FASHIL & QIYANO! MOBELKEDA LA BAARAY QIYAANA BANANKA TIMID

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2023
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
  • Zábava

Komentáře • 1,7K

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 Před rokem +1119

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola Před rokem +612

    Inta an jacel laheen farta taaga hee😂😂😂😂😂😂😂

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 Před rokem +125

    Ku sali xabiibkeena muhamed scw.🥰👇

  • @sakiahmedbirmed3007
    @sakiahmedbirmed3007 Před rokem +158

    Markaa rabtid in Aad wax khiyaameysid ogow In qof dhan aad Qalbigiisa xanuujineysid🥺💔
    TRUE LOVE NEVER END😥💔

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před rokem +385

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥☝️

  • @IsmailMohammed-vz4qi
    @IsmailMohammed-vz4qi Před rokem +171

    Never believe anybody except the one who created us ☝️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +79

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴❤️

  • @nuraahmed2401
    @nuraahmed2401 Před rokem +114

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم انك حميد مجيد.

  • @GSI_account
    @GSI_account Před rokem +69

    Legend hadaad maqli jirtey waa kan oo kale bro mid ku jecel ayd helaysa ha isku haleen qof kaa dul guuray any way keep going🙏

  • @YahyeMoalim190-xc3fx
    @YahyeMoalim190-xc3fx Před rokem +41

    Laandheere wllahi waa smart wiilkaan , waa run Qof ku khiyaamaysay ayuu cashar udhigay gulayso sxp 🙏

    • @Badra_nuur
      @Badra_nuur Před 7 měsíci

      Farax isba wakhiynole 😂😂

  • @aishamohamed8831
    @aishamohamed8831 Před rokem +52

    wax ka xanuun badan ma jiro qofaa jeceshahay haduu ku qiyaano wllhi🥺😭😭

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +29

    Waar ridwaanow waan ka helnaa barnaamij kan ee soo badi ninyow.
    Yaa ila fikir ah 💙

  • @UmuSudais
    @UmuSudais Před rokem +275

    Wiilku waa wiil yar oo fariid ah 😂hadal xikmad leh shalay go'aankan kugu jecladay anigaa lahaa kana aniga ayaa leh inaad qof go'aan leh noqotid waa wax aad u wanagsan

  • @samiiroqurux4850
    @samiiroqurux4850 Před rokem +27

    Ani anoo dumar ah ayee saan igu dhacday anaana kadaba tagtay marka ay ii cadaatay oo walipa cadeen cad aan ula imaaday aan faraha kaqaaday marka rag iyo dumar qiyaanada waalaga simanyahay😢wax qeer leh Insha'Allah Alle hanoo sahlo jeceel waqti dhumis wax mataraayo❤

    • @waayo__aarag1
      @waayo__aarag1 Před rokem

      Waxaas wax aan ka dhagaysan karo maha nag iyo qiyaano waa wallo

    • @samiiroqurux4850
      @samiiroqurux4850 Před rokem +1

      @@waayo__aarag1 haye wllo mid kheer qabto Alle kabari koleey replyga ana isoo gashay dadkana mawada sino ana teyda kahadlay mrka kheer hdee

    • @khaaliali1290
      @khaaliali1290 Před rokem +1

      Sax waaye abaayo aniga xataa waa igu dhacdey 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ogaal_channel
      @ogaal_channel Před rokem +1

      Walashey sethy

    • @samiiroqurux4850
      @samiiroqurux4850 Před rokem

      ​@@ogaal_channelm.a wllo

  • @yusufabdisalam1146
    @yusufabdisalam1146 Před rokem +28

    Legend bro keep moving this life no balance ⚖️ keep strong

  • @axmedrashiid8263
    @axmedrashiid8263 Před rokem +81

    I feel bad for him but i like his decision because she"s not loyal . bro keep going 💪💪💪💪💪

  • @madbacaddadahabi2153
    @madbacaddadahabi2153 Před rokem +76

    Hadii aadan rabin in lagu qiyaaamo labo habeen shukaanso kadibna guurso waa iga talo😁😁

  • @nuuradiincandiraxman7194
    @nuuradiincandiraxman7194 Před rokem +84

    Asxab badna qofta bisinke war yala Amina wayabe qiyanada ma ficna ridwanow so badi hales kashifeee😂😂😂😂

