee😂😂😂

  • @anisomohaahmed6318
    @anisomohaahmed6318 Před 7 měsíci +2

    Gabdhaha is tijabinyo fahmi wayay😂

  • @user-zx6ty3qe8u
    @user-zx6ty3qe8u Před 7 měsíci

    Best one

  • @daudsancho7264
    @daudsancho7264 Před 7 měsíci

    ridhwan bro meshan ad barmamishka ad kuqawatit wa xage cml ninyow intan ogatha Ayan raba

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Před 7 měsíci

    Gbr sxp maba la nqn kari illhy amri 😂

  • @yussufinaadow756
    @yussufinaadow756 Před 7 měsíci

    abdiraxman sorry waay dhacda keep forward

  • @cabdinuurmaxamed8255
    @cabdinuurmaxamed8255 Před 7 měsíci +1

    Waaa

  • @user-zf9jw2yh3s
    @user-zf9jw2yh3s Před 7 měsíci

    Wa latagay Abdirahman sorry away naxaristu shegay oh

  • @HODAN9090
    @HODAN9090 Před 7 měsíci +1

    جديد ❤

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Před 7 měsíci +2

    😂😂😂 amiin ❤

  • @MaxamedQatar8
    @MaxamedQatar8 Před 7 měsíci

    Welcome