August 1, 2024 DHUL LAAMIGA SAARAN OO BEECA AYAAN IDIIN HAYNA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 83

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před měsícem +3

    MAMA SOMALI ALLAHA KUBARAKEY.LAAKIIN USHEEG SOOMAALIDA DULKU WAA RAQIIS YEEYSAN DULKA QAALI YEEN.ANA JOOGI JIRE AREA HAS .LACAG KENYA HAKULA GOGORTAAN..SHUKRAN MAMA

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Před měsícem +9

    Hadad kenya ladagaayo, waxaa roon in gaarisa la dhisto, waayo, waa gobol somali ku badantahay, oo xog ku ledahay, meshaan waa qurux lakiin cabcabsi,

    • @malakaaay
      @malakaaay Před měsícem

      gobolada ay somalidu degto maaha gaarisa kaliya, waa badan yihiin🙏

    • @malakaaay
      @malakaaay Před měsícem

      halkani waaa ka mid dhulka soma.. degto

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Před měsícem +7

    waa risk kenya Allaha kugu nabad yeello hadey kacaan dadka xitaa wey gubi

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +2

    ❤أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ❤🤲

  • @fakirmaii5914
    @fakirmaii5914 Před měsícem +1

    asalaamu calaykum mama somalj
    tilifon lambarkaaga ma heli karnaa❤

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Před měsícem +6

    Canab ma la socotaa in Kenyan kii yiraahdeen dalkii waxaa nagala wareegaya Soomaali ee aan la dagaalno.Kenya waa usoo socday laakiin hada uma socdo saan saan colaadeed oo dadkeena loo ciil qabaa meel walba ka soo yeeraysa adna Allaha ku bad baadsho aamiin

  • @user-to2kr7vz8j
    @user-to2kr7vz8j Před měsícem +3

    Maasha alaah❤

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 Před měsícem +2

    MANSH ALLAH WE LOVE U GREAT WOMAN U ARE LEGEND🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌼🌼🌼🌸🌸🌸🌸🌸🌸😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💕💕💕💕💞💞💞💞💞💞

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i Před měsícem +1

    Masha allah

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před měsícem +1

    ilaahay ha kugu nabad yeelo walee kenya waa cawaan dadkooda hadey leeyihiin soomaali ayaa dhulki la wareegtay oo banaan baxyo ka sameyneyso

  • @fadumaali5361
    @fadumaali5361 Před měsícem

    Cabirka soo qor walaashiis

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Před měsícem

    MASHAA ALLAH BARAKAA ALLAH

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před měsícem +1

    Masha Allah mama Afrika waa U bogtee

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem

    ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial Před měsícem +2

    Asc habo qaali dhalashad habo igu tahay wanki duceynaya rabi inu barakeyo dadaalkaga , habo macaan gooni ila soo xidhiidh hadad awoodo please

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před měsícem +1

      @@AminaLuckyOfficial Haye hobo aamin yaa allah 254 742226331 watsabka

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial Před měsícem

      @@mamasoomaali jzkalah habo wan kula so xirir dona inshaAllaah

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c Před měsícem

    Masha Allah waa dhul aad gagaran.

  • @sahraabdillahi9612
    @sahraabdillahi9612 Před měsícem

    Walaal waxAn rabatt inaan kula som xidhiidhi e telefonka. Noo som qor

  • @mamasuperk4001
    @mamasuperk4001 Před měsícem

    Walashay xageed kala soo xiro ii soo qor tefoonka

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem

    Masha"Allah Habo❤

  • @umsaad9390
    @umsaad9390 Před měsícem

    Mashaalah tabarkalah dheh

  • @user-pi5dr7ep1h
    @user-pi5dr7ep1h Před měsícem

    Asc abaayo
    Xagee kaaga soo xiriiraa?

  • @AhmadHoh
    @AhmadHoh Před měsícem

    Asc wan insalamay sidaa cajelada igu Dhexe wareegtay 433 karti a 4 1991haditay nadiif turwa qaar weyan wan husband deereeg cimr weeyaan sidan gogon41 5sadeex xuma husband dadka wan kaqariya intaxuun xumahay iga arka layga arkila shartoon xitaa kharaar qarxuun kujilan somaliya lama arag sakariya kadaran taneey malyumad qof soomaray midna muqeed wamaya inkoban aqan sida cajelada idhexdurte dhabti keen sawir yaran haba ti dhab uhadli

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 Před měsícem

    mansha allaha tabaarakalaa

  • @umuabadi
    @umuabadi Před měsícem

    Waa namaseeyrinaysaa. Maamo. Aniga sucuudigaan. Joogaa. Ilmaha. Kudhay. Lalama. Ahay. Maamo. Dagaal. Kahor. Sadex. Sano. Ayaan. Joognay. Marka taleefan ayaan kaa rabnaa. Lagaa. Helo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem

    Subax Wanaagsan🤲 Mom😘 🎉 Gormeee Ku Soo Labaneey Canada Habo???Mise....?

  • @istarlinjama4391
    @istarlinjama4391 Před měsícem

    Shula intuu ku fadhiyo noo soo sheeg

  • @MuniiraJaamac-ws3ji
    @MuniiraJaamac-ws3ji Před měsícem

    Maansh allh ❤

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Wcs wr wb

  • @istarlinjama4391
    @istarlinjama4391 Před měsícem

    Asc

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 Před měsícem

    Masha alaah

  • @DeeqoWarsan1
    @DeeqoWarsan1 Před měsícem +1

    Walashay beerta was meeqo

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem

    eedo alllaha ku xafido ❤❤❤ lambar kaagiii waa iisoo qaban waayey whatsup .😢 markaan isku dayey inaan lacag kugu soo woco waa iisoo geli waayey 😢 ma jiro lambarkan uu dhahaya

  • @deeqaali2688
    @deeqaali2688 Před měsícem

    Asc talefanka soo qor si aan kusoo woco dhulkaan rabaa

  • @DeeqoWarsan1
    @DeeqoWarsan1 Před měsícem

    Walaashay kiibandho laguma waydiinaayo miiya haadi aad rabto in ad degto meeshaan

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 Před měsícem

    walaal waxaan rabaa in aan kulasoo xiriiro xagaan kaala soo xiriiro karaa

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 Před měsícem

    Allaah waxaan xasuustaa gabadhaan oo mdxwynha Puntland iyo jubbaland jaa'ifeyneysay subxaanaAllaah oo ku caayeeysa nimownaageysnimo iyada oo rabtay in mdxwyne Farmaajo in uu xukunka ku soo noqdo markaas waxaan isku deyay in aan ku qanciyo in ay Ilaahay ka baqdo weyse diiday marka wali waxaan leeyahay walaaleey Ilaahay ka baq oo nimankaas iska key cafiya dheh maanta waa aduun barina waa aakhiro aniga ima aysan soo dirsan laakiin waxaan ka baqaa aakhiro iyo cadaabka Ilaahay adigana abaayeey waan kaaga naxaayaa cadaabkaas.

  • @foos8984
    @foos8984 Před měsícem

    Meesha qiruxdeeda waxba matereyso maha dhulkaagii. Umada yaan la halaagin. Somalida mashruuc baa ku socda aysan ogeyn ama ogyihiin. Iska daaya wadamada kale aad dhiseysaan. Fadlan wadankiina ayaa ka quruxbadn.
    Wax yar oo dhaca ayaa kufilan..

    • @hindaseenyo1556
      @hindaseenyo1556 Před měsícem

      Qarax baad uwadaa umada maxaa yaal ciyaalkaa lagaaga dhamaynayaa war meelwalba ilaahbaa jooga dhulkaad amaan ku helayso dag

  • @ima6291
    @ima6291 Před měsícem

    6qol imisaa iga gali karto hbryar mcn dhulka waba fahmaye

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x Před měsícem

    ❤❤❤❤❤. ❤. ❤

  • @Raho339
    @Raho339 Před měsícem

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @anabahmed8182
    @anabahmed8182 Před měsícem

    Noosheeg boosaska cabirkooda

  • @Anzal222
    @Anzal222 Před měsícem +3

    SomalidA aduunka ayaga isku cariiriya wax walbo qaali meeshey tagaan maciisgada dulalka nolosha wey ku dhibanyihin

  • @DeeqoWarsan1
    @DeeqoWarsan1 Před měsícem +1

    Halkee lagalaa soxariira

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Před měsícem

    Dhul. Shesheeye. Ma. Rabno.
    Waxba. Hanoo. Xayeysiin. Dhul. Aanaan. Lahayn

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 Před měsícem

    Canabeey telefonka ma heli karaa

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 Před měsícem

    Walal waa ok laakiin meesha waa cidla sawaaxiligana waa khatar haday kacaan seef bay dadka ku dilaan anaa soo maray xilligii dagaalku soomaaliya ka qarxay.

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad Před měsícem

    Qaali waayo sister

  • @canabhassan7286
    @canabhassan7286 Před měsícem

    Number kaga noo soo qor❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 Před měsícem

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fadumomohamud6073
    @fadumomohamud6073 Před měsícem

    Mama Somalia telefon laga helo iisheeg

  • @aminafarah7669
    @aminafarah7669 Před měsícem +1

    Mashallah well done ❤

  • @Khadar.koosaar
    @Khadar.koosaar Před měsícem

    Abayo lanbar no dhaf an kala so xiriirno

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i Před měsícem

    Dhulka 100 by 50 miyaa 30 by 15

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem +1

    Ascw walalo

  • @umuabadi
    @umuabadi Před měsícem

    Eedo. Macaan. Kamirada. Si dagan. Uduub. Hadaad. Xarakaadka. Kabadiso. Dhulka. Aad. Duubayso. Mafahmayno. Hada. Kahor ayaan. Kula. Xariiray. Waana. Kuheli. Waayay. Lanbarkaaga. Noosoo qor. Hadeey. Macquul. Tahay

  • @kabarotv8104
    @kabarotv8104 Před měsícem

    MAMA MAGALADA MAGACEED

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před měsícem

      @@kabarotv8104 mokowe lamu kenya 🇰🇪

    • @aishaaisha9080
      @aishaaisha9080 Před měsícem

      Walaal canirka noosheeg mahadsanid

    • @hawashireafrah5862
      @hawashireafrah5862 Před měsícem

      Mamma qof aad u fiican baad tahay Ilaahay ha idinku xifdiyo meesha. Aamiin.

  • @sahraabdillahi9612
    @sahraabdillahi9612 Před měsícem

    Siidee loo iman karaa anigu ke ya ma kala aqaane

  • @amjryoutube395
    @amjryoutube395 Před měsícem

    Dhulka $8000 meequu kufadjiyaa

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před měsícem

      @@amjryoutube395 100 by 50

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Před měsícem

      @@mamasoomaali 100 by 50 kenyan kaa u xisaabiya soomaalidu waxay u taqaan 30 by 15 dhinacna 30 mitir ama talaabo dhinacna 15

    • @USSEIN_WAJEER
      @USSEIN_WAJEER Před měsícem

      @@mrsocotraisland1939 450 square meters waye or 1/8 acres

    • @aishaaisha9080
      @aishaaisha9080 Před měsícem

      Walaal dhulka canirkiisa noosheeg mahadsanid

    • @USSEIN_WAJEER
      @USSEIN_WAJEER Před měsícem

      @@mrsocotraisland1939 i responded to your questions but she deleted my comments

  • @destructionking9061
    @destructionking9061 Před měsícem

    Asc

  • @destructionking9061
    @destructionking9061 Před měsícem

    Asc