AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 05. 2024
  • #Subscribe #Like #Share
  • Zábava

Komentáře • 1,9K

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před měsícem +369

    Waryaa aaway nimankii Alle wax siiyey, gabadhan guursada oo ka mayra wixii soomaray. She is beautiful and strong mashallah.

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před měsícem +195

    Alle nolol qurux badan haku siiyo wll qali qisadani waaa tiiii ugu xanuunka badnayd eeen dhagayso wlhi 😭😭

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 Před 27 dny +20

    Walaal iska cafi Abe Horayna Oga soco Guul ayaan kuu rajeyni …

  • @sumayaali1642
    @sumayaali1642 Před 24 dny +14

    Qisooyinka noocana sababaha ugu wayn eee kalifa waa kala taga labada walid iyo isku halaynta midba midka kale u ximinayo caruurta 😢 caruurtana malinka ay kala tagan wlidka ayay nolozhooda mugdi noqota wlhi ilaaliya qosaska oo hadii ubad dhexdiina imado u tanasula ubadkiina mustaqbalkoda dartood wixii ilahay qoryna waa halkeeda😔 qisadan ookle way igu dhcady wliba ka xanuun badn lkn ilahay aya garb ka dhigan jiray marwalba ilahyna nolol quruxbadan iyo sawjkii aan waydiisty uuu isiiyay alx bil kayar ayaa hadda mehersnay inuu ilahay iii barakeyo iguso duceya hablaha hooyadod iyo abohood kala tageena wxn kula talinaya samaysta nolol aad idinku leedihiin wixii hore ilawa ilahay talo saarta 😍🥰

    • @SafiaSheikh-oy2xf
      @SafiaSheikh-oy2xf Před 18 dny +1

      Soomaaliyey gabadhan wax uqabta oo wax halasiiyo nolasheeda sidey usoo saarto

    • @najahbilan
      @najahbilan Před 15 dny +2

      Malinka aya nolashaydu burburtay waa Malinkay hooyo io aabo Kala tageen sas aay tahay na hooyo io aabo tuna Kal gacal kama helin labadaba curadooda ahay jecelna kama helin lkn ilahay unban talo sartaa qofna dhibatadayda Uma sheegto walhi😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @user-jn9jh4ye4c
      @user-jn9jh4ye4c Před 12 dny +1

      illahay ha'ukalmeyo gabadhas wan ka xumaday walahi hadalkedi

    • @user-jn9jh4ye4c
      @user-jn9jh4ye4c Před 12 dny

      aamiin wll gabadh fikir fcnba tahay

  • @user-iw6tw2dj8l
    @user-iw6tw2dj8l Před měsícem +297

    Ana uso horeyo ankusalino rasuulkeena muhammad scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Před měsícem +189

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

  • @AbdirahimSaid
    @AbdirahimSaid Před 9 dny +4

    War qoftu wlahi run bay sheegtay ee wlahi lakiin wan ka naxay ❤

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Před měsícem +34

    Wlhi waan ilmeeyey markaan gabadhan dhagaystay sheekadeeda waxaan alle u waydiinayaa inuu alle nolosha inta u hartay u quruxiyo nolosha way ku dhibtootaye somali wayneey gabadhan wax haloo qabto wlhi waa dadka ku haboon in wax loo qabtee''.❤️

  • @leylamohadleylamohad3425
    @leylamohadleylamohad3425 Před měsícem +118

    Ax wlhi waan la ooyey Ilmaana iga socotey intay gabdha sheekda wadey. Waa gabadhyar oo Fariida O caqli badan Quruxina u dheertahay tabasho iyo Ciil badana ka Dtirsanaysa Kuwii ay dhiigoda iyo dhecaankooda ahayd 😭😭
    Ilhy jidka halganka Nolosha hakuu dhib yareeyo walal Qurxey wa runtaa haku degdegin nin Aad hooyada iyo caruurtiina ku ilowdo
    Ilhy Caqliga hakuu barakeeyo
    Somalidana intii Alle Wax siiyey inay Ku caawiyaan ayaan rajaynaa

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před měsícem +6

      Waxaan damacayga Iyo shahwadayda uraaci wayey oon naago badan inaa guursado go aan uga qaatay waa caruurta dhalo inaysan biri cuqdad iyo rafaadkaan marin

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Před měsícem

      Hooyadeed bee kucaasisay. Abaheedna iska daa

    • @cazmiahmed8
      @cazmiahmed8 Před měsícem

      Subaxnallh beenta maxa ugu sheegi gabdha adi cml way kuwa ilanah io dumarka isala fura😊​@@abdirashidjama9788

    • @mahizey22
      @mahizey22 Před měsícem

      @@abdirashidjama9788 Gormee ku caasisayy hoyadeed😢

    • @user-on9mk5wr9b
      @user-on9mk5wr9b Před měsícem

      ​@@abdirashidjama9788 yaakuyiiri wxaas negativity meshn logamabaxna😮

  • @NasraNalka-qs5me
    @NasraNalka-qs5me Před měsícem +96

    Abaheed o lacag leh ba sas ula dhaqmay anne haben walba wa ilmeya waxan is dhaha abaha hadu ku nolan laha ciil ma arki lahayn sacan Aabo alle haku naxaristo wan ku xisay 😭😭

