July 31, 2024 MAMA SOOMAALI HOUSE 🏠 KU SOO DHAWAADA ASAXAABTEYDA UTUBE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 250

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x Před měsícem +5

    ale haku barakeyo hbo❤ ana igu duceya guri sida u quruxbadan

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 Před měsícem +9

    MAASHAA ALLAAH MAAMA SOOMAALI ILLAAHAY HA IDIIN BARAKEEYO GURIGIINA BEERIHIINA IYO XOOLIHIINA IYO DHAMAAN FAAMALIGIINA O DHAN AAMIIN

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před měsícem

      @@sihaamelmi8188 aamin yaa allah mahadsanid habo

    • @Anzal222
      @Anzal222 Před měsícem

      Mama qaali Allah ku barakeyo adiga iyo dhamaan family gaaga

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Před měsícem +1

      @@mamasoomaaliillahay hakubarakeeyo guriga gaariga iyo reerkoodhanba mamo anagana nosodhuce howshaad sodhaaftan kuhayna Western Weli Car seat and diaper maantokalan sugeyna team kaygu hadana nimcaankujira

    • @umoridwaan1020
      @umoridwaan1020 Před měsícem

      Masha alaah maana somaali guuleeyeso marakaa kalo degto nooshoo waran nooga soosgeekee dhaqaalaha waa imisa lacagta ku baxdaye gurigaaga. ❤

    • @abubakarhassan3652
      @abubakarhassan3652 Před měsícem

      asc Allah kuu barakeeyo mama

  • @sumeyanur684
    @sumeyanur684 Před měsícem +3

    Masha allah,thy way you are greatful with Allah,
    Everthing Alhamdulilah

  • @MaidaAhmed-uh4rw
    @MaidaAhmed-uh4rw Před měsícem +12

    Manshallah mama greating yoy from Garissa county

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před měsícem +1

      Thanks habo

    • @Nami-hh2xz
      @Nami-hh2xz Před měsícem

      Hey sis how can i buy land there if I wanted to???

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před měsícem

      Midabka guriga ka wada dhig Dambar iyo Caddaan sababtoo ah, midabada kale sida buluuga iftiinka korontada ayaay diciifiyaan oo guriga ayaay mugdi ka dhigaan laakiin Soomaalida ka fahamsana.

    • @HappyFlowerBouquet-xt2yk
      @HappyFlowerBouquet-xt2yk Před měsícem

      9​@@mamasoomaali

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u Před měsícem +2

    ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلاّ باللّه
    اللهم بارك

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 Před 19 dny

    Maashalah Ilaaheey hakuu barskeeyo qiimaha noo soo sheeg dhulja inta iibiyo oto dhismaha intuu ku kacay

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 Před 29 dny +1

    Masha Allah,Mama Somali,ilaayo Edmonton,Canada ayaan kula socday oo ilaahay baa mahad leh barafkii kaa keenay,oo meel jawi fiican ku keenay.🙏✅

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před 21 dnem +1

      @@abdirahmanabdilleh8776 jizaakumulaahu qayr

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 Před měsícem +1

    Maasha Allaah Mama Somali waa dadaashay
    Hambalyo kaad kunabad gashaan Allaah ha idinkaga dhigo 🤲

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Před měsícem +3

    Masha Allah Gurigaaga Allah ha kuu barakeeyo iyo Famil kaagaba aamiin

  • @anisaahmed9089
    @anisaahmed9089 Před měsícem +2

    MashaaAllah TabaarakaAllah. It Looks amazing. That’s enough colour don’t put more than one or two.

  • @maryanahmed5491
    @maryanahmed5491 Před 18 dny

    Masha Allah walaashey Allah ku barakey gariga

  • @user-lt6yw3fh1d
    @user-lt6yw3fh1d Před 15 hodinami

    Masha alah

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP Před měsícem +2

    Manshallah bless you and your new home!

