Aduunka maalintii iigu farxada badneyd

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 283

  • @ladanahmad2993
    @ladanahmad2993 Před 5 lety +4

    Wallahi wan qiirooday waxan ahay hooyo soomaliyeed waa mahadsantahay maamo sidaa quruxda badan aad noo dhiiri galisid mar walba nolashayda intaan adiga ku fiirsanayay wax wayn baad ka badashay waan samrayaa si aan u gaaro waqtiga aad adiga gaartay oo kale ii soo ducey insha allah

  • @ahmedabdiahmed4590
    @ahmedabdiahmed4590 Před 5 lety +6

    Hooyoy la aantaa aduunyadu hubaashii mugdi kama baxdeenee. ♥️♥️Hooyo. Waxaa tahay udubka aduunkiyo. Lafdhabarta bini aadamka.. 💕😘I love you mom ❤️

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Jizakumullaahu qayr mahadsanid habo illaahay haku barakeeyo

  • @queenmuslimah9303
    @queenmuslimah9303 Před 5 lety +5

    I miss my mom wlhi hooydy u xiisay I can’t control my tears 😭😭😭 ilahow hooyady mcn iyo hooyoyinka dhan xafid Allah hooyooyinkeen hanoo daayan wlhi Adunkeena waayo Darteen bay usilcaaan noloshooda wxy ulimiyaan nolosheena inay dhisan I love you all moms in the world 🌎 ❤️🙏

  • @aragsanuj
    @aragsanuj Před 5 lety +46

    Ilaahow owlaada nooxafid, cunugayga curad 4sano buu jiraa anoo ilmo dhalaya sanadkan buuyiri Aabo I want give gift for my mom ,can u stop the car and get chocolate .markaasaa hospital iigu imaadeen wiilkayga oo chocolate kii gift box kusooritay "mom close ur eyes.,Mom open this is for u" xanuunkii ba waan ilaaway walaahi.maansha Allaah ilaahow owlaada noo xafid

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 Před 5 lety +2

      aragsan uj Mansha allah allah haku xifdiyo

    • @kimkiz5207
      @kimkiz5207 Před 5 lety +1

      Manshalah ilahoow ku daa anakana nassi♥️♥️

    • @mamkhayr5279
      @mamkhayr5279 Před 5 lety

      Nadia Nadio hooyo allaaha ku siiyo kuwo aad ku faraxdo oo daciyiin ah

    • @mamkhayr5279
      @mamkhayr5279 Před 5 lety

      aragsan uj Asc aamiin aamiin yaa rabbilcalamiin

    • @ILASOCOTV
      @ILASOCOTV Před 5 lety

      aragsan uj mash alah ilahey ha ku xafido qurux

  • @ugaasoskitchen2158
    @ugaasoskitchen2158 Před 5 lety +21

    you are amazing mother and your children are lucky to have you! Ahmed is right MashaAllah

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 Před 5 lety +4

    Ilmo ayaa igu soo istaak tay walahi hooyo waa hooyo ❤ hooyo ayaa ku fahmi karto

  • @mariamhusseini7426
    @mariamhusseini7426 Před 5 lety +11

    Allh haku daayo farxada adiga iyo awladada allh ilahow waxan ka baryay in anigana wilashayda yar yar allh sidas iga dhigo mid farxad la qadata iga dhig ya rabi

  • @fartunalihashi3128
    @fartunalihashi3128 Před 5 lety +5

    Mashaa Allaah
    Aad baan kuula faraxsanahay walaashay canab tahaliin
    Ilaahay carruurtaada oo uu axmed ka midyahay hakuu daayo saalixiinna hakaaga dhigo
    Masha Allaah you are great woman guulayso adduun iyo aakhiroba

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Před 5 lety +4

    Maasha Allaah Ilaahay ha iskukiin daayo wll qaali Hooyo kastena Ilaahay ha ku xafido ubadka dhaman muslimka

  • @amiinanas8120
    @amiinanas8120 Před 5 lety +6

    Ma sha Allah, may Allah swt grant you long life Ahmednoor And his mum ( i called him noor becouse wheneverbyou mention his Name, you smile .He is indhahaga nuurkoda😂