    • @dekhaabdullahi3997
      @dekhaabdullahi3997 Před měsícem +1

      Aniga xita walahi Allaha unaxaristo aboyashen

    • @fartunmohamed4463
      @fartunmohamed4463 Před měsícem +2

      Aniga xiita abahey ano yar bu dinte waxan aminsanahay hadu nolanlahay nolasheyda inay iquruxbadnan lahed Alle haunaxaristo

    • @user-uo5ks1rr6n
      @user-uo5ks1rr6n Před měsícem +1

      AAMIIN Allaha unaxariisto AAbe kasta oo geeriyoodey🤲😥

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před měsícem

      Adduunka cadaab kaamila waa waalid xun.

    • @fatimasheikh7860
      @fatimasheikh7860 Před měsícem +1

      Me tooo . Aabow Rabbi hakunaxaristo

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh Před měsícem +11

    Aniga wlhy anoo hoyadey dhimaty ayay habaryaty ayay nasoo turty anigiyo walshey aniga ayaydey aduunka nogu jecel ayay nasoo eridey aniga edo aya laykeney school ayan dhiganayay abahy waxba ma haystoh wlhi noloshu way igu adagty lkn malin ayunbab ka bixi ❤ alle ayaa ii maqa habayarty iyo inanteda xita abtishey bay nagu diren

  • @user-sy7hv7hv5q
    @user-sy7hv7hv5q Před měsícem +6

    Nairobi qaraawo maleh aniga ku dayacmay anigo 14 jir hawenba Mel u hooyan jiray cida iigu ficned iga bax mey igu dhihin lkn waxaan ahaa shaqalo bila mishaar ah daalka adunka kaliya waxan firinjiray waxan cuno iyo hawenki melan ku hoydo kadib mid hawaar qawo ban is baranay hal canug markan udhalay o uurki lawad leyahay ninkii musiibo ayey igu noqden asiga iyo family kisa carurti intan dhaxda u xirtay hawen wan qadi jirnay hawena wan cuni jirnay kadib carurti ba dog leyga qaatay tol I hiiliyo iyo wax Dan iga leh majirto kadib waan yara shoogay stress ba igu dhacay somali ban aaday abehey oo wayel ban. Utagay waley quramiyay hadana carurti baa ka samri wayay o uso laabtay waley diiday xanaaqi aan xanaaqay ninban gursaday alxd 5 da.ood ban udhalay asigana wu ishaqeya anigana wan shaqeysta carurteyda horena wey iso raadsaden ayago wax ii bartay 😢😢😢😢😢😢

  • @nimcofarxaan8970
    @nimcofarxaan8970 Před měsícem +169

    Abayo allahii Ku abuurtay u laabo oo gacmaha kor u taago oo yaa rabbi dheh

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Hoodo-barbie
    @Hoodo-barbie Před měsícem +46

    Waligay wiilkan page kiisa ma imaan waxna kama daawan lakiin gabadhaan yartaa baa uimid dartee ilahay nolol qurxoon ha kusiiyo abaayo❤❤❤ oo aad cadowgaaga oga kor martiid❤❤❤

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 Před měsícem +1

      Nin fiican oo dhaqda oo ciilka ka saara Allaha ka saara, inkastoo naag ninkii asxaan u sameeya ay ku abaal dhacda oo qiyaata

    • @user-hq2fj5fn2u
      @user-hq2fj5fn2u Před měsícem

      aminnnn

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta Před měsícem +6

    Ridwan mahadsanid sidaad ugacan qabato dadka iyo taladada wanagsaan.

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @nasteexosaadaq1437
    @nasteexosaadaq1437 Před měsícem +6

    Wallahi abyo anigab hooyadey baa iso korisaye oo abbe waligaye ma arkin lkn abyo anig hooyadey aya manta kutirsana haye alx wllhi abyo nin kalacag badan majogo ayan amin sanahye abbehey maishegto anigan mashegto school dawlada baa dhigta lasagna schoolka abtigey baa iga bixiyo mark macnto ilhaye ulaabo anaga waxba kuma qaban karno ilhaye haku gargaaro wlshey😢😢

  • @ayaneyabdirashid931
    @ayaneyabdirashid931 Před měsícem +101

    Qalbiga ixanunaayo gabadhaan qisadhedha ilinta ceshan waaaye waxyaabo badhan so maray aye so martay gabadhaan oo Aan isaga egnahay horay usoco walal qaaliyey salaat waqtigeedha kutuko digriga badhi ducada badhi sabarka badhi salaatu leylka 😢😢😢😢

