NAXDIN! BALANTA AROOSKA KAHOR TIJABISAY JWB KANIXISAY Pt111

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Komentáře • 554

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem +199

    Dunida Maso Marin Qof Lamid Ah Nabiga Scw

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +87

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +187

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤❤💓🤲

    • @zupydaibnumohan2014
      @zupydaibnumohan2014 Před rokem

      Ridwaan xageee an ka helaa waan rabaa in aad itjaabizid wllhi wll qli

    • @najmosaciid2925
      @najmosaciid2925 Před rokem +1

      صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه

    • @ibrahimadanabdi4870
      @ibrahimadanabdi4870 Před rokem

      Scw

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před rokem

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @nasserofficial440
    @nasserofficial440 Před rokem +43

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad Scw Scw Scw ❤️💙💙
    Like Saara fadlan

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před rokem

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +275

    Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 🥺❤🤲☝🕋

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +184

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤🌹

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Před rokem +104

    KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ

  • @SUMAYA.3.27
    @SUMAYA.3.27 Před rokem +91

    Barnamijka dadka qisoyinkooda sheegayan noso badi ridwaan kuwas ku hesana🥰💕ya ila qabo tas

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +98

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️

  • @kosheenxadle9381
    @kosheenxadle9381 Před rokem +55

    gabadha safiya farin iga gaarsiya.. ninkaas daacad ma ahan walalo is kaga fogoow. ma ku lohoo intey jogta horta inta magaca ku sheegin lol midaas waxey cadeyne in qof wadan kale joogo xariir la leeyahay. makula soo xirirtey mise wey kula jogta ku laha. please dont wast your time ...thanks

  • @mohamedali-nb1cd
    @mohamedali-nb1cd Před rokem +109

    Wllahi gabartan safiya waa gabar dagan akhyaar ah isku kalsoon Haddi aay kudhaafto mid lamid maheleysid sxb 😅😅😅

    • @aminoibrahim8991
      @aminoibrahim8991 Před rokem +2

      wllhi waa runtaa wllo waa gabar wanagsan mashaalah😪

    • @Queen-sheba31599
      @Queen-sheba31599 Před rokem +1

      Haa maskiin waaye wlhi🥺

    • @Zwagboy
      @Zwagboy Před rokem +1

      Really Queen ❤saafi hays dhiibin wllo ninkasna alle maskaxdada ha ka masaxo

  • @cabdiraxmancarab329
    @cabdiraxmancarab329 Před rokem +47

    یا أحباب رسول صلواعلی النبی
    صلی الله علیه وسلم 💕😍

  • @saadaqcade3973
    @saadaqcade3973 Před rokem +70

    Wllhi gebar akhyaar ah oo qalbi wngsn wlhi sxp qoftaan xadii xadi Ku dhaafto gebar strong ah aya Ku dhafty🍫♥

  • @abdirahmaannoor
    @abdirahmaannoor Před rokem +73

    Hata Muslim tahay kusali nabigena Muhammad s.c.w

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Před rokem +54

    Wax aan tijaabino ayaabe la'nahye Alle ha ino sahlo 🤗😅✋

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 Před rokem +20

    Masha Allah abaayo gabar wamagsan masuuliyad tahay walahi ALLOW nin wanagsan baari ah ku siii

  • @naimaali4814
    @naimaali4814 Před rokem +39

    Yoo Yoo War Mahane Bisinka iyo Salaanta islaamka Ku billow Mar walba Si waxaaga kugu Barakoowan Barakada Beele

  • @suldanbadel4389
    @suldanbadel4389 Před rokem +24

    alla gabadha hore wax wayn ayaa gadhay alleh qalbiga haku qabooojiyo ell

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před rokem +45

    Team keygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo

  • @jikako7
    @jikako7 Před rokem +37

    WALAL HADAD MUSLIN TAHAYE IGULA SALIHI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤

  • @abdifatax5852
    @abdifatax5852 Před rokem +20

    WAR RIWAN ZXB INANTA II SOO QABO WAA QOF QALBI WANGAZ WLLHY DOQON BAA HELAY INANTA XIJAABKA CAS XIDHAN🥰🥰♥️

  • @king_medyofficial2255
    @king_medyofficial2255 Před rokem +68

    Always real love comes after marriaged wxn kale wa waqti lumis 😤

  • @nnololchannel3209
    @nnololchannel3209 Před rokem +35

    Comments wa madal kulmiso dad badan aan ku salina nabigeena suuban SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 Před rokem +3

    Wiilka dambe iyo gabadha waa ka heley siduu ugu jawaabey anbo waan ku jeclahey 💕💗
    Inaa isheshiin idiin rejeenaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem +14

    Ridhwan thanks brother keep going insha allah 👍👍👍

  • @amiirahirsi4008
    @amiirahirsi4008 Před rokem +27

    waaw waaw Ridwaan mxaa waaye sidana maa kusoo palantee cml dharka waxani wax ka padanee marna casaan marna madoow😁😁

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před rokem +15

    MashAllah I love your show ina abti keep going. From Washington DC

  • @ilwaaddahir4991
    @ilwaaddahir4991 Před rokem +117

    Ridwaan dharka isku eg miyaad ku balanteen gabdhaha😂

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 Před rokem +25

    safiyo sorry😪😥💔 huno wax tahay gabar wanagsan mashaalah ninkan daacad makuu aha wlllhi lkn badal qeer qaba allha ku siiyo insha allh

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 Před rokem +40

    WAAN OGAHAY WLL WAD ARKI DOONTA FARIINTAYDAN RUN AHANTII WAXAN JOOGNA ADUUN ADUUN MICNIHI KA DHAMADAY 😭😭 OO SHARKI KA BATAY KHAYRI WAXAN SOO GUDBINA BARNAMIJYO DIINI AH OO AD WAX BADAN KA FAA'IDI DOONTO NAGUSO BIIR OO NASO RAAC WLL #ILAHAYOW_JIDKA_TOOSAN_NAGU_HAGAAJI 😭

  • @filsanhassan5862
    @filsanhassan5862 Před rokem +17

    My blood brother funny boy madhaxa isarantahay runtii 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yuuzamaahmett4653
    @yuuzamaahmett4653 Před rokem +14

    Gabdha u horeso wlhi waa gob 💖💌🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤

  • @abdirizackrashka4883
    @abdirizackrashka4883 Před rokem +23

    Wlhi xariifka hore lee iga gadan ani legend😂😂

  • @abdirahmanyamanimuse5213

    Cawa leygma horeeya ridwaan

  • @yusuf-de4kp
    @yusuf-de4kp Před rokem +7

    😆 🤣 ninyow barnaamijkan wakhti fiican makeenin killed me 😆 🤣

  • @khadijamuhamoud3212
    @khadijamuhamoud3212 Před rokem +40

    6 hours that’s to much to talk with someone I would be tired 2 to 3 hours is okay especially after 2 years is long time

    • @abdidigale2032
      @abdidigale2032 Před rokem +1

      Exactly 6 hours that crazy

    • @abdireshidahmed4592
      @abdireshidahmed4592 Před rokem

      still u are young dear ma fahmin kartid

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před rokem

      He doesn't love her even one time
      Because they are different level she is older him twice

  • @osmanarto6089
    @osmanarto6089 Před rokem +62

    Niyahow barnaamijkan waqti fiican makeenin kulaha 🤣😂

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před rokem +11

    Suubxanlhaa walh wa nin ma shaqeystee ah 6sacadod nin hadlayo yaaab

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +13

    gabadhan dacad bah lonoqday mansh allah abayo 🥰❤❤🥀🙏

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Před rokem +11

    6 hours wey badante, inkasto ey kuxirante dad sida ay kuheshiyan, lknse muhimada waqtiga badan maahan ee wa hadalka iyo horusocodka si logaaro halka losocdo.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před rokem +20