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před měsícem +2

    Masha allaah ilaahay ha idin barakeeyo guriga awlaada iyo noloshaba. In shaa allaah aniguna soomaaliya inaan ka dhisto baan ku haminayaa. Sax dadka la biilo baa naga nolol fiican oo iska nasta anaguna daal hamaynkii anagoo dhinac walba ka daalan baan sariirta ku kor dhacnaa

  • @anabibbar6987
    @anabibbar6987 Před měsícem +3

    Asc walaal gurigaada Allaha kuu barakeeyo mashallah suurta gal matahay inaad noo sheegto qiimaha dhulka uu joogo halboos oo kale si looga qiyaas qaato

  • @AminaAbdi-o1f
    @AminaAbdi-o1f Před 16 hodinami

    Sooooo good

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Před měsícem +3

    Maama soomaali. Maansha Alaah goolkaada gaartay dadaalaa gaadhe guuuul we ❤ you sister👍👍👍👍👍

  • @user-mf8kc9pr3e
    @user-mf8kc9pr3e Před měsícem +2

    Salam calaykum mama somali mashllh Allah haku barakeeyo oo hana ku xafiido adiga iyo familkaga iyo khasrigaga quruxda badan mashllh tabarakllh from djiibouti oray u socoo mama qasli kudayashoo mudann

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před měsícem +1

    Maashallaah mama somali well done habo meeqa dooler kugu kacay guriga inaan ana guri ka dhisto kenya rabaa inteysan lacagta iga dhaman

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 Před měsícem +8

    Masha'Allah fresh weather and no pollution. Thanks.

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Před měsícem

      🎉❤Mashallhe sister congratulations 🎉 👏👏🤗😘from 🇨🇦👍🏼

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Před měsícem

      Sister Mashallhe your house is so beautiful Mashallhe long life happiness and good health to you and all your family’s ❤

  • @sagalinahersichannel8395
    @sagalinahersichannel8395 Před měsícem +1

    Masha Allah. Congratulations. Allah hakuu barakeyo mama somali.

  • @HindaAbdi-cs5ep
    @HindaAbdi-cs5ep Před měsícem

    Maasha allah eedo Canab I’m so proud of you. You are an amazing person, a mother and role model❤.

  • @essaosman7583
    @essaosman7583 Před měsícem +1

    Mashallah sister u great person I bless u

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před měsícem

    Meel Quruxbadan op green ah weeyaan Meeshu Cajiin Ma❤..Waa Guri Waasac Ah Convenient home 🏡 weeyan

  • @FarhiyaAbdulle-k6k
    @FarhiyaAbdulle-k6k Před měsícem

    Maasha Allah mama somaali waadadaashey Allah hakuucalfo gurigaas aadka uquruxdabadan maasha Allhu tabaarag❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdilleh8776

    Masha Allah,Mama Somali fariid baad tahay dadaashay,geed timir ahna kusoo dar guriga xadiiqada,awguuryo.♥️🍉👍✅🍎🍓

  • @deqadahir2464
    @deqadahir2464 Před měsícem +1

    Maasha allah ilaahey ha idiin Bara keeyo

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Před měsícem +1

    Maanshalah I am very happy to see mama somali huis is fnisht inshalaah I wil come hadaan kenya imaado mabruuk guri qayr qaba

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Před měsícem +1

    Masha allah

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 Před měsícem

    Maashaa'Allaah, Allaha kuu barakeeyo aniga iyo inta ilamidana Allaha nasiiyo.

  • @sahranuur5931
    @sahranuur5931 Před měsícem

    Mansha Allah habo wadadashaye cafimad dadku mansha Allah hakuu siiyo ee anigaba isoo ducee in illaahay sahlo sidani qurbahay ugaas soo guuri laha aaaamiin

  • @anabise5112
    @anabise5112 Před měsícem

    Maa shaa Allah tabaaraka Allah Allah ha kuu barakeeyo eedo macaan. Annagane Allah nagaarsiiyo guushaan oo kale.

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před měsícem

    Masha allah Habo illahay haku barakeeyo adiga iyo qoyskaga❤ku dayasho ayaad mudantahay habo

  • @MuniiraJaamac-ws3ji
    @MuniiraJaamac-ws3ji Před měsícem +2

    Maansh allh haboy sanadii 2022 baa iigukaadanbysey janankaagii baan waayey ba maa dadkaan jeclhy aan daawan jiry baad kamid ahyd habo ale hakuxifdiyo

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před měsícem

    Masha allh baarakallah mama allaha kuu bara keeyo dadalkaga qurux da badan sidokle sida aad wax noogu sheegtana allaha kaa abaalmariyo mamo mcn

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem

    maasha allaah tabaraka raxmaan maamo somali maama qurux allaha kuli shar iyo sheydaan idinka xifdiyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤💘🥰💖💋💋❤❤❤❤❤