    • @MohaosmanMoha
      @MohaosmanMoha Před měsícem +5

      Sax waaye wllahi marki salaada laylka badi

    • @ZarraArmiya
      @ZarraArmiya Před měsícem

      Sorry gabadh kastoo la ciilay 😢

    • @ummuhan6053
      @ummuhan6053 Před měsícem +3

      Gabadheyda wa 20 jir ano uurkeda leh ayu aabehed america aaday aniga wan so dhoofay gabadheydina wan so dhoofsaday noloshedi hal mar bay aragtay mar mar wuxu ku dhaha kuma dhalin hada waa la guursanaya wuuna diiday inuu arooskeeda imaado asago awooda marka aakhiro war baa yaala gabadhana nolol fiican u rajeynayaa 😥😥😥😥😥😥😥🙏🙏🙏🙏

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 Před měsícem

      ​@@ummuhan6053
      Samir Hoyo😢😢

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida Před měsícem +168

    Qaraabada dadka islameed kalaa kafiiican waana xaqiiiq siiiba Nairobi markad imaneyso qaraaabo hakuso tashan

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před měsícem +15

      Marka qabiilka iyo qabyaalada soo ma fiicno inaan iska dayno oo qashinka ku darno.

    • @user-ly9qe1nz7u
      @user-ly9qe1nz7u Před měsícem +1

      ​@@fouzifouzi3393 walahi sax waye qabiilka hadaan iska deyn laheen waxbadan aa nohagagi lahaa

    • @NajmaMohamed-pi6hr
      @NajmaMohamed-pi6hr Před měsícem +1

      💯👍💯

    • @khadramohamed5308
      @khadramohamed5308 Před měsícem +1

      Qaraabada hada jirta waxaa ka wanaagsan dadka ad is isbarataan ee aanad qabyaalad ku raacin

    • @user-on9mk5wr9b
      @user-on9mk5wr9b Před měsícem

      Haa wlhi😊

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před měsícem +12

    Habo Mar dhow baad timi Nairobi is daji Rabbigaada isku xir saliga nabiga SCW badi. Aduunyadu waa imtixaan ha eegin qof kale wuxu Allaah siiyay. Kaliya dadaal insha Allaah. Illaahey kurbada ha kaa qaado insha Allaah. Aamiin

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Před 3 dny +1

    ASC,ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye horta ha u gargaarro gabbadhan yar ee soommaalliyeed ee cabbannaysa, AAMMIIN 🤲.
    Balse habbaryarteed wax eed ah ma laha,
    Waayo gabbadhu waa XADHIG LAMMA SITAAN( Sidda warkeeggu caddaynayo)
    Maxaa yeellay gabbadha ka carrartay gurriggii hooyaddeed,
    Haddanna ka carrartay kii aabbaheed,
    Gurri saddexaad ciddii ka erridaa dambi ma yeellan karto (waa eed ka carrarre),
    Sidaa awgeed ridwaannoow NUUCAN WAALLID CAASIGGA AH oo kalleeto ha baahinnin cabbashaddoodda , si aannay bulshadda noogga duufsannin.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 Před měsícem +43

    Maashaallaah abaayo gabar quruxbadan ayaad tahay waad na gaari meshaad rabtid maadaama aad kuhamiyeyso hooyadaa inaad wax tarto ee as taqfaarta badi iyo saliga nabiga SCW iifaraxsanow raga bahalada ahna yeysan kaa faaideysanin ee is ilaali allaah haku ilaaliyee ❤❤❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @cawaalecaska6875
    @cawaalecaska6875 Před měsícem +25

    Ilaahey noolal kuugu qalanto ha ku siiyo. In sha allah wad ka baxidoondaaa

  • @user-ep6ju8cp4s
    @user-ep6ju8cp4s Před měsícem +23

    soorry sister wankaxumahay habaryartaa saykugashay ani hada habo yartay ayaan lajogaa wana dunideeyda dhan 2020 ayaan imaday nairroobi ila hada wajoga hoyo na somaliya ani habo ayaan lajogaa umaba qabo inan hoyaday kamaqnahy xataa adi hadaad no imaato waxba kuma dhaheeso guriga habo yartay waa guri somalida dhan kunoshahay alxm alah ideesto hoyo mcn waye ❤

  • @abdinasirfarah3500
    @abdinasirfarah3500 Před měsícem +37

    Fatuma and shukri may Allah bless you walashe, continue helping this lady Allah will reward you janatul firdaus

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +124

    Aabbayaasha Somaliyeed maxay Owladdooda uga aarsadaan iyagoo hooyadood la ficiltamaayaan?
    Subxaanallaah 😢

    • @Raqiyaabdihashi
      @Raqiyaabdihashi Před měsícem +3

      Aaqiro xisaab jirtaa sideydoonaan hasameeyaan

    • @hamdixiis_official1032
      @hamdixiis_official1032 Před měsícem +2

      Benta ma ahaa 😢😢😢

    • @Nihal12342
      @Nihal12342 Před měsícem +2

      Been mahan naagti ilmihi isku si ula dhaqmayaan

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r Před měsícem

      Walee aakhiro ayaa laga jaraya mid aan ogaha sidasa ilmihisa asc xita odhan

    • @HamdiMohamed-fl5qx
      @HamdiMohamed-fl5qx Před měsícem +3

      abayo wa qaar ani waxa iladhashay wiil aaba ilmahisa hoyadod way kalatageen hadana isigo rerkale le ayuu carurti kale guri u kiraystay u ladaganyahay u waxbaraa marka inta xun allaha noso hanunsho❤❤😢