    Ninka hore wax buu qarinayaa 😂😂😂😂tuug

  • @sahroaxmadmaxamuud5759
    @sahroaxmadmaxamuud5759 Před rokem +56

    6 saac dhan in lawada hadlo qalad waye because xiisahaa yaranayo🙄😃😃😃

  • @osamamuhumed4965
    @osamamuhumed4965 Před rokem +17

    The first girl is soo beautiful and calm MashaAllah

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 Před rokem +59

    We call it LOVE 🤣🤣🤣its like saying murifee don't run

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 Před rokem +14

    Walalo sen ku hela nabarkaga ayan raba qofa itijabin lehed on aad ugu bahanahay

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 Před rokem

      Wanba kuarki haya inad itijabini rabtid yarey lugaha dhiiqo halagalin magaca mashegay koleyte

  • @abukarabdiaziz6544
    @abukarabdiaziz6544 Před rokem +26

    The first comple🎉❤amazing

  • @husseinmohammad8167
    @husseinmohammad8167 Před rokem +22

    Ridwan wn ku tagiraa bro imban CZcams kaga bilaaga ilahada wan kulusocdaa ee keep going my bro lkn Ridwano one question ban wataa ee lawada qof is kukenjirtey mx is kigadhaftey

  • @sharifadan5683
    @sharifadan5683 Před rokem +10

    The lady in red hijab is too intelligent but the man is too confused

  • @abdinasirhassan857
    @abdinasirhassan857 Před rokem +48

    Am proud to be Islam

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Před rokem +17

    Qoflka intuu qof xiiso iyo jcayl ku beero hadana kaga baxaya ala xanuun badanaa🤨

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Před rokem +22

    Runta wanngsne nin haduu ku sheegi waayo waxba u qarsoon 😂

  • @tiktokchallenge3843
    @tiktokchallenge3843 Před rokem +11

    Qalad waaye badanaa tuug😂😂😂

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před rokem +19

    Sorry abaayo safiya illahay mid la khayr badan oo dag dag ah ha kusiiyo 😭 xiligaad guurka kubalanteen lkn abaayo sidee nin ajanabiya fiidiyow koool ugu lahadashay kolay ku khaaine asaga mardanbe ha aaminin

    • @Salwa3r
      @Salwa3r Před rokem +4

      Aniga waligey kala ma hdlin walhi wan na naceb nahay aaba hey alle ha u naxariiste wana uu isyya inaan nin meel u racin gurikiisa tagin muqala kula hdlin waqti badan la hadlin hadalo jilicsanan dhihin wan ku faiday walhi

    • @maryanabdulahi7304
      @maryanabdulahi7304 Před rokem

      😂😂😂 hadaa asturantahay umamaleynayo in aay dhibkeneyso

    • @juweriyaabdihakim1287
      @juweriyaabdihakim1287 Před rokem

      @@maryanabdulahi7304 hadad jir ahaan uasturantahay hadalkga qawan walashay iyo muqada oo wajiga ah ❤❤

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 Před rokem

      @@juweriyaabdihakim1287 wejiga cowro ma ahan

  • @najmojano9314
    @najmojano9314 Před rokem +7

    Barmamijka keliya aan daawashadiisa ku raaxeysto
    Keep going ridwaan isaak

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Před rokem +12

    Kaas daacad mahan haduu daacd yahay Safiyo saafi buu dhihi lahay ee jaaw dheh abaayo kaas waqti yuusan kaa lumin 😮

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 Před rokem +20

    Ridhwan funny waaye

  • @mohamedarale5656
    @mohamedarale5656 Před rokem +5

    jacaylka waa dhan ku saabsan kalsoonida iyo daacadnimada

  • @Nuuryare10000
    @Nuuryare10000 Před rokem +5

    siday moodesay si kaduwan ayey ku dhamatay sheekadii jacaylka beenta ah ee walasheen qalbigeeda allaha u qaboojiyo insha Allah

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 Před rokem +11

    Gabdhu atariisho baadiyo u cod eekaa😁

  • @Zwagboy
    @Zwagboy Před rokem +3

    Saafi waa qof Diamond ah qof nasiib leh ayaa hela 😢

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 Před rokem +6

    Kkk Dadka nin Tijabinayo ba igu Daran war hadusa ku rabin ada iska Daremayaa nin lama tijabiyo

