AX AAN KU QUDBISIRESTO IDHAHAY CIRBAD KUDURA QOF CAAN U AHA DARTI USO SAFRAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Komentáře • 2,4K

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +1159

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 9 měsíci +6

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯

    • @user-zn9th7wx8m
      @user-zn9th7wx8m Před 9 měsíci +4

      Zcw zcw scw

    • @AbdkadirMohamed
      @AbdkadirMohamed Před 9 měsíci +4

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před 9 měsíci +2

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @fatumayakubhussein6440
      @fatumayakubhussein6440 Před 9 měsíci +1

      scw scw scw

  • @Goorre-Media
    @Goorre-Media Před 9 měsíci +379

    In salaadda Alle ii fududeeyo ii soo duceeya wllyal😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 9 měsíci +695

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Před 9 měsíci +9

    Subhanalaah naagahan film dhigayan runta moodo jaahilka gabadha yar yar hada soi baxayo rumeysanayo diinta macaan iyi dhaqankeena qurux badan xishood lagu dheehay ku dheekayaan somaliyeey yaa la rumeesan saan calaf iyo jaceyl wanaagsan laguma helo jaceyl ka bilowday wax ilaahey raalin ka aheen ku bilowday ma guuleesto ogaaday kana figaada xishood darada xishoodkana waa imaanka barkiis ka fogaada raga aan halaal idiin aheen ninka idib doonayo waqti badan ha siinina si yar kooban ula hadla ibta muhiimkana kala hadla ka barta ka nacdina waalidka ha u tago haduu yahay halal doon hadii kakena fiyah dhahay wadada ku qulqul axsan thank you

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 Před 9 měsíci +51

    Gabadhan maskin waye wlh❤️Boqoradbaa tahy walashey Alle hakusharfo😇

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 Před 9 měsíci +377

    Allow qof walbo Muslim ah muradkisa usahal yarabi 💗 ❤

  • @MutazArahman-bz5kp
    @MutazArahman-bz5kp Před 9 měsíci +64

    Bisinka Xaaran maba samaynkaro Xitaa hadaan dhimanyo subxanallah Xaran aan alle swt kaga fogaanayo waxa iidhanta Inan wax walba waayo
    Waxankaga mahad celinaya every barnamij aad samyso waxana aan ka faaido wllo thank you Mr issack

    • @hudaahmett2178
      @hudaahmett2178 Před 9 měsíci +3

      intaad xaaraan ka dheerankarto Ka dheeraw wan Kugu bogaadinayaa hadalkaagaas waligaa saas iskaga ilaali❤

    • @mhassan4506
      @mhassan4506 Před 8 měsíci +2

      Sax sax sax sax zinada waa xumaankasta furaheeda

    • @asmaabib3165
      @asmaabib3165 Před 6 měsíci

      Ina islaw😂

    • @asmokhalif4959
      @asmokhalif4959 Před 5 měsíci

      ​@@asmaabib3165asmay dhipka dhaf😂😂

    • @farhanmuse-r8o
      @farhanmuse-r8o Před měsícem

      qof adag baad tahay xagee joogtaaa

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 Před 9 měsíci +213

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 9 měsíci +1

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před 9 měsíci +1

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 Před 9 měsíci +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

    • @naimajamal1493
      @naimajamal1493 Před 9 měsíci

      ❤scw scw scw❤

    • @user-hy5nu7iu5k
      @user-hy5nu7iu5k Před 9 měsíci

      صلي الله عليه وسلم

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Před 9 měsíci +6

    Naag waalidka soo koriye ka soo carartay faaiido maleh aduunkan wax lagu kala horeeyo waa sida ilaahey loogu xedan yahay iyo sida waalidka baari loo kula yahay ilaahow waxaa ka baryayaa inaa iimanka igu sugto ku xernaashadacii fududeyso tubta suuban iyo toobada igu duwdo iyo inaa xaafid quraan iga dhigto caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban aniga waalidkey baarina iga dhigta inta ahay iyo in ka badan qalbiga waalidka aan noqdo qof ku weyn aniga waalidkey iskeen jeckeysiiso sida hada nahay si ka badan alhamdulilaah rabil caalamiin

    • @Fathia2
      @Fathia2 Před 5 měsíci +1

      Edeb daro waaya qof aad aqoonin aan jeclaada aan sun u cabay waxa jecel kaaga bahan naftaada & walidkaaga latumo ayee rabta wlhi