  • @user-du2ij3fu4c
    @user-du2ij3fu4c Před měsícem +68

    HAAMI weeyn ayaa guubaya waxyabo badan ayeey tabeysa Allaha garab qabto❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @MunaOdowa
    @MunaOdowa Před měsícem +2

    Quruxey habo sidad sheegtay nolashu qofna uma dhaba qofba malin ayay u hagaagtaa sidaa adba aad ka dhawajisay ha ku fakarin in aad nafdaa wax yeesho cadawga iyo xigalkaba u daadaal sodaad. Nolsha wax u qabsan lahayd allah iski cidhidh inan yar ayaad tahay way ku qurux badanysaa dadaal samirkana muuji guul ayaan ku rajay nayaaa 🥰🥰🥰😇😇❤️❤️

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Juuhi_
    @Juuhi_ Před měsícem +2

    Axey Ala baye mcn ilhy nolool quruxbdn haku siyo ❤😢 Fariid bd thy qof wlba noloshu wey ku adgthy inkasto lasi kala darnyahy💔

  • @somaligirl1363
    @somaligirl1363 Před měsícem +32

    Xaqiiq somalida wey u baah nayen podcast yadan oo kale thank u Ridwaan

  • @alimualim22
    @alimualim22 Před měsícem +63

    Nairobi Dad ficana way jogaan wlhi Masha Allah Tabarakalah
    But No family ❌No ader ❌No habaryar ❌no edo ❌Nolasha Nairobi waa adag tahay 😢😢

  • @sadamhusseingelle2486
    @sadamhusseingelle2486 Před měsícem +2

    Allha kula garab galo shaqo barakesan allha ku sahlo waalidkaa allha soo hanuuniyo xaqa allha tuso aabahaa guuleso wll Hore usoco xuska alle badi qof walba dhibka maalin ayuu ka baxaa guul ku rajeenaa

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda Před měsícem +5

    Hada kahor addis ababa aniga oo wiil yar ah 17 years jiro ayay gabar adeerkay dhalay guriga iga burisay wlh dadka qaraabada ah waligaa waxba haku darsan

  • @ixsaanmahdi4488
    @ixsaanmahdi4488 Před měsícem +54

    Alla maxa walid dulmi uyaala iyo dayaacad gabadha yar iyo hooyaded waxan urajaynaya nolol qurxoon 🥲

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen Před měsícem +25

    Gabdha kasto somaliyeed dunifasan alleh haka dul qaado somali Nairobi jogta iyo somalid kale wadanki joogta gabdha Hal cawiyo somali wa dad inta badan is cawiso

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 Před měsícem

      Nin fiican oo dhaqda oo ciilka ka saara Allaha ka saara, inkastoo naag ninkii asxaan u sameeya ay ku abaal dhacda oo qiyaata

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 Před měsícem +1

    Waa fariid inantani waxan ku rajaynaya habo nolol fiican ilahay hamigaga oo khayra haku rumeyo ❤❤❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @ummutaaz1343
    @ummutaaz1343 Před měsícem +12

    Walai abayo xumaniti habaryarta ku geysatay ilahay ku guday wayo dad wanagsan hada heshay inshallah mid ka qurux badan ku rajeynaya❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @caashocali9705
    @caashocali9705 Před měsícem +16

    Subxaanallah aabe cenkan oo kale Alle ayaan kamagan kalnay kuwa sidaa lo galay iyo kuwan uu daryeelayo Alle ayaa ogana kuwa uu anfici doona somaalid waxay tiraahata latuuray latuugsada inshallah waad guuleysan doontay abaayo

  • @sanaamabdullahi5142
    @sanaamabdullahi5142 Před měsícem +67

    Alla xanun badanaa agoon Abe leh anigaba wan ahy 25 an waligeed abaheed gasac caano ah usan ugadin hantidiisana ay aduunka buuxdo lkn waxbo uma qabo Wlh o wixi an hooyaday u qabto asagana wan uqaban

    • @sanaamabdullahi5142
      @sanaamabdullahi5142 Před měsícem

      @@qadrishmohamed9537 abayo asaga xaqii lagu laha kamusan soobixin asaga iyo ilahiis lkn aniga kuma dayanaayo hooyadayna mar walbo sasay idhahdaa caasi hanoqon

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Před měsícem +4

      u samey abayo wixii ad awooda waayo hadu kob biyo waligii ku siin asaga ayey waajibkii dayacay lkn adiga waxuu kugu leeyahay xaqii waalidnimo

    • @Amineeta704
      @Amineeta704 Před měsícem +2

      masha allah walaal waxaatahay qof qalbi fiican aaqiro iyo aduun allaha kaa farxiyo

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před měsícem +3

      Koley aniga aabe i dayacay waxba ma siiyeen hooyadey ayaa abaalkeda ugudi lahaa inkastoon lagudi karin

  • @user-ib8jn9zv6m
    @user-ib8jn9zv6m Před měsícem

    Ilahay huno dadka hooyo iyo aabo hakagadhigo wllo aabahan iska cafi hoyo mcn ilahah jano fardowsa haka warabiyo hoyo huno ka laali murugtaa han tahriibin huno qali❤