    • @hibamohammed1023
      @hibamohammed1023 Před rokem +5

      Saa u jeclahy lee ❤

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj Před rokem

      Adiga gormaaa imaneysaaa😂

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj Před rokem

      Special Nairobi gabar jogto miyaa la aminaaa hadii laqabo iyo hadii gabar tahay nin laan ma ahan

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 Před rokem

      😂😂😂next is you 😂😂

    • @farxaanaadan4237
      @farxaanaadan4237 Před rokem

      Haa wllhi waliba mar walbo waxa la dhaha raga waa qayaano badan yihiin lkn waxa la qariya oo la ilduufaa dumar oo ah kun rag inay qayanaan waana shaqadooda kuwooda dacad ah waa ku yar yihiin wllhi wiilkan waaan wata waa legend

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 Před rokem +15

    Masha alaah waa wiilyar caqli badan hadana go aan leh❤🎉🎉👏👏👏👏

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +66

    Legends always ridhwan isaq another's levels program's ☝️🥀🌹💯💪❤😊

  • @shukriabdi7519
    @shukriabdi7519 Před rokem +15

    Naa ciyaalkas madaxa jaalaha leh markii hore ma lacaga ku raacday naya quruxdasa illah ku siiyee ha u hitinin hore u soco 🎉

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 Před rokem +1

      Kkkkkkk asagaa ka yar taliso qoftan waa dalan tahye

    • @wizzali6335
      @wizzali6335 Před rokem +1

      Garoob faido mlha😂

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 Před rokem

      @@wizzali6335 sifican waa bahalo isoodo ilaahay hanaga duwee

    • @apinash2257
      @apinash2257 Před rokem +1

      Wa iyada doqeda un adiga midada maha tas ku darso 😮

    • @IdirisHasan-hf1ol
      @IdirisHasan-hf1ol Před rokem

      Naag marky nin waydo naagaha kle ku dhirigalisa inay raga iska waynysiyan hore aya lo dhahy naago iskuma naxaan

  • @shukrinur5747
    @shukrinur5747 Před rokem +72

    Gabar aala socotid inuu Nin kale Sawir ka qado raacdo Waa qalad Wlhi ☹️😀😀😀

  • @xaawoahmed3196
    @xaawoahmed3196 Před rokem +12

    😢naf wax jecel uun baa dareemi karto xanuunkas runtii💔💔💔😭 heer wxn gaadhay aan in dhakhtar lay dhigo runtii 😭 xanuun jcyl waa Soo maray lkn horaaa loo yidhi wax walbaa waa qaddar waa Na calaf alx mnta 😭xanuunkas na hooyadey mcn baa ila soo qaybsatay rabbi ha iixafidee😫🤲

  • @salmanabdi5113
    @salmanabdi5113 Před rokem +13

    The moment she saw ridhwan she must got shocked ati kulahaa leeeeeeee 😂😂😂😂

  • @AhmadAbdurahman-pt8uk
    @AhmadAbdurahman-pt8uk Před rokem +90

    Walhi qofki Ridwan surprise loga dhigo cabsi cabsi daremesa 😅ani adi ilahy nama kulmiyo kk

  • @user-ud1ow2vy1c
    @user-ud1ow2vy1c Před rokem +55

    Ridhwan issack nin Aan Tagera Tahay bro
    Barmajikan soo badi 😂

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Před rokem +14

    Yes haku noqon waayo farxad marna kuma nolaaneysid waayo shaki badan kudilayo midkale markii horeba kumaysan rabin qofka larabo si fuduud kuma deynayo move forward forward 😊

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +22

    20:45 Maskiin Suu Madax Hoos U geeye Ka Naxay Wallhi Wuu is Ciil kanbinoyaa😢
    Balayo ku heesato Been Been loguma baxe soomali Dhahde😂
    Qaladka Wuu ka dhacay Waa Aragnaye Wiilka Qanci Oo dheh Uma Noqonayo tano kale😊

  • @Jodan_Sancho_Official10
    @Jodan_Sancho_Official10 Před rokem +137

    Biriyahan jacayl majire jirka isku bahan😂😂😂 yaa ila aminsan kalimadan

  • @amiinaweys5088
    @amiinaweys5088 Před rokem +37

    Legeno cafiya iska dheh waa lagu gadee xlala Calek😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @csamedsiciid4786
    @csamedsiciid4786 Před rokem +18