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 Před 9 měsíci +20

    Jecel waji maleh lkn mar kasto qimahada sharaf qof rabo ayaa ka horiyo jecelka gabarkasto wax liyahiye dadaal allah ku xirnow ❤ markasto jecel nolashada ka allah siye ka weyn

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 9 měsíci +363

    inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣ inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan waan idin salaamay. 👍❤️

    • @kawsarsalebaan5699
      @kawsarsalebaan5699 Před 9 měsíci +4

      Canda ma degin lkn Germany 🇩🇪 joga 😂😂😂

    • @Drroble4288
      @Drroble4288 Před 9 měsíci +12

      Canada waxbo madanto kenya 🇰🇪 Marka illahay kabarya irsaqaad xalal eh

    • @hamdacayr2197
      @hamdacayr2197 Před 9 měsíci +2

      Canada ottawa 😢 marba tagilahaa raajo ween ba lahaa lkn leenka wee iga saareen 😢😢😢 for my life ma ilawii doono dadka sidaas I xumeeyen

    • @user-sh3dg3pb3e
      @user-sh3dg3pb3e Před 9 měsíci

      😂😂

    • @user-cx1db9hp3r
      @user-cx1db9hp3r Před 9 měsíci

      Yeah

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 Před 9 měsíci +69

    Geesiyad wlhi wn ka helay sida sheekadda uso bandhigty❤🎉🎉

  • @abdikaiboss85
    @abdikaiboss85 Před 9 měsíci +134

    :ubaxan miya xuman
    loo quraa waa xoral caynta dunidee
    viva:gabdhaha somaliyed
    guleysta wan idin kufanaa ❤❤❤❤❤

    • @ayaanmahad9054
      @ayaanmahad9054 Před 9 měsíci +4

      Thank you wll

    • @CashoBashirmuse
      @CashoBashirmuse Před 9 měsíci +9

      Hada sandheh😂hadhowna😢gabar kudhela😊ragina😢walhi wanace uf

    • @Siciid12
      @Siciid12 Před 9 měsíci +7

      ​@@CashoBashirmuse😂😂 abaayo raga isku mid ma ahan kuwo maan gaaban ayaa jiro iyo kuwo real niman ah oo noloshooda dulqaad iyo wanaag dumarka kula dhaqma ❤

    • @user-yp7nv2tu4x
      @user-yp7nv2tu4x Před 9 měsíci

      🎉

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 Před 9 měsíci +12

    Gawadhaan waan laooyay walahi, men 😢😢😢have mercy on girls, atleast he could say ,good words to her. She's very beautiful ❤🇬🇧🇰🇪🇸🇴

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 Před 9 měsíci +95

    Marba haduu ku sheegay inuu naag leeyahay inad ka tagto oo jaceylkaga liqdo baa ku fiicnayd nin naag leh gabdhow ka fogaada 😢

    • @khadracabdi5208
      @khadracabdi5208 Před 9 měsíci +7

      Hadu niin ragaa yahay uu xaaskisa ku faanayo adigana qimahaga yaqan
      Gurkiina kor umujinayo oo dacaad ku ah maxa ku diidi wll in kasto qof diin leh laga heli karo arintas
      Waxa fican gabadhu iney kaa firiso niinka dinta iyo akhlaqda
      Mahadsanid walashey

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před 9 měsíci

      Daacad buu ahaa hadii yiri child ( protection isticmaal

    • @ayanelmi2023
      @ayanelmi2023 Před 9 měsíci +8

      @@mustaqbalabdiweli daacadnimo ka dheer umaba baahna inu ka dhigto xaas caruur u dhasha waxu raba inu la tunto keliya taasna iyada mustaqbal uma aha!

    • @ayanelmi2023
      @ayanelmi2023 Před 9 měsíci +8

      @khadracabdi5208 nin ku leh ilmaha iska ilaali maaha nin raba inu ka dhigto xaas ilmo u dhasha waxu raba inu la tunto kelita taana mustaqbal uma aha nin hadu xaas yahay umaba fiicna gabar aan so guursan waxay heli karta mud aan naag iyo caruur ku mashquulsanen itada u gooni ah.