  • @wabaxa
    @wabaxa Před rokem +17

    RIDWAAN QOFTA SAFIYA PLS IGU SO LEEMI QOFTA XADI MAHA WAA DAACAD ANIGA FARXAD GALINAYO RUNTII
    PLS HA LEELA RAADIYO SOMALIYEE SAFIYA

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 Před rokem +15

    Wxn tijabsno alle ha no dahlo😆🤲

  • @abdimajidbilal7252
    @abdimajidbilal7252 Před rokem +9

    Ridhhwn sxp inaas ii tijabisa qofteydha ayas codsnaa niyow😍

  • @abdihakimabdullahiissack410

    Yow yow wa maxay salanta Islam ka umada ku salaam akhii

  • @somaliasomali1970
    @somaliasomali1970 Před rokem +7

    Subxa allah dadk hada jira qiyamo madayn Bisnka

  • @aliisackali1193
    @aliisackali1193 Před rokem +5

    Keepgoing mr Ridwan

  • @quruxdumar151
    @quruxdumar151 Před rokem +28

    Ridwaaan please hda midko guursan rabo i tijaabi😂wa i argtaaye

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Před rokem +19

    Ridwaan gabadhi uurka laheed jalankeda ma.muuuqdee mxaa ku qoran no shek

  • @nadifoabdi-dl5wu
    @nadifoabdi-dl5wu Před rokem

    Haye ridwan sethy

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖❤

  • @abdihakimmohamed8112
    @abdihakimmohamed8112 Před rokem +6

    First Person Wooooy Like

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed Před rokem +30

    How can you talk to someone 6hrs everyday😂 these people have so much time wllhi🥱

  • @abdifatahhirsi3207
    @abdifatahhirsi3207 Před rokem +9

    First

  • @learnhenna1987
    @learnhenna1987 Před rokem +6

    I am first iso boqda

  • @abaasamatar3484
    @abaasamatar3484 Před rokem +8

    Zxpow Ridhwan Aniga in qof la ii tajabiyo ayan raba

  • @AhmedAbdirahman-su9cb

    Very much appreciate your effort and hope 🙏will help 👍this

  • @falisa576
    @falisa576 Před rokem +3

    Alla Raga qaarkiis cadowsana oo ximaar Sana gabdhaha Ben Ben Bay ku ma weliyan
    Bal gabar uu labo sano shukan sanayey
    Bu leyahay xagay jogta markas wa su' aal
    Madoonto inu kuwo kale xirir la leeyahay
    Xagay jogta ku yeh gabadha niyada ka
    Jabiyey.dumaroow Raga haysku halaynina
    Yeysan waqtiga inka dhuminin

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 Před rokem +9

    Waa layaab walahi

  • @AhmedMohamed-dz6si
    @AhmedMohamed-dz6si Před rokem +15

    Ridwan iyo 2 gabdot iney daar isku eg qaban ya ila arkay

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 Před rokem

      Anaba yaabay markahore dhar guduud ah marka kalane dhar Bule ah

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 Před rokem +17

    To First Lady ,Safia ninkas khaiin kalsooni daro ayu ku waregaysty isaga ayy kalsoni daro haysa Walee ! Ridwaan you should say she’s outside of Kenya ! Gabdhan waa qof kalsoni/daganan ka maquuto kaas kadanayso waa loser he’s fishing around ! Moved on sis

  • @ahani7515
    @ahani7515 Před rokem +13

    Nice

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +28

    Runta Ma Rabtaan Nin Ku Isagoo Gabadha Jecel Ayuu Gabdho Kale La shukaansadaa Damac Ragnimo Dartii 😞Gabdhoow Raali ahaada Idinkama dharagno Idinkamana Maarano ee😔❤️

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před rokem +1

      Beenta Ka daa habalaha

    • @queensoftii
      @queensoftii Před rokem

      @@Burcawi24 😀😀😀😀😀😀

    • @queensoftii
      @queensoftii Před rokem

      @@Burcawi24 nimankan lama fahmi karaa run ahanti wlhi

    • @karamali2198
      @karamali2198 Před rokem

      Hdii aad deeply qof u jeceshahy umaba hysid niyad qof kle io time ba so waxaagu jcyl maahe waa ciyaar io time lumis runti