  • @kadijaabdi3120
    @kadijaabdi3120 Před měsícem

    Masha Allah tabaraklaah habo Alle ha ku barakeeyo nolasha quruxda badan

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Před měsícem +1

    Iam very proud of you habaryar you are my reily habaryar

  • @sagalabdulahi5409
    @sagalabdulahi5409 Před 29 dny

    Masha allah allah ku barkeyo hbo❤

  • @kadijaali8681
    @kadijaali8681 Před měsícem

    Masha Allah Tabarakallah Mama Somali waad Nadhiiri gelisaa

  • @Liki972
    @Liki972 Před měsícem

    Masha Allah ilaahay ha kuu barakeeyo maamo Somali cimri dheer iyo Cibaado suuban ale ha in siiyo

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Masha Allah, walaal Allah ha ku barakeeyo nabad iyo cafimaad ku noolaada

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Před měsícem

    MASHAA ALLAH TABARAKA ALLAH BARAKA ALLAH

  • @ummmuhammad9727
    @ummmuhammad9727 Před měsícem

    Mash’allah allahumabarik

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 Před měsícem

    Mnshallaah mam allahu ma barik your life ❤

  • @kadramaalin9513
    @kadramaalin9513 Před 12 dny

    Mamo somalia masha Allah tabarak illahey ha ku barkeyo abaayo xaggee kala soo xirira number kaga sidee ku heli karaa ?

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před měsícem

    Maasha allaah uqti rabbi hakuu barakeeyo gurigaaga iyo ilmahaaga iyo xaajigaba maasha allaah dhulkeeniina rabbi nabad kheyr qabta ha ku soo dabaalo nabadi inay timaadana shaqo iy dadaal bey u baahantahay soomaali qalbigeeda rabbi ha isu soo dumo si ay u ogaadaan cadawgooda

  • @HawaSuge
    @HawaSuge Před měsícem +1

    Masha laalha habo mcan

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Před měsícem

    WCS MAAMO SOOMALI MASHA ALLAAH KAANA TABAARAKA ILLAHEEY HAKU BARAKEYO GURIGAGA LKN MAMO KENYA MIYA MESHAN WLH QURUX ILLAHEEY HAKU XIFDIYO MAMO ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanali2354
    @hodanali2354 Před měsícem

    ❤❤mashallah edo congratulations waxaan ku rajenayaa farxad dhamaan ❤❤

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před měsícem

    Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Allaah ha'idin barakeeyo aamiin aamiin aamiin. 🤲🤲🤲 ❤️❤️❤️👌👌👌👍👍👍👍

  • @JihanKay
    @JihanKay Před měsícem

    Masha Allah Allahuma baarik

  • @khadiijosheikh117
    @khadiijosheikh117 Před měsícem

    Maasha alaah tabaaraka lahaa ilaahey qeeyrka hana waafijiyo aamiiiiiiiiiiiin Alle ha ku barakeeyo

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Před měsícem

    ❤❤❤❤MAASHA ALAAH ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN

  • @user-ix2ll8uz7o
    @user-ix2ll8uz7o Před měsícem

    Masha'Allah illahay hakubarakeyo carrurta iyo gurigaba mabruuk mamo.

  • @SeynabDubad-nb6uf
    @SeynabDubad-nb6uf Před měsícem

    Maan sha Alaah habo ilaahay ha kuu barakeeyo Maan sha Alaah maan sha Alaah

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 Před měsícem

    MaashaAllah abaayo Allah ha ku barakeeyo huriga iyo caruurtaba

  • @user-tr6vq2xm1o
    @user-tr6vq2xm1o Před měsícem

    Asc abaayo baaarkalaah ilahay hakuu barakayo maal qayr qabta illahay hakaaga dhigo aamiin

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 Před měsícem

    Masha Allah Allah ha ku barakeeyo walaal xxxxxxxx ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihamali1636
    @sihamali1636 Před 24 dny

    Mama Somali Dalkena Alhamdulilah waa nabad anaka ku nool ok qurbaha ka soo guurney alx sidii yurub iyo kafiican ugu nool dalkena hadeynan anaka imansan dalkena oo nabada yar an helno anan dhihin Alhamdulilah nabad baa no dhalatey siduu Allah nagu siyadinaha watu na dhahay igu xamdiyo nimacadan idin siyo waan idin siyadin donahe

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Před měsícem

    Asc mama adiga iyo reerkaga iyo caruurtada Allah idin barakeeyo oo ha idin xifdiyo mashallah guri weyn oo qasri ah baa dhisatay gurigaaga qoyskaaga beertada iyo xoolahaaga illaheey hakuu barakeeyo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před měsícem

    Maasha alaah ale hakuubarakeeyo ❤ dhul ma iigadaysaa wll?

