DHAQAALAHA JANUARY TO DECEMBER MAXAAD QORSHEYSATAY INAAD QABSATO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 131

  • @hindaahmed5879
    @hindaahmed5879 Před 2 lety +14

    Can you give us more videos like that thank you

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 Před 2 lety +3

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان ينصرهم 🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @sharifoahmed9438
    @sharifoahmed9438 Před 2 lety +2

    Masha Allaah nice topic Allaah hakuu fududeeyo guri kheyr qaba

  • @abdifatahelmi6574
    @abdifatahelmi6574 Před 2 lety

    Masha Allah tabarka Allah great advice

  • @shukriabdulahi1145
    @shukriabdulahi1145 Před 2 lety +4

    Masha allah haberyer waan kugu xiranahay waanadada iyo waaya aragaaga waan ka faaideystaa hooyo iima joogto wadankaan hooya noo tahay 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Před 2 lety +4

    No matter what there is no need to have ribo. Allah clearly told us and warned us about ribo. More importantly, Somalis are the only community practices Islam especially in dangerous areas lime the ribo. Alxamdulillaah. By the way you can buy a house without ribo.

  • @fardowsawarsame5960
    @fardowsawarsame5960 Před 2 lety +1

    Masha Allah tabatakaallah ilaahey haa ku sahlo Eedo macanto

  • @nurtaomar6698
    @nurtaomar6698 Před 2 lety +2

    Wax badan baan kaa faa iidey ilaahey hakaa ajar siiyo ilaahey cadowga haka qabto bi idnilaah kariim 👍

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 2 lety +3

    Gabadha walaasheena Allaha guuleeyo

  • @burco7626
    @burco7626 Před 2 lety +1

    Alleh caafimad hakuu siiyo gacmaha
    Aameen.💕

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 Před 2 lety

    Masha allllah

  • @amina7327
    @amina7327 Před 2 lety

    Allah uga barinay in uu u saqiro sidey jeceshahay Allah uga dhigo aamiin

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 2 lety

    Maashallah badan uu Aad u fiican ayaad noo sheegtay mahadsanid🌺🌺🌺

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 lety +1

    Masha"Allah tabarak"allah habo🤲🤲🤲💛💛💛🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡💚💚💚💚💚💚💚😘😘😘😘

  • @saadibrahim3350
    @saadibrahim3350 Před 2 lety +1

    Allah ha yasiro inchallah

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 Před 2 lety

    Mash allah mamo mcn alle ha ku cafiyo gacmaha fataxada wa umaray gabdha maxkamada leh alle hana kadaayo wllhi alle tartii baan ku jecelahy ❤️❤️💕💕💕👍👍👌👌

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 Před 2 lety +1

    Maasha Allah Wax wax kuu sheega lama helo thank you Mcnto best advise 💙🙏👍💯

  • @halimatalks3091
    @halimatalks3091 Před 2 lety +3

    Very important information. Thanks abaayo please kaso hadaal somalida hadba wadaan ugurto

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 Před 2 lety

    Ilahay guri barkhaded haku siiyo bogcada khayr qabta

  • @lovelysamawada2560
    @lovelysamawada2560 Před 2 lety

    Hooyadaydaa labaad ilhy haku karameeyo aakhiro aduunbaa noloshadayda inta aanka faaiiday weligay ma faaiidin ilhy guri aad ku nasato haku sahlo

  • @hindaahmed5879
    @hindaahmed5879 Před 2 lety +2

    Mashallah mum ilahay caqliga ha Ku dayo

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 Před 2 lety

    Msha Allah maama sax waaye enverment kala duwan carabto waxeey tiraahdaa awalan guri bacda maal insha Allah guri barakeesan Alle haidin sahlo daris wanaagsan leh Alle haidin xafido 😍😍🙏

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel1198 Před 2 lety +2

    Mashallah mamo somali waxan ka mid ahaay daadka noloshoda badashay waxan ahaay qof niyad jab badan oo isku kalsoneen. Markan adiga kuguso xirmayna waxyar waa isbadalay

    • @xigashomediachannel3769
      @xigashomediachannel3769 Před 2 lety

      Abyo muqalada dhiri galinta badso mar ksta dawo

    • @lovelysamawada2560
      @lovelysamawada2560 Před 2 lety +2

      Sanad io bsr bn kuxirnahay mamadan labada shay ee Anka faaiiday ayaa ah qiimahayga io dhaqalahayga abaayo niyaad jab walasoo wada maray ee please horey uga soco

    • @safiyaomar741
      @safiyaomar741 Před 2 lety +2

      Walahi waqti ficn ayan la kulmay maamo somali wax badan wan isbedelay masha Allah

  • @abwancabsicasiis4504
    @abwancabsicasiis4504 Před 2 lety +3

    Hadii uu Nin somaliya yahay ilaahay hak guuleeyo caruurta in Aabahood kaxaysto

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Před 11 měsíci

    1 year ago bn daawaday
    Hadana 10/9/2023 bn dib u daawanayaa kama caajiso barnamij yada mama somali

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 Před 2 lety +1

    Wa arin wanagsan lakin hadu xaran yahay iska ilali culimada wareyso insha allah ilahay qeyr hakaga digo habo

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Před 2 lety

    Maamo lacag waan haysanaa laakiin shirkado nasiiya sheer saami ayaan laanahay soomaaliya

  • @amiinashaakir6840
    @amiinashaakir6840 Před 2 lety

    Mnsha allh hapo waxbadan ayaan kafaiday Allah qorshayashena hayno wada rumeeyo amiin amiin

  • @burco7626
    @burco7626 Před 2 lety +3

    Waa runta habo, marka caruurtu yaryahiin nobody understands that you have your hands full and you can't be everywhere or give your time to people like you used to.
    And guess what they will say you have changed 😄 but the reality is dantada ayad ka fakartay and its a shock to them!💪💪😅

  • @mama-zg9jr
    @mama-zg9jr Před 2 lety

    Amiiiiiiiin

  • @istahilosman2971
    @istahilosman2971 Před 2 lety

    Masha allah habo qali arin wanagsan ayad ka hadashay💯❤

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Před 2 lety +4

    Hooyo kasto oo somaliyeed oo dhiban allow dhibka kasaar gaar ahaan hooyinka qurbaha

  • @anabhersi25
    @anabhersi25 Před 2 lety

    I am happy school habo kids can learn at school habo it's really hard at home

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 Před 2 lety

    Habo taladad aad ayaan ujeclahay ruun ayaad ka hadasha we love you

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 Před 2 lety

    Aĺlaha raxamaanka ah haka qabto

  • @safiyaomar741
    @safiyaomar741 Před 2 lety

    Walahi wan ku weheshadaa maamo sidi inaa ihor fadhido mhdsanid maamo

  • @nuraahmed1153
    @nuraahmed1153 Před 2 lety +1

    Maamooy ribada seed yeeli qof walba oo qurbaha caruur Ku heysta dhibkaas ayaa guri ka heysta lkn Ribadii ? Wey adag tahay NAFTA intey gaareyso Allah og sida kale fikirkaaga Iyo waanadaada waa💅👏💯💯💯👍

  • @halimaanshur3788
    @halimaanshur3788 Před 2 lety +2

    Allaaaah u saqiro walasheen qeyr allaaah la kulmiyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 Před 2 lety +1

    Ilaahow ilmahadeda oga qabo😢😢😢😢😢😢 bal dhibkas firi

  • @saaam6896
    @saaam6896 Před 2 lety +2

    Anigu sanadkan waxan raba inan caruurtayda insha alah qaybta african iga jirta keeno markaa kuligooda way joogan hada safarad markaa iso duceeya please iso duceeya inuu ilahay i fududeeyo

  • @qaalidheeman1592
    @qaalidheeman1592 Před 2 lety

    maamo somali wan kuu xiisey wlhi waayo baryahan qadkaan ka maqnaa video yadaadii wan u xiisey waayo waxaa tahay maamo dhiiri galin leh wlhi maaamo saad noo waaniso wax noogu faaideyso wan jeclahy maamo if iyo aakhiroba alle ha kaa jasaai siiyo amiin aamiin yaa rabi

  • @hoodoahmedmohamed9301
    @hoodoahmedmohamed9301 Před 2 lety

    Masha allh mama somali adbad hawenka udhiri gelisa insha allh somaliyan kaso dawanaya wana rajyn inan admeton kukulano idamka alle

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 Před 2 lety

    Maamo shukran wlh mar walbo sheekiyniyso waxaa mudaa in aniga Ila hadleyso qaladkeyga lee sheegtaa maamo Aniga waxaa is badalay marka aan kubartay shukran hooyo wlh hada boos ayaan gatay ilmaheygan waxa Ayaa meel udhigtaa shaqaalahan waan iska buriye Aniga gurigeyga ka shaqeysto alxm maami shukran

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 Před 2 lety

    True facts

  • @fardus5305
    @fardus5305 Před 2 lety

    الله يساعدها

  • @umushuwaq
    @umushuwaq Před 2 lety

    Mashaa aallah

  • @asmaomar5441
    @asmaomar5441 Před 2 lety

    Mansha mama waan ku dagera ilahay ha ku xiftoyo

  • @hawayusuf9100
    @hawayusuf9100 Před 2 lety

    Asc maasha alaha ilahay hakubarakayo qaali waxbadan ayaan kaafaaiday illahaya hakuusaaro miisaanka xasaanaadka

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 Před 2 lety

    Mashalah shukuran abayo qali ilahey qer badan ha ku siyo inshalah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯✅

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 2 lety

    Khayr farabadan Allaha kusiiyo habo mcn..

  • @anabhersi25
    @anabhersi25 Před 2 lety

    ASC habo u make me laugh u are right habo always ur advice is beautiful habo

  • @ashacawaale8514
    @ashacawaale8514 Před 2 lety +1

    Gabadha ilahalugu haysto alhaugargaro waan uducaynaynaaa alakaxijaabo

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 Před 2 lety

    Asc habo wlhi ilhay darti ayan ku jeclahay waayo sidagan ayad wax nogu shegta Canada 🇨🇦 usosocda ilahay inu ina kulmiyo inchallah kheyr mamo I love you so much ❤ ♥ 💖

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 Před 2 lety

    Wlh aadbaan ugu xumahay hooyada dhibaataysan ilaahey garab hasiiyo carurteda insha Allah iyada kuguuleysanaysa

  • @nimo5432
    @nimo5432 Před 2 lety

    Mahadsanid Canaveey

  • @abdilahifuad636
    @abdilahifuad636 Před 2 lety

    Waa run habo mahadsanid

  • @inafoodcade8464
    @inafoodcade8464 Před 2 lety +1

    wlhi habo caqli badan ba kabartay waxbadan wankafahmay jaza kal laah

  • @faizakarar580
    @faizakarar580 Před 2 lety

    Mahadsanid maama

  • @munocumat7645
    @munocumat7645 Před 2 lety +2

    Wlh house wife an ahay oo biil lasiiyo oo caruur yaryar guri ku heysayo bilkeyga iyo waxn odaygeyga ka tuug tuugo inta dhar labis iyo jaqaf ku gado oon labis aan labta jirin labisto aan arkay anoo kun heysan alx malintaa taladada qaatay alx ayuutan galay sanad iyo bar kadib boos cad oon ku qoranahy an gatay oo mel fican ku yaal masha allah maskaxdaa idagtay mana walwalo strees free adoogana ma oga saaa an u wadaa marka aduunyada waa dadal iyo aqli

    • @xigashomediachannel3769
      @xigashomediachannel3769 Před 2 lety

      Kkkk mashallh aqli ley bad baad tahy hawshada hoos kawado wa inan isku tashana hoyoyin hadan nahy nin layskuma halyn karo aniguna kula mid ban ahy guri jogta ahy shilinkan helo dahab ban kugata asaguba wa rasamal

    • @munocumat7645
      @munocumat7645 Před 2 lety +2

      @@xigashomediachannel3769 haa mcnto sirtetda waligey uma shegin malaayacni baan kula shekeyataa manacbi lkn aminayo teyda aa ii gooni ah lkn wax jiro hablo badan oo ninkeyga ku haayo oo hadhowna dhulka lala jaro nin naag wax uma ogolo gurigaga dhaqo xajigaaga raali unoqo basarkaagana wado ragga xooga ay uweynyihiin dumarkana maskaxda kkkkkk balanteen waa sisaaaas qaliyey

    • @lovelysamawada2560
      @lovelysamawada2560 Před 2 lety +1

      Manshllh tabarak fariid Sasa inoo balan ah hablaheena awlada korinayaa balaneetu wa ayuuto wiixi biilka kaso hara

    • @munocumat7645
      @munocumat7645 Před 2 lety +1

      Haa quruxey nin bini adan waa laga tashtaa intuu kuu caabonyahyna waalaga ritaa abayo ragu badi ma naxaan malinkuu ku furo uuna ubadkaagi furay

    • @famed_flamed2454
      @famed_flamed2454 Před 2 lety

      Aniga lacagteeyda dhar iyo waxaanloobaahnren aankusoogadijray shilin iima harijjrin hada waakanastay alx

  • @ramlacabdilaahi6552
    @ramlacabdilaahi6552 Před 2 lety

    Masha Allah mama somali guuliso

  • @munocumat7645
    @munocumat7645 Před 2 lety

    Asc habo quruxey dar Allan kuu jecelahay caqliga allah kuu siyadiyo replygaga wa ku farxaa

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 Před 2 lety

    Mama Somali was xadariyad daruuradu xarantay banaysa ribada ladiidaya was taa lagu shaqaysto hore usoco

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 Před 2 lety

    Mama jazaakalh

  • @ashacawaale8514
    @ashacawaale8514 Před 2 lety +1

    Asc habo waxn kahena dhiri galin alhaku xafido adiyo rerkaga

  • @lailalaila-kq1en
    @lailalaila-kq1en Před 2 lety +1

    Asc asxaabta isoo duceeya arinbaa igu cakirane waa hooyo qurbe joogtaa

  • @amaalsaciid8320
    @amaalsaciid8320 Před 2 lety

    Hapo waa ku salaamay🙏

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 Před 2 lety

    Asc abaayo horta waa run qadarta ku dar lakin go aanku waa mu hiim ee xagee lagaa soo xidhiidhaa bal isoo sheeg canada ayaan kula joogaa

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 Před 2 lety

    👍👍👍👍

  • @nasteexocaydid6710
    @nasteexocaydid6710 Před 2 lety

    Maamo waxaan ahay asxabta kugu xiran waxaan rabaa meel aan kaala soo xariiro plz

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 Před 2 lety

    Ilaahay ha u gargaro

  • @daganaadan8342
    @daganaadan8342 Před 2 lety

    Masha alle

  • @umuahlam8870
    @umuahlam8870 Před 2 lety

    habo wadmahadsantahay waxbadan ayan kafaiday

  • @halimaanshur3788
    @halimaanshur3788 Před 2 lety

    Allaaah dartiis ku jecelahay mamo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před 2 lety

    guuleyso abayo💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🥰🥰🥰🥰

  • @dekayounis6995
    @dekayounis6995 Před 2 lety

    Mama somali odaygi qolshaha kuma jiro hada oo idiinlama joogo

  • @galoolgoma1073
    @galoolgoma1073 Před 2 lety

    Masha Allah mom'a ad Iyo ad ban ku salaamayaa

  • @fatimaadan2066
    @fatimaadan2066 Před 2 lety

    Hagbad gaal 4 soono socto 2000 kuun UK laga bixiyo ayooyo lagu gadaa

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Před rokem

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🤎🤎🤎🤎🤎💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹

  • @Kadraarab
    @Kadraarab Před 2 lety

    🤲🤲🤲🤲

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 2 lety

    Way dhacdaa

  • @umumarwa3057
    @umumarwa3057 Před 2 lety

    Hno si an CZcams uu samaysay ii sheeg

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 Před 2 lety

    Wcs

  • @alisaibrahimabokor9054

    Kigardarn jugulesan

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Před 2 lety +1

    Hadal xigmad iyo iyo talo iyo qiiro iyo waayo aragnimo leh ayaad noosoo gudbisay waad ku mahafsantahay

  • @sharafxaji3373
    @sharafxaji3373 Před 2 lety

    Habo iska ilaali ribada guri wakii aqiro

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Před 2 lety

    Hhh

  • @ilhanxarago9449
    @ilhanxarago9449 Před 2 lety

    Illahy ha kulla garab gallo habbo.

  • @adontialle735
    @adontialle735 Před 2 lety

    WCS abaayo waa kumadsantahy waa nadaada

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Před 2 lety

    Maamo soomaali waadna dhiiri galisaa mahadsanid

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Před 2 lety

    Mida kaleh shirkadaha somalidu haday saami ay bixiyaaan lacago waa weyn ayey dhahayaan

  • @alisontraining7063
    @alisontraining7063 Před 2 lety

    Alah cadow gida haka qabto

  • @abwancabsicasiis4504
    @abwancabsicasiis4504 Před 2 lety

    gabadha ma Nin gaala ba caruurta ka Qaadaya mise wa Nin muslina Oo somaliya

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 2 lety

      Waa soomaali waliba ay qaraabo hihin

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 Před 2 lety +1

      A
      Wllsh 5 sano in aad gaarayso ma hubta dadka muslin ah ma rabaan wadankod ribada ka fogow salaad kuma dukan kartid maxuu kugu taraya ilmaha waan ka waniyaa inay guri ribo ah gaari waan diiday waayo waalid haduu caruurta wax usheegin adig ayaa dhibaatada ka musuul ah☝

  • @farhiyodagane7407
    @farhiyodagane7407 Před 2 lety

    Habo mcn adiga waad kagudubtay anag noo sooducey inuu ilaah ilmo nasiyo

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 Před 2 lety

    😂😂😂😂😂

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 2 lety

    Faaraax waa xaadiid

  • @ayaansaid3400
    @ayaansaid3400 Před 2 lety

    Hormuud

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 2 lety

    Wcs maamo macan

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 Před 2 lety

    Ilaahay ka cabso dadka Ribo ha kula talin, waala wada ogyahay danbigeeda.aakhiradada iyo tan dadkaba ha halaagin.Ma Amarka Ilaahay uu ku cadeeyay Quraan ka ayaa la raacayaa misa, Dad? Carab iyo Pakistani waa biniAdam sidaada oo kale, Ma ayagaa Diinta kuu soo dajiyay