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 Před rokem +1

      Aboowe dhib male anagaba sida wa samayna dumar aya u nahay anaga ayaba iidinka ga badan😂

  • @Saam143
    @Saam143 Před rokem +12

    Waqti kasto lagu so wacaba hadu Lagu heli karo o waqrigaga kala bar aad qof ku bixineysid wa dhibato Abayo tan cashar haku ahato side 6 hours qof ula shekeysata maalin walba waqtigas waxba ku baran kartay maadi ha ahato ama diini waad ku shaqeysan kartay hada ka dibna yeysan kugu dhicin ka taxadar waqtiga sida u faraha badan inad qofkale ku qasarisid

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před rokem

      Waa runtaa Abaayo xili kaastoo lagu soowaco inaa xaadirtahay ma fiicna waan layaabay markaan maqlay 6saac aniga isbuucii 1saac hadii liga helo alx😂

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před rokem

      Waxaan u rajeeynaa gabadhaas waqtigeeda inee ka faa'ideysto waqtiga waa qaali

  • @user-nc3vd5fw7t
    @user-nc3vd5fw7t Před 9 měsíci

    Wala Latakia ridwan Labarkisa hala ii sheego

  • @mursalabdirashiid1972
    @mursalabdirashiid1972 Před rokem +14

    𝚆𝚊𝚊 𝚜𝚑𝚎𝚎𝚔𝚘 𝙺𝚊𝚕𝙴 🥺😁

  • @soyaaxmed8723
    @soyaaxmed8723 Před rokem +8

    Ilyas dafaar kaso kale waa aqaan wuu foolxunyhy 😂

  • @mohamadabdi6204
    @mohamadabdi6204 Před rokem +6

    Safiya hada wax ay ogaatay 4ta saac meesha lagu bixiyo.
    Waa gabadh xidsabta taqaana.
    Ragoow hablaha waxaad bartaan haka joojonina hadii kale su'aal ayaa ka imaan sids safiya hada sheegtay

  • @aaishaisse1586
    @aaishaisse1586 Před rokem +7

    naag waa ciyaal walahi waa ku jeclahy yaah kulahaa ar gabar waa maskiin yar

  • @mankacade553
    @mankacade553 Před rokem +5

    Ridwaan dharka gabdhaha wad isku ekeyney mxaa waaa gaduud iyo madoow

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 Před rokem +12

    really 💔💔😭

  • @nasroalihassan6310
    @nasroalihassan6310 Před rokem +2

    Plz qofa rapa ina ii tijapiso ridwan isaq 🙏🙏🙏

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před rokem +7

    I watched 111 videos from Ridwan Issack🤪aluf

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Před rokem +8

    naagahan dhaqan xumi nin aan qabin yey waqtigiisa u xisaabinaysaa naa.miyuu ku qaba.mise wada sheekeesi lee wallee anagaa yaabnay

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Před rokem +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @abdulkadirhassanhussein5011

    Anigana Nag itijabisa Ayan Waysanahay Qofna Gabdhan Ayu isdhafiyey!

  • @nadiraibraahin5769
    @nadiraibraahin5769 Před rokem +4

    Alla wllo ridwan aniga ayayuu dhib wayin ii haysda mel an kala so hadlan garan mayo mel ka fog wadankagna wan joga inte ka so xidhidhiya wllhi cawiinadadu wa ii muhiim

  • @sundussamara5705
    @sundussamara5705 Před rokem +3

    Plz ilaso xariir ridwan kubahanay qof inan i tijabiso

  • @ceynisalaad3561
    @ceynisalaad3561 Před rokem +10

    Alla ani wx itijaabsadoh malawayay😂😂😂

  • @ogaalmedia581
    @ogaalmedia581 Před rokem +2

    Naagaha waawayn ilmaha yaryar inay jecelyihiin uheestaan dhalinyaradana abaar kumood ayey ka thy