    Waar cilmi I bartay meeshi ahayd Macn xabiibi aan u badalano aboowe iyo abaayo😂😂😂😊

  • @mustafahmaddirie6487
    @mustafahmaddirie6487 Před rokem +17

    Sawa sawa😂
    Legend go'an kada ku'adkeso

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +82

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před rokem +5

    Wallhi Reer Kenya iyo Reer Xamar Naga Cilmi BadaN, Anigu wxN Ahey Reer Hargysa, Gabadha Aanu wadda Socono Hadii midkaayo Dareemo in Midkii kle sidii Hore u AheyN Maba sugsugno khallaas waankala tagnaa, Qodobka Labaad Jaceylkeyga Maba keeneeN Goob sidaaN ooklle Ah Media Hadii wiilku isku Dayana Gabadhaasi Mabbey OgollaateeN, Qodobka kle wiilka iyo Gabadha Midkoodna Ma OgolaadeeN in Mobilkiisa Lagu dhex Baadho Goob sidaN oklle Ah Media, sidaas mrkN u Hadlaayo waa sida Majooratiga Dhaqankayagu Yahey Aniga Oon Beena sheegeyN

  • @Ina_MOHamed1
    @Ina_MOHamed1 Před rokem +16

    *Alla Xanuun Badana Qayaano Wax Ka Xun Ma LaHaN*
    _Jaceyl Ma Jiro Sanadkaan_ 🥺💔

  • @shankarsomali6553
    @shankarsomali6553 Před rokem +23

    I love this show when mobile 📱 😂😂

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Před rokem +7

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad❤❤❤❤❤❤ salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam ❤❤

  • @manyeknam7892
    @manyeknam7892 Před rokem +2

    Saxipkeey cabdirahmaan keep going brother so happy to see you here❤😊

  • @feysalhaashi
    @feysalhaashi Před rokem +4

    Masha allah sxp legend ayaa tahy dumar kalane ha shukaansan naftaada hadfa ka dib hor mari waa iga talo ❤❤❤

  • @ben-de-baas4077
    @ben-de-baas4077 Před rokem +3

    Ar ridhwanow isha xasadka allaha kaa haayo sideey kaaga naxayaan umadaan aan ka yaabee
    Runtii nin ragnimada wax ka yaqaan tahay keep going Allaha ku dhowro 🥰

  • @Nooregal0447
    @Nooregal0447 Před rokem +6

    mr redwan isaaq shaqo fiican ayaa wadaa keep going 💪 shiiqow

  • @mcqalimow6789
    @mcqalimow6789 Před rokem +5

    Ridwaan isaaq I like ur reaction bro keep moving and sorry for this young gentleman I agree with his decision masha Allah he I still young boy but he has gentleman's decision I hope he will keep as he said as her best friend for her

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Před rokem +5

    Nin rag ayaa allah kaa dhigay Masha allah tan markeedii horeyba kuma rabin goaan raganimo leh ayaad ka gaartay ee beddelkeeda qeyr qabo insha allah

  • @badrioabdirashid2430
    @badrioabdirashid2430 Před rokem +33

    Ani marka ridwan arko waa lapan lahaa😂😂 ama dhagoola iska dhigi lahaa 😂 tan sadexada telephone ka gabdhow kasoo taga hadii nalii yeroh😂😂😂

  • @Armaan-1035
    @Armaan-1035 Před rokem +7

    First comment like yashedhi aweya somaliyey😂😅

  • @QaaliOfficial
    @QaaliOfficial Před rokem +3

    Gabdhii ridwan markay isha kudhufaty jaresmo kuboday subxanalaah❤❤❤❤❤

  • @honestchanel1351
    @honestchanel1351 Před 6 měsíci +1

    waa wiil da.yar balse go.aan fiican leh m.a keeb going bro

  • @engrxiddig
    @engrxiddig Před rokem +16

    Marba haduu jaceel yaalo kalsoonina waa taala 🎉

  • @siYAAPPE
    @siYAAPPE Před rokem +8

    Markuu ibalamiyo ayan telka damiyaa 😅
    team wahzi😮

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +26

    Oo Muuxu Yahay Isla Xisaabtanka Heerkaas Gaadhay 😂Oo Nimanyhow xaajigana Maxaa keenay Waliba La Isma Mahersanee agah😂😂😂