  • @istaahilbarre410
    @istaahilbarre410 Před měsícem

    Gabadhaan waa gabar yar mihiimadu waa inaa caafimaad haysataa kolay dhibaato waa kusomartee horay usoco oshaqayso koaly tuxaafadeedtahay😢😢

  • @Daneeste
    @Daneeste Před měsícem +93

    Ridwaano adi guurso gabadha way quruxbadantahay

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +44

    Gabadha Aad hadda la joogto iyo deriskii Habaryar kheyr allaha siiyo adna noqo qof hooyadeed garab staagtay iyagana u mahad celiso ❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Před měsícem +2

    Sister, I give you advice so don’t bad you’re behind about you are bigger and you stronger women be strong. You’re so young. You’re so beautiful. You’re so strong. Keep going your head. Don’t give up give up go ahead.

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed Před měsícem +1

    Ax 😢 wlle allah ku siiyo waxkastoo hamigaaga ah M.a waxtahay gabadha karti leh ee bartaa kasiiwad hana isu dhiibin mowjadaha dhibta ee kulakulmay ee kudadal inaa manta dadka adiga ku cilay io hoyadaa inaa mel iskasoosarti ee aad kabaxdan ubahan shahooda illahayoow lagarbar qabo miskiintaa Aamin wll han isdhiibin

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před měsícem +13

    Gabadhu waa waa gabar yar oo gacanta lagu soo hayay oonan wax dhibaata ah aynan ka muuqan oo qurux badan ee Ilaah ha laga cabsado shaashadahan waa lagu waashaa ee reerkeeda ha ku noqoto oo saas ha loola taliyo in shaa Allaah ❤❤❤

    • @delitodhalboqortoyo5516
      @delitodhalboqortoyo5516 Před měsícem +4

      Waxa aqonin haiska sooqorin nio

    • @khadraaelmi921
      @khadraaelmi921 Před měsícem

      Aqoon ma U leedahay walaal?

    • @HanaBille
      @HanaBille Před měsícem +2

      Qurxda iyo wanaaga kamuuqda hooyadeed baa ku tacabtay ilaahay haku simo heer ay abaalka hooyadeed gudo aabeheedna ilaahay waxba kuma aha inuu iyada bado oo uu lugaheeda hoos yimaado 🙏

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid

    • @somgalaxy4445
      @somgalaxy4445 Před 23 dny

      Dadku mawada siigaystaan,hadaa dhafoor xun tahay dadka kale ha u malayn sidado kale.

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 Před měsícem +25

    Riyo ayad kujirta somalida inta badan ayaa sidaa ah abe nol o ilmahana agoon ah donta wala saran yahay abayo ee hore usoco

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid

  • @user-wn9tu6dm2m
    @user-wn9tu6dm2m Před měsícem

    Axxxx alle xanun weye wlhi saas dadki kuxigay mrkay kugu sameyan adigo mesha kucusub abyo alle haku bogadhayo qalbigana alle haku qabojiyo shaqo wanagsana alle hakusiyo

  • @ayaandaahircaalin6146
    @ayaandaahircaalin6146 Před měsícem +1

    Ax ax wll.alle nolol qurux bdn rabi ha ku siiyo

  • @mohamedamiinofficial5514
    @mohamedamiinofficial5514 Před měsícem +6

    Gabadhan wax jira bay sheegaysaa dad badan oo lamida ayaa jira lkn waxaan kula talin lahaa wll nolosha waa hadhkaa labadiisa galin ee haka quusan nolosha ilaahay idan kii waad guulaysan wll 😢😢😢

  • @fadumomalin7783
    @fadumomalin7783 Před měsícem +23

    way iga ohiisay qisasada alle garab haku siiyo abayo wad gulaysan idam alle

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @abdishakurempireoftimacade4781

    Manshalah inan aad u qurux badan oo dagan weyaan ilahay waxaan kaga baryaya inta qofe ku dhibayba inay adiga maalin maalmaha ka mida inay iyagu gacmaha ku hoos dhigtan inshalah waan ku ducaynaya si qalbiyana waliba

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 Před měsícem +1

    Wllo Kaliya
    ALLE isku Xidh Waxba Kama Xumanayaan Wllo
    Hore usoco Hoos Haysku dhigin
    Alle haku garab istaago wllo❤❤❤❤❤

  • @Maariyo-jg8yb
    @Maariyo-jg8yb Před měsícem +4

    Abayo wllhy nolashu allh hakusaqiro
    Cadawgana allh hakaqaboto
    Qisadada way ixanujisay
    Insha allh waxan kurajayn guul
    Abahana
    Allh xaqa hatuso waayo waxkale o aan dhaho garan mayo

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @ahlaamahmed250
    @ahlaamahmed250 Před měsícem +13