    • @khadracabdi5208
      @khadracabdi5208 Před 9 měsíci

      @@ayanelmi2023 wll anigu kaa hadli mayo niinkan gabadha ciyar kaa dhigaan rabey ee waxn kaa hadli waa qof toosan oo ilahy yaaqan
      Xaas labad waa loo noqon karaa wll qali lakin adigu hadaad diidan tahy niin nagleh waa ariin kaleh
      Marka ukhti

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Před 9 měsíci +176

    Labo shay oo kala duwan aya jiro , kuwaas oo aan shaqo isku laheyn :
    1 cishqi ( caashaq )
    Midkan wa cudur kamid ah cudurada dadka qaar kudaco oo sameyn balaaran kuyesho nolashoda , daawada kali ee uleyahay wa Allah in laga magan galo , istiqfaar iyo dhowrsanaan
    2 jaceyl :
    Midkaan wa mid rasmi ah oo dooq iyo daneyn gaar ahaaned ku imaado , wa mid nolasha qeyb kamid ah , waa mid Allah u quranka kushegay
    وجعل بينكم مودة ورحمة

    • @biyaayo
      @biyaayo Před 9 měsíci +3

      Beenta ma ahan qof uu helaa fahmi kara

    • @user-kr7il3mv8w
      @user-kr7il3mv8w Před 9 měsíci

      𝐚𝐥𝐱😢

    • @cadeyabdirizak4900
      @cadeyabdirizak4900 Před 9 měsíci +1

      Runti bentaa maaha 2 daba waan arky ani ahaan alx lkn jcylka ayaa ii dibmaray

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před 9 měsíci +5

      Allaha naga badbaadiyo wexee dadka ka sheekeeyaan maba arag alxamdulillaah

    • @MaxamedcabdiXusaan
      @MaxamedcabdiXusaan Před 9 měsíci

      😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊😊😅😊😊😅😊😊😊

  • @Najminaa
    @Najminaa Před 9 měsíci +109

    ALLAH IS ONE ☝️❤️

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 9 měsíci +207

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne

    • @hodanqaali4919
      @hodanqaali4919 Před 9 měsíci +4

      Xta ano single ahayn ayan like kusaray

    • @Amiira96
      @Amiira96 Před 9 měsíci

      @@hodanqaali4919mahadsanid wlshey lkn ku dedaal hormarkada nolosha

    • @umumaida4539
      @umumaida4539 Před 9 měsíci +4

      Mhdsnid gacalo screenshot ayan ka qatay😅 si u dhiri gelin igu naqdo qoralkan 😂😂

    • @NutriBoost642
      @NutriBoost642 Před 9 měsíci +1

      Wllhi❤😂

    • @nuhmohamed3738
      @nuhmohamed3738 Před 9 měsíci +1

      Haaaaaaaa

  • @Amrah12
    @Amrah12 Před 9 měsíci +45

    الحمد الله على نعمة الاسلام ❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 9 měsíci +51

    Dhibka soo Gaadhay Hazal run ahaantii waa Mid ay raggoo dhan u Gaystaan Gabdhaha 😢
    Dumarow hala iska jiro beryahan waxba siyee 😭

    • @UmmJacfar97
      @UmmJacfar97 Před 9 měsíci +1

      aaaad iyo aad 100% rag ma jiro wllo 😢😢😢

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Před 9 měsíci

      @@UmmJacfar97 haah wal

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 9 měsíci +4

      Raga way xumden dacad nimdi ba kdhmtay iyo nxristi ilhow gbdhha mskintah dhowr😢

    • @agassihersi962
      @agassihersi962 Před 6 měsíci

      Oo adi naag mathy qanis yahow maxa raga ku dabo dhigey😮

  • @KawtharAhmed788
    @KawtharAhmed788 Před 9 měsíci +166

    Aan kusalino nabigena Mohamed ❤🕋❤❤

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 Před 9 měsíci +26

    Best actor of love I watch vwas , nuunay wajir, this lady and oromo man, especially this lady is honestly well narrative story telling ❤