  • @Jijigawi1
    @Jijigawi1 Před 11 měsíci +1

    Waa Filin si fiican loo jilay Ridwan sheekooyinkan soo badi Waa filin si fiican aad u jisheen

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Před rokem +37

    Sorry pro wllhi qalbiga ayuu kahadlayaa wiilka rag iyo dumarba in dhawaco sax ma ahaan sorry bro aduunyo😢😢😮

  • @luulmaxamed9082
    @luulmaxamed9082 Před rokem +5

    Aaaad ayan kutagera wall ridwan issack horay usoco guul i.a wall

  • @Binuadawe
    @Binuadawe Před rokem +1

    Horay u soco sxb. Xaqiiqatan sida fudud ee ay ku dhaqaajisay ayaa caddeyneysa halkaad ka joogtay.

  • @Aza_7
    @Aza_7 Před rokem +28

    Waba sababta aan gabar ku aamini la'ahay 😂 keep going broh 🎉

  • @wiilwaal8620
    @wiilwaal8620 Před rokem +118

    Rag Iyo Dumar qayanada waka siman Yihiin 😂😂

  • @suhayrafarhan66
    @suhayrafarhan66 Před rokem +62

    Wiilka yar waaba funny😂😂

    • @R__I__Z___K
      @R__I__Z___K Před rokem +3

      Nin yaran haku shegin

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Před rokem +4

      ​@@R__I__Z___K wuu yar yahay

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Před rokem +3

      Rag iyo dumarba inta daacad ka go’aan kood waa cad yahay laba labeeys ma leh waan ku aaminey kuma qiyaamin ma iqiyaantey bye 👋 hortaada ayaad ka helee wax ku qiyaana ana Alle qof daacad ayuu iigu abaal gudi.case by case. Casasaka la iskuma dul furo. Close bye 👋 dheh intaadan mid kale furin xur baad u tahay xulashaad ku jirtaa lkn 3-5 case big player 5 msg hal mar online eh 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @suhayrafarhan66
      @suhayrafarhan66 Před rokem +1

      @@R__I__Z___K waa inan yar wajigisey ka muqataa🥰

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 Před rokem +8

    😂wlhy wiilkaan fani waaye sorry aboowe qalbiga Alle hakuu qabojiyo

  • @mahamedabshirmustafmuhumed1170

    Naagtan inta fahanty inay daacad iska dhigyso😂

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi Před rokem +20

    Nayaa ninka isku xanaaji asaa kuraali galinayee 😂😂

  • @Zahraleila125
    @Zahraleila125 Před rokem +5

    Some Boyz are Kings wlh🥰🤴

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +1

    Wa barnaamij xiiso badan
    Ridwaan isaaq wax kale tahay horay u soco

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před rokem +6

    Ax ax saan ma ficno walahi wll gabadhan wayku jecelshahay. Side kula hadleyso ka darema maskina waanka xumahay abaayo

  • @abdikhaniomaar9556
    @abdikhaniomaar9556 Před rokem +5

    What a vedio wllhi Kal iyo laab waye mesha waxba kadhacy😅

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 Před rokem +19

    Qofta asxaab badanaa waa yaabee 😂 war nio qoftan daacad ma ahan

  • @maryan7063
    @maryan7063 Před rokem +33

    Will yar bad tahy waqtigad ku bixinysy jacel jilow iyo shukansi an dacad aheen waxa fcneed inad naftada ku hor mariso ood wax barasho iyo shaqo waqtigaga oga faidysato 😢

    • @sallyinsomalia
      @sallyinsomalia Před rokem

      Mashallah true!

