AX! TIKTOK CAAN KAYAHAY AMERICA UGU IMADAY TELKU IGDANSADAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 03. 2023
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
  • Zábava

Komentáře • 635

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Před rokem +330

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

    • @bintukaafiya2814
      @bintukaafiya2814 Před rokem +1

      Salaallahu calayhi wasallam

    • @makahasssanhussein736
      @makahasssanhussein736 Před rokem

      Scw scw scw scw scw

    • @khadarseleban4435
      @khadarseleban4435 Před rokem

      Scw scw

    • @zamzamqorane1242
      @zamzamqorane1242 Před rokem

      Salalahu caleyhi wasalim

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 Před rokem +1

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před rokem +154

    Kusalia nabiga Scw Scw💕❤️✅saliga nabiga Scw waxaa laga helas farxad irsaaqad iyo guul kale oo aad u waaweyn

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před rokem +82

    Ninyohow anigu qaybtan baan kahelaa qaybtan soo badi. Mahadsanid. Macquul inay jiraan dad ila mida.

    • @hanaaxmedxayaad8057
      @hanaaxmedxayaad8057 Před rokem +4

      Anaa kula mid barnaamijkan ayaan ku haystaa

    • @abdirahmanali4934
      @abdirahmanali4934 Před rokem

      Allow kufudude

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před rokem

      Waxba yaan ilaahay fududeyn anagu fun ahaan baan uga helaye waxba kale majiraan walaal.

    • @quruxeyquruxey203
      @quruxeyquruxey203 Před 11 měsíci

      Qabka call ka Ayan kuheystah anigu waxan isleyahay wad heli doontay number kisa ridawan

  • @MaamAlma20
    @MaamAlma20 Před rokem +73

    Inta tiktok ka soo fiirisay farta taaga😂😂

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před rokem +26

    GABDHOOW INDHA SHAREER XIRTA MARKAAD WARAYSIGAAN OO KALE AAD SAMAYNAYSAAN.❤

    • @Faiza-en6tv
      @Faiza-en6tv Před rokem

      Usheeg horta😂

    • @suhuurmuuse372
      @suhuurmuuse372 Před 10 měsíci +2

      Sax lkn ogoow qodku marka uu wax jecel yahay uma haystaba inuu nolol uga dambayso qofkay jeceshahay moyaane in qof kale jirin hadhoow ayay caqabad ku noqon qof kale waan ku jecelahay hadhoow ma dhihi karto markaa naqaam iska xidha

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Před rokem +110

    Gabdha kowaad quruxleeey Waaaye Mashallah codkeeda xtaaa sweeet 🥰🥰🥰❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +46

    Legendary ridwaan isaq another's levels ☝️👍💯💯😃😆

  • @naddadahir6428
    @naddadahir6428 Před rokem +55

    Haa ridwaanow video yaashan cml nosoo badi Apwe kuwa Wiil IO gbdhaha Wn Ku cajisnay naga daa. Plz 🙏❤

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 Před rokem +95

    Waligaa qof aa ku rabin ha raadsan si kasta aa u jeceshahay calooshada dhuuqso

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 Před rokem +51

    Hal mid ban ushegayah Abayo’s ninka hadaa kadarenti wax yar xith inuu kudhibsanayo Amaan siih sikastaah ujeceshhy naftada ixtiram fariimihiina qiimeya hadaa jawabta lagaa sodahiyo kadaahi adne sidii laguu ladhaqmo udhawan Oky taana waa rifiyaan inijecel one love my 🫅 🫶🏿☝🏿

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před rokem +40

    Teamkeygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

    • @BashkaHaji3328
      @BashkaHaji3328 Před rokem +1

      Gabadheyda sooro oo guursaneenin miyaa noqotay waa maxay sidaa leedahay

    • @drslarra1938
      @drslarra1938 Před rokem +3

      Axsan shay waa mida ugu fican
      zamankaan 👌

    • @drslarra1938
      @drslarra1938 Před rokem +2

      Axsan shay waa mida ugu fican
      zamankaan 👌)

    • @drssacdiyazuuzaana7929
      @drssacdiyazuuzaana7929 Před rokem +3

      Waanakan 😅 👋👋 waaba sidaas haday gabadhu noqoto mid isku filan Nacaskastaa kuma dhaco inuu Qiimaheeda garan waayo

    • @adnaanmohamed4450
      @adnaanmohamed4450 Před rokem

      Waala bartay waana lashaqeeste kwrn

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 Před rokem +28

    cafis iyo musaamax baan idin waaydiisayaa asxaabta qaaliga ah rabadaan baa soo dhaw 👍❤️❤️

  • @jx-AMAZON
    @jx-AMAZON Před rokem +34

    Adoo mareykanka joga aa nin africa joga tijabinesaa 😂😂 anaa yaabey😂

    • @ebyanhashi8618
      @ebyanhashi8618 Před rokem +2

      Qofka hadii aad jeceshahay muhiim mahan meeshuu jogah qali

    • @abdiraxmandahir
      @abdiraxmandahir Před rokem

      ​@@ebyanhashi8618 yeah jaceylka waa wax jira

    • @ebyanhashi8618
      @ebyanhashi8618 Před rokem

      ​@@abdiraxmandahir haaa hadii labda qof isku kalsoon yihiin waxabo kama halaabayan san filaayo bro

    • @Bogasho1
      @Bogasho1 Před rokem +1

      Wlhi waa qoslay😂

    • @luulalmaas7242
      @luulalmaas7242 Před rokem +1

      Ma ila aragte walhi anigo marekan joogo xita ma isku soo dhisi lehen

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 Před rokem +16

    Say Maasha Allaah gabar yaroo qurxan baa tahay EE Jaceel majiro qarnigaan yaa madaxa lagaa cunin sister yariiseey

  • @hassanosman3155
    @hassanosman3155 Před rokem +26

    Hadhaafin saliga SCW SCW

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      walaalahayga qaliga EE somalieed fadlan isoo booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏 sabiskaraab Kana ii raaci, hadaad yurub joogto ood ganacsi GURIGA Ku samayn rabto nagu soo biir♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏

    • @zamzamqorane1242
      @zamzamqorane1242 Před rokem

      Salalahu caleyhi wasalim

    • @fathimoalimfathi-xu1yf
      @fathimoalimfathi-xu1yf Před rokem

      صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @naimaidirs1611
    @naimaidirs1611 Před rokem +21

    Wxn layaabay dumarkan iyagoo lashekaysta dad badan hadana kule wan jeclahay qofka jaceelkii ayay karaamada kaqaden walhi wn kaxumahay inay jacelkii karamada kaqaden 😔😔😔

    • @ismaciladan2520
      @ismaciladan2520 Před rokem +1

      Adi tas shaqa kuma lihid dumaraa wax kasheegi adi mxaa tahy

    • @nimconura3294
      @nimconura3294 Před rokem +1

      Dumarku inay difaac kujiran waa gartooda sababtoo ah qofkan haduu qalbiga kaajabiyo kana kudhayaayo
      Warka halqof kudhagan waaka niyad jab badanyhy Ka xidhiidhka badan be careful 🥰

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Před rokem

      ​@@ismaciladan2520 kkkkk warunta

    • @mahamedabdirahman8910
      @mahamedabdirahman8910 Před rokem

      Cabsi cabsi

  • @hassanadow2397
    @hassanadow2397 Před rokem +11

    She is other level weeyan kuwa kale raadinaysaa sir naageed lama salgaaro 😂

  • @xamzamaxamed9309
    @xamzamaxamed9309 Před rokem +30

    Qof halqof shukan sanaa maba jiro qof waliba difaac ayuu ku jiraaa😅

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 Před rokem +11

    Haa wan unaxe gabada wa gabar diin ruunti wll qali Allah ha kuxafido

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 Před rokem +9

    Nin can mise Gabar can eh Ina Lakeno yaa ila sugayi inta ila sugesi Like saar

  • @cabdikariin3830
    @cabdikariin3830 Před rokem +13

    Faiso abayo badal kher khabo allah ku siyo ❤

  • @maxamed2858
    @maxamed2858 Před rokem +24

    War ragow gabdhaHa qalbigoda Hala ilaaliyo😂😂

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 Před rokem +11

    Masha alah mumtaz wa samida gaba dheydaa 😘❣️😘💋

  • @cabdikariimadanyare4547
    @cabdikariimadanyare4547 Před rokem +17

    Ridwan isaaq masha allah walalkay qli aad ayan ku dawadaa sxb waxan rabaa inaan ku sheego markada furaysid barnamishkaga inaad kufurto bisinka walal pls 🙏 walalkay iska dhaaf yoyo

  • @siyadibrahim8954
    @siyadibrahim8954 Před rokem +9

    War nio maraan sigtaa😂😂😂😂alhamduliallah

  • @abdirahmanbashir5021
    @abdirahmanbashir5021 Před rokem +7

    Tan america jogto numberkeeda iso dir niyow😂

  • @meymuunabdirizaq3741
    @meymuunabdirizaq3741 Před rokem +33

    Ala meshaan mexe nago is bahdileen uf war gabdhow hadaa ninka jeceshihiin xiitaa jabkina qarstada melahan Hala imanina hush dheh😏

    • @iqrocalicabdicalicabdi2910
      @iqrocalicabdicalicabdi2910 Před rokem

      Haa wlhi abayo sas wye gabadhan joga laga kari la.yhy

    • @meymuunabdirizaq3741
      @meymuunabdirizaq3741 Před rokem +1

      @@iqrocalicabdicalicabdi2910 Waa Yaa baanhy wlhi nin ku Rabin iska dhafee nin ku Rabo xitaa la iskuma bahdilo oo jiljileec lama tusiyo hadane kaga daran adunka dhan Soo hor istagayee ee sii leyihiin INUU I SHEGEE RAJEYNAA ciil ku qabanayo 😠Balyo idin qaday dheh😅

    • @iqrocalicabdicalicabdi2910
      @iqrocalicabdicalicabdi2910 Před rokem

      @@meymuunabdirizaq3741 nimankii bay hor cararen😂

    • @meymuunabdirizaq3741
      @meymuunabdirizaq3741 Před rokem +1

      @@iqrocalicabdicalicabdi2910 Haaaaa ma argtay horta yaaa ul u qaato oo meel ku wada xiriyo ayaga dhan🤣🤣🤣

    • @mohamet35
      @mohamet35 Před rokem

      Ilaa intee qarsaneysa dhawa ama dhera

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +42

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @bakarhaara5790
    @bakarhaara5790 Před rokem +78

    Yoonis Anan: Maanta Waa Maalin Kale Xariif Maanata Waalagu Qabte Hablaha Qalbigoga Ilaali🤣🤣

    • @xamdiabdisalaan4239
      @xamdiabdisalaan4239 Před rokem +7

      Ileen qiyaanòole ahaay ninka

    • @bakarhaara5790
      @bakarhaara5790 Před rokem

      @@xamdiabdisalaan4239 Caamirada Horteda Lee Dacad Lagu Yahy😂 Waxaan Mexey Yihiin Hee😃

    • @Ally.Apdukadir
      @Ally.Apdukadir Před rokem +1

      Talow balayaha saan wye ileen mar horaa fulayy inay yooniz ku dha waa qeyso 🥺

    • @kiaharkiapea5114
      @kiaharkiapea5114 Před rokem +1

      Waa ino faidaysay thanks 😂😂😂

    • @quruxeyquruxey203
      @quruxeyquruxey203 Před 11 měsíci

      Wlhi shaki igujiray hada sisax ufahmay 😂

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 Před rokem +20

    hhh mashaqeyo tiktok uu isticmaala
    kasa mustaqbalka karabta Alla aduun dhamadey aa joognaa

  • @suldanmaxam3d681
    @suldanmaxam3d681 Před rokem +9

    Rule No 1: Nin naag yu aaminin dumarkuna raga yey aaminin

  • @Y00-omar
    @Y00-omar Před rokem +1

    Fast one today 🥰

  • @ibrahimsalat
    @ibrahimsalat Před rokem +17

    The First Girl Has PLAN A,B,AND C 😁😁😁 SO WONDERFUL REALITY

    • @maryanhaji1791
      @maryanhaji1791 Před rokem +2

      Hhhh coz evn the boy she loves deeply he is not sincere. He has the reason why he cut the phone.

    • @xalimobashka9185
      @xalimobashka9185 Před rokem +1

      ​@@maryanhaji1791 Maryan Haji❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před rokem +26

    Dadka caanka ah dhib ayey leeyihiin wllhi caan nimada in ay wax tareyso ayey umaleeyaan runtii waxaan si walbo oo aad caan u thy maalin un waa lagu iloobi doonaa

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 Před rokem +22

    NO LOVE ONLY INTEREST AND QOOQ 🤣🤣🤣🤣

    • @maryanhaji1791
      @maryanhaji1791 Před rokem +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @xogbaar
      @xogbaar Před rokem +2

      Saas weeye aniga gabadhan bartama kuwo dhaliil iila soo taagan ayaa i nacsiiya oo dhaha waad dooq xuntahay
      Qaati ayaan ka taaganay waxna iima keeni karan qoftii aan helana way i nacsiiyaan

  • @mumtaasfaysal3103
    @mumtaasfaysal3103 Před rokem +2

    Waw mumtaz samiday qrx bdan abyo gUul marwalbO 🥺💜

  • @JoharAli-pv7ok
    @JoharAli-pv7ok Před rokem +6

    ridwan sxb waan ku xeranahay barnaamijka tijaawi jecelkada noo soo badi

  • @ilwad4400
    @ilwad4400 Před rokem +12

    اللهم صلي على النبي محمد عليه الصلاة والسلام

  • @upthillahikoodhleh3263
    @upthillahikoodhleh3263 Před rokem +3

    Naa burco iigu kaalay anaa kuu baahane mss americai 😋😋😘

  • @abdimahatmohamed8197
    @abdimahatmohamed8197 Před rokem +7

    Manta waaa malin kale aya lahaya 🤣🤣🤣

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Před rokem +10

    legend wan Kusalamey Love isar

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      walaalahayga qaliga EE somalieed fadlan isoo booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏 sabiskaraab Kana ii raaci, hadaad yurub joogto ood ganacsi GURIGA Ku samayn rabto nagu soo biir♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Před rokem +20

    Aduunkan aminadi waa ka dhamatey
    Qof walowba 3 ama afar shukanso qofka ugu daacadsan kala baxa that is it😂

  • @abdifatahrashid5340
    @abdifatahrashid5340 Před rokem +26

    Watching from Doha keep rocking Ridhwan make for us more video please icn't stop laughing ♥️

  • @adnaanmohamed4450
    @adnaanmohamed4450 Před rokem +14

    Gabadhaas quruxda badan miyaa qofkale loola wadaa ar kan nasiib xumaa🥲

    • @Solo1pxx
      @Solo1pxx Před rokem +1

      😢

    • @xayat6793
      @xayat6793 Před 6 měsíci

      Dadka masino😂😢

    • @adnaanmohamed4450
      @adnaanmohamed4450 Před 6 měsíci

      @@xayat6793 haa qof saas uqurxsan2hadaan helo naag kale maba lahadleen 😂

    • @xayat6793
      @xayat6793 Před 6 měsíci

      Alle hakusiyo InshaAllh

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 Před rokem +18

    Ninka aan ku rabin waa calaamada lagu garto walaashay ka daneso nin kaas

  • @semiqedirq102
    @semiqedirq102 Před rokem +2

    Bro intee kahelaa wax tijawin rawaa

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 Před rokem

    Keep going Wll 😘👍👍

  • @marcoasensio5204
    @marcoasensio5204 Před rokem +21

    Kan labaad waa yoonis anan🤣

    • @oraahsameadanhassan2363
      @oraahsameadanhassan2363 Před rokem +1

      Haa waa yarki wilasha iyo hablaha isu balamiya asaga kawanka saaran cawa🤣🤣🤣

  • @HamzeAbdi-dr2dd
    @HamzeAbdi-dr2dd Před rokem +1

    Legen legend dhaly😂

  • @gudoonIbraahim-tw5wn
    @gudoonIbraahim-tw5wn Před 5 měsíci

    Tiktok miyuu dawda kulha ridawan wa funy😂😂😂😂😂⁰

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 Před rokem +14

    Ma shaqeeyo Tiktok buu 24 saac ku jiraa😂
    Markuu ku arkey buu ku nacey gabareey😶
    Dookhaaga raadso

  • @abdiazizomar1722
    @abdiazizomar1722 Před rokem +1

    Waa malinkale😅

  • @ahmedketoofficial2999
    @ahmedketoofficial2999 Před rokem +3

    Baramijkii iska horkeenka is oo badi bro

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 Před rokem +8

    Ayadaba 3 nin bay tijaabinaysaaye intee ayadana daacad ku arkaysaa war marka hore qofka wax tijaabinaaya isaga daacad hanoqdo ayaan dhihi lahaa.

    • @2daysago_
      @2daysago_ Před rokem +3

      Wey isla qumanyihiin naagaha hada jiraan. Ayaga intey wax soo qasaan ayey hadow nimanka eeda saarayaan.

  • @yuuzamaahmett4653
    @yuuzamaahmett4653 Před rokem +20

    Yones anan atoorihi dadka isku so lex jin jiray somaha 🤣🤣

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Před rokem +9

    Marekan tan jogto Gabar dacad wye 😭 allh ragow dumarka Sida oo dhama

  • @bedradinmahaari6572
    @bedradinmahaari6572 Před rokem +28

    Caawa yoonis Anan baa caawa faashka saaran 😀😀😀😀😀😀😀

  • @Wehelka145
    @Wehelka145 Před rokem +2

    Qof mareykan jogo lagu adkenayaa hada dadka dibadaha xiiso uma qabaaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qanciyeofficial7213
    @qanciyeofficial7213 Před rokem

    Ridwan wan ku salamay zxp wax an rabaa in aad gabar an jeecel lahay aad i dijabiso ee wax an joga mogdisho zxp ee xgge ka soo qabta

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 Před rokem +27

    Ridwan abowe video nosobadi waxa kle o ah wilsha io gbdha kama helin naga dhaf 💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Před rokem +83

    If someone is not talking to you, he is not interested in you. Please move on with your life.

  • @NoorBehrozz
    @NoorBehrozz Před rokem

    Markii ay u imaaday buu ka biyo cabay😅😅

  • @modrichamzuk86
    @modrichamzuk86 Před rokem +3

    Ne pleut 😢pas huno isha allah tu va trouvera le bon personne ❤

  • @XasanCadeXasanCade-gm7rv

    Nuucaan iyo America 😂✌

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 Před rokem +1

    Waalalyalow qofki isbadalo isgaaga hara waayo qofka xiisaha uku hayey haduba yarado wax mesha yalo maleh hans si dabagalin adna isbadal un teeda kale gabadhaan usa jogto naa marku ku arkuu kaa bodah micnaha kaamuu helin e kasoco mesha naftada runta usheeg sister

  • @team-vj6fs
    @team-vj6fs Před rokem

    Yunis anan ahaa

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Před rokem +6

    Gabada kowad qalbiga iga xanujisay 🥲🥲🥲🥺🥺🥺🥲😥

  • @xogbaar
    @xogbaar Před rokem +6

    Abdifitax miskiin yaa u sheega in markii meel kale la waayay lagu soo jabay ee aan awal loosocon 😁🤣😂

    • @deeqoabdiali6019
      @deeqoabdiali6019 Před rokem +1

      Wlh ninkas wuu guuleestay janis buu helay Aniga xataa midaa janais siiyay hadaa kii hore mahayo 😂marka gabar lagama haro hadaa rabato janis soo bixikaro 🤪

    • @NadroNasiib-sb5dz
      @NadroNasiib-sb5dz Před 10 měsíci +1

      cabdifitaax waan ku wata

  • @xamdiabdisalaan4239
    @xamdiabdisalaan4239 Před rokem +1

    Yuunis anan noocaasna ma ahayd 😂😂😂

  • @HassanMohamed-nc9cp
    @HassanMohamed-nc9cp Před rokem +1

    Maanta waa malinkale.... Walaguhaya abow yunisow🤣🤣🤣🤣

  • @shaficijimcale6120
    @shaficijimcale6120 Před rokem +1

    Wixii kuhelaaa layabay qofyahay😂

  • @duceysane76
    @duceysane76 Před rokem +3

    Alla dumarkaanaa 😂😂😂

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 Před rokem +11

    Please walaheyga CZcams keyga so boqda please waa gabadini somaliyed igarab istaga CZcams kaa waa farxadeyda Inan hormar kasameyo please waa gabadini ❤

  • @galoolofficial5270
    @galoolofficial5270 Před rokem +2

    Gabar america joogta sida lagu helaaa waa adgthy maanta bilaa nasiib waaa noos gabdha alle qlbiga ha u qaboo jiyo

    • @mohamedamin-rw5lu
      @mohamedamin-rw5lu Před rokem

      America intat kasugeyso inay naag kugeyso libax derbigaa lajira 😅😅

  • @bahjamohamed5642
    @bahjamohamed5642 Před rokem +1

    ANIGA TITOKA SO FIRIYAY 😭😭😭😭😭😅😅😅😅

  • @muzamilosman8060
    @muzamilosman8060 Před rokem +3

    Spow qaftan lambarkeda keen 🙈😂

  • @mohamedosmanali7837
    @mohamedosmanali7837 Před 11 měsíci

    Keep. Going bro

  • @hipanour743
    @hipanour743 Před rokem +4

    Yoonisow xaal qaado😅😅😅😅😅

  • @SiyatAbdi1445h-cf5wd
    @SiyatAbdi1445h-cf5wd Před rokem +2

    Manta waa malin kle xariif waa kujirtaa Younes Ananow😂😂😂😂😂

  • @yacquubxasan8783
    @yacquubxasan8783 Před rokem

    Tan ma ahan mid canada ka imaaaday

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Familyaaaaaanahay muhiimado waa intaaan.system

  • @Katiea671
    @Katiea671 Před rokem +2

    ❤️ 😍 🦋

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      walaalahayga qaliga EE somalieed fadlan isoo booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏 sabiskaraab Kana ii raaci, hadaad yurub joogto ood ganacsi GURIGA Ku samayn rabto nagu soo biir♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @moalimu_80
    @moalimu_80 Před rokem +1

    Inuu igu daaadinaa rajeynaa kulahaaa😂😂

  • @Gwendjoy90
    @Gwendjoy90 Před rokem +3

    Abayo warkisa iskadaf waa dameer oo duli eh boqolaal jogto asi kaficn damerka xunk ah 🥰

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Besaytoaww.nabadcaano.

  • @abdullahimohamedkhalif8700

    Qofta Maraykanka jogto waxan u malayna markay kenya kula kulantay buu ka gashtay ninkana hadu mar qofta ka gashto malintas ba ogu dambeeso😂

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před rokem

      Wlhi been ma ahan marba hadee idhiibto aduunka unacaa🤪😁

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 Před rokem

      @@ogaalmedia581 mugoo rag ma jiro walasha lee laga gishana it's easy😂😂

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před rokem

      @@hamdashiine7145 kkkk lugaha dhexdooda ilaasho

  • @moxamedzudanigoni3988
    @moxamedzudanigoni3988 Před rokem +3

    Yoonis caawa waa lahayaa wax Badan buu naga walee

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Před rokem +5

    tu iyadaba Kun Ninley Ah Baa Jaceylkeyga ii tijaabi meesha laso istaageyso Yaab😂

  • @maxamudsky535
    @maxamudsky535 Před rokem

    I love when pple wait for me.
    I will come at my convinience & time not urz. Keep waiting!!!😎

  • @halimomagol5668
    @halimomagol5668 Před rokem

    First laday waa bentii oo qof ah

  • @user-ei9zu3hx6p
    @user-ei9zu3hx6p Před rokem +1

    Asc Ridhwan saaxiib waa Aniga Xasan waxaan ka codsanaya inad isiiso lambarkaaga isii

  • @saadiaali6454
    @saadiaali6454 Před rokem +1

    Ben makushegayo magacisa hada ayan search greyna tiktogisa wanasofirina🤣

  • @moalimu_80
    @moalimu_80 Před rokem +1

    Waaaka aqbalay kulahaaa xuseenaaadba jecleede 😂😂😂

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Před rokem +6

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l

    Anaa uhoreeyo Manta. Horay usoco ridwanow🥰

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      walaalahayga qaliga EE somalieed fadlan isoo booqda, products Ayaan shirkad u gadaa ❤️🙏 sabiskaraab Kana ii raaci, hadaad yurub joogto ood ganacsi GURIGA Ku samayn rabto nagu soo biir♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Katiea671
      @Katiea671 Před rokem +1

      Ana ka horeeyo

    • @m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l
      @m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l Před rokem

      ​@@Katiea671 mayeey😂

  • @queensuniish347
    @queensuniish347 Před rokem +28

    ka u dambeeyo maanta maalin kle waaye balaayo qabe waye shabeel nagood😂

  • @lilmufti344
    @lilmufti344 Před rokem +1

    War asxapey @Yonis anan ilaso eega😂😂

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 Před rokem

    Nin can eh
    Ha ku tashan
    Yonis waba ki dumer ka io raga is barye Funy ka aha
    Lkn Gabdha maskinta mo runta usheko Abyo wlahi Ana bos kisa ku badla xata nak ka firimyo iwado le mer le somali iga kaxey inkasto hada an joga india
    Inta is ka kaftan wye wlahi Gabdha wa poqorad Masha Allah
    Mid ka fcn hele I.a queen
    Hore usoco
    Manta Ada lagu bahan yahay dhulka Ha is dhigin

  • @hashimsuhaib
    @hashimsuhaib Před rokem +3

    Ridwan gurigayda kadhaman la adahaye
    Wan kusalamay

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před rokem

    Kahar plx kaas