Deg Deg:Amiin Yare oo Fanka ka baxay,Saalax Sanaag oo soomaalida ka ilmeysiiyay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • #ayaanle
  • Zábava

Komentáře • 25

  • @user-pu3rl6dr9k
    @user-pu3rl6dr9k Před 5 dny +6

    Saalax sanaag waa nabadoon soomaaliyeed ❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 dny +1

    Guuleystoo wada jiroo ilaah garanbkiina noqoy. Amiin brother Salax iyo abwaanka tiriyey iyo khaalid kaamil, laxaniistaha.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Před 4 dny +2

    Saalax wa wiil qali badan MASHA ALLAH GUUUULEYSO WELIGA MAMMO salax umada SOMALiyeed wa mid salax.masha ALLAH guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA inshallah Amiiiiiiin ya Allah ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 4 dny +1

    Maashaa allaah Saalax Sanaag wuxu mudanyahay bilad sharaf dabkii kacay wuu baqtiiyey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 Před 4 dny

    Maan shallaah midnimo Inshallaah

  • @user-hg2ws2cs8u
    @user-hg2ws2cs8u Před 4 dny +1

    ❤❤❤❤salax

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 3 dny

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @HaniAbdi-f2x
    @HaniAbdi-f2x Před 4 dny

    Guuleyso Aamiin yare

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 4 dny +1

    Allaah ha sharfo umadiisu sharfay fidno buu ka fogaaday

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq Před 4 dny +1

    Salax sanag allaha ku jarfo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 4 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SahraMohamed-eh9pl
    @SahraMohamed-eh9pl Před 4 dny

    Saalax sanaag❤❤❤🎉yes❤good🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 5 dny +3

    YES👍🙌💘SOMALINIMO👍🎊🙌♥️🌹💗🫀LAAKIIN GARI LABA NIN KAMA WADA QOSLISO😂!! REER SOOL🎠🏇🐪💕🌹HEESTAN WEY MUCAARADEEN!! GAROOWE🫀💕🌹♥️iyo GEBILEY, SSC🎠🏇🐪💕♥️🫀uma sina dee!!

  • @mulkiahmed3859
    @mulkiahmed3859 Před 4 dny

    Waa ku saxsan yahay salaxa aamin yare waan jeclaa tageer sanaa laakin hada waan dhigay

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Před 10 hodinami

    Amiin waxa laga hayaa cajalado waayo waa saaqid wadankiisii nacay oon faaiido lahayn waayo waa daba dhilf amiin waa sidii maxamed bk markaa faaiido na laha kabadaa min way jabeen markaa fanaaniinta Reer xamarku qadiyadooda way haystaan laakiin kuwa reer soomaaliland Inta cajalado laga diibo ayay markaana yidhaahdaan eaanu ka baxnay fanaaniintii sida maxamed bk oo sidaa yidhi hadana siyaasad iyo xayaysiis aan ka dhex bixin oo qiimo jabay kana waa la mid oo fahiimaha guunje ayaa cajalado ja haysa

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 Před 3 dny

    Saalax waa somaali dhab ah. Amiin doofaarna axmaarbaa dhalay. Umaba eka somaali.

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 Před 3 dny

    Amiin axmaar looma baahna inuu kooxdiisa xabadhidaa ka baxo.

  • @SiyaadGodaad
    @SiyaadGodaad Před 4 dny

    Hadal runkamaresto abwaan

  • @abdoahmed-mb8yr
    @abdoahmed-mb8yr Před 4 dny

    Fananintu haku daydan salax sanag

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 4 dny

    Omg indaad hadlaysid baa badan 😂😂

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Před 10 hodinami

    Saalaxoow hadaad reer soomasliland jeceshahay Maxaad cabdirisaaq dahable u jarjarteen ama uga hadli waydeen maxaad soomasliland idinku diray maad aayar aqoonsantaan si ay itoobiya faraha uga qaadaan ilayn awal laba wadan ayaad kala ahaydeene A wixii hore ayaad wax kale ugu darteen hawiyana kuwii layn jiray ee ahaa askarta sidaad bare ayay ahaayeen ilaahay baa la ifinku reebay jan yar er amiinyare Cidi uma baahna fahiima quinje ayaa cajalado ka duubtay baagtii ragii hore kaybaysay isagana hadh uma jiidayso sidii maxamed bk u qiimo jabay ayuu amiina u jabay

  • @CabdikaafiMaxamad-r7i
    @CabdikaafiMaxamad-r7i Před 4 dny +1

    Hakabixn

  • @halimoismail9379
    @halimoismail9379 Před 4 dny

    Waar kamuubixine beenta joojiya intaasaad nafiskadhiganaysaan beenta halajoojiyo😂

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 4 dny

    Waar Ina ayaan low Fiyuuskagu Ma soomalilaan uunbaad karaadisaa

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 Před 3 dny

    ITIYOOBIYA HANOOLAATO CADAWGA SOMALILANDNA HADHACOO💚🤍❤️🫡