    • @ayaan850
      @ayaan850 Před rokem

      Inuu waxbarto iyo inuuna wax baran maxad ka ogtahay adigu markaa qofku isagoo wax baranaya ayuu hadana xidhiidh yelan karaa dhib kuma jirto

    • @fehimahajji3291
      @fehimahajji3291 Před rokem

      @@ayaan850wll dhib way ku jirtaa wayo wakhtigaga dhan ayaa ku lumayo qofkas lee ka fikiree adi dhan busy noqonee so asina saaid uyaryahay so noloshisa inuu hormariyo fiican

  • @bisharoali2095
    @bisharoali2095 Před rokem +4

    Masha Allah keep going Rid wan isak. Ana mankan Farah sohelo mahkamada Ridwan lee kenoyaa. Igajekin. 😂😂

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Před rokem +57

    Dumarka looma gali karo, wax cad ayay madow kaaga dhigee😂😂, waa duul adag, lama jabin karo...keep going dumarkow❤❤

    • @maxamedyusuf8996
      @maxamedyusuf8996 Před rokem +1

      😂😂😂😂

    • @atharhassan9373
      @atharhassan9373 Před rokem +5

      Waaseey tahay, Sir naageed lagama salgaaro

    • @khayriyahadiya7178
      @khayriyahadiya7178 Před rokem +3

      Abowe wlhi dumarka izku mid mhaa

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Před rokem +2

      ​@@khayriyahadiya7178hhhhhhhhhhh waa sida aad dhahdaan eebay waxaas yeelimayno hhhh sawir lee igaqaaday

    • @Ibna.Aadami
      @Ibna.Aadami Před rokem +1

      @@khayriyahadiya7178 waan ogahay walashey, laakiin si guud ayaan u hadlaynaa waxa tihiin naar aan la'aantood la noolaan karin, waan idinku qaadanay...

  • @abdirahmanmohamed426
    @abdirahmanmohamed426 Před rokem +7

    Goaan fiican qaatay legend aatahy keep going bro wlshy adna xariifkii ku laabo kkkkk

  • @sharifxaji4234
    @sharifxaji4234 Před rokem +5

    Kulaha hdi sxbkga mcn yahay
    Ani wlshada man ahy😂😂❤
    Big legend
    Wxi laqayraa qurun kujiro bro😢😢

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 Před rokem +8

    War maskinsana naagtu🤌🏽😫Naaa mopilka int ka qaado maa Meshaz ka baxdo sheku hayeye bbeyow mxa ka qaLdn mxa wye😳😏lkn wilku waa funny😂😭

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před rokem +6

    Inta xidhidh oo dhan faraha ka qaday ee Xaliimo iyo Faarah 90kaba iska khiyamaya haben iyo malinba dawanysa ee qosol udhiman rabta farta taag🙋😂😂

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před rokem +13

    ❤like 👍 iiisaara inta weligood wax jeclaaanin😂😂😂

  • @abdi_252
    @abdi_252 Před rokem +42

    Ayada: waxaan dhan asaga isoqoray
    Isaga : xaajigayga asaga kuso qoray intuu telefankada qaaday
    😂😂😂😂

  • @byotsiyad5678
    @byotsiyad5678 Před rokem +7

    Maasha alaah gabadhu dulqaad badnaaa😢

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před rokem +22

    Kan kaa walay baryahan kan waye 😂😂 kulaha an meesha u fadhiyay 😂😂 warkan maser bdna ana isla yabana

  • @muscabkhader1646
    @muscabkhader1646 Před rokem +13

    dhalinyarada maanta hadadan wax qiymin ada lagu qiyama kuhoree😂💝

  • @sabrimohaz9477
    @sabrimohaz9477 Před rokem +7

    Wllkey mcn tan mid dhanta allah kusiin ooku ilaalsatda talo iga qado xiriir hdad sameyneysid mid aad 8month kbxdi guursaneysid hanoqto in. A isfahnka qaali ah keep going bro ha uqabin horteda kahelee❤🤲

    • @RahmaM.Mohamett
      @RahmaM.Mohamett Před rokem

      Really sidas ayaa wngsn wayo waxad isku fahmi kartaan mudo kooban balse waqti bdn hadana kadip qasaaro kala kulmi kartaan 👏😔

    • @MaslahSugow-xd6tq
      @MaslahSugow-xd6tq Před rokem

      Good advice

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be

    War gabadhu may walaala lahayn way bahdileenee allaa😮😮😮

  • @anhaarhajianhaar9174
    @anhaarhajianhaar9174 Před rokem +3

    Funny waaye wallhi😂😂

  • @user-ch6cb8fv4q
    @user-ch6cb8fv4q Před rokem +19

    Wlh muqalka iiguqoslka baadnaa wakaan legend ..ridhwaan issck waan kutageraa lkn ilahey baan kabaryiyaa inii ilikahorkenin ❤❤❤