  • @istaahil_kalsoon
    @istaahil_kalsoon Před 9 měsíci +154

    inta qof u bahantahay waa duleysantahy😢😢

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 Před 9 měsíci +165

    😂gabadhan waa funny si dareen leh bay u sheekeynaysaaaa o daacad ah ❤

    • @boqorodqjaceylka1193
      @boqorodqjaceylka1193 Před 9 měsíci +7

      Waa mj lajnimda hlksy kawdtaa 😂

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 Před 9 měsíci +6

      Qofkeyga see u dhaheyso 😂😂

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 Před 9 měsíci +4

      @@sadiasheikh1413😂😂😂 waa xarifad

    • @tash7356
      @tash7356 Před 9 měsíci

      Gabadhan mida filimanta lajisho ma aha miya

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 Před 9 měsíci

      @@Ymhsey_chary2310 haa maskiin asagane wuu soo hadlay🤣🤣🤪🤪

  • @fadumasaciidfatima8724
    @fadumasaciidfatima8724 Před 9 měsíci +6

    Hablo naftina Aamina jcyl iska ilaawa Khiyaaliga aflaamta ka diktoonaada

  • @zuhapthaypmuhumeth31
    @zuhapthaypmuhumeth31 Před 9 měsíci +139

    Allah is one ❤️🥺

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 9 měsíci +62

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 Před 9 měsíci +180

    Ridwan isack this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @ifrahhaji717
    @ifrahhaji717 Před 9 měsíci +3

    Scw sheekadan anuu waxaan u arkaa inay tahay qof dareenkii ka xoog badiyay heer ay gaadho inay nafteedii sahayan gaadho dumarka soomalidu qaladka dhaca qayb badan ayay ku leeyihiin siduu qof kaaga dhaadhicin kara inuu ku meher xado miyanad ogagayn merher aabaha ama reerkiinu ogayn inaanu xalal ahayn hadii uu ilmo kaa dhalo ilmuhu xataa waa xaaran imika waad fahantay khaladkaagii wax ka baro.

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 Před 2 měsíci

      Lkn Guurkan qodba siraha la dheho dhammaan waxa laga yaqaana Koonfurta Soomaalia oo waa ka Caadi waxaasi inta badan ,

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před 9 měsíci +36

    Waxaa soo xasuustay heestii eheed jaceylaa lagula waadin waqtikada yuu lumin😢

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 9 měsíci +17

    MacQul Inaad Quruxey Qoraalkayga Aragto Ha Midaan Ku Dhihi Lahaa God Mar Lagaa Qaniinay Yanan Mar La abaad Lagaa Qaniinin Waan Ogahay Qof Dumara Tahy Waa Iska Jilicsantahy Hadana Wixii Kugu Dhacay Iyo Noloshaada Casharadii Ay Ku Bartay Wax Ka Qaado Oo Wax Ha ku Baraan Ha Noqon Qof Sidii La Rabo Laga Yeelanayo🥰💯💞❣

    • @daganahmed1866
      @daganahmed1866 Před 9 měsíci +2

      Aad io aad mar 1aad haa lkn mar 2aad adaa god isku riday

  • @abdifatahdhabancad7671
    @abdifatahdhabancad7671 Před 9 měsíci +174

    😂Masha allah gabadhaan waaa gabar qalbi wngsn lkn waxa ka xumahay in jecelkii ugu horeeyay sas ka noqday baayo sorry saliga iyo salaada badi qalbi waxa ka dareemi doontaa qaneeco buuxda insha allah

  • @hananomar9969
    @hananomar9969 Před 9 měsíci +94

    الحمدلله ربنا انقذك على طيبت قلبك / انسي كل شي وعيشي حياتك انتي شابه حلوه

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 Před 9 měsíci +18

    Gabar daacadnimo waang iyo fur furnan ka muuqato weeye wllhi m.a waa gabar adag oo wayaha intaa leeg ka soo gudubty ❤

  • @user-uv7co6hz8b
    @user-uv7co6hz8b Před 9 měsíci +7

    Subxanallah ragii waxay noqdeen wax dhintay oo dhaqankii islmka way diilen ilahow dad kan hanuni☝️🤲🤲🤲

    • @UmmJacfar97
      @UmmJacfar97 Před 9 měsíci

      Somaali keliya maaha
      Aduunkii baaba sidaa iska noqday
      Weji maleh nimanku Waa Bilaa akhlaaq

  • @Amounbile
    @Amounbile Před 9 měsíci +57

    Actually she is in love with him still 😢but go away from him sista be strong and if he asks you to come back together just say no! You will heal insha Allah ❤️

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Před 9 měsíci +382

    Ladies, please, don’t just trust stupid men who are just trying to take advantage of you. Don’t let your family who love you down . Do a lot of research before taking any step - just advice