    Masha allh wa gabr qalbi ficn wlhi ilhy hasiyo nolol ay ku faraxdo I.a

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid

  • @tube-tk5vc
    @tube-tk5vc Před měsícem

    Alle heer sare haku gaadhsiyo
    Aad dadka kuxumeyay ku ilowdeed wllo qali❤

  • @alimahamed945
    @alimahamed945 Před měsícem

    Wallaahi waan ka xumahay huno qaali alle waxa fican haku siiyo

  • @nasriyusuf9388
    @nasriyusuf9388 Před měsícem +43

    Qofwalba wuu nagu nafisaya
    Yaanku nafisa anaguna 😊

    • @zakaria4221
      @zakaria4221 Před měsícem +1

      Adile isku nafis😂😂

    • @abdiwahababdullahi4504
      @abdiwahababdullahi4504 Před měsícem

      😅😅😅😅😅😂😂😂😂

    • @user-eo2hz5qe9v
      @user-eo2hz5qe9v Před měsícem +1

      😂😂😂 Been ta ma.aha qof kasta qof uu ku nafiso wuu rabaa runtii lkn gabar tan ilama degana???

    • @nasriyusuf9388
      @nasriyusuf9388 Před měsícem

      @@user-eo2hz5qe9v halked jogta adigu ankugu nafise numberkaga isoqor wll

    • @sumayaabdirizak4121
      @sumayaabdirizak4121 Před měsícem

      kalay anaga nagu nafis adna aan kugu nafisne 😂😂😂😂

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před měsícem +8

    Gabadha allah ha barido in iyada iyo aabeheed allah is fahan siiyo kolay aabeheed cid u dhaanta ma jirtee allah ha ku xifdiyo aamiin

    • @mariamahet864
      @mariamahet864 Před měsícem +3

      Kaas oo kle aabe mahan oo carurtisa Kal jecel

    • @liibaancade8498
      @liibaancade8498 Před měsícem

      ​@@mariamahet864aabeyaasha badankood sidaas ah hooyada hadee Kala tagaan caruurta nh wee ku daraan

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

  • @ismahanabdi71
    @ismahanabdi71 Před měsícem +23

    Wa gabdh fariid ah wallahi nairobi anigan kulahadlayo ayeyba taa igu qabsatay 😢😢noloshu kuma xumeyso huno

    • @ubaxomar1530
      @ubaxomar1530 Před měsícem

      Abayo noso Gudbi qisadada😢😢

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 Před měsícem +1

    Masha Allah walahi waa ilma yar aad u quruxbadan oo nolosha ku ciilan yaa allah caawi yaarabi qalbigeeda suduu jecelyahay oo qeer leh sii allahuma amiin habo macaneey ilahaay haku garabqabto

  • @xayaadfaarax3949
    @xayaadfaarax3949 Před měsícem +6

    Wllshy wlhie nolshaa aad soo martay iyo tan ku haystaaba waa mid adg lkn waxan kugu darsanayaa adiga iyo alle xidhiidhika idin dheeyaaa adkeee alle na waxan kaagag rajaynayaaa in aaad gaadho nolol aad ku farxdo kuna dagto hoyadaa iyo ubadkii kulshay waxa ku tarto t😢🤲🤲

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 Před měsícem +37

    Walashay wali waa yarta
    Allah aamin marka kowad
    Markala labaadna aabe iska cafi
    Marka xigtana allah asaga hantida siiyay waa jooga waad helaysaa

    • @mariaclaraofficial8118
      @mariaclaraofficial8118 Před měsícem +2

      Abowe qisada aabaha hysta gbdhan keligeed maaha sxbty ba mnata xlda ku sugana bnnka uso saray jmcdeda anaga ururinyna oo laptpydeni mpbeldeni gdny sida uga fakaryna isagu ugama fakarayo
      Xaq bu ku leyhy
      Kwrn mrku weynado wu uyeraya icafiyu dhahaya wan huba way cafinayan lkn ilahay xaqi usary hadusn kaso.bixin ilahy kala.xisbatmaya

    • @zakarieabdikasim8618
      @zakarieabdikasim8618 Před měsícem

      Walashay walh way xanuun badan tahay waxan allah Ka baryooyaa inta dhiban inuu allah Ka dulqaado ayagana allah ha usoo hanuuniyo​@@mariaclaraofficial8118

    • @user-eg1wv8wc6e
      @user-eg1wv8wc6e Před měsícem

      Xqiiq

  • @siciidcartan303
    @siciidcartan303 Před měsícem +2

    Dunida afarteeda geees hubaal meel kasta oo aad joogto waxan ku rajaynayaa Horumar balaadhan iyo farxad waarta adi iyo hooyadaa iyo 2caruurta maalinkiinii wuu idii soo socdaa wlzhy Qiimo badaney 😊😢❤

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p Před měsícem

    Ax wallhi waa wax lala ilmeeyo abyo mcnto ilaahay wax hakuu wanjiyo

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 Před měsícem +15

    Gabadhaa yar waxan kula talinlahaa habo cibadada ducada badi istiqfaarka qofkastoo aad wax u qabtona cafi khalaas hore usoco quruxdada iyo dhalinyaro nimadadna yaan sixun looga faaidaysan quran ka akhri keepgoing

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @muniroaxmed9110
    @muniroaxmed9110 Před měsícem +38