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Před rokem +2

      😂😂😂😂😂😂 yaan lagaa shakin hee is ilaali hadii kale meeshaan waa la bartey. Maqaayad gabadhaan cuntey fileeysey 😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624

    Ridwhn Bowe nagaha ku yimadan isastura deh❤❤❤❤❤😢😢

  • @aminayunis7545
    @aminayunis7545 Před 6 měsíci +1

    I like how ridwan sit aside and listen how people argue

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 Před rokem +7

    Cunuga waaa maserkii Qof ah daqiiiqaha xtaa wuuka maseyrayaaa😂😂😂😂

    • @Walishariifali
      @Walishariifali Před rokem

      😅😅😅😅

    • @user-td5qh8pg3i
      @user-td5qh8pg3i Před rokem

      Hhhh waxow la yaabay sida loogu dhago fududyahay asagana saacado kadib losoojawabaa

    • @Walishariifali
      @Walishariifali Před rokem

      Walhi wuxu waa legend kulahaa hadii mobelka meel la dhigi lahaa wxn isma qoreen 🤣

  • @7ly.5__
    @7ly.5__ Před rokem +6

    ridwan waan iska kaa jeclahay ❤

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 Před rokem +13

    DJ Manow ayuu ku qafiifay lkn look at the contact list, waa wada rag un soo kaluun doontay 😂

  • @jeysean4335
    @jeysean4335 Před rokem +2

    Iga karkan funny waye wlhi 😂

  • @shankarsomali6553
    @shankarsomali6553 Před rokem +3

    Legend meshu Dhigay😂

  • @nimcobootan6603
    @nimcobootan6603 Před rokem +5

    Wilka real man waye m.a 😊

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 6 měsíci +1

    wax ka xuun badn malh qof jacylkgiiya hadn ku dhah wllshydaa tahy xanuun badnaaaa😢😢😢😢

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Před rokem

    Legend waye war ha idin ka baqaan nagaha waraa 😊

  • @mubarakchannel2021
    @mubarakchannel2021 Před rokem +3

    Emotional damage😅😅 nagu kala wadha

  • @kiinmaxamed4554
    @kiinmaxamed4554 Před rokem +17

    ridwanow adi fariinta ninka waba uga horesaaaba dhib badnidaaaa😂😂😂😂

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj Před rokem

      In U SIFCAN UFAHANSIYO RABAA SHEKDADA LUGUKALATAGO

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 Před rokem +1

      Wallhy ridwaan wuu iga qosliyaya

  • @mohamedabdirazak8339
    @mohamedabdirazak8339 Před 11 měsíci

    Walahi Ninkan wa legend Walahi 😊

  • @123champion
    @123champion Před rokem

    Waa inaadan go'aan kaas oo kale ah qaadan walaal. jooji sxb qali way ku jeceshahay gabadhaan bro

  • @deeqyare7058
    @deeqyare7058 Před rokem +5

    Ridwn izak legend cabsi cabsi thy wlhi😂😂😂

  • @husseinrashead960
    @husseinrashead960 Před rokem +14

    Gabdhaha walaalaheen sanadkan cidba lama hadlo waayo wiilasha somaliyeed waxay ka doorbideen lacag qofkii lacag haysta way raacan lacagtu way dhamaaneysa lkn jaceyl weligii ma dhamaado 😢

  • @bilanmahamed7498
    @bilanmahamed7498 Před rokem +1

    Wlhi wa wiil yr friid ❤❤✌️✌️💯🥰❤️

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 Před rokem

    Legend keep going 😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +9

    Sedex jeer ayaan ku guuldareysatay xiriir jeceel mid waa la iga guursaday oo lacag iyo passport ayay iga raacday, midna ilaa ilaa iyo hada nolol iyo geeri ayaan ku waayay , mida kalena reeerkeeda ayaa nin Oday ah ku qasbay oo lacag wato
    Waxan ahay dhibane jaceel❤❤❤❤❤❤❤