  • @Umukaafiya
    @Umukaafiya Před 9 měsíci +83

    Salaallahu calayhi wasallam

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 Před 9 měsíci +5

    Gabdhoow waan idin baryayaa nin Naagle ka fogaada iyo mid qudbo siro idiinla imanaya labadaba

  • @Umuisrachanel
    @Umuisrachanel Před 9 měsíci +10

    Ku saliya xabibkena suban Salalahu caleyi wasalim ❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 Před 9 měsíci +27

    Aac 😮😮😮 subxaanallaah 😮 allaahu akbar 😮nunkaasi mustaqbal kaama rabin nin fiicana ma aheyn miskiin 😮😮😮

  • @saamqueen9798
    @saamqueen9798 Před 9 měsíci +30

    Somali girls are queen s😢❤

  • @motiveperson143
    @motiveperson143 Před 9 měsíci +36

    Please wllkey igu soo duceeya in uu Ale soo hanuunsho 😢

    • @najlagure8671
      @najlagure8671 Před 9 měsíci +4

      Allaha so hadeeyo saliga nabiga csw badi

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor Před 9 měsíci +2

      Alle haso hanunsho😢

    • @RiyaaqGabey
      @RiyaaqGabey Před 9 měsíci +1

      Alle hasoo hanuuniyo wll

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 9 měsíci

      Allah soo hanuuniyo walalkaa iyo dhamaan inta muslim ah oo wado xun ku socodaan 🤲🤲🤲

    • @istarosman857
      @istarosman857 Před 9 měsíci

      Allaha soo hanuuniyo wll

  • @xamdaxaali9305
    @xamdaxaali9305 Před 9 měsíci +6

    Hazal wll inankan Kuma jecla iskaga hadh ilahay badel khayr qaba haku siiyo insha Allah

  • @munasheikhabdilaahi8535
    @munasheikhabdilaahi8535 Před 9 měsíci +36

    Sorry abaayo runtii xanuun waaye qisadada jacelka dhabta qof nasiib leh aa Helo asiga qasaaray oo qalbi daacad ah lumiye qof ka wanagsan waad heleysaa inshallah 😢❤❤❤

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 Před 9 měsíci +17

    M.a Waa gabadh Qalbi wanaagsan wlhi❤

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett Před 9 měsíci +86

    Ilaah qaatumo ha inoo suubiyo❤🤲🤲

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 9 měsíci +4

    Subxaanalaah,Ragoow Ilaahay uga cabsada Dumarka waa masaakiin dabiici ahaan. Beenta iyo khiyaanada ka daaya. walaashaada iyo gabadhaada oo kale u arag

  • @ugbaadcabdilahi6794
    @ugbaadcabdilahi6794 Před 9 měsíci +132

    Sorry abayo jacaylku aad aya u xanuun badanayay qof wax jecladay ayunba daremi kara😢😢😢

  • @TimacaddeNaasir
    @TimacaddeNaasir Před 9 měsíci +19

    Ubaxan quruxda badan miya qalbiga laga jabiya viva Hablaha somaliyed gulaysta😊

    • @rahmaosble8514
      @rahmaosble8514 Před 9 měsíci

      Hadaa xasle tahey ubax kasto warab uma noqonkartid

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 9 měsíci

      Ubax weye Ohadlkeda kugu soconyo bshash ah rer magl ah nasib xuma kas😢

  • @sidramrk
    @sidramrk Před 9 měsíci +90

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey walalahey ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 Před 9 měsíci +24

    ilahayow Qof haNoo Duleyn kwrn Gabdha ninkasi wuxu ku dhahay rerkayga hayga dumin oo an is meher xadno kadib isdur iyaDa meysan rer lahayn oo mustaqbal lahayn wlhi waxanun Qof an qimo ku hayn ina jeclato 💔😭

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 Před 9 měsíci +7

    Qalbiga Allaha kaaga tiro abaayo. Qof aan ku jeclen inaad jeclato waa dhibato.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 9 měsíci +11

    Abdi kaafi Nacas ka Xun maba jiro bal qalanjadan yaa Xumayn jiray , waa lagu Fara adaygi jiray Heer qaali ay yihiin ❤

  • @ESMA_upThi
    @ESMA_upThi Před 9 měsíci +26

    Waa maalinteydi ugu horeysay aan wiilkaan daawado waana muuqaalki ugu horeeyey oo somali leedahy aan 1saac daaawado caajis la'aan ❤😮😂