    Erayga Abe agoon leh ahay 😢wax fudud ma ahan wlh 😭😭 Alla maxa Abayal badan Aqiro su/aal utala 😢😢😢😢

  • @user-hk2dn9oh9b
    @user-hk2dn9oh9b Před měsícem +4

    Aabuhu markay hooyadood kalatagan iyagana wey dayacan walhi anigaba 2wiil aan dhalay hada mudo 6sanaa kalamaqnayn aabahood walhi xataa mayaqaanan siduu uegyahay isku magalanana wey joogan illahy ha ilakoriyo isagayna udarantahy waana waajib lagu leeyahay waxbaba yuusan siin lkn xataa magaca aabe mayaqanan😢😢😢😢😢

  • @ConfusedGlassRose-ru4io
    @ConfusedGlassRose-ru4io Před měsícem +2

    Maasha allah waa gabar yar oo caqli badn❤ nolosha dhankeda san allaha kuso xijiyo🤲🏼

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @suleqocabdiraxman6608
    @suleqocabdiraxman6608 Před měsícem +29

    nolosha caririka waxa kena inlagajesto digriga alle ilahay waxoo leyahay qafka kajesta digrigey waxo kunolada nolool cariri ah marka ilahay usonoqo abayo

    • @bahjaadan5737
      @bahjaadan5737 Před měsícem +1

      😂😂😂😂wa ilmo bila Danbiya o Walidki lagu imtixamaye cibaadadeeda maxad ka ogtahy

    • @AhmedSiyaad-vy5su
      @AhmedSiyaad-vy5su Před měsícem

      Yaaa kuğu yiri waxas?
      Adoo digriga baad musiibo iyo dhib ka kulmi ciyaarta kala tag dadka

  • @abdekali6043
    @abdekali6043 Před měsícem +5

    Always destination is the best khyrku Waa kuu dambeeyaaaa wll Ee g hal mid uun ku dadaal diinta baro Oo ku xidhnow aabahaana iska Cafi

  • @ikranabdirahman226
    @ikranabdirahman226 Před měsícem +2

    Marabo inaa tahriibo hoyadayna dad aysan jecleen in ay badaxeeda hoos geeso marabo hadalkaas woo iga ilmeysiyay 😢😢 sorry abaayo allaah garabkaga hagalo noloshana hakuu qurxiyo wax walba jeceshay allaah ha ku siiyo hadee kheer ku yihiin🤲🏻

  • @baxsanbarako1890
    @baxsanbarako1890 Před měsícem +30

    Please reer Nairobi yoow gabadha gacan qabta 😭😭😭

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 Před měsícem +15

    Tiktok iska daa wllo aabena iska cafi in uu noolyahay ha umaleyn, naftaada ilaasho guurka haku dagdagin shageyso si daacada oo dadku kugu aaminan, hooyo soowado si aad isku caawisan dadka hawada aaminin in sha allah waa guulaysan habo. Aabahay maal muulaheyn laa kiin waanku soo koray nolosha agoon aabe leh waanan ka godbay maanta allaa mahadleh.

    • @obayd4617
      @obayd4617 Před měsícem

      Tiktok maxa ugu qoran😂😂

  • @medina-lt1nm
    @medina-lt1nm Před měsícem

    19 maasha allah wali waa koris hami sare haysataa alllaha xafdiyo gabadhaan iyo dhamaan owlaada walee alhiro xisaab waa jirtaa habo macaan wax aad ku farxdo allaha ku siiyo kuma aqaan habar yartaana sidaad noo sheegtay waa qoyan😭😭

  • @user-dt5nz6se5y
    @user-dt5nz6se5y Před měsícem +17

    Part 3 sheekadii kle awaye ridwan😮❤👋

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @dijeycade
    @dijeycade Před měsícem +11

    Communitieskii ugu horyay love ❤sar

  • @asiyaali1351
    @asiyaali1351 Před měsícem +23

    Naag nool o karti Leh lkiin wakhtiga iyo wayaha wadwadaan allah haku caawiyo nolosha haku qurxiyo

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      آمين يارب Sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

    • @user-uo2yn5tj1n
      @user-uo2yn5tj1n Před 20 dny

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @inayarrow2263
    @inayarrow2263 Před měsícem +1

    May Allah make easy for her she seem to very good hearted girl inn Sha Allah things will be fine abayo

  • @user-qq7yc6zr4e
    @user-qq7yc6zr4e Před měsícem +5

    Maasha alaah waa gabar karti leh ilaahay haku saacido wllo😢

  • @muunaclaahi703
    @muunaclaahi703 Před měsícem +6

    Tan yar caqiidada diinta Ayaa kuyar waxayna aaminsanayn waxan aymarayso in illahay uqoray wll illahay ulaabo oobari isagaa cid walba kuu adeejin doona inshallah

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @kassimabdulsamad-3165
    @kassimabdulsamad-3165 Před měsícem +1

    This is very heart touching and interesting story. Ridhwan make it more for us. May Allah grant good lfy this gwal.❤❤🎉

