WAR DEG DEGA:PUNTLAND CIIDANKA OO HADA GACANTA KUDHIGAY|XAMSE OO XILKA LAGA QADAYO|HUBKI MAREXAN OO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 32

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaan Před měsícem +6

    In ay qabsadaan puntland ayeey rabaan

    • @ubahguled5047
      @ubahguled5047 Před měsícem +1

      Illaahay idinkii dhibkay Puntland larabaan igaguu ku noqonayaa

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před měsícem +3

    Inaa lilaah wa inaa ilaahi Raajicuun Allaha qaboojiyo oo noo hagaajii dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan. Hagaaajiyow noo hagaaji Shacabka somaaliyeed odhan oka bixi dhagarta cadowga ummada Soomaaliyeed dhan oo badbaadi dhagaraha cadowgu So maleegsyo dhanba Aamiiin Aamiiin

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Před měsícem +1

    Wayab😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před měsícem +1

    Subxaanallah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +1

    Xasan dhiiqo iyo kooxodisa waa isku midi waxan isma dhaaman soomaaliya waya u dhamaataya hadii sidana lagusii daawado😟

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Před měsícem +1

    subxanlaah

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 Před měsícem +1

    Xildhibaanadu maxey u ridi waayeen Xasan oo ah ninka wadanka oo dhan qasaya.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 Před měsícem +1

    Dowlada puntland waa inay celiyaan dhamaan Oromada wadanka qabsatay

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan Před měsícem +3

    Xamse keliya ma than ee macal xasanka modowe kuligod ha is racano ayaga iyo waxa ay Watanabe waa xaran duli ah ha wada baxano kalabinta

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem +3

    Rw xilka kamaqadikartan mw xasan shikh kaqada kadibnaa kudara rw xafse

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před měsícem +2

    Tan way udhamaatey ,wayna baabadey,

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 Před měsícem +2

    Jiradii xamse ayaa sidan kuu gashay qaab laawe

  • @S.TPlayer
    @S.TPlayer Před měsícem +1

    Maba la arki karo madax wene iyo reysal wasare midesan

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Před měsícem +1

    Maansha allaah alaylehe way isasoo nooleeyeen xildhibaanadii iyagu keenay musiibadan dalka burburisay hadeeray arkeen musiibadii awel la ogaa inay imanayso hadii xasan dhiiqo xilka dawlada fuulo waana taas maanta

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 Před měsícem +1

    Maxamsa ufudydaday hawiye xasanba madhaleeceeyane

  • @snw9257
    @snw9257 Před měsícem +1

    Umda Somaliyeed markii ushu ku dhacdo ayey baraarugan

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 Před měsícem

    Taasi waa riyo

  • @user-gz7of7kc4r
    @user-gz7of7kc4r Před měsícem +1

    Maxaa xil ah oo uu hayaa, ma magac ayay ka qaadayaan. Xasan Sheekh ayaa A to Z ah ee haka qaadaan haday ka qaadi karaan. Hadaanay arinkoodu ahayn aabow ka yar iga qabo oo ka weyn igu soo daa.

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 Před měsícem +1

    gudoomiyaha gabolka bari waxaan leeyahay gudoomiye ka soo rar oromadda gobolka deg deg

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Před měsícem +1

    Ha isku daraan xasan xaar dhexjiif iyo xamse marxuun labada musiibo xilka isku halmar xilka halaga qaado dalkana halaga badbaadiyo ma saaibta

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 Před měsícem

    50 xildhibaan xil kama qaadi karaan R Xamze ee iyagaa hoteelada kirada iska bixin weyn doono sheeko aad haysaa.

  • @rahh4137
    @rahh4137 Před měsícem

    waxa la yaab leh Xukuumadu ma hal qof baa ? mise is qab qabsiga ayaan siyaasad moodnay ? Wallee reer aan ogaa ma guuro.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před měsícem

    Xasan maxuu ahaa way soobaxeen xasana Waa uu Iska xishoonayaaye qof lala shaqeeyaa meesha ma joogo Waa uun qilaaf ka carar Ayaan dhihi karaa

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y Před měsícem

    Tuugaddaan 😢baarlabaanka ah 😂wax eey u haayaan Somali ma jirto

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem +1

    Doqon kan eeg xamza bu eeden wa u ka cabsan Hassan binu salool munaafaq

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 Před měsícem +2

    Adigu orod ka qaad nacas indhihiisu ay arkaan tolkii baad tahay

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 Před měsícem

    KIR KIR MATAQAAN KUWAAS WAA MAJEERTEN XAYJAB SANKARAN

  • @S.TPlayer
    @S.TPlayer Před měsícem

    Butland ayaa rabto kursiga lakin helimeso insha Allah xamse umada somaliyed ayaa jacel

  • @OgolowMaxamed
    @OgolowMaxamed Před měsícem

    Beenaale.