    • @worldssecret7855
      @worldssecret7855 Před 9 měsíci

      Beentaa😂😂 o maxad daawata? somali ma daawado aa

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 Před 9 měsíci +1

      ​@@worldssecret7855ma ujeeda lkn wlhi wan arky dadsasa oo wlashy kamida😂❤

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 9 měsíci

      Gbdha bshashda ah bn kahely wlhi wba igusocotay 😢 ilhow dhowr

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 Před 9 měsíci +22

    😔😢jacaylka Halka Dhinaca Dhintu Le Yahay Wa Nocaas😭😥😳Nabsiguna Maso Daaho Qofka.Lagu Ciyaro😢

  • @sahrosiman4242
    @sahrosiman4242 Před 9 měsíci +4

    Qurbaha inaa tagaa rabaahe ii soo duceeya asxabey🥺

  • @user-ke3zj1pc9w
    @user-ke3zj1pc9w Před 9 měsíci +46

    Ridwan issack always legend 🙌 keep going brother ❤

  • @hastanbreezy8531
    @hastanbreezy8531 Před 9 měsíci +8

    Vraiment ce très touché l'histoire de cet jeunne fils 😢😢😢😢😢 inchallah t'aura ta chance et tu va trouver quelqu'un plus meilleur que lui patient toi hnnnn😢😢😢😢😢😢😢

  • @fatimamohmmed3900
    @fatimamohmmed3900 Před 9 měsíci +10

    هادي ابسط قصة لي استغلال مشاعر النساء 💔
    رفقاً بي القوارير

    • @UmmJacfar97
      @UmmJacfar97 Před 9 měsíci +2

      Anigaba qalbadaa la iiga soo ciyaaray horay ninna maba aamino wax waliba oo dhaca
      Laba bil kadib waan aroosayaa
      Niyaddayda ayaan ilaashanayaa xattaa Anoo la i qabo isma siinayo Faarax dambe
      Wayna dhamaatay nin la jeclaado oo dambe

  • @shukribrager4661
    @shukribrager4661 Před 9 měsíci +42

    What a story! And what a time to live 😮

  • @NimuzhHusein
    @NimuzhHusein Před 9 měsíci +24

    GabadhaaN qisadeeda ayadoo dheer hadana kuma caajisin m.a abaayadN si qalbiyan ah ugu helay daacadnimada fraha badN aad iskga egnahy 🥺🙏 adigana ridwaanow maalin intaan hortada soo fariisto qisadeyda qotada dheer waan kga sheekeyn doona adiga io asxaabtaadaba I.a😊

    • @najmabintisheikh-kt6zt
      @najmabintisheikh-kt6zt Před 9 měsíci +4

      show dadka daacada wey is dhageestan wlhi maba iigu bixi jirin chanelkan ina daawado gabadhan qisadeeda weba igusocotaa😢

    • @NimuzhHusein
      @NimuzhHusein Před 9 měsíci

      ​@@najmabintisheikh-kt6ztdaacadnimada waa wadada guusha😊❤

    • @hazard300
      @hazard300 Před 9 měsíci

      Edeeb daaro wyo waxas qiiso mahaan

    • @Siciid12
      @Siciid12 Před 9 měsíci

      Abaayo imow we need more xan pls 😂😂😂

    • @najmacarab7003
      @najmacarab7003 Před 9 měsíci

      Dhibadana qofaan ku ogayn markaad jeceshay

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 Před 9 měsíci +44

    Yaa ku yiri qof baa la jeclaadaa abayo irumayso jacayl wax jira maaha naftaada un jeclow

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay Před 9 měsíci

      Jacel waa jira, adina waa ogtahay miyaa lagugu adkeeyey.