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před měsícem +1

    Ax ax ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢 walahi waa qiiso xanuun badaan lakiin waa qabadh aqli badaan oo ad adaaq allahu akbar ❤❤❤❤

  • @BaaxadHuman
    @BaaxadHuman Před měsícem +11

    19 nolosha lagu ciilay waaye raga somaliyeedow cuqubada iska ilaaliya oo ilmihiina xaqooda sima wlhi wax walayska waydiin doona maalin Alle hortiisa lataagan yahay

  • @fatuuhussein5233
    @fatuuhussein5233 Před měsícem +25

    Plz reer Nairobi shaqo siiya inanta

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 Před měsícem +1

      Nin fiican oo dhaqda oo ciilka ka saara Allaha ka saara, inkastoo naag ninkii asxaan u sameeya ay ku abaal dhacda oo qiyaata

    • @iqramohamed1607
      @iqramohamed1607 Před měsícem +1

      @@beerdilaacshe658nin maahane noloshu nin wayka badan tahay inay shaqo hesho u muhiim ah gabadha ninki ha danbeeye nin uuma baahne

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 Před měsícem

      Nin somaliyed ciil kasari mayo wlh inu kusi cilo maogiye​@@beerdilaacshe658

  • @user-bl4qk2gv9i
    @user-bl4qk2gv9i Před měsícem +2

    Dadka Nairobi jooga Waa dad aad u Xun Abaayo aabe Waa waalid waxba ha dhaliilin noloshaada dhiso alxm alle caafimaad ayuu Ku siiyay waad shaqeysan kartaa

  • @ashamohamud477
    @ashamohamud477 Před měsícem +5

    Walahi ciil dartise lahadli ladahy😢 Boqoradena ilahey haku dhayo lkn hooyada hailobin ena shaqeeso ❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 Před měsícem +9

    Hooyiyo Aabbe kala tagay dhib ta oo dhani caruurta ayay ku dhacdaa wan ku dareemayaa xbbti alle hakuu gargaaro adna diyaar unoqo isbadal inad samaysid oo shaqaysatid

  • @anisadan1826
    @anisadan1826 Před měsícem +2

    Ilahey wax kaa farxiyo huno haku siiyo

  • @BashirMohamee
    @BashirMohamee Před měsícem +3

    Wa arinta hada ani I haysato OO kale sorri hno😢 Nairobi walal ma lahee

  • @khadraheegan5665
    @khadraheegan5665 Před měsícem

    Ax wllshey alle meeela kher qabta alle ha ku geeyo😊

  • @user-ny7sn4jo5o
    @user-ny7sn4jo5o Před měsícem +2

    M.A Hamigada Allah hakurumeeyo❤❤

  • @user-ke9fz6qg1e
    @user-ke9fz6qg1e Před měsícem +9

    Xqiiqdii gabadhan isku qisa nahay alxm Lakin marka adkeysato wad ka bogsan dhabatoyin kii kuso maray marka walashey waxan ku leyahy adkeyso allha na bari ❤🙏

  • @user-fg3hk4hq5n
    @user-fg3hk4hq5n Před měsícem +2

    Wlh nolashaa anigaa an somarii aya kaxanun baadan anigo agoon iyo rajo eh Allah haunaxristo walidintey abyo 😢😢 abayo macan Allah hakadulqado dhibatada

    • @cazmiahmed8
      @cazmiahmed8 Před měsícem

      Amen allh unaxriisto hoyo la aan ka daran💔🥺

  • @isahakali8299
    @isahakali8299 Před měsícem

    Allah dhibka hakaa saaro abahana qalbigiisa Allah naxariis ha idin galiyo idamka Alle nolol farxadeed dag dag hakuu siiyo wll waxaas oo dhan wax aad ku ilawdo hakugu badalo.
    Waa dhib iyo xanuun insha Allah waad ka bixi

  • @ahmedabdifarahgacood2323
    @ahmedabdifarahgacood2323 Před měsícem +52

    Eebaha Raxmaanka ah Faraj khayr qabo Hakuu Furo wll. Qalbi wanaagsan ayay ledahay.runtii

  • @daudbillow6079
    @daudbillow6079 Před měsícem +7

    Ridhwan waxa tahay wil caan eh oo magaladha Nairobi si fican ugaranayo walal waxan kacodsan laxa inad garab siso gawadas wa gawar rabto iney nolasha mustaqbal kagarto plz plz cawi inad awodo oo gee Mel ey kashaqeysato I.a

  • @YaahuuYaahuu
    @YaahuuYaahuu Před měsícem +1

    Aniga way ihaysataa wllh shey waana karaasan doonaa isha Allah

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg Před měsícem +2

    Walhi gabadhan waa gabar wax badan og Allah xifdhiyo❤❤❤❤

  • @EsraQueen-pk2lr
    @EsraQueen-pk2lr Před měsícem +3

    ax adunyoyyy illahow farash khayrqaba ufur😢😢😢🤲🤲

  • @Ducysan456
    @Ducysan456 Před měsícem +12

    Gabadh ay la jogto ilahay akhiro iyo aduun ha barkeeyo❤

    • @Somali.kitchen
      @Somali.kitchen Před měsícem

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid