Muxumed Gaab oo ah ninka ugu Gaaban Magalada Qabridahare iyo wariye catoosh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 11. 2016
  • Muxumed Gaab waxuu ka mid ahaa dadkii aan la kulmay mudadii aan BBC-da ka shaqaynayay.

Komentáře • 42

  • @ahmedabas7221
    @ahmedabas7221 Před 4 lety +1

    Oraahda dadka aan eegayey ama aqrinaayey waayo way mucaaradeen waraysiga then waraysiga ayaan dhagaystay sax umadeena Somalia yeed masha alaah good people the best of the best. Aad iyo aad u qaldan yahay waraysigu.
    1 in aad arimihiisa.dhererkiis.caruurtiisa.xaaskiisa ama xilihiisa.sariirtiisa.waa qalad weyn waayo ( personal information or private life) marka waa ceebaysay aflagaadaysay meel uga dhacday sharaftiisa.
    Maxishoonaydsid miyaa markaa leedahay xaaskaaga ma kaadheertay waa qalad aan loo dhulqaadan karin ladaawenkarin u baahan magdhow iyo raali galin degdeg ah catooshow walaalow kuma aqaan adiga iyo asaga waa in aad bixisaaa compensation and apology. Hadii aadan bixina waan ku dacweynaynaa somalideena kale fadlan ilasoo xiriir lawayrstaha katagaas@hotmail.com
    Thanks shugran

  • @salmannoor2804
    @salmannoor2804 Před 6 lety +4

    masha Allah wanjeclhy dadka gagaban

  • @mohamedabdi2157
    @mohamedabdi2157 Před 4 lety

    Alhamdulillah marka kobad Illahay Subhanahu Watacala ayey usugnatey Maxad oo Dhan marka labad maxa in aburista Alle lala yabo wayo adunkan majiro qof bini adam ah oo dheystiran marka umada Illahay faquqa xalaka dayo Bila caleykum

  • @maxaasmedia2436
    @maxaasmedia2436 Před 4 lety +2

    Catoosh si qaldan buu u wareeysanaya ninka xawayaan sidaasi wareeysi maaha xoolo

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Viva dadka gaban Masha allah 😉😎😉😉❤❤🇸🇴🇸🇴😈

  • @mustafeali3626
    @mustafeali3626 Před 4 lety +1

    Wariye nacas ah qaabkuu wax u warayisanayo ma fiicna nin la mid ah su,aaluhuu wayidinayo Allah yaa yidhaa madaxwayine warayo sidaa wax umuu wayidiiyeen

  • @wadaanidaacad1867
    @wadaanidaacad1867 Před 7 lety

    Ugaas muxumed Gaab aad iyo aad baan hawada kaga salaamay

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 Před 7 lety +1

    ilmaha uu dhalay aduga wareey sanaayo waa kaa qurux badan yihin uf yahow

  • @abeywilimursalsaid4641
    @abeywilimursalsaid4641 Před 4 lety +1

    Mahamed gab $ kep goin

  • @geeljiregeele4053
    @geeljiregeele4053 Před 4 lety

    Yaa salaam, Qabridahare magaaladii caanaha badnayd.

  • @erfg2538
    @erfg2538 Před 4 lety

    Maashaaallaahmuxumad

  • @afatax9634
    @afatax9634 Před 4 lety

    Weriye wakhti dheer kujiray warbaahinta lkn umuuqda nin maanta soo galay saaxadda weriye nimo, adaab islaameed iyo mid soomaalinimo iigama muuqato halkan

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety +1

    Qabri Dahar iyo Bahra Daar maxaa u dhexeeya??

  • @saleemaanmuslim4503
    @saleemaanmuslim4503 Před 4 lety

    maansha alaah waanin dabeecad fiican

  • @nasronayrus9491
    @nasronayrus9491 Před 7 lety

    waa ilaahey amuuttiis

  • @abdinasirmohamud4716
    @abdinasirmohamud4716 Před 4 lety

    In somalia

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 Před 4 lety

    Wa wareysi aan fadhin xeladna laheyn

  • @ahmedhusseinkullane5173

    waa farasmo alle ha fara gashanin hadii adi lagu dhereyay sxb

  • @jaalejaamac7065
    @jaalejaamac7065 Před 4 lety +1

    Waa wareysi ka fog anshaxa.
    1. Maxaa uu nooga faaiideeyay?
    2. Muxuu la wareystuhu faaiiday?
    Weey dhici kartaa in labadooda aqoon isku leeyihiin, lakiin daawaduhu ma yaqaan

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 Před rokem

    SALAN SARE CRASAAQ

  • @aamirzaki7234
    @aamirzaki7234 Před 7 lety

    gaaab ka
    aduunka waaye

  • @sadaamhassan7795
    @sadaamhassan7795 Před 7 lety +2

    ani ninka qabridahar ayan ku arkay wlhi

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 Před 4 lety

    Ninka macaayey, mase waa waraystay! Wariye malaayacni ah iga dheh! Naagtaada sideed usalaantaa? Gabadhaadu ma dheertahay? Sariirtaada ma la egtahay? War miyaa!!!

  • @mohamoudomarasawe.
    @mohamoudomarasawe. Před 4 lety

    hal mitter mahne kayar

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 Před 4 lety

    Dadka gagaban waxaa fiican inaay cayilka iska ilalashan waliba calosha iska ilalshan Inkasto cayilla qofba u fiicnen

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 Před 7 lety +2

    abtigeey mcn in aad ninkaan wareeysi siiso ma aheeyn duliga ah lkn sorry mizz you abti qaali

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 Před 4 lety

      si qurux badan umuu waraysan maadays ayuu rabaa inuu ka dhigto . cabdi salaan hereri qaabka fiican ee uu shacayb gaab u waraystay oo kle ayaa fiican . su alaha qaab sax ah umu waydin catoosh ninka .

  • @noorjimale2099
    @noorjimale2099 Před 7 lety

    Muxui qalday? Anigu wareysiga caadi ayaan U arkaaye hhh

  • @sadaamhassan7795
    @sadaamhassan7795 Před 7 lety

    wushidan yahay

  • @engmohameddirir6323
    @engmohameddirir6323 Před 4 lety

    War catoosh maxa kakhaldamay mantay😰

  • @xasanculusow8124
    @xasanculusow8124 Před 4 lety

    Maa shaa ALLAH, waa laba nin oo carab ah oo jabarti ismaaciil ah. Viva ilmo jabarti ismaaciil

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před 4 lety

      khuuu khuu kkkk carab aa Adeer anagu carab manihin ee adoo Ismaaciil jabartigeed sheegaysaa

  • @lqs-tv6745
    @lqs-tv6745 Před 7 lety

    Wariye catoosh professional journalist baan uhaystay lkn waa kadaadsantahay clipkan............si xushmadleh inuu u waraysto ayey ahayd Muxumad gaab waa nin ree qabridahar ah waana mid kamid ah mucjisooyinka ilaahay ee loobaahanyahay in lagu cibroqaato

  • @samasa436
    @samasa436 Před 4 lety +1

    This not the kind of interview was expecting from a professional journalist like catoosh it was tabloid style. It is nasty that is all I can say.

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 Před 4 lety

    MASHA ALLAH WARIYE QAALIYA MARTI QAALIYA MAGAALO QAALIYA