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 Před 9 měsíci +1

      @@Halkaynoomaraysay😂😂😂😂

    • @user-vm1te1mk9m
      @user-vm1te1mk9m Před 9 měsíci +1

      😂😂😂😂😂

    • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
      @AsmaJibriilismaciil-ti1hv Před 9 měsíci +1

      @@Halkaynoomaraysay hhhhhhh wuu jiraa ha waaro

    • @hamdixarago8234
      @hamdixarago8234 Před 8 měsíci +1

      @@Halkaynoomaraysay jacaylku waa iska dhaadhicin wall xitaa hadii la igu adkayn lahaa jiridiisa waan rumaysan lahaa lakin hada waxaan u aqaan iska dhaadhcin ay samaystaan dadka faraha maran

  • @MaryanOsman-cd3ry
    @MaryanOsman-cd3ry Před 9 měsíci +9

    Rutii jacelka wxa daremi karaa xanukisa qofki Somarye rutii wan kaxumahye❤😢

  • @sahranura741
    @sahranura741 Před 9 měsíci +3

    Qisadaaan waa dhab xaqiiqdii❤. Sida ugu raaxeeseeso Ayaa laga garaaa❤❤.
    Lkn waa xanuun qisadeeda💔😭😰

  • @mohamedabdullahimohamud4177
    @mohamedabdullahimohamud4177 Před 9 měsíci +30

    Nin buuran xariif ma dhamo marki la dhahayo wlhi ben ma ahan only ciyaal xamar legends ❤

  • @zack4657
    @zack4657 Před 9 měsíci +22

    Mashrucan wa another leval sxb noso badi🎉

  • @user-uu7fw6zo4k
    @user-uu7fw6zo4k Před 9 měsíci +24

    Gabdhow jacylkasta aad qabtan ha sheeganina. Wllhi waa la idinka faaidaysan ilaahay barya oo dhaha ilaahow qalbigyga katirtkr qofkan

  • @hoodomo863
    @hoodomo863 Před 9 měsíci +4

    Naf wax jeceli dhiig male
    Jacyalba hadaa xasuusto waa ooya wlhi ❤️😭

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Před 9 měsíci +16

    😢😢come here if you don't believe in love before marriage ❤❤❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 9 měsíci +12

    Qiyaano socota waaaye raga iyo dumarba
    Yaa la aaminaa

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Před 9 měsíci +18

    Waryaada somaliyeey gabdhahaan hada jiraa iladagaaaa subxaanallahi 😊

    • @shamsomohamedosman5265
      @shamsomohamedosman5265 Před 9 měsíci

      Sotaan yaabay ano xaas ah waaqtii 13 sano ah madhihii karo waan kujecloho caad hadaan uceliyo mahane

    • @Msomale
      @Msomale Před 5 měsíci

      ​@shamsomohamedosman52b65 😂😂😂 are you for real 😮

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Před 9 měsíci +18

    Hal talo ayaan siin laha Gabadha taas oo ah in aad ka fogaato ninkaas oo anad wax shaqo ah la qaban waayo maha qof fiican.

  • @hamdabarre1604
    @hamdabarre1604 Před 9 měsíci +5

    Masha allah waa gabar qalbi alle wax khyr qaba hakula kulmiyo 😢

  • @user-np6ht5gr8n
    @user-np6ht5gr8n Před 9 měsíci +7

    Alla ragu xuma hablah ayeey niyad ahaan iyo jidh ahaan uu xumaynay😢😢😢😢😢😢

  • @khalif_47
    @khalif_47 Před 9 měsíci +95

    Inta og inu Kaafi Abdi yahay ismuujiya😂😂😂

  • @SaytuunAbdilahi-ol4qq
    @SaytuunAbdilahi-ol4qq Před 9 měsíci +16

    Wllhi waa qiso xanun bdn nabsigu waa sodhaxaa dhag xumo waa laga durkaa😥💔💔

  • @yaxyego4103
    @yaxyego4103 Před 9 měsíci +20

    Kusali xabiibkena muxamed caleehi salaam

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 9 měsíci

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před 9 měsíci

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @user-en1gx6go4z
    @user-en1gx6go4z Před 9 měsíci +6

    Ani wxn kudhihi lahha hada iskaga tag Wlhi anba way isomartay lkn alx wan is akeeyay wan kagudbay waayo ilaahay ban isku xidhay wan ducaysan jiray quraan akhrisan jiray marki danbe waba iska waayay wxa is arkay ano.neceb😅❤

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM Před 9 měsíci +11

    Gbdhoow jcl wrkiisa iska ilaawo jclka waaa guurka Ka dip Eee Mid wngzn Oo dun wacan Alle Ha inoo wada sahla Ameenta so dhaha😂❤

  • @YuusufWarfaa
    @YuusufWarfaa Před 9 měsíci +16

    صلي الله عليه وسلم

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Před 9 měsíci +29

    gabdhow filin maant hindida iyo qisooyinka holywood intaa dhagaysataan hadana aad koobiyeynaysaan iskadaaya nin hadaad kudhahdid waan kujeclahay waa igafaa iidayso, gabdhow reerbaadiyanimadaan gabdhaha hanagaga waa lina

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před 9 měsíci

      Maya arinkaan waa xanuun . Waa jiro xun . Psykiatri doctor ubaahantahay .

  • @abdiqadharahmed5916
    @abdiqadharahmed5916 Před 9 měsíci +71

    Inta sugayso kafi iyo xaskisa part 2&3😂😂

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 9 měsíci +4

    Ridwaan Masha allah siduu dadka u wareeysto waa cajiib I really like it

  • @Maria-dh9pk
    @Maria-dh9pk Před 9 měsíci +6

    Kusali rasullka alle❤ scw❤

  • @hamdihirsi8918
    @hamdihirsi8918 Před 9 měsíci +4

    Ax jacel aan lagu wadin waqtigaga yuu lumin aya maqli jiray abayo mid aad ku ilaawdid allah ku siiyo

  • @user-pc9su7vi2v
    @user-pc9su7vi2v Před 9 měsíci +105

    Jacayl isn,t easy 😂😂❤

  • @safiyomcnhussein5425
    @safiyomcnhussein5425 Před 8 měsíci +5

    Salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi

  • @najlanalka1428
    @najlanalka1428 Před 9 měsíci +7

    Qurux aqlaaq daganan iyo ixtiram ayay ledahay daacadnimada dabaal ka dhigtay maskinta lkn isaga qasaaray maanta 😢

  • @user-bf6nd5wm4s
    @user-bf6nd5wm4s Před 9 měsíci +2

    Ax jacaylow hawshadu bdanaa wlhi QalbigaY ka hadashy qof jcyl zo mry un baa dareemi kara rntiii wn ilmeeYeY😢😢

  • @user-cp3df6uf6u
    @user-cp3df6uf6u Před 9 měsíci +52

    Ridhwaan qiso igu dhacdey araba ina iga dubto😊

  • @user-fy5xo6yh2s
    @user-fy5xo6yh2s Před 9 měsíci +10

    صلى الله عليه وسلم

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 9 měsíci +18

    Ku sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi3439 Před 9 měsíci +43

    This so funny story,plz make it more.
    Ridwan isack is best story and vedio creator 😂😂😂😂😂

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 Před 9 měsíci +3

    Mnsh allh azhal ahmed geesiyad weeye . Qofkat qiso xun wuu soo maray lkn wxa lays dheeryhy dadnimad iyo raginamda luguu dhiirin kro ina lays soo bandhigo ❤❤

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 Před 9 měsíci +80

    Sorry abayo lkn inaye ka ogolaato maahan inaye saxiib lanoqoto oo aye wax laduubto waxa ka wanagsan inaye ka fogaato 😢

  • @shacnidiamond1488
    @shacnidiamond1488 Před 9 měsíci +4

    Hasal wlhi gabar geesiyada weeye abayo mcn nolol qurxoon kuu rajayn🎉😢

  • @adanowmaalim5784
    @adanowmaalim5784 Před 9 měsíci +8

    Atleast she is saved from his greed.She did the best by rejecting the injection 😊

  • @siman4216
    @siman4216 Před 9 měsíci +1

    Waa ka xumahay waxa ku dhace runtii lakiin hakuu noqoto cashar noloshaada waxwayn ugu faaiido midna ogoow inaa aad iyo aad uqaldan tahay is jir, oo naftaada ilaali gabar

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 9 měsíci +1

    Asc wrwb Waan fahmay Waana wada daawaday Qatar Ayaad gashay Alle Ayaa ku badbaadiyey Alle u mahadnaq Slle uvtoovsd keen nin qayr qaba Allaha ku siiyo isku dss as y Alle inaad Aad u jeclaa yo ood Asaga u dhahaayo digriga Alle badso iska jir Shaydaanks Yuusuf kaa Faa’idaysan. Nayrobi Waxan Maqlay Waa meel Qqtar u ah Gabdhaha Allaha ku Xifdiyo Asmiin❤

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 Před 2 měsíci

      Khatar weeye Nairobi waa meel cidkastaa joogto runtii oo ay dhicikarto in habala yar yar ee nolosha Soo doontay lagaga faa'iidaysto duruufta