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Thanks habo my Allah gives to you many ahmed's and Saeeds

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Před 5 lety +7

    Masha allaah aad baan ugu farxay sidu wilkada kuso qadariyay allaah isku kiin xifdiyo heerkas bilash laguma helo adaa uso dadaalay

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 5 lety +4

    Illaahow owlaada noo xifdi yaa arxama raaximiin illaahow owlaada noogu hanuuni wadada toosan

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Před 5 lety +3

    My heart was broken by this mom!!!!! She really deserved to reunite with her kids. I am a dad but if my wife wants or decides to take her kids which I am not expecting to happen I will not block her from her kids . On the other hand , I will not let my wife to be with the kids alone.... I hope I will be beside her at any time to take care of kids. In addition, I advise any dad to take care of his kids no matter what age they are

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety +2

      Habo Mohammed thank you you are a great man my Allah bless you and your family

    • @Kaartomo
      @Kaartomo Před 5 lety

      U welcome mama

  • @xamdixisclahi5588
    @xamdixisclahi5588 Před 5 lety +5

    Masha allah Allaha Ku daayo ubadkaaga adbaan kuula farxay💞💝 you are great mom

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 3 lety +2

    Masha'Allah its amazing story beautiful memories hoyada iyo caruurta illaahay haisu daayo amiin maama Somali you are a wonderful mother happy jummah Mubarak thank you for sharing your time with as ❤🌹👏

  • @salwahassan5340
    @salwahassan5340 Před 5 lety +4

    Mashallaaha illaahay carurta ku xafido tuntii waxad tahay Hooyo wanagsan jecelna ubadkeeda ❤️🌹🌷🌺😍🌹❤️aad baan u jeclahay hadalada wanagsan alle ku jeclaado guul iyo gobanimo

  • @adarabdi2371
    @adarabdi2371 Před 5 lety +10

    Soomaali wexey heerka u gaari waayeen wa dulmiga. Subxsana laah.

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 Před 5 lety +5

    Mamo soomaaliyeed ilaahay ha isukeen daayo amiin yaa rabi

  • @qureshoibrahim9745
    @qureshoibrahim9745 Před 5 lety +12

    Maashalah you’re good mother 💞💞🥰🥰🥰🥰🥰💞💞💞🥰🥰👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 Před 5 lety +4

    Masha Allah allaha kuu daayo awlaadada allaha kuu barakeeyo adiga iyo intii Islam ah aamiin

  • @raaxoxussein1355
    @raaxoxussein1355 Před 5 lety +4

    Masha allah hooyo macan waxa tahay hooyo lagu daydo ilaheey ha ka rali ahaado insha allah💜💜💜💜

  • @nuuranuura8637
    @nuuranuura8637 Před 5 lety +1

    Mashalah ilahaya haku dayo axmed wuu iga oohiyaya rajana wuu igaliyaya ilamahayaga waa la iga qataya lakiin waxan rajaynaya inuu siida axamed ii jecelado ilahayw wiilkayaga isgo nabada ii keen oooohiin ayaa iii qoysay walhi markaan qoralaka axamed arko subaxanalah

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Illaahay nabad hakugu keeno walal waan dareemayaa calooshadu ma fayooba

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 Před 5 lety +3

    Mashallah what a son really you made me cry a good advice to all mother's out there

  • @kokobule13
    @kokobule13 Před 5 lety +7

    Allaha ku xifdiyo walaahi waan ku farxay warqadiisa hooyo waa nolosha aduunka

  • @umoridwaan1020
    @umoridwaan1020 Před 5 lety +4

    Hooyodaan. Ilahow xafida iyo. Ilmaheeda. Iyo ku wayagaba. Alaahu agabara waa qiirodaye. Hooyo ilmaheeda laga qaato

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 Před 5 lety +4

    Maansha allah wadadashay 🌹🌺🌺🌺🌺🌺🧡🧡🧡🧡🧡💐💐💐 mamo Ana ilahay ha isoo fududeeyo inankaygii curad inuu iikeeno guuleyso mamo 🙌🏻👏👏👏👏👏👏👏🥰

    • @calansidacabdi5334
      @calansidacabdi5334 Před 5 lety

      Raxmo Qalanjo abayo ilaahey waxan kaga baryaya inuu kuuso fududeeyo inuu keno insha allah ❤️❤️❤️

    • @yaasminhassan9310
      @yaasminhassan9310 Před 5 lety +1

      Mansha Allah Abayo canab

    • @yaasminhassan9310
      @yaasminhassan9310 Před 5 lety +1

      ♥️♥️♥️🌳🌸🌻☘☘🌲♥️

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 Před 5 lety +4

    mahadsanid hooyadey da labaadey jizakallah khayr axmed Allah barakeyo

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 5 lety +3

    Maasha allah alle hakuu barakeeyo axmed iyo dhamaan caruurtaada yes you are amazing mum allow ku xafid Habo macaan 💕💕❣️❣️

  • @hibaaqsaakin9790
    @hibaaqsaakin9790 Před 5 lety +2

    hooyaday waxay igu dhashay 17 sano imay korsan karayn waxaa i korisay ayeyday lkn anoo yar bay America gashay hooyaday sidaada oo kale iiguma ay halgamin oo iimay soo raadin hal mar bay i tidhi waan ku ka xayzan anoo 12 jir markaana wa la ii diiday hooyaday mar danbe iskumay dayin sidaa ilmahaaga usoo xadayna iimay soo xadin waa jeclaan lahaa in ay isoo xado oo si uun igu ka xaysato lkn may dhicin hooyaday anoo 5 jiraa iigu danbaysay iminkana waxaan ahay 23 jir waan jecelhy hooyaday inaan arko iigu soo duceeya inaan arko hooyaday aad baan u jeclahy wlhi hbo adigu waxaa tahay hooyo adag oo aan is dhiibin ilaahy haku xafido ❤️

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Mabo hooyadaa magaceed aan kuu raadiyaa

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 Před 5 lety

      @@mamasoomaali maamo hooyaday waan wada xidhidhnaa lkn waxaan jeclaan lahaa in ay i ka xaysato oon la noolaado intaan yaraa mahadsanid hbo

    • @luulahmed1869
      @luulahmed1869 Před rokem

      @@hibaaqsaakin9790 aniga gabar hooyadey isoo korisey waan keney habart allaha kaga soqado iney ku wado habo

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 Před 5 lety +18

    Waxan umaley hooyo kaafiican ama kaa beer jilicsan ineysan jiri

  • @saidohajiosoble5965
    @saidohajiosoble5965 Před 5 lety +3

    Masha allah momo allaha kuu xafido Ahmed yaa rabbi iyo caruurta dhamaan

  • @sacduushqurux270
    @sacduushqurux270 Před 5 lety +5

    Aniga hooyo manoqonin lkn hooyo ado kale ah wan qabaaa aadbay ii dareeenta anigo ka dheeer aadbah ii dareeenta anon hadlin aadbay ii jeceshahay wan u xiisay hooyade runti alle wxan ka barya anon arkin inusan idilin hooyoyinka wxay leeyihin qalbi gooni ah wlh waa wxan ku tilmaamay mucjizo alle hano wada deesto maalin uun wan noqon doona hooyo insha allah

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 Před 5 lety +2

    abaayo Axmed iyo caruurtaada oo dhan ale hakuu daayo farxadna ku loolaada waan jecelnahay elma heena raga dilana ale ha nooga qabto

  • @mamaadna6715
    @mamaadna6715 Před 5 lety +7

    Masha Allah qurux bdn horaa loo yiri injireey iyo ilmaheeda isku Kori ilaaheey haidinku xafido Canada

  • @ikranmahamod6267
    @ikranmahamod6267 Před 5 lety +3

    Masha Allah tabaraka Allah mum waxa badan baan kaa bartay jazakallahu khayr I love you

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 Před 5 lety +4

    You are amazing mom MashaAllah.Cimri dheer, cibada suban iyo cafimaad ayaan kurejeyna adiga iyo owladadha.

  • @samiraabdi3931
    @samiraabdi3931 Před 5 lety +4

    Ilaahaw udaa waa Hooyo fican wan ilmeeyey ❤️❤️❤️✌️

  • @fadumoabdinoor746
    @fadumoabdinoor746 Před 5 lety +3

    Masha alaah hooyo ilahay Hano xafido hoyaday macaan iyo hoyooyinka so maliyeed oo dhan

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 Před 5 lety +2

    Allah ku dhawro waxad tahay hooyo qiima badan hadalada ad ku hadlayso wuxu i xasuusiyay hooyaday mcn Oo aan 5sano arag Allah Oo markaste i odhan jirta wiilkaygi Mohamed deeq Aadna way i jeceshay cimrigeeda ha dheereye Cafimad allah isku kayo tuso miss mom

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety +1

      Habo maansha illaahay hooyo haku tusiyo

    • @mohamedcase9938
      @mohamedcase9938 Před 5 lety +1

      @@mamasoomaali Aamin dhamantenba Habo Jacaylki Hooyanimo Wan dareemayaa Hadalkaagasina U i qiri galiyay habo Adna Allah ku daayo wiilkaaga Ahmed Ramadan kariim

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Před 5 lety +4

    Abaayo waad mahadsantahay waan kula farxay

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Před 5 lety +3

    Mansha alaah alaaha xiftiyo axmad iyo dhamaan wiila sheena anigu axmad baan dhalay waanabaari alaaha daayo

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 Před 5 lety +4

    Raga somali dumarka uun bay ka adag yihiin dadka kaleba iskama celiyaane masha alllh hooyo waa cajiib

    • @wacanmadar7409
      @wacanmadar7409 Před 5 lety

      @@mmjey xaqiiq weeyan wax kale ka hadal edo

    • @Hiildumarchnel
      @Hiildumarchnel Před 5 lety

      Ani hada kahor ninkayga idhibay waxan ku irir ifur dhig carurta ayaa layiri raga somalida carurta andhalnay nagu gumestan

    • @nuurharare4380
      @nuurharare4380 Před 5 lety

      Asc

    • @nuurharare4380
      @nuurharare4380 Před 5 lety

      00447405769993

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 Před 5 lety +4

    Amiin Allah ku dhaafo qurux dada iyo caruurtada

  • @nadarfarah5654
    @nadarfarah5654 Před 5 lety +3

    Mamma Wallahi you are amazing ❤️😘 ogoowna kaligaa mahane. 🌺❤️❤️

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234

    Masha alaah wan qiroday alaha ku daayo habo

  • @anabdahir3141
    @anabdahir3141 Před 5 lety +3

    Masha aahlaah hooyo fiican Batahay ilaahay hakubara keeyo

  • @sahracabdixafiid4092
    @sahracabdixafiid4092 Před 5 lety +6

    masha allaah illaah haku xafid abayo farxad ku noolada dhamantiin

  • @phinnociopro1369
    @phinnociopro1369 Před 5 lety +3

    Aad ayaan u jeclahay vedio yadaada alaabta ayaan ku naqdaa howsha ayaan ku qabsataa thns mama Jazakallah no so badi walgaana sidaas u asturnaw

  • @subxanalaahwalxamdulilaah8750

    masha alaah ilaahay ha idiin barakeeyo ilmihiina
    anigana mahaysee ilaahay ha iga qadin hooyanimada walaalayaal ilaahay dartii igusoo duceeya in ilaahay i siiyo owlaad cafimaad qabto oo barakeysan. iyo inta ilamida

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Illaahay wilal iyo gabdho barakeysan ha ku siiyo walal

  • @hawahaddi9747
    @hawahaddi9747 Před 5 lety +2

    xabiibti waxàd tahay hooyo fiican waanan kuu hambalyaynayaa farxadii aad kukulanteen wiilkaaga ilaahayna waxaan ka baryayà inuu awlaada inooga dhigo kuwa baariya dhamaanteen aamiin i

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi6633 Před 5 lety +3

    mashallah Canabey Alle farxada haidin siwado oo idinkama dhantaalo aamiin yaa Allah

  • @nimamusa1798
    @nimamusa1798 Před 5 lety +1

    Mum macan hoyo qali ah ayad tahay hoyo laan wa iftin laan qof hoyo laan so koreyna wudaremi kara aniga insh.alh hoyo laan koray ala iga jacladay lkn mustqblka insh.alh hoyo mrkan noqdo ayn ilmaheyga darensin ilahow hoyoyinken inta dhimatay u naxariso inta nol farxad iyo barwaqo kunolada

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 Před 5 lety +5

    Ilahow ku barakee awlada dhamanteen inshaallah

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 Před 5 lety +3

    Masha allah habo qaali alle hayno xiftiyo awlada

  • @cosobvideos4531
    @cosobvideos4531 Před 5 lety +6

    Walaahi waad iga oohisay aniga si dhab ii heysaa

  • @amran2010
    @amran2010 Před 5 lety +3

    Masha Allah tabarakallah illahy haidinxafido Allahuma amiin

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon Před 5 lety +4

    Mashaa allahallaha ku xifdiyo awalda anagana laahaw awlaada inoo xifdi

  • @toughnut3972
    @toughnut3972 Před 5 lety +1

    Mashallah hooyo mcan ilaahey ha ku barakeyo mar hadaa heshay wilkaddii wallee hooyo inan xaqeda la gudi karin Edmonton wan tegay lkn waxa ficneyd in dhalinyarada somaliyed oo malin waliba is leynaya in wax laga qabto somaliyoo dhan in wax laga qabto

  • @degancaali4589
    @degancaali4589 Před 5 lety +5

    Maasha allah maama qurux

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 5 lety +3

    Waa gabar waayo araga. Waana beautiful woman I love u ilaahayi dartiis. Ilaahayi nolasha farxad mooyee dhiba kuma tuso. Hooyadoo dhami isku mid mahaa.

  • @fartuunsahara923
    @fartuunsahara923 Před 5 lety +3

    Waaaaaaaaaw maaashaaa allaha

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 Před 5 lety +3

    Mansha allah macanto alle haku daayo alle haku xafido

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 Před 5 lety +4

    Hooyo sharafleh ilaahay ha ku xaafido 😘

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Před 5 lety +4

    ManshaAllah Allaha idin xafido
    Dhamaantii 😍

  • @hamdadiirie992
    @hamdadiirie992 Před 5 lety +4

    Mansha allaah hooyo macaan😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedl8198
    @ahmedl8198 Před 5 lety +4

    Masha Allah mama canab farxad daada wanla ooyey wlhi

  • @ifrahmustaf7127
    @ifrahmustaf7127 Před 5 lety +2

    Mashaa allah
    Mashaa allah
    💕💕💕💕
    Allow Waalidka dhowr

  • @aragsanhirsi3366
    @aragsanhirsi3366 Před 5 lety

    Alle mama canab alle hanoo kaadaayo markasta taariikhdada noga sheekeeyneeyso hooyo mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafzahafza967
    @hafzahafza967 Před 5 lety +3

    Maaansha allah allaha allaha isku kiin daayo wlhi waa hooyo buuxda karti iyo dadaal ku darsatay

  • @sudimohamed3769
    @sudimohamed3769 Před 5 lety +3

    Masha Allah sooo cuteee ilahay ha isun kiin daayo 😘😍

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 Před 5 lety +3

    Manshalh Habo barmamijyadada wan jecelhy❤️

  • @fatumalula8858
    @fatumalula8858 Před 5 lety +4

    M.A,Alle idinbarakeyo oo iskukina dayo!!!!!!

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 5 lety +2

    Mashaa Allaah Qiso Cajiiba Ah Allaha KU Siyaadiyo Farxadaadah

  • @fahiimoali6961
    @fahiimoali6961 Před 5 lety +2

    Wlhi waligey video iga ilmey siyo MA arkin an Kan ehen mamo allh ku xafido carurtaada anagan allh no xafido

  • @munamahmud8224
    @munamahmud8224 Před 5 lety +2

    Maschallah sidat noga farhineysid ilahay ajar akasiiso wayo kuligeyni hoyo ayaan wadanahay ilmahaan qurbaha ku dhashayna alaha amaan sado

  • @samafala
    @samafala Před 5 lety +5

    I got diamond 💍 for my boys it is best mothers day ever

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Před 5 lety +5

    masha Allaah Axmad habaryar mahad sanid jasakalaah khayiir kkkk

  • @munaabdi5212
    @munaabdi5212 Před 5 lety +6

    Manshaa alaah mashaa alaah

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 Před 5 lety +1

    Walaahi waan oo yey markay ahxmed dhehdo wiil keeda say ugu qashuuceyso wiil kaaga ilhay ha kuu daayo

  • @qurankakariimka4860
    @qurankakariimka4860 Před 5 lety +2

    Sorry for late
    #HappymotheresDay
    Allow hooyoyinkeen noo das 🙏🙏🙏😭❤️
    U always was tha black queen mama 😭❤️❤️❤️

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 Před 5 lety +4

    Mamo shekadada ilmay igakenta masha Allah 😘😘😘😘😘😘

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Před 5 lety +1

    Mahaallah ahmed allah ha xifdhiyo

  • @warfamaryam1963
    @warfamaryam1963 Před 5 lety +3

    Alle u mahad celi isagaa mahadle

  • @sudimohamed3769
    @sudimohamed3769 Před 5 lety +4

    Aaamiin aamiin waa run hooyoyinkii dhalay uunbay u kurinyaan

  • @60fpsplayerps4pc6
    @60fpsplayerps4pc6 Před 5 lety +1

    Mashaa allah Ahmed allah ha noo dhowro abaayo waa samirday mashaa allah waan ooyay walahi ❤️

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 5 lety

      Salma waan ku salaamay walaal willl keyga 9 jiro ayaa salmann ladhahaa

  • @nasroiraad6409
    @nasroiraad6409 Před 5 lety +2

    Asc mama masha Allah mahadsanid mama

  • @erfg2538
    @erfg2538 Před 5 lety +1

    Aamiin

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Před 5 lety +2

    Amiin ya allaah dhamanteyna Wallo mcn
    Ilaheey haneyskey keno waba leygaqatay
    O leyga xaday ilaheey haneyskeykeno allaah hanakunmiyo

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Před 5 lety +3

    Mashaa allaah abaayo allha idin dhowro

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Před 5 lety +1

    Wow that’s nice story

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Před 5 lety +1

    Maasha allah axmed waa baari hooyo wanaagsan baana dhashay jacaylkiinu ha waaro alha iku kiin daayo

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 Před 5 lety +3

    Amiin yarabi amiin yarabi

  • @hanicadey6947
    @hanicadey6947 Před 5 lety +3

    maamo wan kula qiroday 😓😓allaha isku kin dayo adi iyo ahmad

  • @amiiraindhojeceyl4012
    @amiiraindhojeceyl4012 Před 5 lety +3

    Masha allaaah mama faraxsan waye

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 Před 5 lety +4

    Ala maxa dumarka laguxadgudba dhulkeena subxanalaah.
    Ilahay haiskukindayo waayo badan.

  • @mamaadna6715
    @mamaadna6715 Před 5 lety +5

    Abaayo wlhi calooshaa ihurisay

  • @zeitunmohamed3731
    @zeitunmohamed3731 Před 5 lety +1

    Mashaallah tabarakaallah ilahay hakubarakeyo ahmed habaryar my Allah protect u always

  • @safa5559
    @safa5559 Před 5 lety +3

    Masha Allaah hbo Allaaha isku kiin xafido

  • @aminahussein7205
    @aminahussein7205 Před 5 lety +1

    Sc.wallo daboba waa waxy dhashee doono hooyada . Wallo waxad kahadasho intavadan weynu iska shabahna, marka allah caruurta haynooso wada hadeeyo.

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 Před 5 lety +1

    Walaahi waan ooyey laakiin waxaan kugu waaninayaa maadaama aad isla joogtaan weligaa ha kala jeclaan caruurtaada u qeybi jeceylka aad u qabto hooyo dhab ah baad tahay qof lagu daydo baad tahay anigu jeceylka runta ah waxaan u aqaan maahan ineey hooyadu sheeg sheegto oo had iyo goor iyadu waa tii wax jecleyd ee amazing thing waa markii uu ilmahaagu kuu qiro jeceylka uu kuu qabo iyo heerka aad ka joogto noloshiisa taas baa n iraahdaa waa jeceyl dhab ah