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před měsícem

    Masha allh wad dadashay m’ama somali ilahay hakubarakeyo ❤

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Před měsícem

    MashaAllah tabarakallah

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Před měsícem

    ماشاء الله تبارك الله يحفظكم❤❤❤

  • @MamNajad
    @MamNajad Před 26 dny

    Masha Allah ❤❤ insha Allah Wan Ku imanayna ❤❤

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 Před měsícem

    Masha Allah Tabarakallah ilahay ha idin ku xafido

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 Před měsícem

    Mashallah Allah ha kuu barakeeyo il iyo cawri Ala ha kaa hayo❤

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s Před měsícem

    Ilaahay hakuu barakeeyo hooyo,inta haysanna ilahay siiyo .

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem

    masha allah tabarakallah

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Před 22 dny

    Maama soomali kazoo salaamayaa burco somalilnad

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před měsícem

    Mashaallah alle hakuu barakeeyo caruurta iyo gurigaba ❤

  • @Deeqaabdi12
    @Deeqaabdi12 Před měsícem

    Masha Allah alahuma baarik ❤️

  • @asturabdi9066
    @asturabdi9066 Před měsícem

    Manshaalaah you did it mama somaali congratulations go ahead ❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před měsícem

    Mahadsanid M.S 👍

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 Před měsícem

    MAANSHA Allah Alle haku xafidu and your family

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 Před měsícem

    mansha allah walaal allaha idin barakeeyo in aan imaado magaaladaada ayaan rabaa. xagaan kaala xiriiri karaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem

    Amiin jzk khayr

  • @farahegeh7475
    @farahegeh7475 Před měsícem

    Masha Allah, ilahay hakuu barakeryo

  • @siradgiama-xk1vk
    @siradgiama-xk1vk Před měsícem

    Maa shaa allah
    Abaayo Allah ha kuu barakeeyo waxaad haysato dhan magaca aad qaadatay mama soomaali

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Před měsícem

    Maashaa Allah ❤❤❤

  • @hissali6578
    @hissali6578 Před měsícem

    Edo qali waan ku gu dayanyna inasha Allah from uk guul ayaan kurajenaya edo

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Před měsícem

    Masha allh mom somali❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 Před měsícem +1

    We're is the place in Kenya 😮

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 Před měsícem

    Masha allaah , allaha kuu barakeeyo mama❤

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Před měsícem

    Mash allah❤❤😍

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 Před měsícem

    Wcs
    Masha allaah taabara ka llaa
    Mama soomali alahaydin barkeeyo bogcada khayra qabta ala hakaa gadhigu ala haydin ku xafido dhamantina

  • @hassankhayr2963
    @hassankhayr2963 Před měsícem

    Hawada macaan bdanaa.masha allah only samawadal can understand this climate❤❤❤❤❤❤

  • @hindiya11m
    @hindiya11m Před měsícem

    MashaAallah tabarakaAllah

  • @nuseyba-sz3sg
    @nuseyba-sz3sg Před měsícem

    mnsha allh allhuma barik

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 Před měsícem

    Masha Allah alaha kuu barakeeyo

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 Před měsícem

    Mansha Allah Ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Mashaa Allaah ilaahaya haku barakeeyo 👍

  • @idilegal3513
    @idilegal3513 Před měsícem

    Masha allah mama Somali ❤❤❤❤❤

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Před měsícem

    Masha Allah Mama Soomali Allah Ku Barakeeyo Gurigaaga Qurux da Badan Mama Meel Ilaahay Lagu Sugo Waa Tahay !! Mama Soomali Insha Allah Waa Kugu Soo Booqon Doona Hooygaaga One Day Insha Allah!! Cafi & Caafimaad & Cibaado Suuban & Wax San Kheyr Qaba Ayaan Kuu Rajeynayaa Mama Soomali !!! / Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲/ ❤️🥰💯🫡✅

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 Před měsícem

    Masha Allah ❤

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Před měsícem

    How much does it cost for the house masha Allah good job 👍 ❤🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @hibaaqjailani2822
    @hibaaqjailani2822 Před měsícem

    Maashaallah Allaha ku barakeeyo

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před měsícem

    MaashaAllah habo happy for u

  • @Binta-s
    @Binta-s Před měsícem

    Where about in Kenya is this ?